Dagaallada Mudug iyo Galguduud oo la ogaaday cidda kadambeysa. daawo Xog rasmi ah.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 มิ.ย. 2024
  • เกม

ความคิดเห็น • 316

  • @MuxammadX.Yacquub
    @MuxammadX.Yacquub 2 วันที่ผ่านมา +26

    Fiicanaa qofka markuu Xaqqa ka hadlo. ALLaha kaa Ajar siiyo. God Walaal ha qodin haddaa qoddona ha dheereen ku dhici doontidaa ma ogide. Shukran.

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 2 วันที่ผ่านมา +21

    Isaga ilaahay haku dambaysiin doonaa, ilaahay waa xaq qabiye, aamiin

  • @Farhiya-yj4ir
    @Farhiya-yj4ir 2 วันที่ผ่านมา +13

    Waa runta Hubkii Dowlada weye waxa manta lagula diriirayo leelkase iyo marexaan

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 2 วันที่ผ่านมา +12

    Abdirisaaq Runta sheeg
    Rabi ayaa kugu jecel.
    Maansha allah

  • @user-ys5re7vx1w
    @user-ys5re7vx1w 2 วันที่ผ่านมา +13

    RABIYOW ALLOW Kaqabo daliminta umadada ALLAHU AKBAR

  • @user-ld3gg9nd6y
    @user-ld3gg9nd6y 2 วันที่ผ่านมา +12

    Darbi darood guuul inasha Allah

    • @Maria28832
      @Maria28832 วันที่ผ่านมา

      Dhilo allaaha jabiyo faqash

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 2 วันที่ผ่านมา +4

    ALLAAH DADKA DADKA ISKU DIRAYA OO HUBKA ISUGU DHIIBAYA UMADA HA KAGA FILAADO AAAAAAAMIN.

  • @abusultan011
    @abusultan011 2 วันที่ผ่านมา +4

    Ilaahay colaadaha sokeeya Ummadda Soomaaliyeed haka dul qaado inta xumaha Ka shaqaysana ha inaga qabti .
    Mahadsanid

  • @NimcoXasancali-vm8zb
    @NimcoXasancali-vm8zb 2 วันที่ผ่านมา +6

    Xafidu laah wiil xildhibaan gacal alow caqliga iyo aqoonta ku siyaadi aaaaaaaamiin yaa rabi

  • @SafaMarwa-ww8wc
    @SafaMarwa-ww8wc 2 วันที่ผ่านมา +5

    Illahayow umadeena nabad sii. O ka qabo . Kuwa isku diraya. Oo belaayo usoodir kuwa fidnada wada

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 2 วันที่ผ่านมา +23

    Jazaakallahu khayral jazaa

  • @zaytum
    @zaytum วันที่ผ่านมา +2

    Dagaalkan waxaa ka danberyaa damjadiid oo raba in uu dhulbalaarisi ugu hiiliyo sacad.arinta waa lagu fahmey oo asagaa ku qasaarey maanta. Dulmi Laguma guuleysto 💯/ 💯

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 2 วันที่ผ่านมา +9

    Adookale illahay ha badiyyo

  • @teatime6853
    @teatime6853 2 วันที่ผ่านมา +2

    Xassan sheikh ilahayow somali ka qabo 🙏🇸🇴

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waar abwaan anigu waxaan shakiyay markii abdi qaybdiid loo diray gaal kacyo iyo dhaban cad oo lagu yiri boosas ka dab damiska ayaan idin siinayaa markaa baan dareemay in uusan xasan kheyr soo wadin waayo qaybdiid waa warlord si wanaagsan ayuu u yaqaan dagaalka qabiilka

  • @sahramohamed9199
    @sahramohamed9199 2 วันที่ผ่านมา +7

    Maasha alaah guulayso walaal

  • @adonallah
    @adonallah วันที่ผ่านมา +3

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم إذا التقى المسلمان بسيفيهما فالقاتل والمقتول في النار قيل يا رسول الله صلى الله عليه وسلم هذا القاتل فما بال المقتول قال انه كان حريصا على قتل صاحبه

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy 2 วันที่ผ่านมา +3

    Hassan hubkii siiyey Hawiye ayuu ku yiri daroodka ku laaya.
    Hassan. Dhiiqo waa USC 2024 Naceb Darood ayuu ku badaashay dowlaadnimo.

