Ax! Jacelki 7 Sano Ladhibana ee igiliyay Damiir Lawe Eeday Dhashay

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 316

  • @somaliasomalia7925
    @somaliasomalia7925 2 หลายเดือนก่อน +76

    Mashaa allaah gabadhaan waa gabar aad u caqli badan degan fekerkeda wanaagsan yahay ilaahey wiil wanaagsan ha u sahlo inshaa allaah runtii sideey u hadleyso aad bey ii cajibisay Mashaa allaah

  • @SamiaAhmed-b334
    @SamiaAhmed-b334 2 หลายเดือนก่อน +127

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️👍

    • @SuldankalelefowLelefow
      @SuldankalelefowLelefow 2 หลายเดือนก่อน +1

      Scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw ♥️ scw

    • @IbrahimAhmed-dg7xt
      @IbrahimAhmed-dg7xt 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤scw ❤scw scw scw scw ❤❤❤

    • @ayanahmed915
      @ayanahmed915 2 หลายเดือนก่อน

      Salalaahu caleyhi wasalaam ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @aminoaden6671
      @aminoaden6671 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

    • @abdulkadirmohamedyusuf4664
      @abdulkadirmohamedyusuf4664 2 หลายเดือนก่อน

      Scw

  • @abdi1943
    @abdi1943 หลายเดือนก่อน +20

    Ma sha Allah intaan qof arkaayay oo meeshaan laga waraystay waa gabadhii ugu daganeyed akhlaaqda diinta codka dagan caqli badnida iyo sida ay wax u fahmaysay walaal never give up

  • @user-hv4mh3ji7k
    @user-hv4mh3ji7k 2 หลายเดือนก่อน +41

    Wanaag iyo diin ayaaa kamuuqata ma ahan dadkii qaawanaa mudha ahaa ee timahooda iyo nasahooda si ay noo tusaan meesha u iman jiray subxanallah

  • @Issadere
    @Issadere 2 หลายเดือนก่อน +28

    She is a smart girl, hardworking with determination and dreams, ,but she came across with less-minded man, who can't understand her, he could help her to achieve her life goals ,but intsead he became a burden to her, . Sorry abayo, let it just be a lesson to you, move on ,focus in your life , dedicate your energy toward things that are valuable to you, gone has gone and never came back. Lets past distract your life goal,.Regenerate yourself ,rebuild yourself, have a Faith, and move on ,, .
    Guul ayan kurajeyna,🙏in sha Allah

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 2 หลายเดือนก่อน +19

    Mnsha allah wllshey waxad thy qof sheko yaqan ah oo daganan iyo aqli ku darsatay m.a rabi ha ku xifdiyo ❤

  • @hoodo6989
    @hoodo6989 2 หลายเดือนก่อน +15

    Shekadeda qabkeda wa Ka helay gabar yar oo caqli badan dhibmalahn qof ka wanagsan wa helin jaceyl qof so maraa ku fahmi karaa never give up Queeney❤️🥺

  • @muniirmohamed3818
    @muniirmohamed3818 2 หลายเดือนก่อน +49

    Jaceyl miyaa weji leh uuf calaf mooye jcel wax lisku daaliyo maleh

  • @user-hv4mh3ji7k
    @user-hv4mh3ji7k 2 หลายเดือนก่อน +32

    Been iyo wax kale uma aysan qarsanin wajiga ee diin iyo xishood ayaa kujiraa qalbigeeda teeda kalena dadka kuhayo Natasha ayay u egtahay ma ahanee gabdhaha shaqsiyaaadka xun xun ee is qaawiya haku matalina please please Natasha iyo gabadhan wanagsan ee asturan miyaa isu eg

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 2 หลายเดือนก่อน +16

    Maasha allaaah bal day gabdhan hamiga iyo hiigsiga lahayd oo meel fog ka fikiraysay oo noolasheeda mugdiga galiyay wale nabsigas wu kaaso bixi wiilow abayo adna qalbiga allah kuu qanoojiyo mida kle noolashaada halkeeda kasii wado nin danbana ha aaminin

