Dadkaan respect ku waashay ninkan waxa la weydiinaya waxad ku xamatiin marka asagana wuu cadeeyay wax walba somaliyey xantiina in dadka laweydiiyo marabtiin waadna ku xamaneysin Ridwaan best podcast waaye
Sidii dumar maseersan ba cunuga u wareysatay Adeer Respect garee dhalinyarta adaa marti lagu yahay Reer baadiya thay wlhi interview sida dadka loga qado ma taqaanid
Wallahi anba xitaa waan dhameysan waayey qof wax bartay ayaan moodijirey balse muuqalkaan waxan ka bartay Ridwan caqoon bu ubahanyahay. He’s not good at interviewing people
I just love ridwaaaannn😂 Somali people don't know how broadcast should be done 😂 This is how exactly how it is done 🎉❤_____wixi kibir badan dan asaga mel nosara😂😂🥰🥰
Asc asxbta an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️✌️ and love Somali weyn no more qabyaalad somalinimo naga badan iyo muslinimo alhamdullilah for everything ❤
Ninkan wareysigiisa waad ku ceebowday Ridwanow wlhi si aqyaarnimo iyo reer magaalnimo ayu kuila hadlayaa adigana weerar aan dhamaad laheen ayaad ku bilowday Shmae on you
@@dalmarplatnumz9970 🤣🤣🤣 Are you kidding me mate??? You taking that moron as an example? What is wrong with you? Its seems your parents failed to discipline you like Ridhwan’s parents
Bro this is exactly how broadcaster should prope people and know that it's not a matter of asking people as per their need and perspective. Ridwan keep going legend
Waa taan yaabanahay, runtii ani maba daawado badanaa soomaalida aan ka ahayn Asad oo isaga meelahiisa iska qaraabta badanaana aan galin buuqyada lkn ninkaas dadka martida u ah siduu ula dhaqmayo ayaanba ka yaabay. Malaha waa dad uu xarash kala dhaxeeyo oo uusan rabin inuu si toosa u wajaho
Ridwan si reer baadiyo nimo ah buu su'alaha u dhigayaa, lkn si geesinimo ah oo kibir ku dheehan yahay buu ula qaad qaatay hanad na laangaab ku ha masayraan hanadoow ina adeer cadow gaa u nolow❤
SOMALI maryooley in wax la qarqario jecla Broadcast micnahedu wa in runta laga wada hadlo oo qofka su'aal kasta la wydiio Ka leexda ridwaan Ridwan isak from duriyada wanu ku wadanaa wllo Go ahead💚🥚♥️
Piers Morgan is not a professional journalist he’s been kick out of all national media platforms that’s why he has a TH-cam channel and most of the ppl despise piers Morgan he’s an idiot and an Israeli puppet
Ridwaan waa inaad Raligilin bixisaa ninkaan asaga oo gurigaa jogaa ama goobtada you didn't show him even small respect 😮 Your fucking guy bro Abwaan hanaad we are with you bro ❤
Ayantan nago xuno comments. Ka masaha la dhacaya so baxay e mel walba ka qironaya wlh 😂😂😂😂 yap sase mel walba oga oynayan.rali galin bixi bey ku washen😂
