warkii ugu weynaa oo ceerigaabo ka soo yeedha & haweenkii Ceerigaabo oo nabada uga dheereyay Ragii

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 209

  • @salmaancabdisitaargeesoody441
    @salmaancabdisitaargeesoody441 4 หลายเดือนก่อน +13

    Allah Swt Reer Ceerigaabo Ha Garansiiyo Wanaagga Ay Leedahay Nabadda iyo Xasilloonida, Insha'allah Eebbe Beerkiina Burcad Haysu Madhiyo Masaalixo Waarta Rabbi Haydin Dhex Dhigo Insha'allah. 🤲🤲🤲

  • @cabdicawale4413
    @cabdicawale4413 4 หลายเดือนก่อน +6

    Maasha alaa ilaahay hagaransiiyo inta xumahawada nabad nabad nabad walaalaha ceerigaabo

  • @ifraaxmaxamed980
    @ifraaxmaxamed980 4 หลายเดือนก่อน +5

    Allow ugargar haweenka dhulkodana nabad ugadhig amiin yarabi amiin

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 4 หลายเดือนก่อน +5

    Masha allah weliba Ceerigaabo kaliya ma ahe guud ahaan dhulka Soomaaliyeed guud ahaan waayo wax kastaan ku walaaloobay walaal ina abti sodag seedi ciilbadana ma intas gabdhuhu garteen bay raga Soomaaliyeed garan waayeen

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 4 หลายเดือนก่อน +4

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉 maashaa allaah waa run allaah haydin dhowro sisters

  • @anab9951
    @anab9951 4 หลายเดือนก่อน +1

    Thank you sisters.jazaakumullaahul kheyr nabadbaan idiin dardaarmayaa

  • @ayaanibrahim8735
    @ayaanibrahim8735 4 หลายเดือนก่อน +3

    Inshaa'Allah khair ha war warin ilaahay ba idin Xafido

  • @anisaduela9784
    @anisaduela9784 หลายเดือนก่อน

    Maashaalaah hablaha Reer Ceergaabo walaalahey 🎉❤❤❤

  • @MuhammadAhmad-ki7jc
    @MuhammadAhmad-ki7jc 4 หลายเดือนก่อน +5

    Soomaali wali waxay ka nooshay xagga dumarka

  • @IfrahIsmail-d6x
    @IfrahIsmail-d6x 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah dad wada dhashay baanu nahay ❤❤❤❤❤

  • @hibomohamed2355
    @hibomohamed2355 4 หลายเดือนก่อน

    Waxan ale kabaryeyna inu bogina burcad isumaroyo amiiin amiiiin amiiiiiin yarabi asc ❤❤

  • @nimoibrahim9964
    @nimoibrahim9964 4 หลายเดือนก่อน +3

    Guul guul dumarka ceergaabo. Maanshalaah Maanshalaah m❤❤❤❤

  • @AshaAhmed-w9w
    @AshaAhmed-w9w 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah Dumar uun a wax gubaabiya e haddii aad wanag ku wacyigelisan waa Nimco ,waxa loo baahan yahay in aad sii wadan xalkan raga 🇸🇴yeedna alle imankaku soo celiyo Aamiin 🤲🤲

  • @fadumaahmed1250
    @fadumaahmed1250 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallah khayr allah ha indinsiyo

  • @DigaleMahamed
    @DigaleMahamed 18 วันที่ผ่านมา

    Allaha idiin astro gabdo qali ah oo sharaf badaan baa thin tariqh baa laidin kuxuusi
    Doona hadee eebo yirahdo
    Hadalina guul baad garteen
    Akhira iyo aduun Guleysats
    ALLHA idhin xafido
    Amiiiiiiiiiiiiin

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahay nabadda ha idiin adkeeyo.

