Wiil Soomaliyed oo caruur ka dhalay xaaskii aabihiis iyo Culimada magaca leh oo uu hawada usoo..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 683

  • @hyusuf2207
    @hyusuf2207 ปีที่แล้ว +3

    Qalbiga ha dejiyo waayo wax khalad ah kuma laha waa wax awoodiisa kabaxsan ,wanaag ayaan u rajaynayaa

  • @safiaomar2157
    @safiaomar2157 ปีที่แล้ว +40

    Wiilkana waxaan leeyahay hbryar markaad ogaatay kabacdi xiriir gogol halasamaynin. Wixii hore kama ayay u dhaceen.caruurta sharciga wuxuu ku dhaho ayaad kula dhaqmi. Adigana dhaqtarka cilmi nafsiga lasheykayso si aymaskaxdaadu u caafimaado. Qadaralaah wamaashaa'a facalah ❤❤❤

    • @umumamiin5233
      @umumamiin5233 ปีที่แล้ว +1

      Subxaana alaah

    • @mohamednur3681
      @mohamednur3681 ปีที่แล้ว +2

      kkkkkk howshiisa hawato wey umacanate meel uu kalabto majoge

    • @aminoabdi2137
      @aminoabdi2137 ปีที่แล้ว

      So sad so sad😢😢😢

    • @Zurich527
      @Zurich527 ปีที่แล้ว

      Waa inuu ka fogaadaa

    • @berdilacshe6046
      @berdilacshe6046 ปีที่แล้ว

      Seee uku guursaday

  • @umxasan7407
    @umxasan7407 ปีที่แล้ว +2

    Allaah wuxuu yidhi
    قال الله عز وجل
    وَلَا تَنْكِحُوا مَا نَكَحَ آبَاؤُكُمْ مِنَ النِّسَاءِ إِلَّا مَا قَدْ سَلَفَ إِنَّهُ كَانَ فَاحِشَةً وَمَقْتًا وَسَاءَ سَبِيلًا
    Lakiin wiilkan wixiisu waa kama iyo aqoon la'aan
    Ilaahayna danbi uga qaban maayo inshaa Allaah culimadana ha loo weydiiyo fataawada
    Rabbina murugda ha ka qaado

  • @halimahussein9060
    @halimahussein9060 ปีที่แล้ว +13

    Subaxana llah illahow na astuur amiin

  • @asmaalicigal3308
    @asmaalicigal3308 ปีที่แล้ว

    Cabdi casiis wall alle haku xafido aakhiro iyo aduunba aduunka intaad nooshahay waxwalba waad arkaysaa

  • @HindaMaxmuud-q6o
    @HindaMaxmuud-q6o ปีที่แล้ว +17

    Subxaana Allaah,, markahoraba Abtigeed mabixinkaro hadii ehelkeedu bixinlahaa wax lagabaabi lahaa in wiilka lagaranlaa maadaamay iskuqabiilyihiin ,, ( waxaan kulatalinlaa gabdhaa soomaaliyeed inay bartaan cida guulinaysa iyo cidaan guurinayn )

    • @addeabdi2949
      @addeabdi2949 ปีที่แล้ว +1

      100%

    • @qalbihodon721
      @qalbihodon721 ปีที่แล้ว +1

      Odayga naftiisa Wiil dhalinyaro eh dhalay oo maag la dhuumanayo kawaran?. Bal muu asagaba wiilkiisa la socodsiiyo?. Naag lee gardaran Somalida dhexdooda

    • @عليمحمد-ك8ص4ن
      @عليمحمد-ك8ص4ن ปีที่แล้ว +1

      ​@@qalbihodon721 taas been ma aha abaayo odayaasha afar naag qarsooni ku qabaan dalinyaradiina hal naag mahaayaan . Odayga qalad wax ku leeyahay

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 ปีที่แล้ว +1

    Inahu faaxisharan, wa maqtan waa saa'a sabiilaa syuu Illaahay ku tilmaamay ficilkan.