  • @cabdiraxmanxuseen8392
    @cabdiraxmanxuseen8392 หลายเดือนก่อน +2

    Rasuulkeenii Muxamed an ku salino Allaahuma Sali Calaa Zayidaanaa Muxamadin Wacalaa Aalihii Wasaxbihii Wasalim

  • @user-us6wv5nn5z
    @user-us6wv5nn5z 2 หลายเดือนก่อน +32

    Inta jeclka benta lagu aburay loga baxy waa salamay✋🫵

    • @GooxMaxamed1436
      @GooxMaxamed1436 2 หลายเดือนก่อน

      Haa sax m.a ❤❤❤❤

  • @saxansaxo5081
    @saxansaxo5081 2 หลายเดือนก่อน +42

    Guurka family ka ma fiican na ilahay baa ku badbaadiyay saan inay khair kuu tahay aa laga yaabaa. Mid ku istaahilo oo xiisoole ahayn allaha ku siiyo abaayo

    • @aliadanabdi8602
      @aliadanabdi8602 2 หลายเดือนก่อน

      Alle ayaa jogo cabsida an qabo Alle ha iga qabto

    • @user-vz9qv8zw2r
      @user-vz9qv8zw2r 2 หลายเดือนก่อน +1

      Adigacwaan is deynay habaryarteyda iyo 10 keda caruur iyo ninkeygii bas 20 yrs of mariage maxaa yeelay naagta leylacqabo ayey u eexdeen anigana wey igualmente ALLAH unbaa iiga aari karo

    • @aliadanabdi8602
      @aliadanabdi8602 2 หลายเดือนก่อน

      @@user-vz9qv8zw2r Haa wlhi dadka ma fahansano dibka ee leydahay.sorry walal

    • @cabdimahamud
      @cabdimahamud 2 หลายเดือนก่อน

      Ninkaasi waa aniga adeer raga soomaaliyeed way farabadanyahiin guurso calaf kaaga raadso

    • @Ayanmohamed-xl9so
      @Ayanmohamed-xl9so หลายเดือนก่อน +1

      @@cabdimahamudhadii ay adiga tahy waada heli jawaabtaada insha Allah

  • @user-hv4mh3ji7k
    @user-hv4mh3ji7k 2 หลายเดือนก่อน +14

    M.a allah haxafido gabadhani waayo gabadh ikhyaar ah asturana

  • @user-xw5iq9en4q
    @user-xw5iq9en4q 2 หลายเดือนก่อน +36

    Dagnin walaal hada wax barasho wado please jacayl ha samayn samayn aad U wayn ku yeelanay saa mustaqbaLka kaga dambe ✌️🫡

    • @Munasagal
      @Munasagal 2 หลายเดือนก่อน +2

      Agree with u ✅

    • @user-xw5iq9en4q
      @user-xw5iq9en4q 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@Munasagal 🙏🫡

    • @SacdiyoSiman66-lz4km
      @SacdiyoSiman66-lz4km หลายเดือนก่อน

      Meela ka noqdo mjooogo waaa sameeeye lkn wallhi xumaan kuma arag ilaaa hda school f2 ahay waliba gabadhaan cml ahe ina abti 2aad cml wada hadalna😢😊

    • @saduushsamanbadanofficial7906
      @saduushsamanbadanofficial7906 หลายเดือนก่อน

      ​@@SacdiyoSiman66-lz4km baayo mcn ma ficno lkn Alle hakula garab galo 😢❤😊

  • @kaynaankasuldaanka8537
    @kaynaankasuldaanka8537 หลายเดือนก่อน +5

    10/2023 ani kalia ismoodayay inay qaisadii jacaylkayga dhamatay miyuu jiraa gabadhan mahee miyu jira sanadkaa qof qisadisu dhamatay wali miaa qalpi jabsan thy mise waad kasoo kaban tay 😢😢

    • @fardowsosahal6490
      @fardowsosahal6490 หลายเดือนก่อน

      Alle qalbiga hakaaga reebo qof tagay Qalbigaga waa laga tirtaa

    • @hafzaofficiall8637
      @hafzaofficiall8637 หลายเดือนก่อน

      Waqtigaas ayeey soo gaba gabowday qasadaydu lkn waaan bogsaday oo anaa bogahaygah dharday adna waa samaynkartaa qli

