abwaan yaasiin sheikh maxamed

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ธ.ค. 2024

ความคิดเห็น • 84

  • @GaraaddhabiilGaraaddhabi-nb9nm
    @GaraaddhabiilGaraaddhabi-nb9nm 7 หลายเดือนก่อน +12

    Waxaan dhagaysan jiray gabaygaan 2010 hadana waa 2024 run ahaantii waa gabay aad u macno weyn waa gabyaa aad u yaqaan Af-Soomaaliga erayada qaar ee uu adeegsanaa baa buur ka culus intaa iga dambeynsa waan idin salaamay.

    • @abdihashi1863
      @abdihashi1863 2 หลายเดือนก่อน

      Haa waa gobalada dhexe qasatan ree guriceel lahjadaha somalida oo idil baa laga heela gobolada dhexe

    • @OorkhaanCiise
      @OorkhaanCiise หลายเดือนก่อน

      ​@@abdihashi1863
      Haa sxb waan la socodaa waa iska ag dhawnahay

    • @XasanAxmad-wr1bn
      @XasanAxmad-wr1bn 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤

  • @cabdiraxiinahmed7505
    @cabdiraxiinahmed7505 3 ปีที่แล้ว +17

    gabaygaan waxaan dhegeysanayaa 25 bisha 5aad sanadka 2021 waxaana jooga magAALADA ISTANBUL EE DALKA TURKIGA WAAN KU ZALAAAMAY WALAAAL HADAAAD GADAAAHEYDA DHEGEYSEE

    • @Warsame2012
      @Warsame2012 3 ปีที่แล้ว +1

      Waan Kaa Qaaday

    • @omarbashiraweys4342
      @omarbashiraweys4342 3 ปีที่แล้ว +1

      Ninkaan Abwaan Yaasiin ayaa la yiraa waxow jogaa Garajir Gabar ayaa laga furtay kadib markii adeerkiis u dhisi diiday

    • @BashkaHassan-f9l
      @BashkaHassan-f9l ปีที่แล้ว

      Waan kaa qaaday masuul
      Waxaan dhageeysay today
      7/ 10/ 2023

  • @mohamedabdirasid8451
    @mohamedabdirasid8451 5 ปีที่แล้ว +8

    Warabahamiyanweheshana conayawedeena mansha alahcodbuuleyahay wiilku

  • @AnfacCabdi-r5h
    @AnfacCabdi-r5h หลายเดือนก่อน +1

    Gabaygan waxaan ka dhageysin jiray Tecno wallkey anoo baadiyo joogoh oo aad u yar sanadkey eheedna maqaaan hadana waxaan dib ku dhageysana 4/11/2024 waan ku salaamay hadaa iga danbeyso

  • @Yunismohamed2131
    @Yunismohamed2131 2 หลายเดือนก่อน +2

    Gabaygaan waxaan dhagaysan jiray 2023 bishii 2aad ilaa bishii 6aad
    Hadana waa7/10/2024 waan ku salaamay hadaad dabaday dhagaysatay

  • @muzamilsuudi7227
    @muzamilsuudi7227 3 ปีที่แล้ว +9

    Sidaan u fahmay
    Waa agoon ay aabihii iyo hooyadiiba dhinteen waxa uu la noolaa adeer deegaankuna waxa uu ahaa meel miyi ah waxa uu ka soo jeeday qoysaska ay Soomaalidu dhahdo laandheerayaal gabar buu damcay odaygii adeerka u ahaana wuu u sheegay odaygii baa gabadhii la jeclaaday wiil uu dhalay abwaankana waxaa lagu maaweeliyay oo loo diray geel meel muddo loo soconaayo dhagtiisana waxaa lagu dhibciyay oo loo sheegay in gabadha loo doonayo markii uu ka soo noqdo hayaanka uu u baxay odaygana uu sii diyaarinaayo odayadii kala qeyb gali lahaa doonista inta uu maqnaa baa lakala tuuray oo loo doonay wiilkii uu la rabay odayga abwaankuna sidaa buu gocasho uga tirinaa gabaygaan