  • @FarahHassan-fp9tr
    @FarahHassan-fp9tr 4 หลายเดือนก่อน

    ILAAHOOW umadan Islaamka ah oo walaalaha ah garashadii usoo Celi oo nabadoodii aay haaysan jireen usoo Celi.Amiin thuma Aamiin.Ya RABI Nabad Ya Rabi nabad

  • @Mideye157
    @Mideye157 4 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah. Ka reeba kuwa caruurtina dabka ku shidaya. Hadi Hooyo kasta wiilkeeda xejisato Muse cid uu ku shaqaysto idin kama helayo

  • @fatimaelmi1038
    @fatimaelmi1038 4 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAH nabad dhex dhigo....

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allah
    Ceerigaabo sisters I ❤❤you all

  • @AxmedAadan-rb2jy
    @AxmedAadan-rb2jy 4 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahoww dagaalku si siyaada amiin amiin

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 4 หลายเดือนก่อน

      Illaahay hakuqabto adiga qabasho daran hadaad illaahay sidhaba utaqaano waxaas maad qorteen alle kuqabay fitno huriyaad tahaye

  • @bashirqasim7054
    @bashirqasim7054 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah kuwa dhibka wada shartooda Allah ku celiyo ReerCeerigaabana waa hal mid

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay nabad baan ka barinay

  • @maryamkhalif8064
    @maryamkhalif8064 หลายเดือนก่อน

    Insha Allah illahay idinkisa illahay nabad nabad hadhexidhigo dadka masakin waxan
    Kuracsanahay gadha nabada ku baqay

  • @MaryamaSaleebaan
    @MaryamaSaleebaan 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah ilahay nabada ha,inoo Adkeeyo cadawga kusoo duulay somaliland ilahay haka dhiciyo Aamiin Aamiin yaa Allah

  • @free-thinker1046
    @free-thinker1046 4 หลายเดือนก่อน +1

    Guul SSC ❤❤❤❤

  • @qadanmohamed3659
    @qadanmohamed3659 13 วันที่ผ่านมา

    Nabad halqato❤❤❤❤

  • @AboudiM
    @AboudiM 4 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah guul iyo Gobnimo

  • @hindaomar4265
    @hindaomar4265 4 หลายเดือนก่อน

    Maaha Allah ilaahay haydin barakeeyo intay Ragu garanwaayeen bay garteen ❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha huwan.taad hoosta ku HAYSATAAN laydinka yeeli maayo Hurigaraasaas laga soo rido waxa lagu aamusiinayaa saban❤

    • @fadumoosman5365
      @fadumoosman5365 4 หลายเดือนก่อน +2

      Fidno wade idoor dabacayuun dadka buuqa ka daa

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@fadumoosman5365 adero dhulmahante waa hasha guela cuunta ee caabada iyaaka 2 saano ceelkabo dhulmahante aya nabadeeda kuu soo duulaye ee haajoojiyan haadikaleh waa laka guuraya niin kii Rooney aya reer kaa uu haarayaa

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 4 หลายเดือนก่อน

      Illaahay hakaqabto umada adookale oo fitnada hurinaya sida ugu badana waxaad degentaa lagayaabaa galbeedka soomaalilaan jooji fitnada oo illaahay kabaq

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 4 หลายเดือนก่อน +1

    Alle ajir iyo wanaag farabadhan haniisiyo.

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 4 หลายเดือนก่อน +1

    MASHA ALLAH gabdhaha somaliyed aya kafican hoyoyinka wilashina iyo nimankina walalihin ceeragabo reer maleh yaan la idin qaxin

  • @AbdirahmanMohamed-b3v
    @AbdirahmanMohamed-b3v 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ahay hooyo sagaal caruura haysata marka la yidhaahdo waa lays dilayaa oo waa la qaxayaa waxaan ku jawaabaa anigu meelna uma socdo waayo xagaan qabtaa meel aan cerigaabo ahayni i hayn maysee ma marti baan noqdaa wlhi waan qiiroodaa markaan dagaal maqlo illahay waxaan waydiisanayaa Nabad iyo xasilooni Aamiin

