Barro sida loo isticmaalo Microsoft Excel 2022 I Barashada Excel AfSomali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 เม.ย. 2021
  • Wadadii 50 000 Subscribers Mahadsanid
    Barro sida loo isticmaalo Microsoft Excel 2022 I Barashada Excel AfSomali
    Kanalkan Ali Esse Online waxad ka heli kartaa barashada teknologiyada, dhiirigalin Afosmaali, kalsoonida, kordhinta xirfada, barashada excel somali, word somali, mac ios somali, website somali, waxbarasdha, dhaqaalaha, ganacsiga, aqoonkorosi, maalgashi, hogaamiye, dhiirigalin, aqlaakh fiican, dabeecad fiican, wareysiyo xiisa leh, tartan aqooneed, horumarinta dhaliyarta, bushada, ganacsida, aqoonta jaamacada, dugsi sare, dugsi hoose.
    Excel oo dhameystiran fadlan soo booqo websitkeena:
    kabarro.teachable.com/p/excel...
    Excel oo dhameystiran fadlan soo booqo websitkeena:
    kabarro.teachable.com/p/http-...
    Mahadsanid
    Subscribe si aad u hesho fariimaha e-mail isbuucle. Likigan fur: bit.ly/38OEtou
    Fariimaha iigu reeb Instagram:
    / aliosesse
    kabarro
    Mewbsitkeena:
    www.alios.kabarro.com
    #Dhiirigalin #Somali #Hormarinaftada

ความคิดเห็น • 293

  • @sadamcali6638
    @sadamcali6638 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh ustaadi jazakallah

  • @mohamg1974
    @mohamg1974 2 หลายเดือนก่อน +2

    Aad baad u mhdsan tahay ustaad shugran

  • @hassanmohamed6116
    @hassanmohamed6116 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad ❣

  • @hassanahmed898
    @hassanahmed898 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks libaax wax badan aa ka faaiiday, hore u socda

  • @araweloyar7958
    @araweloyar7958 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahdsanid ustaad

  • @salaadmuuse
    @salaadmuuse ปีที่แล้ว +2

    ma sha Allah

  • @daddylonglegs_2072
    @daddylonglegs_2072 2 ปีที่แล้ว +3

    This is very useful video thank you!!

  • @maxamednuuriye4118
    @maxamednuuriye4118 3 หลายเดือนก่อน

    Mnshallah ustaad

  • @hodanige6541
    @hodanige6541 ปีที่แล้ว +1

    thanks sii wad barashada

  • @almissurad44
    @almissurad44 6 หลายเดือนก่อน +2

    mansha allah cilmiga aad na bartey allah cw qalbigaga iyo ruuxtaba ha ku nuuro janatul fartowsana ha ku geliyo

    • @aliesse
      @aliesse  6 หลายเดือนก่อน

      Jazak Allah walal @almissurad44. Saad mahadsantahay, sido kale ayan ku rajeynayaa insha Allah. Soo dhawaw walal 👌🤙👍

  • @alaskavanibro204
    @alaskavanibro204 ปีที่แล้ว +1

    thanks macalin wax badan baad ii faaidnay

  • @KayfMohamoud
    @KayfMohamoud 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wad mahad santahay wll ilahay hakuukor dhiyo garad kaaga ❤

    • @aliesse
      @aliesse  2 หลายเดือนก่อน

      Wad mudantahay walal soo dhawaw.

    • @KayfMohamoud
      @KayfMohamoud หลายเดือนก่อน +1

      Ok wll❤

  • @mahadabdullahi3616
    @mahadabdullahi3616 11 หลายเดือนก่อน +2

    Macalin mahadsanid fuursad qali ah ayaa nala wadaagtay inta wax baratay waay an facee inta an waxbarana wey aanfacee teacher

    • @aliesse
      @aliesse  11 หลายเดือนก่อน

      Waa ii farxad in aad ka heshay oo aad ka faiday. soo dhawaw walal @mahadabdulle soo dhawaw

  • @assadmuumin6187
    @assadmuumin6187 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid teacher

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Wad mudantahay walal @Assad Muumin

  • @mohamedfarah593
    @mohamedfarah593 2 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustaad alle haku barakeeyo walal

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal Jazak Allah.

