Alloow Haddii ay Qiyaano Wadaan oo ay Hishiiska noo soo Hoos Gelinaayaan Alloow Adaa Joogay Meesha ay ku Tashanaayeen Oo Adaa Wakiil noo ah Oo Aan ku Magan Galeeynaa ! اللهم امين يارب العالمين
بسم الله يا رب يسر ولا تعسر حسبنا الله ونعم الوكيل لا حول و لا قوة إلا بالله آلعلي آلعظيم Alloow nooga Bad’ -baadi Wiilasha iyo Reer Miyyiga iyo Dadka dhulkaas ku Dhaqan oo dhan! Alloow Adaa og’Waxa ay noo soo faro gashanaayaan Alloow hoostooda ka Sii’
hore baad u sheegtay in aadan siysada gelin oo ka gabsatid sababto ah in eed kaga imaneyso hadad dawlda ka sheegto run mucaradka ku eedayo hadaad dawlda wax ka sheegto iney ku eedayan muxaafidka lakiin eedi waxaa ka fiican runta dhinac kasto ka sheegto suaal lacala qof laga xaq daran yahay ma sheegeysid miya in laga xaq daran yahay iyo qofki xaq darada sameysay? taasi dimbi mahano? hada Trump hadalkisa waa dabooshay dacish waxey joogta PL Trump waxa dowlda marenkaka ka codsaday dawlda qaranka iney gacan ka siiso argagixisada taasbuna fuliyey Trump
ayga Putland haysta ba balayadas odhan Somalia kenay.argagixisada lasheega o adunka ka jirta wa maraykan iyo israil.iyo munafiqinta musliminta.o wadanadoda balayo ugu yedhaya.alshabab wa wil somaliyed o didan dasturka wadanka sababta lola heshin wayay o marba gal logu yedhanaya wa maxay
Asc Trump waa beenlow jecel in uu ku faano wax uusan sameyn. Waa saa sheegtay waa la maqli lahaa ama waa la soo duubi lahaa. Dadka hadda waxay arkaan weyduubaan. Waa oday waalen oo iska diga nin aduunka wax kasta ka qabanay kara.beenlow,faanlow waaye. Shartiisana Allah ka qabto ummada.
Dacish ku waa marynka hubkana iyaka siinaya hoos by ka siinayaan alle umada islaamka haka qabto amen
Anigu waxaan dareemoya khiyaano qarsoon wadaan yahuud iyo maraykanka
Ilaheyow waalidiinteena qadaabul qabriga ka xijaawo amiin yaarabi
illaahoow caafimaad nagu gaadhsii bisha barakaaysan ee ramadaan
Aamiin aamiin aamiin yaa rabi
Amiiin❤amiiin❤amiiin
Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin Amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
Aamiin yaa Rabi
Allow reer Falastiin xorey cadawgana kaqabo inshaa'allaah
Ilaheyow falistiin ugargaar umaciim ku amaansado amiin yaarabi
Ilaheyow umadaada umaciim ugargaar unaxariisto amiin yaarabi
Alloow Haddii ay Qiyaano Wadaan oo ay Hishiiska noo soo Hoos Gelinaayaan
Alloow Adaa Joogay Meesha ay ku Tashanaayeen
Oo Adaa Wakiil noo ah
Oo Aan ku Magan Galeeynaa ! اللهم امين يارب العالمين
Missmi m my l 9:44 9:45 10:18 0w 9:38
illaahay baa lajira falastiin waay guulaaysanayaan insha allaah maraaykan iyo yuhuuduba waa jabayaan
Sh Mustafe barnajimka illahay subxana watacalaa baa inoo fududeyey ma Asha-allah
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
Asc
Br isdhageeso. Niyada hanaga jabin.wixi qoran noo aqri.
Mahadsanid
Mnsha allh illahay islamaka ha guuleyo aaaaaaaamin
jzaakalaahu qeyr brother 🎉
Ujeedadu Waa in dhulka saldhig laga dhigto yuhuud iyo maraykan imaaraad baana dhulka xiratay oo dalal ah in yaman laga weeraro baa la rabaa
Somali magac lagu dilaa loo sameystay ale ayey leeyihiin
Waadmahadsantahay hormuudna wey mahadsantahay waa iftiin Allah usoo diray soomaaliya
Yaarabi ugargaar muslimiinta
Kusaliya❤rasulka❤scw❤scw❤scw❤scw❤
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤
بسم الله
يا رب يسر ولا تعسر
حسبنا الله ونعم الوكيل
لا حول و لا قوة إلا بالله آلعلي آلعظيم
Alloow nooga Bad’ -baadi Wiilasha iyo Reer Miyyiga iyo Dadka dhulkaas ku Dhaqan oo dhan!