  • @istahilisse
    @istahilisse 2 หลายเดือนก่อน +34

    Qof aadan ka fileyn isbadal marku si kadis ah isku badalo wa xanuun💔

    • @UgbadCabdirahman
      @UgbadCabdirahman 2 หลายเดือนก่อน +2

      😢wlhi wa runtaaa

    • @istahilisse
      @istahilisse 2 หลายเดือนก่อน +2

      @@UgbadCabdirahman haa ugu yaraan inad isku dhacadan wa waxa lagu samri karo

    • @UgbadCabdirahman
      @UgbadCabdirahman 2 หลายเดือนก่อน +1

      @@istahilisse lkn Samir mayelanaysid iyada oo aan waxba lagu shegin 🥲

    • @istahilisse
      @istahilisse 2 หลายเดือนก่อน

      @@UgbadCabdirahman sx

    • @dekasaid9635
      @dekasaid9635 หลายเดือนก่อน +2

      Beentaa ma aha wlhi aad bey u xanun badan tahay 😢

  • @daudshardi6655
    @daudshardi6655 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah Hoda Gabar aaqli badan Allah kuxafido Abti

  • @yussufaden2293
    @yussufaden2293 2 หลายเดือนก่อน +5

    I love the way this girl is talking and also the way the story is following is very nice

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maashaa'Allaah walaa quwwata illaa billaah. Gabadha sida sincere ka ay u sheek÷naysa ka helay. I am looking forward to hear more.

  • @kawsarcabdiraxmaan477
    @kawsarcabdiraxmaan477 หลายเดือนก่อน +6

    Dumarkana wxn kula talinayaa inayna is wada dhiibin oo ay ka taxadiraan qalbigooda ay ilaal sadaan waayo ragu waa cadawga dumarkaa 😢😢

  • @SabiriinAbuukar-ow7xu
    @SabiriinAbuukar-ow7xu หลายเดือนก่อน +6

    M.a allha ha ku xafido sister

  • @KhalidAhmed-mz1yj
    @KhalidAhmed-mz1yj 2 หลายเดือนก่อน +11

    اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا وحبيبنا وشفيعنا وقائدنا وقدوتنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @nimoali601
    @nimoali601 2 หลายเดือนก่อน

    Mashallah tabarikallah allah swt greant you Samir your amazing person ❤️

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille 2 หลายเดือนก่อน +55

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamy😢😂

    • @quruxoday533
      @quruxoday533 2 หลายเดือนก่อน +1

      😂😂😂

    • @amarnmohamed8411
      @amarnmohamed8411 2 หลายเดือนก่อน +1

      Waka qaadny 😂😂😂

    • @Honey_iyo_chocolate
      @Honey_iyo_chocolate 2 หลายเดือนก่อน

      Qooq aa kudilay farax GUS biriq . Aniga nigerian GUS 2 mitir ah leh i ag jiifo ❤

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@Honey_iyo_chocolatekaas shaqsi somaliya magaaree bahal beejo iyo baaro leh oon gudneeyn hadad kufaanee waa ku dhibaato ee meel naga fariiso waxwaalan meshaana laga helaa lkn adigaa ugu walan manta beejo aan la nadiifin qof kufaanee

    • @MumtaazitaAbshir
      @MumtaazitaAbshir 2 หลายเดือนก่อน

      wllo iska naso meeel walpa waaajooogtye😂

  • @GanAbdirahiinBbt
    @GanAbdirahiinBbt หลายเดือนก่อน +1

    M.a Gabar wanaagsan weeye anana waa la'anahay kuwana waa iskaga ciyaarayaaan aduunyada waa cajiib❤❤

