Asc hooyo khayr badan Allaha ku siiyo waad ku mahadsan tahay wararka Muhiimka eed soo gubiso ee sida fiican xiisaha u leh. Allaha ku dhowro aduunka iyo aakhiraba. Jazakalaahu khayr
Don't u know Canada in magaalooyin badhan oo Mareykanka in aan koronto siino iyo gas hadii ey istaagi waayaan waan ka jaraneyna. Trump maskaxdha oo ka jiran yahay Allah dadka ha ka qabto. Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
Yahuuda Trump jasiirada uu sheegay ee green land hageeyo reer falastiin dhulka ilaa talaviv ayagaa iska leh aaqir reer falastiin guusha ayaga leh alle Wayne idinkii
Iiraan iney ku faanto oo ay soo bandhigto saldhigyadeeda wey ku qaldantahay. Allahayow burbur iyo halaag ku rid gaalada guud ahaan iyo khaa'imiinta madaxda carabta oo beenta u sheegaya reer gaza iyo xamaas shirqoolada lagu wado ka badbaadi bicizatilaah yaa xayu yaa qayuum. Allahayow nabad buuxda sii xamaas iyo reer gaza dhamaan bicizatilaah. والله ولي التوفيق والنجاح. والله مع المسلمين. نشالله السلام. حسبناالله ونعم الوكيل.
IIRAAN WAA AWOODDA KELIYA EE KAJIRTA BARIGA DHEXE UMANA SUJUUDDO YUHUUD IYO NASAARA HALKA KUWA XUKUMA WADDAMADA CARBEED AY ILAAHAY KADHIGTEEN YUHUUD IYO NASAARA. AM VERY SORRY TO HEAR THAT REALLY
Reer faaris waan taageeraa waanan jeclahay waan u duceeyaa lkn kuwa wadaado isku sheega oo carabta dabadhilfka ah sakada ka Soo qaata ayaa dhaleeceeya oo ku sheega shiico iwm
Yaa allah palasatin ugaragar ramadanaki baa usogalaya iyago guri iyo cuno hayasan😢😢😢😢😢
yahuud iyo mareeykan balan malaha burbur iyo masiibo allah kurido kufaarta aamiin illaahow guuleey reer khaza xuuti aamiin aamiin
حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم انصر اخواننا في فلسطين وفي يمن وكن لهم عونا ونصيرا ويعيننا يالله ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Aan ku wada salino xabiibkena Mohammed scw 🎉🎉🎉🎉
❤illaahow❤ islaamka kor ka dhig Aamin aamin aamin ❤yaa rabi ❤
Yaa Allah protect Palestine people and kids young people Amiiiin yaa Allah ❤❤❤
Asc hooyo khayr badan Allaha ku siiyo waad ku mahadsan tahay wararka Muhiimka eed soo gubiso ee sida fiican xiisaha u leh. Allaha ku dhowro aduunka iyo aakhiraba. Jazakalaahu khayr
Ameen yaraab 🤲🏾
❤❤❤❤👍👍👍👈
وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته
Allahu akbar Allahu akbar Allahu akbar
Masha allah wll adigana nabadgelyo iyo raali ahaansho rabbi korkaaga ha ahaato
Aan kusaliino rasulkena Nabigena muxamed scw scw scw scw scw scw scw ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ please ♥️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Wcs
Sdkle anakuna
Aad baan kuu dhagaysanaa
Barakalaah
Alw adkee oo xooji
Ree falastiin
Oo kadulqaad
Gardarada xagjiriinta
Dalimiinta ah
Aamiin
Dawlada iiraana waa dawlad danteeda wadata
Mashaallah mustafe cali aad bad u mahadsan tahay
🎉keep going
walee in ay masiibo yihin iiraan mar hore baan arkey maashaalaah waa dowlada kaliya ee muslim ah ee aan daba dhilif aheyn
Mashaallah tabarakalah barakalah fiik inshallah 😂wariyaheni manta shaxshaxdisa baxesa
Scw allahumma sali calaa sayidinaa muxsmaf
Maasha Allha Iran
Ilaahay sharkooda kaqabto reer Gaza
Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey mustafa call jazaakallaahu qeyr
Yaa allaah falastiin ugargaar
❤ Wcs Wrx Wbr Sheikhanaa ❤
Marecan hada talada hada sobi anshurta maccico iya canada
Wcs waraxmatullaah wabarakaat Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
❤sxb wll qali ah as ayan kutagersahahay
Kkkkkk you so funny thanks for sharing.
