Farxada Luul gabadhii ninkeda wacal baatahay u dhibaateyay kumanaan dollar gacanta laga sa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 439

  • @illintir
    @illintir  ปีที่แล้ว +72

    Fadlan share ku dhaha fb iyo qolalka Farxada Mahasanidiin

  • @abukarmaxamed5376
    @abukarmaxamed5376 ปีที่แล้ว +3

    Muuqaalka gabadhan ee hore wuxu ahaa muqaaladii iigu xanunka badnaa wallahi gabadhan waa qof dulqaad badan

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว +38

    Mashallah dadka somalida waa dad fcn. Allah waxaan ka baryayna in qabyaalada qurunka ah ee na saamaysay inaga madoobeeyo

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 ปีที่แล้ว +4

    Allaa Luul aad baan uula murugooda maantana waan farxay ilaahow u dhamaystir faraxada oo reerkeeda sii usoo sahal

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 ปีที่แล้ว +25

    Masha allaha
    Saaaan uu sugayey Farxada walashey caaawa🥰

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +3

    Wcs welcome Brother 🙏🙏🙏👍👍👍👍

    • @Liban14398
      @Liban14398 4 หลายเดือนก่อน

      Thanks syster 🫶

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada ปีที่แล้ว +2

    Masaha Allah Allah mahad leh mesha kliya aan ka nolnahy wa dhanka isa saacidaada

  • @mohamedali-ou9vl
    @mohamedali-ou9vl ปีที่แล้ว +2

    Masha alaha ilahey ayaa mahad iska leh wlhi qalbiga ayeeyna xanuunjisey hadii le Heley alxmd

  • @ruqiyaabdulle4618
    @ruqiyaabdulle4618 ปีที่แล้ว +3

    Quruxley Allah isku xir shaqeeyso niyada dhiso. Allah ha kula jiro.

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah luul allow dadkeda usahal Amiin yarabi

  • @farxandaacad9875
    @farxandaacad9875 ปีที่แล้ว +9

    Cabdi casiis duca qabaw ilaahay haku xifdiyo walal addunyo iyo akhiro

    • @ahlanwasahlan.211
      @ahlanwasahlan.211 ปีที่แล้ว +1

      Maasha Allah. Ruuxan dadka u mahad noqin Illaahay uma mahad Naqo.
      Qruxdaadii ayaa Maanta soo baxday.
      Ehelkaadane Allaha kuu sahlo.
      Lacagtaasne Ganacsi Ku sameyso

  • @nuuracayuuni3204
    @nuuracayuuni3204 ปีที่แล้ว +18

    M.a hambalyo waa kula murugnay wllhi Alxmd farxadeeda no ah guul ❤🎉

  • @FadumoHas
    @FadumoHas ปีที่แล้ว

    masha allah walaal sifiican ayaad suubisay ganacsi haku furato si eysan dad oogu baahan

  • @fadumocali3563
    @fadumocali3563 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah wan ka murugsanaa luul tan maalintii aan daawadey alxam walaalihii u gurmadey aad Bay mahad san yihiin illahay abaalkooda janada ooga dhig

  • @xaliimacali5595
    @xaliimacali5595 ปีที่แล้ว +7

    Alllaahu akbar alxmadullaah luul waan lanaxay runtii clcasiis noolaw wllo khayr aduun iyo mid aakhro allaha kusiiyo

  • @AbdirushidMom
    @AbdirushidMom ปีที่แล้ว +2

    Rabbi hakaa Farxiyo wlo❤

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 ปีที่แล้ว

    ALLE AYAA KU MAHADSAN U SAHLEY WAALIDIINTEEDII IYO EHELKAAGA OO DHAN OO NABAD QABA

  • @cabdiyoxusencabdiyo6852
    @cabdiyoxusencabdiyo6852 ปีที่แล้ว

    Mashallah farxada wa kulqesanen cadbi cazizana ajir iyo xasanad allah hksiyo

  • @Hargeisa916
    @Hargeisa916 ปีที่แล้ว +1

    ManshaAllh waaa kheir Allaha ajar kasiyo walal cimri barakysan oo cibado suban inshaAllah

