Ciidanki Israil O buunkii Diineed yeeriyay & Masar O labo daran mid dooro heysata| Quburo Cus & Qasa

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 7 พ.ค. 2024
  • CIidanki Israil O buunkii yeeriyay & Masar O labo daran mid dooro heysata| Qubuuro Cusub & Qasa
    wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212.com/invite/12i...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 198

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  หลายเดือนก่อน +44

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @Kingmohan123.
      @Kingmohan123. หลายเดือนก่อน +7

      Wll adaa mudan keliya sheikh ma tihid wxaa thy qof u nool umadiisa io dhalinyarta somaliyed o raba inay her garan tnks ❤😊

    • @user-dh4gt6px3e
      @user-dh4gt6px3e หลายเดือนก่อน +2

      الله اكبر❤❤❤❤❤❤ 9:59

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 หลายเดือนก่อน +2

      Sheikh good steyl

    • @salahapdiasis
      @salahapdiasis หลายเดือนก่อน +1

      sheekh thanks

    • @user-ib4ks1ui7r
      @user-ib4ks1ui7r หลายเดือนก่อน +1

      Masha alha

  • @Qabyaaladiid40
    @Qabyaaladiid40 หลายเดือนก่อน +11

    Yuhuuda Iyo Xulufadeeda Allah Ha Jabiyo Allahuma Aaaamiiin 🤲🤲🤲🤲🤲
    Xamaas Iyo Mujaahidiinta Lajira garabkooda Allah Ha Galo Allahuma Aaaamiiin Yaa Allah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @MohamedAbdiAhmed-cr8bi
    @MohamedAbdiAhmed-cr8bi หลายเดือนก่อน +20

    Uqsum billaahi yahuud ayada jabeysa goor dhaw I.a dulmidiid adiga nin fcn aya thy allahu akbar

    • @user-lt4bl6yb6m
      @user-lt4bl6yb6m หลายเดือนก่อน

      Inshaa Allah wayjabayaan

  • @fadxiyahassan3406
    @fadxiyahassan3406 หลายเดือนก่อน +11

    Allow yuhuud saad fircoon u halaagtay uhalaaj allow uhiili muslimiintada dulman ya Allah

    • @COD-MIIR.
      @COD-MIIR. หลายเดือนก่อน

      Ehelkaagii Beey saa u habaari jireen. Adiguna Maantaa, Habaartami.
      Doorkaaga Sugnoo. Waaba kan ugu fiican Uultimo na ah he.

  • @Fatimaabdirahman24
    @Fatimaabdirahman24 หลายเดือนก่อน +7

    Reergaza ilahay u hiili kuwa dulman falastiin xisbullahi xuutiga iwm nasriga Deg Deg sii allow islamka qulubta mideeye yaa rabi aamin from ceelhur insha 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Darajooyin
    @Darajooyin หลายเดือนก่อน +15

    Buunkiinii aaqiro waaye kan aad yeersateen maanta inshaa ALLAH.

    • @user-pc5fn9lu8m
      @user-pc5fn9lu8m หลายเดือนก่อน

      😂 wey uegtahay run ahaanti waa koodi qiyaamaha

  • @ridwanhirsi363
    @ridwanhirsi363 หลายเดือนก่อน +3

    sh maxamed dulmi diid dhibaata i haysate iso ducee sh , asaxabay idinkuna iso duceeya

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ha jabiyo hana isku dhameeyo hana isku halaago dhexdooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta daba dhilifka u ah Allah ayaga ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin yaa rabi u soo dedeji xornimadooda iyo guushooda walaalaha xamaas aamiin

  • @abdifatahibnu-sheikh4644
    @abdifatahibnu-sheikh4644 หลายเดือนก่อน +6

    Wacalaykumu salaam wrt SALIGA NABIGENA WALAAL HAHILMAMIN (SALALAHU CALAYHI WASALAAM)SHUKRAAN اللهم صل وسلم علي النبي الامي وعلي آله واصحابه

  • @yusufsheikfarah4357
    @yusufsheikfarah4357 หลายเดือนก่อน +5

    Walal dulmi diid waan ku salaamay kadib reer Gaza horta Alle ayayleeyihiin nin ilaah lehna looma dayriyo
    Nasrina way helayaan taas waan hubnaa lkn waxaan ilaahay ka baryaynaa inuusan ka daahin
    Yuhuudna maanta way qoslayaan lkn bari maya waana xigmada rabi
    ان مع العسر يسرا