  • @Mohamudfows
    @Mohamudfows 3 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid walal

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal ❤

  • @nabiilaibraahim9032
    @nabiilaibraahim9032 2 ปีที่แล้ว

    m.a mahadsanid wll

  • @abdirashidlohos2733
    @abdirashidlohos2733 2 ปีที่แล้ว +1

    Waa Arin wanaagsan

  • @omermustophe4725
    @omermustophe4725 6 หลายเดือนก่อน

    mansha allaaah waad kumahadsan tahay wll

  • @abdirahmanhashi294
    @abdirahmanhashi294 ปีที่แล้ว +2

    Thanks inbadan macalin khyr hortaada alaha yeelo

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Sidoo kale waal Jazaka Allah @Abdirahman

  • @roododiiriye9922
    @roododiiriye9922 ปีที่แล้ว

    WAAN ubaahnahay❤❤❤

  • @madarahmed6154
    @madarahmed6154 2 ปีที่แล้ว

    noosoo badi macalin🙏

  • @abdisamad6398
    @abdisamad6398 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid macalin

    • @aliesse
      @aliesse  3 ปีที่แล้ว

      Wad mudantaha walal @Abdisamad

  • @king-boorow7113
    @king-boorow7113 6 หลายเดือนก่อน

    MHadsanid ustaad

  • @Markaawi9
    @Markaawi9 2 ปีที่แล้ว +2

    Thanks teacher aad iyo aad ayaad umahadsantahay inoo soobadi muuqaladano kale❤🥰🙏

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Insha Allah walal, Mahadsanid

  • @khadrashacni4418
    @khadrashacni4418 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid wll

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Wad mudantahay walal. Soo dhawaw @khadrashacni

  • @libanfarahalasow9164
    @libanfarahalasow9164 2 ปีที่แล้ว +2

    Thank so much illah ha ku sharfo mudane plz ino soo badi mahadsnid

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah, wan so badinayaa walal @Liban Farah Alasow

  • @saidabdishire9369
    @saidabdishire9369 2 ปีที่แล้ว +3

    Thanks bro Allah kubarakeeyo

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal @Said Abdi

  • @jimcalabashirjeey8438
    @jimcalabashirjeey8438 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah bro

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Soo dhawaw walal 👍🏼🙏🏽👌🏻

  • @abdallahirsi2817
    @abdallahirsi2817 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad aad iyo aaad ayaad u mahadsantahay , wax badan ayaan kaa fahmay

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Wan ku faraxsanahay in aad wax ka fahantahay oo ka faiday. Soo dhawaw walal @Abdalla 👍🏼🙏🏽

  • @user-li6nr9tn7o
    @user-li6nr9tn7o ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustad wx bdn ayn kafa iday

  • @maxamedcali402
    @maxamedcali402 ปีที่แล้ว +1

    aad iyo aad baad u mahadsantay wllal qaali guulayso horaysiyo danbaysaba

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Wad mudantahay walal inbadan. Jazak Allah. walal @Maxamed soo dhawaw...

