Jidka Khatarta Badan ee Soomaaliya Cagta Saartay iyo Dalalka Shisheeye ee Isku Dhex Dili Doona

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ย. 2024
  • #SubcribeHashi

ความคิดเห็น • 135

  • @superfun1819
    @superfun1819 20 วันที่ผ่านมา +14

    Ilaahow SOMALIa uhiili ❤🇸🇴🇸🇴🕊️🕊️👑💞

  • @homeh3455
    @homeh3455 20 วันที่ผ่านมา +8

    Pofkii ugu horeeyay ee itoobiya wadanka soo galiyay waa adeerkaa cadilaahi yuusuf musiibadii mupdisho ka dhacday ee ahayd xasuupii dad badan lagu laayay

  • @superfun1819
    @superfun1819 20 วันที่ผ่านมา +9

    Subhanalaah 😭🇸🇴🇸🇴 Ilaahow SOMALIa uhiili

  • @Umo580
    @Umo580 20 วันที่ผ่านมา +9

    XASAN BAA XABAAL KURIDEY WANALAGU DAAWANYA SOOMALIYA ☝️☝️☝️🤲🤲🤲🤲

  • @AthmadeyJogow-vf2gw
    @AthmadeyJogow-vf2gw 20 วันที่ผ่านมา

    C B B. CAYAYAANKA OO DHAN WAA JAAJUUS ETHIOPIA

  • @gorodgorod9150
    @gorodgorod9150 20 วันที่ผ่านมา +4

    Maarlamanka somalia 🇸🇴 waa rabitaanka xasan shiikh max'ud

  • @bisharmahamad3468
    @bisharmahamad3468 19 วันที่ผ่านมา

    waadmahadsantahay walal suleymaan xaashi

  • @halimohassan3109
    @halimohassan3109 18 วันที่ผ่านมา

    Hassan iyo kooxdiisa ga laga badbaadiyo dalka .allaw na sii dawlad u maciinta dalka iyo dadka

  • @khadrafarahmohamud5025
    @khadrafarahmohamud5025 19 วันที่ผ่านมา

    Waa wadan balaYo u tashatay intii bahal joogtay adduun oo ay u horayeso nooca yayeeda

  • @KaltunAbdirahman-f1c
    @KaltunAbdirahman-f1c 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤ 🇸🇴 ❤❤❤❤❤badbaado

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d 20 วันที่ผ่านมา +2

    Waddanka waa u dhaammaatay,
    Haddaan Xasan-baahane laga badbaadin.

  • @abdiali4626
    @abdiali4626 20 วันที่ผ่านมา +1

    guul guul ethiopia, D jubuuti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇪🇹kkk

  • @birta46
    @birta46 19 วันที่ผ่านมา

    Bal itoobiya ha imadaan waxa ku dhaco ey arkayaan

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 20 วันที่ผ่านมา +3

    Xadan shiikh wadanka ha laga badbaadiyo
    Cadowda dalku waa xasan shiikh

  • @khadrafarahmohamud5025
    @khadrafarahmohamud5025 19 วันที่ผ่านมา

    Asc reer horufadhi ilahay haydin nabad yeelo

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 20 วันที่ผ่านมา +1

    MASAR. WAX DANA. NOOMA WADO.

  • @AthmadeyJogow-vf2gw
    @AthmadeyJogow-vf2gw 20 วันที่ผ่านมา

    WAA QORAALKA FARMAAJO DALKANA MADAXWEYNE AYUU LEEYAHAY ASIGA AYAY U TAALAA

  • @KaltunAbdirahman-f1c
    @KaltunAbdirahman-f1c 20 วันที่ผ่านมา

    Dalka Allah badbaadsho

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 19 วันที่ผ่านมา

    Somaliya beey lah waaye waa la kale dilay qabiileyay

  • @_22260
    @_22260 19 วันที่ผ่านมา

    Baarlamaan majiro xataa haduu geeyo baarlamaanka weey asixinayaa waxaan kabaqayaa in dulshayada in lagudagaalo

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 20 วันที่ผ่านมา +2

    Masar.ha.laga.joojiyo.dalka

  • @AbdisalanSalat
    @AbdisalanSalat 20 วันที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ttt

