Kuwa soo tashkiilinaya oo Diinta ka been sheeganaya oo Madaxda UGUS waa idinka hadana waad tooganeysan si aad Aduunka lacag uga qaadatan lk Xaqa waa Rabbi xagiisa
Geedka xididka iyo hoose baa lajaraa haddad rabto in nabad guur kudhaco Malin kasta Wiil yar in ladilo waxba ma soo kordhinayse maskaxda kadambeysa oo ilmaha ku adegsnaysa hala soo qabqabto ilen kuwan hadda toogato kuwa kale bay soo qabsanayan ma dhalin yarada somaliyed baa ladhamaynayaa Alla indha xumo iyo jahwareer iyo caqli xumo badana ragga somaliyed wa adunka waxa ugu lita war maskaxda wilasha ku adeganaysa raadiya gorma soo gashay iyo ya kula socday af ma ahe Somaliyay kaca 😢😭🥹
RRA dhulkoodii bay soo gubeen, reer Puntland-na waxay kala wareegeen ganacsigii, weliba ganacsiga badankiisa waxaa leh UGUS iyo UGUS-KALKAAL waa in shacabka reer Puntland iyo madaxdoodu il dheer u yeeshaan. Xaliye from London.
Iidoor wakhtigaad ku waalan jirteen ayaa la gaadhay qalbiga iidoor Allah ha idiinka reebo waad na jeceshiin kolay ilaa aad nasoo hadal qaadan nafisi maysaane 😂
Somalida waa dad iyaga isu xoog badan sababta oo ah dhallinta somaliyeed waxa halaagay waa Ajaannib ka kooban.1.Ethopian.2.Carab Sirdoon ah.3.Sirdoonka Reer galbeedka noocyadooda Kala geddisan.4.Yuhuud u tababaran culimo ahaan oo dadka ka badiya islamka.waxa la yaab leh maxaa loo qaban waayey dadkaasi
Ninka baydhabo ka soo tegey oo intaas soo maray oo in uu puntland dad ku dhibaateeyo u yimi. In naxariis loo galo ma aha. Goboladooda ayaa ethiopian joogaa Puntland muxuu ka soo doonay
Dhalinyarada Somaalida Waxay u bahanyihiin in dadkana laga badbaadiyo,naftoodna la badbaadiyo Wixii dagaal ku dhinta waa dhinteen lkn wixii laqabto ha la xiro waxna ha labaro lkn yaan la dilin . Kuwa madaxda hadii laqabto wa mudanyihiin ciqaab dil lkn dhalinyarada yaan la dilin
Geedka xididka iyo hoose baa lajaraa haddad rabto in nabad guur kudhaco Malin kasta Wiil yar in ladilo waxba ma soo kordhinayse maskaxda kadambeysa oo ilmaha ku adegsnaysa hala soo qabqabto ilen kuwan hadda toogato kuwa kale bay soo qabsanayan ma dhalin yarada somaliyed baa ladhamaynayaa Alla indha xumo iyo jahwareer iyo caqli xumo badana ragga somaliyed wa adunka waxa ugu lita war maskaxda wilasha ku adeganaysa raadiya gorma soo gashay iyo ya kula socday af ma ahe Somaliyay kaca 😢😭🥹
Waa runtaa waliba in lacag la iska aruuriyo qurbo joog iyo dibad jooba maanta askarta waxaa loo qeybiyey $30 dollars waad arkeysay baan filayaa is not enough lets do it better..