  • @HindamaxamudHindamaxamud
    @HindamaxamudHindamaxamud 4 หลายเดือนก่อน

    بارك الله فيكن. اخواتي. غاليات

  • @saidkaamil6018
    @saidkaamil6018 4 หลายเดือนก่อน

    Mashalllah wa dumar qaali ah
    ALLLAH hakaqabto kuwa nabada khal khalka galinayay ee dhibta nagu wada .Allow naga qabo

  • @zamzamali4347
    @zamzamali4347 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa inaad eedaysaan dadkii bilaabay dilka nin aan waxba gaysan hadana xaaskiisii iyo csrruurtiisii weeraray

  • @saynabdaauud679
    @saynabdaauud679 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay haidinka qabto kuwa dhibta abuuraya

  • @hassanibrahim6186
    @hassanibrahim6186 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah Allah ha islaaxiyo

  • @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024
    @AbdirahmanhashiabdiSalaad2024 4 หลายเดือนก่อน

    Allah hbarakeeyo waa dumar qaali ah

  • @CabdikhaalaqcabdilaahiKaahin
    @CabdikhaalaqcabdilaahiKaahin หลายเดือนก่อน

    Jasaaka laahu khayr

  • @Faadumoali-n5u
    @Faadumoali-n5u 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah tabarakalaah walaahay lamakalamaarmo anugu waxan ahay dhulbahante ayeeyday waa habar awal eedaday abaahay ladhatay waa habaryoonis hooyahay waxa ladhashay habarjeclo walaalkay kuwuuqaba gabadh habaryoonisa 7 ciyaalay noodhashay magaaladana way kaqaxeen waan idinsoodhawaynaynaa mabadaynta aad wadaan colaad cidina dan ugumajirto

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allah dumarkaa ayaa dhaama ragii oo dhiig muslim iyo mid somaliyeed daadinaya

    • @HamzeMed-py6up
      @HamzeMed-py6up 4 หลายเดือนก่อน

      Walahi darood kaa waxa dhama dumaar koka

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha allaah illaahay haydin barakeeyo waa hablo cilmi leh diin leh caqli badan qurux iyo xijaab ka muuqdo illaahay balaayada bari idinkaga timi ee waalwaalan haydinka qabto

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 4 หลายเดือนก่อน

    Maasha alaah , waa diin dad fahmaya , alaah hz udin badiyo❤❤❤❤❤❤❤

  • @Samiya106
    @Samiya106 4 หลายเดือนก่อน +2

    Dumar ceerigo waa gab 😢😢

  • @gureey3185
    @gureey3185 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ka qaata talada wanaagsan sida nabiga scw uu oga qaadan jiray

  • @AbdirahmaanAxmed-j2g
    @AbdirahmaanAxmed-j2g 4 หลายเดือนก่อน +1

    𝑵𝑨𝑮𝑨𝑯𝑨 𝑴𝑨𝑿𝑨 𝑯𝑨𝒀𝑨 𝑹𝑨𝑮𝑩𝑨 𝑰𝑺 𝑯𝑨𝒀𝑬𝑬

  • @kaltoonabdirahman7704
    @kaltoonabdirahman7704 4 หลายเดือนก่อน

    Asa caleykum Walaalayaal Masha Allah Allah haa ha idinbarakeyo

  • @abdirahmanmahammed6834
    @abdirahmanmahammed6834 4 หลายเดือนก่อน

    Allah SWT waxan idiinka baryayaa inuu nabada idiin adkeeyo oo walaal nimadiina idiin adkeeyo allah burcad ha isu kiin marsho dadka dhibta wadana ha idinka qabto aad ba calooshu ii xanuuntay qof cali lehna taageri maayo in magaalo nabad ah dab lageliyo.

