Daawo Soomaali midowday oo cashar lama illaawaan ah u dhigtay Xabashi iyo Canfar.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 257

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 3 หลายเดือนก่อน +18

    heedhe hadii 2024 aysan Soomaaliwayn dhalan 2025 ama 2026 geeeska afrika waxa ka dhaln doona Dawlad ku cusub Aduunka oo loo yaqaano Soomaaliwayn oo ka shaqayn doonta Danaha Qawmiyada Soomaliyeeed.. Inshalah ilaahay wuu inala jiraa waxynu nahay Libaaxdayii Afrika

    • @mastergeed199
      @mastergeed199 3 หลายเดือนก่อน +2

      Thanks , bro. That is true .

    • @AbdiqadirMaxamed-u1e
      @AbdiqadirMaxamed-u1e 3 หลายเดือนก่อน

      INSHALAH 🇸🇴 GUUL

    • @SalimsalahSalim-en8qr
      @SalimsalahSalim-en8qr 3 หลายเดือนก่อน +1

      Inshaalah walaalkey weynu arkidoonaa inshaalah guul soomaaliweyn, qowmiyada soomaaliyeed ayaan aaminsanahay aniga

    • @MohamedAden-vo5lj
      @MohamedAden-vo5lj 3 หลายเดือนก่อน

      Walaale waxaa kacabsanayaa dadkaas sheeganaya amxaar inuu nooga roonyahay dumarka iyo caruurta itbiyaanku inuu kafuulo cdawga koowaad EE Somalia waa itobiya waxaad ku ogaataa geesiyada reer jigjiga EE ilaa hada halgamaya alaha daayee kaana gobsan

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 3 หลายเดือนก่อน +9

    Alxamdu lilah guul iyo gobonimo

  • @ruqiyaali6596
    @ruqiyaali6596 3 หลายเดือนก่อน +4

    Habo❤abdirisaaq ❤❤❤❤❤

  • @kingmj5675
    @kingmj5675 3 หลายเดือนก่อน +15

    Mahadsanid Abwaan Kabayare, guul iyo gobannimo Somalinnimo 🇸🇴

  • @suadalifarah4516
    @suadalifarah4516 3 หลายเดือนก่อน +3

    Walaalayaal sheerta halugu taageero kabayare waa nin illaaheey soo fariisiyey illaaheey ha inoo xafido illaaheey ha ku xafido ina adeer ku dadasl aqridaada ayaa illaahey kuugu badalayaa qeyrka aad fafineysid jazaakalaah qeyraniga waxaan ahey reer muqdisho 91. Gii ayaad ka soo qaxey waxaan ka soo jeedaa reer puntaland maanta soomaalinimo ayaa igu weyn 33sano ayaan yurub joogaa walaahi wadankeyga ayaan ka jeclaan insoomasliya ayii noqoto meel ka wanaagsan yurub illashayoow reerkaan walaalaha raxmad dhex dhig aamiin🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤

  • @AA-ze7zk
    @AA-ze7zk 3 หลายเดือนก่อน +2

    Alxamdullillah guul Somali ❤🎉😢 ALLOW sharafteena iyo Heybadeena noso celi Ya Rabbi

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน +4

    Walaahay farxad ayaan la ilmeeyey wadajirka iyo midnimadu wacnaa guul iyo gobanimo

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 3 หลายเดือนก่อน +2

    MASHA ALLAH Guuuuuuuuuleysta weligin illahow noxafid illahow noxafid Wiilasha SOMALIYEED EE SHARAFBADAN 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😍😍😍😍

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 3 หลายเดือนก่อน +2

    Isaaq waa gob waa walaalaheen makala maarano midig iyo bidix makala go i karto waxkasta oo dhaca waa dadkeenii allaha barakeeyo cisi ku noolaada

  • @ainanshedayr7569
    @ainanshedayr7569 3 หลายเดือนก่อน +1

    Well said bro. Hargaysa iyo burco waa in xoog lagu qabtaa warku haba yaraadee.

