Taariikhda sirta ee Xassan Narsallah iyo xisbullah | 1960 - 2024

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024
  • kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 114

  • @ogaansho
    @ogaansho  5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +86

    Digniin : haddii aad aragto commenti ah (i am your sister from yemen ) ama carabi ahaan أنا أختكم من اليمن )waa fake waa tuugo dadka dhaco fadlan ha u jawaabina insha allah waan masaxaayaa markiiba .

    • @WiilkaHooyoSowdo
      @WiilkaHooyoSowdo 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +6

      Haye ustaad
      commentigaas marar badan aan rakay😅

    • @kimu24june
      @kimu24june 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Thanks weyba nawareeriyeen markasta waan arkaa commentigaas

    • @Munasar-17
      @Munasar-17 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Yaa kuu sheegay adi inay tuugo yihiin 🤔

    • @Abdisamadtomas
      @Abdisamadtomas 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Okey pro❤

    • @CabdimalikCumar-vu3rp
      @CabdimalikCumar-vu3rp 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Koley anaba shida mxey iga dhaceysa😂 sxb iska da

  • @Eng_mohamed452
    @Eng_mohamed452 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +20

    Somaaliyeey nabiga ku salliya ❤😢

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

  • @Raaginho
    @Raaginho 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Mowduuc aaa sugaaye 2malin😊❤
    Ugu dambeyn wa daawanaaya😊

    • @Khumayni-bl6gu
      @Khumayni-bl6gu 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Oo maxad ku fali zxp qofka shiiciga ah ani kaliya waxx ixnuujiyey guusha cadowga gumaystaha

    • @Raaginho
      @Raaginho 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@Khumayni-bl6gutagtada qof wax ka baran waayo taagan tana waxba kama fahmo sxb

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Mahadsanid legend ka aan wax badan ka faaiday muqaaladisa 👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    ﮼اللهم ﮼صلّ﮼وسلم ﮼على ﮼نبينا ﮼محمد🌻ﷺ🌱🤍

  • @MokhtarAbdurahman-i8c
    @MokhtarAbdurahman-i8c 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    First o all just tap like button 😮

  • @FarxaancartanCabdi
    @FarxaancartanCabdi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Saaxibkey Omar inshaar salamaan❤

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw scw ❤️ please ❤️

  • @MohamedDeeq-oq7rc
    @MohamedDeeq-oq7rc 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar

  • @MohamettAmin
    @MohamettAmin 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    1 Talo iga qaado
    1:salaada ilaali
    Adna 1talo isii Wll❤

    • @FarxaancartanCabdi
      @FarxaancartanCabdi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Waalidkada baari unoqo❤

    • @FarxaancartanCabdi
      @FarxaancartanCabdi 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waalidkada baari unoqo❤

    • @AxmadNimcaan
      @AxmadNimcaan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hasiigeysan walal😅

    • @haa8793
      @haa8793 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Ilahay kacabso melwalbo

  • @AhmadAbdisamed
    @AhmadAbdisamed 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ustaad ku mahadsanid xogaha sidaa nogu so gudbiso allh hku sharfo

  • @ZafiyaMaxamed-o2w
    @ZafiyaMaxamed-o2w 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Ugu horerye mar walba

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    عَنْ أَمِيرِ الْمُؤْمِنِينَ أَبِي حَفْصٍ عُمَرَ بْنِ الْخَطَّابِ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ قَالَ: سَمِعْتُ رَسُولَ اللَّهِ صلى الله عليه وسلم يَقُولُ; إنَّمَا الْأَعْمَالُ بِالنِّيَّاتِ، وَإِنَّمَا لِكُلِّ امْرِئٍ مَا نَوَى، فَمَنْ كَانَتْ هِجْرَتُهُ إلَى اللَّهِ وَرَسُولِهِ فَهِجْرَتُهُ إلَى اللَّهِ وَرَسُولِهِ، وَمَنْ كَانَتْ هِجْرَتُهُ لِدُنْيَا يُصِيبُهَا; أَوْ امْرَأَةٍ يَنْكِحُهَا فَهِجْرَتُهُ إلَى مَا هَاجَرَ إلَيْهِ. رَوَاهُ إِمَامَا الْمُحَدِّثِينَ.❤

