Public Prank Qosol badan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 150

  • @Haibe571
    @Haibe571 3 ปีที่แล้ว +15

    Absolutely the best public prank. Really loved it

    • @saynabjamac5193
      @saynabjamac5193 3 ปีที่แล้ว +1

      Suwas.c.wali.malaquraansaaray

    • @Haibe571
      @Haibe571 3 ปีที่แล้ว

      @@saynabjamac5193 maan fahmin Qur’aan saar lagama hadlayn huno

  • @seniorsamircde1725
    @seniorsamircde1725 3 ปีที่แล้ว +3

    MashaAllah Suways Gacayte Keep Going Abayo Mcnt..., What a nice Prank..., I enjoyed it a lot..., SUWAYS GACAYTE ABAYO HADI AD PUBLIC PRANK SUBINEYSO GABADAN NOKEN PLEASE..., WLXI SHE IS COMPLETELY A COMEDIAN LADY..., I LIKED THE WAY SHE IS ACTING THE PRANK....,I SAY KEEP GOING TO KEYF...., INSTEAD OF BRINGING ABDIWALI BRING THIS LADY BECAUSE SHE IS ACTING MORE THAN HIM...., PLEASE BRING HER THE NEXT VIDEO WITH PUBLIC PRANK....,THANKS A LOT AND KEEP GOING...,WAITING KEYF THE NEXT VIDEO INSHA ALLAH.., FROM KENYA..., NAIROBI...,

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 3 ปีที่แล้ว +1

    Damaac badanaa raagu😂😂😂😂😂😂😂😂war beenta iskaa yareyaa

  • @qadaaryareyare7022
    @qadaaryareyare7022 3 ปีที่แล้ว +2

    Reer butlaan dhibadana 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @zaytum
    @zaytum 3 ปีที่แล้ว +4

    Aad ayaan ugu helay Waxaana u maleynayaan in laga wada heley. Mansha. Alaah. Noo soo badiya Tan oo kale iyo riwaayado

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 2 ปีที่แล้ว +1

    Hal xaas baa Le,yhy wlhi by uga keenty
    Markii hore waa qariyey 😁

  • @Farhaan114
    @Farhaan114 3 ปีที่แล้ว +6

    Naa Heedhe Keyf Naa Walal Walaahi Waxani Parnk Lama Oran Karro Waxaaga Waa Rag Xumayn E Waxaan Ku Leeyahay Bedel Nidaamya Kale Keena kollayba Aniga Garoowe Wan Kula Joogaa Jeer Kaad igala Hor Timaaddo Sheekadaan Wacdalle Adoon Ogayn intaan Ku Dafaan Xarunta Golis Ku Hor Gayn i Dhigna Kaa Yeeli Maayo

  • @mahadabdihassan9044
    @mahadabdihassan9044 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhan talent ayey ledahay horay usoco mslhhh si kal iyo laab ayan ugu qoslaa dhowr video ayan ka daawaday

  • @maxamedcabdi762
    @maxamedcabdi762 3 ปีที่แล้ว

    Xaliimo cabdulaahi maad ciyaarta nadeysid baayo ragii waad ka waashay😂😂😂😃😃😃

  • @maxameddabiibofficial1766
    @maxameddabiibofficial1766 3 ปีที่แล้ว +1

    Walhi qosolkii dabiga ahaaban qoslay best pranki walhi mu fakarad masha allah wllo

  • @hassanjokarhobaalciiraale4241
    @hassanjokarhobaalciiraale4241 3 ปีที่แล้ว +3

    Suways waa nagala daahday
    Keep gooin. Wllshy

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 3 ปีที่แล้ว +1

    Suways Gacayte sowmay ahayn inantii lala lahaa ninba u waashay hhhhhh

  • @ahmedyasin4758
    @ahmedyasin4758 3 ปีที่แล้ว +1

    Hal xaas baa leeyahay baa Ku iri Ku lahaa
    Qoftaan Dhagaha Ka Jigtaaye u hoos kali Buu is Yiri😂✌🏾