  • @MahamedlHasan-rp3ku
    @MahamedlHasan-rp3ku 2 วันที่ผ่านมา +5

    allaha nabad yeelo

  • @user-ro4ju9lk2c
    @user-ro4ju9lk2c 2 วันที่ผ่านมา +4

    Wallahy anana hawiye in anan col u arkin wa wllahaya dal diin dawlad dhalyo dantoo dhani naga dhexeeyan la antod manoolan karo ayana manoolan karan xaqiiq

  • @tusmoaadil1825
    @tusmoaadil1825 2 วันที่ผ่านมา +1

    2022 maalintii uu xasan sheekh cimaamada qoorta ku duubtay oo uu dhuusamareeb fariistay ayaan iri xasan puntland ayuu burburinayaa oo colaad qabiil ayuu hurinayaa....

  • @user-eb5ow4sw9t
    @user-eb5ow4sw9t วันที่ผ่านมา +2

    Xassan gur guurte allah umada haka qabto

  • @khada917
    @khada917 2 วันที่ผ่านมา +2

    Dadkaas walaalaha ah dantooda Alla ha garan siiyo, xasan waa ninka 4tii hore Gaalkacyo dabka ka shidi jiray oo ciidankiisa maxaabiis ahaan marka loo qabto ay sheegayeen inay haayadaha qaranka ka tirsan yihiin, Hg jacayl kama aha inuu umada isku lu,gooyo ayay caqliyadiisa yari tahay mujrim Alle ka furtay.

  • @nimomohamed4559
    @nimomohamed4559 วันที่ผ่านมา +1

    Mansha allaaaah ninkan oo kale yaaa raga somaliyed ka dhiga somali way is raci lahed guulayso wllo

  • @abdicozzy2592
    @abdicozzy2592 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan culusow ma taqaanaan Wali giiba waa sidaas inkaar buu qabaa cuqubo buu qabaa inkaar haku dhacdo waa dabshide Allah naga qabto Subxxaanallah

  • @AhmedAdheys
    @AhmedAdheys 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ilahay musiibo deg deg ah haku rido cidkasta oo isku diraysa shacabka soomaaliyeed

  • @SukritiXasan
    @SukritiXasan 2 วันที่ผ่านมา +3

    Haa waa sax adeer dagaalkii maxjarka wuxu ku bilowdey lelkase iyo hawiye 2015 illa 2016 kii waa la qaxayey 2017 kii baa madaxweyne farmaajo wuxuu sameeyey ciidan la yiraahdo isku dhaf 6 sano iyo jar Jar baa nabad iyo wada noolaasho sharaf ku wada nooleyn illaahey shacabkeena ha garansiiyo iney ka Caan

  • @saylunsaeed668
    @saylunsaeed668 วันที่ผ่านมา

    Ilaheey umada isdileysa hakala qabooniyo aamiin

  • @hindaofficilchanle2956
    @hindaofficilchanle2956 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hubukii saanada mulatiri baa maanta shacab soomaaliyed lagu layanaya waxaa oo dhana xasan dhiiqo kadabeeya🥹

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 2 วันที่ผ่านมา +3

    Waa Runtaa wey jirtay dagaalka Maxjarka Lelkase iyo sacad ayaa ku dagaalamay wa saxiix xiligii guurgurte ayey eheed

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 2 วันที่ผ่านมา

      Reeer muimin vs hawiye
      Maxabiiiista la qabtay
      Murursade Iyo xl

  • @deqaissa7045
    @deqaissa7045 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa xaqiiq hadalkaas 6 bilood ee uu fadhiyey dhuusa mareem ee uu timaha labaxayey buu maleegayey waa dagaal ooge waa jamhad aan illahay aqoon oo dhiig yacaba badal kheyr qaba umada soomaaliyeed

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 วันที่ผ่านมา +2

    Wadanka dawlad kama jirto
    Shaqo aan la aqoon ba ka socoto. Sharwade illahay ba loo daayey asagan waxba ka qarsoomi karin in dhibka uu dadka masaakiinta la raada uu gurigiisa galiyo.