  • @user-vb3ef5bi8c
    @user-vb3ef5bi8c หลายเดือนก่อน +10

    Tan waa Ani cml qofkasto family nhy wllahy dhan wayqaan lkn Ani ima yqaanaa 😂

  • @zakarieabdikasim8618
    @zakarieabdikasim8618 2 หลายเดือนก่อน +8

    Haduu arki doonaa fariintada
    Asagoo shaleenaayo oo qoomamena
    Iga qora taaas marka bahidada qarso

  • @kawsarcabdiraxmaan477
    @kawsarcabdiraxmaan477 หลายเดือนก่อน +7

    Ragu markay dumarka qalbiga ka hantaan ayay ku dhel dhelaan wlhi gabadhaa ani dareemaya xanuunka ay dareemayso ani ilaa hada cisbitaaal ugu jiraa xanuunka uu igaystay wiiil somaaliyeeed
    Wxn raga kula dar daarmayaaa inay allh ka cabsadaan oo dumarka qalbiyadooda ilaaliyaan waayo dumarku way ka qalbi nugul yihiin ee unaxariista ragooow💔🤔

  • @abdirizakhassan3234
    @abdirizakhassan3234 2 หลายเดือนก่อน +5

    Mashallah waa qof diin iyo aqlaaq kamuqata

  • @MiiinAdam
    @MiiinAdam หลายเดือนก่อน +1

    Allah qalbiga uqabojiyo maskinta iyo inta qalbi jabsan😢

  • @ManaalUpdy-hb9qx
    @ManaalUpdy-hb9qx หลายเดือนก่อน +11

    Waligey Gaabdh Ka dagan ma arkin 😢masha alah apyo ❤❤❤❤daganaantaà ninkiii kugu helaaa Nasiib leh❤❤❤❤❤

  • @hassanbashaal8707
    @hassanbashaal8707 2 หลายเดือนก่อน +9

    Waxaa tahay qof qalbi wangsan kheyr Allaha kula kulmiyo abaayo.

  • @khadiijohussein8688
    @khadiijohussein8688 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah ku xiftiyo habo

  • @yusufawil6883
    @yusufawil6883 2 หลายเดือนก่อน +13

    Runtii gabdhan waa gabdh dagan aftahanad ah caqli badan ninkii ku haboonana ma ahayn wiilkaa hadana qaraabo sii ah gabdhan kale waa ku yartahy gabdhaha soomalida allha u sahlo gayankeeda saxda ahaa guulayso abayo 🥰👏

  • @ardhoyahmed6189
    @ardhoyahmed6189 2 หลายเดือนก่อน

    mashaallah tabarakallah wa gabadh aqli badan kas iskadaf hor ogasi soco Gur qarabo wa laga carara ka dherow

  • @Xamdi_xilkas
    @Xamdi_xilkas 2 หลายเดือนก่อน +7

    Abayo sorry wlh wanku daremi kara qisadada mid la mid ah aya iso martay😢 mid kher qabo allaha ku siyo

  • @user-ow4wl3tc7r
    @user-ow4wl3tc7r 2 หลายเดือนก่อน +11

    Waxaba dhibkugu filan in 7sano qof daba socoto

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 2 หลายเดือนก่อน +5

    Waqtiga waa qaali qofka hafadka leh iyo kan waqti lumiska wada waxa lagu ogaan karaa waqti yar kan kaa xiiso dhacay ee aan ku rabin qof walba waqtiga ha iska lumin hadad wuu isbadalaya waa badali karta qofna ma badali kartid ilaa asaga is badalo

  • @omard7649
    @omard7649 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hablaha in laqayaano khalad ba weeye
    In qalbiga laga jabiyaana
    Gabadhaan rabbi ha u saqiro amuuraheeda waan ladareemayaa maalmahaax xanuunka badan

  • @Ustaad402
    @Ustaad402 2 หลายเดือนก่อน +7

    Qof aan guur diyaar u aheen in uu wax shukaansado diiniyana uma fiicna qof ahana uma fiicna mar hadi aadan guur diyaar u aheen wax ha shukansan hadad shukansato wixii ka soo gaaro damigeda qeyb baad ka tahay wixii ka soo gaaro rali baad ka ahed qof walba dhibane buu is moodaya wuxuu ka rali ahaa

