Sirdoonka Mareykanka, UK & ISR|L oo qirtay fashil cusub & In 15kun oo ciidan ah kubireen XMS

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 42

  • @HassanWarsame-y2y
    @HassanWarsame-y2y 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +8

    Xamaas waa guulsatay wayna guulysan doonta insha allah yahuuda iyo wacaantoodaba wa lawaayi dona

  • @yasirmahamudabdi1786
    @yasirmahamudabdi1786 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahadsanid wariye sad hadalkyga u ixtiramty warkagu wa fasix ❤

  • @iftiinisak6522
    @iftiinisak6522 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Guul falastiin inshaa

  • @HassanWarsame-y2y
    @HassanWarsame-y2y 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Falstiin guul insha allah💪💪

  • @AbdixamiidMaxamud
    @AbdixamiidMaxamud 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    GUUUL Xamaas 💪🇵🇸🇵🇸🦁🦁✊✊

  • @abdulrizakelmi7692
    @abdulrizakelmi7692 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    MASHA ALLAH

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    10 daqiiqo oo million war_bixinood laguso koobay, xirfad heerkeegu sareeyo oo war tabineed Buu Allah (SW) kugu galaday, Guulayso Mudane If Iyo Aakhiro 👏

  • @Calicabdulahi123
    @Calicabdulahi123 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul iyo gowanimo walalaheena falastiin

  • @inaahmedali576
    @inaahmedali576 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xamaas lama waayin lama waayi doono ee qaxootiga waqtigjisii dhamaaday baa la waayi doonaa❤

  • @SadaamDm
    @SadaamDm 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Fikir laga keynay meel kle kuma socdaaan.xabadka waxaa ugu dhagan calankooda

  • @RijaalCaydaruus
    @RijaalCaydaruus 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xammaa❤❤

  • @AbdishakuurMohamed-z8h
    @AbdishakuurMohamed-z8h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    guul puntland

  • @abdicaliaadan-s2k
    @abdicaliaadan-s2k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤

  • @AbshirAli-p7e
    @AbshirAli-p7e 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Rabitaankooda ma shaqeynaayo 2 wareersan tan ale ayaa shaqeyneyso insha alah guusha Xamaas iyo bulshadooda ayaa leh

  • @DeeqoCabdisamad-mc3sp
    @DeeqoCabdisamad-mc3sp 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yuhuud masiibo alle hakutuuro

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sxb qorishee cusob ayo taram wataa ee ilahay baa jiraa

  • @casaamcabdale2455
    @casaamcabdale2455 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Zxp hadaka ha kuso celcelin io waliba wararka waa hore ahaa, inta iga zxp

  • @cabdulahiciiro
    @cabdulahiciiro 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Isra iil Iyo xulafadoda Wey jabeen dhan walba Guul falastiin iyo xamaas

  • @nuurmaxamed9030
    @nuurmaxamed9030 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanku salaamay gaylan warbixintii geed quwaaxa xaalufintiisa xagey kudanbeesey

  • @AbdishakuurMohamed-z8h
    @AbdishakuurMohamed-z8h 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sxb wararka dagaalka calmiskaad nosobadi hadba dagaalka ama duqaynta dhacda ado mahadsan lagen

  • @MohamedDahir-t2s
    @MohamedDahir-t2s 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dagaalka Gaza waxa ku fashilmay mareynka iyo xulafadiisa oo si buuxda 15 bilood ku garaacayey hubka noocyasiisa kala duwan oo qaybo ka mid yihiin kuwo dunida laga mamnuucay iyo bamboyin khatara

  • @axmedcabdulahicadawe3196
    @axmedcabdulahicadawe3196 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan kuunxiisnay

  • @abdulazizmohamed5500
    @abdulazizmohamed5500 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hormuudkii wariyayaasha maanta codkaaga sax ma'ahan

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Niyaad jabka xamar dowlad xumida miyaad ujeeda

    • @abdulazizmohamed5500
      @abdulazizmohamed5500 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Maya taa kamawadi dowlad xumida xamar kajirto kamabahadli bari horaan kamooraal jabay hantiboobka iyo musuqa ee wxn kawaday xaga meega. Codkiisa.

  • @KaltunAbdille
    @KaltunAbdille 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    sck wariye awalu waxaa mahad iyo shugri u sugnaatay oo in loo mahad celiyo ay u gaar tahay alaah subxanahu wa tacaala rabi ayaa guushaas gaarsiiyay reer falastiin rabi ayaa taageero iyo hiil la garab istagay reer falastiin rabi ayaa fashiliyay oo guuldaro iyo khasaaro ku riday kuwii baadilinta ahaa danbiilayaasha ahaa kufaartii rabi ayaa jabiyay. rabigaa ayaa mahad iyo shugri iska leh

  • @abdikarindhibis158
    @abdikarindhibis158 10 นาทีที่ผ่านมา

    A

  • @IidsuudiXayramad-l1c
    @IidsuudiXayramad-l1c 6 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc

  • @Cadnaancumar-vs9km
    @Cadnaancumar-vs9km 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    cid kasta oo isku dayda inay dad ayna xaq ku lahayn in ay awod iyo hub casriga ku xasuqdo shacab xora way jabta

  • @HassanWarsame-y2y
    @HassanWarsame-y2y 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuul xamaas xamaas lama loodin karaayo yahuuday

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Insha allah

  • @AboubakerSydney
    @AboubakerSydney 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waxan kabaqaa ino diib ubilaban dagaalkaa

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Allah maca (don't worry )wax walba gacanta Allah kujirta

  • @yasiinabdi4580
    @yasiinabdi4580 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin yohow weriye waa kugu xidhanahy balse war ma sheegtid beryahayn faalo warar tegey oo lawada ogyahay baad maantaba ku dul wareegta

    • @AliHusseinMohamed-ig3qr
      @AliHusseinMohamed-ig3qr 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      in falastiin lga hadlo miyaa ku dhibeysaa ar lama goodla

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Warar ku saabsan reer falastiin waan soo dhawaynaynaa

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waxaa soo dhan waa fadliga ilaahay

    • @Sahallohos1940
      @Sahallohos1940 5 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Duco iyo ale bari Ayaan wadnay