WAA TANA QISADA FARTUN HAPPY PART 5

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 1K

  • @KafiaFarah-y7d
    @KafiaFarah-y7d หลายเดือนก่อน +406

    Fartun halo kaco 1m Hala geeyo sida amiro qurux logu Kacay abyo hore uso ❤

  • @caashaabdalah9837
    @caashaabdalah9837 หลายเดือนก่อน +93

    Dumarow balanteenu waa is garab istaag fartuun halo kaco 1m hala gaadhsiyo ukac inagaa is gacan qaban karna wlhi ❤😮

    • @aaminaahmed4233
      @aaminaahmed4233 หลายเดือนก่อน +3

      Wlh beenta ma ahan gabdhow aaan dumarnimo isku caawino

  • @qalbilove2448
    @qalbilove2448 หลายเดือนก่อน +178

    War gabadhan 1m hala garsiyo
    Gabdho. Farax haku tashanina

    • @ShadiyaAli-v6q
      @ShadiyaAli-v6q หลายเดือนก่อน

      Ha wlhi wey u qalanta🥹❤️

  • @KafiaFarah-y7d
    @KafiaFarah-y7d หลายเดือนก่อน +179

    Fartun halo kaco 1m Hala geeyo sida amiro qurux logu Kacay abyo hore uso

  • @imc9270
    @imc9270 หลายเดือนก่อน +99

    Na wlhi gabdh adag ba tahy💯mesha ad hada jogto iyo meel ka saraysaba Illahay ha ku gadhsiyo wlo nolosha wad u samirtee❤

  • @muna607
    @muna607 หลายเดือนก่อน +49

    Badanaa wlhi gabdhah aya jece iney gurigoda bur burin raga qaar wey jiraan sidaa u kibir badan subaxaanallah war ragow kibirka iyo hablan aad silci neysaan iska daaya yaaqey😢 qaar wanaag san wey jiraan ilahay hano barakeyo kuwaa fartuun nolol qurux badan baan ku jareynyaa ka meyro wixii ku so marey xabbti qurux

    • @rumandeeq1085
      @rumandeeq1085 หลายเดือนก่อน +1

      Sorry mcnto waxa kukudhacay allaaha haka meyro wanaag ku dambeynaayo insha alh badka bari alah noga dhigo

  • @saynabhassan6786
    @saynabhassan6786 หลายเดือนก่อน +41

    Farax asxaan how samayn nolol waxkasta wala hor dhigay lkn wuu garan wayey ilahay qlpiga hakuu qaboojiyo fartuun awladana hakula koriyo

  • @farduscabdi7891
    @farduscabdi7891 หลายเดือนก่อน +30

    Gabadhan waa hooyo karti leh nolosha uun ayaa lala fahmi waayay balse waad helaysa qof nolosha kula fahma hore u soco

  • @SumayoAxmed-ws8cm
    @SumayoAxmed-ws8cm หลายเดือนก่อน +67

    Strong mom plz gabdhaan aa 1m uqalanto plz gaarsiiya guys❤

  • @Anuush143
    @Anuush143 หลายเดือนก่อน +27

    Sax waaye abyo masha Allah dadalkaagii manta wad ka miro dhalisay ilahy dhibata danbe ku ma tuso Adi iyo awladadana Nolol qurux badan aan idin rajaynaa kuwa kamaqana Allaha isukinkeeno Intay kaa maqanyihina Allaha ku xafido xbbi fartuun sharaf👸❤❤❤❤

  • @susuali2868
    @susuali2868 หลายเดือนก่อน +19

    fartuun mar hore kudawan jiray qof adag inaa tahay wan darensanaa abyo hormar wacan❤❤❤

  • @MaryamoMohamed-ql7zy
    @MaryamoMohamed-ql7zy หลายเดือนก่อน +20

    Walee waan ogaa fartuun inee kurigeeda dheedheel ku burburin oo wax uun kadanbeeyaan wllhi qof karti badan thy apyo allaha kuu fududeeyo 😢😊

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 หลายเดือนก่อน +33

    Wlhi nin xuun five years ago uso samrayey Alx mnta wn ka ladanahy nin hoyo io Abe inoqdo Rabbi iku deeqay M.Allah gbr kasto samirto kadaal kafaideysa I.a samirka ducada Alle ku xirnashaha bdya wad libanaysaan wale

    • @bintuosman4359
      @bintuosman4359 หลายเดือนก่อน +1

      M.a... abaayo kii hore ilmo ma.isku dhasheen??