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 วันที่ผ่านมา

    AAD BAAD U MAHADSANTAHAY WALLAAHAY WAAD ABBAARTAY MUWAADIN SOOMAALIYEED OO XALAAL AH AYAAD TAHAY JAZZA KALLAAH KHAYR. XASAN DHIIQO ALLE UMMADDA HAKAQABTO

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 2 วันที่ผ่านมา +1

    Walaahi Wa Hadal Caqliyeysan Oo Oo Runa Somalinima Ah Waar Reer Mudugow Yaan Layskukiin Dirin Wale Idinka Ishudhan Lamahuran Wa Cowska Jiilaal

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 วันที่ผ่านมา +2

    Horta, Farmaajo !! Muxuu ‘idinka-
    Sameeyey Somaliyeey??

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 2 วันที่ผ่านมา +2

    wallaahay habo qofwalba wuu arkaayey inuu meesha masiibo kuwado sacadna iyo habargidir waa wada fidwadayaash shabaab

  • @abdifarah3545
    @abdifarah3545 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan weligiiba dab uu shido moyaane dab uu baqtiyey lama sheegin tan kle waa sida sheegtaye ninkani wuxu ahaa ninkii xamar u sameeyey qadkii cagaara waqtigii cali mahdi
    Allah ummada ka qabto xasan dhiiqo

  • @user-gy7tn8nd4d
    @user-gy7tn8nd4d 2 วันที่ผ่านมา +1

    Inappropriate kabayaroo kale baa fiicneyd iyo xaq sheegaaga bogaadinayaa waa run maxjarka garsoor ahayd c/walk dagaal hurisbuu ahaa from goldogob

  • @abdinasirmohamedaden7700
    @abdinasirmohamedaden7700 21 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sidaan isu dagaaleyno markaan dhamaano ayaa la rabaa dalkaan in la qaato waana garan la'nahay 34 sano allaha qaboojiyo colaadan aamiin

  • @user-ux5uh1mq3z
    @user-ux5uh1mq3z วันที่ผ่านมา +1

    Hawiye Waa Somaliweyn ee
    Murursade u hadal

  • @bazeera5520
    @bazeera5520 2 วันที่ผ่านมา +1

    Daciifaaha ninka murursade waa nin somalinimadu ku wayntay ogna dadka islayna inaysan xaq ahayn inay is laayaan ayado la leeyahay dawlad baad leedihiin.

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 2 วันที่ผ่านมา

    Aqoonyahan Cabdirsaaq Kabayare Ilaahay aqliga iyo AQOONTA hakuusaa idiyo wax jira oo xaqiiq ah baad kahadashay.

  • @hajibarreofficial6482
    @hajibarreofficial6482 2 วันที่ผ่านมา +1

    20 $ mahan waa 23 $ 1 baalooto oo Sug sababto yemen beey nooga emaan jirtay hada rasaasta weey yaraatay

  • @Gudbiye1
    @Gudbiye1 2 วันที่ผ่านมา +2

    Gebi ahaanba waan kugu raacsanahay👍 💯 waxaad ka hadlaysana waa sax maxaa mar walba markii uu Xasan Sheekh xukunka la wareegay u bilawda dagaal qabiil wax baa khaldan.