Kumanaan killo mitir wuxu u soo jare inuuu na qarxiyo na dilo war somaliyeey waxan jooga puntland bal eega maxaan ka haya wiilkas baydhabo ka soo tagay oo dhulkaygi iigu yimid
Dhalintenii wadhamadeen in dowlada shabab ahan udhameysay ina shabaab Aya dowlad ahan udhameysay in ayagoo shicibeey dhaxdoda kudhamadeen ina tahriib ina qabilada ayy udhamadeen iyo wixii lamida allow nogargar
Somalida awal aa yareen hadane Alshabaab ku bireen 😢very sad. Waxaa ka jacelalahaay an la dilin,,, oo maskaxdooda la so celiyio,,, dowladada somaliya aa dhihi la haay ,,, wilasha somali wax barasho la aan aa ku dhacday / baahi/ dhibaato ee so mareen,, kuwoo qaar neh,,, maskaxdooda ma jogto ,,,soo caqliga ha shaqeeyo somaliyee.,,,, wilshaan cijiilka oo u gooni ha loo sameeyo wax skill lagu baro ee ku shaqeestaan cijilka dhaxdiisa ayakaneh lacag ka helaan cijilka dowlada neh lacag ka hesho win win.nafta somaliyeed qiimeeya 😢😢😢
Waan Kaxumahay Walaahi In Dhalinteenii Xaabo lagadhigto, Waxaana Kamasuul ah kuwa Hogaanka Noohayo, Waa Aduun iyo Xaalkis, in Ruux laga Dhaadhiciyo Xaabaan Kaadhigan! Waxaa Hubaal ah in Puntland ay Dadkeeda Iyo Dalkeena ilaashato. Kuwa Kalena Allah Leeyihhiin.
Miskiin omg war Raxanwayin neey ragiina dhaqaalo u sameeya sidan iskudhaama god kaa laydinku shubi Xasbunallah hadad idinku ragiina ilaashataan Somalia 🇸🇴 way nasan
M SIYAAD BARE DADKA RAXAN WEYNTA WU KA RAFI JIREY DHULKA KALE WUXU DHIHI JIREY WAXA KU JIRA DAD ITOPIA DHINACEDA KASO GALEY O YAHUUDA KA XUN O MUSLINKA QATAR KU AH O SHILIN KU BEDELENAYO DIINTA
DHULKA U KU DHASHEY DUMARKIISA ITOPIAN GAALO YAHUUDA AYA KU DHALFEYA DADKIISA HAL DOLAR AYEY DIINTA UGA BAXAAN WA YAHUUD ITOPIA KA TIMID KUWA IS QARXIYEY O DHAN WA AYAGA
Ilmahan yar yar hadii ay dil kaystan hala dilaa hadii ay San kaysan ama an la hubin yan lugu fududan waa naf maskin ah oo laqalday allah dhaqan celiyaa waxna hala baraa
Reer puntlandnow idinka dad idinka mid ah ayaa daxishka la shaqeyo ook Dhaka soocunugaan bay ka yimi gaaco ma gasten een so wadda baxa hana wareerine haga.sababto ah
Dhalinyaradan baahi iyo jaahilnimo ayaa looga faa,iidaystay ee xero dhaqan celis ah oo xabsi ah halagu xidho. Waxna hala baro Hana lagu shaqeeyo oo wadooyinka halagu dhiso. Taas ayaa ka fiican oo ka faa,iido badan in la dilo
buďlaaney dhalinyaradii dhinac walba ayaa loo dhameynayaa ciidankii waa la dhameynayaa ee kuwa waaweyn dila kuwa yaryarna meel ku xareya oo dhaqan celin u sameeya oo maskaxda ka badala saan waa siduu mareykan rabay nusna aad idinku dhameysaan n7sna shabaab dhaeeyo nusna bada ku dhamaadaan hadaad marekan la shaqeyneysaan oo dhalinyarada inaad dhajeysaan ku tala gasheen waa musiibo oo 10 sano oo soo socota la waayo dhalinyaro 60 jir ilaa 100 jir haro si dhibyar ayuu ulawareegayaa mareykan soomaaliya
Viva Puntland ❤❤❤ from Burcao
Viva Burcoa love from Garowe
We all need to Unite as one ☝️ nation and protect our country from those greedy politicians. Viva Somaliweyn from Burcoa.
Viva Republic of SOMALILAND from Garowe
Ilahay hanoo soo celiyo midnimadii soomaaliya
Kuwa soo tashkiilinaya oo Diinta ka been sheeganaya oo Madaxda UGUS waa idinka hadana waad tooganeysan si aad Aduunka lacag uga qaadatan lk Xaqa waa Rabbi xagiisa
@@Brightone1 perhaps you are trying say “ Republic Of Habar Awal Land” 😂😂😂😂😊🤪
You are dameer there will be no Somalia wayn before they recognize Somaliland first
Hadaan aan Daawanayo Meel Jalalaqsi Agteeda ayaan Joogaa Jiida Difaaca , Hadaanan Heegan Iyo Foojignaan Sameynina Duunyo , Dumar Iyo Caruurba Midna Dhaafimaayaan. Waxa Gadaal Katangaan Waa Ajaanib Iyo Kuwa Diinlaawayaal ah Ee
somliyeed, Laakin Waa In Aan Nafta Uhurnaa.