@@abdiwahabadan6584 bro Qofka su'aalaha lawaydiinayo waa Su'aalo bulshada kuxidhan madaxooga kaguuxaysa marka isagay jaanis utahayba inuu wixii beene dhaho wxaas masameeyo ceebna maaha maxaa lawaydiin lahaayoo kale ma wasiirka maaliyadaa mise waa midka difaaca maxa Qof kasta su'aalaha ku Haroon ee dadku is waydiinayaan in si public ah loowaydiiyo wax ceeba Uma arko
Ridwaan waa rer badiye laga bad badiyay uff war bax kulaabo nimamki & nagihi aa warka ukala qadi jirtay bullshit ba tehee🤮 hanad waa wiil yar abwaan ah qurux badan aad & aad uxishma badan❤ Cadanta ilaahy ba udhaliyay qofki cadba ma qas qas bu is mariyay stupid ba tahay ridwanow wlhi hanad qofkii live u arkay unba garanaya cadantisa wuu udhashay ✍️we love you hanadow wll waligey qof ka xishmad badan ma arkin wlhi oo social media ha joga respect🙏🏽
@@BahjaSiyaadmaxamedsocial media ha qofla marlu qof ladagalo dhan magac ya ubixiyan waa iska caadi lkn ina tv laso farisato ma qas qas ba ismarisa waa qalad wariyaha inuna xirfad ulahayn bu is cadeyay dhoocilkan hanad qofki arkay unba arkay Hadu is caden laha mohamed buskut cml 10 color ahan laha😂
Allow alle ninkan hanad la leeyahay koley wa nin Somali 🇸🇴 wuxu diidaya inu dhaho ha barya laygu so daaye kibir faqiireedka iyo nimanka somaliyed way wada dhashen 😂😂😂balaayo iska dhigayan good job issack
Ridwan waa nin adag wyo ninkan wuxuu weydinaya wayo wuu ku saxn yahay wyo wx qalad majiro waa un muhimada barna mijka keep going ridwan isack is not easy
Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W
😭😭🙏
Salalhu caleyhi wasalm
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
Scw scw scw
Scw scw scw
Allow asad laxaadkiisa udhameystir yarabi 😢😢😢😢
Wllo asadkaan yaa waa bal ifahamsii
Asad hajio@@NasteexoCabdulqaadir-cs2eq
Aamin aamin ilahow wllkena ased lugihiisa ha u soo celi😢😢😢😢
@@NasteexoCabdulqaadir-cs2eqanagaa garaneyna wll
Aamiin yaa rabi🙏
Kusali xabiibkena Mohamed scw scw scw scw
Hanad is a true legendary man with calm and reasoning answers to forehead questions despite Ridwan's clueless attack.
Wallahi waa runta Mashallah
That’s true this ridhwan guy is a little bajaq doocil cml uu dadka uwareystaa
Somali
Dadkaan respect ku waashay ninkan waxa la weydiinaya waxad ku xamatiin marka asagana wuu cadeeyay wax walba somaliyey xantiina in dadka laweydiiyo marabtiin waadna ku xamaneysin Ridwaan best podcast waaye
Really wllhi❤🫡
Wixiisu waydiin kabadan wuuba ladoodaya sidii inuu danbiila yahay 😡😡🙄
@@vansahal2286 nin rag ah see dawo cadeeyso ma marsatay uu weeydina unprofessional waye walahi. hadana nin Ogaden Allah heybad kusi yay cadi😏
@@FadumaHassan-dg9ub doqonsanidaa adi?
@@abu-ff8ws ?
