MUSALSAL BADBAADO PART 27 HD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 474

  • @mohamedibrahimhassan9882
    @mohamedibrahimhassan9882 7 ปีที่แล้ว +339

    Cawa wa haben jimco ah oo Ramadanka jimcaha ugu dhanbeyo ah waxan ka codsanaya inta muslim ah aqrisata qoralkan ine #like ee saraan#

    • @wali4799
      @wali4799 7 ปีที่แล้ว +18

      calooshaba naga hurisaysay, aadba tuugmada ugu fiican tahay. kaftan sxb hh

    • @ubaxabdulkadir5447
      @ubaxabdulkadir5447 7 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Ibrahim Hassan kkkk

    • @simansomali4567
      @simansomali4567 7 ปีที่แล้ว +3

      wax fcn inu so wada mody asuu yiri like yaab

    • @amiinaadaanmaclin6447
      @amiinaadaanmaclin6447 7 ปีที่แล้ว +1

      siman somali kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk wlhi wan qoslay

    • @simansomali4567
      @simansomali4567 7 ปีที่แล้ว +1

      +amiina adaan maclin hhhhh aaamiiina mala yaaabty hhhhh

  • @AbukarMahdi
    @AbukarMahdi  7 ปีที่แล้ว +278

    SALAAN SHARAF ASXAABEEY CAAWA WAA QOSOLKA ADUUNKA .

    • @Danishboy--77
      @Danishboy--77 7 ปีที่แล้ว +9

      Abukar Mahdi
      libaax ruwayada igu dar #Sweden jogaa blhi wn kuso baxayaa aktarnimo

    • @hananashrapi8834
      @hananashrapi8834 7 ปีที่แล้ว +1

      Abukar Mahdi wcs wall👍🙏

    • @sabaaxibraahim3973
      @sabaaxibraahim3973 7 ปีที่แล้ว +2

      Abukar Mahdi fadumini sln qliya iga gaarsiii ❤❤❤ qaraaxo qol iyo barso waye 😍😍😍😍😍

    • @asmacuradacida2356
      @asmacuradacida2356 7 ปีที่แล้ว

      Kkkkkk mahadsanid markaste wallkey cade
      Saan kuu qiimeeyo ilaah ayaa og mahadsanid yaaqey 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🥀🥀🥀🥀🥀🥀🥀

    • @aishamaxamud814
      @aishamaxamud814 7 ปีที่แล้ว +2

      Abukar Mahdi qoot qoot aan isku guursano

  • @shrtamng2294
    @shrtamng2294 7 ปีที่แล้ว +31

    ciiid wanaaksan somali maryooleey caawa anaa ugu horeeyo #likta dee

  • @loriinabby3781
    @loriinabby3781 7 ปีที่แล้ว +73

    asc Ciid wanagsan dadkii layga berow cawo farxada ihayso iyo sidan u dhola cadeynayo #like igu Sara alle dartisa mahad saniden waa qofkii igu so horeyay ayaa noqday ila garta

    • @shukrimohamud9381
      @shukrimohamud9381 7 ปีที่แล้ว +10

      Loriina Bby like wan ku saran ee igu nax

  • @Shaafie
    @Shaafie 7 ปีที่แล้ว +20

    Waxaan salaamay kaliya, inta musalsalkan toos ula socota bilaw ilaa hadda. ✋✋✋👍👍👍

  • @hamdihassan9644
    @hamdihassan9644 7 ปีที่แล้ว +12

    Firts like ii saar hee ramadanka inta u danbeys aa lugu jiraa 😊😊

  • @hassannor9547
    @hassannor9547 7 ปีที่แล้ว +12

    first view tlhi
    intaz an cipaado so wadnay ramadan wa dhamad
    ALLOW aniga iyo inti liketa igu cawizo
    naga aqpal cipadadi an kula nimid
    ALLAHUMA ameen

