aniga hadda ka hor way igu dhacday 1 sano la hor Software baan google ka baaray kadib link baan helay waan raacay waana iskala dagay install baan iri saa markuu installed noqday baa computer kiiba tikaato noqday cabaar hadaan computer kii ka daba wareegay kadib restart buu isku diray kadib computer kii wax ku jira aan la arkin baa iisoo kacay Lkn Alx wax card ah iiguma xirnayn oo lacag laga shubto kaliya xogtii iigu jirtay un baa iga qasaadhay oo iga baxday markale baan computerkii dib u baabi'iyay setting kiisii {PC reset) maadaama ay macquul tahay inay indirect ugu jiraan, hadda su'aashaydu waxay tahay Xogta browsers-ku kuu hayaan ayagu may heli karaan sida passwords-ka iyo card info,
Barnaamijadaan noo soo badiya walalayaal ❤
Waa barmaanish aad u weyn
Mahad sanid sxp wax badan ayaan kafahanay muwduuc 🙏
mawduucii ugu muhiimsanaa ee aan idinka Faa'iday waaye. soo badiya kuwan scamrska
Video xamasad ayu laha mahadsanid ustad wax bdn ka faidey
Mahadsanid lkn noo soo badiya barnamijyadan cml
Muuqadaan Noo soo badiyo Waan ka Helay....I.a
war sxb mahadsanid waxbadan baa ogaaday
wow, thank you
Thanks
Xog qiimo leh
Please video yaashaan camal noo soo badiya mudane ama marwo plz
email kayga saxda ah kuma galo waxan ku gala email jabsan oo websiteka ku galaaa
ninkaas waan daawadey
Asigo English ah ku taxanahay-rer USA 🇺🇸 hada nahay hindida way na dhibeen--
aniga hadda ka hor way igu dhacday 1 sano la hor
Software baan google ka baaray kadib link baan helay waan raacay waana iskala dagay install baan iri saa markuu installed noqday baa computer kiiba tikaato noqday cabaar hadaan computer kii ka daba wareegay kadib restart buu isku diray kadib computer kii wax ku jira aan la arkin baa iisoo kacay Lkn Alx wax card ah iiguma xirnayn oo lacag laga shubto kaliya xogtii iigu jirtay un baa iga qasaadhay oo iga baxday markale baan computerkii dib u baabi'iyay setting kiisii {PC reset) maadaama ay macquul tahay inay indirect ugu jiraan,
hadda su'aashaydu waxay tahay Xogta browsers-ku kuu hayaan ayagu may heli karaan sida passwords-ka iyo card info,
Waa hadii ay hayaan password computerka
wan idin salame qarawo 🎉
Qarwo...Maxaa Ka Wadaa
Enron scandal warbixin kasoo diyaari insha-allah
Thumbnail Ka Iska Saxa Thumbnail Qurux Badan = Views Badan, Muuqalka Qof Ka Waxa Soo jiito Waa Thumbnail Iyo TITLE I.a Imaad Iska Saxdaan rijeenaa
Runtii waa jeclahy inaa noqdo Hacker I.a marka bartaana shirkado bdn dahabshiil iyo hormuud iwm waa u dhamatay shaqadaasna waa ku dugaajira hadda Computer Science baan dhameyay hadda hindia usocda iga war suuga 😂✊🏽
Be a white hacker bro
black hacker 😅😂😊@@m-five6737
hyE taLiyE
😂
Zxp waxba hindiya hat aging anaa 3 course si free ku siinaya wlhi😅
@@L0zzerani kuso qabanayo intee ka so qabta ana u bahan😂xita lacag diyar kuula ahay taliye aan kala fa’iideysanno👊🏽
iskajira ayan dhihi lahaa dadka dhuuniyaashaa
lacag haday arkaan 😳😳😳😳😳
Please provide the source thanks..
i know him and them but where in somaklia to learn the best hacking course
way jiraan meelo badan balse tayo maleh
Hada kahor arkay nimankaas
Hadaan Xayeysiis furaba
Miyaad aragteen Xayiis lagugu khasbayo adoo wax daawanaya ama meel muhiim ah maraya 😂
Mom why did you redeem it mom😂😂 👩
War bixin loobaahnaa
War hindidu belayo weye wlhy
I am hacker just
Nacalaa idin dhaley dheh car mar daanbe hindi ha isoo waco naftey ii keeneen waa tuugo