Caawa waa JImcee aan KUSALINO xabibkeena muxamed صل الله عليه وسلم ❤❤❤❤
Scw scw scw
Salalaahu calayhi wasalam ❤❤❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
Scw❤❤scw❤❤scw❤❤❤
Scw ❤❤
Sidii dumar maseersan ba cunuga u wareysatay Adeer Respect garee dhalinyarta adaa marti lagu yahay Reer baadiya thay wlhi interview sida dadka loga qado ma taqaanid
Qof walbo qaldan mxa dumar ugu tilmamtan qofka wu qaldamay dadka dhan si macqul wx uga shegeen lkn fikirkaga adiga asi wx ma dhaamo
𝐌𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫𝐤𝐚 𝐦𝐚𝐬𝐞𝐫𝐬𝐚𝐧 𝐞𝐞 𝐚𝐝 𝐮𝐬𝐨 𝐡𝐚𝐥 𝐡𝐚𝐲𝐬 𝐪𝐚𝐛𝐬𝐚𝐭𝐚𝐲 𝐦𝐚 𝐚𝐝𝐚𝐲 𝐤𝐮 𝐭𝐮𝐬𝐞𝐧 𝐦𝐚𝐬𝐞𝐫𝐤𝐨𝐨𝐝𝐚 𝐚𝐝𝐨𝐧 𝐝𝐮𝐦𝐚𝐫 𝐡𝐮𝐛 𝐚𝐡𝐚𝐧 𝐮𝐬𝐨 𝐪𝐚𝐝𝐚𝐧 𝐜𝐚𝐚𝐝𝐢 𝐮𝐦𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐢 𝐤𝐚𝐫𝐭𝐢𝐝🙉
Dumarka waa 50 marka Raga wey gubaysa inaa lagu tilmaamo@@yasmine11.11
Dumar masarsan maxaa ka khaldanto dad maha miyaa wixii xumba xawa leh
Walhi wa runta😂😂😂 wa badiyee
Ridhwan wllo saaan ma fcno 😢wiilkan wa maskin wlhi calosha iga huriyay su alaha qar wa laga gabsadaa markasta respect muhiim waa
Ridwaan inuu aqli leeyhy ayaan moodi jiray waa wallhi waxba kuma jiraan
Wallahi anba xitaa waan dhameysan waayey qof wax bartay ayaan moodijirey balse muuqalkaan waxan ka bartay Ridwan caqoon bu ubahanyahay. He’s not good at interviewing people
Hanad dadka dhan qalad ayay ka aamini jireen waa wiil fcn walahi oo respect leh bal fiiri neefkan su allaha uu waydiinayo
Rithwaan waxan waa doqoniimo ayaaan leyhy Wana daciifnimo
Hanad keep going wllo❤❤❤❤
Ani saan ufahmee wey isfahamsaanyihiin dadkaan view rabaan iney kuuhelaan saas an iskulaa hadalno isdhaheen😂😂😂
Maskiin ma arko libaax wye ridwaana wa la bahdilay manta😂
I just love ridwaaaannn😂 Somali people don't know how broadcast should be done 😂
This is how exactly how it is done 🎉❤_____wixi kibir badan dan asaga mel nosara😂😂🥰🥰
Yeah 😂
Kibir buu bartayeeey walee nin ragaa helay Ridwaan hore u soco
Ya aftahansan labadooda ya codkarsan ya landhereysan viva landheraha Ogaden 🇬🇲💔 ❓abwan hanad
Vivi ridwaan nin waxbartay 😅😅😅😅😅😅😅😅
First comment aynu kuwada salino nebigeena maxamad scw scw scw
Scw
Salalaahu calayhi wasalam .
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
Scw
صلى الله عليه وسلم
Ridwan wabu kaso daraya wxey bila respect tiguh😢
Nolosha fake ah ayaad jeceshihiin inaad kunolataan
@@abdimohamud4357 qof laxish meynayo maa nolol fake ah?
@@abdimohamud4357 Lagend 🎉
@@abdimohamud4357no there’s a difference of asking tough questions and being openly disrespectful
Naaa ninka halaga hadashiyee amus qumayahay baas
Ridwan dhaqankn iskabadal maficno ninkan si ragnimo ah ayu kaga jawabaya hadalada qaar kafiirso 👏🏽
Asc asxbta an ku salino xabibkena Mohamed scw an ku xamdino allah SWT peace 🕊️✌️ and love Somali weyn no more qabyaalad somalinimo naga badan iyo muslinimo alhamdullilah for everything ❤
I like how he constantly says 'cousin'this guy is respectful and knows his boundaries ❤
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
❤❤❤
Another personal attack 😂😂😂❤❤
For real!! 😂😂😂
Wlhii Ridwan personal attack cadi eheen uu wadaaa😂😂😂
xamda qasqas ba la edbinaya
Ninkan ina laga tashadaa wayaa😂😂
Fact🎉😂
podcast faqiired kaa tahay was wax bilaa respect ah baa tahay
I know I couldn’t finish the video. Waa dhaadhaa! He doesn’t know how to talk to people
Walahi ridwan wa doqon lax
😂😂@@ghettoangel7740
Hanad handled this interview with professional despite ridwan personal attacks. Ridwan please respect your guests.
