Shay Mire Dacar bini aadan baa tahay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @shumacaziz1895
    @shumacaziz1895 5 ปีที่แล้ว +261

    Hadaad 2020 Aad dawan dontid like i Saar shey mire legend jiifkaa KU daawanayaaa

  • @purrfectempire
    @purrfectempire 6 ปีที่แล้ว +275

    THE LYRICS
    Bishaaradii naftaydaay
    Bugto waxaan kuu soo maray,
    Batallaalihii uu
    Boodhari ku aasnaa.
    Ilaa buurtii Daalood,
    Buraan iyo Hadaaftimo,
    Ceerigaabo iyo Badhan
    Beleddadii kalgacallada.
    Iyagoo barwaaqo ah
    Biyuhuna qulqulayaan
    Balliyaduna buuxaan,
    Soo booqday awgaa.
    Sidaan ahay bukaansocod,
    Markii baanto lays yiri,
    Bilaneey la’aantaa,
    Lay baxnaannin kariwaa
    Bini-aadan baad tahay
    Bashar kula midaan ahay
    Naf kuu baahan baanee,
    Barbarkaaga ila qabo
    Bishaaradii naftaydaay
    Ballan aan axdi u galay
    Weligey ma beeneyn ,
    Uma laba-bogleyn ruux.
    Belbelkaniyo naartani
    Bixisadan ku haysiyo,
    Waa maxay badweyntani!
    iyo Baaxadsoorahan
    Ku boqraye ha baayicin
    Hayska dhigin biraan jabin,
    Buuraan la mari karin,
    Beena hayska dhaadhicin
    Baxsantaan jeclaayeey
    Baadiyoobay awgaa,
    I badbaadi maantaad
    Sida bahal i sidataa
    Bani-aadan baad tahay
    Bashar kula midaan ahay
    Naf kuu baahan baanee,
    Barbarkaaga ila qabo!
    Bishaaro
    -- / --

  • @maankaofficiall492
    @maankaofficiall492 4 ปีที่แล้ว +38

    Waqti mursal faladagan iyo fartuun balbalarka ay somaali fanaanin u yihiin ayaa dawanayaa like isaar wll hadaa so boqatay all you full respect

    • @AbdifatxAbdilah
      @AbdifatxAbdilah ปีที่แล้ว

      Reer xamarka ayay fanaanin uyihin ee somali uma aha

    • @AliAli-iw8tg
      @AliAli-iw8tg หลายเดือนก่อน

      ​@@AbdifatxAbdilahNo comparison. Shay song very compassionate, touching and true

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 9 หลายเดือนก่อน +7

    #LyricsSongBishaaro
    0:35 Bishaaraddii Naftaydaay
    0:40 Bugta waxaan kusoo maray
    0:44 Batalaalihii Oo
    0:48 Boodhari Ku Aasnaa
    0:56 ILaa buurtii daallood
    1:01 Booramiyo Hadaaftimo
    1:05 Ceergaabo iyo Badhan
    1:09 Belladaddii Kalgacalada
    1:17 Iyadoo Barwaaqo ah
    1:22 Biyuhuna qulqulayaan
    1:25 Balliyaduna Buuxaan
    1:28 Soo booqday Awggaa
    1:34 Sidadaan ahay bukaan socod
    1:37 Markii Baanta Lays yidhi
    1:41 Billaneey La'aantaa
    1:44 Lay baxnaanin kari waa
    1:50 Bini 'aadam baad Tahay
    1:54 Bashar kula midaan ahay
    1:58 Aa Bini aadam baad Tahay
    2:03 Bashar kula midaan ahay
    2:08 Naf kuu baahan baan ee
    2:12 Barbarkaaga ILa qabbo
    2:21 Bini aadam baad Tahay
    2:24 Bashar kula midaan ahay
    2:38 Naf kuu baahan baan ee
    2:42 Barbarkaaga ILa qabbo.
    ------------------------------
    3:32 Bishaaraddii Naftaydaay
    3:37 Ballan aan axdiyoo Gallay
    3:42 Weligay ma beenayn
    3:45 Kuma Labba Boglayn ruux
    3:53 Belbelka iyo naartani
    3:57 Bixisadan Ku haysiyo
    4:02 Waa maxay badwayntani
    4:05 IYO Baaxad Soorruhu
    4:14 Ku boqraye ha baayicin
    4:18 Hayska Dhigin biraan Jabbin
    4:21 Buur aan La marri Karrin
    4:24 Beenna hayska Dhaadhicin
    4:30 Baxsantaan JecLaayeey
    4:33 Baaddiyoobay Awggaaa
    4:38 I Badbaadi maantaad
    4:41 Siddii Baal I siddataa
    4:46 Bini aadam baad Tahay
    4:51 Bashar kula midaan ahay
    4:54 Aa Bini aadam baad Tahay
    4:59 Bashar kula midaan ahay
    5:03 Naf kuu baahan baan ee
    5:08 Barbarkaaga ILa qabbo
    5:18 Bini aadam baad Tahay
    5:21 Bashar kula midaan ahay
    5:26 Naf kuu baahan baan ee
    5:30 Barbarkaaga ILa qabbo
    #WRQCabdisalaanqaarey.Facebook.com
    #HIBAYNQUEENASMAMOHMOUD.👸❤️