  • @amaalsiciid403
    @amaalsiciid403 3 ปีที่แล้ว +1

    Walahay way iga qoslisay kkkkk waa fariid ragga maanta waa finish

  • @calimohamoudofficialchanne5805
    @calimohamoudofficialchanne5805 3 ปีที่แล้ว +4

    2:44 😁😁😁😁 qosol iguma harin wa kabaqa kulaha

  • @abdinuurabdi4131
    @abdinuurabdi4131 3 ปีที่แล้ว +1

    Lkn linkigeeda inaa pin ku qabatee eheed... ama shanshada soo saarto waa geber talent leh✌👍

  • @shafiabdi215
    @shafiabdi215 3 ปีที่แล้ว +2

    Ree Garowe waaba niman wada salaf ah. Waa wada diyaar 😂😂

    • @abdi123moha6
      @abdi123moha6 3 ปีที่แล้ว

      Wilka igu horeyay maxa loo qarin wayay

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 7 หลายเดือนก่อน

    Gabadha kayf dhaqan bila wn ka waayay TH-cam ka ee link miyaad hoosta soo saartid

  • @abdikarimadam
    @abdikarimadam 3 ปีที่แล้ว +1

    Baraamijka waa madadaalo qosol badan.. Waana idiin ka mahadcelin suweys iyo asxaabteeda.
    Dhanka kale, halis buu leeyahy clipkan ah inuu dhib u keeno xaaslayaasha meesha kasoo muuqday😅

  • @khadromohammed1727
    @khadromohammed1727 3 ปีที่แล้ว +2

    Niman ka garoowe waa wada diyaar

  • @sharkatiriitiriichannel
    @sharkatiriitiriichannel 3 ปีที่แล้ว +4

    Madaxweynaha waka baqaa kuma lahooo

  • @garaadwiilwaal695
    @garaadwiilwaal695 3 ปีที่แล้ว +1

    War gawadu caqli badana makumaqlayo kulaha best prank ever keepgoing siz waiting more.........😂

  • @Safaricom_
    @Safaricom_ 3 ปีที่แล้ว +4

    😂😂😂😂 we need more pranks like this.

  • @yahyesaylan712
    @yahyesaylan712 3 ปีที่แล้ว +4

    10:04 kii baa wali ku meeraysabaya wuu ka quusan la'yahay hhhhhhhbb

  • @cumar.binukhadaab2320
    @cumar.binukhadaab2320 3 ปีที่แล้ว +4

    Reer garoowe markan waad naga horiisaan hadaan reer burco nahay

    • @IsmaAragto
      @IsmaAragto 3 ปีที่แล้ว

      🥰🥰🥰🤗

  • @abdisamediamail2262
    @abdisamediamail2262 3 ปีที่แล้ว

    Oky suwasy gacayte iyo cabdiwali galadh waan idin salaamay laakin dadka waawan waxaay leeyihiin su aalihiina meeday aqoon diiniya iyo tumaadiyab iyaga laftooda waan sugaynaa thanks

