Siciid Qalinle Feat Maxamed Dayax | SAAXIIB - DEAR FRIEND | New Somali Music | Official Video 2023

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024
  • SAAXIIB QALBI DHAAWAC QABA
    QOF DIIDDAN DAREEN U QABA
    QANDHOODO CAASHAQ DHIBAY
    MIYAA DAWO LOO QORAA.
    MY BUDDY, KEEP IN MIND
    THAT ON BAD DAYS, MEN STICK TOGETHER..
    You can watch in English with closed captioning.
    ------------ -----------
    HEESTA SAAXIIB
    CODADKA: SICIID QALINLE IYO MOHAMED DAYAX
    EREYADA: CALI HAYBE
    LAXANKA: SICIID QALINLE
    MUSIC: HAATUF YARE
    CAMERA CREW: CJ AMIIN from ‪@cjaminfilmmaker‬
    KHADAR WAQAL from ‪@WaqalStudio‬
    DIRECTED BY: CJ AMIIN
    PRODUCED BY: ‪@ABDIASKARITUBE‬
    ---------------------------
    Subscribe for more awesome content (IT'S FREE) bit.ly/3oTYCR1
    It would be wonderful to follow us on our social media platforms.
    / @abdiaskaritube
    / abdiaskaritube
    Twitter: / abdiaskaritube​
    Instagram: / abdiaskarit. .
    TikTok: / abdiaskaritubbe
    Email: abdiaskaritube@gmail.com
    ''Thumbs up if you think I brought this video to your attention'' Thank You.

ความคิดเห็น • 465

  • @ABDIASKARITUBE
    @ABDIASKARITUBE  ปีที่แล้ว +236

    Raggu Way Isu Miciinaan
    Markay Xaaladuhu Jeexjeexaan!
    ‘’Watch In English with Closed Captioning’’

  • @zaalah___garaadkah..620
    @zaalah___garaadkah..620 ปีที่แล้ว +446

    Waar meeyiiN dadkii nabigena m0hamed jecLaa....🥰❤

  • @alizamoha4845
    @alizamoha4845 ปีที่แล้ว +87

    1m markee gaarto hadaa qoralkeyga argto likta haila dhaafin🥰🥰🤚🤚🖐

    • @yaxyejamaal4689
      @yaxyejamaal4689 ปีที่แล้ว

      2.2m ayuba mrya grtan arky😆😫

  • @amiinshiine4661
    @amiinshiine4661 ปีที่แล้ว +142

    Saxiib qalbi dhaawac qaba
    Qof diidan dareen u qaba
    Qandhoodoo caashaq dhibay
    Miyaa dawo loo qoraa.
    🥰🥰🥰🥰🥰
    Saxiib maalmaha qadhaadh
    Rag waa wada qaybsada
    Qisada kugu taagan iyo
    Si wayn arrin iigu qeex
    😍😍😍😍😍
    Qisada kugu taagan iyo
    Si wayn arrin iiigu qeex
    🤩🤩🤩🤩🤩
    Jacayl qara wayn jacayl
    Qabyooboo aan hirgalin
    Ayaa i baday qawmamada
    💓💓💓💓💓
    Noloshu waa wada qisee
    Hadaad iga qaadan talo
    Saxiib qof ku jaray ilaw
    💞💞💞💞💞
    Xasuusaha qiirada
    Hadaan lala qaybsanayn
    Qaraar adag yeelo oo
    Qoontaada dhayoo ilaw
    Ka qanac quusoo ilaw
    🖤🖤🖤🖤🖤
    Saaxiib igu qaaliyo
    Qawlkiyo hadaladad i tidhi
    Anigu kula qaatayoo
    Hadaan baryo qubay ilmada
    Naftayda dibbaan u qaban
    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatimaahmed465
    @fatimaahmed465 ปีที่แล้ว +197