Murtad
dadkaan wa juhalo yar yar meel lagu hayo wadooyinka lagu dhisto bay fiicnaan lahayd dilkooda taasaa ka munaafacaad badanaan lahayd
Waa runtaa saaxiib
Dadkaan waa caruur looga faaiidaystay baahida iyo jaahilnimada ee xero dhaqayn celis ah haloo sameeyo. Hana lagu shaqeeyo si looga faaiidaysto, aduunku maxaabiista waa ka faa,iidaystaan . Sida dhisida wadooyinka dhismayaasha iyo shaqooyin kale
Somali caqli leh Gooorma ayaad Aragtay?
Geedka xididka iyo hoose baa lajaraa haddad rabto in nabad guur kudhaco Malin kasta Wiil yar in ladilo waxba ma soo kordhinayse maskaxda kadambeysa oo ilmaha ku adegsnaysa hala soo qabqabto ilen kuwan hadda toogato kuwa kale bay soo qabsanayan ma dhalin yarada somaliyed baa ladhamaynayaa Alla indha xumo iyo jahwareer iyo caqli xumo badana ragga somaliyed wa adunka waxa ugu lita war maskaxda wilasha ku adeganaysa raadiya gorma soo gashay iyo ya kula socday af ma ahe Somaliyay kaca 😢😭🥹
Wa wiil yar oo lasiray , second chance Ayu u baahanyahay,
May horaa loo khaariyaa, qalbadda masaxan dadka kuwo lasii daayey bartii bey kamiiseen
Raxanwayn iimaanka ala haka qaado waa wada argagaxiso ilaahay umada somaliyeed haka qabto insha allah
Waa ilmo baahida looga faa'ideysanayaa hadii lasiidayana hadana Soomaali kale ayey dhibaateynayan oo iskuqarxinayan si loobadbadiyo oo looganabadgalo lamayaqaan waa dhib
Way fududahay in isagana la badbaadiyo dadkana laga badbaadiyo, waa in xero dhaqan celis ah loo furo oo wixii lagu shubay laga shubo xirfad la baro
@Brightone1 dowlad intaa uhelakarta dalka kamajirto 100.000 oo isagoo kale iswadawada qarxinaya oo balaayo maskaxda kadhaqdey yaa cunto iyo jiif uhelakara. Balfiiri meesha uukatagey waatuulajoog iyo halka uu tagey cirifka ugu shisheeya soomaalia.
You're hero bro keep going great Somalia
Waxaan puntland usoo jeedinayaa inaan dhalinyaradan laleyn eexabsi dheer lagu xakumo kadibna looga faa’iideysto dhanka wax soosaarka beeraha si’isku filaasho xaga cuntada looga gaaro qaarka kalana wadooyinka iyo dhismayaasha dowliga lagu dhiso iyo meelaha’ay dowladu maamusho wbtfq
RRA dhulkoodii bay soo gubeen, reer Puntland-na waxay kala wareegeen ganacsigii, weliba ganacsiga badankiisa waxaa leh UGUS iyo UGUS-KALKAAL waa in shacabka reer Puntland iyo madaxdoodu il dheer u yeeshaan.
Xaliye from London.
Nin raxaweeyn kumanaan kilometaar soo jare, meel degaankiisa aan eheen ganacsii kabilaawdo waa iin sirdoonka iilderaad uyeeshaan, Qoladaan waa exhibitkii arsenal oo lugaleh
Balaayo idinku dhacday ! Jihaadka
Putland lagasoo doonay Maxay -
Ahayd ? Eelaay Jareer ! Oromo-
Kuli hala Raafo! Bilaash baa -
Somaliland Loo maagayey Baga -
Ayey isaga saareen! Safety gooda
Ayey ilaasjanayeen waana midda -
Ayku caana maaleel Good job 👍
Somliland ! Dhagar qaba yaal !!
isma waydiiyaan miyaa Dadka Ay -
Ladagaalamayaan!!!