  • @husseinabdullahi5728
    @husseinabdullahi5728 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks sxb

    • @aliesse
      @aliesse  11 หลายเดือนก่อน

      You are welcome sxb. Soo dhawaaw 🙏🏽👍

  • @mahamedmire2604
    @mahamedmire2604 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Wad mudantahay walal @mahamed Mire so dhawaaw 🙏🏽👍🏼👌🏻

  • @Qualitymedia-
    @Qualitymedia- 2 ปีที่แล้ว +12

    Thanks my teacher ❤💯

    • @Alibaashi
      @Alibaashi 2 ปีที่แล้ว +3

      You are welcome walal @khalid

  • @englogic2303
    @englogic2303 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid course Excel noo Soo diyaari teacher

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal. Excel course waa diyaar ee videogan hoostisa linkga so raac. mahadsanid markale

  • @abdinasirabdlla9669
    @abdinasirabdlla9669 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid macalimo

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Waad mudantahay walal @Abdibasir👍🏼

  • @user-fr8fs9in6i
    @user-fr8fs9in6i ปีที่แล้ว +1

    Jasakallh

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Sido kale. Soo dhawaw walal 🙏🏽👍👌

  • @kamalkeit7074
    @kamalkeit7074 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid ustaad alle haku karaameeyo..

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Sidoo kale walal @Kamal Jazak Allah. Soo dhawaaw walal 😊🙏🏽👍🏼

  • @abdinasirtitanic2688
    @abdinasirtitanic2688 2 ปีที่แล้ว +1

    allha ku xifdiyo ustaad
    guulayso

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale walal, Jazak Allah @Abdinasir Titanic

  • @aliraadsato7187
    @aliraadsato7187 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah mucalim ilaahay haku barakeeyo

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Amin Amin. Soo kale @Ali Raadsato. Soo dhawaw walal.

  • @JawaherMohamet-mu9fy
    @JawaherMohamet-mu9fy ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah si fiican Baad U sharaxeesa mahadsanid macalin

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Wad mudantahay @Jawaher Soo dhawaw

  • @amaalmohamed6702
    @amaalmohamed6702 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks teacher

  • @abdirahmaanomarafrah2134
    @abdirahmaanomarafrah2134 ปีที่แล้ว

    Casharadan soo badi

  • @user-jx9wp9si6d
    @user-jx9wp9si6d ปีที่แล้ว

    Mashalah wll waanka faaidaysanay thanks

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Wan ku faraxsanahay in aad ka faaiday runtii. Soo dhawaw walal samigey @Ali 👍🙏🏽

  • @yassinmaxmed9292
    @yassinmaxmed9292 5 หลายเดือนก่อน +1

    Aadbaan ugu helay waadna mahadsantihiin

    • @aliesse
      @aliesse  5 หลายเดือนก่อน

      Wad mudantahay walal soo dhawaw 👌👍🙏🏽

  • @AliMohamed-th7tg
    @AliMohamed-th7tg 3 ปีที่แล้ว +1

    mashaa allah waan ubahneen cashiradaan

    • @aliesse
      @aliesse  3 ปีที่แล้ว

      Kafaideysi wacan walal Samigeey Ali Mohamed. Sodoo kale magaceyga wa Ali Mohamed

  • @ridwanrayi2351
    @ridwanrayi2351 ปีที่แล้ว +1

    Thank you walal sidaad ii caawisay rabi hakuu sharfo

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Wad mudantahay walal @Ridwan. Jazak Allah

  • @nafisamohamed6872
    @nafisamohamed6872 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid wll kun Jeer waan kaa faaiidey🥰

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Wan ku faraxsanahay runti in aad ka fahantay oo aad ka faiday @Nafisa 👍🏼😍

  • @hodaaleofficialchenal1772
    @hodaaleofficialchenal1772 ปีที่แล้ว +1

    Tnxz Teacher Casharadaan Soo Badi

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว +1

      Insha Allah walal, asxaabta kale iga garsi adiga oo mahadsanid 👌🏾👍🏼😍🙏🏽

  • @ciiloow9451
    @ciiloow9451 2 ปีที่แล้ว +1

    mhdsnd ustaadi

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Waad mudantahay walal @Ismail Maqas

  • @cukaashmuhiaden1225
    @cukaashmuhiaden1225 ปีที่แล้ว +2

    Thanks teacher ❤

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      You are welcome @@Cukaas Muhiadin 👍🏼🙏🏽😂