Alloow Adaa og’Waxa ay noo soo faro gashanaayaan
Alloow hoostooda ka Sii’
ونحن نقول حسبنا الله ونعم الوكيل اللهم إنا نجعلك في نحورهم وتعوذ بك من شرورهم
Allow muslimiinta midee meel walba oo ay joogaan ❤❤❤
Sh. Kh nagadhaaf hormuud waa tug
Maxay kaa xadeen shirkad walba waa dhaqaalo doon marka ayada maxaa u gaar ah mase jiro kale maa ku heyso aqliga ha shaqeeyo
Wcs wr wbr Saaka wajigaaga farxad kama muuqato warka intaanan dhagaysan wajigaaga horta ka akhrista akhbaarta siday tahay markaa hadan dhagaysanaya Khayr allaaha ka dhigo
Gaal aamin ma leh😮
Illaahay heynaka aqbalo inu inagaadhsiyò aamin baldadka usheeg intakadhaya
Wcs warahma Shequnaa Aamiin dhaman tenba Jazakallahu qeyr Muslimiinta Dhamaan qasatan Palestine Nasri deg deg ah Rabbi hasiiyo Aamiin yaa Rabbi
Ku.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉
وعليكم ألسلام و رحمة ألله وبركاته
Asc kow Somali media subax wanaagsan
ALLAHOU AKBAR
Shaydanka taram Reer falasdiin buu soogubay somalia ba kudaraya allow dadk muslimka gumaysiga kaxoray
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Rag kasta oo reer falasdiin loo maleego guul daro bay kudhamnyss biquwatilaah
Falastiin guul ayan urajeynaya
Wax argagixiso la daho majiran except America iyo Israel shame on them
Wayriyonayan kuufaartu ee haa walwalina wallalaha mooslimintu ee aallaah yaaggabkeena kiir falastina wayguleysatey hora ee dibna waygooleysan
Wcs mahadsanid sida nogu dadalesid
Reer falasdiin yaa awood ulaleh inuu raro aduunka nin ka adag majiro nin isagu gumays raali kunoqday moyee
Dagaal ayey wax kaga qaadi waayeen ee sir ma shaqeyneynin.
Hormod inaga daah ee illahay baa noo fududeyey inshaallah thank you
Subhanallah sidaa hadhihin walaal Alhamdulillah Allah kasokow Hormuud iyo dhamaan Muslimiinta Aswt haka bad badiyo Aamiin waa runtiis Sheequ wuxuu Shegayo Barclays Lacagihii nooga xayiran yihiin Cash lama bixinkaro Online xitaa waan isticmali weynay
SOMALIA MAXAA LOO WERARAY F16 TABARTEED MA AHA YAA ALLAH SOMALI U SOO GARGAAR.
Madaxwaynaha Syria dadkiisa ayuu kabilaabay nabadiinta halkuu Hassan Shèekhna cishaba wadan shisheeye kadhex quslaayo
Wcs wll qaali soodhawoow
Mareykan kheyr mma wado waxba yuusan qiiqa isku qarin ikahay baanu ka magan galay inta sharka iyo dhibka nala jecel
Ilahow watanakayaga hagaji wixi donaba waa iska galayana 😢😢😢😢 dacish reer galabedeka sameyay si aay ugalan wadamada musuliminata lakiin ilahay baan hayasana
Odaygan madaxa buriska leh muxu karabaa yahuudkan Allaha soo qabto
Baayo alaha kurido dacish wadinka enadaya kufaryehey masibada Carab maxey kashirayan wax umaba tarayan Wadad awodleh an ogen awododa carab dhig alaha uyelo ayagodayaya lacunay falastin ilahayow uhili falastin kufar kan dudulka badan ilahey masibo hakurido rer sirriyo ayagane ahaugargaro cadaw goda aha jabsho falastin cadawga hagubto Walahi wayab dad ilahey dhulsiye ayala leyahay walakicina kuwi qoxotiga kuyimid aya lasina masibo nigudhac day falastin intey laraban ayaga alaha galsho 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸❤️🇵🇸💪🏆 gumesiga alaha kaqado
Mareykanka asagaaba daacishta abuura oo taageera hadana iska dhiga mid ladagaalamaayo daacish. Waa qaain mareykanka dalalka islaamka ahna wax wanaag ah iyo nabad uma wado. Waa yuhuud yuhuud dhashay walaalaheen falastiin gumaadkooda asigaa ugu weynaa. Sidee anago islaam ah uu wanaag noogu sameynayaa. Waa doqonnimo inaan aaminno amerikanka
m.a marki kowad on war fican kamaqlo carabta
Israel waa xaqiiq in ey balankii ka baxdey madaama maxaabiistii inteeda badan la sii dayeey.
Daarood,& reer galbeed mxaa kadhexeeya ?
Waa suaasha ugu wayn eed kuogaankarto, waxa soomaliya laga damacsanyahay iyo say wax usocdaan,& say usocdeenba!
