Wxan aan arkeyno ma ahan waxa fiCan 😢 tiktok ayan ku arkay manta waxan uu meLay nayay dad is qaba lkn hada waan yaabay dad aa us qabin hadan hoosta is kaaga jira hadan dadka soo hor fadhisanaaya SUBXANALAH war waxan waa macsi ee ka fooGada hadii jaLe waad ku gubaNeysiin MIDA KALE dadba caadi uu arkaya oo tageeraya 😢 war iiLahy ka baqa DHAQAN KENANA HA BADALINA DHALINYARO 😢
أللهم صلي على سيدنا محمد وعلى اله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤
Radwaan wa ku slamaya lkn hal Miid aya ku sheegaya wll Ado iga Raliya Marka Barmamushka fuurayso waxa kuu fuurta Wooow oo wad Qayliisa lkn waxa kaga Wanaagsan Adu Dadaka islamaamka Salama aya ku Khayr Badan Mahadsanid zxp
Asc asxbta an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️✌️ and love somali weyn no more qabyalad somalinimo nga bdn iyo Muslinimo alhamdullilah for everything ❤
Asc Ridhwan walalo fadhlan iskudey inaad wareysiga qaabka aad u dhigtay inaad ka badasho,at least u should have put the 2 guys to sit together and put the young lady separate
Kenya 🇰🇪 is more fitnah than the west these days subhanallah. When did our people become so shameless??? These kids are not married, so why are they so comfortable showing their haram relationship publicly. Their parents failed them!
Xidhiidh kasta oo xaaran ku bilowda ama macsi, tusaale macsi dadka qaar sinada weyn baa ay u yaqaanan lkn , nin iyo gbdh kla ajanabi ah means isqabin hdna dhinaca isku hayaa, xidhiidkaasi hdii rabbi loo noqon murugo iyo ciil kaambi ayuu ku dhamaan doona. Please Allah ka cabsada wlalayaal.
Ridwan isakh wxn ka mid ahay daawadayaashada isku meel ma joogno ani iyo adi wxn raba inan adiga laftaada prodcast ka qaado side ku suurtobi karta su'aalo badan ku haya👋
Somaliyeey runta Aan ka hadalno hooyada iyo Aabaha dhalay gabadhan sidaan maku faraxsan yihiin in gabadhooda wiil ay ajinabi kala yihiin hoosta ugu jirto
Wallahi umalayn maayo indhahan quruxda badan iyo gacmahan quruxda badan inay dhaafayaan saliga nabiga .N.N.K.H🥺💓🤝
saliga nebiga ciyaarta kada oo reeb xumaanta meesha lagu hayo
Scw
Nnkh naxaris io nabad galyoh korkisa hahaato scw
Salalahu calayhi wasalim ❤❤❤❤❤
Scw
Aynu kuwada salino nebigeena mahamed scw scw
Scw❤
Scw scw scw scw scw
Scw scw scw scw
intii tik tok ku aragtee xagan u soo orday😂👋 likE
Yes😂😂😂
Waa nakanaa😂😂
Waikanaa 😂😂😂
Kulamidaa ahy
Waa ikan ani 😂😂
Dunidaan masoo marin mid ka qeer badan xabiib keena mohamed scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
❤❤ilahay khayr haka siyo ❤❤😢
Wxan aan arkeyno ma ahan waxa fiCan 😢 tiktok ayan ku arkay manta waxan uu meLay nayay dad is qaba lkn hada waan yaabay dad aa us qabin hadan hoosta is kaaga jira hadan dadka soo hor fadhisanaaya SUBXANALAH war waxan waa macsi ee ka fooGada hadii jaLe waad ku gubaNeysiin
MIDA KALE dadba caadi uu arkaya oo tageeraya 😢 war iiLahy ka baqa DHAQAN KENANA HA BADALINA DHALINYARO 😢
Sey ugutalagalen siganeysaba igu daran
Really wlhi anaba yaban ilahada hadana ayadaba ka qaldan oohosta ka galoso wlhi marwalpo waina ilalisa sharafta abaha becouse sharafta abaha io fmilygaga thy🥲alx sharafteyda weidhoranthy
@@Luulmaxaamad wlhi mcny qofwalpo asile sharaftisa ilalinkro qofna uma ilalinkro😢
Kusali xabiibkena muxamed scw scw scw scw scw
Scw
Aan ku salino xabiibkena muxamed scw❤
Subxanallah isma qaba anaa oo maxay hoosta isaga jiraan marka Subxanallah ...xaaraam waaye saan is mehersada plz si danbi la,aan u ahaatiin. Allah kacabsada qabri 2mitir oo mugdi ah baa inawada sugaayo😢😢😢
