#1: Colaadda Taariikhiga ah ee Soomaalida & Abasiiniya | Xaqa & Baadilka | Aasaaskii Abyssinia

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 18

  • @aayahajiilkaproduction4612
    @aayahajiilkaproduction4612 2 ปีที่แล้ว +3

    Masha allaah waa taariikh muhiin ah

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 2 ปีที่แล้ว +1

    wcs qaanus
    iftimiya tarikhda guunka ah

  • @darwiish1096
    @darwiish1096 2 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wariye qaran iinoolaw jaale waa taariikh guuna oo loobahan yahay

  • @warkiioodhan24
    @warkiioodhan24 2 ปีที่แล้ว +1

    Nice history

  • @Sahracabdiducaale1283
    @Sahracabdiducaale1283 2 ปีที่แล้ว +1

    M .a woow

  • @cabdiraxmaanjinoole7248
    @cabdiraxmaanjinoole7248 2 ปีที่แล้ว +2

    Asc sxb ku soco waan ubaahanahy taariikhda dalkeena

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 2 ปีที่แล้ว

    Fatlan tariikhda soo bandhigadeda Allah hakaa abaal mariyo somalida dhalinta qabiilna dilooday bal UN inay kasoo dhax baxaan

  • @bushraaxmedcismaan2779
    @bushraaxmedcismaan2779 2 ปีที่แล้ว +1

    Ithiopia waa magac cusub oo 200 sano aan ka badnayn.

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan u arkaa in taariikh xabashida aan lagu mashquulin oo laga sheekayn waayo waa cadowgeena kowaad oo ayaguba kama sheekeeyaan taariikh deena iyo wanaaga diinteena waxaa ka fiicnayd inaad wakhti kubixiso sidii ay soomaali dhibka iyo isfan la'aanta uga bixi lahayd ee taariikhda xabashida uma baahnin

  • @crisaaqaxmed2074
    @crisaaqaxmed2074 2 ปีที่แล้ว

    HA NA WALAAL SANE DHURANKAAGA WADO QOLODAADA MA GARANAYNEE SOOMAALI

  • @AYYUUBABDI
    @AYYUUBABDI 2 ปีที่แล้ว

    Niyahow intaad nagu xishoota muuqalada yaryar naga dhaaf prodcast waye ugu yaraan 25 mins gaarsi de

  • @AhmedAli-fb7ub
    @AhmedAli-fb7ub 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxb , Qamuus, ninka Taariikh aan cilmi ahayn ayuu Soo uruuriyay, waxaa ka mida ah kushik Xaam Nuux, iyo Nabi suleyman ayaa boqorka dhalay, waxaasi waa sheekooyin aan raad lahayn oo aan wax cadayn ah loo hayn

  • @maslahaaladilib4144
    @maslahaaladilib4144 2 ปีที่แล้ว

    Waawareeey kalkaan baad war soo wadaa qaamusow
    Anigu baahi waynbaan uqabay somalida iyo abasiniya ama ethopiyanka halka aan iska aragnay ilaa maantana cadaw aan isugu nahay
    1

  • @tearsofunseen5374
    @tearsofunseen5374 2 ปีที่แล้ว

    Hada waxa iyagu qoreen oo ay ku fanaan ayaa no so akhrisay bro waa halkii ay ku shegtan somalidu inay iyaga ku hoos nolayeen waxas ma dhagaysto anigu qalad ha igu ahaato qaabka hadalka u dhigay

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 2 ปีที่แล้ว +1

    buugta aykaheleen taarkhda buugtasi magaceeda ayaa lashegaa si looraadiyo oo dhamaan buuga somali looguturjimo

    • @QAAMUUS
      @QAAMUUS  2 ปีที่แล้ว

      waa talo wanaagsan. Mahadsanid walaal.

  • @daahiradanhersi595
    @daahiradanhersi595 2 ปีที่แล้ว

    Anigu waxaan odhan lahaa kasaa video gan meesha waa inagu ceeb inaynu ka sheekayno taariikh xabashida ee beenta ah

  • @hassanrobleali6494
    @hassanrobleali6494 2 ปีที่แล้ว

    Caasamadii Soomali mugdisho kare Ladhahjiray iisheegi karta?