  • @shurkiyusuf3551
    @shurkiyusuf3551 ปีที่แล้ว +6

    Mansha allaah tabarakalah
    Aad iyo aad ayan ogu farxay
    Allaah ayan oga rajeynaya iney reerkeda hesho cafimadna allaah ha siyo wa run somalida wa dad gob ah

  • @muuminocabdulle8597
    @muuminocabdulle8597 ปีที่แล้ว

    Aat ayaam ugu farxsanahy walshe qali cabdi casii sidokle mahsabit

  • @aayahawanaagsan9981
    @aayahawanaagsan9981 ปีที่แล้ว

    Wallahi caawa waan ku farxay gabdhaan allah muraadkeeda allah sahlo masha allah

  • @munamohamed2972
    @munamohamed2972 ปีที่แล้ว +17

    Masha Allah alxmdulillah hadey heshay dadkeda insha Allah inta noloshada inta ka dhiman farxad ku noolow abaayo wlhi wan kula murugoday marki kowad waxan duco ahayn kuma awoodin lkn manta wan kula faraxnay illahay haku rumeeyo riyadaad waalidka iyo walaalaha kuwa ku farxad galiyo allaha kaaga dhigo mustaqbal wangsan iyo duriyad saalix ah allaha ku siiyo iyo sowjwangsano qeyr qabo xanuunkana caafimad allaha kuugu badalo insha allah sabra sad hela rajada alle lagama quusto marka lagu leeyahay waa sidan Alx🤲

  • @abdikadirali4295
    @abdikadirali4295 ปีที่แล้ว +3

    ABDIAZIZ waad mahadsan tahay ushaqee. Umada soomaaliyeed

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah MashaAllah farxadu wa nolosha furaheeda Allaha kafarxiyo intii ka farxisay

  • @luulcali-tf1fw
    @luulcali-tf1fw ปีที่แล้ว +3

    Walahi gabadhaa darteed ayaan maalinwalba kueegaa bal inaan arko luul oofaraxsan

  • @mahamedbashirahmed
    @mahamedbashirahmed ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay hakaa farxiyo gabadhana illahayow kurbada ka qaad ameen yaa allah

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 ปีที่แล้ว +1

    Masha alaaaah ❤❤ xafidulaahi wa alle mahadis Alxamdulahi ❤❤

  • @ilhaanabdi7744
    @ilhaanabdi7744 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi waa ku farxay gabadhan masha Allah adinh ajaar allaha kasiiyo

  • @xidigtainamaxamed1800
    @xidigtainamaxamed1800 ปีที่แล้ว +1

    Alx docodeena alah wuuw aqbalay wlhi si niyad ah banugu doceeyay alow inta murigey san oo dhan fsrxad ugu bedel yaa rabi🤲🤲🤲

  • @Seynabcadey75
    @Seynabcadey75 ปีที่แล้ว

    Masha allh farxadeda ilhy ha urumeeyo

  • @fartuunabdullahi8027
    @fartuunabdullahi8027 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilaah abyo ilahay ha kuu sahlo cida dhabta ah oo ku dhashay qalbigan ilahay farxad ha kuu galiyo

  • @Siraad-b5i
    @Siraad-b5i 9 หลายเดือนก่อน

    Maan sha Alaah ,saa saa umsda loogu adeegaa, qaar bas xan iyo hebel baa saa sameeyey ka shaqeeya

  • @shariifoxeysow1909
    @shariifoxeysow1909 ปีที่แล้ว

    Masha allaha allaha kuu barakeeyo farxadaa

  • @mynameisdhaqaneahmedxagar8374
    @mynameisdhaqaneahmedxagar8374 ปีที่แล้ว +2

    Luul jaamac dhibaatada so martay inuu janno uku badalo
    Alla waan ka baryay mar kii hore
    Aduun yadane farxad ku noolaato waa rajeey naa
    Insha allah

  • @Fardaus11
    @Fardaus11 ปีที่แล้ว +10

    Masha allah masha allah tabarakallah wlhi Wan farxay alxd rabi dadka kla maqano dhen haysu keeno wiilkan abdiaziz awliyo rabi haa barakeeyo 😢❤

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 ปีที่แล้ว

    Waa qalad Abdi aziiz inaa weydiiso, gabadha inta lacag la siiyay. Nafteeda ayaa halis gali karo. Ilaaheu familkeda ha u sahlo.