  • @ridwanmohamuddiriyeridwanm9257
    @ridwanmohamuddiriyeridwanm9257 7 ปีที่แล้ว +28

    iid Mubarak dhamanntin like igu cawiya wax like lagahelan tijabiniya Allah dardi ugu saara

    • @eliasa_harawe
      @eliasa_harawe 7 ปีที่แล้ว +7

      hhhh qof walba asaa ugu soo horeeyay wax kale

  • @abshiromahamed4565
    @abshiromahamed4565 7 ปีที่แล้ว +8

    Aniga aymahan like maley sarin, ee likta haley saro noh ;PP

  • @saidoilyas5891
    @saidoilyas5891 7 ปีที่แล้ว +27

    ramadaanka hadaa ka faaidaysatay like igu qabo

  • @amaallihaati7844
    @amaallihaati7844 7 ปีที่แล้ว +1

    San uso cararaye iyo halaha umad iga so horeyso macbudka ilahey ha idin xafido somali maxamed I respect all of you 💕🙏😘😍

  • @anshaansha2081
    @anshaansha2081 7 ปีที่แล้ว

    asx wllhyga soomaaliy wan idin salaamay saad u dhantihiin soomaali weyn meel kasta oo aad joogtiin salaan kal iyo laab ah iga gudooma✋✋✋✋✋✋✋

  • @kafiyachannel3402
    @kafiyachannel3402 7 ปีที่แล้ว +8

    WAA SOO DHAWAHAY QOFKII SHANAAD AYAN AHAY CAAWA HEE MAR DHOWNA HEE ISKA FAHAN HOOY ADIGA LIKE SAAR

  • @abdilaahiawil8202
    @abdilaahiawil8202 7 ปีที่แล้ว +25

    Caawa number 1 anaa ah like ta ii badiya

  • @Hon.mustafe
    @Hon.mustafe 7 ปีที่แล้ว

    odeyka carabka dheerka ah islamaha gacanta lagalayo meel oo kujiro madawanayo afkiisa iyo gacantiisa wey isla socdaan inta iku raacsan like kuqabta

  • @superlula2674
    @superlula2674 7 ปีที่แล้ว

    abukar mahdi thanks caadi mahan caawa faynuus oo la timid samirkii hooyo somaliyeed iyo faadumo miina iyo faarax murtiile oo mar walba an ku haysto shactiro lee

  • @najmahassan411
    @najmahassan411 7 ปีที่แล้ว +12

    caawa inaan so qoro qoraal marabin lkn waxaa igu kalifay asxabta halkaa isugu timid ee qalbiga wanagsan inta wanaga jecel like tu waa xagina 🤗

  • @keyfmacalin1537
    @keyfmacalin1537 7 ปีที่แล้ว +2

    Eid mubaarak asxaaabta qaaliga ah😍😍😍 waan idin jeclahay

  • @zahrayusuf4384
    @zahrayusuf4384 7 ปีที่แล้ว

    mash Allah dqdkeni sharaf aya freshen Cay iyo waxan lo jogin ey kumashuli jirene yamahan like le maqloya Kkkk

  • @canabetacadey702
    @canabetacadey702 7 ปีที่แล้ว +1

    yaaba iga fcn caawa. yeeeeees 😚😍🌷❤

  • @nololcusubanigaiyoadiga4436
    @nololcusubanigaiyoadiga4436 7 ปีที่แล้ว +32

    Cawa like igu deeq Ale ha kuu bad baadsho naarta ha kaaa xureeyo Adukaan iyo aaqiro Ale ka kaaa raali noqdo aniga adiga dhamaaan Muslims say Ameen ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mustapheahmedhirad113
    @mustapheahmedhirad113 7 ปีที่แล้ว +3

    Halla Halla Hani Uk💘💝💔💕

  • @rashkahussein440
    @rashkahussein440 7 ปีที่แล้ว

    abukar mahdi märka hore salaan sare märka labad mesha wada musalsalka ciida kabacdi insha alah💘💘💘💔💙💖👍