  • @FaaraxXoolow
    @FaaraxXoolow 20 วันที่ผ่านมา

    Caawaooqamiisa
    Sedaxmaamulgobaleed
    Waxaakataliyaitoobiya
    Xasanshiiqiyomasarnaxamar
    Madhaafikaraan

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 20 วันที่ผ่านมา

    Masar.hadey.hiil.sharaf.&karaamo.leedahay.caruuraha.&dumarka.la.xasuuqaayo
    Ayey.uhiililahaayeen

  • @MaanoMuhidin
    @MaanoMuhidin 20 วันที่ผ่านมา

    Mid ayaa ka hos baxday somaliya xor ma ahn ee xor ayaa u egnahy

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 20 วันที่ผ่านมา

    RAADIYA FARMAAJO WARAWAREEYA FARMAAJO KALA KICIYAHA FARMAAJO XAASHI XAANSHI XAANSHI

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 20 วันที่ผ่านมา

    Kkkk xàsan garguurteh qac wayn baa ka yeedhy

  • @GureyAxmed
    @GureyAxmed 20 วันที่ผ่านมา

    Warbaahintaxitaa waa ninjeclaysi wll shaqada aadhayso ilaahay ugabaq.

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 20 วันที่ผ่านมา

    Enigu. Waxad. Kashqeysin. Wanjirin.

  • @axmedcali7218
    @axmedcali7218 19 วันที่ผ่านมา

    Hahaha awal Ethiopian amar la aan ayee soogali jireen 😊

  • @fadumasheikhmahmuod3082
    @fadumasheikhmahmuod3082 20 วันที่ผ่านมา +1

    Asc ciidamadii horey u joogay lama arag meel ay shabaab kula dagaalameen iyo meel ay difaaceen,,kuwa horlehna waxba haka sugin ❤الله المستعان ❤

  • @HAAJI-pw7rr
    @HAAJI-pw7rr 19 วันที่ผ่านมา

    Somalia way burburyasa saday uburburtay sudaan sababto ah eitobiya caalamkoo dhan baa ilaa shanaya

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 20 วันที่ผ่านมา

    KOW. WAA. IN. XASAN. SH. MAXAMUUD. LAGA. BADBAADIYO. DALKA

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 19 วันที่ผ่านมา

    Barlaman meesha majoogo waa calooshod ushaqeesa yaal busxanalaah

  • @yusra2501
    @yusra2501 20 วันที่ผ่านมา +3

    Maxadsamayn lahayd hadii xabashi guduha kuu soogalo hadana uu kugu yiraahdo badada ayaan xoog ku qadan

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 19 วันที่ผ่านมา

      Amxaar waa naqaan sida loo yureeyee adi bal masar keentaye sidee uga saari doontaa wadanka.

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 20 วันที่ผ่านมา

    Cidna lagala tashanmaayo difaacista wadanka🇸🇴✊

  • @abanuuromar4172
    @abanuuromar4172 19 วันที่ผ่านมา

    Illaa iyo laga helo Somalia halkii la odhan jirey ay kala tagto gobol kastana dowkaddisii madax banaan ka dhisan kuna dhawaaqin Jamhuuriyad gooni u istaagan oo ka xoreeysantahay Somalia caakamkana aqoonsi ka hesho lakala nasan maayo oo sidaas ayaa la usku dheganaan doonaa .
    Soomaali kala tggagooda ayaa hadda wanaaggooda iyo amnigoodaba ku jira .

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 20 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia iyo somaliland xuduud caalamiya ayay leeyihiin

  • @امعبدالله-و5ف6م
    @امعبدالله-و5ف6م 20 วันที่ผ่านมา +1

    War dowlat maheyside iska aamus masar ayaa naxikto waa is laam yaa ku hiilinaayo

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 20 วันที่ผ่านมา +1

    Halamaree ma xumee horta baarlamaan maka jiraa soomaaliya ???

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 20 วันที่ผ่านมา

    Hayska qaatan wixii hub loo keeno
    Etiopien way iska sogasha haysku layan

  • @SOOMAALIY-1960
    @SOOMAALIY-1960 20 วันที่ผ่านมา

    😔🇸🇴☹️☹️☹️😳😭😭😭

  • @MsRaziaKimani
    @MsRaziaKimani 20 วันที่ผ่านมา +1

    Please may we have English subtitles on this? Shukran.