  • @maxamed8830
    @maxamed8830 ปีที่แล้ว

    rabiyooow.ukaal.meeeh.yaa allh yaawaduuud🤚✋🤚✋🤚✋🤚✋💔💔😢😢😢😢

  • @ayubcharityfoundation8151
    @ayubcharityfoundation8151 ปีที่แล้ว +14

    Wiilka Iyo Gabadha Danbi kumalahan lakin culumada ayaan u deyneynaa insha allah qeer

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 ปีที่แล้ว

    Uweydii sh maxamed macalin iyo cabdi xaye xamar joogan

  • @saedasheikh5618
    @saedasheikh5618 ปีที่แล้ว

    ILLAAHAY WEYN ceyb adduun iyo tan aakhiro asturo

  • @MaxamedcalibulayPlay-gw7bm
    @MaxamedcalibulayPlay-gw7bm ปีที่แล้ว

    Xuumanta lacag haku raadsan ilaahay ka cabso ceebahan astur lacag haku raadsan

  • @dahablow2846
    @dahablow2846 ปีที่แล้ว

    Waa mas alo weyn oo ubaahan culimada iney ugu faaiideeyaan wiilkaan iyo umadaba

  • @CodLibaax
    @CodLibaax ปีที่แล้ว

    Subxanallah, Allow musiibooyinka na hareer mari intii ay ku dhacdayna ka dawee

  • @mohamedibrahimsalah-1733
    @mohamedibrahimsalah-1733 ปีที่แล้ว +1

    Caruurta waa xalaal
    Ee marku ogadey
    Heyskaga tago
    Meher uma hayo

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Ha iska furo

  • @sacdiyanur7583
    @sacdiyanur7583 ปีที่แล้ว

    Waalidka Guursahaayo xattaa waa ineey isbaraan haddeey ilmo kale hore ukalalahaayeen iyo Reerka cusub seeynaan sidaan ookale udhicin Salaamullaah Minkulli Afaat

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Ya Allah

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Thanks brother 👍👍👍👍

  • @elmiegal4974
    @elmiegal4974 ปีที่แล้ว

    Waa Arin mujiso ah marka waa in ay
    Culumada doorkoda ka qaataan oo
    Sharciga waxa u ogal yahay loo
    Sheegaa dadkaas illaahow na astir
    Aaqaro iyo aduunba aamiin yaa rabi

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 ปีที่แล้ว +1

    Guur qarsoodi ah somalida dhaxdeeda waa in laga mamnuucaa sababtoo ah dhibaatadan ayey ledahay

  • @DefNotFarhiyaw
    @DefNotFarhiyaw ปีที่แล้ว +2

    Subxaana Allah waasheeko naxdinbadan Allah ha u saqiro walaalkaas

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 ปีที่แล้ว +6

    Meedhaas tacadi aan xisaab lahayn ayaa ka dhacay, xagga waalidkeed qaraabada iyo labada isguursatay, Ilaahow na astur aamiin

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 ปีที่แล้ว

    Xayun baaqi allah ha u aaqiro mar hadduusan ogayn ilmahiisa Waa u xalaal waxaan kula talinayaa in uu ilmihiisa korsado gabadhaada wax kale aysan dhaxmarin waayo xarrig iskumo qabato qalad baa dhacay aan lafilayn

  • @khadraqaaliqun4862
    @khadraqaaliqun4862 ปีที่แล้ว +3

    Subxanllah Allow noo naxariso Waalaheli karaa culimada waxkasto wey kadhecen adunka ayaga&Allah ayey kadhexey saa 😢😢😢dadka qar haku xad gudbina dadka