    • @aishacuud7489
      @aishacuud7489 หลายเดือนก่อน

      @@bintuosman4359 haa hal gbr

    • @quruxsan3304
      @quruxsan3304 หลายเดือนก่อน

      Alle haku siyadiyo abayo mid hadu kuxumeyo mid kuwanajiya ayad helesa lkn raga qar dumarka ma fahman wlhi aniga nasibka wuxu igu begay mid an ifahmeyn hada alxm wanka danestay

    • @nafiso7343
      @nafiso7343 หลายเดือนก่อน

  • @FadxiMaxamed-jf2rh
    @FadxiMaxamed-jf2rh หลายเดือนก่อน +70

    Kusali xabiibkena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @sagalh6770
      @sagalh6770 หลายเดือนก่อน +1

      SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW

    • @XanaanXilkas-mu7yl
      @XanaanXilkas-mu7yl หลายเดือนก่อน

      Salalahu caleyhi wasalam

  • @salwachanne
    @salwachanne หลายเดือนก่อน +50

    Gabadhaan waxan ku xiranahay malinkii eey youtup kuso biirtay ilaa hda 2018 eey eheed aan u maleynaa tuuney allaha ku barakeeyo❤

    • @raaxoruuxi3296
      @raaxoruuxi3296 หลายเดือนก่อน

      Lafihi hore aa nahay markaas waqtigii samaara io malyuun io ee la joogi jireen❤❤❤❤

  • @koososman6456
    @koososman6456 หลายเดือนก่อน +14

    Anaa arkay gabadhaan ayadoo xaamilo ah oo guri raadineyso Bangani, culeyskana wajigeeda ayuu Ka muuqday. Waana Hooyo adag. Nolosha kuma xumeyso abayo.

  • @rajorumeyn6633
    @rajorumeyn6633 หลายเดือนก่อน +140

    Dumaroow nin faqiir ha guursan sheekhad muna orahdeeed

    • @apdiazizzozy2002
      @apdiazizzozy2002 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂😂😂😂

    • @hanisaciid9655
      @hanisaciid9655 หลายเดือนก่อน +3

      Maraaa faqiiir guursadey maaa saas I dhehee😂

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 หลายเดือนก่อน +1

      adiguu tajiiir matahy ninka baas maxaa kukobay lacaagtaa ninka daan isugu imateen adigabaa tajiir noqo noh

    • @rajorumeyn6633
      @rajorumeyn6633 หลายเดือนก่อน

      @@zainabmoha1835 😂 alx ani waa shaqeeystah

    • @firdaushassan2082
      @firdaushassan2082 หลายเดือนก่อน +2

      Run qaraar waaye nagaha qooqan aa dhahan lacag nin leh inte ka keenaa lacag cid ka hadleso maleh lkn nin ku biilan karo muhim ah

  • @qaaliqurux1793
    @qaaliqurux1793 หลายเดือนก่อน +15

    Gabar walbo guri dhaqaneyso inta badan ma faraxsana saasoy tahay waan dhoola cadeyna banaanka 🥲

    • @juwaabdirizaaq428
      @juwaabdirizaaq428 หลายเดือนก่อน +2

      😢mxaa sbby lkn wlh guur hduu saan yhy magaleen

    • @ekramabdirahman3746
      @ekramabdirahman3746 หลายเดือนก่อน +2

      Nolosha aduunka oo dhan aa saas ah.Guurkuna waa farxad iyo labada qof waxa fiican wax kasta waa wada hadal intaan lays guursan.

