MUSALSAL BADBAADO PART 26 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 489

  • @asmiitaabdik9869
    @asmiitaabdik9869 7 ปีที่แล้ว +18

    lascanood gobolkaygii ❤❤❤❤❤ hani uk habo ilaahy haku sharfo marna reer abtigaa ma ilawdid

    • @Legendnos
      @Legendnos 7 ปีที่แล้ว

      Asmiita Abdik
      adeeradeedna waayo

    • @nasirmo1169
      @nasirmo1169 7 ปีที่แล้ว

      Asmiita Abdik .oo hani UK jaamac siyaad maaha miyaa?

    • @asmiitaabdik9869
      @asmiitaabdik9869 7 ปีที่แล้ว

      nasir mo maya wllo waa ladhay lkn yadu dhulbahante maaha

    • @nasirmo1169
      @nasirmo1169 7 ปีที่แล้ว

      Asmiita Abdik .wallahay waligay dhulbahante baan u haystay. mahadsanid walaal

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 7 ปีที่แล้ว +11

    Alahyoow ani iyo intii like I GU deeqdo laylatul qadriga na waafaji iyo dhamaan musliminta aamin

  • @Danishboy--77
    @Danishboy--77 7 ปีที่แล้ว +549

    first view ahay tlhi
    ilahow qofkii like ii saara iyo aniga sonkeena iyo saladeena naga aqbal aamiin

  • @quencadey27
    @quencadey27 7 ปีที่แล้ว +24

    ar igu wala cawaaa kher alaha na wada siye😍😍

  • @Gaastourism
    @Gaastourism 7 ปีที่แล้ว +1

    barigii hore ee ladaawan jiray ruwayadah waa lafalaaeqn jiray hadan like mooyane wx kale lagama hadlayo alloow sahal

  • @Islaash21
    @Islaash21 7 ปีที่แล้ว +20

    Cawa aniga ugu horeeyo liketa ilahay haku barakeye

  • @saidoilyas5891
    @saidoilyas5891 7 ปีที่แล้ว +63

    habeen walba like iisaar waa la isku nacaa ee caawa aan arko garashadiina

  • @abdirahmanmohamed9217
    @abdirahmanmohamed9217 7 ปีที่แล้ว

    faynuus sheekh daahir ilaahay haka raali ahaado... fanaanadani waa legend. i love majaajiladeeda, ilaa riwaayadii hablayahow hadmaan guursan doontaan... alla cimrigeeda ha dhereyo

  • @deeqamohamudsuleymanhassen4972
    @deeqamohamudsuleymanhassen4972 7 ปีที่แล้ว +18

    Lascanood ❤️

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +207

    Salaan Sharaf Asxaabteyda Waxaan Salaan idinkaga Sidaa Dhamaan Fanaaniinta Filinka Badbaado Soo Mataleen Ka Gudooma ... Tan Labaad Ha iloowina SUBSCRIBE Thanks All Waxaan u Taagan Nahay Qancintiina Asxaabeey Noolaada

    • @CAAMIROfficial
      @CAAMIROfficial 7 ปีที่แล้ว +1

      Abukar Mahdi okay wan ka qaadnay thanks sxp 🙋

    • @jamilajama4672
      @jamilajama4672 7 ปีที่แล้ว

      abukar ruwayada malasii wadayaa mise waxan ku eegtahay rabadanka walaal

    • @feynuusqoraxeey4360
      @feynuusqoraxeey4360 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi waan slaanay fananiinteena we love group Abukar Mahdi fiska si qaas ah sln gobeed boqorada fanka

    • @canshuurcabdule4063
      @canshuurcabdule4063 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi

    • @mustafcadaawe9018
      @mustafcadaawe9018 7 ปีที่แล้ว

      Abukar Mahdi waan kagudoonay

  • @fahadpastore7321
    @fahadpastore7321 7 ปีที่แล้ว +5

    Woow hani UK inta tageersan liketa love y haniita uk

  • @mohamedibrahimhassan9882
    @mohamedibrahimhassan9882 7 ปีที่แล้ว +41

    Bishaan Ramadan dartiiisa like igu saraaa wan dhaley haben walba sida an uu oranayey like ii saraaa#like ii saraa# one love somali maxamed

  • @cajaeydontcayuumonaas8354
    @cajaeydontcayuumonaas8354 7 ปีที่แล้ว +5

    kub kub caawa qofan caadi aheen aa soo gashay hani uk 💋💋💋

  • @amiinaadaanmaclin6447
    @amiinaadaanmaclin6447 7 ปีที่แล้ว +1

    mash allh sorada quranka cadi ma ahan shiiqan wan jiclahy inan dhagesto qurankiisa