  • @zakihusein5007
    @zakihusein5007 7 ปีที่แล้ว +1

    qosol ii dambeyo fadumiina iyo murtiile waan ka yaabay wlhi

  • @ayaannuur9609
    @ayaannuur9609 7 ปีที่แล้ว

    cawa sixun ayan uqosley wlhi abuukar mahadi thnks yaaqey

  • @fadumiinaninkagaadgaado2121
    @fadumiinaninkagaadgaado2121 7 ปีที่แล้ว +57

    naagaha like wa lasiya anaga maxa noku dideen yac cuqdad aa nagu disheen

  • @muxsinkhalif2452
    @muxsinkhalif2452 7 ปีที่แล้ว +1

    somaliyeey cod aqlabiyad aha iigu sharraxa faaidada kujirta like ta la baryayo Anu lacag baan ogolahayoo waan iibsane

  • @diamondgirl5999
    @diamondgirl5999 7 ปีที่แล้ว +497

    Cwa yaa iga horeeyo faraxadeyda like waaye wlh dar alle aa like iskaaga jeclahay ha ila dhafin like ilaah ka baqa waa laylatul qadar 🤣💕💕

    • @shrtamng2294
      @shrtamng2294 7 ปีที่แล้ว +3

      Diamond Girl hh anaa kaa horeeyay

    • @aishamaxamud814
      @aishamaxamud814 7 ปีที่แล้ว +1

      Diamond Girl ma dhax seexateen meesha yaab

    • @deqaali8927
      @deqaali8927 7 ปีที่แล้ว +6

      dawarsiga likeda ka dhaaf

    • @fadumiinaninkagaadgaado2121
      @fadumiinaninkagaadgaado2121 7 ปีที่แล้ว +9

      Diamond Girl
      mesha malaguku qawa

    • @zuzuahmed3703
      @zuzuahmed3703 7 ปีที่แล้ว +7

      Diamond Girl adiga ana kaa horeye 😂😂😂😂😂😂

  • @qadraqaali8131
    @qadraqaali8131 7 ปีที่แล้ว +5

    yaab!!!!! hal qof oi liketa macnaheda og majirto hdana waa lagu washay inaa like ni baro maheyn ka barto ka badshay aan maqli jiray

  • @fatmahassan4641
    @fatmahassan4641 7 ปีที่แล้ว +22

    Ar cawa ana ugu soo horeyo shalemada 😜😜😜😜😜😜

  • @faysalmohamed9256
    @faysalmohamed9256 7 ปีที่แล้ว +1

    Ciid Mubarak alla muslimiin mel
    wlp joGtan #like_turtaaaaa

  • @deeqoowdalnuurshe843
    @deeqoowdalnuurshe843 7 ปีที่แล้ว +5

    cawa sxbtay aaa igu kacsan inaa hishiiino like igu da daaaala wllo

  • @feisalabdi694
    @feisalabdi694 7 ปีที่แล้ว +1

    xidigaas cusub ee kamaaluu diin dhalay ee burco ka yimid ha lagu soo daro musal salada mustaqbalka waa jilaa dhaba ee la soco abuukar mahdiyoow

  • @miskidowlad
    @miskidowlad 7 ปีที่แล้ว +5

    eid mubarak❤ somali maxamed👏👏👏

  • @baashitv4455
    @baashitv4455 7 ปีที่แล้ว +6

    war dadkaan dhahaya ilahey dartiis like ii siiya xagee like ta laga siiya aan siine wllayow ii sheega bal

  • @ayuushchannel3585
    @ayuushchannel3585 7 ปีที่แล้ว +3

    first view yesss

  • @nimcorashid489
    @nimcorashid489 7 ปีที่แล้ว +5

    Yaan like u saara

  • @fatimaquen2142
    @fatimaquen2142 7 ปีที่แล้ว

    uz ani waa yabee like qof miii agah 😎😎😎

  • @cjabdiwahabjamaabdi589
    @cjabdiwahabjamaabdi589 7 ปีที่แล้ว +5

    masha allah caawa faadumiina yaaba kawanaagsan waxay qiraty inay DDSI ay aad ujeceshshay masha allah anagana waan ididn jecelehy wall. Any who supports SRS ( SOMALI REGNAL STATE ) then please hit it where you know.