    • @rahmacige9251
      @rahmacige9251 หลายเดือนก่อน

      Wan kugu raacsnhy wll

  • @ShukriAden-vk4pc
    @ShukriAden-vk4pc 2 หลายเดือนก่อน +10

    Scw

  • @user-vz9qv8zw2r
    @user-vz9qv8zw2r 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wiilka eedadaa maxaa kula socod siiyey mudo 7 sana ah tasaaba qalad ah nin 7 sano Aamin maahan wuu kunacay macaankii uu kaarabay wuu helado sílaba sheekada xataa xaajadiisa haku dhameystee😢

  • @NagaadHussein-op6go
    @NagaadHussein-op6go 2 หลายเดือนก่อน +11

    Sorry Abyo Mcn ❤❤😢😢😢

  • @NadimaMiel
    @NadimaMiel 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ay adigo cafimaad qaba oo sidi boqoraad u nol ayaay xanuun qalbiga ah kulaa so donan tolow caqli sheidan miyaay leeyihin kuwa qorsheeya inay qalbigayada dadka xanuun ku beeran kadibna uga baxan mise raxaad io farxaad ayay ka helan balamaha in la oofiya wa muhim balantu waa mas'uliyaad runti

  • @ikranikrush7798
    @ikranikrush7798 2 หลายเดือนก่อน +6

    Uuuuf jacaly baan nacay wakhti lumis weye

  • @zahrasiman5369
    @zahrasiman5369 2 หลายเดือนก่อน

    Maasha Allah qof walba wakhti adag wu so maraa Inshaa Allah wad ka gudbi ❤

  • @Hurdaaye7
    @Hurdaaye7 2 หลายเดือนก่อน +6

    Qoftaan qof caqli badan oo naxariid badan u egtahay Lkni doqon baa wlhi sorry🙄

  • @fouzifouzi3393
    @fouzifouzi3393 2 หลายเดือนก่อน +2

    Assalaamu Calaykum Warraxmatullaahi Wabarakaatuhu Ridwaan.
    Qisadi CabdiXakiim noosoo dhamaystir Inshaa'Allaah

    • @salmaabdi3611
      @salmaabdi3611 หลายเดือนก่อน +1

      Wll wati dhamtay qeybti udanbeysey Chanelkiisu so dhigty apdihakim

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah

  • @amalabdi2011
    @amalabdi2011 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waa gabar degen masha alh

  • @abdirahmanyusufosman9545
    @abdirahmanyusufosman9545 2 หลายเดือนก่อน +6

    Ninkaas runtii nasiib xumu weyn baa ku dhacday haduu gabadhan wanaagin wayay ayadoo waliba walashiis ah oo xushmad gaara kamudan tahay

  • @kawthermohamudhersi8890
    @kawthermohamudhersi8890 2 หลายเดือนก่อน +10

    Bilowga isbadalka
    Wan mashquulsanhy
    Aan kugu soo celiyo
    Waqti igu filan mahaysto
    Shaqadaa iga badaty
    Howl baan hayaa
    Janis mhyo hda
    Markad sexato in lasoo hadlo
    Khadka in la fadhiyo oon lagula hdlayn
    Fariimahii oo lagaa soo daahiyo
    🥲💔

    • @Ustaad402
      @Ustaad402 2 หลายเดือนก่อน +2

      Intaas qofka araka oo wali qofka sii daba gala waxaan qasaaro iyo waqti lumis aheen kama heleysid intaa hadi aad ku aragto wax walba waa lagu sheegay waa kuma rabo

  • @HaasanAmiir
    @HaasanAmiir หลายเดือนก่อน +1

    Sorry abaayo waxaan kurajeyn farxad anan dhamaad lahen insha ALLAH keep going sister ♥️