    Aduunka hal saxip ka lahaa😥ilaa yaranteydi waxay ii ahayd sxp walbe nolashayda ila mareyso🥺wlhi intaan ayada ii nooleyday wax wlbe adag ayada yaa ii qaban jirtay talo fican isiin jirtay waqti hada laga joogo 3sano ayaan xarir jacayl lahaa 😥wiilki aan jecladay yaa meel midlo iga tagay 😥ereyo waano gal ah oo ayada isisay ayaan oga godbay nolashi adkayd oo aan ku jiray waqtigas😥😥sxp wlhi wn kuxisay 😥ku tabay 😥😥dabada mana sameysan sxp kle waayo adiga yaaa wali qalbigayga ku nool😥 rabbi wxn kaga baryaya sidan ku jeclahay in uu ku jeclado janadi hoy kaga dhigo😥😥🤲🏻 wxn ku wayay sxptay qarax ka dhacay muqdisho😥😥🥺

    • @missmushtaq6566
      @missmushtaq6566 ปีที่แล้ว

      Wan ka xumahay Wll🥲🥲

    • @sacdiyamuuse8975
      @sacdiyamuuse8975 ปีที่แล้ว +1

      Ilhey haunaxariisto abaayo

    • @senoritahanaadi7464
      @senoritahanaadi7464 ปีที่แล้ว +1

      Allha unaxariisto wll😭😰

    • @abdulaahinuuradiin9220
      @abdulaahinuuradiin9220 ปีที่แล้ว +1

      Markaan aqriyey wxaan is arkey anoo ilmo dhabankeyga dareereyso dadka wanagsan dunida looma daayo😢😢😢

    • @nadamohmoud2656
      @nadamohmoud2656 ปีที่แล้ว

      @@abdulaahinuuradiin9220 anba wlhi🥺😰

  • @haashimmoha9588
    @haashimmoha9588 ปีที่แล้ว +10

    Wlhi Qofka saxib Dhab ah haaysto Waa Qof Haysto sida walal 2 aad oo kale oo ay hooyadiis Dhib la'an udhashay Saxibtinimada hawaarto 💚

  • @AbdiqaniAbdisalan
    @AbdiqaniAbdisalan ปีที่แล้ว +8

    💯💯💯💯💯💯💯💯
    Ragii 10 sano ee sooscoda shidi lahaaa fanka soomaali baa is helay Siciid qalinle ft Maxamed dayax Guulaysta

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 ปีที่แล้ว +16

    Eyy heestan wan sugayey maxamed dayax iyo siciid qalinle laba nin an jeclahay sxbtinimo ❤🤴❤🤴

  • @albatross450
    @albatross450 ปีที่แล้ว +16

    Noloshu waa wada Qisee sxb Qofkii ku jaray ilaw 😢 taas ayaaba been aheen Nice song

  • @asmadhaaki
    @asmadhaaki ปีที่แล้ว +11

    Saaxiib maalmaha qadhaadh ragg waa wada qaybsadaa.... intaasu waa another level🔥🙆‍♀️
    Wacnaan lahaydaa yagoo dumarkuna siddaa ah lkn macquul maaaha.

  • @nesara4047
    @nesara4047 ปีที่แล้ว +107

    Thankyou for the English subtitles 🎉❤ I love you people 🌟 you look so good Somali people 💯🌟🌟🌟🌟🇸🇴

  • @wardoabdikadir8021
    @wardoabdikadir8021 ปีที่แล้ว +11

    Qalbi dhawac qaba qof diidan dareen uqaba qandhoodo cashaq dhibay miyaa daawo loonqora😰ax ilaaahow qalbiyada nooga reeb kuwa naddhawacay oo hdana nadhayalsaday🤲🏻😭💔

  • @shuceybcxakiin7598
    @shuceybcxakiin7598 ปีที่แล้ว +14

    Heeska waa inagu soo yareyseen abwaanku inuu inoo kordhiyey aheyd, intaanba wax waaye🔥

  • @Dalmarshow1
    @Dalmarshow1 ปีที่แล้ว +9

    Tan hees way dhaaftay 😁 is muujiya team qayska,❤

  • @sawdaladan3076
    @sawdaladan3076 ปีที่แล้ว +8

    Zxbka ksliyen leyahy wa inderty muntas wlhi xaldksta on ku jiro wa qofka kaliye I garb tagn wan ku jeclhy inder qali muntas Muhumed 😭🥺