  • @ashawooo
    @ashawooo หลายเดือนก่อน +1

    inshallaha ayiga Jabay oo Qasaraya rabi masibo deg deg ah illahaya idan kena iyo cudura deg deg bunka aye yeriyan waa kii aye ku baabi lahayen inshallaha gush waa walaha reer Hamas

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay Meesha ay Jogan haku Madhiyo
    Ilahay Dulka halajaro
    Ilahay wacdaro aan laogeyn hakurido

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 หลายเดือนก่อน +3

    Maasha allaah shaqada guriga itada la joigo waa muhiim waliba qofta hooyada aad muhiim ugu tahay jazakalaab kbeyr

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y หลายเดือนก่อน

    illaahow ugargaar falastiin aamiin allah baabiyo yahuud iyo mareykan aamiin carabeey masiibo inku dhacday

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 หลายเดือนก่อน +4

    Dadka ey xasuuqayaan waa xadatal qur,aan

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 หลายเดือนก่อน +4

    Subhanalaah masar naxa damiirta ka qaaday palestine 8nay sidan u falaan waa ka xumahay balaayo damiir laaweyaal ah waaye wlh xaasidka ka mid noqdeen Subhanalaah

  • @user-pd4jg1ie9m
    @user-pd4jg1ie9m หลายเดือนก่อน +2

    Wacleykumaslaam Sh Mohamed
    Murugta alle haka feydo walaaleheyn
    Aad iyo aad ayaad ugu mahasntahay
    Waana ubaahanahey course

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @Farhan-mi8rl
    @Farhan-mi8rl หลายเดือนก่อน

    Insha alaahu yahuudu intaan noolahay Bay jabay SAA

  • @zaynabisaq4765
    @zaynabisaq4765 หลายเดือนก่อน +2

    S A W Ya Allah ya Allah ya Allah save Gaza ya Rahman ya Rahim ya Allah ya Rabb save Palestine ya Rabb ya Allah Allahuma ameen Saw 🤲🤲🤲Laillah haillah wallahu Akbar Nabi Muhammad S A W Hasabunaallh waneman wake Hasabunaallh waneman wake Hasabunaallh waneman wake

  • @aarboy2305
    @aarboy2305 หลายเดือนก่อน +1

    KOORSADAAS WAAN U BAAHNNAHAY SHIIKHOOW NALA SOO DHAQSO KHYER ALLAHA KUSIIYEE.

  • @abdulkadirmohamed9131
    @abdulkadirmohamed9131 หลายเดือนก่อน +1

    ❤ falastiin Allaha guuleeyo❤❤

  • @shukriabdirahman9613
    @shukriabdirahman9613 หลายเดือนก่อน +1

    Buunkii qayaamahoodii ayey yeersadeen ay ku dhamaan lahaayeen iinshaa Allaah

  • @hasanadem2848
    @hasanadem2848 หลายเดือนก่อน +1

    Dulmi diid Jazakamullah

  • @nadifamohamed9397
    @nadifamohamed9397 หลายเดือนก่อน

    Yaa RABI NASRI KULI MUSLIMIIN OO DHAN amiin yaa rabi gaar ahaan reer falistiin amiin yaa rabi

  • @youssoufabdillahi4379
    @youssoufabdillahi4379 หลายเดือนก่อน +1

    Insha-allah

  • @user-mk5kd7sz9y
    @user-mk5kd7sz9y หลายเดือนก่อน

    masar imaaraatka urdun baxareen sucuudiga masiibo allah ku rido illaahow ugargaar falastiin aamiin

  • @Fast.money86
    @Fast.money86 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikh waad mahad santahay koorsadana waan kasugeynaa I.a🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @noorafarahvy9953
    @noorafarahvy9953 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallah ILAHEY Yuhuuda Qawan Qasiis hanga qabta waa gardaro garage og

  • @user-jq8bc3zx9x
    @user-jq8bc3zx9x หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😮😮😮😮😮😮😮😮🎉🎉🎉

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaakalaaha sheikh , Allaah kaa abaal mariyo wnga aad wada

  • @zainababdi781
    @zainababdi781 หลายเดือนก่อน +2

    Thank you, shiikh m dulmi diid, for your support and encouragement.