Qolbu ku xidhna suu iswalaya 😂 ridhwan cuqdad male tnx from landers ❤
waraysi❌️personal attack✅️
Correct 😢
Ninka wiilka wuxuu u waraysanayaa sidii nin ka masayrsan war waxa. Doqon waaye wiilka waad wacayay marti buukuu yahay respect samee wax doqon ah baa thy inuu ku dharbaaxo baad caq uuleedahay waayo xuman baa kaa muuqata
Wiilkan habaryar ka u ahay midabkiisa wuu ..udhashay dacaayada halaga daayo ❤
Reeraha qaarkood waligood qof cadba meeyna arkin😂
@@Ms.4ever33😂😂
@@Ms.4ever33😂😂😅 that true reer koonfur qof cad ma laga helo
Ninkan wareysigiisa waad ku ceebowday Ridwanow wlhi si aqyaarnimo iyo reer magaalnimo ayu kuila hadlayaa adigana weerar aan dhamaad laheen ayaad ku bilowday Shmae on you
Good job ridwaan isacck si wanagsan bad wax ugu shegtay
I feel Ridhwan RUDE! You gotta talk to people respectfully brother wether you like them or not! They’re your guest treat them with xishman
It's professional ..what he's doing is right have you ever seen piers Morgan interview's...?
@@dalmarplatnumz9970 🤣🤣🤣 Are you kidding me mate??? You taking that moron as an example? What is wrong with you? Its seems your parents failed to discipline you like Ridhwan’s parents
Bro this is exactly how broadcaster should prope people and know that it's not a matter of asking people as per their need and perspective.
Ridwan keep going legend
Yes
He is moron! Period
ninkani ma garanayo sida dadka loo warysto qofku wuxuu doono ha ahaadee you have to show an respect
Waa taan yaabanahay, runtii ani maba daawado badanaa soomaalida aan ka ahayn Asad oo isaga meelahiisa iska qaraabta badanaana aan galin buuqyada lkn ninkaas dadka martida u ah siduu ula dhaqmayo ayaanba ka yaabay. Malaha waa dad uu xarash kala dhaxeeyo oo uusan rabin inuu si toosa u wajaho
Ridwaankii miyuu wareeray sidan interview maaha dhaqanka waxka badal Subxaanallah
Aniga xitaa waan yaabe wareysi ma ahn waa wareer toos ah
Ridwan caawo xagee weerar ka yahay, mise waa Ridwan raboot ah
Interview ga saxda ah weye sidan wax soo baro nio
Ridwan waad kusaxsanthy wll wuu kuqaldanyahy wiilkan inuu dhaho dawladba iixidhatay oo mid kala iso daysay wxn fariin halkan uga diraya wiilka wiilyaw intaad dhawdahay wiil yar oo dhalinyara thay kabax umuuraha kale aad kudhex medhanayso mustaqlbalkaga umaa wanagsana
Wiilka ridwan waa wiil bulshaawi ah oo ummada somalida ixtiraam iyo qadarn uu haya future wanagsanna leh dadku sidaa ay uukala wanagsanyhiin ayay uukala huromaran hore usoco wll
Ridwaanoo. Eey. Eeydhalay. Oo reer baadiya ah. Oo Respect aan laheen. Qaabka suaalaha laisku weey diiyo baro. Naclaa wasiirtaa kuyaale uf 😊
Astaaqfurulaah dheh
Adigaa jaahil ah wax soo baro nio ani xitaa sida cml wax u waydiin lhaaa
Shimbir duul duul badan marbey af libaax gashaa 😂 hanad isn’t easy 😂😂
😊😊 26:34
Ridwan si reer baadiyo nimo ah buu su'alaha u dhigayaa, lkn si geesinimo ah oo kibir ku dheehan yahay buu ula qaad qaatay hanad na laangaab ku ha masayraan hanadoow ina adeer cadow gaa u nolow❤
Hadalkaaba ku dhegay nio 😂😂😂
@@NajiibXiishadal na ma yaqan xeelad na ma hayo😂
Ninkaan sida dadka loo wareysto ma yaqaan wlhi qofka sidaa rabto looma wareysto pls iska joji wareysiga
Ridhwan nin wax bartay waye he has to ask nolashan qiyaliga ay kujuran ciyalkan waxkala mothayin.