  • @adenjibril7974
    @adenjibril7974 10 หลายเดือนก่อน +1

    Tnx bro

    • @aliesse
      @aliesse  10 หลายเดือนก่อน

      You are welcome bro. @Adenjibril Soo dhawaw

  • @rohosafi7888
    @rohosafi7888 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks

  • @mahamudmahamed9893
    @mahamudmahamed9893 ปีที่แล้ว +1

    Keep going zxp

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid, So dhawaw walal @Mahamudmahamed

  • @nuurhassan7183
    @nuurhassan7183 2 ปีที่แล้ว +5

    Shukran wall mcn
    Wax badan ayaan kaa faaidey
    Allow cilmigaga barakee inshallah

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid walal @Nuur hassan sidoo kale Cimri dheer iyo Cibaado suuban insha Allah. Mahadsanid

    • @abdirahmanismailyusuf9501
      @abdirahmanismailyusuf9501 2 ปีที่แล้ว

      @@aliesse zhp watsapka ga ubaahanahay

  • @user-ie6iw8he1s
    @user-ie6iw8he1s 10 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you ustad

    • @aliesse
      @aliesse  10 หลายเดือนก่อน

      You are welcome 👍. Soo dhawaw.

  • @muusejiinow1602
    @muusejiinow1602 2 ปีที่แล้ว +1

    waad mahadsantahy sxb

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Wad mudantahay sxb sido kale @Muuse Jiinow

  • @ibrahimhassen9450
    @ibrahimhassen9450 2 ปีที่แล้ว +1

    Mahadssnid

  • @cabdulahimaxamud1221
    @cabdulahimaxamud1221 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waan ku farax sanahay wll

    • @Alibaashi
      @Alibaashi 3 ปีที่แล้ว

      Sidoo kale wan ku faraxsanahay in aad ka heshay. Fadlan asxaabta sii garsii, Mahadsanid @Cabdulahi Maxamud

  • @habibabishar3774
    @habibabishar3774 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid walalo videogan xili an ubahna ayu iga horyimid waana kufaiday

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Wad mudantaya @Habiba Bashir. Wan ku faraxsanahay in aad ka heshay oo ka faiday. Soo dhawaaw 😍👍🏼🙏🏽

  • @leylobarrow8374
    @leylobarrow8374 ปีที่แล้ว +1

    thanks ustad

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว +1

      Your are welcome @Leylo Barrow 🙏🏽👍🏼😍

  • @farhanmed2008
    @farhanmed2008 ปีที่แล้ว +1

    Machallah thank you very much

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Always welcome. Mahadsanid walal @Salman

  • @YoonisDalabey
    @YoonisDalabey 2 ปีที่แล้ว +1

    Wll waa mahad santhy alle haka abaal mariyo cilmiga aan kaa koror sadey jazaaka lah ❤🤝

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Wad mudantahay walal

  • @abdallaupdalla1
    @abdallaupdalla1 6 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks wll ❤❤

    • @aliesse
      @aliesse  6 หลายเดือนก่อน

      You are welcome brother @abdallaupdalla1

  • @fadumohersi3334
    @fadumohersi3334 9 หลายเดือนก่อน +1

    Asc walle musikk kareeb allah ha kubarakeeyo

    • @aliesse
      @aliesse  9 หลายเดือนก่อน

      Music bilowga waa mid aan ugu talagalay lakiin midka qeybtadhexe waa cilad farsamo 👍. Mahadsanid soona dhawaw walal @Fadumohursi 👍🙏🏽👍🏼

  • @cjibarsaleebaan7125
    @cjibarsaleebaan7125 ปีที่แล้ว +1

    Thanks macLiN

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Ypu are welcome walalkey @C/jibar 👍🏼🙏🏽 soo dhawaw.

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 ปีที่แล้ว +1

    Hore u Soco saxiib.