    • @garejir
      @garejir  3 ปีที่แล้ว

      dadka aqliga u saxiibka micnaha horay ayaay ka fahman mahadsanid cabiraadaada meshii ugu fiicneed gabana loo sameyaay ayaad taabatay waana sidaad sheegtay walal

    • @omarbashiraweys4342
      @omarbashiraweys4342 3 ปีที่แล้ว +1

      @@garejir wll arinta aw sheegaan ninkaan waa sax Hubaal waye Garajir ayuu jogaa Abwaanku

    • @amranmacalin379
      @amranmacalin379 ปีที่แล้ว

      Qalad qisadan kadanbeeyso saan maha gabaygana adeer Kama hadlaayo ee waa abti

    • @xidig3833
      @xidig3833 ปีที่แล้ว +1

      Qisada abwankan 2011 aheed asigu wa agoon abhina kaligi buu dhalay abhina la midow aha waxa dhacaday gabar bu dointo halay kabu yiri waxaa la yiri is dabar malinki dambe ale waxsiyay gabdhi wa guursaday malinki dambe adeeki wiil ow dhalo ilmo ader ahayen oe ugu yimid aso naagtisi la jiifa ninki wa masero waa dilyay ninki aderki iyo 8 wiil dhalay so raadshay meshu wax ku dilay dhusa mareb ahed ceelbuur uso cararyay shabab qabtay waxu ku yiri nin sufida hubesana dilay waa soo dhawayen ka diba nimanki uu ninka kaso dilay shababki soo waco wiil shacbu dile hanalo qisase dhaheen shababki dil ku xukumay abwanku waa cayr malinti la dili raba cawadedi baa kuwa duduble ah maqlisama xabsiga lagula soo xiray qaad wala yaal aha arinti ushegay xabsigu ku xira wa xabsiyadi dowladi maxamad siyaad kor dhama fiiqneed habiinki 2 habenimo ama 8saac habenimo baa kor laga botiyay aso dhelma carara kuwa cida ila hada ey radshano dowlada kamid aha ila balad wayne so dhwfshay oo itobia xagala laga galshay marki udambeysay south afriku jogay marksu so tiriyay xita ragi habenka fakiyay gabay uu uso tirya jiray waa hey jiray

    • @xasanfarxanciise776
      @xasanfarxanciise776 หลายเดือนก่อน

      Tan ayan maqlay

  • @shakramedia1120
    @shakramedia1120 2 ปีที่แล้ว +3

    Abwaann heersare gabaygan dhegeyso

  • @dalxadalxa3657
    @dalxadalxa3657 6 ปีที่แล้ว +7

    Ax waaa xanun sida aan kafahmayo naag ayaa lugusiray murugo wow arkay

    • @dhagarxaaji7111
      @dhagarxaaji7111 2 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan waa agoon Gabar ayuu jeclaaday oo la heshiitay adeerkiis ayuu ku yiri ii doon gabadhaas
      Adeerkiina baana guursaday

    • @dhagarxaaji7111
      @dhagarxaaji7111 2 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan waa agoon Gabar ayuu jeclaaday oo la heshiitay adeerkiis ayuu ku yiri ii doon gabadhaas
      Adeerkiina baana guursaday

  • @mahadabdi9865
    @mahadabdi9865 4 ปีที่แล้ว +3

    Sxb gabayga inad kala jarto maheyn asoo full ah an rabaa intee ka helaa

  • @RONALDO1-gmy
    @RONALDO1-gmy หลายเดือนก่อน

    Gabay ugu tariikh badan wayahn

  • @Gloriouslyupright324
    @Gloriouslyupright324 ปีที่แล้ว +1

    Gobanimo ku Noolow meelaad joogtaba

  • @cawaleYare-w1z
    @cawaleYare-w1z 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ax qiso xanuun badan waye gabaygan. Sidan maqlay dil toogasho ceel buur ugu xirna asu kabaxsaday washaaqo maristeda kudhibtoday sidu gabayga kushegay😢

    • @abdihashi1863
      @abdihashi1863 2 หลายเดือนก่อน

      War sug sxb ninkan waa ree hiiran waliba ree garajir gabaygana gabar ujecla oo adeerkis kaqaday buu katiriyey agoona wuu ahaa