Qof cilmi leh waye ninkan ridhwan
He's doing a interview you guys need leave ridwaan alone ino soo badi 😂
Reer baadiye tahay ridwaanow lakin hanad si kibir iyo qab leh buu warkaaga kula qaad qaaday hadalkuna kugu dhajiyay legend weye hanad ❤❤❤❤
Haa dad baa umaleyo in hanad oo hadlka jilciyay wa nin raged meel buu iska saaray
SOMALI maryooley in wax la qarqario jecla
Broadcast micnahedu wa in runta laga wada hadlo oo qofka su'aal kasta la wydiio
Ka leexda ridwaan
Ridwan isak from duriyada wanu ku wadanaa wllo
Go ahead💚🥚♥️
Kuma wadano hoyadi wasa caqliga yar
Waxani ma waraysibaa mise ciil baa layku qabaaa😂😂😂😂
War waxan ridwan la leeyahy aqli yaraaa, saan inuu ku saxanyahy ma isku qabaaaaa😂 xoolo waaye
Ridhwan Qofka marku Studio kula joogo magantadu kujera haa kufoganin Suualo wad warsan karta Balse shaqsiyadisa waxn haa kashegin ❤❤❤❤❤
Ridwan inaa doqon tahay hadaa ogaaday respect wiilka umuuji😢
Thank you so much Ridwan! Wallahi Ridwan waa nin aqli leh, wuu fahmey in uu hanad beenaleh yahay iyo nin xun oo la so tarxiiley.
HANAD WALAHI WAA LEGEND LKN Ninkaan Inuu isu Dajiyo Ayaa Yara Muhiima 🙋♂️
Yaab ninkan ridwaan isack waad kasii daraysaa dadku marti bay kuu yihiine ixtiraam u muuji oo si akhlaaq leh u warayso yaahuu!
This is the right way for interviews. Wareysiyaha calamka san waaaye .Go watch Piers Morgan
Meelkasta personal attack waa khalad imika wuxuu leeyahay waad is cadaysaa baa lagugu xantaa markuu idhi isma cadeeyo inuu halkaas kaga hadho bay ahayd😢
Piers Morgan is not a professional journalist he’s been kick out of all national media platforms that’s why he has a TH-cam channel and most of the ppl despise piers Morgan he’s an idiot and an Israeli puppet
Mid kle Qofka labintisa lama Xaqiro Abwan Hanad waaaa Hal Aabuur lasoco ❤❤❤🎉
Allaa ridhwan wad la go goday sidi wax nol bad u warysatay😂👏
Personal attack😂
Ninkaan waxiisa wareysi ma ahan waa weerar hanad dulqaad ayuu leeyahay m.a
Wlhia handa waa nin raga waa iska celiyay wiilkn 😂😂😂nin raga weye handa😂😂😊
Haa wlhi lkn wax yar isla wayni ah ku jirta😢
Dambi baadhis miyaa mise waa simple podcast. respect-ga waa mubiim.