  • @abdigatahtyga9054
    @abdigatahtyga9054 7 ปีที่แล้ว +11

    rubayadan madawada like basaan mesha u imaday cawa marka igu cawiya

  • @alimilano9166
    @alimilano9166 7 ปีที่แล้ว +5

    ar cawa ana ugu hore ramadanka dartis plz like isara hayla dhafin wall adon sarin💆

  • @hoostakaawashelikeisaar670
    @hoostakaawashelikeisaar670 7 ปีที่แล้ว +26

    cawa first baan noqdeey like ikuu cawiya intaa ikaa dambeysa allaha idin wanajiye waa bil ramadan like sadaqaysta asxabta

  • @souleimanidrissaouled8152
    @souleimanidrissaouled8152 7 ปีที่แล้ว +29

    cawa Waa Laylatul khader ducada badiya umada islaamka meelkaasto jogtaan

  • @hannalovely4176
    @hannalovely4176 7 ปีที่แล้ว +8

    Hanni UK has beautiful waqooyi accent 😍😍😍 pluz look the finger and body expresions kkkkkkk

  • @asuumeo6446
    @asuumeo6446 7 ปีที่แล้ว +12

    caawa first aan ahay 😍😍😍

  • @ibraahimshakulyare3018
    @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +34

    frst vs commt💝
    waa ii dheeli karta kulaha😃
    xayiis xee ka wada ani iga dagiine🤗

    • @CAAMIROfficial
      @CAAMIROfficial 7 ปีที่แล้ว +5

      Ibraahim Shakul Yare kugu sharfey brother

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 7 ปีที่แล้ว +3

      Ibraahim Shakul Yare 😂😂✔️✔️✔️✔️

    • @christmaschristmas3096
      @christmaschristmas3096 7 ปีที่แล้ว +3

      Ibraahim Shakul Yare jnnhgcvbkk

    • @mariamarts9897
      @mariamarts9897 7 ปีที่แล้ว +5

      Ibraahim Shakul Yare anba kaala so daahe wnku saaray king

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +6

      Maryan Arts
      mc wlzhey rumad dar ilahay love kugu ahayy:)

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 7 ปีที่แล้ว

    asc dhamaan umada somaliyeed sharafta badan ramadan mubark meel walbood shanta qaarad aduunka ka joogtaan ilaaah ramadankii waa dhamaaday kan kiisa kale hanagu gaarsiiyo nabad caafimaad cibaado suuban iyo cimri dheer iyo somali oo israacda allahuma ameen

  • @loriinabby3781
    @loriinabby3781 7 ปีที่แล้ว +72

    aniga cawa igu so horeyo plz and plz Isar hagrashada daya ilma Hooyo yaal

  • @abdiazizabdi2827
    @abdiazizabdi2827 7 ปีที่แล้ว +6

    Hani UK get me weak wallahi "kamaladiin muu qabaa kulahaa" big love to Hani UK

  • @leemk5452
    @leemk5452 7 ปีที่แล้ว +120

    caawa 27 in ilahay leylatul qadarka idin waafajiyo insha alah like ii saar asxaab qaali ah

  • @sandramohammadahmedsandram1686
    @sandramohammadahmedsandram1686 4 ปีที่แล้ว +1

    Du är bra
    Du är fin
    Du är söt 💕😘💝💞💗❤🥰😍🏴󠁧󠁢󠁥󠁮󠁧󠁿

  • @deeqacaliibraahim836
    @deeqacaliibraahim836 7 ปีที่แล้ว +1

    ayuuuu ani halahaan miiga soo horeyen mansha alah aniga like ha liigu sidiqeesto hee cawa

  • @nagaaxmmq
    @nagaaxmmq 7 ปีที่แล้ว +1

    first Ayaan ahay maanta liketu sow diyaarmaha

  • @mohamedomar873
    @mohamedomar873 7 ปีที่แล้ว +8

    Hani UK way abtirsatay nasab xalaal ah inta Hani UK Taageerto like ta igu qabta plz

  • @zainazaina2511
    @zainazaina2511 7 ปีที่แล้ว +6

    illahay hana waafajiyo laylatul qadarka ee Like igu qabta

  • @CAAMIROfficial
    @CAAMIROfficial 7 ปีที่แล้ว +89

    #waan xasuusan doonaa #Ramadaantan
    #intii ka faaidaysatey ay #hal maalin ay dhaafin ama ay ka tagin #Like iisaar isku mid aan nahay markaa waa tuma tolow🤔🤔😉