  • @NimcoSiciid-te8ey
    @NimcoSiciid-te8ey 2 วันที่ผ่านมา

    Hadii xasan haduu ka dambeeyo illaahay waxan uga baryayaa inuu meel ka tuuro aamiin

  • @hoyomacan8074
    @hoyomacan8074 2 วันที่ผ่านมา

    Hasan shiikh war ma hayo reer Mudug go'aan bey gaareen waanna ka guureen markii Xasan Shiikh dad iyo duunyana Xaba ka dhigan jirey waxayvku heshiiyeen nabad wasrta iyo in aysan Qori akaa oo danbe aysan xambarsaneyn oo ay hiigsadaan horu Mar beec mushtar iyo is dhexgal Ciidanada oo leysku daro iyo dhalinyaradooda oo qoriga dhuga qalinkanna adeegsada Illaahayna waxaan ka baryeynaa dadkaas Muimkaa oo leysku soo hubeynauo innuu kala qaboojiyo amiin amiin maslaxad waartanna dhexdooda dhigo amiin Shaydaanka idku dirayanna ka qabto amiin

  • @shukrijamaahmed2837
    @shukrijamaahmed2837 2 วันที่ผ่านมา +3

    Subxanallah ma hubkasa leylkase lagu laynayaa rabi talo kufilan

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 วันที่ผ่านมา

    MASHA ALLAH haddii la heli lahaa dad badan sidaado kale ah walaakiis waan guuleysan lahaa. Waligaa Islaamnimo IYO Soomaalinimo number kow Aku ahaado ASC. ALLAH HA KU XAFIDO AMIIN

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 2 วันที่ผ่านมา +1

    Daalim ilaahay ka furtay oo munaafaq ah

  • @user-dc5ug4sk8n
    @user-dc5ug4sk8n 2 วันที่ผ่านมา

    Allaah ayaa jecel qofka xaqa ka hadla waligaa xaqa u hiiili allaah baa kuu hiilinaya

  • @ahmedfarah1623
    @ahmedfarah1623 2 วันที่ผ่านมา

    Ascw
    Abwaan kabayare waa kugu qanacsanahay sida aad afka soomaaliga ugu hadasho iyo sida hufan ee aad xaqiiqda u taabato thanks

  • @MIDNIMOJANAQOOW
    @MIDNIMOJANAQOOW 2 วันที่ผ่านมา +1

    Eebaagoow
    HAWIYE ACTION GROUP (HAG) VS DAAROOD.
    Hubka Sacad iyo SURRE waxaa lagu soo daabulayaa HELICOPTER.
    Daarood QAX MA HURA-YAAL waaye.

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i 2 วันที่ผ่านมา +1

      Weligii buu Hawiye Qori markuu helo meel kula ordi jiraye ma aragtay guul uu ku gaaray?! Daarood waa Laandheere xagxagasho gumeed uma dhitinayo!

  • @user-yy7px1ts9k
    @user-yy7px1ts9k 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waar adaaa meel kasta ku daldalayaye , daarood waa Dal balaadhsi waa waxaad ka heshaa

  • @nooralbayaanqurankareem
    @nooralbayaanqurankareem 2 วันที่ผ่านมา

    Waa warbixin aad iyo aad u muhiim ah xassan sheydaan wuxuu madaxweyne u noqdey baabi’inta muslimiinta maadaa uu yahay kaniisad ku kore

  • @fatumanur7067
    @fatumanur7067 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan Sheikh ummdda Allah haka qabto

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xassan sheekh waa nin damman .arkuu hubka macawisley u qaybinayay dowlado shisheeye ayuu ka tala qaadanayay

  • @gablax
    @gablax 2 วันที่ผ่านมา +1

    Thanks ugaassi fiican oo xikmad leh baad u hadashey Nin wax garad ayad tahey dulmiga ma fiicna umada somaliyed dhib wax ugu filan caqabada dhaqaale iyo baahida jirto dulmiga waxa wadana Weli huis ma guuleysanayo diinta noo sheegtey ilaahey hanaga qabto Minkan umada somaliyed isku dilayo ee H Shekh Rabi baynu u baryeyna in ilaahey Na dhaafiyo oo mid wanagsan Noogu badalo aamiin

  • @jayjow5165
    @jayjow5165 2 วันที่ผ่านมา +1

    xogta rasmiga waa taas waxaan layabanahay umadan isku dhimaneysa soo dad ma dhalin ma xirkay ka soo dhaceen