  • @alle-Aamin-ma-iisho
    @alle-Aamin-ma-iisho หลายเดือนก่อน +61

    Waxba ha is caburinin ee nafis si aad u caafimaado
    Wax xun ma sheegooysid your life experience ayaa dadka la wadaagtay si ay waayo aragnimo uga qaataan
    Caruurta allaha kula koriyo horeyna u soco gadaaldhan ha fiirinin

    • @SaharoFamily
      @SaharoFamily หลายเดือนก่อน +1

      ❤❤❤❤❤❤🎉

  • @Haffyy
    @Haffyy หลายเดือนก่อน +12

    Fartun cadey kameyro wixi kusomaray farxad ba kudanbeyso in sha Allah keep going strong mom ♥️♥️💯

  • @user-mk1kn5po1j
    @user-mk1kn5po1j หลายเดือนก่อน +9

    Walahi qasadada sidaan udhageysanaye waan oyoy sabata maaaqano isosheega walahi waan yaabanahay xita walaoya wana lamusa saaid iloyiin aye iga sota😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤❤ilove you fartuunvadunka waligey ujela walhi ilahey dartiisa hadaana waxan wajigeeda kadareemi jiray ine kusugan tahay manta sidhaba uogaaday walahi wayo gabadhan ibadan ayan firsanye ayaado larosiin ilahada farxadeda aya isbadashay lakiin hada Alxm dulilah waxan umaleyaa fatuun tan hooyaday iyo abehay dhalay okale an umaleya walahi marke farx saantahay maliintas odhan walafaxa sido kale marke murugeysatahay walamurgi jiray Alxm horay usoco qideda aditaabatay walahi mashaalah farxada kurajeenq intaan iyo inkabadan ❤❤❤❤😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda หลายเดือนก่อน +65

    Aniga saas dhaho gabadh jecel majirto rerkeda ino kadumo jecel lkn mar marka qaar ino dumo kadorbide waayo ciil iyo murugo aan dhaman inta kujiri laheyd naftada hacadabin is dhahe ilahow qof walbo muslim ah nolol qurux badan ay kuqanacsan thy sii adunkan awalo inyar yahe amiin yarabi

    • @ramlajei5674
      @ramlajei5674 หลายเดือนก่อน +10

      Ameeeen abayo Allaha nagu arzaqho nolol wanagsan iyo gur wanagsan

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda หลายเดือนก่อน

      @@ramlajei5674 amiin yarabi dhamanteyn

    • @quruxsan3304
      @quruxsan3304 หลายเดือนก่อน +4

      Been maha abayo wlhi gbr nin wngsn unaxarista wanajiya furin kama dalbaneso dadka gudahaga wax ka guuxaya kama war qaban

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda หลายเดือนก่อน

      @@quruxsan3304 sax waaye abaayo

  • @fahmocramaan3731
    @fahmocramaan3731 หลายเดือนก่อน +18

    Anaa u horeeyo maanta ❤❤❤❤❤ abaaya fartuun mcneey guulayso waa ku jeclahay

  • @user-hh5ug9xe7j
    @user-hh5ug9xe7j หลายเดือนก่อน +17

    Waa dhibaato markaad guursto nina mashaqeyste ah aan nolosha kula fahameen ninkaas malintu lacagta Cilaanka kuwaayay baad iska furi lahayad nina mashaqeyste ah waxa loo dhinto maah

  • @maidahassancabdulhi635
    @maidahassancabdulhi635 หลายเดือนก่อน +17

    M.a Fartuun hoyo adag Baa Tahay Wallhi Dheemana Tahay Hubaal Qofne kuma Jabeysid Nolosha kuma xumeyso Anigane wax Badana kaa faaidooyah Waa kula Socdaa jasakalla

  • @sahroabdi
    @sahroabdi หลายเดือนก่อน +35

    Wlhi sda reer u hormaro qof fcn baa kula fahma naag aan ilin ka dhmaana ilmo ma korsto qof walbna in gubtaa hoos taal gbar yar oo dadaaleysaa thy hray u sco rbina haku grab glo awlaadna hakuu xifdiyo.