  • @ibrahimabdi6399
    @ibrahimabdi6399 3 ปีที่แล้ว +32

    Caawa waa habeen
    Jimce ah taariikhdu waxay ku beegan tahay 18 /02/21
    Saacada geeska Africa
    Waxay ku tilmaamaysaa
    900 :PM goobtu waa
    Tog wajaale oo aan maanta safar ku
    Gaadhay waxan la fadhiyaa
    Asxaap hore oo aan kla baadney
    Mirqaan bunka iyo powerka
    Iyo barjaha ayaa isku muuqda
    Heesta noo baxaysaa
    Waa codkii halaasiga ahaa
    Ee allahaw naxariiste
    Shay mire dacar inta dambaysa
    Liketa haygala bakhaylina

  • @jablibaax
    @jablibaax 7 ปีที่แล้ว +162

    2020 cida daawanysa like

  • @hipolaki389
    @hipolaki389 6 ปีที่แล้ว +68

    2019 Yaa ila daawana Ya Like Ha la iisaaro Xasuus Dheere Galee my pple💯🎶👏👌❤

  • @hussenhaji8914
    @hussenhaji8914 5 ปีที่แล้ว +121

    2020 qofki uhor dawaday Ayan ahay adad iga dambeyso like isar wll alla ku shafre

    • @Somfox1
      @Somfox1 4 ปีที่แล้ว

      Allow kuu naxariiso Shay mire Dacar Hees qaali ah oo magaaloyin Somaliyed bari ilaa togdheer ka sheekaynaysa Barwaaqadooda iyo sida uu jacayl darkii dhulka u soo maray .. Suudan cajiib ah oo Somali ku faani karto walee

  • @suhaybsaasuu3904
    @suhaybsaasuu3904 10 หลายเดือนก่อน +7

    26/1/2024..-- I'm still listening 🎧 I love this song..❤😢

  • @shucaybmohamed4117
    @shucaybmohamed4117 5 ปีที่แล้ว +18

    Aduun iyo waayo badhan iyo hadaaftin maxan dalxiis ku maray waqti aan safar iska ahayn heestaa ayaan ku maraynay wadanka qof aan jeclaa ayaa idaari jirty mar walba hadana watiga ayaa nakala waday ilaa iyo hadan markaan heestan maqlo jecalyl aan ihayn ayuu isoo xususiya waayo qabiga binadamku eaa miskiin jacaly kaygi aan wayey halkan inaa iska aragno nasiib ma u leeyahy 2020 goobta Malaysia joogaH wll like isaar hadaa aragty post gayga commenti xaga igu reeb 😪😪

    • @azuuppe7414
      @azuuppe7414 2 ปีที่แล้ว

      😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰😰

  • @maahirsomalilander9980
    @maahirsomalilander9980 7 ปีที่แล้ว +84

    😪😪😪😪😪 ilaahay hakuu naxariisto shay mire allah yarxamka wll ilaahay janooyinkiisa mid ka mida hakuugu deeqo ax ax

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 6 ปีที่แล้ว

      Maahir Somalilander kkk abahaa fuudka la cab e Halkee ku qarizay cajiip waa abdilaahi tayo e

    • @munamowlid2823
      @munamowlid2823 6 ปีที่แล้ว

      Maahir Somalilander amiin alllow u naxariiso wlhi fanaan meel nagada yaalu ahaaye

    • @libanmohamed2635
      @libanmohamed2635 6 ปีที่แล้ว

      Maahir Somalilande amen ya rabi

    • @akramaabdi2377
      @akramaabdi2377 3 ปีที่แล้ว

      aamiin

  • @maxamedxasan3733
    @maxamedxasan3733 6 ปีที่แล้ว +59

    Walalayaal maxan iiga codsana ina like igu qabato

  • @Sistermishty
    @Sistermishty 5 ปีที่แล้ว +97

    hdaa Dawaneso 2019 Like saar

  •  8 ปีที่แล้ว +5

    Naxariistii janno allah ha ka waraabiyo.
    Aad ayaan uga naxay geerida Shay mire dacar.
    Allow qabriga u nuur
    Aamiin.