Waaa caruuur..
Beydhabo ayuu jihaad yaala muxu puntland xoo kasodonay etobianka muxu ula dagaali waayey
Waa in sirdoonka labadiyo Xasbunallah iidoorna xiriirka loojaro 🤠🤠😳😱 because of aragagixiso ayey taageereen
Iidoor wakhtigaad ku waalan jirteen ayaa la gaadhay qalbiga iidoor Allah ha idiinka reebo waad na jeceshiin kolay ilaa aad nasoo hadal qaadan nafisi maysaane 😂
Eydoor iyagoo dhan baa argagaxiso ah xaasidnimo darteed soomaali habaabado bay isleeyihiin oo guba si aad u heshaan aqoonsi doqonimo intey ka qabaan ma,qabiil baa dawlad noqda hadana cuqubo baa ku dhacdey Ilahay haka soo saaro dilalkii iyo dhibaatada dadka u geysteen
Idoor maxa keen meesh argagaxisa iyo dagalkan qabiilka kala garan ladahay niicey
Somalida waa dad iyaga isu xoog badan sababta oo ah dhallinta somaliyeed waxa halaagay waa Ajaannib ka kooban.1.Ethopian.2.Carab Sirdoon ah.3.Sirdoonka Reer galbeedka noocyadooda Kala geddisan.4.Yuhuud u tababaran culimo ahaan oo dadka ka badiya islamka.waxa la yaab leh maxaa loo qaban waayey dadkaasi
Waa caruur yaryar qofkii afartan jira iyo waxii ka wayn yaan lacafin laakiin caruurta caqliga laga xaday dawladuna shaqo abuur u samayn wayday dhaqan celis haloo sameeyo kadibna oo dawlada xil ha iska saarto in dhalinyarada shaqo abuur loo sameeyo si aysan alshabaab u aadin waa aragtidayda hunguri iyo camala aan baa halkaas gaysay
Subxaanallah dhalin yaradaan maxaa waalay , dadkii dhalay meeye, Xasbunallahu wanicmal wakiil.
Wiilkan yaanan lasiideenin siraha al'khushaash ee Puntland sisi yar hadba Haloo wareesto.
Ninka baydhabo ka soo tegey oo intaas soo maray oo in uu puntland dad ku dhibaateeyo u yimi. In naxariis loo galo ma aha.
Goboladooda ayaa ethiopian joogaa Puntland muxuu ka soo doonay
Raxanweyn Waddanka Ha Laga Saaro.
Dhalinyarada Somaalida Waxay u bahanyihiin in dadkana laga badbaadiyo,naftoodna la badbaadiyo
Wixii dagaal ku dhinta waa dhinteen lkn wixii laqabto ha la xiro waxna ha labaro lkn yaan la dilin .
Kuwa madaxda hadii laqabto wa mudanyihiin ciqaab dil lkn dhalinyarada yaan la dilin
Southwest waa in wax laga badalaa. Dhalinyarta southwest ayagaa ugu badan waxa alshabaab eey qalado una isticmaasho bulshadooda
Share
dadka dhahaya yaan ladilin iyagaa shabaab ah nacald ilaahay idinku rid nin dadka raba inay qarxiyaan maxaa puntland kayaal waa la dilayaa idinkana waa laidin dilayaa hadaa isku daydaan inaad imaataan
Reer koofur galbeed meesha aad ku aragtaan il gooni ah halagu haayo alshabaab ayey u badan yihiin
Geedka xididka iyo hoose baa lajaraa haddad rabto in nabad guur kudhaco Malin kasta Wiil yar in ladilo waxba ma soo kordhinayse maskaxda kadambeysa oo ilmaha ku adegsnaysa hala soo qabqabto ilen kuwan hadda toogato kuwa kale bay soo qabsanayan ma dhalin yarada somaliyed baa ladhamaynayaa Alla indha xumo iyo jahwareer iyo caqli xumo badana ragga somaliyed wa adunka waxa ugu lita war maskaxda wilasha ku adeganaysa raadiya gorma soo gashay iyo ya kula socday af ma ahe Somaliyay kaca 😢😭🥹
Aakhiro haloo diro.