  • @saynebboersma6635
    @saynebboersma6635 3 หลายเดือนก่อน +1

    VIVA 5 Somaliyed waa lamtabtan❤
    Guul iyo Gobanimo,iyo insha Allah 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 💯💙🤲🏾🤲🏾🤲🏾👍👍🙏🏼🙏🏼

  • @ahmedsalad1393
    @ahmedsalad1393 3 หลายเดือนก่อน +1

    MUUSE JUUDAAN DHARBAXADII AAY KU DHUFTEEN SSC WAAKAN DIINTII XATAA KA BAXAY SOOMAALINIMANA KA BAXAY DHARBAAXADA AAWGEED RAACAY ITOOBIYAAN SOO MA OGA ASAGA IYO ITOOBIYA IN LA DHARBAAXI. DOONNO

  • @ZahroCalixade
    @ZahroCalixade 3 หลายเดือนก่อน +3

    Anaa hawiya oo ciisanh ilmo udhalay guul guul🎉

  • @SiaAbdi-e9x
    @SiaAbdi-e9x 3 หลายเดือนก่อน +3

    Maashaa alaah ilaahoow qabyaalada xabaal soomaali dhex deeda aamiin aamiin

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 3 หลายเดือนก่อน +2

    Illaahayow soomaali mideey adigaa awood lehee illaahow tus iney mid yihiin qabiilkana qurunkiisa garansii Aamiin

  • @feyrussiad9549
    @feyrussiad9549 3 หลายเดือนก่อน +1

    somaali galbeed gobolka sitti iyo somaaliweyn ba GUUL GUUL ♥💪✊👏💥💫

  • @MaryanMaryangarad
    @MaryanMaryangarad 3 หลายเดือนก่อน +1

    Inashallahu aamiin aamiin Yaa rabi illahay ha in barakeeyo xaquna ha idiin hiliyo guuleyasat waligiin soomaali weyan inashallahu

  • @SahalAli-x5n
    @SahalAli-x5n 3 หลายเดือนก่อน +7

    Ana isse wayne

    • @munahussein9687
      @munahussein9687 3 หลายเดือนก่อน +1

      Somali guul iyo gobanimo somaliya melay joganba 🎉🎉🎉🎉🎉

    • @AbddiUhu
      @AbddiUhu 3 หลายเดือนก่อน

      Somalida runta ah issa my dear brother...Kuwa somaliya jooga waa boonta somaliya from garbaharey xarunta boqortooyada sade🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @makeracistsafraidagain2700
      @makeracistsafraidagain2700 3 หลายเดือนก่อน

      @@AbddiUhunagaa amuu ciise gob halke ku argtay

    • @Am-pk3zh
      @Am-pk3zh 3 หลายเดือนก่อน

      Ciise wqq la idinka gobsanya. Waago ogaden iyo eithopia is dagaalayeen ONLF banaankaad ka istaagteen oo miidan caawin. Way idinka gobsanyihiin.

    • @Boqorejr10
      @Boqorejr10 3 หลายเดือนก่อน

      @@Am-pk3zhwllo onlf iyo liyu boolisku sow walalo mahan haddii ay iyagu fahmii wayaan ciise mxu ka qaban karaya sxp

  • @OmarWaberi
    @OmarWaberi 3 หลายเดือนก่อน +1

    Guul iyo gobonimo somali galbeed inchallah 🎉🎉🎉

  • @saidamahmoodali709
    @saidamahmoodali709 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha allaah guul somaliya

  • @FARHAN-lb7kc
    @FARHAN-lb7kc 3 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliyeey dhamaantin ALLAHA idin xafido, jir oo jooga.

  • @cabdulahishiimooy2775
    @cabdulahishiimooy2775 3 หลายเดือนก่อน +3

    Ilahay ha idin guuleeyo

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 3 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah Manshallah Guul iyo gobonimo somali

  • @bashiressa2999
    @bashiressa2999 3 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay Waxaanu Ka baryeeynaa Soomaali Waa loo tashaday Ee meshey ku tashadeen Ilaaha Ayaa jooga

  • @abdimohammed7522
    @abdimohammed7522 3 หลายเดือนก่อน +1

    Abti ma shaking baa kaaga jira in reerka lagu dhex jiro oo Ethiopian lagu dhex beeray..