  • @IbrahimMohamed-tp5fb
    @IbrahimMohamed-tp5fb ปีที่แล้ว

    Inalilaahi wainaa ileeyhi rajicuun

  • @bushraismail9277
    @bushraismail9277 ปีที่แล้ว

    Nala socod sii arinkaa warka sheekhyada ayidhaah daan

  • @بنتالحليمه
    @بنتالحليمه ปีที่แล้ว +1

    Subxan allah waa qiso xanuun badan walahi ilahy qalbi ilahy hau qalbi dhayo

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 ปีที่แล้ว +5

    Denbi kumalahan qofku wuxuusan ogeyin Lakin marku ogadey ma is qabi karan waa naxdin aduunku dhibadana gebigiisuba waa itixaan ilmaha yaan ladayicin iyaguna denbi kumalaha waxa aduunka hareerihiisa ka dhacaya RABBI ha inoo denbi dhafo muslimiinta oo dhan. Aamiin yaa Rabbi.

  • @fatia1138
    @fatia1138 ปีที่แล้ว +2

    SubxanAllah, waa Arin aad u naxdin badan.

  • @Noadelmi
    @Noadelmi ปีที่แล้ว

    kawaran kulahaa hader ayaaba naxsanahay wallahi wiilkaas waa dhibaatesan yahay ee allaha u gargaaro

  • @bushaaroabdi6084
    @bushaaroabdi6084 ปีที่แล้ว

    SUBXAANALLAH ALXAMDULILLAH Allaahu Akbar Alle ayaa Awood leh 😊

  • @saidoabdille52
    @saidoabdille52 ปีที่แล้ว

    asc ale Qalbiga hauQabojiyo Qesad carurta waaxalal kali asaga gabada wakatagayaah

  • @abdirizakelmi8491
    @abdirizakelmi8491 ปีที่แล้ว +1

    Subxana allaah wali somali kuma arag dhaqankaas laakiin gan beela quumiyad kamida Ayaan kumaqlay Dhaqan kaas ee somali waa dad diinle

  • @Xalimo421
    @Xalimo421 ปีที่แล้ว +19

    Wa naxdin😢Wixi dhacay wey dheceen.2doda ayagoon ogeyn ayey Qaladkan galeen.Marka dambi malahan Hore ha uga socdaan shekadan xun.Ka warama Nimanka iyo Naagaha guur qarsoon sameeya Caruur dhalo hadana Caruur kala Hooyo ah oo an is aqoonin sow isma guursan karaan.laga yaabo ineyba jiraan walaslo is guursadey.

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 ปีที่แล้ว +1

      Marka mayaqaano miyaa ninkaan xaaska hooyadiis subxanallah

  • @cawocalicawodheman4938
    @cawocalicawodheman4938 ปีที่แล้ว +1

    Aaaxxxx culimada ka jaahil saari Kara wallaahi waa maskax ferede caawiya moskiinka

  • @zamiiramohaindho7913
    @zamiiramohaindho7913 ปีที่แล้ว

    Illhy ha ugargaro wllken inshllh khayr ayeykudhmneysa

  • @asiahussein1488
    @asiahussein1488 ปีที่แล้ว

    Aadbaan kuu salamaysa cabdi Siciis

  • @marwansuufi1401
    @marwansuufi1401 ปีที่แล้ว

    waa hooyadii ookale subxaanallaah dhaqankii iyo iimaankii waa dhintay

  • @xaliimamuhumed7370
    @xaliimamuhumed7370 ปีที่แล้ว

    Waxaan waa kama ayey u dhacday sheeq usuuli hala weydiiyo iyo sh maxmud ow abdulle cariif insha allaah wey hagaageysaa wayna saxmeysaa

  • @sahra39
    @sahra39 ปีที่แล้ว

    War guurkaad qarineysaan daaya ragoow kabiloow xaaskaaga weyn ilaa dhamaan ehelka u sheega allha idin barakeeyee

  • @bellahaji9884
    @bellahaji9884 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah Subxanallah

