Safaarada Somaliya ee Masar iyo Wareysigii Safiirka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 37

  • @abduladansharif9548
    @abduladansharif9548 2 ปีที่แล้ว +10

    Siyaad Barre Rabbi ha u naxariisto, amiin. Waxaan oo safaarada ah Soomaaliya dowladdiisa ayaa u iibisay.

  • @caaganejr
    @caaganejr 2 ปีที่แล้ว +4

    Qarankeena Somalia oo saameen culus ku leh AU iyo jaamacada carabta ale ha nagu simo, aamiin

  • @abdalakulmiye6447
    @abdalakulmiye6447 2 ปีที่แล้ว

    safiir ilyes howsha halkaa ka wad ,,,,,,,,,,,,,,,guul...................thnkz,Sola portal

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah
    waxaan marqaati ka ahay mar aan tagay Safaaradan 2007 waxay aheed iyo maanta quruxdeeda in ay mataleyso in wadankeena horumar kadhacay waxaan
    Alxamdulillah. Soomaaliya hanoolaato amiin yaa Allah 💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah Jazakallah kheyr walaalkey aad baan kaaga mahadnaqayaa sida aad isu xilqaato in aad nalawadaagto horumarka wadankeena .
    Somalia great again 💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @filsanmohamed1763
    @filsanmohamed1763 2 ปีที่แล้ว +5

    Ani jaamacada azhar dhigtaa mar aan wax ugu baahday waa igu adkeeyen wlhi ciil lkn asaga markuu imaady waa roonatay mar aan tagay waqti yar igu qaadatay mahadsanidiin sidaa uqurxiseen waa ku farxay masha allah 🤗

    • @husenali8302
      @husenali8302 2 ปีที่แล้ว

      Qaabke kuheshay adigo mhdsn

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 ปีที่แล้ว +1

    Safiir ilyas mahadsanid wa muwadin dacad ah

  • @HidaayoAbdi-ld4mv
    @HidaayoAbdi-ld4mv 9 หลายเดือนก่อน

    Haye sarfi waa ku salamay adds raliya. Make baran kara Haa iyo mayay❤❤❤

  • @abdirahmanjabir3529
    @abdirahmanjabir3529 2 ปีที่แล้ว +1

    Wa guul Sola Porto mahadsanid

  • @onkodyare8504
    @onkodyare8504 ปีที่แล้ว

    Masha Allah .
    Solla waa provisional runtii .
    Waxàan aad uga helay barnamijyadiisa Musica uu kufuro markuu soo galayo
    Thanks

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 2 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sxp Allah haku xafido asc

  • @Nasro_Warsame2023
    @Nasro_Warsame2023 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah guul qaranka Somalia.

  • @ahmedkorosavic3244
    @ahmedkorosavic3244 2 ปีที่แล้ว +5

    Waxaas been waaye 2019_2020 baan dhameeyay waxbarashada dugsiga azharshariif deeq waxbarasho oo minxo ahna waan helay ilaa hada cid wax iiqabatay mahayo waan sugaayaa wali 😓😓😓blz hadii aydaan wax noo hayn noosheeg aan waxbarasho kale iska doonanee 😓😓😭

  • @naimoelmi4856
    @naimoelmi4856 2 ปีที่แล้ว

    Mshlah

  • @mohamedyarani7551
    @mohamedyarani7551 2 ปีที่แล้ว

    Safiir ilyas shaqo muuqato ayuu qabtey safarad Masar Allaha dhowro safiirkena

  • @mrzain1745
    @mrzain1745 2 ปีที่แล้ว

    Good job🥰

  • @QueenZamzam-f2b
    @QueenZamzam-f2b 9 หลายเดือนก่อน

    Waxan ahay ardey ka imadey somaliya shp minxo waxparsho ayan uu bahanhy wax xog ma iga sini kartaa plz🙏

  • @mrunstoppable5999
    @mrunstoppable5999 2 ปีที่แล้ว

    Ustaad vlog khairo noso gali ado rali 🙏

  • @mohamedosman2167
    @mohamedosman2167 2 ปีที่แล้ว +2

    Safiir somali hadii aad u timaado 3 waxyaabod ugu lmow corruption o ah musuqmasuq eex iyo reer hebel iyo gabdhaha specially Marka ay utagaan in ay dhahaan na afgaro o Gabadhaha waalahooda ah sharafkooda ay kudhaawacan walaalayalow Allah Ka xishooda sida Allah idin kugu og ugu shaqeeya dadka soomaaliyeed hadii koley inta aan sheegay nadiif Ka tihiin this message isn’t for you hadii aad tahay kuwa aan tilmaamayna Allah kabaq hala joojiyo intaas aan kor kuxusay Mahadsanid