  • @XayakallahMedio
    @XayakallahMedio 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    ما بال شمل شعوب الإسلام منصدعا رباه 🤲 أدرك شعوب الإسلام رباه 🤲

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ninkan lagu magacawo musa asadar tarikhdisa baan radinayay waxana magacisa maqlay marki igu horesay 2016

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Anigu hadaa Google ka raadinayay😂😂

  • @suldan713
    @suldan713 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Sida Ninkaa in Taariqdu i xustaa rabaa insha allah Cadowga Dalkeyga dagaal ayaan la geli Donaa insha allah

  • @keydkamuhiimka7295
    @keydkamuhiimka7295 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    @ogaansho Ustaad inta badan isku aragti ayaan ka nahay mowduucyada aad soo gudbinayso lkn hal arin baan kugu diidanahay oo ah soomaali galbeed in aad ugu yeerto magacii ay gumaystuhu u bixiyey ee ah Ogadania taasoo adkaysay in la xoreeyo gobolkaas

  • @STarzevinho
    @STarzevinho 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    duqeyn aa ku socoto hada 😅😂

  • @abdifitaxdahir269
    @abdifitaxdahir269 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Tariqda carabta bas ma ka Hadasha mase. Somali ayaa kugu xiran

  • @SamirSaid11
    @SamirSaid11 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته

  • @aliahmed-bo4vk
    @aliahmed-bo4vk 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +7

    Shiico iyo yuhuud isku mid lee waye 😂

    • @Amin-zs4ve
      @Amin-zs4ve 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Walal Yahud oo ilahey nacaladay Haa la meel digin Umad Shaxadaneyso
      Shiicada waa geesiyaal kafican carab daba dilif eh

    • @Khumayni-bl6gu
      @Khumayni-bl6gu 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Amin-zs4vewllo wllhi yagaa nooga cadaawad badan

    • @haa8793
      @haa8793 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Amin-zs4veayagaa ayaa noga daran Israel ee Israel warkoda waa cadyhy lkn kuwan weynagu daxjiran

    • @mukhtaarciise2585
      @mukhtaarciise2585 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Amin-zs4veshiicadu maxay saxaabada ucaayaan hadday muslim yihiin

    • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ​@@Amin-zs4ve sidaa darteed Adaa shiico ah ama Aqoon diineed iyo mid taariikheed ayaadan laheyn sow maaha

  • @Muun2Faar2
    @Muun2Faar2 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Jawi roob reehargaysa

    • @Xirsiev
      @Xirsiev 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      Niyow anaga xamar barakadii baa naga guurtay show 😂😂😂 Allaha idin barakeeyo jaaale

  • @ruunmoh
    @ruunmoh 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shiica meel ay gashay oo hormara waa la waayy

  • @saddamhabshir2942
    @saddamhabshir2942 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Reer Shiico iyo reer kofiad yar haa iskudul baabaan, الهم وحد صفوف اهل السنه

    • @haa8793
      @haa8793 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Amiin amiin amiin amiin

  • @risafeboy3499
    @risafeboy3499 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Codka allha ku barkayo ustad 🫡

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wcs

  • @operatormaxamedsomali
    @operatormaxamedsomali 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muusa asadar Qisadiisa nasoo Sii

  • @abdelkareem1
    @abdelkareem1 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Shiicada kasoo bilaw saba'iyiintii khilaafadii nabiga dumiyay, qaraamidadii xajarul aswadka xaday, xashaashiintii madaxda muslimiinta layn jiray, faadumiyiintii muslimiinta gumaaday kiristankana qabsashadii qudus ku garabsiiyay iyo iiraan iyo eydeeduba intuba iyagaa muslimiinta kaga dhib badan yuhuud, kiristan iyo tataarba allah ha nacdalo daalimiinta.

    • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Nio Buug taariikhda Shiicada si guud aan uga daalacan karo ila wadaag hadaad heleysid adoo mahadsan

    • @abdelkareem1
      @abdelkareem1 58 นาทีที่ผ่านมา

      @@abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      Kutubta taariikhda islaamka ayaad ka helaysaa taariikh ahaan ka caqiido ahaana minhaajka ibn taymiye lkn taariikhdooda kitaab gaar ah ma arag wali wll.

  • @ZakariaZiaad
    @ZakariaZiaad 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allow u gargaar caalamul islaam

  • @shaakircabdi102
    @shaakircabdi102 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ogaadeeniya xagee ladhahaa

  • @Amin-zs4ve
    @Amin-zs4ve 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waxan aminay Suniyiinta kuwa carabta inay yixiin Mushrikiin. SHIICADANA Ay yixiin Mujahideen

    • @haa8793
      @haa8793 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ya husein ya husein Alaha kulasosaro hasan Nasrallah

  • @BashirAxmed-e9c
    @BashirAxmed-e9c 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ani waxaan is weeydiinaayaa IRAN maxeey u aarsan laadahay?
    Ma Nuclear ayeey sameeysaneysaa oo hadii Weerar eey ku qaado Israel in Mareykan iyo Xulufadiisa Burburiyaan ka cabsaneeysaa?
    Hada Awlaadedi Nagta lagu hayaa HOUTHI ha dhihin HIZBOLLAH kaba daran oo madaxdoodi la laayay

  • @SleepyHat-nx9kx
    @SleepyHat-nx9kx 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid utaad omar

  • @saabirilyaas2266
    @saabirilyaas2266 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc walal Cumar runtii chanelkaga waa ku xeranahay iga raali noqo marka aan comment qoraayey waa iska istaajiyey video
    Sawabta faa,iido iyo xiiso midba igu hayo Xasan nasrallah iyo xisbullah midkoodba
    Lakin waxaan kuleeyahay walal iyo sxb dadaalaayaa tahay hore usoco.

  • @KaligiiTashade
    @KaligiiTashade 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    I'm very viewer😂

  • @wiiliskaako5875
    @wiiliskaako5875 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Carabta aad udawa dhaqaysay kaso hdl duliyahy ,iran cawa ayey yahuda wararka kuwada wana slam sax ah dadkas , crbta casiirka iyo dhilaysiga wada way dhaaman oo wa dad u dagalamaya badbadinta gaza .adi wx lagala tashanayo maleh ee isha ka fiirso guusha gumadka gaalada

    • @Amin-zs4ve
      @Amin-zs4ve 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wiligis carab aya fiican madihin Inshaar
      Shicada aya kafican

  • @Zamzam-vg3nh
    @Zamzam-vg3nh 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Yaa iga horeyo😂

  • @Ccasismahamedmuze
    @Ccasismahamedmuze 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WaxaankaQayngvazx

  • @FadxiJibriilmaxamed
    @FadxiJibriilmaxamed 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    First one 🎉😊

  • @XaawoCdy
    @XaawoCdy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Duqeynti cawa ee Israel mad ka hadashid mase!!?

  • @Youtubermanka
    @Youtubermanka 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kusali xabiibkeena Mohamed scw 😭💔

  • @Cumarahmed2
    @Cumarahmed2 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    first 😂😂

  • @musababdijamal9556
    @musababdijamal9556 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxas bay na Lee yihin Haku farxin dilkisa cuqdaadi uu sadam xusen uqaabay buu intaas oo idil usamenaya

  • @ProfZaadakh
    @ProfZaadakh 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Cumarow gaalkaan gaalku dhalay maxaa noogu hor wad wadaa maalmahaan

    • @ahmeddahir6224
      @ahmeddahir6224 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      War Wax faaideyso dhageyso ama iska bax

  • @madadaalo3805
    @madadaalo3805 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Captain maaalmo badan baa maqnayd wax badan Aya nadhaafay dhacdooyinkii adkaa EE na soo maray

  • @keerowxaaji
    @keerowxaaji 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Shiico iyo israil waa isku mid lacnad haku wada dhacdee

  • @maan8746
    @maan8746 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Qoraalka kalimada " Nasrallah" waa kala hormarisay kas maa uyeeshayne