Ayda hda weyba baxde biljam aade
Waa waxaan la yaabay😢
Subxanallah😳
Wxaso dhan walidka ayaa usabab ah wayo walidka ilmahisa isaga ayaa xumanta kacelin kara wanagana uwecinkara
Scw ❤
waa cajiib 😢
Dhaqankii somalida iyo kii diintaba way ku cayaareen dadkani subxaanallah😢💔
أللهم صلي على سيدنا محمد وعلى اله محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد أللهم بارك على محمد وعلى آل محمد كما باركت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد ❤❤❤❤
Scw❤
Scw❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
ﷺ ﷺ ﷺ
Vsigw
Radwaan wa ku slamaya lkn hal Miid aya ku sheegaya wll Ado iga Raliya Marka Barmamushka fuurayso waxa kuu fuurta Wooow oo wad Qayliisa lkn waxa kaga Wanaagsan Adu Dadaka islamaamka Salama aya ku Khayr Badan Mahadsanid zxp
Good idea ❤
M.a saxiix
Asc asxbta an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️✌️ and love somali weyn no more qabyalad somalinimo nga bdn iyo Muslinimo alhamdullilah for everything ❤
Subxanallah ilaahoow dhaqanka no ilaali yaa Rabbi🤲
Joiner saaxibadda sii meherso inta aanay kaa tegin haddaa rabtid in jacaylkiinu waaro haddaa kala fogaataan isbedel wayn idinku imanaayo isku dhacaysaan masayr iyo wax imanaaya markaa yaan sidii maarish iyo qurux ku dhiigle oo kale idinku dhicin❤
Say usoo socdeen you tube may imaadeeen kuwiii anyway keep going ❤😂
Dhaqan xumada africa kajirta maanaa arka mise wax caadiya ayay u arkaan sidii dad isqaba ayay dhinaca isku hayaan ❤
Maanta ka hor intaan waligeed tiktok ku arag waan salamayaa
Ciise maxamuud iyo shiikhaal way isku washeen ani sxbky wiilkan inaderkay ah iyo qoftiisa ❤😊
Yaa shiikhaal ah
@@ZahruujAli gabadha
xaaraantahan oo kale dadka lama hor keeno oo waxad kaqeyb qaadaneysa in zinaadu iyo fusuqu faafo wayo saaxib nin iyo naaga majirto islaamka
Iyagaa is wata maxa ka halay asaga
Ilahay ha isku daayo lamaanhan quruxda badan ana gabdh baan jeclahay ilahay riyadeena ha noo rumeeyo iyo laba qof oo is jecel ilahay ha isa siiyo😢❤❤
Labo an is qabin xalal isku ahayn
O ajnabi kala ah sideey hoosta iskaga
Galaan o gacmaha isku qabsadaan
Garkiisa xataa way taabanaysaa
Subxanallaah wal ciyaadu billaah
Aaway waalidki dhalay gabadhaan
Waxan yaan dhalinyarada loga dhigin
Wax islaamku qabo si an logu dayanin
Astaqfirullah Waa xaaran waxan, ismay guursanbee siday isku agfadhiyan waliba iskugu tiirsanyihn, normal baba laga dhigaya
Ridawan walal bahjo Iyo Karshe mar so qabo 🥹
guur may gaadhin laakin fusuq iyo saaxiibtinimo xaaraana way gaadhen bay kadhigantahay yacni war ilaahay kabaqa oo wixi dhalay haysku meheriyen waxan
Waa wiil yar oo dagan masha Allah he's asking personal questions don't ever answer no matter what
Asc Ridhwan walalo fadhlan iskudey inaad wareysiga qaabka aad u dhigtay inaad ka badasho,at least u should have put the 2 guys to sit together and put the young lady separate
Iyaga isku dhagdhagan ee isgu khaladka maleh 😂😂😂
Kenya 🇰🇪 is more fitnah than the west these days subhanallah. When did our people become so shameless??? These kids are not married, so why are they so comfortable showing their haram relationship publicly. Their parents failed them!
Xidhiidh kasta oo xaaran ku bilowda ama macsi, tusaale macsi dadka qaar sinada weyn baa ay u yaqaanan lkn , nin iyo gbdh kla ajanabi ah means isqabin hdna dhinaca isku hayaa, xidhiidkaasi hdii rabbi loo noqon murugo iyo ciil kaambi ayuu ku dhamaan doona.