  • @Abdi123m6
    @Abdi123m6 หลายเดือนก่อน +15

    Walahi naag nool oo daacad ah baad tahay lakiin ninkaagii mada helin inshaa Allah ku khayr qaba oo cagaha kuu dhaqa ayaan Allah ku.waydiinayaa inshaa Allah ❤❤❤

    • @fatuushvlogs4305
      @fatuushvlogs4305 หลายเดือนก่อน +7

      Naagaha nool dacada ah fariidada ah badanaa ninkooda ma helaan

    • @Ayanna-ed2ob
      @Ayanna-ed2ob หลายเดือนก่อน +1

      haa wlhi lkn wehele

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +21

    Team fartun happy one love ❤️

  • @AyanAbdullahi-ud2jw
    @AyanAbdullahi-ud2jw หลายเดือนก่อน +12

    Sax waye wlhi abyo qof waliga gariga Sabar ayuu ku joga hoyo aan barkinta ku ooy makorsato ilmo

  • @NaimaMohamedAli-k6k
    @NaimaMohamedAli-k6k หลายเดือนก่อน +23

    Saxwaye abaayo guriga labada qof ayey ku dhismaan lkn hal qof kaligiis siwalba uu u dadaalo maalin ayuu dharka tuuranaa😢 karti badan thy guuleyso

  • @nalkapeadiamond4712
    @nalkapeadiamond4712 หลายเดือนก่อน +6

    Inta xiligaan firsanjirtay oo jeclaa wlhi karti bdn in a tahay mrkaa gurigaga nadafadiisa quruxdada cadeneese❤ guuleeso wll mcn dumarka xanuunka ma aqaan mar walpa sxiip layahay 😢😊

  • @ShukriHussein-fe9bx
    @ShukriHussein-fe9bx หลายเดือนก่อน +6

    Abaayo. Nafiis waxbo ha u qariin qof ku xumayee fartun cadey❤❤❤❤

    • @simrannimcan5214
      @simrannimcan5214 หลายเดือนก่อน +3

      😂😂😂ina wx un ogatid miye ka tahay see qof ilmo dhax yaal ceebtisa dhan Lo keena

  • @FrossaAden
    @FrossaAden หลายเดือนก่อน +5

    Fartuuun I feel You Abyo Wllhi waa iga oohisay You’re So Beautiful and strong Mom 😢😢❤❤❤❤❤❤❤

  • @boqoradacadar
    @boqoradacadar หลายเดือนก่อน +7

    Fartun happy 4sana ku xiranhay masha allaah abaayo guulayso qaali hooyo karti badan baa tahay

  • @user-jk6rg3jv6q
    @user-jk6rg3jv6q หลายเดือนก่อน +13

    1million iyo in kabadan bay uqalantaa abaayo fartuun❤❤❤

    • @Rupaz7cr7fan
      @Rupaz7cr7fan หลายเดือนก่อน

      Sax Aad iyo aad❤🥰😍

  • @nimcoyussuf2948
    @nimcoyussuf2948 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallah tabarakalah Fartun qali habo Allah SWT haa kuu xifdiyo adiga iyo awladada, inshallalah guusha Allah haa kuu so dadajiyo 🤲

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c หลายเดือนก่อน +31

    20daqiiqo kadhig muqalka ya igu raacsan 😢😢❤

  • @user-ss4il4ey1v
    @user-ss4il4ey1v หลายเดือนก่อน +2

    Mansha allah walahi waxa tahay qof samiir badan oo qalbi wanagsan markas wan ku daawan jirey walaga dareemi jirey in aad ku jirto waxan alle kaga baryey dhib dambe in aadan arag inti horena dambi dhaaf allaha kaga dhigo pls part 6 next video

  • @farhiyaladan3175
    @farhiyaladan3175 หลายเดือนก่อน +8

    Fartuney aduunyadu waa imtixixaan qof walba in dhibtaa heysato marka kuwii ku sabro insha Allah

  • @bintusuldanabdi3842
    @bintusuldanabdi3842 หลายเดือนก่อน +10

    inankasto karti leh shakhsi la hadha ayaa hela walhi but alx wll gacaloy mantaba waa adiga quruxda badan😢❤

  • @user-ec9gl3ny5o
    @user-ec9gl3ny5o หลายเดือนก่อน +19

    fartuuneey talo wllnimo iga hooo horta family problem wuu dhacaa wiilkas si wanagsan aa kukala tagteen sidaa noo sheegtay hada inaa ka sheekesid waa laga fcnyhy wixii dhacay. asagana noloshiiis caqabad haku noqon waa qofkas social mediaha kugula jiro ku ixtiraam inuu ilmahaada aabohood yahy si kale gabdhaha iyo hooyonka uguubaabi lkn noloshaada kadaa adoo qofna wax u dhibeen...