  • @abdiqanifarah7750
    @abdiqanifarah7750 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah
    Allah hadin barakeyo
    Musse Allah hanaga qabto

  • @billowabdi6346
    @billowabdi6346 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah. Boqoriinta Somaliyeed. Colaada joojiya. Rer Cerigabo nabadan uu rajeynaya

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 4 หลายเดือนก่อน

    M.shaa.alaah gabdhahaasi waxa ay garteen bay odayaal waa weeyn garan la,yihiin reer ceerigaaboow ilaashada nabadiina isku duubnaada anaguna waanu idin ku bogaa dinaynaa guulaysta hablaha ceerigaabo

  • @Khaalidmahamed-v3g
    @Khaalidmahamed-v3g 4 หลายเดือนก่อน

    Alle haka qaboojiyo colaada gobolka sanaag
    Hablahan iyo gudida gobolka oo ugu horeeyo
    Maayirku alle ha garab galo

  • @qaaliahmed4984
    @qaaliahmed4984 4 หลายเดือนก่อน

    Hablo sharaf iyo caqliba leh Allaah magaalada nabad haka yeelo waan idiin ducaynayey ilaa intay dhibtasi bilaabantay.
    Dadka social media fadhiyaa iskukeen dirayaa Ilaahow ceerigaabo Waa magaaldii aan ku dhashay ee xuduntaydu taal ee dadkygii badhkood ku noolyahaye allow nabad waarta sii .

  • @hodannur2268
    @hodannur2268 4 หลายเดือนก่อน

    Heede dowlad ma jirtee nabad kuwada noolaado kheyr Allah ha idin seeyo dad wanag san baad tiheen

  • @MawlidRashid-rn5xc
    @MawlidRashid-rn5xc 4 หลายเดือนก่อน

    Gabadhaha sanaag sharaf baad leedihiin ❤

  • @kadijomaallin2433
    @kadijomaallin2433 4 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @rahmacabdilaahi1330
    @rahmacabdilaahi1330 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahayoowdumarkaa kuu dacwooday nabadoodii usooceli

  • @FadumaAli-g9k
    @FadumaAli-g9k 4 หลายเดือนก่อน

    Manshaa allaah tabarka allaah allaah ha idin xiftidyo sisters ❤❤❤❤❤

  • @Layla6793
    @Layla6793 4 หลายเดือนก่อน

    Rabiyoow ka qabooji. Ma waxa dumar garteen ayey Ragii garan laayihiin

  • @FadumoHasan-c1h
    @FadumoHasan-c1h 4 หลายเดือนก่อน

    Maashallah a illahay nabad ha idinku soo dsbaalo ee dadaal oo iska qabta kuwa fidnaday hurinayahay oo ee illahay hadiinka qabto kuwa iskukiin diraaaya aamin aamin

  • @AbdinaasirMaxamuud-d4t
    @AbdinaasirMaxamuud-d4t หลายเดือนก่อน

    Magaaladii haweenka ceerigàabo

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha allah
    Ilaahaw kuwa waanadaa qaata haka dhigo ragayaga iyo inamadayada

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow umada Soomaaliyeed waxay isu yihiin tus ilaahay inta dhibka nagaga jooji yaarabi Aamiin Aamiin yaarabi ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @awm221
    @awm221 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabarakalaah ❤

  • @sahradahir6959
    @sahradahir6959 4 หลายเดือนก่อน +1

    Daantiina jooga anagana teena labo calan just like kalcio

    • @GoojeCade
      @GoojeCade 4 หลายเดือนก่อน

      Illhay umda hak qabto yahuu

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 4 หลายเดือนก่อน

    idoorow waxba suurafihiina xijaabha usoxidhina ee dulmiga aad inbadan kuhayseen sanaag waala idinka dulqadi ama wadadasaxda aqaade Inshaa alaah

    • @NuraQallib
      @NuraQallib 4 หลายเดือนก่อน

      Jooji fitnada oo alle kabaq

  • @ahmedyasin8544
    @ahmedyasin8544 4 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa allah ilaahay nabada ha idiin adkeeyo.war ceerigaabo nabada ha loo daayo

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 4 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah 👍