  • @amiirgarafuun6634
    @amiirgarafuun6634 7 ปีที่แล้ว +413

    2018 nin ku ugu hor dawada like me inta Somli ku fanta

    • @wiilbari5128
      @wiilbari5128 7 ปีที่แล้ว +1

      Amiir Garafuun bowe melkasta majogta cayro

    • @harashkaabdi3457
      @harashkaabdi3457 7 ปีที่แล้ว

      Amiir Garafuun hhbbhhhhh

    • @mohamedabd4557
      @mohamedabd4557 7 ปีที่แล้ว

      Amiir Garafuun😂😂😂

    • @abdulkadirhajir2791
      @abdulkadirhajir2791 7 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Abdi
      saxiib hada aan dawanayaa😂😂😂😂
      00:25
      1-1-2018

    • @aishamohamed2464
      @aishamohamed2464 7 ปีที่แล้ว +2

      Abdikhadir Adan waa iga soo hormarte 02:35am

  • @haaruunmohamud515
    @haaruunmohamud515 6 ปีที่แล้ว +35

    Woooow Cajiiib sidaan ahay Bukaan socod Markii baantay la is yari bilaney la, anta la ibaxnani kariwa shey Mira dacar Xasuus 2007 ayaa anoo marka Soo caqliyeysaty dhageysan jiray lakin waa xaal aduunyo Ragii ila dhageysan jiray intooda badan Dunidan wey ka masaafireen abowe (Ciise, Shariif, Cali-dhuux iyo asaxab kale ) Rabow Janadadii ugu deeq Alla Mxan u xiisay

    • @hamseabdi1203
      @hamseabdi1203 6 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin

    • @edabsan7449
      @edabsan7449 6 ปีที่แล้ว +1

      kuli meey dhinteen tolow ma tahriibki libya ay ku dhinteen Allaha u naxariisto jano allaha ka waraabiyo asxaabtaada janada kuwi ku kulma Allaha idinka dhigo

    • @munamowlid2823
      @munamowlid2823 6 ปีที่แล้ว

      H Guutaale amiin allow u naxariiso wllo dhamantod ishallh 😓😓

    • @feisalmohamedak9190
      @feisalmohamedak9190 6 ปีที่แล้ว

      ya ila dagysanayo 30august 8:54 Am like sar

  • @gonegetbettervlogandfilms1575
    @gonegetbettervlogandfilms1575 7 ปีที่แล้ว +12

    bini aadan baad thy
    bashar kula midaan ahay
    ❤ one of the best song of My ♥ favorite wlhi I liked anytime in my life legend #Shay_mire

  • @yusufhamud5182
    @yusufhamud5182 5 ปีที่แล้ว +43

    2019 november hadaa daawanyso 👇👇👇👇👇 liketa dhac ku sii

  • @khalidxashi4366
    @khalidxashi4366 6 ปีที่แล้ว +4

    allow ku naxariis
    marxuum ( shay mire dacar )
    hees qiimo waaayn leh
    wlhi ninkiii ilaahay masgax cafmaad
    qabta siiyay waa fahmayaaa
    👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 5 ปีที่แล้ว +13

    April 2019 a legend never dies. Kudos to those our sisters who kissed our legend while he was still alive.

  • @nabadraadshe
    @nabadraadshe 17 ปีที่แล้ว +11

    Shay Mire has a bright future in the Somali music business. He is so talented.

    • @abdiasiissiciid5868
      @abdiasiissiciid5868 ปีที่แล้ว +1

      15 iyo toban sano ka hor 😱

    • @nabadraadshe
      @nabadraadshe ปีที่แล้ว +2

      @@abdiasiissiciid5868 15 sano ka dib … weli jirkeygu dhulka wuu ka sarreeyaa. Mahadsanid walaal.