    • @user-tw1cj7yl9j
      @user-tw1cj7yl9j หลายเดือนก่อน +2

      Naaa wll hadalkaga kafiirso markad hadlaysid qof dumara wixii logaysty baad ledahy isku celi oo faarax caqabad haku noqon soshal mesiyu kujiraye faarax wuxu sameyay hadii lashego baris cidayn majirto

    • @user-ec9gl3ny5o
      @user-ec9gl3ny5o หลายเดือนก่อน

      @@user-tw1cj7yl9j sister naag iska warqabtaa ahay mida kowaad tan labaadna waxaa ku faraxsantahay inee gabadhaas familgeeda iyo wixii dhacay kaaga sheekeso wanaag baa wllshey kula taliyey xumaan gabadhaan haku sii abuurin wiilkas waxee kashegeso ayadaa xor u ah madaama social media kuso gudbineeso talo in lagu darsado ayadaa kaa jecel qofka muslimkaana in waxa u wanaagsan loo sheegana ayada iyo ilmaheeda ayey anfacee inaa dulmi sii hurisana adee ku dhibee ee wanaga fiiri taladaana qaado adigana taasa kugu socotee

    • @user-ec9gl3ny5o
      @user-ec9gl3ny5o หลายเดือนก่อน

      @@user-tw1cj7yl9j sistrey adigaa ubaahan inaa hadalkaga kafiirsatidee kaaga ka fiirso taladaana adiga kuguma socotee meeshada ha u dhaafin dadka walaalaha hadaa wanag lakala dhaxdhigeen lama dhaxgalo dulmigana jooji dadkaan ayagaa awlaad kala dhextalaa waxii laso marayna inee usamirto ayadee u wanaagsantahay..
      no more ruufiyanimo

    • @user-ec9gl3ny5o
      @user-ec9gl3ny5o หลายเดือนก่อน +1

      @@user-tw1cj7yl9j sister adigaa ubaahan inaa hadalkaaga kafiirsatidee kaaga ka fiirso taladaana kuguma socotee meeshaada ha udhaafin dadkaas wllalaha hadaa wanaag ku dhexgalelin dulmigaada kala tag bariiska iyo waxaa sheegesidna adee kurbo kugu heesa bariis lagama hadlinee reeraha ka dhex bax

    • @RORO-q4v
      @RORO-q4v หลายเดือนก่อน +1

      ​​@@user-tw1cj7yl9jsistey adiga bal isku laabo gabadhan wanag bee shegtee hadaa dadka si wanagsan ukala dhex galen dadka iska nabad gali ruufiyaanimadan jooji😅😅😅

  • @user-rv3er7rx1s
    @user-rv3er7rx1s หลายเดือนก่อน +5

    Wax xun maadan sheegin sis life experience unbaad ka hadashay wax laga gudbay unba laga sheekeya sidi looga waano qaato sisnwe love You❤

  • @nastexocumar6650
    @nastexocumar6650 หลายเดือนก่อน +68

    Coming soon 300k🎉🎉

  • @hamdiahmed2307
    @hamdiahmed2307 หลายเดือนก่อน +4

    MashaAllah waa sax ina cafimad kaga iyo farxadada kafakartid Hooyo adaga tahay fartuuney ❤❤❤❤❤

  • @user-pt9if3bv6h
    @user-pt9if3bv6h หลายเดือนก่อน +4

    Hallow fartuun ha loo kaco 1malyan hala gaarsiiyo wey u qalantaa fartuuney hore u soco anigaba lix cunig ayaa lägga tagay.❤❤

  • @nimosuleiman
    @nimosuleiman หลายเดือนก่อน +5

    Gabdhaha somaliyeed wax karti badan ma jiraan Allah haku xafido

  • @Cawo560
    @Cawo560 หลายเดือนก่อน +6

    Ilahay ha ku sharfo indhahaygi inolow intay nololi jirto huno Macaan sharaf iyo karmo ❤🎉😊 hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo hambalyo 300k 🎉❤😊

  • @amboolosokor2407
    @amboolosokor2407 หลายเดือนก่อน +1

    Hampaliyo fartun cade 300k🎉

  • @fowsiyonuur8990
    @fowsiyonuur8990 หลายเดือนก่อน +2

    War gabadha hala gaarsiyo 1m waa hoyo kaliged ilmo heysato fartun horay usoco qof haujojin ❤

  • @Farxadiyoguul
    @Farxadiyoguul หลายเดือนก่อน +2

    Beautiful super mother. Alhamdulilah!