MACALIN QAASIM HA TILMAAMO WAA LASAWIRAAYAA SAWIR GACMEED REER SOMALIYA CID FARSAMO GACMEED TAQAANA LAGAMA WAAYIN ALLAH SWT SOMALIYA HA XOREEYO WAA NALA QABSADAY
Waa caruur
Guul ban u rajeyna ciidamada putland from somaliland
Argagixisada arxan how galin laaya waxad qabtaan
Waa in shacabka sharafta leh reer Puntland garab istaago ciidamada naftood hurayaashha ah gudo iyo dibadba si dhaqso.
Xaliye from Garoowe.
Waa runtaa waliba in lacag la iska aruuriyo qurbo joog iyo dibad jooba maanta askarta waxaa loo qeybiyey $30 dollars waad arkeysay baan filayaa is not enough lets do it better..
Ilmahaan dhaqaalo xumo ayey u galaan al shabaab ,dowlad iyo dad taajiriin oo caawiya malaha
In la toogto ilmo yar oo intaas le eg
Ayaa ah naxariis daro iyo aqoon xumo
Laakiin waa in la dhaqan celiyaa denbi walba iyo dilkasta oo uu geysteyba laga cafiyaa
Maxaa yeelay bebigeena scw ayaa nin weyn oo dil geystey uga cafis dalbay kan la diley ehelkiisa
Sidaas darteed waa in imtixaanka soomaali ku dhacay loogu naxariistaa
Sida aad ujeceshihiin in ilaahay isiinku naxariisto idinkoo denbiilayaal ah
caruurta yar yar oo tiirka lagula ordaayona laga daayaa oo loo bandhigaa culimada fiqiga iyo diinta ku xeeldheer
Intaan soomaaliyi godka isku wada hubsan
War nacas waaye waa doqon kiiskiisa waa xabsi daa in
Kumanaan killo mitir wuxu u soo jare inuuu na qarxiyo na dilo war somaliyeey waxan jooga puntland bal eega maxaan ka haya wiilkas baydhabo ka soo tagay oo dhulkaygi iigu yimid
😂Waa Alshabaab iyo Daacish waxa ina rogey waa labadaa kooxood, 😅waa yaab iyo amakaag😅
😢😢😢
Dhalintenii wadhamadeen in dowlada shabab ahan udhameysay ina shabaab Aya dowlad ahan udhameysay in ayagoo shicibeey dhaxdoda kudhamadeen ina tahriib ina qabilada ayy udhamadeen iyo wixii lamida allow nogargar
Subxanallah alle hanaga qabto
Dawladdii federaalka ayaa dadkaan gabtay oo dayacday . Ilaahoow puntland badbaadi .
😢😢 C.I.A iyo yuduud maxay dqlkeena shaatiyo kale duwan uso gashteen dhalintiina qalbiga uga xadeyn oo wadad xume wahaabi ah so adeejiyeen.
War dhalinta wixi qalbigoda fayow yahy oo dib loga masaixi karo ka reeba wixi ku fogaadayna na dhaafiya. Guulaysta ciidanka somaliyed meshad joogtanba insha'allahu
alaha ku duleeyo Yahuudu cida ay taagerto waa cida ay diyaaradaha ku dul wado khaansiurka gasacadaysana ay ukeento dadkaan waxysamaynayan waa khal danaan karaan abd, ayayse udagaalamayaan iyo inay wac badalaan
Nin wax og
@@cayuuka2488 wlhi waxaan aminsanahy aaan isleeyahay waa xaqiiq in alshabaab Yuhuud iyo Wahaabiyo gaalo raaca fangarayso, Maskiin yar baad tahaye bal intaad research samayso fiiri xiriirka ldhaxeeya wahaabiuada iyo yuhuuda taaso salka kuhaysa jiritaanka ururkaan soomaalidii gumaadeey ee magac diin oo been a huwan
Walee dalkeena nabad kadheer. Aniga waxaan oran lahaa. Tabliiq, waxaanan dalka udhalan dhamaan halaxaaqo. Cadawga dalkeenu wuu badanyahay. Waxa kaliya hormar lagu gaarikaraa waa midnimo iyo musuq maasuq oo laga kaftoomo.