  • @faizamohamed8175
    @faizamohamed8175 7 ปีที่แล้ว +144

    war liketa Lee illahay dartis igu kalmeyaa eid Mubarak dhamantina illahay haidin xifdiye

  • @hoostakaawashelikeisaar670
    @hoostakaawashelikeisaar670 7 ปีที่แล้ว +67

    illahey bisha ramadan haa idinka aqbale like ikuu cawiyaa plz Allaha idiin sharfee

  • @sumayoqurux7976
    @sumayoqurux7976 7 ปีที่แล้ว +13

    asxaabta allahaa idinku dharshee like isiiya

  • @heblayodacar3596
    @heblayodacar3596 7 ปีที่แล้ว +67

    Cawa wn xanunzanaya iso duceeya like tana hayga ilawina plz Somali mxamadey 😭

  • @khadraelmi1386
    @khadraelmi1386 7 ปีที่แล้ว

    waaaaw ruwaayadu inaba cadi maaha maansha Allah faadumiina iyo faaraxbay ka shidantahay

  • @miskilove6618
    @miskilove6618 7 ปีที่แล้ว +1

    qosolka aduunka war waa nii tuuugaayee like ta igu soo hargufa

  • @shammibarre8274
    @shammibarre8274 7 ปีที่แล้ว +12

    hey daawasho wcn tolka
    ani kamaal iyo caruurtiisaan kawardoonaayaaye

  • @nimcoxirsi9420
    @nimcoxirsi9420 7 ปีที่แล้ว +5

    Yaa igasoo horeyey 😎

  • @fure9777
    @fure9777 7 ปีที่แล้ว +8

    Balwakaase caws hala igahoreeeyaba weeeeeeeee 😂😂
    Cawa like👍 waaa halkaygee soo daaaya inta samaha jeceleeey

  • @maryanswety9637
    @maryanswety9637 7 ปีที่แล้ว +37

    lanbaark kow cawa score aan jabiyay like i sara plzz...

  • @faizaahmed9381
    @faizaahmed9381 7 ปีที่แล้ว

    Bisinkah ani ii fadumiin Isku koox nhy cml One love Arsenal❤❤❤

  • @fufuxubifufuxubi9262
    @fufuxubifufuxubi9262 7 ปีที่แล้ว

    cawa waan fuuray dadka Anaa udam beeyo sonka dartiis like igu saraa noh

  • @libaanhasan7374
    @libaanhasan7374 7 ปีที่แล้ว +12

    asxbaabta liketa ii sara in uu ilaahay danbigiin dhaafo
    eid muparak

  • @fartouneduran7257
    @fartouneduran7257 7 ปีที่แล้ว +1

    Mugoo Dad Like u ooman
    Ma afurkii Buu nqoda
    Liketu

  • @anisaahmedajaaaahmed7215
    @anisaahmedajaaaahmed7215 7 ปีที่แล้ว

    kkk fiiiiif ane qaladaa leyga galy like isaaara

  • @asmaahmed4853
    @asmaahmed4853 7 ปีที่แล้ว

    welcome to djibouti fadumina faraaxmurtile tkh uuuuu

  • @liibaanxasan2809
    @liibaanxasan2809 7 ปีที่แล้ว +1

    first time aan comment qoro iigu hambalyeya hadan baadiyo ka imaadaye

  • @somaliaafrica7709
    @somaliaafrica7709 7 ปีที่แล้ว +1

    ar asxaabay intii like i sii ilahay waxan uga baryaya wax khayr qaba inuu siiyo aamin