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal @Ali Nur. 👍🏼🙏🏽👌🏾

  • @zacimachannel5145
    @zacimachannel5145 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks ustaat

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      You are welcome walal

  • @nasteexodeerow2651
    @nasteexodeerow2651 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks my teacher

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid @Nastexo 😍👌👍🏼

  • @aminahussein5802
    @aminahussein5802 ปีที่แล้ว +3

    Jizaak Allah Alkhair. Thank you so much.

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว +1

      You are welcome @Amina 😍👍🏼🙏🏽

  • @user-co6bo7fz1c
    @user-co6bo7fz1c 4 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤ nice one

    • @aliesse
      @aliesse  4 หลายเดือนก่อน

      Thnks. You are welcome

  • @xasanmalay3390
    @xasanmalay3390 11 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks ❤❤❤Teacher

    • @aliesse
      @aliesse  11 หลายเดือนก่อน

      You are welcome ❤❤❤ @Xasanmalay3390
      Soo dhawaw walal.

  • @hakiimcr9451
    @hakiimcr9451 9 หลายเดือนก่อน +1

    thank you teacher 100%

    • @aliesse
      @aliesse  9 หลายเดือนก่อน

      Waad mahadsantahay walal soo dhawaw @hakiimcr9451👍.

  • @hapiipabdirisaq5259
    @hapiipabdirisaq5259 ปีที่แล้ว +1

    Farta waa waynee

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Ok 👍🏼 insha Allah Cashadada danbe

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Soo dhawaw walal @Hapiip

  • @user-jv7yt9gj4p
    @user-jv7yt9gj4p 7 หลายเดือนก่อน +1

    Good teacher

    • @aliesse
      @aliesse  7 หลายเดือนก่อน

      Thanks 👍.

  • @ayanhassan8170
    @ayanhassan8170 ปีที่แล้ว +3

    thank you for amazing teaching

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      You are most welcome @Ayan Hassan 😍👍🏼😍

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Soo dhawaw 👍🏼

    • @ayanhassan8170
      @ayanhassan8170 ปีที่แล้ว +1

      i appreciate

  • @nasromohamud6488
    @nasromohamud6488 2 ปีที่แล้ว +1

    tnks ustaad word sida lgu badalo powerpiont nogu soo gali

  • @abdirashiidmohamedsanei3046
    @abdirashiidmohamedsanei3046 2 ปีที่แล้ว +1

    Thank you

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      You are welcome bro 👍🏼🙏🏽 @abdirashid

  • @user-ix8pg6cu3i
    @user-ix8pg6cu3i 8 หลายเดือนก่อน

    Wll barashadiisa qofkii dinaya sidey ku barikartan

  • @ubahismail4999
    @ubahismail4999 11 หลายเดือนก่อน +1

    Wllo hdalka soo gaabi

    • @aliesse
      @aliesse  11 หลายเดือนก่อน +1

      Walashey @ubahismail haduu hadalka kugu batay iska dhaafi qeybtadan rabin ee u gudub qeybkale 👍 soo dhawaaw

    • @ubahismail4999
      @ubahismail4999 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@aliesse waan dhawahay mcln

  • @leylabarrehassan397
    @leylabarrehassan397 2 ปีที่แล้ว +1

    mahasanid

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Wd mudantahay 😊👌🏾👍🏼

  • @QaasimKarama-ro2xv
    @QaasimKarama-ro2xv ปีที่แล้ว +1

    Runti waa u baahna mhdsnid walal qli

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Waan ku faraxsanahay in aad ka faaiday walal @Qaasim . Soo dhawaw.