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +3

      Camaar yare
      2 cisho baas le ka somay😃😂
      wali maa qangadhiin😂istuqfurlaah😂ani maa qorin😀

    • @zultanzomali910
      @zultanzomali910 7 ปีที่แล้ว +2

      Camaar yare
      Like And Coment
      Subscribe igu sharaf pro😍

    • @CAAMIROfficial
      @CAAMIROfficial 7 ปีที่แล้ว +2

      Ibraahim Shakul Yare astaqfirullah dadkoo dhan ma qaangaadhin hadana way soomaan😄😀😂😂😂😂

    • @CAAMIROfficial
      @CAAMIROfficial 7 ปีที่แล้ว +4

      zultan Zomali taa maa wax weyna brother igu hallee

    • @qurayshtasomaliland9687
      @qurayshtasomaliland9687 7 ปีที่แล้ว +3

      Camaar yare

  • @fathielmi4776
    @fathielmi4776 7 ปีที่แล้ว

    Faynuus sh daahir,waa raaliyo wixii raaliyo ah ee fiirsaday,like saara

  • @cabdirahmansalebanwayrax7264
    @cabdirahmansalebanwayrax7264 7 ปีที่แล้ว +2

    qofkii udanbeeyay aan ahay salaatu laylkaan xalay masaajidka usii fadhiyay sida uu igu dhaafay like igu qabo

  • @loriinabby3781
    @loriinabby3781 7 ปีที่แล้ว +242

    asc cawo nazib ayaaba igu dhamaday waba Haben kii layku khadarka plz alle dartisa like isiya

  • @samiiranoor3991
    @samiiranoor3991 7 ปีที่แล้ว

    Waaw cawa ana like ii saara waa markaygii igu horaysay ee cosmment bixiyo

  • @nimcoahmed6152
    @nimcoahmed6152 7 ปีที่แล้ว

    Wan kaa guudonay salanta fananinta adiagna wan Ku salamaya mashaallah igu salan fadumina shiq hilowle iyo fananinta noogu salan

  • @kalidjamal12
    @kalidjamal12 7 ปีที่แล้ว +21

    205 gabdhood aan like u saaray caawo xaliimoyinka wx iso karta dee

  • @fadumiinaninkagaadgaado2121
    @fadumiinaninkagaadgaado2121 7 ปีที่แล้ว +12

    ilahaw gabar bikro ii sahal ameen kkk

  • @nimaali974
    @nimaali974 7 ปีที่แล้ว

    cawa anigaa aha qofkii ugu horeyayya😁😁😁😁

  • @kawsarfarah5547
    @kawsarfarah5547 7 ปีที่แล้ว +2

    Ilahay hayna cafiyo cibaadada iyocafimaadkana allaha ino siyaadiyo

  • @sooyaalkm805
    @sooyaalkm805 7 ปีที่แล้ว +11

    cid Mubarak Somali weyen like taa Sara intaaa samaha jacel

  • @bintusahra8463
    @bintusahra8463 7 ปีที่แล้ว +5

    runtii iney cid iga horenin caawa aniga u sareya meshaan wax badan waa iga sohor martene caawa like muxuu Taro bal aa inila arke intii igu xigto igu talaala bal🤗😉

  • @AmalAmal-sp6lm
    @AmalAmal-sp6lm 7 ปีที่แล้ว +2

    Azxpy caawa waa hbnkii wlshy aay dhalaty riwaayadana aad ayeey u jeceshahay mrkaana plss ilaahay dartii like hayla dhaafina

  • @fatumasqueendom4867
    @fatumasqueendom4867 7 ปีที่แล้ว +3

    war ilaahay mataqaaniin miyaa habyn walba like maan idinka baryaa war waligiinna hana siinina heesta like tiina uff

  • @deeqodaahir4366
    @deeqodaahir4366 7 ปีที่แล้ว

    waan ka xumahey waa uu dhamaadey ramadaan munye

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 7 ปีที่แล้ว +3

    Halla Halla Hani Uk Boqoradaydiii Sooo BiirtaY💘💘💘💘☝👆 Reeer LaazcaanoooD Inay Mar Hore Noogu Sooo Daraaan Ahayd 😍😍😍😍