  • @MohamedBarrrow-mh5gg
    @MohamedBarrrow-mh5gg 20 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya, tallaabadii ugu fiicneyd ayuu qaaday, sidaa darteed, Somaaliya wey soo dhaweyneysaa on masar ay tahay in la difaacayo Dalka.
    Adiga ma Ethiopian ayaa tahay, waana lagula socdaa maadaama ay tahay qofaan caqligiisu ku filneyn. Congo ama Zaire wey ka duwan tahay. Taana adigaa qabo.

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 20 วันที่ผ่านมา +1

    SOMALINIMADA IYO MUCAARDANIMADA KALA SAAR QOFYAHOOW

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 20 วันที่ผ่านมา

    Ruufyaan baa tahay ethopianka U shaqeeya.

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 19 วันที่ผ่านมา

    Falastiin ayey caawi lahayen masar Ithobiya wabigeeda ayey kaceshan
    Weesay xasan dalki dumiyay

  • @fe8445
    @fe8445 19 วันที่ผ่านมา

    Taariiq baa qormaysa. Dalkiisa kii taageera iyo ka Xabashi qiil u raadsha. Muuse video baa laga hayaa isagoo leh 20 Km iyo bad baan siinaynaa Itoobiya. Waa qaatumo xumo.

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 19 วันที่ผ่านมา

    Hadii dadkii soomaaliyeed maryo qabiil loo qeybiyey Waa qasab in la qaato dalkii qaniga ahaah

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 20 วันที่ผ่านมา

    RUNTII WAA CEEB INAAY CINWAANADAADA NOQDAAD KUWO AH NIYAD JAB IYO XUMAAN

  • @YAQUBPRO1
    @YAQUBPRO1 20 วันที่ผ่านมา +1

    Horta ninkaan wax aan negative ahayn mahaayo miyaa subxanallah

  • @fadumocali1407
    @fadumocali1407 20 วันที่ผ่านมา

    Jabuti,masar, iyo somaliya waa islaam ururla islaamiga kawada tirsan yihiin

  • @CabdikariinIbrahim-kj9cw
    @CabdikariinIbrahim-kj9cw 20 วันที่ผ่านมา

    Kuwa xiil dhiwanada ma artifishaal miiya hadii cudkuda soconenin mayktagaan barlmanka

  • @shacnishariif4521
    @shacnishariif4521 20 วันที่ผ่านมา +1

    ,(( XASAN BAAHANE DHIIQO CIDNA UMA OGALA INUU NABAD IYO HORUMA LA GAARO WAAYO WAA DAMBIILE QAAINUL WADAN DAALIM AH ALLE UMADA HA KA QABTO ❤❤❤❤❤❤

    • @yusufabdille3448
      @yusufabdille3448 19 วันที่ผ่านมา

      Asc.masiibo allahaku ridee hassan sheikh aduunyo iyo aakhiraba dalkii dalow ayuu ka riday waxaana u rumooday qabyo ninkeeda ayaa dhamaystira waxaynu dalowgaa kaga baxsan karnaa labo
      1.waa in si deg deg ah loo tuuraa hassan sheikh
      2.waa in la sameeyaa kacdoon soomaaliyeed oo ay ka qayb qaataan culimada waxgaradka dhalinyarada iuo walaalayn soomaaliyeed

    • @cabdulahishiiq-ps4fy
      @cabdulahishiiq-ps4fy 18 วันที่ผ่านมา

      TUUGADA HA ISKA Hadasho
      XASAN WA Wadani DHABAH

    • @cabdulahishiiq-ps4fy
      @cabdulahishiiq-ps4fy 18 วันที่ผ่านมา

      @@yusufabdille3448 Adiga ALLAAAH hakuugu rido doonfaaryahoow

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq 20 วันที่ผ่านมา

    Baarlamaanka Somalia waa magac uyaal waxba kama oga waxa ka socda dalka Kenya ciidan dibada loo dirii rabay ayuu dood ka keenay canshuur lagu kordhiyay shacabka wey ka gadoodeen anaga meelaan usocono manaqaan sidii larabaa nalaga yeelaa

  • @naimohersi7038
    @naimohersi7038 20 วันที่ผ่านมา

    Away dadaki waxa garadaka ee somalied

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 20 วันที่ผ่านมา +2

    Waa xaqiiqada dhabta ah in Soomaaliya maantay wajeheyso xaalad aan laheyn cabbir wanaagsan.