Bismillah maxa xola miya dad socda ayaan ku biirey kulaha
Miskiin waa ilmo ax ragii soonaliyeed saas niyaa nooooow 🇸🇴☝️🩸🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤔🤔🤔
Walaalayaalow caruurtan halaynina dhaqan celin u sameeya ilmahan waa lakhalday raga waawayn halaso qabto ilmahan yar yar hadilina please.
laftirkaaga iyaga lamid ah maxaa beydhabo ka keenay inuu dad dilo uu gaalo u arku nacalad alaha ku rido nacalada
Maha Darewmi lahayad Hadii Wiilkaga
Ninkii Qof Puntlandi in too soogalo Dilaha Dadkayaga
Waa in latoogtaa
Waxba laguma helayo dilka dhalinyaradan soomaliyed ee la qalday....hadi la dilana wuxu ka mid naqan doona kuwi ad hore u disheen un...
HA LAGA RAFO PUTULAND IYO DHULKA SOMALIDA O DHAN DADKAN ITOPIA AYEY KA YIMADEEN
Somalida awal aa yareen hadane Alshabaab ku bireen 😢very sad. Waxaa ka jacelalahaay an la dilin,,, oo maskaxdooda la so celiyio,,, dowladada somaliya aa dhihi la haay ,,, wilasha somali wax barasho la aan aa ku dhacday / baahi/ dhibaato ee so mareen,, kuwoo qaar neh,,, maskaxdooda ma jogto ,,,soo caqliga ha shaqeeyo somaliyee.,,,, wilshaan cijiilka oo u gooni ha loo sameeyo wax skill lagu baro ee ku shaqeestaan cijilka dhaxdiisa ayakaneh lacag ka helaan cijilka dowlada neh lacag ka hesho win win.nafta somaliyeed qiimeeya 😢😢😢
Wiilkan iyo kumanaan 'a mid ahi iyagaa dhismayaal ah waayo waxay waayeen dawladnimo.
Somaliland guuuuuuuul
War soomaali dagaal baa ku socda waana loogu tala galay markii loo diiday maamul iyo dawladba in dhalintoodana la Cirib tiro ciyaalkaan shaqalaanta iyo duruufta looga faaiidaystay dhaqan celin haloo sameeyo koleyba aakhiro ayaa waryaalaaye
Waan Kaxumahay Walaahi In Dhalinteenii Xaabo lagadhigto, Waxaana Kamasuul ah kuwa Hogaanka Noohayo, Waa Aduun iyo Xaalkis, in Ruux laga Dhaadhiciyo Xaabaan Kaadhigan!
Waxaa Hubaal ah in Puntland ay Dadkeeda Iyo Dalkeena
ilaashato. Kuwa Kalena Allah Leeyihhiin.
War Arbaco Juz Ma ahan Waa Jalaaad
Walaahi waa layaab Kan waxaan ku tilaami kana hor gal
Ee xabsi da, in halgu xukumo
Miskiin omg war Raxanwayin neey ragiina dhaqaalo u sameeya sidan iskudhaama god kaa laydinku shubi Xasbunallah hadad idinku ragiina ilaashataan Somalia 🇸🇴 way nasan
Carruur la dayacay
5 sano xabsiha halagaliyo qofkasta 20 sano kayar alshabaab ah
Xasbunallah
MADAXA HA LAGA TOGTO KUWA ISKU QARXIYEY SOMALIA WA AYAGA KI LIIDO ISKU QARXIYEY WA RAXAN WEYN
Ani waxaan layaabay ninka dadshiishe iyo ka mj ee doqmaha ah ee anaga nadilaaayo anagoo meelkasta cadow naga xigo war nadhaafa qurun baad tihiine
Puntland Maxaa Kaa Yaal,Duliyahow,Caga Cad..