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 หลายเดือนก่อน +1

    Koorsooyinkaasi waa akhbaar aad u wanaagsan Inshaallah

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 หลายเดือนก่อน

    ☝️ ALLAH 🤍 Ha 💐 guuleeyo ☝️ wallaalahay 🤍 falastiin 💐 AMIN ☝️ AMIN 🤍 AMIN ☝️🤍💐

  • @fataha1
    @fataha1 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh soo gali online shaqada ah
    Aad ayaa lagu baahan yahay jzka Allah

  • @buuxobaashe7287
    @buuxobaashe7287 หลายเดือนก่อน +1

    Korsooyinkaas waan sowawaynaynaa insha allaah

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @Abdifattahmohamed
    @Abdifattahmohamed หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid sheekh

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 หลายเดือนก่อน +1

    Ummaddaan Allah ha u gargaaro, Allah sokodiisa cid ay haystaan majirto....annaga Allah ayaan u baryeynaa inuu ka qabto wuxuushta xoogga u sheeganeyso ayadoo ay muslimiintiina ay dhoobantahay...Illaahow adiga talo ku filan.😢😢😢😢😢😢

  • @injinerdhaqane8843
    @injinerdhaqane8843 หลายเดือนก่อน +1

    Jasaakallaahu qeyran 😔

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @user-tp7hg9rw7r
    @user-tp7hg9rw7r หลายเดือนก่อน +2

    Kkk naarbay shaqysanyaan dhiig bini aadan ayaay daadinyaan ducadiinba kala dhacday ilaahay habaabiyo daalimiinta

  • @farhantahir680
    @farhantahir680 หลายเดือนก่อน +2

    Wll fahfahintada dheradka ah eed dadkeena somaliyed een luqadaha garanynin aad uu gadhsinayso macluumadkan eed uguna sharaxayso hab ay dadku uuwada fahmi karan allah kaga jazza siyo wankusoduceynaya insha allah wll

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 หลายเดือนก่อน

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @CabdimacalinCabdimacalin-oz8yv
    @CabdimacalinCabdimacalin-oz8yv หลายเดือนก่อน +3

    Walal markii mar mar aawey❤

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 หลายเดือนก่อน

    ☝️ NACDALI 🤍 KORKOODA 💐 HA ☝️ AHAATO 🤍 natanyahu 💐 IYO ☝️ WAXII 🤍 TAGEERSANBA 💐 AMIN ☝️🤍💐

  • @heganeomar7770
    @heganeomar7770 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsanrahay sheikh

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 หลายเดือนก่อน +2

    Waa shayatin

  • @shukrisharaf7074
    @shukrisharaf7074 หลายเดือนก่อน

    Subxaanallaah sreal iyo buunkeeda Alle ayaa kaweyn

  • @fadumowarsame2030
    @fadumowarsame2030 หลายเดือนก่อน

    Talefonka dulmidiid ayaan raba

  • @hasmedroukya162
    @hasmedroukya162 หลายเดือนก่อน

    ALLAHOU AKBAR

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 หลายเดือนก่อน

    اللهم ارحم اخواننا في غزة

  • @shaxshaxlowgaxafada5813
    @shaxshaxlowgaxafada5813 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 หลายเดือนก่อน

    Allah jabiiyo kuwas

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x หลายเดือนก่อน

    ilaahay inkama aqbalo shadaadii ilaahay kafuratay

  • @asiyeahmed1722
    @asiyeahmed1722 หลายเดือนก่อน

    🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲🥺🇵🇸

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 หลายเดือนก่อน

    Wcs walaalkey dumi diid mahadsant ❤❤❤❤❤❤

  • @Moustapha97
    @Moustapha97 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah sheekhuna Allah garabkooda noqdo wllheen falastiin Arinta online ka inchallah wa ka sugi doona waa wax waanagsan Adna ajar kuu ah mahadsanid

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 หลายเดือนก่อน +1

    Course iigu soo dar ani

  • @umruweydo832
    @umruweydo832 หลายเดือนก่อน +2

    M,a waan kaa sugeynay in aad dhalin yarta meel farta ugu fiiqdoo isku argtina maahan

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 หลายเดือนก่อน

    Sheikh salaad hadihin was baadil...................Nairobi

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 หลายเดือนก่อน

    Allaah caawi reer falastiin xamaas muqawinda 😢☝️🇵🇸🤲😊

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw 💯♥️♥️♥️ sheikh wacaleiku salam Free Palestine Free Palestine Free Palestine 😢😢 Victoria

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 หลายเดือนก่อน

    Laaxwla walaa quwata ilaabalah

  • @user-dh4gt6px3e
    @user-dh4gt6px3e หลายเดือนก่อน +2

    الله اكبر❤ 6:40

    • @user-dh4gt6px3e
      @user-dh4gt6px3e หลายเดือนก่อน +1

      🎉😢😂😮😅😊 7:37

    • @user-dh4gt6px3e
      @user-dh4gt6px3e หลายเดือนก่อน +1

      @mcib❤ 8:13

  • @farhiamohamed7591
    @farhiamohamed7591 หลายเดือนก่อน

    Habaar Alle ayey qabaan aqridadooda soo yeereyso mardhow

  • @saidosharifadan9324
    @saidosharifadan9324 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wr walal dulmi diidow weliga dulmiga ha cawin. Marka shaqoyinkas anigana wan ubahanahay igudar xisabta mahad sanad