    • @abdiasiissiciid5868
      @abdiasiissiciid5868 ปีที่แล้ว +1

      @@nabadraadshe adaa mudan walal sbabta aa reply kuku soo gly ba midaas ah alle cimriga haku barakeeyo walaal

    • @NajaxNuur-os1cq
      @NajaxNuur-os1cq ปีที่แล้ว

      Ma nooshay tolow❤

    • @NajaxNuur-os1cq
      @NajaxNuur-os1cq ปีที่แล้ว

      ​@@nabadraadshemashallh 😊

  • @natureenvironment6699
    @natureenvironment6699 7 ปีที่แล้ว +171

    2018 yaa wali daawanayo aax like Saar 😎😘😎😘😎😘😎😘

  • @munichtgtfam3367
    @munichtgtfam3367 5 ปีที่แล้ว +12

    2019 ciid dawaneso maba jirto haday jirto like dadka qarimga jcl wacnaaya

  • @sabriinanuura7950
    @sabriinanuura7950 3 ปีที่แล้ว +1

    31july 2021 manta ano safar ah Ba Gaariga laga Daaray wan kahelay wan soo raadiyey😍😍 Legend

  • @amal-4c3
    @amal-4c3 4 ปีที่แล้ว +4

    😭🥰 favourite song 😓🔗♥️
    Who's watching 2020 🥺♥️

    • @shariifnasirali1629
      @shariifnasirali1629 4 ปีที่แล้ว

      Me quruxeey bar barkaaga ilaqabo

    • @amal-4c3
      @amal-4c3 4 ปีที่แล้ว

      @@shariifnasirali1629 yess 😓🥺♥️✌

  • @hassanaliadan6876
    @hassanaliadan6876 5 ปีที่แล้ว +19

    AuN 😭😪😥
    Rest in peace
    Our lenged like ii saraa friends 👏

  • @mohametabdisaahid5171
    @mohametabdisaahid5171 4 ปีที่แล้ว +11

    Buraaan iyo hadaaftimo baladadii kalgacalada allow mar uun i gee ❤🙏

    • @bossipra2293
      @bossipra2293 3 ปีที่แล้ว

      Wakugu so dhowen shodhe

  • @ahmedcabow8672
    @ahmedcabow8672 4 ปีที่แล้ว +2

    Xusuus baan galay wallee 2007
    Galbeedka beledweyne iyo meheradii sxbkeey Muse Mohamed Ahmed. STREET OF LIFE SHOP
    13 sano kadib cwa oo ay taariikhdu ku asteysantahay 04/09/2020 ayaan daawanayaa! Rabbow siduu dunida inooga farxiyay janooyinkaaga kaga farxi Shay mire Dacar.

  • @aasiyaabdi3723
    @aasiyaabdi3723 5 ปีที่แล้ว +7

    2019 lamroya heesihi hore waxa udhagesana jcl dartis plz like ha ila dhaafin

  • @dr-abdala8041
    @dr-abdala8041 ปีที่แล้ว +2

    Wan jeclahay Fanankan ❤️ Qabriga Allah hakuwaasiciyo Shay mire

  • @abwaanhillaacabwaanhillaac4305
    @abwaanhillaacabwaanhillaac4305 6 ปีที่แล้ว +11

    2019+Ka Ayaan daawanayaa
    Tolow ma qofbaa iga danbeeyo

  • @naazirkolombiafilmshd2403
    @naazirkolombiafilmshd2403 ปีที่แล้ว +1

    Waa heesta kaliye 2007 ilaa hada ooy thay 2023 aan ka xiiso dhicin dhegaysigeeda yaa ila mida like saar inta ila midka

  • @bushroomar5027
    @bushroomar5027 8 ปีที่แล้ว +52

    amazing nice song my name is bisharo

    • @naajiyare1130
      @naajiyare1130 8 ปีที่แล้ว

      Bushro Omar hhh

    • @bushroomar5027
      @bushroomar5027 8 ปีที่แล้ว

      Who are you

    • @musasomalia6462
      @musasomalia6462 7 ปีที่แล้ว +3

      Bushro Omar an crisaaq huno ilasoco

    • @ahmedjeebe7826
      @ahmedjeebe7826 7 ปีที่แล้ว +1

      Bushro Omar
      Bella thY

    • @abdiyare742
      @abdiyare742 7 ปีที่แล้ว

      +Bushro Omar hhhhh😂😂 waa ku qoslay intaa dambe. Sida kle barashow wngsan.

