XASUUSTII BARISAMAADKA | BOQORKA BARTAMAHA | WAAYA ARAG PODCAST | SOOMAALIYA OO NABAD AH | SHARMAKE

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 15

  • @AAYASSIN81969
    @AAYASSIN81969 วันที่ผ่านมา +3

    Boqorka bartamaha waxuu ahaa macalinkaygii Joqrafiga oyo Taariikhda 1983 iskuulja Kamalludiin

  • @siyaadali4817
    @siyaadali4817 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ragan o kale waa ubaahanay.❤❤❤boqoorka.

  • @samawadeahmed4380
    @samawadeahmed4380 วันที่ผ่านมา

    Sharmarke wiil aan isku xaafad aheyn ayuu iila egyahay. Xaafada Yaaqshiid ma deganaa masaajidka qabyada agtiisa walaalkiisna Shiine ma la oran jirey. Haddii ay run tahay waa salaamayaa walaalkey

  • @abdijamafarah5057
    @abdijamafarah5057 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mohamed Aweis Muuday(My childhood) wuxuu ahaa nin aad & aad u firfircoon dhinac kastaba, waxaan wada dhigan jirnay Dugsigii dhexee ee Bartamaha ( saula Media central Deela Somalia). \waxaan ku xasuustaa Mohamed aweys Muuday Olalihii horumarinta reer Miyiga ee Degamada Jilib, khaas tuuladii Dayax ay wada jooga isaga & Mohamed Cumar Ciiro,wuxuu ahaa nin kaliya ee na madadaalin jiray annaka joogna meel Badiyo ilaa 7bilood meel u dhaxeeysa Degamada Jlib & Baraawe . sida Heesaha, Gooroowga ( Bidaarto Seddex bahaad), Heestii Sucaaday haddii aan kuu diiday Diritoorka ii sheeg) oo doonayaa inuu wareysiga bal ka sheekeeyo isaga & sucaad Omar wixii kale qabsaday Dugsigii Baratamaha. Halkaan waxaan ka salaamayaa Boqorka Bartamaha,

  • @rashkaarow45
    @rashkaarow45 2 วันที่ผ่านมา

    Waaw . Xasuus . Waayo, waayo . I like it bro .

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa hooyaday lodkeeda iyo abtigeey 1954 1956 bilaajo carab ay kudhasheen

  • @ABDIKADIRJAMA-o8b
    @ABDIKADIRJAMA-o8b 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc weriye sare
    Laskiin boqorka iyo bartamaha 66jir uma eka 40 iyo u egyahay

  • @hm1c586
    @hm1c586 2 วันที่ผ่านมา

    Sacuudi gormo xoole yeshtay

  • @samsam-vt3hk
    @samsam-vt3hk 3 วันที่ผ่านมา +1

    Been badnaa marka aad sheegayso Adan Nuur Dhuule, Maxamuud Cabdi Cali Ducaale iyo Maxamuud sheekh Axmed Dalmar waxaa ay joogen BBC London. Boqorka Bartamaha waxaa aad beentaas u sheegsysaa jiilalka cusub, is xasili haddii wax lagu weydiiyo oo lagu sharfo ha is mahdinin oo beebta dhaaf

    • @samsam-vt3hk
      @samsam-vt3hk 3 วันที่ผ่านมา

      Beenta dhaaf Radio muqdisho waa lagula joogay waana lagaaga horeeysay

    • @ahmedugas8495
      @ahmedugas8495 2 วันที่ผ่านมา

      Weligay nin ka been badan

    • @muqtaromar8581
      @muqtaromar8581 2 วันที่ผ่านมา +1

      @samsam-vt3hk haddad tariikh haysid maad channelkaga soo galisid, mashuulka maad iska dhaaftid

    • @shaakiraali1984
      @shaakiraali1984 2 วันที่ผ่านมา +1

      Cajiib maahmaah baa ahayd riibi geedo ma daaqo lagamana daaqo ,boqorka bartamaha waa nin la yaqaane ,wuxuu sheegana waan ku kalsoonahye ,bal adigu barakadaada banaanka Soo dhig samsameey adiguu raali ah

    • @abdirahmandahirabtidon7702
      @abdirahmandahirabtidon7702 2 วันที่ผ่านมา +2

      @samsam-vt3hk Kkkk run buu sheegayaa waa laga yaabaa inaad yarayd ama miyi joogtay....raggaasi waxay ka aflaxeen Radio Muqdisho codkii JDS.