  • @user-qz1dw4nu1m
    @user-qz1dw4nu1m หลายเดือนก่อน +1

    Asc ,,,,, dam anti waxan Odin kaxosan inn damantin illahey ubaridan walalaheyn red falastin insha Allah

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay buukii aaqiro aad ku aad lageedeen ilaahay dhigo

  • @beydanfarah3590
    @beydanfarah3590 หลายเดือนก่อน

    Midkii ninka dhinta wa ahili naar jaxiima ilahy hadin ku fogeeyo xaqaro bad ku dagalameysaan dhulka reer palestien ba iska leh wey guuleysan reer palestien Inshallah 🤲🤲🤲

  • @zaynabisaq4765
    @zaynabisaq4765 หลายเดือนก่อน +1

    Wsc wr wb mashaallah ❤❤❤jazakAllha ☝️🤲

  • @user-og4jx5br4g
    @user-og4jx5br4g หลายเดือนก่อน +1

    Inshalah

  • @user-fd8by9zz4p
    @user-fd8by9zz4p หลายเดือนก่อน +1

    S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-nm6lp8zf4j
    @user-nm6lp8zf4j หลายเดือนก่อน

    Buun iyo balaayo ha afuufan isralil wa tii geeduhu iyo dhagaxantu ku qaylyan wa u hoog iyo halag dinlawayal ah nacdasha ale ku dhacday

  • @warsamehamsa9408
    @warsamehamsa9408 หลายเดือนก่อน

    Asc dhamaan walalaha wan slamayaa salan kadib nin kan waxan dhihi karaa waa nin xikmad badan oo ku Dhax صم بكم عمي فهم يعقلون حسبنا اللهونعم الوكيل

  • @mataan10hasan74
    @mataan10hasan74 หลายเดือนก่อน

    Ma diin ayeey heystaan waa ku fariin alle ha halago

  • @user-hu7wm1sv5m
    @user-hu7wm1sv5m หลายเดือนก่อน +2

    Sixirooleyaal waye Quranka aanka aqrisano reer galbeed iyo yahuud balayo waye Allan ka megan galnay shartooda inteey Carab dabadhilif islahayeen Falastiin bisa la leynaya Masar iyo urdun waku dayeen emarat sacuudi qadar kuwait iyo baxreyn waku xigan 3 sacey ku qabsanayaan Rabiyoow guule reer Falastiin Amiin

  • @muxsinexaashi5407
    @muxsinexaashi5407 หลายเดือนก่อน

    إِن تَسْتَفْتِحُوا۟ فَقَدْ جَآءَكُمُ ٱلْفَتْحُ ۖ وَإِن تَنتَهُوا۟ فَهُوَ خَيْرٌ لَّكُمْ ۖ وَإِن تَعُودُوا۟ نَعُدْ وَلَن تُغْنِىَ عَنكُمْ فِئَتُكُمْ شَيْـًٔا وَلَوْ كَثُرَتْ وَأَنَّ ٱللَّهَ مَعَ ٱلْمُؤْمِنِينَ,
    Haddaad kala Xukumid Dalabteen Gaaloy waxaa idiin Yimid Gargaarkii (Nabiga) inaadse Reebtoontaan yaa idiin Khayr roon, haddaad ku noqotaan Xumaantana waxaannu ku Noqon Gargaarka (Nabiga) waxna idiinma tarayso Kooxdiinnu haba badnadeene Eebana wuxuu la Jiraa Mu'miniinta

  • @Liban-sr9etronaldo
    @Liban-sr9etronaldo หลายเดือนก่อน +1

    Ok on n'attend cheik mahamed

  • @aminomohamed2850
    @aminomohamed2850 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay ha guulayo Palestinian

  • @abdulkadirbarre7862
    @abdulkadirbarre7862 หลายเดือนก่อน +1

    Gacan kubdhiigle abdifatah siisi naclad ayaa wajiga kaaga taala iiraan way ka baqayaan waayo aad ugu ogalatay in halkaa ay qabsada