  • @RodoAli-rx6no
    @RodoAli-rx6no หลายเดือนก่อน +3

    Abyo fartun kartida iyo samirka wa udhalayo oo waxlaga qabankaro malahan runti Abyo ubadka iyo Adiga ale haidin xifdiyo dhamantina hormar wacan walashey qali ah ban kuleyahay❤

  • @aminaahmed5065
    @aminaahmed5065 หลายเดือนก่อน +2

    Abyo mlinkaad gabadha ahyd illaa maanta kugu xeranhy masha Allh maalina kama aadan sheekeyn reerkaaga Allaah ku xafido ubadkaagana kula koriyo

  • @qumangurey3471
    @qumangurey3471 หลายเดือนก่อน +8

    Abayo allaha garabkaada allaha galo kartidaana allaha kuusiyaadiyo😢❤

  • @sidiabukar302
    @sidiabukar302 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaallah tabarakala
    Sabra sedki hela
    Dacaadi ma hugowdo wax kasta oo goan lo gaarin laguma guuleysto.
    Dhibta qofkey heyso aya xanuunkeda dareema iskana sari kara hadi ow goan leyahay fahamsan yahay waxa dhib ka ah iyo sidow oga bixi lahay.
    Fartuun Mashaallah gabdho iyo hooyoyin iyo wilal iyo aabeyaal badan oo adunkan kunol aya kula qaba dhibtas iyo waxyaabo kalo badan.
    Illaah ubadka hakula koriyo waa guuleysan inshaallah.
    Anaga hadan hooyoyin soomaliyed qaarkod nahay dhib noma yara lakin dadaala waa gara inshaallah
    Ale ha inagu xafido melwalbo aan dunida kajogno muradkena ale ha ino wada sahlo
    Aamin yarabbi.

  • @marwaxox1906
    @marwaxox1906 หลายเดือนก่อน +3

    Strong mother keep going sister mcn congratulations 300k love you forever ❤

  • @ifraaxMaxamed-yz6vi
    @ifraaxMaxamed-yz6vi หลายเดือนก่อน +4

    geesiyad ba tahy wa gulesatay ee hore u soco my queen❤🎉

  • @zuhuurali4124
    @zuhuurali4124 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah
    Allah haku barakeyo adi io awladada io familykaga❤❤❤❤❤

  • @mohamedamin-ig9lt
    @mohamedamin-ig9lt หลายเดือนก่อน +2

    Please fartun Aynu siwacan Ayanu ugu kacano 1m Aya ino balana hablo waa hooyo carur korsanysa ❤

  • @Dhool_abdi
    @Dhool_abdi หลายเดือนก่อน +12

    Karti badaneyy gacallo guulayso♥️🥺

  • @Hibaa667
    @Hibaa667 หลายเดือนก่อน +1

    Fartuuney waxaad tahay geesiyad iyo marwo sharaf badan garabweyday ayaad tahaye horey u soco nolosha farxad ku noolow adiga iyo ilmahaaguba.

  • @Nanuu-ny7ri
    @Nanuu-ny7ri หลายเดือนก่อน +5

    Iga wallee in aad naag adayg tahay uu uu uu! Maashaa'Allaah❤ Naa bal waan iska ixsaan badnahaye aan isku noqdee sug intaan la igu heerkaas cama la ila gaadhine😂

  • @mariyacabdi3767
    @mariyacabdi3767 หลายเดือนก่อน +2

    Ala shekada sidii filim camal ee igu socotaa ee noo soo badi hpti❤

  • @Alhamdulliha12345
    @Alhamdulliha12345 หลายเดือนก่อน +5

    Horey usoco abyo wllhi naagti kahor imata iyada khaldan fartuuney keep going ❤

  • @munoomar
    @munoomar หลายเดือนก่อน +1

    Strong woman fartun happy ❤🎉

  • @caashojilacow5787
    @caashojilacow5787 หลายเดือนก่อน +4

    Maansha allaah tabaaraka raxmaan abaayo allaha kula koriyo ubadka

  • @aishacuud7489
    @aishacuud7489 หลายเดือนก่อน +2

    Xbbti Rabbi haku barakeyo Adiga io carurtada io dhaman familyka sharaf io karaamoo karkaada hahato mcny❤hoyo karti io samir bdn le guul garto Alle gbr kasto samirto hau gargaro I.n❤fartunay guul wcn qaliyey