  • @maqbuulawale421
    @maqbuulawale421 ปีที่แล้ว +4

    Alhamdulilaah alhamdulilaah nimcan kasiiran wax kale ma dhihi karo

  • @ahmedroble219
    @ahmedroble219 ปีที่แล้ว +4

    Allah ha u gargaaro insha Allah walaasheen
    Caafimaad iyo qoyskeeda oy hesho

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 ปีที่แล้ว

    Ma sha Allah. BarakAllah fikum ❤❤❤

  • @deeqoweheliyeali1042
    @deeqoweheliyeali1042 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah ilahey faraxadaad kuu siyaadeyo🤲🏼🤲🏼🤲🏼🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰🤲🏼🤲🏼🥰🥰🥰🥰

  • @MunaAli-f3p
    @MunaAli-f3p ปีที่แล้ว +2

    Alhamdulillah ILAAHAY mashed iskale

  • @sacdiaabdirhmanl2118
    @sacdiaabdirhmanl2118 ปีที่แล้ว +6

    Yaa rabi farxadeeda u dhamaystir😢

  • @Salman-jk6li
    @Salman-jk6li ปีที่แล้ว +6

    Abayo Farxadada Allah ku wada dhamaystiro🤲

  • @haliimomohammud1537
    @haliimomohammud1537 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allaah luul kas ha ku naqanin wax lima loo dhalo ma astahilo biniatanimo xataa wa wow firi wayay

  • @runkahadasho8495
    @runkahadasho8495 ปีที่แล้ว +7

    Walaal Cabdi caziiz barnaamijkaaga inta badan qeebta farxada ayaan kadaawadaa inkastoo margore igu danbeesey daawashadiisa hadane gabadhaan muuqaalkeeda ayaa isoo jiitey soomaalida walaahi waa dad isku gargaarto laakiin waxay ballo ku dhigeen baashii qabyaalad aheed ayey qalad kafahmeen waliba sixun u isticmaalaan ilaah waxaan kabaryaa quluubtooda burcad inuu isku mariyo😢😢❤❤ aamiin

    • @shurkiyusuf3551
      @shurkiyusuf3551 ปีที่แล้ว

      Aamin ya allaah
      Waxan nahay dadka adunka ku nol
      Dadka ogu fican marka ey dhib qofgaro aad ayan usu cawina

    • @muniitaismail3550
      @muniitaismail3550 ปีที่แล้ว

      ​@@shurkiyusuf3551 ❤

    • @hamdinur9382
      @hamdinur9382 ปีที่แล้ว

      Oo wll see ku.oganee qofka farxay woxow ahaa hadaadan marka hore dhageysan

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 ปีที่แล้ว

    M.allah horta gabadha ilahy kurbada ka dulqaad Tube somali leedahy weeye wiilkan waa hanti somali leedahy illahy haku barakeeyo cabdicasiis rely amiin dhaha

  • @amiiraabdirizak4405
    @amiiraabdirizak4405 ปีที่แล้ว +3

    masha allah luul allah udhamaystir farxadeeda qoys keedi allah u sahlo allah caafiyo🤲❤️

  • @axmedsiciid7050
    @axmedsiciid7050 ปีที่แล้ว

    Ilaahay hakaa farxyo c.casiisow

  • @somalicookingculture4014
    @somalicookingculture4014 ปีที่แล้ว +5

    MashaAllaah tabarakallah ❤❤❤❤

  • @mohamedadow7783
    @mohamedadow7783 ปีที่แล้ว

    Ilin tir ALLAH Haidin xafido shaqo fiican baad weddaan. Waadna ku mahadsantihiin horey usocda