  • @canabetacadey702
    @canabetacadey702 7 ปีที่แล้ว +1

    caawa frist kommentar aniga waaye

  • @queenmina8593
    @queenmina8593 7 ปีที่แล้ว

    caawa like aaan ciid Mubarak udhiiboya saf Hala so galo

  • @bintusahra8463
    @bintusahra8463 7 ปีที่แล้ว

    ciid mubarak 👖👕👔🕶👞👠👜🛍👗🤗

  • @neyrusindho807
    @neyrusindho807 7 ปีที่แล้ว

    cida so dhaw darteed like igu dhirbax hada tol nahay

  • @bakarahmed411
    @bakarahmed411 7 ปีที่แล้ว

    walaahi somaliyey dad xun ayaa tihiin adinka bis aa like isku saaraayo aniga walaahi cuqdad i galiseen habeen walbo waa taaganahy hada neh like ma helo😦

  • @drsfowzia6950
    @drsfowzia6950 7 ปีที่แล้ว

    woow masha allah faadumiina inaba caadi matihid salaan boqortooyo

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 7 ปีที่แล้ว

    musalsal may ka dayaan siyaada iyo somali ka le qaybint. Somali waa hal wadan hal luqad. somali ha noolato.

  • @taraapea4557
    @taraapea4557 7 ปีที่แล้ว +139

    like igu gabta hee 😍😍😍 eid muprak kadhigan lahaaa

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 7 ปีที่แล้ว

    saas waaye👍👍👍

  • @hamzehugur5830
    @hamzehugur5830 7 ปีที่แล้ว +4

    Cawa account kan i furnayn inta laygaga oo horeyay like na uma baahni waxay taraya yar hhh

  • @sooyaalkm805
    @sooyaalkm805 7 ปีที่แล้ว +6

    iid Mubarak Somali wayen like tita hadaal haa uu yelina cawa 😂😂😂😂

  • @canabetacadey702
    @canabetacadey702 7 ปีที่แล้ว +1

    iyo qofki 5aad ee like saara

  • @cabdimahamadalibuffaalo4082
    @cabdimahamadalibuffaalo4082 7 ปีที่แล้ว +13

    mannta yaa like iiga horeey inbadan ayaa la iga homaraye

  • @mahaabdo8409
    @mahaabdo8409 6 ปีที่แล้ว

    shukran abukar mahdi waxan ka codsanyaa filimo.baanadiri ah inad you tubeka so galiso

  • @mohaa10
    @mohaa10 7 ปีที่แล้ว +2

    wixii arsenal taagero llike saara sida faadumina cml

    • @filsanbby6431
      @filsanbby6431 7 ปีที่แล้ว

      somali movies Aniga aya kula Tagera reer arsenal like tey dha waheleysan

  • @hillowleofficial1549
    @hillowleofficial1549 7 ปีที่แล้ว +1

    ruwaayada hadey ku qan cisay like iisaar👈👍

  • @liibaancisman5982
    @liibaancisman5982 7 ปีที่แล้ว

    war soomalidan inkaarta likta ku dhacday mxa wye ku bashala ruwayada jawabna ka bixiya like ku dhadhamowden wah

  • @shankaroonshuuto4329
    @shankaroonshuuto4329 7 ปีที่แล้ว

    runtii waan fuureey axsan director caadi maaha

  • @fartunmohhamed7083
    @fartunmohhamed7083 7 ปีที่แล้ว

    somali like I sarta ma hada la bartay aniga wanba yabay

  • @shaxariyadaxafada9752
    @shaxariyadaxafada9752 7 ปีที่แล้ว +8

    Ar #eid tartisa like I Sara wan idin tugaya😉😉😉😂😉😉😉😉😉😉😉😉😉

  • @Farshaxanfilms
    @Farshaxanfilms 7 ปีที่แล้ว +5

    comments kii 10 aad aya ahay
    meeqa like ayu idinka mudanyahay ciyaal xamar

  • @filsankhan472
    @filsankhan472 7 ปีที่แล้ว

    Caawa waa 👌👌👌👌

  • @aliwaqoyimohamed1542
    @aliwaqoyimohamed1542 7 ปีที่แล้ว +1

    fadlan farax murtiile iyo faadimiina siiyasada ka daaya ruwaayada maxa keeney calamada adeer ruwaayad iyo siyaasad isma gasho plz halaga daayo asxbta yaa igu raacsan