  • @maxamadshiikh8384
    @maxamadshiikh8384 ปีที่แล้ว

    Su,aashaa culimada ayaan uaaynaa Jawaabteeda subxaanallaah

  • @abdisalammatan4317
    @abdisalammatan4317 ปีที่แล้ว

    Qisadaan horey ayaan u maqleu

  • @whome4851
    @whome4851 ปีที่แล้ว +1

    Xaaska aabihii ma aha ee waa xaaskii uuqai-jiray

  • @faizamediamedia181
    @faizamediamedia181 ปีที่แล้ว

    Subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah subxanallah
    🤔🤔🤔🤔🤔

  • @aliomar-cj4ev
    @aliomar-cj4ev ปีที่แล้ว +1

    Soodaa khayr ilaahay haku siiyo

  • @xaliimo5892
    @xaliimo5892 ปีที่แล้ว +1

    Subxaana lallaah

  • @hamdahassan1360
    @hamdahassan1360 ปีที่แล้ว +1

    Allah hakuu sahlo walal. Wax danbi ah malihid madama aanad ogayn waxa se laga yeelayo culimada aya inoo sheegi.

  • @xaawoaxmed1972
    @xaawoaxmed1972 ปีที่แล้ว

    Wa ka xumahay Arin layab leh ilheye hau qalbi dhayo wan u ducenena

  • @muslim8194
    @muslim8194 ปีที่แล้ว

    Subxaana allaahi laaxoowla walaaquwata illaa bila

  • @fadumomohammed541
    @fadumomohammed541 ปีที่แล้ว

    Inshallah culimada ubayaanindoona xaalkan waxay diintu kaqabto

  • @begreatfulleverythinguhave7966
    @begreatfulleverythinguhave7966 ปีที่แล้ว +1

    Subxanalah ilahay ha na xiftiyo dhamanten

  • @madiino8542
    @madiino8542 ปีที่แล้ว +1

    Inalilahiweinleynaraajucun

  • @omarmuhumad6179
    @omarmuhumad6179 ปีที่แล้ว

    Arrinta Alle namatusee Wa qalbijabkii uguweyna Alle swt wixii Kas Aan usameynay wuu inooxisaabinaya wixii kama,a istiqfaar umbaad laimaan mida carurta culumadhaan ka warsugeyna 🙏guurka hortiisa gawadha ehelkedha halabarta Wa igatalo waligeey Wan iska ilaliya qof Aan aqoon ulaheen iwmd 👍

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 ปีที่แล้ว

    ILLAAHAAY HAKU GAAR GAARO

  • @حليمهسعديهمحمد
    @حليمهسعديهمحمد ปีที่แล้ว +2

    سبحان الله

  • @somcana
    @somcana ปีที่แล้ว

    Labaduba danbi malaha waa qadar. Casharka laga qaadanayo waa in qaraabada is xiriiriyaan, guurka la qarsan, qofaad taqaano cida dhashay la iska xaqiijiyo. Waa arin dhici karta waaqica Somalida ku sugantahay, qaxa, tahriibka, iyo qaraaba xiriirka dayacan. Aabahaa arinkaa howl gabay Allah yarxam.

  • @hooyosoomaaliyeed154
    @hooyosoomaaliyeed154 ปีที่แล้ว

    waa qasaaraha ugu yar eey leedahay meherka oo la iclaami waayo

  • @alikaahiye4168
    @alikaahiye4168 ปีที่แล้ว +1

    Illaahow qalbiga u daji

  • @leyloqaali5671
    @leyloqaali5671 ปีที่แล้ว

    Waa xaaraami ilmahuna waa xaaraan

  • @fatumaosman213
    @fatumaosman213 ปีที่แล้ว +1

    Acs setihiin mashaallaaha

  • @MohamedMaalim-z7q
    @MohamedMaalim-z7q ปีที่แล้ว +1

    Scw illintirow nin can o wariya atahay wahasonin labada gof jacel markudahmara inayisbartan labadarer wilka iyo gibirta somaha arintan arin igusoconi maahan labadagar markan kafiri waha itusineynin laba an isbarin ismagursan karan arinta mesha tala aya eh inan aniga rehidedke barta wakamarman