  • @YaazirMahrez132
    @YaazirMahrez132 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Horta yaa ii sheega shiicada waxay aaminsanyihiin yay yihiin dad isir gooni ah leh miyaa mise waa carab mad hab gooniya wadataa ani waa fahmi waaye

  • @wardiaqbalmuhumed
    @wardiaqbalmuhumed 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wcs

  • @OsmaanHassan-wh2fu
    @OsmaanHassan-wh2fu 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    🤔kwr minxada oo mariye dadka sunniga ah lalaayey

  • @Asiya_ismail2024
    @Asiya_ismail2024 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lubnaan Barnamji naaga soo diyaar Ustaad cumar

  • @mohamedahmednur9420
    @mohamedahmednur9420 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay ayaa ummadda ooga raaxeeyay mujrim weyn buu ahaa

  • @Shacni724
    @Shacni724 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shiico io Yahuud Alle ha isku salido anaga ka suni ahaan wax faa’iido nooma haayaan labadooda.

    • @thecoder7188
      @thecoder7188 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Caqli xumo weyn baa ku haysata, yahuudu waa cadow, ha la barbar dhigin dad ashahaadanaya

    • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      ​@@thecoder7188
      Dad ashahaadanaya hadana Umadyowga islaamka leynaya ayaa jira ee mexey dhaamaan marka

  • @AbdikafiAhmad
    @AbdikafiAhmad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid ,mawduucan maalmo ayaan sugayay

  • @CabdiraxmaanAxmed-v4f
    @CabdiraxmaanAxmed-v4f 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Iam your sister from yaman😂😢

    • @baalgoray107
      @baalgoray107 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      So what!!

  • @MaxamedCabdicaziz34
    @MaxamedCabdicaziz34 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    🎉🎉❤

  • @PAASID
    @PAASID 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    1

  • @IbraahimXusen-nn5to
    @IbraahimXusen-nn5to 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Shicada muslim miya

    • @risafeboy3499
      @risafeboy3499 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Haaa kor Muslim laga wadayhy Suni iyo shiiica loo kal baxaaa

  • @CabdilaahiCabdilaahi-x5z
    @CabdilaahiCabdilaahi-x5z ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogaadiniyaa qabyaalad ayaad wdaa

  • @iskoobe77
    @iskoobe77 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagaalkii 2000 maaha waa 2006

  • @Arabfootballtv
    @Arabfootballtv 49 นาทีที่ผ่านมา

    شكراً حبيبي ❤

  • @odaybursanaaye6517
    @odaybursanaaye6517 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Allah yaa Raxma mujaahidka weyn Sayyid xasan nasrallah Taariikhda islaamka baal dahab ah buu ka galay
    Joogi inaa buunbuuniso cumaroow Taariikh Saqiirka

    • @samirr546
      @samirr546 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Warka aad ka hayso sheekh xasan waa yaryahay Allahna waa caadil cidii aan u shariik yeelin waa in ay rajeeyaan khayr.

  • @FartunMaxamedDacar
    @FartunMaxamedDacar 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid ustaad Cumar ❤

  • @raxiimacabdiwali8273
    @raxiimacabdiwali8273 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Thnks cumarow

  • @Sarah1from1Palestine
    @Sarah1from1Palestine 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    We are from Palestine 🇵🇸 I ask you to pray for, us ❤💙💙❤,,

  • @Ahmedy64
    @Ahmedy64 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gulayso zhp❤

  • @AbdikafiAhmad
    @AbdikafiAhmad 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mahadsanid

  • @SuhaybXuseen-zw1zz
    @SuhaybXuseen-zw1zz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    😊😊

  • @suldaand
    @suldaand 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    .

  • @Mohaplayer44
    @Mohaplayer44 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

  • @adoonkiialle1750
    @adoonkiialle1750 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ogaadeenia xagee la dhahaaa KKKKKK kalab benaala ah intaad timaado dheh haday hooyo ku dhashay

    • @abdalahomar5777
      @abdalahomar5777 37 นาทีที่ผ่านมา

      Karo ayuu ku iman doona nacala kugu taalo lafti nagaa wan ku aqaana ...........guul somaliweyn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💪💪💪💪