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 3 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaalah alaha idin guuleyo daalimiinta Allah lakaashada soomaalida igusoo caraar maahan midooba soomaaliyeey cadawgana cagta mariya alaha idiin guuleeyo

  • @AndrewErish
    @AndrewErish 3 หลายเดือนก่อน +1

    Frigör den Somaliska regionen och säkra vårt folk. DDS Somali.

  • @saidojama1170
    @saidojama1170 3 หลายเดือนก่อน +1

    I subscribed because me and you kabayar are Somali dhab ah I thank you my brother

  • @umuzaki7515
    @umuzaki7515 3 หลายเดือนก่อน +1

    GUULEEYSTA WALAALAHEEN
    From MUQDISHO

  • @Dulmidiid-b7x
    @Dulmidiid-b7x 3 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer somaliya ma midoweyso beenta daa somaliya meeqaa calan ayaa ka dhexbabanaya sidaa ayaa loo qeyshay calankii buluga ahaa meel ku sheeg adiga hadlayo

  • @Mariadiamond129
    @Mariadiamond129 3 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alllh somaali ilaahay ha mideeyo wanku farxay inay cadawgii ka adkaadeen🎉😮❤

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliye iidoor hadhegeyesani waya isku dhexe yaaceene😉

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 3 หลายเดือนก่อน +1

    Waan ooyey😢😢😢😢😢😢😢guulaysta 💙💙💙💙💙💙💙

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maanshallaah, guuul Guuul iyo gobonimo somaali weyn ❤❤❤❤

  • @ferabm605
    @ferabm605 3 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 3 หลายเดือนก่อน

    War wuxu wuubà u’eg’yahey. Quruxdii Soomaalida ma’laha completely. 🤷🏽‍♀️

  • @hunnugumti3281
    @hunnugumti3281 3 หลายเดือนก่อน

    Masha allah ,ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR ALLAHU AKBAR

  • @Kaakoos_641
    @Kaakoos_641 3 หลายเดือนก่อน

    🫣🫣 is that why ay’u waasheen 🤔 ilaa& Kismaayo ayey aheyd riyadoodà 😏🙄 oo dad dhintey ayaa joogà oo leyska dul’mari karó 🤷🏽‍♀️ see camal.

  • @dahirdubow8636
    @dahirdubow8636 3 หลายเดือนก่อน

    Congratulations but in Military strategy you should never publicize your military plans and topographical victory before complete and decisive military victory.

  • @ShamsaShamsa-o4x
    @ShamsaShamsa-o4x 2 หลายเดือนก่อน

    ((( WAR. WAXAANI. CAQLIGII. AYAA. LAGA. GUMAYSTAY. XATAA. DIINTII. AYAYSAN. GARANAY. QAARKOOD. 90. JIR. ITOBIYAN. BAAN. AHAY. KU. FAANAYA. DAD. BILAA. DIIN. AH. YAAHUU. QOFKU. CIDUU. SHEEGTUU. KA. MID. YAHAY. ( WAR. MA. KIRISTAAN. BAA. KUWA. SHEEGANAYAA. ITOBIYAANKA. WAA. LAYAABEE. YAAHUU

  • @JaamacAdheere-xm6xu
    @JaamacAdheere-xm6xu 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa somaliya sharci daro kusoogaliyey ciidanka itoobiya : A- 2jeer B-marna kenya C-Dekeda garacadna yaa ugu yaboohey D-iyo 4 Dekedood kale intaad nin hadlay buunbuunineyso