  • @adensaid9255
    @adensaid9255 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Gurgurte inuu Habargidir hubeyay si,ay darood ulagalaman oo dhulkoda uboban wanwada ognahay Somalidhana way ogtahay lakini wukufashilmaa bi idnilahay sharkuna asaga ayukulabana Insha allah

  • @user-ds3ou1np9z
    @user-ds3ou1np9z 2 วันที่ผ่านมา

    ILAAHAY HAKUGU XAFIDO
    HADALLADAAS XAQA AH EE AAD KU HADASHAY!!!!
    Ilaahayoow dad waxgarta hoggaanka noogu dhiib ummadaadibaa nahay gargaar adiga ayaan kaa sugaynaa 😮

  • @mohamedalihashi572
    @mohamedalihashi572 2 วันที่ผ่านมา +1

    War alle ka cabso oo beenta jooji, Xasan sheikh Sacad hub masiine.
    Dadka heysku dirin.

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ka sheekeeya Shabaab markay soo weerareen Puntland Suuj iyo Garmaal iyo meela badan weerar balaaran Xasan Sheekh muxuu Puntland ugu deeqay??

  • @CabdicaliAadan-l5m
    @CabdicaliAadan-l5m 2 วันที่ผ่านมา +2

    Ma😮rkhaataan ka ahay in aad talisay ilaahay ha kaa abaalmariyo aamiin

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 23 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MAR HADUU USC HADUU MAAGEY WAA HADHAAGII LAGA XOREEY WADSNKA EE SIYAD BARRE U SHAQEYN JIREY AMA ABAAHII

  • @UstaadMooses1001
    @UstaadMooses1001 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hassan dagaal ooge, Alle ummadda ha ka qabto, Hubkii dalka lagu difaaci lahaa buu qabiil gacanta u geliyay,,,Aakhiro iyo adduunba isagaa ka mas’uul ah dhiigaa qabunaya.

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 2 วันที่ผ่านมา

    ASC HABARYAR GUULEEYSO OO GEERI HAW HORAYN GEESIGII ANU DHALLOOW GEERI HAW HORAYN ILAAHAY UGAGAARYOOW GEERI HAW SOO DAA WARKA HABO 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @cabdirashiidmaxamuudcadawe252
    @cabdirashiidmaxamuudcadawe252 2 วันที่ผ่านมา +1

    TEEDA KSLE MAJEERTEENBAA KUJIRA OO PM MALEH LEELKASE ILAA LAAS CAANOODNA WEY KUJIRAAN MACAA MARIIXAAN HAWIYANA WAA WIIGAAN IYO WIXII LAGALKULMO DABA DHILIFNIMADA TAAS JDIYAAR GAROOW MAHADSANID

    • @AmalAbdirisakMahamed
      @AmalAbdirisakMahamed 2 วันที่ผ่านมา

      Kuma jirno beeeen hanaga sheeeegin
      Balse waaaaa kala qaybsanaaaa
      Leeelkase Waa haystaaa hub ku filan
      Darooood mudug vz hawiye
      Daroooodka soool snaaaag bari vs idooor

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahey ummadaas Ilaahey hakala qaboojiyo dhigooda

  • @akisheharara
    @akisheharara 2 วันที่ผ่านมา +1

    xasan xabaala qote iyo carruurtiisa iyo xaasaskiisa hallaag baa u danbeyn doono, ha iska wallaaqdo

  • @Ayan5541-jo3eo
    @Ayan5541-jo3eo 2 วันที่ผ่านมา +2

    Waa runtaa allaha ka abaal mariyo, umadana xaqa allah tuso

  • @maxamedbare1247
    @maxamedbare1247 2 วันที่ผ่านมา +1

    Duqa tani waad ku fashilantay
    Suugagan
    Sacad
    Iyaga lahaa
    Xasan ka hore ayay
    Laheyne
    Xasan hadu sug hayo
    Waceystaha uu ka dhashay ee shab haysto
    So beentan nagala tag

