Deysane waa laacib lambarka 11 uga ciyaari jirey Naadigii Betroolka 1990 ka hor waa gurey caato ah oo orod badnaa deep in to box ayuu ku ridi jirey, taasi ayaa sabab u ah inuu falanqeeyo weyn noqdo 🎉🎉🎉
KU SALI RASUUL KA أفضل عليه الصلاة والسلام I LOVE NIBI MAHAMED أفضل عليه الصلاة والسلام ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Qabiir ani wxn qabaa liverpool kulanka la noo qaban doono waa kan etihad city nico ayey keen Tey in kastoo Rodri cml aheyn lkn iney ku moodi doonto ayn qabaa
City waxa ugu fiican ee ay Liverpool ka Heli kartaa waa Bareejo,Arsenal oo 9 dhibcood laga horeeyana Hal bareejo kuma filna. Mida kale Arsenal iyadaa ba Anfield imanaysa oo sidii caadada ahayd waa la xasuuqi doonaa
Fikir kaas waa beentaa deysanoow manta kaliya inaaa ubareertay benta arsenal horyaalka maqaadeyso Liverpool horyaalka aa qaadeyso ee iska daji qabiir😂😂😂😂😂😂
Daysane waan ku salaamey ustaad anoo ciyaalaan idinka dhagaysan jirey bbcda
liverpool ayaa qaadaysa insha allaah❤.
Daysane Wa Qabiir Falaqenyta Ad U Ya Qana 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Deysane waa laacib lambarka 11 uga ciyaari jirey Naadigii Betroolka 1990 ka hor waa gurey caato ah oo orod badnaa deep in to box ayuu ku ridi jirey, taasi ayaa sabab u ah inuu falanqeeyo weyn noqdo 🎉🎉🎉
❤WAA SAX MUCALLIMUU THANKS
KU SALI RASUUL KA أفضل عليه الصلاة والسلام I LOVE NIBI MAHAMED أفضل عليه الصلاة والسلام
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Horiyalka wa la qate kan kale ka shekeya
Wlhi naftina bena ushekten
Liverpool champions 🏆 💯
Liverpool aa qaadayso iaamina🏆🏆💪🏆🛎️🛎️
Liverpool ayaaqadaysa iaamin
Maxaned daysane chelsea kaalinta sedexaad insha allaah
Qabiir sports geedow awawle
Liverpool ayaa qaadayso 😂insha Allah
Liverpool 4 vs Wolverhampton 0
Qabiir ani wxn qabaa liverpool kulanka la noo qaban doono waa kan etihad city nico ayey keen Tey in kastoo Rodri cml aheyn lkn iney ku moodi doonto ayn qabaa
City ciyaartoyda la keeney nico kawrn daysane city waxa ma kabadalibkaraa dhaxada
Adin ka arsenal moyee koox kle ma ta qanin miyaa ah ah 😮😮😮
City waxa ugu fiican ee ay Liverpool ka Heli kartaa waa Bareejo,Arsenal oo 9 dhibcood laga horeeyana Hal bareejo kuma filna.
Mida kale Arsenal iyadaa ba Anfield imanaysa oo sidii caadada ahayd waa la xasuuqi doonaa
waa saxan tahay walaal Anvil dhaadheel ma aha❤❤
MAN CITY WAXAY QAADAY 10 Premier League 1 Champions League FA CUP. ARSENAL 0 PREMIER LEAGUE. 0 CHAMPIONS LEAGUE. 0 FA CUB. RIYONA KAMA BAXDO😭😭
LIVERPOOL ANIGOO TAAGERO FAKAR AHAANTEYDA ILAMA AHAN INAN QAADI KARNO KOOB MAXAA YEELAY WELI ANI DHALIIL AYAAN KA QABAA DHAXDA LIVERPOOL IYO DIFAACEEDABA
Ani waxan qabaa in Liverpool lagu doonin
Lagu doonin??
@eidl7120 waxaan ka wada Liverpool iney horyaalkan qaadeyso shaki kama birti
Man city 0 vs Liverpool 5
Everton 0 vs Liverpool 3
Fikir kaas waa beentaa deysanoow manta kaliya inaaa ubareertay benta arsenal horyaalka maqaadeyso Liverpool horyaalka aa qaadeyso ee iska daji qabiir😂😂😂😂😂😂
Newcastle 1-4 arsenal
😂 2 vs 0
@ 😂😂😂😂😭😭😭😭iga qaalay nooh saxib👍😭😂
Arsenal cawa waxay soo af gar tay Riyadh kowaad wall arsenal riyo ka dhamaan mudo 31 sano ma ka baday riyadii premier League 🤣🤣🤣