  • @luckydaahir1381
    @luckydaahir1381 2 หลายเดือนก่อน +5

    Wlhi wa xanun badantahy ax😢

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida 2 หลายเดือนก่อน +12

    Lahjada gabada wa MashaAllah lahjadan wa gobolke

    • @GbGbb-ph1lz
      @GbGbb-ph1lz 2 หลายเดือนก่อน +1

      Nugaal

    • @hoodoqarandabaraani6555
      @hoodoqarandabaraani6555 หลายเดือนก่อน

      ​@@GbGbb-ph1lzwll saas uma hadalno

    • @AA-hp2tk
      @AA-hp2tk หลายเดือนก่อน

      Majeerteen

    • @DuniyoShukri
      @DuniyoShukri หลายเดือนก่อน

      Gado waye

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 27 วันที่ผ่านมา

      Majeerten mahan

  • @aniizajaama7544
    @aniizajaama7544 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mnsh allh aad bn oga helay .meelkas nin caaqa jooga gbdhaha dhibatenayey

  • @user-go1uy4fu2t
    @user-go1uy4fu2t 2 หลายเดือนก่อน +33

    Ilaahey ayaa balan qaday qof kii qaraabada gooyo in ilaaheey gooynaayo

    • @namelos2963
      @namelos2963 2 หลายเดือนก่อน +14

      Qaraabadu haday noloshayda dhib u geesteen ama aY noloshada cadow ku yihiin waad ku khasbantahay in aad jarto..😮

    • @WuWi-nb9mb
      @WuWi-nb9mb 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@namelos2963
      qofka muslimka ah marnaba qarawadiisa hadana muslimn ah ma jari karo
      فهل عسيتم ان توليتم ان تغسدو في الارض وتقطعو ارحامكم
      أولئك الذين لعنهم الله فاصمي وعمي ابصارهم

    • @user-go1uy4fu2t
      @user-go1uy4fu2t 2 หลายเดือนก่อน

      Ilahey madhihin qaraabada dhib ayey wadaa

    • @namelos2963
      @namelos2963 2 หลายเดือนก่อน

      @@user-go1uy4fu2t
      Ka ku dhibaa ee nolosha kugu Silber ceya saad ka yeeli lahed aduu??

  • @user-tu1gl1gi6d
    @user-tu1gl1gi6d หลายเดือนก่อน

    Subxanallah cajiib war inantu qaalisanaa oo qiima badanaa oo jacayl yaqaansanaa

  • @seed3966
    @seed3966 2 หลายเดือนก่อน +3

    Asc kkkk gabadho in lagarto yey boodhka isku qarineysaa ee kashifja kadaa ridwaan

  • @muizaahmed3363
    @muizaahmed3363 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wadan kaan jaamacadaha waa lagu xatoodaa oo waa ladagi karaa hadana xir ayaad u tahay ciliga aad break time ka in aad lahadasho qofkaad doontid sidookale habeenkii iyo galabkii waad hadli kartaa ee illaahey wax lawyer badan hakusiiyo abaayo ❤

  • @Fadumonastexobintu3319
    @Fadumonastexobintu3319 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم صلى وسلم وبارك على سيدنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 2 หลายเดือนก่อน +3

    GABADHA WA WALASHIISE MUXUU XANUUNKA OOLASO DOONTAY WLH WA GABAR CODKEEDA KALIYA AYANBA KA HELAY M.A GABADHAN O KALE CODKEEDA KALIYAH AYABA KU QANCINAAYO ALLAH HAKU DHOWRO WLSHY

  • @XallinCaafimaad
    @XallinCaafimaad 2 หลายเดือนก่อน +5

    Soomaaliyey bal youtubekayga kusoo biira mise cilmiga maxiisaysaan 😊

  • @hamdinur9382
    @hamdinur9382 2 หลายเดือนก่อน +3

    Ala ridwanaa wow imatalay saan uwar jecelahay hiihi ow guraa wow kadhuray walahi

  • @quruxoday533
    @quruxoday533 2 หลายเดือนก่อน +3

    Sorry sistet gabar yar oo maasha Allah oo daacad ah ayaad tahay nolosha Inaan guul ka gaarto ayaan kuu rajeynayaa❤

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 2 หลายเดือนก่อน +4

    WAXAAN GUUDKA SAARTAA
    EEDAANAN WELI GALIN
    WAANA RAALI GALIYAA
    BAL INAN LA KALA GO'IN
    Wlh heestaas baan so xasuustay ayadoo xanuunsatay bey sii raali galisey