Ridwan, stop attacking this legend. He's wonderful ❤❤❤❤
Hanad waa smart, Lkn kalsooni-darro ayaa dilaysa, Hadal-walba oo lagu dhaho saamayn buu kureebayaa naftiisa🙏
Ridwaan respect your interviewee, Please🙏
No it’s not low confidence hanad is from a different culture that speaks with calmness and respect
Bro these guy is legend
Ninkaan ridwaan ah xumaa xolahaa 😅
Abwaan hanaad wlx dulqaad buuxa weyaaa ❤
Ninkaan suaalo qaldan ayuu weydinayaa dadaka ridwaan wAwalatay markaan
Ma aragtay
Hanad Masha Allah waxaad tahay legend and wonderful person, very respectful.
25:35 wuu garaacay wlhi ridwaan waa legend kkkk
Nio waxan waraysi maahe ninka caadi bn ugu socotee ma xarash baad u haysya 😂
😂😂
Uu ka masayrsanyahy mala xabad buu ka qaaday 😂😂
@@Cayuush444 lkn hanadku waa nacas ninka wx ba iskamu odhan
@LiveTikTokSomalip eople nin hadlay nin amusa kabadiyay
Hanad waa legend waa gob gob dashay ❤
Runtii qof wax ka yaqana baa tahy shurcaha dawladnimo from somliland
Hayeey khaatumo isteet
Hanad quruxloow, midab iyo muuqaalba. Very handsome. Nin uu soo casumay oo marti u ah ayuu ku saqajaamayaa.
😂😂 is gijin baa ku jirta Kan yaree cas garan mayee ridwaan geesi su aalaha halkeedu dhigay ❤
اللهم احفظ اهل فلسطن والمسجد الا قصي من كيد الظالمين وايدهم بنصرك وقوتك اللهم انصصراخواننا المجاهدين في فلسطين❤❤❤امين يارب العالمين❤❤
آمين ياربّ🙏
Aamiin yaarabi yaa raxmaan
Aniga wilkan caaadi u arkay wax qasqas ah kumamuqan caaadi wa qof midabkisa wa caadi
Waa loo jeeda nin cadaan u dhashay inu yahay waliba karti badan aftahan ah masha allah
Abayo wlhi blhi hoyadii ayaa kacad iyo walalahi xata hadal da ayaad wilkan kuhaystan somalida waa khalad hand wuu cadyahay
DURIYADA ISAAQOW WA IN AAN GAADHSINA 1M PLZ PLZ WAYO RIDWAN ISAAQ WAKA INOO HADLAY
🤮🤮🤮🤮
Viva somaliland 🎉
Hush nagalatag nacasnimada
Hoyada izaaq was nagala tag qofkan xola ah
Dulqadbadanaa hanad intaba ma fadhiyeen marka su Aalaha qaar la iwaydiiyo😌
Mar horaan turyeyn lahaaa dameer afka xum😂😢
Interview❌️Personal attack✅️😂😂😭
Ridwaan waa nin rag ah walahi masha allah hore u soco walaal qof aad u dagan baad thy oo aan hadal khaldan ka tagayn
HANAD DHEH
Mxanunsanthy
Ridwaan waa inaad Raligilin bixisaa ninkaan asaga oo gurigaa jogaa ama goobtada you didn't show him even small respect 😮
Your fucking guy bro
Abwaan hanaad we are with you bro ❤
Who are you mrka qof rali galin ku amreso ado lagu aqon e mel baraqa😂😂😂😂😂
Sobob 😂
Yuu xolo kadhacay ridwaan hello reer huu haa 😅😅😅😅😅
Mr. Hanad markaa kuleeyahy waa respect kulahaa.. respectiga su'alahaga ku dabaqi waysey ma eray baa ku muujine war niow xishood oo quud hadaa raadinaysid si sharaf leh ku raadi aduunkan 2da galina ha isku ceebayn sharftadana ilaasho yutub waligaa ma dhex taagnan doontide.. dadku waa hantiye beero asc
Hadal qurux badan masha allah
Ridhwan baadiya iska daa podcast respect sii 😢
Maaha adeer somalidu, runta isuma sheegto, Runtu waa qadhaadh somali been ku nooley, ridwaanow ku soco boowe isha farta ka gali, wixii aan waxba isla hayn.❤
Ma ileynimad u difaci wll😂
@@munakhayr2866 qof dhan oo yaa tahay ka xanaaqaya maxaa waaye?