  • @aminoshiiqunaa
    @aminoshiiqunaa ปีที่แล้ว +1

    Waxan leyahay walal illahey tala saaro muhiimada waa inaadan dembi laheyn ❤ diintana wad ogan doontaa waxey kaa tiraahdo Waxa tiraahdaa Qadaralaahu wamaa shaa a facal

  • @abdurrahmanmahamoudfaarah7837
    @abdurrahmanmahamoudfaarah7837 ปีที่แล้ว

    سبحان الله
    Maxey tahay waxa uu raadinayaahe kale hadii sheekh Umal ujawaabay meeshaa waxba umayaaliin ee ilmaha hakorsado iyagu wacala ma ahan laakiin eeda wax ugumaharin

  • @rugiyomahamud4961
    @rugiyomahamud4961 ปีที่แล้ว +1

    Hoyo macan waxaan camal miiyaan shaagirana

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 ปีที่แล้ว

    Labadoo ba deembi male ayaan umalenaya lakin culimada aya la weedin dona 🤲❤👍

    • @faaraxwardere1823
      @faaraxwardere1823 ปีที่แล้ว

      Qaladkoodu waa qarsoodiga mar walba wax ku dhaceen iyo isla dhuumashada guurka.

  • @israacad
    @israacad ปีที่แล้ว

    اللهم استرنا فوق الارض وارحمنا تحت الارض

  • @ruqiiyacawiil9116
    @ruqiiyacawiil9116 ปีที่แล้ว

    Laaxowla walaa quwaata ilaah billaah

  • @aminhashi1333
    @aminhashi1333 ปีที่แล้ว +2

    Alaha kareem maxan dhihi karaa 😭😭😭

  • @sacdiyoxuseen6951
    @sacdiyoxuseen6951 ปีที่แล้ว

    Al marxuum Qaltaan nagaahaa laaqaarinaayo waa dhib

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +2

    Subxaaana Allah

  • @adontiiale
    @adontiiale ปีที่แล้ว +2

    Subxanllh ilhayow ugargaar wiiila amiin yarabi 🤲🤲🤲

  • @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع
    @نَذِيْرْيُوْسُفْ-ح5ع ปีที่แล้ว +1

    Salaamaat

  • @nadiifojaamac-l2j
    @nadiifojaamac-l2j ปีที่แล้ว

    Subxanallaha
    halkas waxn kala bixi karnaaa waxd Taqanid guurso waxd taqanid aad dhashide

  • @ahmedyousuf884
    @ahmedyousuf884 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaa alaw na astur akhiriyo ifiin

  • @AliAhmed-me9mi
    @AliAhmed-me9mi ปีที่แล้ว

    Asc wafikir cibraqadasho ah jasakalah

  • @ayansalad7561
    @ayansalad7561 ปีที่แล้ว

    Waa run walhi

  • @daadeyali8657
    @daadeyali8657 ปีที่แล้ว

    Ciyaalka wa xalaal , gabadhaha hafuro

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Brother

  • @xaalicalixasan-ll5nz
    @xaalicalixasan-ll5nz ปีที่แล้ว

    Subxaanalah yaa Allah magantada

  • @abdirahmaanabdulla8133
    @abdirahmaanabdulla8133 ปีที่แล้ว

    waasaytahay saaxiib run

  • @farahcasowe6346
    @farahcasowe6346 ปีที่แล้ว

    Asc walaal waarun waad mahadsantahey

  • @nayaa1387
    @nayaa1387 ปีที่แล้ว +3

    The fact that Both didn't know its was not dambi for them. But the big Q is are they allowed to Stay married only someone who have more knowledge can give answe to it subhanallah walhi its sad what happend to them may Allah make it easy and a way out. Insha Allah my brothr one Day you find happeniss again naftada kheer u sheek

  • @hudoali
    @hudoali ปีที่แล้ว

    walahi waa xanuun aadna ilaabi Karin
    waxan urajaynayaa wiilkas in uu illahay qalbiga u dajiyo