  • @ceebla2687
    @ceebla2687 7 ปีที่แล้ว +4

    hani uk eedady dhashayeey illahy haku sharfo mcnto

  • @filsanbby6431
    @filsanbby6431 7 ปีที่แล้ว +1

    ruwayado daan dib aya loo ega Dadka ugu like taa badan ayu abukar Mahdi awall mariin yuu ine sinaa 😀😀😂

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 ปีที่แล้ว +5

    quub iyo qaac nolow l like👍👍👍👍

  • @aishaomar9047
    @aishaomar9047 6 ปีที่แล้ว

    Walaal sheikh kha quraanka aqrinaayo magaciis qofka yaqaano ha igu caawiyo adinka oo raali ah

  • @patrizamako3341
    @patrizamako3341 7 ปีที่แล้ว +6

    dharka ciida hddi la igadeyn like ta

  • @hassanbootaale966
    @hassanbootaale966 7 ปีที่แล้ว +12

    hhhhhh Allah amarkiis cawa 27 waye ee ii saara liketa leylatul khadriga idiinku duceyna 😂😂

  • @gobaadgeesigabadhiis294
    @gobaadgeesigabadhiis294 7 ปีที่แล้ว +78

    illhay dartiis cawa Like igu saara habeenadan wn xanuusnaaye pls like cwa isaara

  • @sowdoibrahnamin7663
    @sowdoibrahnamin7663 7 ปีที่แล้ว +37

    horta aaway abuukar mahdi abaal marintii uu hada ka hor iga balan qaaday 🤣😂😂😂 deeda kale hadii tol iyo qaraabo layahay jikada mooshin halaga keeeno.....aniga ayaan taan waxa laii waayay jikadii ayaa dhulka ila gashay xitaa bidaaar dheeeeer bey iga soo saartay ihiii ihiiii🤣🤣🤣

    • @qurayshtasomaliland9687
      @qurayshtasomaliland9687 7 ปีที่แล้ว

      sowdo ibrahn amin kkkkkkkkkk. qosol.igu ma hadhin

    • @sowdoibrahnamin7663
      @sowdoibrahnamin7663 7 ปีที่แล้ว +2

      Qurayshta Hablaha kkkkkkkk cadey sethy wayadan laisma arag

    • @hannalovely4176
      @hannalovely4176 7 ปีที่แล้ว +7

      sowdo ibrahn amin lol waad iga qoslisaa markastoon akhriyo kkkkkkk

    • @sowdoibrahnamin7663
      @sowdoibrahnamin7663 7 ปีที่แล้ว +5

      Hanna lovely kkkkkk 😍😍😗😗

    • @mariajama6146
      @mariajama6146 7 ปีที่แล้ว

      sowdo ibrahn amin 🤣😂😂😂🤣bal iwaran xagay ka gashay gacmahaa

  • @hoodohassan8601
    @hoodohassan8601 7 ปีที่แล้ว +22

    war bal cawa like igu cawiya dar ilhy waliba cawa 27 ramadane plzzzzz😢😢😢😢

  • @cajaeydontcayuumonaas8354
    @cajaeydontcayuumonaas8354 7 ปีที่แล้ว +6

    funny waye wlhi hani uk😂😂😂farax iyo fadumiina is fahan waaye lagu ogaayee hani aa ku darsanty

  • @najmamohamed7254
    @najmamohamed7254 7 ปีที่แล้ว +2

    hhhhhhhhhhhhhhhhhh caawa waaa soo daahay wixi iga dambeya like ii saara dambigina kan walidba allaah dhaafe

  • @jambread6713
    @jambread6713 7 ปีที่แล้ว +7

    Lascanod

  • @hanadyarehproductions8164
    @hanadyarehproductions8164 7 ปีที่แล้ว +6

    Waad salaamantihiin dhamaan azxaabta Hani UK baaa nagu soobiirtay abukar mahdi waad salaamantahay

  • @RiimaaRiimaa
    @RiimaaRiimaa 7 ปีที่แล้ว +29

    waaaw asxaabta cwda waaba sow dhaqsaday like ta iku caawiya yaaaqey

  • @hassanosmanmuhamed
    @hassanosmanmuhamed 7 ปีที่แล้ว +8

    kuwa ugu hore

  • @queenladan1609
    @queenladan1609 7 ปีที่แล้ว +244

    dadkaaan jeclaaaa like ta yaa liga geesmarin illaah kabaqa ♡♡♡ sidaa idin jeclahay like ta iku hargufa hhhhhhhhhhhhhhh cawa waa dhici rabay tlhi saa usoo ordayay