  • @xaawo1
    @xaawo1 ปีที่แล้ว +6

    Reer buntlandi beey familkeeda noqon doonaan insha allaahu qofkastaa ha aaminin dna, ka qaad tuugada kelyaha baxsataa badan

  • @xalimoxirsi5476
    @xalimoxirsi5476 ปีที่แล้ว

    Manshllah tabaarkallah walhi somalidu waa gab allehamdoullah alle soomaali naga dhigay

  • @mwaranle
    @mwaranle 9 หลายเดือนก่อน

    MashaAllah
    Ilahay ha ka jaza siiyo

  • @manalqalbi9745
    @manalqalbi9745 ปีที่แล้ว

    Mashalah illaahoow farxadaada ku siyaadi abayo nolol qurux badan aan ku rajeynaaya inshallah 💕

  • @hafsasheikhhassan1753
    @hafsasheikhhassan1753 ปีที่แล้ว

    ❤❤maash allh c/caziiz kheer alle haku siiyo arin fiican aad heysaa runtii

  • @Maxamadjanan-ux2nl
    @Maxamadjanan-ux2nl ปีที่แล้ว

    BY FROM COPENHAGEN 🇩🇰🇪🇺🇲🇵 VIVA

  • @ayanahmed915
    @ayanahmed915 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah wlky abdiaziz sida dadka ogaa farhiso Allah kafarhiyo adun iyo aqiro inshaallah wlky qali cadowga Allah kaqabto melkasto jogto

  • @naciimoxasan7902
    @naciimoxasan7902 ปีที่แล้ว

    Cabdi casiis ilaahay qayr haku siiyo

  • @safiyohadad79
    @safiyohadad79 ปีที่แล้ว

    Soonka cayar ma shan ilahey ha ubarakeyo inta tassgertsy ilshow muradkooda sahal

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 ปีที่แล้ว +1

    MashaAlaah sidaad walaalaha u CAAWIN Abdicasis Alaah ha ku caawiyo. Amiin

  • @ismaaciilmaxamedaadan6995
    @ismaaciilmaxamedaadan6995 ปีที่แล้ว +45

    ماشاء الله تبارك الله ، اللهم انصر اخواننا المستضعفين في كل مكان

  • @faizoabdiazizahmed8336
    @faizoabdiazizahmed8336 ปีที่แล้ว

    Alxamdulilah allahu akbar ilhow ugar gaaar

  • @fartun9503
    @fartun9503 ปีที่แล้ว +1

    Adiga Mudan Abaayo 👍

  • @Saynabwali890
    @Saynabwali890 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashalah cabdi casiis farxanow ale haku xiftiyo aamiin ❤❤ nooloow sifarxadle

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 ปีที่แล้ว

    Ilaahow u soo sahal dadkeedii

  • @hamdihasan4743
    @hamdihasan4743 ปีที่แล้ว

    Maashaa allah hampalyo wlh qisadeda markaa fiirsanaye waa la ooye qalbi xanuun dareemay

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 ปีที่แล้ว

    الحمد لله رب العالمين هذا من فضل ربي.

  • @yasmin-ix2qp
    @yasmin-ix2qp ปีที่แล้ว +2

    Masha'Allah Masha'Allah ilahay baa mahaad iskaaleeh❤❤

  • @HiboCumar-yl4op
    @HiboCumar-yl4op ปีที่แล้ว +5

    Masha allaah abaayo farxadaada waa farxadeena

  • @leyloabdullahiali9551
    @leyloabdullahiali9551 ปีที่แล้ว

    Allah hakuu kamilo farxadada

  • @sahromaxamed7256
    @sahromaxamed7256 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waa farxad alxam dulilaah

  • @raxmogulied4930
    @raxmogulied4930 10 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah cabdiaziz qer allaha hakusiyo

  • @ibruae2720
    @ibruae2720 ปีที่แล้ว +2

    masha alhaa waxa.kasato.way.soo.daahiraan.wa.aniga.hore.kugusheegay.alx lilaha

  • @fadumoibrahim9594
    @fadumoibrahim9594 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah allah idiin barakeeyo.