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 4 หลายเดือนก่อน +1

    Malhalkaas baysoohumbaa laysey Snm ibliis

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c 4 หลายเดือนก่อน

    ilaahay shaydaanka ha idinka qabto

  • @ahmedaddawe1071
    @ahmedaddawe1071 4 หลายเดือนก่อน +1

    ilahay nabad Baan waydiisanayna

  • @osmaniaawow
    @osmaniaawow 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nabada waxa diidan Huwanta...Haddaad Rabtan Nabad Bila shuruud ah, ADEEEECA Garaadada iyo waxay Rabaan iyo Calanka Fooshaxun leh...Khaatiyan baanu ka taaganhay Somalia iyo Dadkeeda...

  • @mussejama311
    @mussejama311 4 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah
    Waydiin guulaysan❤❤

  • @MyGoalisJannah
    @MyGoalisJannah 4 หลายเดือนก่อน

    Mashallh Mashallh wa ruun❤❤beautiful sisters my Allah protect you all 😅❤❤❤

  • @Sulekha-u2n
    @Sulekha-u2n 4 หลายเดือนก่อน

    Ale ha ka dhigu nabad haka yeelo gayiga somaliyeed

  • @shonahmed9821
    @shonahmed9821 4 หลายเดือนก่อน

    Allahaa adkeeyo

  • @fowsiyaliiban7266
    @fowsiyaliiban7266 4 หลายเดือนก่อน

    Alle ha dinka qabto kuwa hadhka idnka saaraya

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walaalayaal waa mahasantihiin بارك الله فيكم وجزاكم الله خيرا ❤❤❤

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 4 หลายเดือนก่อน +1

    Kaa dareera meesha
    Dhilooyin

  • @HamzeMed-py6up
    @HamzeMed-py6up 4 หลายเดือนก่อน

    Nabadi dhulmahante aya laalaye oo sdowlad nimadii aye didaan yihiin iyo quruxda niika mugata aye diidan yiihin

  • @abshirismail1055
    @abshirismail1055 4 หลายเดือนก่อน

    Maansha Allah ilaahy ajar haydinka siiyo reer erigabo wada hadla geed Hoostii hala Faristo odayaal dhalin Yaro giurti caqqil waayel geed hoostii dawlad iyo mwamul cidan kama mshaqayn Karaan inay sii dhibateyan maahane ilaa dad Waynaha laysku dilaayo ay kabaxaan maamulku waxba hagaagi .Mayaan ilaahy haysku kiin Mario qqlabiyadina burcad

  • @DigaleMahamed
    @DigaleMahamed 18 วันที่ผ่านมา

    This group of ladies deserves credit they outstanding brilliant
    Mother and sister we
    All Pray for peace and stable Cerrgabo now and
    For ever IN SHA ALLAH
    My advice to our mothers
    Kindly record your photos
    And name soon your efforts
    Will remembered and the names will be street names
    Of Cerrgabo city IN SHA ALLAH Amiiiiiiiiin
    Record yo

  • @OmarSaleh-po6ju
    @OmarSaleh-po6ju 4 หลายเดือนก่อน

    Allah nabad haydiinkadhigo wadankiina

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 4 หลายเดือนก่อน +3

    BAAQ NABADEED HABALAHA IYO DUMATKA DIRAYN QOFKA DIIDAA GUULFARO JAB IYO HOOG HA KU BUSHARAYSTO WAAY QALBI HADLEEN

  • @xasancali294
    @xasancali294 4 หลายเดือนก่อน

    Hiil iyo hooba waan idinla garabtaaganahay guuuul

  • @fatumamohames
    @fatumamohames 4 หลายเดือนก่อน

    Huwankalkal

  • @سعيدحسن-ب8م
    @سعيدحسن-ب8م 4 หลายเดือนก่อน

    Faqash waa labuuufinayaaa ee raggiinna naago u ahaadda

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 4 หลายเดือนก่อน

    😭😭😭waalahi wa run wa eehal iyo qarabe

  • @fathaibrahim7079
    @fathaibrahim7079 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ka baqa oo xumaha la faafinayo hala joojiyo
    Nabadgelyo wax ka wanaagsani ma jiraane ilaahaw Amni I na sii Ceerigaabo iyo meelaha kaleba

