Khabir deysane wn ku salamay marka hore , ani fikir ahan tayda waxa an isle yahay macalinka sanadka dambe hadi lo keeno lacibiinta u rabo goal dhaliye weyn , number 8 kubada haynta iyo pass ka ku fiican winger backs kubada so dhigida ku fiican DMF kubada passka ku fiican in ay sanadka dambe 2025/2026 ay horyal premier league ku tar tami karto ayan aminsanahay
Walahi i Aamin Man City Way Badain Doonta Man City vs 3 Real Madrid 1
waa sheego fiican
❤MUCALLIMUU WAA SIDAAS❤