    • @abdiabdullaahi614
      @abdiabdullaahi614 29 วันที่ผ่านมา

      ​@@abdihashi1863ninkan waa reer gelijir waxan la dhaha abwaan Yasin sheikh maxamud waana ceyr ayaanle qisada saas Maha

  • @karargeelle230
    @karargeelle230 3 ปีที่แล้ว +3

    Sxb wanka xumahey
    Wana daremaya sidey taheyba wa arin layable
    Wana canbarey naya raga sidan wax yeley

  • @lababaar2022
    @lababaar2022 3 ปีที่แล้ว +5

    Ax walhi waa calool xumo ilma isodhaftay
    Sorry walhi 😭adeer

  • @AsiaMire
    @AsiaMire หลายเดือนก่อน +1

    4/11/2024😢

  • @FaaraxCabdulle-c7s
    @FaaraxCabdulle-c7s วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedCaabi
    @MohamedCaabi 12 วันที่ผ่านมา

    Abwaan yasiin wuxuu ku ka sojedaa meel guriceel udhaw oo layiraa galajir gabaygan wuxuu ka tiriyay naag uu isku xiray oo uu aad ujeclaa ayaa loodiiday waana laga furay

  • @DaaudDaahir-m9z
    @DaaudDaahir-m9z 23 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 ปีที่แล้ว +3

    Qaybtiisa kale aniga haaya.

    • @garejir
      @garejir  3 ปีที่แล้ว

      hadii aad awoodo nalasoo xariir walal adigoo mahadsan haddii aad hayso beeqta kale waan u bahanahay mahadsanid
      facebook.com/

    • @omarbashiraweys4342
      @omarbashiraweys4342 3 ปีที่แล้ว +1

      Send me sxb xgeen ka helaa

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 7 ปีที่แล้ว +3

    Ax wlhi waa gabay nolosha tabanayaaa

  • @dr.mahmdabshir7760
    @dr.mahmdabshir7760 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa gabay catoow! Waxay u egtahay in la sirah! Waliba dad u dhow!

  • @JamalAadan-y4x
    @JamalAadan-y4x 2 หลายเดือนก่อน

    Ceel ama washaaqo waa soo caba abwaankaan
    Gobalkee kasoo jedaa heyb ahaan xage ku abtirsadaa abwaanka
    Cidii taqaanto hanala wadaagto aan barano abwaankee

    • @OorkhaanCiise
      @OorkhaanCiise หลายเดือนก่อน

      Wuxuu ka soo jeeda Gobolka Galgaduud Dagmada Guriceel.
      Hayb ahaan wuxu ka soo jeeda Habargidir gaar ahaan reer Maxamed ama Cayr

    • @ahmeddeeqfaarah9056
      @ahmeddeeqfaarah9056 หลายเดือนก่อน

      Waad saxday sxb sifican uga jawabtay yasin gaduudow

    • @MohamedAhmed-zk7xm
      @MohamedAhmed-zk7xm หลายเดือนก่อน +1

      Galgaduud Halka lagu xiray waa Ceelbuur waxaana xiray al-shabab

  • @CabdikaafiIsaaq
    @CabdikaafiIsaaq 2 หลายเดือนก่อน

    Sooti saaxiip😢😢😢😢

  • @abdiwalihalane1
    @abdiwalihalane1 7 ปีที่แล้ว +3

    Xalayba lay wadoo meel fog baa la iga soo wacay

  • @YahyeJimale
    @YahyeJimale 10 หลายเดือนก่อน +1

    Saxiibkey Abdisalan jiix baa ii daran gabaygan 9/2/ 2024

  • @SaadaqYare-cv9oi
    @SaadaqYare-cv9oi 8 หลายเดือนก่อน

    Abwaan yaasiin gabayo kale maleeyahay horta mase noolyahay xagowse kunoolyahy

    • @suheybmaxamud9769
      @suheybmaxamud9769 6 หลายเดือนก่อน

      my kan kliya uu tiriyay wuxuna joga guricel Galmudug

    • @amenabdalla1930
      @amenabdalla1930 2 หลายเดือนก่อน

      Wuu Noolyahay waa Nin Dhalinyaro ah wuxuu joogaa Dalka Somalia gaar ahaan maamul goboleedka Hirshabeele gaar ahaan Gobolka Hiiraan Degmada Gerijir
      Abawaaan Yasin Sheikh Mohamed

  • @xaad3070
    @xaad3070 7 ปีที่แล้ว +5

    gabaygaan sababtii loo tiriyey yaa i sheegi karo?