  • @ismailbilegeneralafaane4522
    @ismailbilegeneralafaane4522 6 ปีที่แล้ว +12

    2018 + 2019 cidi Daawaneyso Like Me

  • @wiilocadey9499
    @wiilocadey9499 8 ปีที่แล้ว +10

    inaa ilaah waa inaa rajacun alaha unaxaristo fanaankena.janfardoso alaha geyo amiin amiin amiin rerkisane iyo umadasomaliyeed samir iyo imaan alaha kasiiyo

  • @saladdaacad9411
    @saladdaacad9411 5 ปีที่แล้ว +2

    Bishaaradii
    Naftaydaay
    Ballan aan
    Axdi u galay
    Waligey ma
    Beeneyn
    Uma laba boglen
    Ruux ilaah waxan ka barya in oo ii sahlo qofta aan jeclahy wlhi ayadane weey i jecashy ilaah ha ii kaso in aan meel kuwada boolano asxabey iku soo duceeya 10/12/2019/08;00 germany aya jokaa waa sobax ilah waxan ka barya in oo ii sahlo qofta an jeclhy waxeyna jokta kenya iku so duceya kafeyo in aan meel kuwada nolano 💋💋💋💋👏👏👏👏👏👏💋💋💋💋

  • @ahmadawliyo2360
    @ahmadawliyo2360 5 ปีที่แล้ว +10

    Hadaad dawaanayso 2020 heestan like ha iladhaafin

  • @duranabdo90
    @duranabdo90 6 ปีที่แล้ว +5

    Bishaaradii naftaydaay
    Aax allow kuu naxariiso shay mire dacar.

  • @ferusaomardarar5020
    @ferusaomardarar5020 7 ปีที่แล้ว +18

    allow kunaxariisto illahay janno fardussa hakawarabiyoo

  • @abdirahmanalirage7939
    @abdirahmanalirage7939 5 ปีที่แล้ว +2

    Jacayl dartiis
    03:44 oo habeennimo dageysanooyaa
    Allow ii sahal jaceylkeyga
    🥰🥰😘😘❤️❤️♥️♥️♥️ macanow waan ku jeclahay
    Ha iga dheeraan

    • @cgf383
      @cgf383 4 ปีที่แล้ว

      😁😁😁😁😁😁😁😁😁hayeeey Abow macanka miya thy

  • @Abdikadir1
    @Abdikadir1 5 ปีที่แล้ว +5

    Who still watching 2019☝️😭

  • @naimaali2501
    @naimaali2501 4 ปีที่แล้ว +2

    2021💔♥️🌺🌺 yaa dhegysanayo??

  • @yahyasaid7034
    @yahyasaid7034 7 ปีที่แล้ว +3

    Wa Maxay balwantie man this song is amazing shout out to shay mire

  • @maanhaji5534
    @maanhaji5534 6 ปีที่แล้ว +1

    Shey mire dacar allé haku baxariisto 🎶🎶Bisharadii nafteydaay balan aan axdi u galay waligey ma beneyn uma laba bogleyn ruux
    Yaa ila dhageysanaya 2019🙏🏽🎶🎶🙏🏽🎶👍👍🙏🏽

  • @kabeebey
    @kabeebey 17 ปีที่แล้ว +9

    I love this guy, he must be one of the best artist to came out of somaalia, I wish he was in UK.

  • @dhussein7284
    @dhussein7284 3 ปีที่แล้ว +1

    heesihii ugu horeeyay ee aan Qaybo/Xifdiyo ayay kamid tahay malahayga waxaa iiga horey say Aduunyadu Qaribanaa oo isla isagu ku luuqeeyo 2004 Xaafadda Horumar aaga Saldhiga miir wakhtiga tagayow salaama Allaha u naxariisto Our Legend Shay-Mire dacar Melbourne Australia!

  • @aminasodaal530
    @aminasodaal530 8 ปีที่แล้ว +26

    alow ku naxariiso waa xasuus igu qaaliyah wamurugu iyo ciil markan dhageysto wan ilmeyaay waxana ey wahel ii eheyd xila uu ihayay jaceyl xad dhaaf ah oo aan uqaday gabar somaliyeed?

    • @hafsamoh3
      @hafsamoh3 7 ปีที่แล้ว +1

      amina sodaal walaal adiga ayaanba gabar kuu moode! Inaa hada ka kabsate aan rajeeyna 🤗

    • @ayaanhappy9494
      @ayaanhappy9494 7 ปีที่แล้ว +2

      amina sodaal wll jacaylkaasi sxbtimo miyuu dhaafsiisnaa magaca kolay waa gabadhe

    • @amandaarcher7919
      @amandaarcher7919 6 ปีที่แล้ว

      +Ayaan Bahja inuu magaca gabadha la baxay ayaa laga yaabaa

    • @beinghuman1430
      @beinghuman1430 6 ปีที่แล้ว

      +Lee Min-ki mayaa like raadhis darteed ayaa magac gabdh lola baxaa aniga xitaa wlh waxa laidhahaa Axmed