    • @djsentinas38
      @djsentinas38 7 ปีที่แล้ว +4

      Ladan Abdirahman my sister kugu shrfaY

    • @xabiibocabdulle4
      @xabiibocabdulle4 7 ปีที่แล้ว +4

      Ladan Abdirahman hhhhhhhhh

    • @xabiibocabdulle4
      @xabiibocabdulle4 7 ปีที่แล้ว +3

      Ladan Abdirahman habeen walbo like isii maaleedahay

    • @xabiibocabdulle4
      @xabiibocabdulle4 7 ปีที่แล้ว +4

      Ladan Abdirahman waa daalnay naga qaleey marka

    • @xabiibocabdulle4
      @xabiibocabdulle4 7 ปีที่แล้ว +5

      Ladan Abdirahman waa iska kaasiineena

  • @maryansheikh5059
    @maryansheikh5059 7 ปีที่แล้ว

    asc walalhayga somaliyeed wxn idinka codsanayaa inaad like iisaar taan caawo Ramadan ku 27 in alle idinsiiyo Laylatul qadriga waa markii iigu horaysay aan like codsado ee qoodhiin iyo xeradiin ii hagar baxa

  • @roodaabdikariim9437
    @roodaabdikariim9437 7 ปีที่แล้ว +6

    Wiilkan jeclaa ayaa iga dhintaye like iisaara walaalayal plz

  • @mhxmg3945
    @mhxmg3945 7 ปีที่แล้ว +2

    San mawaliba warba inta igadanyso isora like fadlan please

  • @anizaboojo1646
    @anizaboojo1646 7 ปีที่แล้ว +3

    quruxley hani UK😍

  • @heloliban910
    @heloliban910 7 ปีที่แล้ว

    subxaanka ee hadaleebo so galay musalsalke shime waxaan o commnti eh labixinayy
    meshiina ku salaman tihinee like ta haiga xasdinaa hadan soo dhuunte

  • @ubahosman8294
    @ubahosman8294 7 ปีที่แล้ว

    maalinkasto maiga soo horeeysiiin leeee adinka like ta lee igu wada qabta inta iga dambeysa

  • @fardosaahmed4487
    @fardosaahmed4487 7 ปีที่แล้ว +1

    Hani UK💘💘💗💘💗💘💗💘 I didn't know it was Hani UK.

  • @ismahaancadeyy4275
    @ismahaancadeyy4275 7 ปีที่แล้ว +8

    Qofki ugu horeeeye ar like halaygu soo yaaciyo

  • @ahmedfatouma8869
    @ahmedfatouma8869 7 ปีที่แล้ว +1

    First one cawa

  • @nimcosomaali7012
    @nimcosomaali7012 7 ปีที่แล้ว +5

    kkkkkk hani uk iyo fadimiina caadi maha laascanood ayaan ka imid ku lahaa

  • @kaafimohamed5336
    @kaafimohamed5336 7 ปีที่แล้ว

    caawada anaa u horee wax fiirsada like ha alaygu qabto azxapta ramdanka oo dhamanayo dartiii iyo intii sanbuus ku afurtay

  • @abdulwahabfarah2517
    @abdulwahabfarah2517 7 ปีที่แล้ว

    asxapta cawo ha ligu sharfo like wan u bahanahy saumka allah naga aqbalo wa iga codsi

  • @quencadey27
    @quencadey27 7 ปีที่แล้ว +10

    ar cawa saxr ii mashqulisay like iga naxsadaa an idin ducye yaqay😣😣😣

  • @hamzeabdellahi5603
    @hamzeabdellahi5603 7 ปีที่แล้ว

    ilahw intii like iisartaa pishaa barakaysan khrkeeda nasii Amiin pallan 😘😘❤💋

  • @zackabduqadir736
    @zackabduqadir736 7 ปีที่แล้ว +10

    dhamaaad cml

  • @hussein7504
    @hussein7504 7 ปีที่แล้ว

    caawa habeen ay ka xaraarad badantahay ima soo marin. mahadsanid

  • @ruunmoaw4267
    @ruunmoaw4267 7 ปีที่แล้ว +6

    Asc Abuukar Mahdi sxb dhafar baa nadilaye ruwadaya xili hore noogu soo tuue.sxb ciyaal school bn nahy . fadumiina sln sharafeyd iga gaarsiin Atariishada sanadka