    • @garejir
      @garejir  7 ปีที่แล้ว

      Xaad Yare waaa laguu sheegayaa sxb

    • @garejir
      @garejir  7 ปีที่แล้ว

      Xaad Yare micnaha gabayga loo sameyay waa nin wax ka tabanaaya tolkiisa ama jufada uu kasoo jeedo marka waxoow u dhiibtay cabasho

    • @cashoabdulaahi8220
      @cashoabdulaahi8220 5 ปีที่แล้ว +1

      Aniga aya og wa nin uu abtigii xumeyay o gabar ka furay

    • @abdiwahaabmohamedabdullahi6087
      @abdiwahaabmohamedabdullahi6087 4 ปีที่แล้ว +1

      @@cashoabdulaahi8220 abaayo anigu waxaan ahay wiil reer matabaan ah oo gabay gaan wax ka og ee hal keen kaala soo xiriir raa aan wax kaa ko rar sadee abaayo

    • @BEERYAHAN
      @BEERYAHAN 3 ปีที่แล้ว +1

      @@abdiwahaabmohamedabdullahi6087 Sxbow adoon qof magac sheegin nala wadaag.

  • @OsmaanMaxamed-mm9cp
    @OsmaanMaxamed-mm9cp 2 หลายเดือนก่อน

    Abwankan wax buu tabanayaa

  • @AhmedCali-x3o
    @AhmedCali-x3o 11 หลายเดือนก่อน

    yaarabi

  • @BEERYAHAN
    @BEERYAHAN 3 ปีที่แล้ว +1

    A

  • @Cilmicabdi-x3n
    @Cilmicabdi-x3n ปีที่แล้ว

    asc

  • @AhmedIbrahim-ho3bi
    @AhmedIbrahim-ho3bi 3 ปีที่แล้ว +3

    Abwankan manolyahay

    • @iftiinaalahakuxfido2525
      @iftiinaalahakuxfido2525 3 ปีที่แล้ว

      Haa wll

    • @omarbashiraweys4342
      @omarbashiraweys4342 3 ปีที่แล้ว

      Haa sxb

    • @SSTV5080
      @SSTV5080 ปีที่แล้ว

      Haa waa nool yahay bakse sida hadalladu igu so gaareen waxaa la ii sheegay in aanu hadda gabyin oo markii arintaan haleeshay inta laga xaal mariyey tolkiisii ku yiraadeen danbefakaaga hahaha furin

  • @maansandhereofficial6462
    @maansandhereofficial6462 5 ปีที่แล้ว

    Axax

  • @DahaboAbdulle-dn4hb
    @DahaboAbdulle-dn4hb หลายเดือนก่อน

    Avwankan agoon bu aha gabadh u jeclaa bu,yiri aderkis ha ley dono aderki bana gursaday asiguna aderki bu dilay asago fakad ah aya as lo shegay dhex ayana lo galay wana la so qobtay asago togasho ku xiran celbuur ba rag deganka u dhashay xabsigi dagal ku qaden abwanka sidaas bu ku fakaday gabayguna sidaas ku sabsanyahy

    • @ahmeddeeqfaarah9056
      @ahmeddeeqfaarah9056 หลายเดือนก่อน

      Bentas ya kusgegay aderkis gabadha magursan ee gabadha laga furay asagana gabar Usan kuqanacsanen balagu xiray lona dhisay hada aderkis iyo asaguba degmada guriceel bey jogan saaas waye shekada

    • @aadammaxamuud
      @aadammaxamuud หลายเดือนก่อน

      Haa​@@ahmeddeeqfaarah9056

  • @queenlaki4772
    @queenlaki4772 4 ปีที่แล้ว +2

    Sorry