Mahadsanid mudane Tarzan waa adoo kale qofka aan u baahanahay dalkiisa iyo dadkiisa sharaf iyo karaamo la doona yo ileeheey cimrigaaga ha barakeeyo caafimaad ku waar iyo cibaado suuban
Good job Ambassador Tarzan. Historical Fact, this Embassy building was purchased in 1973 by Ambassador Hashi Abdalla Farah, this building was awarded a design Award in 1974/5. It was a symbol of Somalia. Let's keep upholding and supporting our beautiful country
Dirir Abdi Ibrahim As few knows, Ambassador Tarzan grew up in an orphanage Centre named “Orfanotrofio di Mogadiscio' ’”, which was under full Administration of then Somali Government. Besides his personal habit and attitude of nationalism and personal integrity, he also knows and feels by heart and soul what National Interest means. He always keeps in mid and applies the real meaning of these below Somali saying: “Waari meyside war ha kaa haro” and the other Somali poem verse saying: “Adoo dhaxal reebi kara ha noqon dhinte aan la tabin”. Dear Ambassador, please, accept my deep heartfelt appreciation and empathy for your everlasting historic gesture that many others of your same position should emulate.
Masha Allah wlhy aad uqurxoontahay. Jazzakalah Amb. Tarzan.
Masha Allah ader Allah ku xifdhiyo wlh wan kufarxay figradada.
Mahadsanid Amb. Tarzan shaqo fiican
Mansha allah waa wax lagu farxo runti allah barakeeyo Ragi dhisaay
Masha Allah tarysan(Djibouti)
Well done tarsan
Mashaallah allow barakeeh safirka somali ufadiyo kenyan
Mahadsanid mudaneheena safirkena qaran ee wadaniga dhabta ah illahow madaxda somaliyed sidan midhan muwadin kadhig jasakalaah mudane tarsan
maashaa Allah safiir wadaniyad leh
hambalyo
Mahadsanid ambassador Tarsan Dadka iyo dalka soomaaliyeed ninka ay ubahan yihiin waa adiga oo kale Alle hakaa ajar siiyo mudane guuulayso abid waan ku xasuusan doonaa abid
Masha Allah mudane tarsan waxaa tahay wadini dhab ah
Mahadsanid mudane Tarzan waa adoo kale qofka aan u baahanahay dalkiisa iyo dadkiisa sharaf iyo karaamo la doona yo ileeheey cimrigaaga ha barakeeyo caafimaad ku waar iyo cibaado suuban
Good job Ambassador Tarzan. Historical Fact, this Embassy building was purchased in 1973 by Ambassador Hashi Abdalla Farah, this building was awarded a design Award in 1974/5. It was a symbol of Somalia.
Let's keep upholding and supporting our beautiful country
Tarsan madaxweyne ayuu uqalma Mashallah
Maashaa allaah Hambalyo Hambalyo mudane Tarsan wadani dhab ah noolow from boosaaso
Dirir Abdi Ibrahim
As few knows, Ambassador Tarzan grew up in an orphanage Centre named “Orfanotrofio di Mogadiscio' ’”, which was under full Administration of then Somali Government. Besides his personal habit and attitude of nationalism and personal integrity, he also knows and feels by heart and soul what National Interest means. He always keeps in mid and applies the real meaning of these below Somali saying: “Waari meyside war ha kaa haro” and the other Somali poem verse saying: “Adoo dhaxal reebi kara ha noqon dhinte aan la tabin”. Dear Ambassador, please, accept my deep heartfelt appreciation and empathy for your everlasting historic gesture that many others of your same position should emulate.
Melakale ayaan kudireeyna aad qurxisid mudane ambassador
Mahadsanid markale
Masha allaah amb tarsan
Manshallah Tarakallah
Mashaa allaah sariir hohl fiican buu qabtey illaahay haka abaayo mariyo kuwa ka dambeeya sidaas si lamida haku fikeraan han weynida iyo waran nimada qeymaha ay leedahay
Well done Ambassador tarsan
Musha allha guul iyo goobanimo
Waa dadaashey
Aad ayuu u fikrad fiicanyahay guuleyso mudane
Ambassador Tarsan Allah habarakeeyo
Well done Mr ambassador tarzan
Safirkano Kale Walahay wadanka Qatar 🇶🇦 baan oga baahnen allow Kubarake Mudane Safir Tarsan ado Kalana badi🥰🙏🏾
Masha Allah My people 🤲
Waa wax lagu farxo wuuna mahadsan yahay ambassador tarsan🙏
waaaaw.walahi.waruntiis.libaax.weye.bilis.lagama.faanjeclo.guleyso.adeer Somalia.guuul insha alaaaah
Tarsan, Shaqo wacan! Kheyre wakaas intuu joogay meel walbo dhisay xitaa safaarada Washington ay xukuumadiisa iibisay.
M.a wxn arka in dadkeenu wali uusan quusan Allhu Akbar
Ninkan Tarzan waxay aheyd in laga dhigo madaxweynaha soomaaliya, isbadel iyo hormar weyn buu Keeni lahaa.
Waa nin aragti dheer leh
Nin karmeed hadaad maqli jirtay lipaxan ilxun kuma aragto insha Allah
Shaqo wacan
Hassan sheikh iyo farmaajo iskada wax kale xatta villa soomaaliya ayay sidan u Tarzan u qurxiyay safaarada ayay u qurxin waayeen
Waxaa khalad wayn ah calaamadda 7 ee ku sawiran
jaale ambassador tarsan wadaniyad baa kaa muuqata, waxaad tahay nin ku dayasho leh ee halkaa ka wad.
waxaan halkaan kaaga mahadcelinayaa hawsha aad noo haayso.
Sar laguma dirin Umada kawaran imisaa xabsiyo kujiraan imisaa buka shit like that no PR sxb it’s a new down no more bullshit
Halyeey qaran iga dheh
Caqli Xuma safirku hada miyad isceyneysa mise wad is amaneysa markad ledahay Safirka wadan naga dhaqalo badan anaga ka gari quruxsan wakas Caqligii Farmajo iyo koxdisi Fatadhug Cidla ah Futadisa bananka tala su kulehay anaga Kagari quruxsan Safirka Veniswella.
Imasa ayuu ku cunay naashnaaska dhismahan. xisaabta ku baxday ha la wadaago bulshadda.
Rerka 50 kun e Dolar dhibay ma rer kina mr Tarsanow madama mesha rerku iska dhax arko 😁😁😁
Taariiq oo sameestay diplomasiga safiirkeena gudoomiyiihii hore gobalka banaadir
Beenta Dhaaf. Tarzan weli xataa ma siinin dadkii safaarada u dayactiray lacagtooda.