  • @nimcaanabdi4643
    @nimcaanabdi4643 7 ปีที่แล้ว

    ramadan is end like igu macsalameyaaaaa

  • @nateexonateexo3097
    @nateexonateexo3097 7 ปีที่แล้ว

    Ana ugu horeeyo

  • @bintyuu2576
    @bintyuu2576 7 ปีที่แล้ว +12

    Yess first

  • @miskidowlad
    @miskidowlad 7 ปีที่แล้ว

    👊👊illahow gabar fadumina cmla isiii👌👈😂😂

  • @asmacuradacida2356
    @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +18

    Mahadsanid abuukar

    • @ibraahimshakulyare3018
      @ibraahimshakulyare3018 7 ปีที่แล้ว +2

      Asmo Curada cida
      😍🙋

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +3

      Ibraahim Shakul Yare 😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘💋💋💋💋💋💋👄👄👄🥀🥀🥀🥀🥀🥀🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹💐💐💐💐💐💝💝💝💝💞💞
      I'm sending you my love ❤️ wallkey cade .ciid wanaagsn yaaqey dharkeyga postada Minnesota iigu soo dir 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

    • @qurayshtasomaliland9687
      @qurayshtasomaliland9687 7 ปีที่แล้ว +7

      Asmo Curada cida l

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว +1

      Qurayshta Hablaha 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘😘😘😘😘💞💞💞🙏

  • @mumtasfuad465
    @mumtasfuad465 7 ปีที่แล้ว +1

    musalsalkani yaanu idin jeedin cibaadada ilaahay😊

  • @ifraahosman7623
    @ifraahosman7623 7 ปีที่แล้ว +3

    waaw.no1 Abukar mahdi ciideyda iska so diyari 👌👌👌👌👍👍👍

  • @Shaafie
    @Shaafie 7 ปีที่แล้ว +2

    Wooow caaawa Aktarada Quruxda Hani Uk baa ku soo biirtay.

  • @mahammedabdugadernoor1162
    @mahammedabdugadernoor1162 7 ปีที่แล้ว +10

    ina adeero ina adeere ina abtiyoo ina abtiye saxibo saxibee like ii saar cawa

  • @maxamedshaakir6443
    @maxamedshaakir6443 7 ปีที่แล้ว

    👍👍👍👍👍 abukar mahdi

  • @fahiimowaqooyi4894
    @fahiimowaqooyi4894 7 ปีที่แล้ว

    26 habeenbaan daawanayey musasalkan welina man dalban like. Plz caawa nin tol waaya tabandho u talaye hayla dhaafin

  • @khadiijahannah689
    @khadiijahannah689 7 ปีที่แล้ว

    asc asxaabta caawa waa 27 bisha ramdaan waxaan illah ka baryayaa inuu illaah na waafajiyo leyatulqadarka salaada iyo ducada hala badsho asxaabta insha allah waan qeyreynaa

  • @mohamedabdiabdullahi3090
    @mohamedabdiabdullahi3090 7 ปีที่แล้ว +10

    Reer like cwda mahurdayan waaba 11:36

  • @xabibaabukar1604
    @xabibaabukar1604 7 ปีที่แล้ว

    Thanks abukar mahdi

  • @shammibarre8274
    @shammibarre8274 7 ปีที่แล้ว +8

    hhhh dadka aya goon daawaneey comment hore dhiibtaan kuwa qaar😁😂😀

  • @Galcad
    @Galcad 7 ปีที่แล้ว

    Ramadan markaya dhamato insha Allha like I saar ha LA joojiyo waa ogaan nin weyn ka soo baxay.

  • @hasaaweyare6427
    @hasaaweyare6427 7 ปีที่แล้ว

    hani qof aan jeclahay rabi haku daayo

  • @nurtoabukar4073
    @nurtoabukar4073 7 ปีที่แล้ว +3

    ar isuga xey uso hormaran beri an like ugu horeyo ku helno malahan like plz and PLZ👍👍👍👍👍👍💞💞💞💗💗💗

  • @shaxariyadaxafada9752
    @shaxariyadaxafada9752 7 ปีที่แล้ว +31

    hooyo wxe I tiri hati #like hata hali weyso #dhaar #ciid lakuma gadayo plz #like I Sara wan idin tugaya😉😉😉😉😉😉

  • @siidcalimuqtaar9128
    @siidcalimuqtaar9128 7 ปีที่แล้ว +11

    wwww cawada ruwaayadu wey shidan thy liketa isaara azxaaapta waa faraxsanahay caawa maxaa yeelay dhar ciid aa lee soo gaday #like

  • @sahalmedia2126
    @sahalmedia2126 7 ปีที่แล้ว +3

    dadkii like ayay uwashteen
    caafimad majiraa