    • @mahizey22
      @mahizey22 หลายเดือนก่อน

      Naf wax jecel nugal anigaba heeskas iguso dhacay 😩💔

  • @zainsharaf7887
    @zainsharaf7887 2 หลายเดือนก่อน +2

    Jaceylka waa xanuun hdana markuu ku dhaawaco qof kuu dhow waa ka sii xanuun badan tahay😮😊

  • @AboubakerMousa
    @AboubakerMousa หลายเดือนก่อน +2

    Soory my sister

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida 2 หลายเดือนก่อน +7

    Xiriirka qaraaabada dadka dadooow baa dhaama

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ax :jcyl waji malahan 😢😢😢

  • @rahmaxasan6847
    @rahmaxasan6847 2 หลายเดือนก่อน +3

    Markaay u seegtay inaay necebthaay ayuu is dahaay xanuujii

  • @HalimaAhmed-gi1mr
    @HalimaAhmed-gi1mr หลายเดือนก่อน +2

    Qarabada ma wala xumo Alhamdulillah rer abtigey ayan kudhex koray waxana gursadhay ina Abtigey oo an carur u dhalay alxm waa ruxa adunka igu wanagsan marki walidkey laga bixiyo

    • @qadarabdullahi5165
      @qadarabdullahi5165 หลายเดือนก่อน

      Mashallah ,waruntaa wll ,qarabada inta wanagsan baabadan

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 หลายเดือนก่อน

    Mnsha allh daganaan asturnaan quruxey qruxey waxad heli badalkiisa anba wa somaray marxaladan ookle lakin wanka baxay waxan helay badalkiss qof kawangsanba

  • @maryanmursalmaxamed6517
    @maryanmursalmaxamed6517 2 หลายเดือนก่อน +5

    Sorry abayo alle badal ka khyr badan ha ku siiyo lkn xaqiiqa tan nin walal iyo ina adeer malah in toda badan adun kana nin kii ad ehelnimo iyo dhiig ku aamin taa kugu daran wayo kan kale waba ka dig tona taa

  • @SaamiyaAbdi-ih4si
    @SaamiyaAbdi-ih4si 2 หลายเดือนก่อน +4

    Qarabo adunkan u necbhy kaliya waxa mar walbo aad hesto waa hooyo iyo abe walllo kaliya

    • @FardosodiiriyeJamac
      @FardosodiiriyeJamac 2 หลายเดือนก่อน

      Qarabada ha goyn walle jeclow xariri cawi lkn Haku dhexmilmin

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 2 หลายเดือนก่อน +4

    Adiga Ayaa is casilay waxaas Waa dhibaato aad isku geysatay.

  • @fuaadpoy3246
    @fuaadpoy3246 2 หลายเดือนก่อน +2

    Iska Samir apyo mcn ❤

  • @kayfabdiwali91
    @kayfabdiwali91 หลายเดือนก่อน +3

    Badal qayr qaba abayo waxad ka Bartay Cashar 🥰

  • @mowlidahmed4174
    @mowlidahmed4174 หลายเดือนก่อน +4

    Sorry naagaha fiicfiican nimanka xunxunbay lakulman nimanka fiicfiicana kuwa xun xun baylakulmaan

  • @user-sn8no2kk5p
    @user-sn8no2kk5p 2 หลายเดือนก่อน +4

    Walaalo and.baan.waxa.kugu.dhacay

  • @IbrahimQhalil40
    @IbrahimQhalil40 หลายเดือนก่อน +1

    Srry my sister

  • @Halimayyyyyyyy
    @Halimayyyyyyyy 2 หลายเดือนก่อน +2

    Markii waqti badan lawada socdo anah lays gursanayn wa laysku cajisin labada qof mid un bah tagin

  • @kobciyeTV
    @kobciyeTV 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sorry abaaayo walahi waan ka xumahay maskiiin