    • @kenyawikiller6547
      @kenyawikiller6547 6 ปีที่แล้ว

      markuu ahaa ninka waye

  • @hodahaldha3745
    @hodahaldha3745 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilaa buurtiii daalod buuran iyo hadaftimo cergbo iyo bdhn baladadii kalgacalka❤❤❤❤❤2019 ya ila dawany

  • @maakudal1893
    @maakudal1893 10 ปีที่แล้ว +55

    aloow qaabyalad qabri ku aas
    aloow dadka buka kaduqaad xanuunka
    aloow somali ugu dhib dhaab qawiil ..........
    shey mire waa somali wane fanaan qali ah intaa ogaaw doqon kiyoow

  • @ismacildahir4444
    @ismacildahir4444 3 ปีที่แล้ว +1

    radio ayaan ka maqlay ka dibna wan soradiyay 2021 haddii aad dawaneyso like 👍 sar

  • @samiirasamiira1318
    @samiirasamiira1318 2 ปีที่แล้ว +3

    Inta reer ceergaabo iyo hadaaftimo isooraaca meeshan ku barbaaray ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @liibancabdi257
    @liibancabdi257 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alah waa hestaan ugu jeclahay hesihiisa alaha ha unaxaristo.

  • @somalipure8835
    @somalipure8835 6 ปีที่แล้ว +26

    2018/9/27 wixii single ahaw like iigu Deeqa

    • @Nuunemahamed
      @Nuunemahamed 5 ปีที่แล้ว

      Shiremire alah hadaayo

    • @xikamdaahir3343
      @xikamdaahir3343 6 หลายเดือนก่อน

      War ma noshahay saxb

  • @sabnaadan3117
    @sabnaadan3117 5 ปีที่แล้ว +2

    Ayy who is watching 25/7/2019😘✔️

  • @ahmedmohamedjyln9964
    @ahmedmohamedjyln9964 7 ปีที่แล้ว +14

    Ila 2009 - 2018 ciyalki hore✌✌

  • @isbatorenaanaa8258
    @isbatorenaanaa8258 4 ปีที่แล้ว +6

    😭😭😭 xusuus qaaliyaa ilaa buurti daalod buraan iyo hadaaftimo
    Ceerigaabo iyo badhan qof an waligey ilaawi donin ❤asma❤

  • @Utdclips
    @Utdclips 7 ปีที่แล้ว +23

    Aaaah😥😥😥 Ar ya wali dawanoya 2018 ❤

    • @caaishomuuse1822
      @caaishomuuse1822 7 ปีที่แล้ว +2

      Ahmad Shariff aniga☝

    • @Utdclips
      @Utdclips 7 ปีที่แล้ว

      Caaisho Muuse wow Abayo😍😍😍

    • @walaxwalaxbeauty7533
      @walaxwalaxbeauty7533 6 ปีที่แล้ว +2

      Ahmad Shariff aniga 12habeeenimo

    • @Utdclips
      @Utdclips 6 ปีที่แล้ว

      walax walax 👍👍👍👍 Abayo😍

    • @najah140
      @najah140 2 ปีที่แล้ว +1

      Ani caawo💔😢

  • @caliniiniilexiis8098
    @caliniiniilexiis8098 6 ปีที่แล้ว +1

    wwwwwww ish calaa he's shey mire dacaar waa ku hestaa wllh
    Big fanaan allow kuu
    Na xariiso

  • @azizahassan9308
    @azizahassan9308 7 ปีที่แล้ว +9

    best fanaan buu ahaa rabbi jannada hageyo :-😍😍

  • @hamzegiroud8024
    @hamzegiroud8024 4 ปีที่แล้ว +2

    Cidii dawanaysa wakhtiqa corona virus ku qabo liketa 😀

  • @xasanmaxamuud8238
    @xasanmaxamuud8238 5 ปีที่แล้ว +13

    2019 October 28 cidii daawanysa liketa

  • @mohamedhassanmohamed5375
    @mohamedhassanmohamed5375 7 ปีที่แล้ว +1

    what a song love ❤
    shay mire dacar allow qabriga kuunuuri amen

  • @fardowsaxusein5266
    @fardowsaxusein5266 5 ปีที่แล้ว +3

    Yaa dawanaa waqti xaadirkaaan🎶

  • @moparikkamal614
    @moparikkamal614 3 ปีที่แล้ว +1

    HaDaaD 2021 Aad Dawan dontid like I saar 🥺✌🏿

  • @nimconalka4918
    @nimconalka4918 8 ปีที่แล้ว +22

    ina lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun may his soul rest in peace waan ka naxey walh geeridiisa

    • @kaysaro7772
      @kaysaro7772 8 ปีที่แล้ว

      nimco ileys
      sow maha

    • @MohamedAIsse
      @MohamedAIsse 7 ปีที่แล้ว

      Allah Yaraxma__________TH-cam luuqa so galo wa kugu arka Allah ku barakeye xite facbook friends ba ku nahy hhhh.