@@munakhayr2866 Somalidaan beenta kuwada nool ka yaabay, iminka yarkaan cidna waxba kuma samayn suaalo uun la waydiiyay, waabu ooyi gaadhay.
qof igu fikir ah adiga lee arkay somali run iskumasheegan ninkan suaalihi loobahna uu dadka weydiya
Sidaad dadka wax u waydiisid waa Top respectga dadkaan kuwaashay ma waraysi beenaad rabtiin waxwalba runta halaga sheego Waysan ahayn Guryihiina jooga warysi habixininee
Maya bro naagta kalatagteen sheeg , qas qas Miya marsata waxas suaal Miya oo weliba public ah . Asago arkayo midibka ninkan Allah siiyay
@@abdiwahabadan6584de waa su aalo caadiya isaagan hanad social is keenay midabkan adba kuma dhaaran kartid inuu u dhashey
Ayantan nago xuno comments. Ka masaha la dhacaya so baxay e mel walba ka qironaya wlh 😂😂😂😂 yap sase mel walba oga oynayan.rali galin bixi bey ku washen😂
@@abdiwahabadan6584 bro Qofka su'aalaha lawaydiinayo waa Su'aalo bulshada kuxidhan madaxooga kaguuxaysa marka isagay jaanis utahayba inuu wixii beene dhaho wxaas masameeyo ceebna maaha maxaa lawaydiin lahaayoo kale ma wasiirka maaliyadaa mise waa midka difaaca maxa Qof kasta su'aalaha ku Haroon ee dadku is waydiinayaan in si public ah loowaydiiyo wax ceeba Uma arko
Aad iyo aad been bay rabaan iyo riwaayad.
Rudwan is a highly educated person.
Team samiya one like
Samiya 2 bil ayay caan caan dhalay kunoqotay oo kugaadhay TH-cam-ka 358K subscribers🙏
Who's samiya
Winer sanis❤
Samiya my love 💓
Who is samia??
Ridwaan waa rer badiye laga bad badiyay uff war bax kulaabo nimamki & nagihi aa warka ukala qadi jirtay bullshit ba tehee🤮 hanad waa wiil yar abwaan ah qurux badan aad & aad uxishma badan❤
Cadanta ilaahy ba udhaliyay qofki cadba ma qas qas bu is mariyay stupid ba tahay ridwanow wlhi hanad qofkii live u arkay unba garanaya cadantisa wuu udhashay ✍️we love you hanadow wll waligey qof ka xishmad badan ma arkin wlhi oo social media ha joga respect🙏🏽
kalmada qas qas qaar badano ka xun ayaa ku caaye haka jaahil saro
@@BahjaSiyaadmaxamedsocial media ha qofla marlu qof ladagalo dhan magac ya ubixiyan waa iska caadi lkn ina tv laso farisato ma qas qas ba ismarisa waa qalad wariyaha inuna xirfad ulahayn bu is cadeyay dhoocilkan hanad qofki arkay unba arkay
Hadu is caden laha mohamed buskut cml 10 color ahan laha😂
Ninka raga shaqsiyadisa uday adiga miyu ku hysta kalexo wllo
Aggah war wuxu waraysi xumaa lkn legend baa ku helay
Hanad wlhi waa wiil ixtiraam bdn msha Allah dadka kaa maseersan hau joojin ina adeer❤
Ridwaan dhib badanaa, Baryaa Lagu soo dayey kulaha 😂
RIDWAN SOMALILAND WU GARAB ISTAAAGAY WAYO HAMDA. QASQAS WUU KA DHIDIDIYAY
Ciyaal anaga nin naag lagu tilmaamay garab istaagayagu maaha ciyaal baa tahee