  • @abukardhaay8360
    @abukardhaay8360 19 วันที่ผ่านมา

    Kani waa amaxaar af soomaali ku hadlaya ee waa in laga qaado talaab

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 20 วันที่ผ่านมา

    Somalia maaha waxay ubaahan tahay halgan dhab ah hurdada ka kaca dadka somaaliyeedoow fadlan

  • @faataxcnf2677
    @faataxcnf2677 20 วันที่ผ่านมา

    Doqon ilahey wax kuguma daro hadi lagugu darana wax Yar kama dhigo xassan dalki wa difaci wayay marki wixi u awoday sameyana Qatar ayu geliyay

  • @MahamedSubagle
    @MahamedSubagle 20 วันที่ผ่านมา

    Somala. Waa. Gool.

  • @superfun1819
    @superfun1819 20 วันที่ผ่านมา +2

    Saax waa oognay taas

  • @ahmedfarah6520
    @ahmedfarah6520 20 วันที่ผ่านมา

    War sharci iyo aqoon umalihid waxa aad kahadlayso.

  • @abdirahmanmohammedhassanci5314
    @abdirahmanmohammedhassanci5314 18 วันที่ผ่านมา

    Ethiopia miya Amar barlaman kuso gashay zxpo beenta Kala tag mesha

  • @HassanMohamud-oy3qq
    @HassanMohamud-oy3qq 20 วันที่ผ่านมา

    X.sh.m isagaa madam weyna ah isagaa baaramaan ah ka daaya hadalga

    • @Daljirka-Dahsoon
      @Daljirka-Dahsoon 19 วันที่ผ่านมา

      Baahane waa dictator oo baarlamaan iyo sharci maceliyaan sow maaha 😮

  • @AhmedMohamed-bm3lb
    @AhmedMohamed-bm3lb 20 วันที่ผ่านมา

    Ka bad badis ayaa ka dhigteyn darood hadu wadanka ka talining mucaarad noqotin

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 20 วันที่ผ่านมา

    Soomaaliya maba jiro ethiopia yaa u ogolaaday

  • @Kadermohamed-f8h
    @Kadermohamed-f8h 20 วันที่ผ่านมา

    Waa.khalad.sharci.oo.aad.u.wayn.oo.la.galay

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤🙏🏻🙏🏻SOMALILAND and ETHIOPIA are brothers but Somalia is the enemy

  • @khadrafarahmohamud5025
    @khadrafarahmohamud5025 19 วันที่ผ่านมา

    Adaa og waxAn galabsanay waxa nagu dhacay waa inaan ku jirno god weeyen oo idhahana ay naan waxba u jeedin kana bixi karin

  • @aboubakermahamoudomar1022
    @aboubakermahamoudomar1022 20 วันที่ผ่านมา +1

    1 cadawga gudaha marka cadwga dibada midna xeerka ma dhafikarto

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 20 วันที่ผ่านมา

    QOFKAAGAAN XAANSHI
    ADIGA DEYRO DAGAAL DHIBAATO IYO XUNAAN INAAD SAADAALISO MOOYEE
    WAX KAKIOD SHEEGTO MAAD WEYSAY MISE MUCAARIDNIMADA XASAN IYO JACEYLKA FARMAAJO AYAA SIDAAS KUU TUSAY

  • @HassanKhaliif-o6v
    @HassanKhaliif-o6v 19 วันที่ผ่านมา

    Waxbaadhitaanah. Oodgaranaysid major to. Waayo itooya waanaguweer. Dalkaanrabno aayaan. Keenaynaa. Itoobiyo iyo. Adiguba. Isasooraaca. Xabad. Ayaan sanka idin kaga linaynaa. Tuug banana tahay

  • @hodanegal3022
    @hodanegal3022 20 วันที่ผ่านมา

    Wadanka ha laga qabto dowladdan Somaliyey waad arkeysan waxa socda wadankaan wuxuu ku socdaa dhaxal wareejin ingoo arkeyna aanu isku tiirsanaano oo aan defaacao waddankeena

  • @Best_27
    @Best_27 20 วันที่ผ่านมา

    CBB 😂😂😂

  • @caliphabdoe708
    @caliphabdoe708 20 วันที่ผ่านมา

    What is the Somali people saying?