Please Allah ka cabsada wlalayaal.
Maanow senses the question. 5:36
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين ❤❤❤
War yaa xadhkahad goosatay ee waxan nijaastan haku dhex faafin dadka muslimnka ah ee ilaahay kabaq
Ridhwan Isack you are so funny wlhi Masha Allah mabrok ❤️💍
😂war ani kuwan maba aqani bee TikTok kala miyey kujiran😂😂
Same Hada le arky wa yabanahay 😂
Kula mid ahAy 😂
huuno bal waydii kula mid hadan tigtoga kafollow greeyay
The boy and the girl should keep DISTANCE.
First comment ❤❤❤❤ team ridwan one like
Masha'Allah fatxadooda wajiga kamooqataa 😊 I believe it the word couples Frist time cuz of zaam and junior ❤
Akhyaarta one like 😍
Ridwan isakh wxn ka mid ahay daawadayaashada isku meel ma joogno ani iyo adi wxn raba inan adiga laftaada prodcast ka qaado side ku suurtobi karta su'aalo badan ku haya👋
waa ilmo yar isku faraxsan allah u ziyaadiyo waqti wanagsan ku jiraan .
Next farhaan fashion
Ilahay ha isku dhaafo ❤
😂😂😂😂😂😂😂wlh waa dhintay saan u qoslaye😂😂😂
Ana mrka dhimanayo Ina isarka raba sidada cml😂
😂😂😂😂😂😂@@hurdae_man
haa wlhi weligay man arag😂
Laa ilaah walid miya sana kuledihiin subxnllah 😢walidkina ina wx dhaho marabi walidkyga ookle ilhy hadhowre ee ilhy kabaqa ee kudhaqma dhaqanka wngsn ❤😢
Wlhi kuwan Ani cawa lee iguhoreyso
Team TH-cam tahy miya😂
@@FARDOWSOAPDIFITAXtiktok hbn iyo maalin waan dhex seexdaa mana arag wlhi lkn maanta dhan wey iga soo hor baxayeen😂😂
Wiil iSkaYar DeGan Wye Junior ❤❤
waxaaan lalabada nagadaye tijaabi jaceylkaada sobadi😂
AYNU KU SALINO SALIGA NABIGENA SCW❤
Scw scw
clakuli xaal wada jira oo pro gabdha mzuliyad hkaa drento I. a oo ilaasho gulesta I.a wa idinku farxsanhe🎉❤
Warjecliyaaa inta u imaaady kuwrn war dartiis😂😂😂 yaaab
العلاقه غير شرعي حرام اخواني sida iskugu fhaw dihin الله يهديكم يارب
M.a her smile guleyso abayo ❤️😊
Salalahu calayhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Subaxan Lah oo isma Qaban miyan Inay isk Qaban baa mudi jirayy😮🥵😳
Ridhwan ani weyan jaclkisa
subxanalaaah dinta islamka sidaan rali kama ahhan inee iska sinees tana caadi bee lanoqoneysaa dadkan dhaqan islam malahan run ahhantii 😭😭😭
aaway dadkii dhalay gabdhan say gabdhoodo ugu ogaledeen nin ayna isqabin in ay saa dhan isugu dhagdhaan
Hoyaded ayaba ka war qabta oo raali uga ah kuna faraxsan
Ilahow adan ka magan galne 😢
Na camal yelo gabar iyo hoyaded isfahansan hadhexgalina shuboyinyahow idinka wxqarsade takle ninka iskagadgad sida inu kuqaadanayo pick me
is fahan noooceeeya wllo😢@@onlyqueen7405
Ridhwaan issack qofka kaduuway natus 😅😅
team ridwan plz 1k igaarsiiya asxabta❤
Wa marki igu horeysay asxabtas ridwanow 😂😂 wlhi
I can't believe I am the first one to view
Waa Isla jeclahay labadan lamaane❤❤
Subxanallh subxanallh 😭😭😭
No ex, no next, because single is the best 🩵😜
walidiintiina walidiin ma ahan iska badala gabar aan dhalay miyaa nin ajanabi ka ah sidas isku daba soconaayaan
Ilaahey ayaa la baryaa hada maxaa ka ogtahy in loo caaliwaayey Laga yaabaa