  • @haliimogoodir5411
    @haliimogoodir5411 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaali midowday cidna uma bareeri karto waa la og yahay inay amxaar iyo kuukaayaba ay har cad cunayaan insha allaahillaahaw mideey dantoodana garansii Aamiin waxaa loo qeyb qeybinaayo oo oo 20 calan iyo 20 magacba loogu bixiyey kala ceyrintooda iyo qrybsanantooda

  • @AminaHussein-m6z
    @AminaHussein-m6z 3 หลายเดือนก่อน

    Subxanallah xubxanallah
    War ileeyn dadkan soomaalida
    Modijireyba waba xabashi🤭🤭

  • @MahdiMaxamudlodon
    @MahdiMaxamudlodon 3 หลายเดือนก่อน

    Masha!aala gesiyasha.somaly.wan salmay.wan.gul iiyo gobanimo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MohamedAli-pk5qv
    @MohamedAli-pk5qv 3 หลายเดือนก่อน

    Issaq is very dumb, when they ran from sayid they when to dds land of Somali people but they are thanking axamr

  • @hashiugas1603
    @hashiugas1603 2 หลายเดือนก่อน

    Waa Somali Isaaq Laakin Waxaa ku Dhex jira Rag Xanuun Daarood ku Dhacay Jahwareer Siyaasad

  • @faadumocali5574
    @faadumocali5574 3 หลายเดือนก่อน

    Xasbiyalaah Wanicmal wakiil war dalka somaliyed ka guura hargeysa Ithobiya MA leh

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 หลายเดือนก่อน

    Allxamdulillah. Allxamdulillah. Allxamdulillah. Somaliya. Oo midowday. ❤❤❤

  • @bosteyaali184
    @bosteyaali184 3 หลายเดือนก่อน

    Wariye waxaan kuu sheegayaah Reer Sheeykh Isaxaaq iska saara Habar jeclo iyo Habar Awal waa Amxaaro Intakale na waa Reer Sheeykh Isaxaaq lasoco arintaas Farayarow

  • @BidaartaBidaarta-eo3vu
    @BidaartaBidaarta-eo3vu 3 หลายเดือนก่อน

    Walawayny heestanad kawarertene kuwa kalen sowadno comatiga walakala shkiyay bas Kuso qoraysan😂

  • @nuraaskar2146
    @nuraaskar2146 3 หลายเดือนก่อน

    😱🙀😭👹😱🤡😹☠️🙀👹💀xabashi waa walalakay sobabata oo ah adiga ayaa ii sheegtay Somali sheegad

  • @hawoali120
    @hawoali120 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allah walalehan somali galbeed ee gobolka siti guulesta guulesta inshaa Allah ❤❤❤❤❤

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 3 หลายเดือนก่อน

    Abwan hada wad fìicantahay somali oo midowda wa wax walba weyka guuleysanayan Lakin dowlada markad. Ceydid Ayan follow da Ayan. Lalabta dowlada xassan sheekh cbb in ay kugu dirin ee wax hubso

  • @geeleisse4406
    @geeleisse4406 3 หลายเดือนก่อน

    reer koonfur munaafaqad baa ka badan . itopian dhulka koonfur inta badan bee joogan ama amisom haku joogan ama itopian nimo . waligaa arkimeesid qof dhahaayo hanaga baxan ????!

  • @a.j2428
    @a.j2428 3 หลายเดือนก่อน

    CADAYNTII IN SACAD SALEEBAAN IYO CAYR DHAMAAN KAQAYBGALEEN KUNA JIRAAN DAGAALKII JUFADA REER MUUMIN AADAN(LEYLKASE) IYO SACAD
    th-cam.com/video/pG6i3BCqRKw/w-d-xo.html

  • @SabriyeadanSabriye2024
    @SabriyeadanSabriye2024 3 หลายเดือนก่อน

    Insha. Allah. Kariim. All. The. Time❤❤❤. Midnimada. Somaliya❤❤❤

  • @CmonNowTellme
    @CmonNowTellme 3 หลายเดือนก่อน

    Geesiyaal geesiyaal dhaleen. Halkaas ka wada. Dhulkooda dagaalka geeya. Haku ekaana dhulkiina keliya. Ku darsada. Dhulkooda. Dagaalku hada ka dib. Dhulkooda nalagu dagaalamo..