  • @SakariyeCasaan
    @SakariyeCasaan 20 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂

  • @cabdulahishiiq-ps4fy
    @cabdulahishiiq-ps4fy 18 วันที่ผ่านมา

    War ninyahoow Barlamaanka shimbirayahow heesa Cabdulahi Yusuf wa barlamaan buu la tashaday war Itoobya wax ay tahay ma jirto MASAR wa welkii Somalia wa la karbaashaya Itoobya iyo Alshabaab (Soomaliduu Qab Iyo Kibir Marna Qaadanayso

  • @ahmedkhaliif2488
    @ahmedkhaliif2488 20 วันที่ผ่านมา +2

    Aniga wariyahan warkiisa waa ficanan jiraye dad badan oo somaalia ah ayuu rabaa in uu niyad jabiyo

    • @YAQUBPRO1
      @YAQUBPRO1 20 วันที่ผ่านมา

      Mayla aragtay marwalbo Waxaan ahayn somalia god mugdiah ayaayey ku dacday ku hayaa

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 20 วันที่ผ่านมา

      RAADIYA FARMAAJO. WARAWAREEYA FARMAAJO. KALA KICIYAHA FARMAAJO.
      FARMAAJO IYO FAHAD
      SAAXIIBKOOOD

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 20 วันที่ผ่านมา

      MAYLA ARAGTEEN MARWALBA WUXUU KUHAYAA WAA LA'QABSANAA SOMALIYA
      SOMALIYA WAA LA' GATAY
      SOMALIYAA DEYRADEED UUNBUU HAYAA

  • @user-mk4eh3yy6h
    @user-mk4eh3yy6h 20 วันที่ผ่านมา

    Dalkani xasan shiiq baa god dheer kuridaya lkn hadanu somali nahay wuxu inoo yahay burbur iyo halaag wayo waxa iswajahaya labo military isku awood ah cida kudhimanesana waa dadkenu somaliyed allow nabadbadi oo nadhafi xukunadani aan dadkedu unaxeyn

  • @barliin01
    @barliin01 20 วันที่ผ่านมา

    Masar iyo somaliya sow lawada dagaali mayaan hadi Ethiopianku imadan wadanka war Ethiopia baryi maynu cidan doono ayaana heshiis lagaleynaa ee ha soo socdaan

  • @FarxaanCabdalla-official
    @FarxaanCabdalla-official 20 วันที่ผ่านมา

    Waxaan uula baq baq.lee yahay waa wax uu iska soo alifey waryaa calaacalka Naga daay birmade xasan sheikh warkaasi kuma socdee

  • @mofarah-me6nh
    @mofarah-me6nh 20 วันที่ผ่านมา

    Waxa xun unbaad aragtaa😂😂😂

  • @UpdirahmaanSaciid
    @UpdirahmaanSaciid 20 วันที่ผ่านมา

    Walaalow ilaahay maad kabaqdid oo beenta iyo balada is ka daa oo kicinta dadka soomaaliyeed iska daa itoopiya ha ha taageeeine

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 20 วันที่ผ่านมา +3

      Ethopia Ma Taagerayo ee dhulkeena iney isku dagaalan ethopia iyo Masar oo Ciil weyn uqabto iney nooso dhex marto oo dhulkena uunoqdo dhul la isku Dagaalo oo Shacabkeena Noqdo meel dagaal kasocdo ayaa laga baqayaa

    • @abdiwahabadanabdiwahababdi1487
      @abdiwahabadanabdiwahababdi1487 20 วันที่ผ่านมา

      Haa waa xaqeeqo hadii masar iyo itopiya isku dax dagalan dalkena somaliyed waxaku babaayo waun Somali labada dinacba Somaliba kunol baluferso hadii xabashida gantalo kaso rido magalada godeye masarna katurto gudaha somaliya yaku babaayo waun somalida kukalanola nol laba dinacba