Madaama allaah 11 beri gudahood xunkooda ugu fudadeyey taasi waa imtaxan haduusan allah raali gelinin ee dowladaha gaalada iyo gaala raac yada raali geliyo waxaa suura gal ah inuu allah swt ganaaxo
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Iran ma carabaa waa faarisi waa dad ilbaxnimo karti Raganimo aqoon go,aan iyo aqoon alle siiyey oo Soo jeedaa
.
A dig a balance isku daay inaaad yelatiid markaad arimaaha bulshaa iyo wixi aad necbtahy ka haadlaysiid.
Iran wantagersanay❤
Iran alloow xafid guusha xamaas 'xisbullaah 'iyo Yémen iladaale sahuuniyada iyo réer galbeedka oo dhan waxay hub 'ciidan quwadii kasta oo ay lahaayeen dambas ayay ka dhigtay adiguse ma ogid
Musdhaf Anaga oo ah dad muslim ah waxaan Amisana hay in Allaha uu isaga matida Reer falastine Difaca Beitul Maqdis Yuhudda marna eeysan kuguleysaneyn.
Iran iyo intay caawiso way ka tashadeen yuhuuda iyo maraykanka
Asc
❤
waa dagaal bilaawkiis allah isku diro kufaarta aamiin
Don't u know Canada in magaalooyin badhan oo Mareykanka in aan koronto siino iyo gas hadii ey istaagi waayaan waan ka jaraneyna. Trump maskaxdha oo ka jiran yahay Allah dadka ha ka qabto. Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲
labo good bay maanta duqaysay GAZA yahuudu
Yahuuda Trump jasiirada uu sheegay ee green land hageeyo reer falastiin dhulka ilaa talaviv ayagaa iska leh aaqir reer falastiin guusha ayaga leh alle Wayne idinkii
Iiraan iney ku faanto oo ay soo bandhigto saldhigyadeeda wey ku qaldantahay.
Allahayow burbur iyo halaag ku rid gaalada guud ahaan iyo khaa'imiinta madaxda carabta oo beenta u sheegaya reer gaza iyo xamaas shirqoolada lagu wado ka badbaadi bicizatilaah yaa xayu yaa qayuum.
Allahayow nabad buuxda sii xamaas iyo reer gaza dhamaan bicizatilaah.
والله ولي التوفيق والنجاح.
والله مع المسلمين.
نشالله السلام.
حسبناالله ونعم الوكيل.
Ma khaarajin rabaan sidii khaskhooshim aniga weligay sucuudi ma aaminayn
10 % inaysan ka jawaabayn waa wax la ogaa china
IIRAAN WAA AWOODDA KELIYA EE KAJIRTA BARIGA DHEXE UMANA SUJUUDDO YUHUUD IYO NASAARA HALKA KUWA XUKUMA WADDAMADA CARBEED AY ILAAHAY KADHIGTEEN YUHUUD IYO NASAARA. AM VERY SORRY TO HEAR THAT REALLY
WLAL MUSTFA WABA BAQDAY BA LAYIRI OO NTNYHU WIXU JOOJIYAY DADKI UGA QEYB GALILAHAA WDHADALKA OO U SUGAYA TALADADA OLA KU MAYO TRAM
Sacuudi Inan gumeedyo Inan gumeednimo ku abtirsada turkiga ayey ka xunyihiin xaasidiin ku yihiin ku hinaasanyihiin sida ay suuriya u gacan qabteen
Maraykan wuu is mahadiyey waa in lacagtiisa beenta ah uu iska daabacdo laga baxaa laguna bedalaa lacagta bricska
Iran ma'aha Iraq iyo Libya
Mustafow yuhuuda waad neceb tahay mase ogtahay yuhuuda som
aaliya degan wllhy waa somalilan fadlan maxad uga hadli weydey?
Reer faaris waan taageeraa waanan jeclahay waan u duceeyaa lkn kuwa wadaado isku sheega oo carabta dabadhilfka ah sakada ka Soo qaata ayaa dhaleeceeya oo ku sheega shiico iwm
Wcs
Turkiye walaa carab meesha waxba kuma hayaan af kaliya ayeey lajoogaan af looma baahna hadeeysan difaaci karin ree palestine hanaga aamuseen
qalafkii. oosbihha eygaleen nafsa qalad iran
Makharij uradin ku dishay, kuwi iska lahaa sas isugu dhibin
1 sonali media guleso kusoco xokta ama wararka runta ah
Teg
Dagaal dhaqaale
Ingiriski ayad ku rafadsan tahy,kkkk
😂
Suuriya hais ilaaliso
Yuhuud waxaaba ku filan xamaas iyo xuutiga
Asc away xuuti
Sh Mustafe Ur good story teller, MashAllaah keep doing what U do,Inshallah🎉💌❤️🩹💕🇸🇴😍👍
Wcs
Wcs