  • @mohamedcabdi7473
    @mohamedcabdi7473 3 หลายเดือนก่อน

    isaaq waxey ku dhawaqayan waa lana xasuuqey 1988 isaaqana ayaga waxey xasuuqeen rer khatumo 2032 kooda ee sheegan ki rer khatumo maba ka hadlaan

  • @teatime6853
    @teatime6853 3 หลายเดือนก่อน

    Palestine 🇵🇸 haku quustaan masjid aqsa kabaha lalagalayo saqiirada iyo hoyoyinka dilayo 🙏🇸🇴

  • @BulaaleAhmed-m5b
    @BulaaleAhmed-m5b 3 หลายเดือนก่อน

    Waryaa afar qooble ma tihid miyaa,ceelbuur noo xoreeya dhukiina,yaan naga soo weererin kuiweetyahaw,Mareexaan xataa ma dhisankaraan buundo oo baasrdheera .utak naagtaam farmaaje oo laangaabka ah

  • @hassanafyare3802
    @hassanafyare3802 2 หลายเดือนก่อน

    Mashaallah guuul guuul dhaman Somalida meel kasta ayjoogto ❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 3 หลายเดือนก่อน

    Guleysta
    Tas waxa kenay mid nimada somaliyed
    🎉🎉🎉🎉
    Mahadsanidiin

  • @hawohusenahmed8058
    @hawohusenahmed8058 3 หลายเดือนก่อน

    CADAWGA SOMALIYEED HADHACO GUMEYSTUHU KENYA IYO ITHOPIYA HADHACAAN INSHALLAH AMIIIIIIIN AMIIIIIIIN

  • @ismailfarah3596
    @ismailfarah3596 3 หลายเดือนก่อน

    KUWAN IIDOORKA SHEEGTA WAA DAD CUQDADA SOOMAALI KA BUUXO. WAR WAXBA SOOMAALI KAMA QAADEYSAAN. XABASHI URAAYO IYO IIDOOR WAXBA ISMA DHAAMAAN. GUULEYSTA SOOMAALI MEEL KADTO OO AY JOOGTO. XABASHI IYO OROMO IYO TIGREY WAA KUWO TABAR YAR.

  • @MedaliGire
    @MedaliGire 3 หลายเดือนก่อน

    Isaq wuxu donayan in lagumeysto gabdhahoda qurxon lakufsado inyar maku egna Marka dambe ay waxfahman xagga Djabouti iyo dhanka xamar hakaga sobaxno oromada oo damta kadhibna musse na aqligasa hafahmane isago lanacey haso qabano

  • @rabiaibrahimfarayare3370
    @rabiaibrahimfarayare3370 3 หลายเดือนก่อน

    Hambalyo wa guul insha Allaha Guul somali ha noolaato ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan aaminsanahay ahna Xaqiiqada dhabta ah Qurux iyo wanaag lagu waayey Soomaalinimo,inaan lagu heleyn Laguna gaareyn Amxaar baan ahay.
    Ummad weliba ummadnimadeeda ayey wax Ku noqotaa.

  • @Fays2010
    @Fays2010 3 หลายเดือนก่อน

    Allay lehe amxaar waa yahay odaygaan afka wayn😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @asheekh15
    @asheekh15 3 หลายเดือนก่อน

    ilaahoow malaa'igahaga kuxooji Soomaalina midee
    Xasanbaa kala daadiyey labadiisano ee uujoogey wuxuu kumashqulay xasuuqa ciidankii qaaliga ahaa ee quruxda badnaa ee dhalinyarada ahaa iyo iskudirka gobolada aadbuu dalkii iyo dadkii udhibaateyey

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 หลายเดือนก่อน

    Waxaan xasuustay goojacadde iyo kibirkii murqaanland war naga baxa diidney iyo tii dhacday weliba garaadaada joojiyey ee intay geysteen baa loo geysan lahaa