  • @abdikadirmuktaarhassan7651
    @abdikadirmuktaarhassan7651 หลายเดือนก่อน +1

    Waa mahadsan tahay, insha allah soo boobsi abaal baan kaaga heynaa hadad nagu càwiso qaabab online ah oo lagu shaqeysto

  • @ruqiyocabdullahi3932
    @ruqiyocabdullahi3932 หลายเดือนก่อน

    حسبنا الله ونعم الوكيل

  • @saynabmohammed9499
    @saynabmohammed9499 หลายเดือนก่อน +1

    Maansha allaah

  • @fadumohashi5621
    @fadumohashi5621 หลายเดือนก่อน +1

    Rafah maqbara dooda bay noqon inshaa alah

  • @ashakenadid8002
    @ashakenadid8002 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid Masha allah guul soomaaliweeyn guul yaarab Amiin w and I e

  • @luulfamilychannel5922
    @luulfamilychannel5922 หลายเดือนก่อน

    Inshallah Allah mahdsanid sh dulmidiid no so gudbi koorsada waxan ka mid ahy dadka ad kuugu xirn. Safar ayan hada ka so galy Paris ah ano safra xitaa wan kudhegysanayey hadba news kaaga Merci

  • @Darajooyin
    @Darajooyin หลายเดือนก่อน +2

    Ineey qeeyrkood dhaafan ilmaha ha dhihine ineey qeeyr qabayaal noqdaan qeeyrka kuu barta dheh kuwa qeeyrkoodaa ood leedahay ha dhaafaan iyagaba waalidaa dhalay marka iska saxa xayeeysiinta

  • @gelledalal9761
    @gelledalal9761 หลายเดือนก่อน +1

    Sc
    Walaaliw Israel maaha dadkaan, waa dad diinta yuhuudaha heysta oo yurub laga soo uruuriyey,
    Reer bini israel waa dad madow

  • @abdigouled
    @abdigouled หลายเดือนก่อน

    Oo gotta darood had diin yaqano Musa hablahoda wade galowbey wax kaqabto wayab kan laftisa saba benale ah 😊

  • @user-hq6mm3ev6x
    @user-hq6mm3ev6x หลายเดือนก่อน +1

    fadhigu dadkii wa dilay walaalow nookeen barnaamijkaas

  • @user-lb4ct6vr2e
    @user-lb4ct6vr2e หลายเดือนก่อน

    Sheikhow anigu wana ogaahay ariinta Qaza ee yahuudu kawado ineya tahay ariin diin salaka kuhaysaa mar dhow wan maqali doona iyaago galay buuburta utala maasaar ee Nebi Muuse Illaha kulahaadla marka waxan Sugon waa ineya gudaha u gala Wadanka Masaar Insha Allah

  • @ikramahmett5550
    @ikramahmett5550 หลายเดือนก่อน

    Sh israiil ha oran yuhuudu dhulka mlahee
    Falastiinta la haysto dheh

  • @CiiseLegan
    @CiiseLegan หลายเดือนก่อน

    La xowla walaa quwata illaa billah wlhi wey lunsan yihiin shiiqoow

  • @Farhan-mi8rl
    @Farhan-mi8rl หลายเดือนก่อน

    Waa waxay Ku qoratay baybalka oo ka dhaadhicisay yahuudu

  • @HindaWarsame
    @HindaWarsame หลายเดือนก่อน

    They realized the fact,they may changed thier missions

  • @user-nm9oh6ej3q
    @user-nm9oh6ej3q หลายเดือนก่อน

    Waa shayaadiin manasooguuleysanayaan Rafax caano makasocabaayaan tuugada isbaheysatay

  • @aweesahmadmohamad
    @aweesahmadmohamad หลายเดือนก่อน

    😢😢ilahey hau gar garo dadka reer phalstin

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 หลายเดือนก่อน

    ☝️ SUBHANNALLAH 🤍 ALLHAMDULILAH 💐 LA ☝️ ILLAHA 🤍 ILLALAH 💐 ALLAHU ☝️ AKBAR 🤍 LAHAWLA 💐 WALLAQUWATI ☝️ ILLAA 🤍 BILLAH 💐 ASTAQFURULLAH ☝️ HASBUNALLAH 🤍 WA 💐 NICMAL ☝️ WAKIIL 🤍 LA 💐 ILLAHA ☝️ ILLAA 🤍 ANTA 💐 SUBHANAKA ☝️ INNII 🤍 KUNTU 💐 MINA ☝️ DALIMIIN ☝️🤍💐

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 หลายเดือนก่อน

    Ilaahoow.cadaalada.noosoodedeji.ilaahoow.awoodu.waa.altaada