  • @ubaxcali2067
    @ubaxcali2067 หลายเดือนก่อน +8

    Fartuun waa gabar dulqaad badan oo ixtiraam badan oo qalbi fiican ilaahey ilmaha hakula koriyo❤

  • @hawaqali-b1p
    @hawaqali-b1p หลายเดือนก่อน +2

    somalida wan jechlahye runte qof ba o warami markaba waye rumesanayan waxa fican labada dinacba ina lamaqlo marka fudedka iska jojiya wax dici karta qofkah kahle ino dulmanyahye waxna dece karta gabadan inaye dulmantahye marka waxyar o labuda ah ba inago jera abayo adna wax fican wad heli lakin wax ku fican wax walbaa inaye labtada kujeran rerna wax u wangsan rerka lusamro wayo ubadkuo ma ficno inaye ku waynadan kala fukansha gabad walbana wax uma ku hesta rerkeka hadna ubadka umbaye o samresa
    😘

  • @LadanYussuf
    @LadanYussuf หลายเดือนก่อน +7

    ❤❤fartuuneey abaayo aniga waagaas wakudawan jiray runtii daalka walagaa dareemi jiray alx hadiba adka baxday

  • @haboonmowliid1573
    @haboonmowliid1573 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allaha xabibti hamblyo hamblyo hamblyo 500k inshallaha hormar wacan ♥️💋💯💯💯👌🤲🙏🏻

  • @aminadahirmohamed3533
    @aminadahirmohamed3533 หลายเดือนก่อน +3

    Ina adeer horay u soco
    My rajo igu sln iyo gabadha habada u ahay adna qurux
    Mida kle coming soon 300k

  • @muniiraqurux77
    @muniiraqurux77 หลายเดือนก่อน +2

    Alha ku barakeyo abyo caruurtane Ale hakula koriyo

  • @Adnahasan58
    @Adnahasan58 หลายเดือนก่อน +4

    Xabibiti ilahey haku jclaado wllhi caloosha ihurtay

  • @SaynabMaxamuud-m2b
    @SaynabMaxamuud-m2b หลายเดือนก่อน +1

    Fartun xbbti wlhi dhib wa so martay carurtada Allah haku la koriyo

  • @naema_jannah7539
    @naema_jannah7539 หลายเดือนก่อน +3

    Noloshada inta kahadhay farxad iyo rayrayn ku dhamayso xbbti adi iyo awlaadadaba ❤

  • @user-uz4dk2mj4j
    @user-uz4dk2mj4j หลายเดือนก่อน +2

    Adunyo waxa waliba waa la raka lekina sabra Inashalaha wada ka bexe ilhya ha xfido ilmahaga 🤲🤲🤲

  • @user-ns5xo5kv6i
    @user-ns5xo5kv6i หลายเดือนก่อน +9

    Hablo fartun 1 million Hala garisyo way uu qalntaa😢❤

  • @awoismil2501
    @awoismil2501 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhi adiga oo ka sheekeen baa wlhi iska garanayay dhib kastoo soo martay
    ❤❤❤❤

  • @asli1035
    @asli1035 หลายเดือนก่อน +3

    Gabadh yar oo adag guul insha allah

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w หลายเดือนก่อน +1

    Yaaa alaah guri walba siraa kuduuugan quruxeeey guuur qeeer qabo akuuu rajeynaa❤

  • @NaajuNajuuna
    @NaajuNajuuna หลายเดือนก่อน +6

    Wlhi hooyo karti badan ayaad tahay nolosha farxad kuwaar

  • @Aziizaabdullahi336
    @Aziizaabdullahi336 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah gabar adag batahy gabr kastoy nin xolo leh raac adana haa isdhigan oo shaqeyso ❤❤❤