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 ปีที่แล้ว +1

    Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi

  • @khadramohamed1238
    @khadramohamed1238 ปีที่แล้ว +1

    Mesha khlad badan baakujira haduuna wiilku ogayn o habahii sihosay uguursaday gabdha sow gabadhu iyadu mayn aqoon o dayga qabiilkiisa jifadiisa ileen wa khasab inaytaqano 2badayda caruuurta ah qabiilkoda jifaday kasii yahiin abtirkoda ilaa odayga sadaxaad wiilka ay caruurta u dhashay qarabadiisa adeeradiii walaladiii say wax u jiraan ha u shegaan wiilka iyo gabdhu

  • @زهراعبدالله-ض8ظ
    @زهراعبدالله-ض8ظ ปีที่แล้ว

    SUBXAAN ALLAAH WAA ARIN AAD UXANUUN BADAN BALSE CULUMADA AYAA WAR LAGA SUGAYAA QABITAAN MABA JIREE ILMAHA WIXII LAGA ORAN LAHAA CULUMADU HAYNOO SHEEGAAN

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 ปีที่แล้ว

    Subxaanallah yaa Rabi sorry brother adkayso insha Allah khar 😍😍😍😍😍😍🔥

  • @peacenharmony2034
    @peacenharmony2034 ปีที่แล้ว +2

    SubxanAllah gabadhu sidee bay ku ogaan wayday inu wiil iyo aabihiis yihiin. Armay waxaan kas ugu sameysay.

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 ปีที่แล้ว

    Subxaan Allah ma geyo waayo waa hooyodii mur murxina way u tahay marka meher uma qabanaayo

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 ปีที่แล้ว

    صبحان الله!
    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @Fathhxan_ck
    @Fathhxan_ck ปีที่แล้ว +1

    #somalilander_model #ck_caanka #somalilander_queens #hargeisa_queens #match_model 0:08

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว

    Wa Layaab aduun

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    waba Hoyadiis u kale

  • @shukriabdirahmaan6066
    @shukriabdirahmaan6066 ปีที่แล้ว

    Wllo gabadhu waa hooyadii oo kale illhy baa dhahay ha guursanina dumarka aabayaashiin guursadeen
    Iyaguna maadaama aysan is ogayn wax dambiya Kuma lahan lkin waa inay halkaa ku Kala tagaan ilmahana illhy baa ku arsaaqay gogol xalaala ayay ku dhaleen ee ha korsadaan isaguna ha biilo hooyadana ilmeheeda ha haysato
    Qalbiyadoodana illhy ha uqaboojiyo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 ปีที่แล้ว

    Waa dhibka ay leedahay guurka laga qariyo ehelkaada...
    Oo gabadha aad guursato waa inaa bartaa waalidkaada, Caruurtaada, iyo walaalahaa...

  • @bilaawofficial9045
    @bilaawofficial9045 ปีที่แล้ว

    Waxas dhan waxa u sababa ah abaha wayo markii hore u aroosi wayeye abaha dhaga mid kale see abatigey I maharinaa ma waxa la waye xataa wiil adeer dhalya hadye dhamadeen cajiip kolye wa qadar rabi waxa kasto alx alx ha dhoh mid kale shiiqayada ha u ban dhigo mid kale dadka marka lala shegesna wa la warestaa abah cidiis hodaa cidee meeqo walalal ah kul dhashey abaha ma reer badna ayuu leyaha hala dhoh markii la shekesnaa yaan wa ku jeclhay aniga ka darn lesku madadalina asigane wa qadar allha ku qory in malin kugu dhici doonto alx alx dhe inshlha allha qalibiga ha qaboojiyo😢😢😢😢😢😢

  • @shahad2629
    @shahad2629 ปีที่แล้ว

    Subxaanalaah subxaanalaah khalbigiisana Alaha udajiyo waxa uun badan tahay hada marki hore wax kama ogeen bal culumada aansugno

  • @ikramfarah2118
    @ikramfarah2118 ปีที่แล้ว

    Subhanallah😱