@@KowsarCumar-p6c caliwaayey maxaa ka wadaaneh
Waxa ubadka lagu barbaariyaa Banaanka laimadaan dhaqan xumo uf
maba jiro ilmo loo xalwaayy sis Walidka qacan bira inay kuqabtaan ayy aheed wlhi ilahoow khaatunada khyr nooga dhig
Scw❤
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤
Aniga meesha igu soo horeyyy😂🎉
Najmooy ana adn crush ku ahy hee😢
Leee wllhi beentiis waaye maxamuud ayaa ladhahaa muscab aaa😅😅
hhhh
Shaw dadka qaar amusniday kuqurux badan yihiin😅😅😅
Madaahte😂😂
Taasaan been ahayn 2 qof oo maran weeyan wlhi
Xariifka sadxeyaha waa lagu tacadiyay😂
Dhalinyaro ilahay xumanta ha inaga reebo 😮 wllhi wado xun ayaanu ku socona 2qof oon is qabin oo hadana Hoosta iskaga jira hadana bulshada so hor fadhisanaya
Lkn halkay tageyza weydii Plz
Rudwaad adi khalada galeysaa kulaahaa adi qof walba waa kaa helay miyaa uga billaaabe+ka dhex bax lamaanahaa zaam&junior ❤
Mansha alh wlhi xoog bay isugu Eeg yihin ❤walaalo ayn moodi jiray
Ridwanow yarkan waan isku egnahay isoo qapta😊
WAA DAREEMONA WAXAD NAGU HAYSIIN WARYADA
Subxanallah war qoftani ma xishootada ee ninka hoosta ka galeyso bl ila eega
Subxanallah Subxanallah allo so hade 😢
😂😂😂
Somaliyeey runta Aan ka hadalno hooyada iyo Aabaha dhalay gabadhan sidaan maku faraxsan yihiin in gabadhooda wiil ay ajinabi kala yihiin hoosta ugu jirto
First comment 😅😅
😂😂😂
Inta Factbook kaso aragty 😂
This family so fny❤
Dadka qaar aamuskey ku qurxoonyihiin😂
ᴡᴀᴀ ᴋᴜ ғᴀʜᴍᴀʏɴᴀ ғᴀᴍɪʟᴋᴀ ᴋᴀ ʟᴇᴇxᴏ😂
😂
Maseerka yaa lagaa dareemin😂
𝐡𝐚 😂😂😂😂
Ayy gabdhan khatarsanaa lkn zxpow wilkan gabdha ma ilashan kare iso qor lanbarkeda an si balnsade😂❤
Salalaha calayhi wasalam salalaha calayhi wasalam salalaha calayhi wasalam
Maanow hayeh sidee dareemeysaa 😅
Wlhi he feel Sad😢
Tayari waa caruur meel kasta wa loo hogaamin karaa layskuma halayn karo😂😂😂
SCW❤
Indho adkaa wa isjeclnahy kulahaa Ani oo qof wayna hadii wiilashu iarkan nin an lahadlayo kurka laiga goynaya ayaguna sharicayba sodhigayan
😂😂
Subxanallah waxaa lamaryaa heer lagu faaano xaraanta iyo Dhaqan xumada waxn wixii dhaly may qabsadaaan Dadaka fasadinya uf
Islam is the way.
Ridwanow qusol aa igu dishay🎉😂😂
Wllhi su,aasha aan ridwaan weydiin lahaa ayey iiweydise😂😂😂😂😂
(😂)__😢__(😂)___(❤)=😭
(😂)__😢__(😂)___(❤)=😭
(😂)__😢__(😂)___(❤)=😭
(😂)__😢__(😂)___(❤)=😭
(😂)__😢__(😂)___(❤)=😭
😂
MUQAALKA IGU DHERAADAY😂
❤😂🎉😢😮😅😊❤😂🎉😢😮😅😊❤❤
Assalamu alaikum walal videoga doodwadag noso geli pls// fatma iyo hawo
Ridwaan su'ashanoga jawaab dee😂 xageed u baxsatay😅
Ka dhamada lamanaha wey is agfadhiyaan more xuman ma sameynayan waad qalad fahanteen
Diinta islamku way xaarantimaysay dad an is qabin in ay isku so dhawadan
Iska ag fadhiga nuucaan ah waa xaaraan jirkooda maronkaliya udhaxeyso
Keep going zaam & joiner ❤
Ridwan legend wankowataa
Dadkan lamaane wye guur qorsheynayaan somali maseer badna 😂
Lamaane dad isqabo la dhaha dad aan is guursan yaa ubaneeyay Inee hoosta Iska galaan
Wlhi gabdha funny wye 😂😂😂
Qooò