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 2 วันที่ผ่านมา

    Sfka Somaliga ayaah ka qaldan . Raafka Xasan shiekh uu ku hayo Somalia 🇸🇴 & Somaliba. Wuu bahan yahay

  • @WarsanOsmaan
    @WarsanOsmaan 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hiiraan rasaas mooyee hub kale lama geeyn laakiin dhulka kale war uma haayo

  • @mariaali4935
    @mariaali4935 2 วันที่ผ่านมา

    Xasan dhiiqo alle umada ha ka soo qabto bohoshuu qodayana alle ha ku rido isaga iyo inta la docota

  • @mohamedegal3268
    @mohamedegal3268 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid wll
    Sacad waxaa nagu dhuftay 1987
    Nabad sugidii somalia ayagoo waliba haysta wasiirka arimaha gudaha (bacadle) hadana sacad waa nalaku soo hubeeyay
    Lakin mid ku kalsoonaada somali maxamedey
    Maydkooda inay ka cararaan baa noo balana everyday,
    Gaalkacyana anagaaba ka bilaabayna very soon

  • @abdisharif8315
    @abdisharif8315 2 วันที่ผ่านมา

    HUBKAAS WAA KII DAWLADA SOOMAALIYA BIXISAY WUUNA KU TALAGALAY XSM INUU HUBEEYO BEELAHA HAWIYE OO KELIYAHA SI UU JABHAD UU LEEYAHAY U SAMAYSTO.

  • @ubahahmed1740
    @ubahahmed1740 2 วันที่ผ่านมา

    Jazkumalaah kheyr Wall ilaaheye Soomaali masalaxd ha dhex dhigo

  • @abdirahmanyonis5805
    @abdirahmanyonis5805 2 วันที่ผ่านมา +1

    XAQAAD KA HADASHAY ABWAAN WALIGAANA XAQA KU ADIN

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 วันที่ผ่านมา

    Soomaalidu waxay tiraahda nabar la sugayey naxdin maleh
    Qof walba oo wax garad ah wuu arkayey inay tan dhacayso
    Hubkii uu
    Xassan u qaybiyey
    Shacabka dago Hirshabeele iyo Bariga Galmudug
    Waxaa ka dhashay
    In Hubkii ay u adeegsadaan Qabiiladii kale ee dariska la ahaa.

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 วันที่ผ่านมา +1

    Haddee ! Qurba joogta hadaan
    Naxay Aan Dacwayno !

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 2 วันที่ผ่านมา

    Xassan sheikh daaduuf dabbshide ahSinalida Alle hadhafiyo nargalle weye

  • @lailakulane9169
    @lailakulane9169 2 วันที่ผ่านมา

    waa run arikaas waa wax laga xumaado in wallao somaliyeed dhiigooda xasan ka mushtaro

  • @user-qv3kr4bw3u
    @user-qv3kr4bw3u 2 วันที่ผ่านมา

    Abwan waxan kugu jeclahay runta kama ganbatid boogta meshe ka bugto baad taabata soomalia ha is raacdo labadas beel oo walalaha ah allaha kala qabojiyo Aamiin

  • @barlinabdi9579
    @barlinabdi9579 2 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan gurgurte mazkamad hala soo saaro dadka is dilay asagaa ka masuul ah

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 2 วันที่ผ่านมา +1

    Dalka iyo dadka soomaaliyeed iyo diintaba xassan culusoow illahay si dagdaga ha u dhaafiyo

    • @aminaidris426
      @aminaidris426 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Aamiin

  • @sharifmohamed4587
    @sharifmohamed4587 2 วันที่ผ่านมา +1

    Mudug macwiisleey kamaba jiraaan eee reer miyi rasaas lasiiyey uun beeey ahayeen

  • @halimaahmed9602
    @halimaahmed9602 2 วันที่ผ่านมา +1

    Allow dalka iyo dadka ka qabto Hassan dhiiqo

  • @abdirahmanali6872
    @abdirahmanali6872 2 วันที่ผ่านมา

    Baaraka Allah fiik!
    Taas weeye caqliga caafimaadka qaba..