  • @SamiroBishaar
    @SamiroBishaar หลายเดือนก่อน +3

    Fartuuna i,a waxan ku rajenya nolo midi ugu ficneda Abaayo❤

  • @aminaali5297
    @aminaali5297 หลายเดือนก่อน +1

    M.a strong moma tahy Allaha ku deysto 1m hala gaarsiyo fartuuney

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 หลายเดือนก่อน +5

    Walasha dhiqa in ee ku galiso hauso safarto xanun wye wlh😂😂abay waxi cunto cuni jirte iyo waxad karin jirte yalo karin jire ilen malin walbo jika nogu jiri jirte😂ar fartuna Bismillah 😂😂😂walaley dhib uxishow

    • @Ducadaaqbalka
      @Ducadaaqbalka หลายเดือนก่อน

      Waxa dhinta tahay gabadha ka dhamaawo😮😮😮

    • @anabquruxmedia7300
      @anabquruxmedia7300 หลายเดือนก่อน

      Ayada shaqeysaneeeyse somaaha

    • @Beingme541
      @Beingme541 หลายเดือนก่อน +1

      Walashed Ku xadgudubte yaka cafinaya

    • @queenaisha8930
      @queenaisha8930 หลายเดือนก่อน

      Cuwaymir uurkiis oo 5 blood ah bay bilawday jiko galow

    • @kafiaabdinurahmed6843
      @kafiaabdinurahmed6843 หลายเดือนก่อน

      Na iska amus dhaqbayahay

  • @SahraKaaba
    @SahraKaaba หลายเดือนก่อน +1

    Fartuun Happy 1M hala gaadhsiiyo🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @laylocali9902
    @laylocali9902 หลายเดือนก่อน +3

    Istareska waaa Lugu cayilaa been maaha tuuneey waa buurnaa jirtay iidoow gabar Yarahoow DUQ ka dhigay alx hadiiii noloshaad qaribneed allaah ku dhaafiyay guuleeyso abaayo ❤❤❤❤

    • @musdalifaahmed
      @musdalifaahmed หลายเดือนก่อน +1

      Maragtay iskuniyadaa nahay walaahi

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 หลายเดือนก่อน +1

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my sis keeps going qali congratulations 🎊 🎉❤

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza หลายเดือนก่อน +5

    اللهم آمين ثم آمين يارب العالمين جزاك الله خيرا ❤

  • @user-ir5ky9kl2y
    @user-ir5ky9kl2y หลายเดือนก่อน

    Qisad midka xanun badan ayaa iso mrty alhamdulilah 😢🤲

  • @somaligirl8743
    @somaligirl8743 หลายเดือนก่อน +4

    Guulay oo horoy u soco qaali waan ku garab taganyahay Dumarland 🤚🏾aan garab istagno walasheen

  • @amaalamaalhussein
    @amaalamaalhussein หลายเดือนก่อน +1

    300k congratulations 👏🏼🎉 Abayo

  • @user-tx6id7wt5z
    @user-tx6id7wt5z หลายเดือนก่อน +6

    300k coming soon 🎉🎉🎉❤❤

  • @umuatika8452
    @umuatika8452 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alah halo kaco walashey an garab siino waa hooyo kaliiget ❤❤❤❤❤❤❤

  • @nahraam4749
    @nahraam4749 หลายเดือนก่อน +4

    Nin faqiira hagursanina gabdho 😂😂😂😂

  • @Shirimbjrita
    @Shirimbjrita หลายเดือนก่อน +1

    Fartuney wixii kuso maray iska ilow nolashada horey uwado ❤❤❤

  • @luulkuuriyow6836
    @luulkuuriyow6836 หลายเดือนก่อน +7

    Walee qof walbo amusan ilaha og xaladisa fartun abyo nolosha kuma xumeyso 😢❤

  • @karimaaomar
    @karimaaomar หลายเดือนก่อน +1

    Haha 😂 waxan waa balan bal ee qiso haku sheegin walaley!!!! LMAOOO

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its หลายเดือนก่อน +8

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCWﷺﷺ🫶🏻🕋🥹

  • @AliinaAhmed-xr6tq
    @AliinaAhmed-xr6tq หลายเดือนก่อน +1

    Abaayo waxatahay oyo adaag gratimadane horay usoco😊❤❤🎉