Kkk,waxkasta maamulkii kahoreeyay ayuu ku'eedaa sidii habartii maseersaneed oo qofkasta ninkeedi kudacweeynee,waalidhaqanta ayaa utalisay mareeykan la'arkidoonee.
maandhoow ciyaarta igadaa carabi waa naage alle haawnaxariistee siyid maxamed cabdulixasan baa horay usheegay kuwaasi waxba sookordhin maayaan
Carabta waa geesiga hamaas iyo xutiyiinta yuhuuda iyo maraykanka jibiyay
Shacabka carabata waa dad wnagsan xukumadahoda aa mujrimiin ah
sĥacabkoodu waa dadwacan laakiin waxaan maay iska qabtaan
War hanagula daaran USA markay soo gashay aa ka hadlee miyaa kir
Caalamu islaam qaasatan shuucubta carabta haskajireeno dhagarta cadifitaax c.c waayo waajaajuus ushaqeyo yuhuuda iyo marakanka wuxuuna ushaqeyaa qabka ayushaqeyaan munaafiqiinta shirkaan asagaa isuguyeera dawladahaan waxaana kadanbeeyay marakanka ujedkana wuxuu ahaa inay ogaadan dawladahakale eecarabt inuutoosh kuifiyo balse asaga iyo marankanka iyo yuhuuda waxakaste oo falastii dhanaka ah hishiisbay kuyihiin munaafaqas iska ilaaliya
Maxamad cismaan maxamuud
Yahuuda iyo nasaarada somalida xulifada la ah waa isku mid
Kuwaan shirkooda naf malahan, dadka falastiin xasuuqa lagu sameeyay iyo dhulkooda in la qabsadana ayagaa masuul ka ah
Dadk maskiint ee hagu meerstan
Waxay kashirayeen si ay uqabtaman misaniyadi lagaga ibsaday qaranimada falastin karti umaleh inay wax kaduwan tas kahada laan
Shacabkee iNta Duqeeyaan Bee Al Shabaab Ba Duqeynay Dhahayaan Al Shabaabka Wadankeena Joogabo Waa Gaaladaan Al Shabaabne iYagaa Abuuray Oo Wax Walbabo Siiya Ee Wadankeena Hanooga Baxaan Mareekan Meeshuu Ku Yaalo Waa Taqaanaan Hadaa iLaashaneysaanee Meeshaan Mareekan Maahanee😂
America ilaa ayi dhiig cabaan miyaanayi joogi karin daacish iyagaa keenayi Somalia
hore baad u sheegtay in aadan siysada gelin oo ka gabsatid sababto ah in eed kaga imaneyso hadad dawlda ka sheegto run mucaradka ku eedayo hadaad dawlda wax ka sheegto iney ku eedayan muxaafidka lakiin eedi waxaa ka fiican runta dhinac kasto ka sheegto suaal lacala qof laga xaq daran yahay ma sheegeysid miya in laga xaq daran yahay iyo qofki xaq darada sameysay? taasi dimbi mahano? hada Trump hadalkisa waa dabooshay dacish waxey joogta PL Trump waxa dowlda marenkaka ka codsaday dawlda qaranka iney gacan ka siiso argagixisada taasbuna fuliyey Trump
ayga Putland haysta ba balayadas odhan Somalia kenay.argagixisada lasheega o adunka ka jirta wa maraykan iyo israil.iyo munafiqinta musliminta.o wadanadoda balayo ugu yedhaya.alshabab wa wil somaliyed o didan dasturka wadanka sababta lola heshin wayay o marba gal logu yedhanaya wa maxay
TARAM AFKISU DIYAARADIHIISU DUQEEYEEN DACISHTA BUURAHA BUNTLAND BEENTA MAXAAD USHEEGEYSAA GOBOL SOMALIYA MA UU SHEEGIN ULEEDAHAY DONALD TRUMP WUU SHEEGAY INU BUNTLAND CAAWIYEY WUUNA KU MAHADSANYAHAY🎉🎉🎉🎉
Waxaa loo soo caliyey marki lasoo daayo laheytayaasha reer israaiil inla dhameeyo reer Gaza oo hub culus lala dhaco oo lagu dhameeyo miyaa la rabaa?
PUTLAN MAXA TIDHI WAD GOYSAY HADAL KAS
Asc Trump waa beenlow jecel in uu ku faano wax uusan sameyn. Waa saa sheegtay waa la maqli lahaa ama waa la soo duubi lahaa. Dadka hadda waxay arkaan weyduubaan. Waa oday waalen oo iska diga nin aduunka wax kasta ka qabanay kara.beenlow,faanlow waaye.
Shartiisana Allah ka qabto ummada.
Wcs
Maxaa hadalka uu jarjaraysaa guusha putland maa kudhibaya 🤣🤣
beenbadanaa balaayo ku qaaday kalab kalab dhalay tram
Evs
Been mooyee run kaama hayo