  • @SahalXussein-wz2vb
    @SahalXussein-wz2vb ปีที่แล้ว

    HAMPALYO HAMPALYO. 🎉. WA MUWADIIN. SOMALI AH.KA SOO JEEDA. .BEESHA CIISE. EE.DEGTA. GOBOLKA AWDALLAND OF.CIISE. .INSHA ALLAH 🎉. WAN. BOOQAN. DONNAA SAFAARDA DALKA SOMALI AH.EE.WADANKA .MASAR

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 ปีที่แล้ว +1

    Is it real or advertising?

    • @mohamed6401
      @mohamed6401 2 ปีที่แล้ว +1

      Ofcourse its an advert.

  • @muscabmaxamedmursal4087
    @muscabmaxamedmursal4087 2 ปีที่แล้ว +2

    beentiisa waaye ciyaal suuqa 5 astaan aw sheegay umada nafta ayey u keeneen

  • @somcana
    @somcana 2 ปีที่แล้ว

    Waa nin wayn maha dhalin yaro.

  • @abdisatarjama4072
    @abdisatarjama4072 2 ปีที่แล้ว

    Ruuntii danjire ilyaas shiikh cumar shaqo badan ayuu ka qabtay safarada somaliya ee qaahira haday tahay diib u cusbaynysiinta safarada iyo adeega safaarada bixiso iyo xiriirka diplomasiyda..

  • @alimahamud3679
    @alimahamud3679 2 ปีที่แล้ว

    Inantay basaborkeda bishii 10 aad baan geeyay 2aadna waa soo baxay waxaas oo dhan waxaa kasii daran maalin walba waa wici jiray cid qaadaysa telkaas ma jirto waa safarada ugu liidata safaradaha somalida

  • @ashaoali8020
    @ashaoali8020 2 ปีที่แล้ว +1

    CABDINASIR SOLA WAXAAN KU FARXAA SIDA OOW UGUDBIYO

  • @hamdiupdy3794
    @hamdiupdy3794 2 ปีที่แล้ว +1

    Wadamo badn ayan ku lenahay so duub

  • @abdifitaheosman5486
    @abdifitaheosman5486 2 ปีที่แล้ว

    Reer badiye safaarada lama tuso dadka

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 9 หลายเดือนก่อน

    Wadanka soomaliya makusheg shega mase waxa kusiya abaal sheko haweney hadi lasogabiyo naag qan gar mase waayeel

  • @PlayGame-rb9ds
    @PlayGame-rb9ds 2 ปีที่แล้ว

    dadka somaliyed wxba loguma qabto safarada waa lagu silciyaa
    hadi aad manta wx uga bahato safarda somalia wlhy inaan bil iskadaye sanad waxba logugu qabaneyn
    safaradaha somalida oo dhan dulmi iyo bahdil dadki somalida ahaa lagu hayo
    ayaa yaala

  • @Abdul1842
    @Abdul1842 2 ปีที่แล้ว

    Runti waa safarad aad u qurxon lakin wanka xumahy aniga ahaan ima matasho oo anigu Somaliland bankaso jeeda marka it doesn't make sense 🙁

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm 2 ปีที่แล้ว

    Masar iyagaa caawinaad u baahan. Maxeey caawinaad bixisaa

  • @youtubelovers5056
    @youtubelovers5056 2 ปีที่แล้ว

    Safaaradaha waxay u shaqeeyaan dadka dadkooda aadaya soomaaliya raadiyaa aada visana laguma galo aduunkana waa ina bartay meel ay joogaanba passport bay gadaan oo ay dadka ku baartaan

  • @youtubelovers5056
    @youtubelovers5056 2 ปีที่แล้ว

    Dawladnimadu maaha safaarad ee waa sida dal iyo dad loo maamulo waan ka warhaynaa safaarada soomaalida waxay qabtaan daltuugsi ku nool safaaradadiisa sharaf iyo qiimo toona malaha ee viewskaaga iska cun views ku nool baa tahay ileen