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 2 หลายเดือนก่อน +2

    😢Ax

  • @Hushmo
    @Hushmo หลายเดือนก่อน +2

    Ridwaaan sheekow ka dhergay aman iskala jooga malinkasta si aan Warka ula dhuuuxo 😂

  • @cabdisamedkayse-kq4do
    @cabdisamedkayse-kq4do หลายเดือนก่อน +4

    Tani waa mid nacsa wayo tolkeed ayay cuqdad u qaadayab

    • @sanaamabdullahi5142
      @sanaamabdullahi5142 หลายเดือนก่อน +2

      Gabadhani hadan uqdad qabaa meysan dhihin e waxay tiri nolashi yarantaydi an soo arkay ayan u nacay ree abahaay qof walbo nolashaas soomaray Ayana dareemi karo

  • @fouziajibril3294
    @fouziajibril3294 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa ku salaammay Ridwaan familkaga hore ka mid nahay thank you.
    Ta ga bsdha sorry nin weligaa ha u ooyin hana u niyad jaban!! Waayo aduunka adigoo keli ah baad timi wadoo keli ahna waad ka tegaysaa
    So nina haduu kuwanaajiyo ok adna hagaaji lakiin haduu ku xumeeyo ka tag waayo dee kuma dhalin ninku!!!

  • @user-lj2un2ju5w
    @user-lj2un2ju5w หลายเดือนก่อน +5

    scw

  • @user-km1um3wj7g
    @user-km1um3wj7g 2 หลายเดือนก่อน +3

  • @user-su4eg8ho6q
    @user-su4eg8ho6q 2 หลายเดือนก่อน +7

    𝕊𝕠𝕣𝕣𝕪😢😢

  • @user-wi6sh6zg2d
    @user-wi6sh6zg2d หลายเดือนก่อน +2

    The only thing uu kaaga tagay waxaa weeye arinta meherka oo aad isku fahmi waydeen abayo thats it

  • @khaalidcusmaan2778
    @khaalidcusmaan2778 2 หลายเดือนก่อน +6

    Sorry wallhi khaain buu ahaa
    Wax kale oo aan ku qiimeeya ma aqaan

  • @ahadinabdi13
    @ahadinabdi13 หลายเดือนก่อน +2

    Where did you known love in 2017? it was too early for you to have.

  • @BashkaHassan-jn7ye
    @BashkaHassan-jn7ye หลายเดือนก่อน +3

    Marka la dhahayo nagta waa ninkeda kowad wa run 🏃‍♂️ 😊

  • @ShukriAden-vk4pc
    @ShukriAden-vk4pc 2 หลายเดือนก่อน +3

    Samakuwaar,samakuwaar

  • @kowsaridiris6261
    @kowsaridiris6261 หลายเดือนก่อน +2

    wlhi waa qisa xann bdn sorry uma qalmin qalbi jabkas gbr qurux iyo daganan leh baa thy abaya intas oo waqtiga ah muxu kugalinaya haduba kudhawacay wlhi waa aduun 😢😢😢😢😢

  • @Bayaan447
    @Bayaan447 หลายเดือนก่อน +2

    In laguu sheegi waayo sababta laagaga tagay wa xanuun way isomartay isago anan wax xumaana kukulmin ayuu SMS dheer isoqoray waxa rabaa inaan xidhiidhka halkaa kujoojiyo waxad heli qof kuqalma inta inkabadan Ina kulasi socdo marabo walhi been mashegaye 1bil ayaan qalbiga ka ooyay anoo waliba qarsanaya xanuunkyga ugu danbayn naftayda utaliyay go.anba gaadhay inan kasaaro xasuustisa noloshyda oo hore ugasocdo ilahaybanan iskuxidhay alhamdulilah ugu danbayn wanka gudbay ilahaybana iihiliyay oo walhi badalkiiisi isiiyay dhawan ban guur kuheshinay

  • @AnisaIbrahim-ql2et
    @AnisaIbrahim-ql2et 22 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢😢😢😢sorry abayo mcn 😢😢😢😢

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu หลายเดือนก่อน +1

    qofk qalpigaag siiso muxuu kuu dhawcaaaa😢😢😢😢😢