  • @walaalmubarak1269
    @walaalmubarak1269 2 ปีที่แล้ว

    danbigaga iyo ka waalidiintaadaba alle ha dhaafo

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid jazak Allah, sido kale ayan Allah kaga baryaya Amin amin @wall Mubarak 😊🙏🏽👍🏽. Mahadsanid

  • @mohamedabdiwali1732
    @mohamedabdiwali1732 ปีที่แล้ว +1

    Music naga yarey macalin

  • @MohamedGargaarAbdi
    @MohamedGargaarAbdi ปีที่แล้ว

    Thanks bro
    Lkn waxaan jeclaan lahaa inaa soo samayso minutes letter sida loo qoro inaa soo samyso

  • @axamedmaxamed3615
    @axamedmaxamed3615 2 ปีที่แล้ว +2

    Cali ciise Talo ayaan ku siinayaa wll 2020/18/ ayaad furatey markaa dadal bye

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Insha Allah walal wan dadalayaa tageradada ayan helkan kuso garnay. Mahadsanid @Axmed Maxamed 👍🏼😊😍🙏🏽

  • @asmaanaxariisbdn2105
    @asmaanaxariisbdn2105 ปีที่แล้ว +3

    100k halkan video dawty mxa waye xasidnimda dadkygow dhiira galiya wiilka guul ku rajeyna wll

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Walashey @Asmaa waad mahadsantahay, subscribka wey ilooben ee u badantahay, waad ku mahadsantahay in aad meel fog wax ka aragtay, Soo dhawaw 🙏🏽 .

  • @ahmedkaffi6066
    @ahmedkaffi6066 2 ปีที่แล้ว +1

    Aad baad umahadsantahay teacher
    Runtii anoo excelka todobadka soo socda imtixaan ku galiyey
    Ayaan daawaday aad baan ufahmay
    Markii hore casharka Excelku uu igu rognaaba ama igu adlaa thanks more 🙏🙏🙏

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsaniad walal @Ahmed in aad ka faiiday casharkaan uu ka cawiyay imtaxanka. Fadlan asxaabta kale sii gaarsi si ay ayakana uga faidaan. Facebook/whatsApp iyo melahan ku sharegarey.

  • @abdiibnudiriye5556
    @abdiibnudiriye5556 2 ปีที่แล้ว

    Aad bad umahadsantahay wll
    Wxan ku waydiiyay zxp Googlesheet iyo micrsoft excell mxa farqi udhexeeya

  • @Mcjaceeloow
    @Mcjaceeloow ปีที่แล้ว +1

  • @mranwarbikey3696
    @mranwarbikey3696 2 ปีที่แล้ว +1

    M.a sxp Cashar wngsn

  • @libanfarahalasow9164
    @libanfarahalasow9164 2 ปีที่แล้ว +1

    Su’al aan qaba sidan arko Waxa isticmali yaaa Mac haddii aan haysto computer mac
    Moskee ii FIcan ina ku isticmalo isla mac
    Ama ina ku shubto window

  • @jamalnur9704
    @jamalnur9704 2 ปีที่แล้ว +1

    Asc, hawl wacan baad qabatay. Sii wad, Insha Allah.

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal @Jamal Nur. Wan ku faraxsanahay in aad ka faiday 😊.

  • @Cabdilahi-nm3gd
    @Cabdilahi-nm3gd 3 หลายเดือนก่อน +1

    Teacher waan kahelay casharkaan iisiiwat

  • @ahmett125ak8
    @ahmett125ak8 2 ปีที่แล้ว +1

    Kusoco legend

    • @aliesse
      @aliesse  2 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid walal @Ahmett125 Ak

  • @maxamedmursal1171
    @maxamedmursal1171 2 ปีที่แล้ว +1

    Waxan rawaa ustaad inaa soo sameysaan sida looga sameyo excel ardey marka ladiiean gilinaayo iskuul kaas ayaan rabney

  • @qaisbhat
    @qaisbhat ปีที่แล้ว

    asc macalin by onlain ayaa rabaaa inaa igu barto

  • @sayidalimohamedhajji5013
    @sayidalimohamedhajji5013 2 ปีที่แล้ว +1

    xagee laidinkala soo xiriirayaa ardeygii raba courseskaa in qaato

    • @aliesse
      @aliesse  ปีที่แล้ว

      Eimailkeena nagala soo xiriir walal