  • @adonallah
    @adonallah วันที่ผ่านมา

    Daarood iyo waa walaalo gaar,ahan leyla kase waa dariskiin sacadow qolo kasTa Tulo masjid le oo laga adima ayey kaso duushay oo dugsi qur,an kuyaal ilaahey halagacabsado laba Muslim hadey dulmi isku dilaan waa ahlu naar sida rasulka csw no shegay

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 2 วันที่ผ่านมา

    Nin hawiye oo aan matagey Ama aan hunqaaceyn waan waayey . Wer hawiye Xasan shiiq nin kafiican lama helayo. Hadaan usoo noqdo hub sacad heysto horey bey uhaysteen . Weryaa sharefta ala kaaqaadye Waxaad ku hadleysid waa wax sumcadaada dilayah wer miyaaden mustaqbel rabin.caab udhimo . Daarood adoo kale waxay yiraahdaan kani waa dameer dhuusey 😮

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 2 วันที่ผ่านมา +1

    oo hada ina kacayaroow ma waxaad naleedahay xasan sh ayaa sacad iyo leelkase isku diray saas maahee arintu waa ka duwantahay sxb xasan argagixiso ayuu ladagaalamayaa adna lagu barey sxb

  • @AAA-bb5xc
    @AAA-bb5xc 2 วันที่ผ่านมา +1

    Waad mahadsantahay. Ismaaciil. baa ku yiri. Isku mashquuli.

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 2 วันที่ผ่านมา

    mida leelkase daarood wuu ka aamusay ALLAAH ayaa la jira ciida ayaa u hiilin leelkase waa lagu soo duulay insha allaah xaqa u hiilin leelkase daarood ma'aha miyaa?

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 2 วันที่ผ่านมา

    Waa xaqiiq inuu xasan kadambeeyo, hubkii dowladana shacab lagu laynayo

  • @amnaali8642
    @amnaali8642 2 วันที่ผ่านมา

    BALSE BEENTAADA ALSHABAB BAA TAHAYE MA ALSHBB BAAD NOOGA DHIGEYSAA IN SACAD DAROOD LOO HUB UGU DHIIBAY BAL BEENTAADA AFKA KAA GOOYSAYE AB NACAYBKAAGANA WAQTIGAA KU TAGAAYO ADIGOON CAAYI KARIN MW NAHA AMA AB IYO HG ADIGA NA WACAL MAJERTENAA TAHAY GENERAALKANA WAA WACAL ILKA YARA WAANAD OGTIHIIN ❤GUUL HG IYO AB❤ KANAXOOW NAFTA WAAY DUCUUFADA BEENTA WADO

  • @idiriselmi3215
    @idiriselmi3215 2 วันที่ผ่านมา +1

    Ma waxay kaa tahay xasaan sheeq nacayb mise waa mucaradnimo siyasadaysan

  • @aminaidris426
    @aminaidris426 22 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan ilaahey ummada haka qabto

  • @user-xi5hv7ih3h
    @user-xi5hv7ih3h วันที่ผ่านมา

    Maashaa Allaah ## runtaad sheegtey oo soo bandhigtey

  • @israwadani9113
    @israwadani9113 วันที่ผ่านมา

    Siciid deni wuu ka hurdaa waxa dhacaya waayo daraadiis buu xasan dhiiqo dagaalada ugu furayaa in uu gaalkacayo iyo garacad qabsado runta fahma iska warlaay wax garo

  • @yasminhussein6143
    @yasminhussein6143 วันที่ผ่านมา

    illahay kuuma naxariisto xasan dameerow markastuu filadaa qadhmuun yimaadaba dagaal sokeeyuunbaa dhaca oo wiilal somaliyed baa isku dhamaada sababtuna waxaa weeye waa qof xanuun qabiil qaba siyaasadna aan aqoon oo jecel inuu marba qabiil ku awrkacsado illahay umada somaliyed Haku dhaafiyo