    • @allahwithmeneverbedeprived3494
      @allahwithmeneverbedeprived3494 6 ปีที่แล้ว

      Please don't say this statement RIP . do you know its meaning OOOOOOOH ?

    • @muunaabdiqaadir6755
      @muunaabdiqaadir6755 5 ปีที่แล้ว

      Alllaah hawnaxariisto yaa rabj

  • @caydruussomaliofficial5606
    @caydruussomaliofficial5606 7 ปีที่แล้ว +49

    yaa dhagysta 2017 aniga wali

    • @Zainab08437
      @Zainab08437 7 หลายเดือนก่อน

      Manosha hay

  • @nasteexakhalifnasteexaruun5382
    @nasteexakhalifnasteexaruun5382 5 ปีที่แล้ว +3

    Nice voice 👌 ilaahaay haaku naxaaristo abti maacaan 😘

  • @its.Mohamed443
    @its.Mohamed443 4 ปีที่แล้ว +1

    Look zida loo wada jeclaa alle haku naxariizto adeer🥺⏰

  • @Samira-khudiya
    @Samira-khudiya 8 ปีที่แล้ว +22

    mrkn sa umaqley mrkiba wxn xasusty niyadeydna kuso dhacdey heestan iyo xasuuso ad uqaliyah allow ku naxariso

  • @sharmaakemohomedxuseen3501
    @sharmaakemohomedxuseen3501 5 ปีที่แล้ว +3

    2020 inta daawanayso like isiiya

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 6 ปีที่แล้ว +4

    2019 hda daawanyso like walal

  • @khadaraden4959
    @khadaraden4959 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer jubuti waa qalbi xabxab
    Odaygii dhunkasho ayey dhabanada kucaseeyeen🥰
    Aun legend shaymire

  • @nasriinqueen2750
    @nasriinqueen2750 7 ปีที่แล้ว +8

    Ax allow unaxariiso

  • @AhmedAli-wl8mi
    @AhmedAli-wl8mi 5 ปีที่แล้ว +4

    2020 kuwa dawan doono like isaara

  • @bemewodushetube6327
    @bemewodushetube6327 3 ปีที่แล้ว +5

    Timeless great song! !!!!!!

  • @abdiqadarjama6123
    @abdiqadarjama6123 6 ปีที่แล้ว

    Legend waye ninkaa fanan ka Wayn walhi ma'aqaani wxn Ku tilmaamo Allow unaxariso SHEY MIRE DACAR.

  • @shahiddeboss989
    @shahiddeboss989 7 ปีที่แล้ว +120

    2017 yaa ila daawanooyo

    • @Cartan7
      @Cartan7 7 ปีที่แล้ว +1

      deeganada uu hal-aburku tilmaamayo dhamaaan waqooyi somali ku yaallaan
      batalaale - Berbera - gobolka waqooyi-galbeed
      buurta daallo/ceerigaabo - gobolka sanaag

    • @korontosomalie2389
      @korontosomalie2389 7 ปีที่แล้ว +1

      heestaan maxaa daawanaa waa ooyaa wllhi

    • @farxiyomohamed2967
      @farxiyomohamed2967 7 ปีที่แล้ว

      cartan 21 subxanlhi

    • @mahamedsheikhahmed4737
      @mahamedsheikhahmed4737 7 ปีที่แล้ว

      Farxiyo Mohamed
      Hees macan

    • @ashoali863
      @ashoali863 7 ปีที่แล้ว

      shahid muhanad
      Aniga

  • @yaasiromar5897
    @yaasiromar5897 4 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha u naxaristo
    Runti kaliya mahan fanan e waxa u ahaa
    Abwan
    Fanan
    Laxameste
    Iyo waliba kaban garace
    2020/ 5/26 like ha ila ag marinaha mudana yaal iyo marwoyin