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 3 หลายเดือนก่อน

    guuleysta canfarta iyadaa dulmi la celin waayey baga guul somalida dagaalamayo

  • @Fays2010
    @Fays2010 3 หลายเดือนก่อน

    Wll ree Sh Isixaq waa dad gob ah waase lagu dhex jiraa sidii horeba loogu dhex galay xilligii Rechard Corefil

  • @ahmedsh.mohameddaahir8784
    @ahmedsh.mohameddaahir8784 3 หลายเดือนก่อน

    yareeya muuqaalada halgamayaasha Iyo faafinta siraha jeeshka somalida fadlan joojiya Arimah noocanoo kale ah😢

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 3 หลายเดือนก่อน

    Mashaa Allaah guul iyo gobanimo soomaliya soomaliba lehe❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴✅

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn 3 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂 harti baay somalinimadi oga carareen war idorow harti warer yar oo somaliyeed

  • @murtitv6518
    @murtitv6518 3 หลายเดือนก่อน

    Somaliland ama izaaq waxaa ay ku jiifaan dhiiga wiilasha somaliyeed ee xabashida iyo canfarta hortaagan

  • @ubax3018
    @ubax3018 3 หลายเดือนก่อน

    Isaaq cidii rabto amxaaro
    Ugutag adis abba dhulsoomaali
    Caga soomaadhigeyso

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 3 หลายเดือนก่อน

    Ku durdurya m'y dhiga ciise Wayne marba la idinku durduryey hub la'an
    Guul cidanka deganka somalida

  • @Ahmedcismaan-y1i
    @Ahmedcismaan-y1i 3 หลายเดือนก่อน

    Midgaan.midgaan
    Dhalay.baatahay.somalidaa sheegayso.waa la.wasaa

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan madhargena hubkiibuu somali isugu dhiibo qolagaara siiyo yiri kuwakalo walalihiina kulaaya

  • @NurRoble
    @NurRoble 3 หลายเดือนก่อน

    Murusadoo meeyd u raran yahay maleele a da jiyay kuneefsi
    Dirisnimo abgaal baa leh
    Madaxnimo abgaal baa leh .. Maal iyo maamul abgal baaleh Mugdisho mudulood baa leh

  • @HassanbolbolHassanbolbol
    @HassanbolbolHassanbolbol 3 หลายเดือนก่อน

    Salam abwaan gesi runsheka wahan kasugeyna dhirigalinta walala waqoyiga gobolka sitti udagalamayo dhulkoda u cadowga huwanta ethiopia iyo cafarta ku absaden waad gubabada midnimada somalida gushuna wan gadhey wad mahadsantay abwaan kabayare

  • @abdulkaderjama1494
    @abdulkaderjama1494 3 หลายเดือนก่อน

    Guul guul guul baan idin rajeeyay soomaaliyeey hadii aad guuleeysateen waxaa idin haray in aad cagta marisaan kuwii cadowgiina taageeray waa SNM ku jeesta inta wadanka ka qaxaan ku celiyaan itoobiya ayagaa sheeganayaan in ay yihiin.

  • @jamacmuse5804
    @jamacmuse5804 3 หลายเดือนก่อน

    Guul.❤geesiyada..galbeedka..sitii❤.guul..iyo.gobanimo.❤

  • @saidahmed-vt4ew
    @saidahmed-vt4ew 3 หลายเดือนก่อน

    Yaa xasan maxamuud calasow aa hubeyhaayo. DDS . Hubkii qaraka. Miyaa waxa lagu dagaalamaayo.. kkk .insha allu igaakii madax sabuul ahaay ayaa so noqanaaa

  • @asmaabdi5476
    @asmaabdi5476 3 หลายเดือนก่อน

    Ha isku qaban reerka oo dhan maaha waa qolada hada gobalka waqooyi gabeed gudoomiyaha ka ah muuse ayaa xabashida jecel xitaa lafta muuse kuma wada raacsana.