Oo wuxu fara badanaa.
walaal hadilina please haloo muxaadareeyo iyaguba hadal bay ku kaxaysteene wacaruurteeni
Lacagtena shacabka bada arursdan iyo gabdhehena dhiigena 😢
KI LIIDO ISKU QARXIYEY WUXU AHA RAXAN WEYN WUXU LAYEY SHACAB MUSLINA DHALINYARO KANA TAAS AYU SO WADEY WA IN MADAXA LAGA TOGTO
War Waxey Sameynayaan Haddii Uusan Waxa Ay Sheegaan Sameyn Reerkiisa Oo Dhan Bey Dili , Waa Dad Gunimo laguhaystyo. Madhimashaa, Dhimasha Dhaanto.
M SIYAAD BARE DADKA RAXAN WEYNTA WU KA RAFI JIREY DHULKA KALE WUXU DHIHI JIREY WAXA KU JIRA DAD ITOPIA DHINACEDA KASO GALEY O YAHUUDA KA XUN O MUSLINKA QATAR KU AH O SHILIN KU BEDELENAYO DIINTA
Mid majeerteen maxa loo waraysan waayay hadii run sheegaysaan
DHULKA U KU DHASHEY DUMARKIISA ITOPIAN GAALO YAHUUDA AYA KU DHALFEYA DADKIISA HAL DOLAR AYEY DIINTA UGA BAXAAN WA YAHUUD ITOPIA KA TIMID KUWA IS QARXIYEY O DHAN WA AYAGA
Alshabab haloo midoobo
Ninkaan haysta hana dilina wallah aqliga kabadala haydinla shaqeeyo lacag usheega
Doofaar abidkii ma daahir reer PUNTLAND eey ma rabaayadaystaane aakhiray u diraan ama xabsi baa la dhigaaye taas ogow
Waa Wiilyar oo Mustaqbalkiisa Weli uhoreeyo Laakin Nasiibdaro, Berihore Ayaa Lamaanguuriyay!
Maxaad Ka Soo Doontay,Alle ha ku
Qaribo.
Ninkan waa nin baxsaad ah oo kasofakady yan. Ladhibatayn
Raxanwayin putland waa ku madheen maalin walba waa waa ladina
NINKAANAA RAXANWEYNA NI NKA KALE TIMIRSHE WARAYSTAY WAA OROM AMA XABASHO AFKA MAYGA BARTAY
Ilmahan yar yar hadii ay dil kaystan hala dilaa hadii ay San kaysan ama an la hubin yan lugu fududan waa naf maskin ah oo laqalday allah dhaqan celiyaa waxna hala baraa
Ruuxaan soomaaliba ma yaqaan yaab badnaa
Run ma uu sheegin gʻaariga ayaa ubaahan in laqabtoh waagaari lashaqeeyah waxaan waaciyaal kawatey dadkii wadey gobolkabaribay jogaan
Arra cidii dulmiisa way gubata sidaa meelobadan kahadlay waayo waa dad masaakiin ah wiilkaani hada waa lasoo siray wax denbi ahna pntlnd kamuu kaysan waana iskalabtay maxa lagu togtay oo denbi ah
banale inuu yahay ban ugartay wax fahfahiin ahan wuu diidan yahay sida muuqata lugba ulaaban
Maaxaa caaruurtii Somaaliyeed naagu imtiixaamaay waa khaar isdiilaayaah Ayaagu iyo khaar Anaaga naadiilaayaah.
Dhalinyaradii dalka dadka iyo diinta difaaci laheyd oo maskaxda laga dhaqay. Waxaa wanaagsan in xabsi dhaqan celin la geeyo oo la badbaadiyo ayadoon qabiil ahaan loo fiirin.
Reer puntlandnow idinka dad idinka mid ah ayaa daxishka la shaqeyo ook Dhaka soocunugaan bay ka yimi gaaco ma gasten een so wadda baxa hana wareerine haga.sababto ah
Shabaab hadii laweydiyo waxa uu yahay xitaa mayaqaniin ciyalkaan midkii dagal lagu qabto hala bireeyo lkn kuwa sofakado yaan latogane dhaqan hala dhaqan celiyo
Caruurtan ragiisoodiray away waa dawlad la aanta waxa alshabaab ayukaxaysanayaan
Inkaar idinku dhacdey caruurtii dabey ku shubeen maskaxdey ka dhaqeen
Puntialnnd wa mesha kaliyoo hadii alshabab iyo dacish qabata meel caska ladhoho lageeyo 😂landherayaan guleysta kuwa xamarna ilahay hafahansiiyo
Dhalinyaradan baahi iyo jaahilnimo ayaa looga faa,iidaystay ee xero dhaqan celis ah oo xabsi ah halagu xidho. Waxna hala baro Hana lagu shaqeeyo oo wadooyinka halagu dhiso.