  • @nazerzheikh5507
    @nazerzheikh5507 ปีที่แล้ว

    Masha allah
    Wll kheyr allh kusiy0
    Ayadana farxd allah ugu badall0

  • @naturebeauty1616
    @naturebeauty1616 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ilaahay somali naga dhalay mahad iskaleh ❤❤❤

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 ปีที่แล้ว +14

    Miskiin 800 that’s too much Ilaahow caafimaad ku sii yaa rabii wlshay mcn please is ilaali kurbo dhan meel iska dhig u nax naftaada waayo sonkortu waa xaasid Iyo il kilyaha indhaha beerka ayay tirtaa naftaada kow ka dhig insha Alah waalidkaadana waad heleysaa be careful sister qatar waayay anytime coma gali kartaa farxad kuu rajeynaa

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 ปีที่แล้ว +2

    Waa gabadhii noogu murugada badnid

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv ปีที่แล้ว +4

    Wallahi gabadhan ilaa hada waa la oyaa Subhanalah 😢😢😢😢

  • @maxamedaxamed1270
    @maxamedaxamed1270 ปีที่แล้ว

    Gabadhan majerteyn wey u ektahay masha allah illah ha usahlo

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +1

    Abdicasiis rialy iyo barnaamijkiisa ilintir gooood jop haloo duceeeyo all somaliyey inshaa Allah

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 11 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow soo maali cudurka qabiilka ka madoobee 🤲🤲dad fiican weeye
    Gabadhan si xun bay ii saamaysay
    Waaba gabar alle qurux siiyey
    Ninka habeenka madoow debeda u tuuray naxariista bini,aadamku xageey ka martay😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 ปีที่แล้ว

    Alhamdulilah Somalia Allah barakeyo

  • @fartuunmohamed6081
    @fartuunmohamed6081 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allah allah ha kuu siyaadiyo farxadaada walaal aamiin

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah illaaow farxada no badi amiiin

  • @mataan10hasan77xeefow
    @mataan10hasan77xeefow ปีที่แล้ว

    Maansha allaah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤xafidu laah c/casiis

  • @ibrahimmohamed3777
    @ibrahimmohamed3777 ปีที่แล้ว +1

    Maha Allah wejigeeda farxada ka muuqato aaan wax lasiista jirin ilahey ha isku keeno dadka kala maqan ama kala lumay

  • @saynabmoalem3098
    @saynabmoalem3098 ปีที่แล้ว +1

    Maashaa allaah xitaa waan wacay aniga anoo ka xumaaday anoo la wadaagaayo dhibkeeda alxmd hadee heshay

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 ปีที่แล้ว +1

    Ajiir iyo xasanad illahay ha ka siiyo Aamiin

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 ปีที่แล้ว

    Wlhi gabadhan waan u duceyay caloosha i hurtay

  • @abdulazizmohamed352
    @abdulazizmohamed352 ปีที่แล้ว +10

    MASHALLAAH. Tabaarakallaah. ❤❤❤❤❤❤

  • @houseinbuluushe4815
    @houseinbuluushe4815 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah alle ha waafajiyo ehelkeeda insha alla

  • @abdihakinadan4447
    @abdihakinadan4447 ปีที่แล้ว +1

    maaashaa allaah good jop
    barnaaaamijka ilintir Abdicasiis rialy

  • @umrayan7061
    @umrayan7061 ปีที่แล้ว +2

    Maanshaa alaah tabaaraka ❤qayr ilaahay haku siiyo gabadhaan waan lamugay.

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 ปีที่แล้ว +1

    Masha Alaa ilaahey ha dhameystiro farxadeeda cidahasna cideeda alaha uga so saaro

  • @idirissamo9256
    @idirissamo9256 ปีที่แล้ว +1

    Jazaka allah khayra abdi asiis

  • @abdulahinuraaya6709
    @abdulahinuraaya6709 ปีที่แล้ว +1

    Waa mahadsantahay ilintir

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 ปีที่แล้ว

    Cabdicasiisoow Allah hakuu naxariisto Aduun iyo Aaqiraba

  • @leylaadan6284
    @leylaadan6284 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah ALXAMDULILALAAH