  • @korontogulledghidhi3733
    @korontogulledghidhi3733 3 หลายเดือนก่อน

    Alayaa baarik abwaan kaba yard ilahay haku karaameeyo soomaali ilma xalaal ah
    kaalst I gumayso waxay lamid taha ninbaa wuxuu xayeysiistey inuu jecel yahay inuu
    dad qasho tel kaas na hala igalasoo xiriiro isla 24 saac gudohood baa tel Kii sii jaam noqday dad raba inla qasho kuwani waa dadkaas ookale

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 3 หลายเดือนก่อน

    Abwaan kabayare waxaa jira dad in lagu dhex beeray oo qabiilada ka mid ah laakiin odaygani waa nooc xumaan noloshiisa ku dhamaystay alcholic waaye.habar xabuusheed ayaa i dhashay oo xabashi baan ahey wuxuu uga jeedaa Sheekh isxaaq ayaa qabay waaye, hada dad jug gaadhay kasoo qaad.

  • @CumarCabdiAarbaco
    @CumarCabdiAarbaco 3 หลายเดือนก่อน

    balday ninka riyoonaya hargaysa iyo burco hargaysa iyo burco hadahal haya

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 หลายเดือนก่อน

    Xasan dhiqaa ka qabta dalka isagaa aad u liita ee hawiyoow mooryaanimadana joojiya muuse isagaa miyirsan doonee

  • @ashahassan8878
    @ashahassan8878 3 หลายเดือนก่อน

    Allah kani waa u egyahay wax xabashiyi dhashay foolxumadiisa malaha uragada dhashay waana foolxun yahay waana qalbi xun

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalinimadu waa u dhalasho maaha wax guur guura waxaan u rajeynayaa Guul iyo Gobannimo

  • @ahmeddini9519
    @ahmeddini9519 3 หลายเดือนก่อน

    Somaloo dhan haday iisoo weerarto marnaba madhacayso lagamana yaabo inaan magaceena somaliyeed Ka baxo ama aan cadaw u adeegsado waxase iga talo ah iney Somali dhigato qodobo aad u adag oo cidii Ku tumato aan loo aabo yeelin ilaahow may noqdaan cida lasharfo cida ugu mudan (hiranboy)

  • @abdullahiali2732
    @abdullahiali2732 3 หลายเดือนก่อน

    Dhagtaa muran laysuguhayaaye yaa idoor dhalay
    Ayaa kujirtay gabay uu abwaan dhawaan tiriyey

  • @a.j2428
    @a.j2428 3 หลายเดือนก่อน

    ABWAAN KABAYAROOW NINKAAN LEH HOOYADAY WAA XABASHI WAA NIN HABAR JECLO AH, WAANA XILDHIBAAN KATIRSAN GOLAHA GUURTIDA, WAXA LAYIRAAHDAA XILDHIBAAN SHAADH.

  • @Tasniim1
    @Tasniim1 3 หลายเดือนก่อน

    Soomaalinimadu hawaarto boowe.🇸🇴🫡. Cabdirisaaq adiguna 🙏.

  • @Hurusocod
    @Hurusocod 3 หลายเดือนก่อน

    Kkk Abwaanoow haddii uu waxa gaaray, ay ahaan lahayd Burco ama Hargaysa, waan u garaabi lahayn, balse meesha waa dhul reerkale ay lee yihiin, waxaa intaas sii dheer ,in muddo la lahaa walaalayaaloow nadaaya oo naga guura.

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 3 หลายเดือนก่อน

    Ilaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka 🙏🇸🇴🙏🇸🇴👮‍♂️👮‍♂️👮‍♂️

  • @AbdiqadirMaxamed-u1e
    @AbdiqadirMaxamed-u1e 3 หลายเดือนก่อน

    ILAHOW SOMALI MAXAMED KORKAYEL OO CADOWGA HEYNOJIBIN AAMIIN

  • @nasriina12345
    @nasriina12345 3 หลายเดือนก่อน

    5 somaliya guul insha alaah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