Taas ayaa ka fiican oo ka faa,iido badan in la dilo
Waxan is waydiya why only puntland ugu dusheen .not Dariska oo aad ugu dilin
Hadhow Bay dhahayaan somaliland baa soo deysa khawaarijta,
Kuwaan aduunyada hanala caawiyo sidui loo dhaqan badali lahaa hala weeydiisto caawimaad ooxeryo halagu guro dhulka hoostiisa ah toogashadoodu waxba tarimee hadii lasii daayana umada kale ayuu dhibkii kusii wadayaa oo galafanayaa eeydu,fikirkana ka waan toobi maayaan intey moolyihiin masuubo haku dhacdee!aduunka codsi hau dirsato puntland
Idinka kuwiinan puntland kumagacaaban oo Mar waliba dowladii ladhisaba lidka ku ah yaa idinla xisaabtamo oo maxkamad idin saaro . Qabiil hwbaryiis iyo aabihiis xagiinuu ka imaadaa
Kkkkk daad socdaan iska raacay kulahaa ma xoolaa 😀😀😀
Awal ma bili Adam baa mooday waa ey ey dhalay lax ah😂
buďlaaney dhalinyaradii dhinac walba ayaa loo dhameynayaa ciidankii waa la dhameynayaa ee kuwa waaweyn dila kuwa yaryarna meel ku xareya oo dhaqan celin u sameeya oo maskaxda ka badala saan waa siduu mareykan rabay nusna aad idinku dhameysaan n7sna shabaab dhaeeyo nusna bada ku dhamaadaan hadaad marekan la shaqeyneysaan oo dhalinyarada inaad dhajeysaan ku tala gasheen waa musiibo oo 10 sano oo soo socota la waayo dhalinyaro 60 jir ilaa 100 jir haro si dhibyar ayuu ulawareegayaa mareykan soomaaliya
Eelaay iyo jareer soomaali weey laayeen.
Aad bn uga xumahy bal maxaa so Raaciyy cadawga somaliyeed Alshabb waa cadaw illahy umada haka qabto inay dawladu iska cafiso oo deegamadodi loo diro Ayaa fcn Kolay somali dhiigeeni leh oo xumaday
Waxan layaaba dubayska ceerigab usu bu aya waaka agagixiso kawarameyso dhuliini
Miskiin😂buu u egyahay Xasbunallah Raxanwayin gaajadaa looga faaidaysan Xasbunallah 🤔
WAA INAAN LA DILIN WAAYO WAXA KA MUUQATA IN LA DUUFSADAY AAD HALOOGA FIIRSADO DILKOODA
Xabsi dheer iyo xamaali haa lagu xukumo
War wiilaashan waa cawaane aan diin cilmi duun mudana aqoone ha leynina qabri lagama soo noqdee xira oo dhaqn celiya oo bara duinta saxaa iyo xirfad shaqo oo dib u dajiya waa caruur dacantaye hana goblamina
Inuu dadkiina xasuuqo ayuu intaas oo mile usoo gooyayay😡 naxariis iyo calool jileec hala idinka helo reer puntland noow🤔 idinku waligiin koonfur intaad tagteen dad makusoo xasuuqdeen? Waa may! Sababta dhulkiina inta loosoo safro dadkiina loogu xasuuqaayo waa mid laidinka arkay😥
Yarkan aminigiisa ilaaliya haysta why dagaal baad kujirtaan !?
Ilmahan yar yarka ah oo lasoo qalday iska dhaafa . Kuwiinan aa ubaahan in sharciga la idinku qaado wayo wadankii ayad iibsateen qabiilna umadii ayad dagaalo hurinaysan .