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 3 ปีที่แล้ว +3

    Hal xaas baan leyahay ban ku iri 😀😂😂😀😃😄😄😄😄

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว +1

    Gurigii xaliimo.cabdulaahi yaa arkayey🙋‍♂️👈

  • @mss_lacag
    @mss_lacag 3 ปีที่แล้ว +1

    Ala ragu naf malaha wa lacag warkooduba

  • @siciid3576
    @siciid3576 3 ปีที่แล้ว +1

    war ninku dhaar badanaa kkkk ceebtii raga keentay meesha

  • @AhmedMohamed-sd8xd
    @AhmedMohamed-sd8xd 2 ปีที่แล้ว

    Absolutely it's fantastic

  • @cunkeofficial1383
    @cunkeofficial1383 3 ปีที่แล้ว

    Keep going best prank suways gacayte waan ku salaamay

  • @hanafey445Somaliland
    @hanafey445Somaliland 3 ปีที่แล้ว

    Kugu dheldheli mayay kkkkkkkkk arkaba qosol. Pest prank

  • @adanibrahim3737
    @adanibrahim3737 3 ปีที่แล้ว

    Keyf dhaqanbila waan waayay ee seebuu u qoranyahay

  • @sharkatiriitiriichannel
    @sharkatiriitiriichannel 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkk qaleeye kale waa iga farxineysaa kuma lahoo

  • @mohameddhoolgu7299
    @mohameddhoolgu7299 3 ปีที่แล้ว +1

    It's fantastic prank

  • @apaadircaydiid683
    @apaadircaydiid683 3 ปีที่แล้ว

    Prank waali ah

  • @nasriabdirasin3428
    @nasriabdirasin3428 3 ปีที่แล้ว +2

    Meshi lgu yidhi wilka noken so garn mysid kulha funy wlhi ninka😂😂😂😂hal xaaas baleyahy bn ku idhih wlhy kal io laaB😂😂😂😂😂😂😂

  • @sahramohamud1150
    @sahramohamud1150 3 ปีที่แล้ว +2

    Innka yar ee qabiilka weydiinya maxy thy wah🤭🤭

    • @alim1638
      @alim1638 3 ปีที่แล้ว +2

      Guur hadey waa igu saxana inuu waydiiyo, xataa cafiimadka ayuu waydiiyay, nin taxadarayuu ahaa

  • @deeqtutors6288
    @deeqtutors6288 3 ปีที่แล้ว +2

    #mar irbad ku soo bud baa lagu yiri🤣🤣

  • @p4joker847
    @p4joker847 3 ปีที่แล้ว +2

    Hal xaaaas baan leyahay 😂😂😂😂😂

  • @balalaafalaa3391
    @balalaafalaa3391 3 ปีที่แล้ว

    Somaliyeey gabadhaan aaad i taageera waa gabar fariid ah

  • @hoonakhtiga6446
    @hoonakhtiga6446 3 ปีที่แล้ว +6

    Kii ugu shidna walhi 😍😍😍😍

  • @abdulahimaxamed7992
    @abdulahimaxamed7992 3 ปีที่แล้ว +3

    Wax kale waaye prank 😂

  • @zaki_26
    @zaki_26 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going suways gacayte

  • @ismailibrahimnuh5642
    @ismailibrahimnuh5642 3 ปีที่แล้ว +1

    Halxaas baan leeyahy kulaahaa🤣🤣🤣🤣

  • @elshuraym7
    @elshuraym7 3 ปีที่แล้ว +2

    Hassan si xun bay uga shay askari baan ahy bay kaga yeersiisay😁

  • @khadromohammed1727
    @khadromohammed1727 3 ปีที่แล้ว +1

    Wll dadka waaweyn prinkiga kadaaya

  • @ashuurawed5224
    @ashuurawed5224 3 ปีที่แล้ว +3

    Prank guul hore usoco

  • @Kablefx
    @Kablefx 3 ปีที่แล้ว

    Suways Gacayte Iyo tiimkeeda yaa muslimka kaqabta 😄

  • @luckyboy7785
    @luckyboy7785 3 ปีที่แล้ว

    Subways love you prankigan ilaa xalay ayaan sugayay qosolkaa igadhamadaay thnks love you horay usoco wll qli🥰

  • @mohamedabdicate4943
    @mohamedabdicate4943 3 ปีที่แล้ว +2

    😁😁 wax bi sil waan jecelnahy😁😁😁

  • @abshirhoussein9798
    @abshirhoussein9798 3 ปีที่แล้ว +1

    😂😂Wllhi My respect 📈 for her. We need more pranks Abaayo

  • @cabdiwaxidaspiima4412
    @cabdiwaxidaspiima4412 3 ปีที่แล้ว

    wr suwesy qoysask dhisan ha dumin wxni prank ma ahn qarafnimda iyo badawnimda jooji wa iga talo hdhow waxba ka iman kra