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah

  • @peaceprosperity3951
    @peaceprosperity3951 4 หลายเดือนก่อน

    Qaar badan oo Kabtan Ayuub ugu Horeeyo waxaa fiican in Somalia laga qabto hadfi kale fidmad iyo colaad ma dhammaaneyso. Kuwaas arsaaqdi ka gashey isku dirka iyo fidmadda ummadda ha laga qabto oo INTERPOL ha laga dacweeyo.

  • @MohamedAhmed-xn1eo
    @MohamedAhmed-xn1eo 4 หลายเดือนก่อน

    Illahay ha idin sharfo

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c 4 หลายเดือนก่อน

    ilaahay ha idinka qabto kuwa balaaya doonka ah wax mashquuliyana ilaahay ha ukeeno

  • @hudaibrahim9111
    @hudaibrahim9111 4 หลายเดือนก่อน

    Marba shaadhbay sohuwataa sanaag sisters mahalkaas bay soohumbaalay laysey snm ibliis

    • @rashiidhassan7963
      @rashiidhassan7963 4 หลายเดือนก่อน +2

      Reer miiyi jahil oo dadka dhiibaya ayaad ka miid tahay Haday balayo dhacdo xaar baad sidaynasa

    • @hodanahmed8489
      @hodanahmed8489 4 หลายเดือนก่อน

      Alle umada kaa qabey xaaraanbaadkoley kudhalateye

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@rashiidhassan7963
      Way qaxeenba Viva SNM ka bax ceeri iyagaa lehe hadaad diiday nabad

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 4 หลายเดือนก่อน

      @@hodanahmed8489alaah waxbalooma tilmaamo dadkiisana wuukalayaqan adigu munafaq ayadtahay alaah hakucadabo

    • @hudaibrahim9111
      @hudaibrahim9111 4 หลายเดือนก่อน

      @@HindaAbdulle-fl2jjwaa la is arkidoo naa yeynadhicin waxbaa baalahayga yaacay waxbaa baalahayga yaacay ssc ❤

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah, Waar dumar kiina dagayta oo joojiya dagaalka😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @osmaniaawow
    @osmaniaawow 4 หลายเดือนก่อน

    Si Erigavo Nabad buuxda oo EFFECTIVE ah uga hirgasho, Dhulbahante waa in laga yareeya...waa in laga qixiyaa si Nabad u dhacdo haddii kale, magalada iyagaa isla leh......Dhulna waxa illaaliya Dadka isla leh.....Dhulbahante magalada ma laha...ha uguuraan Lasanod iyo Buhodle...
    Wadada Beriga magalada Erigavo, waa in la jarjara...cagaf iyo dhagaxan waweyn hala dhigo...Ciidanka halkaas dhufays ha ka gallaan...wadada ka imanaysa Fiqi fuliye, Arda...

  • @kowsaribrahin8053
    @kowsaribrahin8053 4 หลายเดือนก่อน

    Asc wll ilaahay ha iden xiftiyo

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 4 หลายเดือนก่อน +1

    isaaqow beentan iyo huuhadan ha dhegaysnina nagahaan haday nabad raban maxay u soo xidheen dharka blue waa khiyaano iska soo oohinta yaaan laga dhegaysan beenaahasi soo xidha calanka somaliland hada run u doonaysan nabad hadii kale wax midoobay ma jiro idinka iyo nagaha qabten ha noo niiclaynina okay nabad idinka diiiday lagtigiinan hada so tubaan yaaad u soo xidhanaysan maryo blue

  • @abdirashidgeedi7005
    @abdirashidgeedi7005 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahay hanigagafilnado cidkasta oo dhigiina xalashatey, waa wax lagaxumaado in umad dhan lagukhamaro.