  • @azhaarazhaar9610
    @azhaarazhaar9610 7 ปีที่แล้ว

    caawa Lee ma anaa usoo danbeeyay like tii ma idhaaftay hee😕😕😕😕😕

  • @axmedcabdi4837
    @axmedcabdi4837 7 ปีที่แล้ว +4

    yes caawa yaa iga soo horeeyay

  • @naimaabdi3459
    @naimaabdi3459 7 ปีที่แล้ว

    dadkii sariiruhu udhexyaaleen meeshow bal warama maxaa like iiwaran😀😀😀😀😀

  • @faduuslife6748
    @faduuslife6748 7 ปีที่แล้ว

    Caawo Wa farax sanahy sababto ah intixaanka ii dhamada dhaman waxa liga codsana ina ii so ducesan

  • @nimcosagal7990
    @nimcosagal7990 7 ปีที่แล้ว +2

    1 ahee like ta igu zoo shiida azhapey idin jecliya❤❤❤

  • @najmamohamed7254
    @najmamohamed7254 7 ปีที่แล้ว +3

    hmm.waa iga soo hormarteen plz like ii saara shiida ahay cilaan lacaga ku saarto maheesto ciida jiq ee igu tahay plz like ii saara wadan shisheeye jooga

  • @saabiryare6673
    @saabiryare6673 7 ปีที่แล้ว

    Togdheer iyo Banaadir ayn kala nahny. Eid Mubarak all. Like ta igu qabto. Asxaapey.

  • @ilyasyare3479
    @ilyasyare3479 7 ปีที่แล้ว +3

    Abuukar mahdi waa idinka raayay, comments ka meeshii uu feed back ka heli lahaa like ii saar aa ku dhameeseen.
    wuxuu idinkaga raayay asaa comment soo qoraayo reply aa feed back ku sii neesiin hhhhhhhhhhhhhhhhhhh well done abuukar mahdi.

  • @dr-sihaam1041
    @dr-sihaam1041 7 ปีที่แล้ว +2

    Ruwayadan Badbaado Caawa ayaa iguhoreyso waa ruwaayad wanaagsan lkn #Qooto_Qooto ayaa kamaceed😊

  • @anfaabdi5270
    @anfaabdi5270 7 ปีที่แล้ว +1

    kkk funny waaye farah murtile iyo fadumina

  • @adanwehliye708
    @adanwehliye708 7 ปีที่แล้ว

    waaLalo like ugu caawiya

  • @khairgaciye5447
    @khairgaciye5447 7 ปีที่แล้ว

    aniga igu horeeyay cawo

  • @niyadsaana8759
    @niyadsaana8759 7 ปีที่แล้ว +1

    like you faadumina

  • @hanadyarehproductions8164
    @hanadyarehproductions8164 7 ปีที่แล้ว

    Caawa ciid Mubaarik azxaabey please like ha idhaafin

  • @nimcaanabdi4643
    @nimcaanabdi4643 7 ปีที่แล้ว

    igu salamaa like nh

  • @nasiimali7828
    @nasiimali7828 7 ปีที่แล้ว

    faarax iyo fatmina sheekadiina siyaasasd waaye yaah ma joogtiinoo waay idiin roontahaye hadii kale hiii hiiii

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 7 ปีที่แล้ว

    iskukaral ayanahay buluu iyo wad hurigeyga dooqiysa waye fadimiyna 😍

  • @saidoilyas5891
    @saidoilyas5891 7 ปีที่แล้ว

    eid mubaar aan like ahayn asxabay ayaan rabaa

  • @nimcotaani9599
    @nimcotaani9599 7 ปีที่แล้ว +1

    Eid mubarik dhamaan😘😍😘😍

  • @ummy2088
    @ummy2088 7 ปีที่แล้ว +8

    asxpta ala dartiisa Like ii sara plzz inaderayaal