  • @adanibrahim3737
    @adanibrahim3737 3 ปีที่แล้ว

    Boqorada parankiga waa key walaahi qosol baa idilay

  • @shaficali2304
    @shaficali2304 3 ปีที่แล้ว +2

    Ala Ragu wax diyaara jecelaaa

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 3 ปีที่แล้ว

    1:58 ninka rootiga u gada warshada kismaayo nadiga roma buu tageeraa😊

  • @marwanaliyassein6910
    @marwanaliyassein6910 3 ปีที่แล้ว

    idinkaaa wax la joogin mxaaa dad so galisan youtube😅🤣

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 3 ปีที่แล้ว +2

    Haaa haaa haaa haaa haaaa legend haa igu salaaama😂😂😂😂😂😂

  • @abdallagullwarsame2464
    @abdallagullwarsame2464 3 ปีที่แล้ว +1

    BARNAMIJKA DHAGOOL MIYAA UGU TALO GASHEEN, WAXAA U BAAHAN TIHIIN FARSAMO YAQAAN,

  • @abdulkadirdhagacade2503
    @abdulkadirdhagacade2503 3 ปีที่แล้ว +1

    The best public prank

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 7 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkk jirkaanka biyaha an geeyo 🤣😂🤣🤣🤣

  • @somaligroupgemeston8933
    @somaligroupgemeston8933 7 หลายเดือนก่อน

    Wll fadlan odayaasha ka ilaaliya

  • @Abshir65
    @Abshir65 3 ปีที่แล้ว +1

    War gabadha raga ka qabta 😂😃😀

  • @siciid3576
    @siciid3576 3 ปีที่แล้ว +1

    oday waa belaayo kkkk shixaari ah hhhhhh

  • @apdiazizmoha2039
    @apdiazizmoha2039 3 ปีที่แล้ว

    Sahroy naagtasi magaalada ma joogto hada kulaha ar ninaaa 😅😅😅

  • @abdihassan4382
    @abdihassan4382 5 หลายเดือนก่อน

    kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkk wan

  • @Ican274
    @Ican274 2 ปีที่แล้ว

    Ala Soomaali lacag jecelaa

  • @abdulahiabdirahim9641
    @abdulahiabdirahim9641 2 ปีที่แล้ว

    Best prank

  • @heesosomalicusubchannel9263
    @heesosomalicusubchannel9263 3 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkk

  • @saciidcllaahi7336
    @saciidcllaahi7336 3 ปีที่แล้ว

    Hhhhh war qoftaas dhip badanaa ninki miskiin ka ahaa mala raali galiyey

  • @Fahad-fz3bm
    @Fahad-fz3bm 3 ปีที่แล้ว

    Walahi miyaa martay ku teh oo Cadaa lolz Ragu Naag Waxeeda wadata jecelaa Abeeso idin ruugtay Laakin Waa runoo Gabar waxeeda watada Waa nimco nimco ku dar Wax la diido maaha

  • @amiraadem2780
    @amiraadem2780 3 ปีที่แล้ว

    Nimankaan wada ordaya maxay yihiin yaahuu

  • @AhmedAli-lx7sl
    @AhmedAli-lx7sl 3 ปีที่แล้ว

    Kor iila hadal😄😃😃

  • @hamsemohamedmuuse6480
    @hamsemohamedmuuse6480 3 ปีที่แล้ว +1

    Raggu NaF waYe wlhi🤣🤣🤣

  • @caydaruussugaal875
    @caydaruussugaal875 3 ปีที่แล้ว +1

    Well done

  • @mursalabdinorfarah5148
    @mursalabdinorfarah5148 3 ปีที่แล้ว

    Mahyno kaayf yuutubkeda. Shaaashda kusoo qora

  • @maaganedhaba7953
    @maaganedhaba7953 3 ปีที่แล้ว

    Naago bilaasha jeclaa ragu ilaahow wadanka shaqo noogeey

  • @abdallagullwarsame2464
    @abdallagullwarsame2464 3 ปีที่แล้ว

    War heedhe codka miyaad iibsateen

  • @engasadkaarto9880
    @engasadkaarto9880 3 ปีที่แล้ว

    War nimanka inagey naceweyeen imaanka laga qaad.