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 20 วันที่ผ่านมา

    Ciid kaste oo ethiopia naaga ceeliinaysa hub iyo ciidan naasiinaysa wanso dhawaynayna ee caadiifaada xun sheekaadii farmaajo caruurto madaxa wax ugu shubay ayad tahay

  • @izmailmohmed
    @izmailmohmed 20 วันที่ผ่านมา

    Dulmiga iyo garadarada ay ku hayiiso s.l.ayaa haha xasadaka iyo nolol uquudhiwaaga hajoojiso

  • @ahmedmedwaismed2086
    @ahmedmedwaismed2086 20 วันที่ผ่านมา

    Haashiyow asc
    Adiga iyo inta kulamida ee somalia beenta iyo balaayada ku maaweelinaysaan godkay hore ugu dhacday ku ka madaw ayaad ku wadaan 2024 ka

    • @abdulkadirmohamed8285
      @abdulkadirmohamed8285 20 วันที่ผ่านมา

      WAR QOFKAAN NAXLIGA IYO XINKA KA BUUXO SOMALI HADALKIISA CUQDADEYSAN WAXBA KAMA BEDELAAYEE ASIGA UUNBEY AAQIRIDIISA BEENTA UUSHEEGAAYA DHIBAATO UTAHAY

  • @MohamedAli-ew7sy
    @MohamedAli-ew7sy 20 วันที่ผ่านมา

    Xaa ku haaya CBB walba madagalman 😂, shacbka somaliyeed aa aowda dulada ustcmalesaye

  • @adan_mohamedali4067
    @adan_mohamedali4067 20 วันที่ผ่านมา

    Afahayeenja ethiopia ahaa

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 19 วันที่ผ่านมา

    Somaliland hadaad ictiraafiwaydaan iimaan la aantaada iyo kuwa kula maankaa ee iimaankala dad dalkooda kuhaysta soomaali way burburi hadaa laaqoonsanwasyo somaliland

  • @FatimaALI-su2db
    @FatimaALI-su2db 20 วันที่ผ่านมา

    ASC, Xaashi Aniga seey ila tahay ,Masar anka qaadano Hubka ,laakin Ciidan kooda uma ogoli in Waddan keena soo gasho.Sababta Waddan keena waxeey ku socataa Halis weyn.

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 20 วันที่ผ่านมา

    Maanta ayaa go,dkeenii biyo noogu soo galeen hadan soomaali nahay masar waa tii falastiin xuduudeedii xafidi weyday

  • @khadrafarahmohamud5025
    @khadrafarahmohamud5025 19 วันที่ผ่านมา

    Marka danbe waa ku basay naa jiritaan nooma harin waa. Rogmanay.

  • @khadrafarahmohamud5025
    @khadrafarahmohamud5025 19 วันที่ผ่านมา

    Bal see uga bixi karnaa dhibaatooyinka is xabaarsan waa murugo iyo calool xumo noo soo kororta waagi baryaba ilahoow

  • @mohammedabdul5923
    @mohammedabdul5923 20 วันที่ผ่านมา

    Somali wy Afduuban thy gurguurte wuw afduubn yhy sheyey japuti iyo emaradka

  • @aygyoutube
    @aygyoutube 20 วันที่ผ่านมา

    Hassan Qoslaye Xaaskiisa mala Kulmi Karaa Tiiyopn Ugaandhays ka baadhin?😅

  • @crisaaq3877
    @crisaaq3877 20 วันที่ผ่านมา

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha allah aamin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @abdallasonkor4769
    @abdallasonkor4769 20 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo sharci iyo sharci daraba waad Ku tagersaneed Rufyaanyahow

  • @ismailomar7156
    @ismailomar7156 19 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo haddi uu dalka madaxweeyne ka ahaan lahay sidan uma adan hadasheen. Ethiopia dalka waa joogta waxeeyna ku joogta sharci daro waxana keenay adeerka cabdullahi yusuf. Ethiopia iyo waxa la socdo waa leyska celina horeyna waa leyskaaga celiyay lakiin adiga waxaa thy nin qabyaalada eey kala weeyn thy wadanimada.

  • @waryamidiya3143
    @waryamidiya3143 20 วันที่ผ่านมา

    tastuurka wa midka burburinaya dalkena kitabka allaah inama kaafiyo miya?