  • @YFcompany
    @YFcompany 5 ปีที่แล้ว +6

    21 october 2019
    20:05Pm hbn
    Like dhac dhac🤗

  • @MohamedAhmed-ng9dy
    @MohamedAhmed-ng9dy ปีที่แล้ว

    AUN, Fanaan shay mire dacar. allow kuu naxariiso, runtii fanan qiimo badan ayuu ahaa . Heestan ayan ugu jeclahay heesihiisa.
    Bini aadam baan ahay.❤😥
    Bashar kula midan ahay .💚🥰
    Nafku bahan baan ahay .😭💔
    Bar-barkaga ila qabo.🧡🫂

  • @kowtherabdirzak5797
    @kowtherabdirzak5797 5 ปีที่แล้ว +9

    Heestan xasuus gaarey igu ledahay 11 dec 2019 yaa ila dhageysanayaa

  • @WiillkaSiinka
    @WiillkaSiinka 5 ปีที่แล้ว +1

    2019🎧 alle hakuu naxariisto

  • @hodanizha4262
    @hodanizha4262 3 ปีที่แล้ว +3

    Inta 2021 dawaneysa like ta ha ila dhafin

  • @jamalali3175
    @jamalali3175 6 ปีที่แล้ว

    From uk Scotland Glasgow safar anoo kujira ayaan dhageysanaya dravaling to london cidii 2018 -17 of October daawaneysa waxaan jeclaanlaha inaad like iisaartaan

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 5 ปีที่แล้ว +3

    Batalalihii uu bodhari ku aasna❤🥰😘😍👑2020

  • @raynaa122.
    @raynaa122. 4 ปีที่แล้ว +1

    2021 qofki ugu hor daawaday ahe liketa👆

  • @abdullahisaidhiirad5346
    @abdullahisaidhiirad5346 5 ปีที่แล้ว +5

    2019 yaa dawanyaa like me

  • @cabdimajiidmuhamed5349
    @cabdimajiidmuhamed5349 5 ปีที่แล้ว +2

    Xasuus wlhi 2019 bizhii kowaaD walipa hees aan ilaawi karin marnba intii xasuus ay uthy like iisii ya

  • @thestarboy264
    @thestarboy264 6 ปีที่แล้ว +4

    2019 yaa dhageysanaayo heestan

  • @moorsaante1
    @moorsaante1 11 ปีที่แล้ว +7

    Salaan dhamaan reer Sanaag gaar ahaan reer laasqoray calmadow ceelaayo hadaaftimo baran iyo moon ceerigaabo ilaa iyo maydh beesha degta ee Aadan Saciid , allow dhowr Sanaag

  • @inaaxmad3369
    @inaaxmad3369 5 ปีที่แล้ว

    Snadka cusub qofkii ugu horreeyey ban ahay 2019. Like iisaar

  • @tuugtuugdhalay7744
    @tuugtuugdhalay7744 3 ปีที่แล้ว +3

    R.i.p legend shey mire Dacar Hobolkii qiima lahaayo qalbigeena baaqi ku tahy 2021

  • @bla3kthunder651
    @bla3kthunder651 7 หลายเดือนก่อน

    Ilahau ha kuu naxariisto samir iyo imaan 🙏🙏🙏🙏🙏🙏 23/05/2023 ♥️♥️♥️♥️

  • @mohomedbileadan9275
    @mohomedbileadan9275 7 ปีที่แล้ว +19

    wixii warsangali jecel like ha iisaaraan plz

    • @invisiblehandsmaliby3266
      @invisiblehandsmaliby3266 6 ปีที่แล้ว +2

      somali dhalad kk Hankaagu Hadhaafo Reer Hebal anoon ahayn ayaan hadan kuu saaraye waloo

    • @caashaqalbi882
      @caashaqalbi882 4 ปีที่แล้ว

      Muuse ismaciil

  • @updifatahtaaxo5555
    @updifatahtaaxo5555 4 ปีที่แล้ว +1

    Hadaad 2021 dawanayso Like 😁

  • @libanelmimohamed938
    @libanelmimohamed938 5 ปีที่แล้ว +10

    2 December 2019 cidi iladaawaneysa like saaar

  • @mohashukri5408
    @mohashukri5408 4 ปีที่แล้ว +2

    2020 hadad daawaniso liketa

  • @Qezah-b7t
    @Qezah-b7t 6 ปีที่แล้ว +3

    December 13/12/2018 yaaa dawanaya bal isoo booqda 👍👍👍👍👍😎

  • @mohamedadan4914
    @mohamedadan4914 4 ปีที่แล้ว

    Ilaahow kuu naxriiso Legend Shey Mire Dacar😢😢😢

  • @kafiayousuf4587
    @kafiayousuf4587 4 ปีที่แล้ว +4

    😔qofku baahanban ahay
    Legend Shaymire dacar....