  • @halyeeyqaran2064
    @halyeeyqaran2064 3 ปีที่แล้ว

    Uur ayaan leeyahay gabadhu ma igu qaadanee bedel sheekada arabaayo kkkkkkkklklkk lol

  • @Ican274
    @Ican274 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkk

  • @muxudiinxasan6944
    @muxudiinxasan6944 2 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkkkkkk

  • @abdirahmanjamac5815
    @abdirahmanjamac5815 ปีที่แล้ว

    Soobadi ❤❤❤

  • @simplysalwa
    @simplysalwa 3 ปีที่แล้ว +2

    Lmfaoo the best 😂😂😭

  • @cabaasmoha619
    @cabaasmoha619 3 ปีที่แล้ว

    Odayga codkiisa lafahmi maaye maxoo sheege

  • @kingmohamo1631
    @kingmohamo1631 3 ปีที่แล้ว

    Kayf suways iyo galayr dadka haka waalinina sxbayaalow

  • @elshuraym7
    @elshuraym7 3 ปีที่แล้ว

    Suways prank yada no sopadi 😁😁

  • @idleabdullahiduro9411
    @idleabdullahiduro9411 3 ปีที่แล้ว

    Raggu lacag jecelaa naag iyo lacag wada socda jecelaaa

  • @maxamedcabdi762
    @maxamedcabdi762 3 ปีที่แล้ว

    Ragu naaga jecelaa dumarkona uruuna

  • @kiincadeey5667
    @kiincadeey5667 3 ปีที่แล้ว

    Plz piin kuu qabtaa waa waynee

  • @siciid3576
    @siciid3576 3 ปีที่แล้ว

    nuur baa xaquuq kule TH-cam kan

  • @ilyaazzola.8189
    @ilyaazzola.8189 3 ปีที่แล้ว

    Thanks suways

  • @sharkatiriitiriichannel
    @sharkatiriitiriichannel 3 ปีที่แล้ว +1

    Mid qaleeyAA BEY HESHAY

  • @asadahmed7852
    @asadahmed7852 3 ปีที่แล้ว

    Kkkk soo badi masha alah

  • @cumarlashin2415
    @cumarlashin2415 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh

  • @kayfmalabo5739
    @kayfmalabo5739 3 ปีที่แล้ว +3

    Suwayseey adi iyo cabdiwali baa dadka igu diray ani saaqaas kuma jiro🤣

    • @elshuraym7
      @elshuraym7 3 ปีที่แล้ว

      Prank yada no sopadi wll

    • @abdialimohamed4579
      @abdialimohamed4579 3 ปีที่แล้ว

      Keyf adigu waxaa tahay mid yar oo kadeed ah hhhhhh

    • @fuadhussein3750
      @fuadhussein3750 3 ปีที่แล้ว

      Chanel maqabta abayo talent ayaad leedahaye😆😅🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sahalmacaaneeyeofficial3974
    @sahalmacaaneeyeofficial3974 3 ปีที่แล้ว

    Wlahi Aad baan uga naxay miyaysan ka baqayn intaas inay ku dhega beesho

  • @zukyanomohamuud9620
    @zukyanomohamuud9620 3 ปีที่แล้ว

    M.a hppti cadi mahan❤

  • @muraadsheikh7580
    @muraadsheikh7580 3 ปีที่แล้ว

    Yaa iga horeeya