Somaliland waxa caadi kaa ah khaniisniimada sababtas keenaysa iney niin rag ah oo sharaf leh xumaato ku tilmaamaan
@@baaqshacab1440qaniis ciday caanka ku ah waa la yaqaan sinjiyadada wase somliland qalbada ku jebise😏
Respectgu wa shayqaliya imika wiilkan isaga wacdy hadana hadana wax Respect ah uma muujinaayo hanad may ahyn inuu qof caynkana la sii fadhiyo
Dadka Waa Inaad Xushmeesid Ridwaan MAALMAHAAN WAAKA BADBADINEESAA
Deeq darjo ba ka wnagsan ridwan isaaq respect malihid
اللهم صلي وسلم على نبينا وحبيبنا وقدوتنا وشفيعنا وعلى اله وصحبه وسلم أجمعين
Afsoomaali cajiiba buu kuhadlayaa Hanad waaw lakin wuu dulqaad badan yahay aniga dharbaaxadaa iga horeysa😂😂😂 baaaaab camal
Walhi caawa ridwaan nolashalaku qabataye
Sidan khalad wyh siduu kuugu yimid oo respect kuu siiyay adna respect muuji
Allow alle ninkan hanad la leeyahay koley wa nin Somali 🇸🇴 wuxu diidaya inu dhaho ha barya laygu so daaye kibir faqiireedka iyo nimanka somaliyed way wada dhashen 😂😂😂balaayo iska dhigayan good job issack
I like the way you asked questions Ridhwan keep going 👍🏼👍🏼👍🏼
Cawa ridhwaan madaxa looga istage 😂
Education is the best
Ridwan waa intelligent person
Education ma nocaan baaa
Ridwaan ninka janis yar buu ku doonayaaa ninkaana dufaac yadii ayuu badsadey wala kala shakiyay weye aruntu😂
Podcast waiting wixii jiro liskuwarestaa respect meshan shaqo kumalahan
Hanad waa RESPECTFULLY 💯 nin culus waaye.
Ku sali nabiga wll
ﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺﷺ🙏
Scw scw scw
Scw scw scw
Hanad is not easy 😂😂😂😂😂 legend
Ridwan waa nin adag wyo ninkan wuxuu weydinaya wayo wuu ku saxn yahay wyo wx qalad majiro waa un muhimada barna mijka keep going ridwan isack is not easy
Nacalaa ku dhalaye ninka caadi u warayso hanad isn't easy ❤❤❤❤
I love this interview 🎉🎉🎉 Hanad qasqas 😂😂😂
Wxan podcast ma ahan waa Zero00 Respect
Some Questions need lessons....this Ridhwan guy should be taken back to Class wallah
He is taking his guests for granted 😅
Bilaa Respect buu mujinaya ninkani inankan yari waa miskiin Guulayso Habo❤
Aniga 2dan qof wxyba ila muqdaan dambiile ka cararaya su aalaha saxda ah geesinimo mujinaya lkn gariiraya iyo nin dambi baadhe ah oo shqadiisa gudanaya balse mafahmayaan dadko dhan wa wda qasqas un isma dhaanto baa comment iskaso buxisay always ridwan the legend🎉
Weyba igayaabiyen personal attack bey kuwaashen somalidu run iskumasheegan
Ridwaan wax bila wajiya thy ninka raga si wacan ula dhaqan aduu marti kuu yahe respect gare
Ridhwan Talo ayan kusinaya Xaqa io Xududka ilali Haa ku fooganin Abwan Hanad waaa Hal Aabuur manso tiriyo
Hanad maanta ka hor mucarad baan ku ahaa lkn hada kadib 🫅🔥
Wlahi maskiin wye sxp anigaba waa ka naxay 😢💔