  • @adnanhaji7072
    @adnanhaji7072 ปีที่แล้ว +7

    Maxamed dayax
    Garaxajis habaryonis muse care
    Siciid qalinle majeerten ciise maxamuud
    Waa laba nin oo kasoojeda ilbaxnimadii somalida

    • @adoontiialle9166
      @adoontiialle9166 ปีที่แล้ว +1

      Waa ciise mxamuud only reer garowe baa sificn ugaranya qalinle gaar ahaan xafada hodan ❣

  • @amiiraqali4618
    @amiiraqali4618 ปีที่แล้ว +3

    Jacaylka dhabta ah waa ka ka dhexeya hooyo iyo ilmaheeda wax kale waa qabi dalis qof wanagsan inaad guursato uunba muhiima ilahyna ku hagaajiyo

  • @munierqader4171
    @munierqader4171 ปีที่แล้ว +5

    #Saaxiib maalmaha qadhaadh rag wada qabaysadaaa
    #Nin rageed uun wax ka garan karaa weedhahasi ama saaxiib aad isla soo jabteen

  • @mssafrika4371
    @mssafrika4371 ปีที่แล้ว +9

    Zxp qalbi dhaawac qaba qof diida dren uqawa qandhodo caashaq diley mia dawo loo qora 😢
    Intan wa dhibatada i hysata hda 😢

    • @maxamedyariisow6483
      @maxamedyariisow6483 ปีที่แล้ว +2

      Sxp maalmaha qaraar rag waa wada qaybsadaa qisada kugu taagan iyo si weyn arin iigu qeex😢

    • @SaabriinIlyaas-m3u
      @SaabriinIlyaas-m3u หลายเดือนก่อน

      @@maxamedyariisow6483 ♥️♥️♥️♥️

  • @xaliyehortiixalbaajirey9295
    @xaliyehortiixalbaajirey9295 ปีที่แล้ว +55

    Heestan Walahay anagay iga hadlaysaa 😭😭😭😭 xaalka aan maanta kusuganahay 😭😭. Sxbkay dad iigu dhawana ale ha unaxariisto 😭😭. Mudo isbuuc laga joogo buu Rusland 🇷🇺 kudhintay 😭😭. Ana cid maanta aan xanuunka jacayl iiga tagay aan usheego majirto😭😭😭

  • @maxamed_istaar451
    @maxamed_istaar451 ปีที่แล้ว +23

    Qalinle is back 💯🔥🔥

  • @Zaki_De_gangz
    @Zaki_De_gangz ปีที่แล้ว +6

    Kusaliya nabi muxamed .s.c.w

  • @khaliilsomaali4266
    @khaliilsomaali4266 ปีที่แล้ว +42

    Siciid qalinle what a voice ❤️💕

  • @sagaladan5792
    @sagaladan5792 ปีที่แล้ว +5

    Waw waxkale heestu qalinle Fanan tagay❤❤❤❤

    • @NajaxXaaji-qm3cu
      @NajaxXaaji-qm3cu 3 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zayidbarwani8437
    @zayidbarwani8437 ปีที่แล้ว +6

    In badan baanu sugaynayn heesta inkasto yar tahay
    Lkn waa laba nin isu cod eeg legends
    Codku iska keen mahee waa udhalasho

  • @Qani_10
    @Qani_10 ปีที่แล้ว +6

    Aad baan isu nacaa markaan waayo qaab aan u muujiyo waxa qalbigeyga gubaya.💔😔 finally way Soo baxday 😘

  • @jamiilobashiir536
    @jamiilobashiir536 ปีที่แล้ว +12

    Saxiib maalmaha qaraadh😢
    Rag wuu wada qeybsadaa🥲
    Qisada kugu taagan iyo🥺
    Si weyn Arin igu Qeex🥰

  • @kingcali7325
    @kingcali7325 ปีที่แล้ว +2

    ❤😊Aniga oo aah cali waxaan halkankaslamaya saxibtay marna walashey ❤Nimco you are best friend of my life ❤

  • @umalkhayrcabdi4623
    @umalkhayrcabdi4623 ปีที่แล้ว +4

    Halkan waxan Ka salaamaya Labadayda Garab ee Muna hassan ZaaLAX iyo Arwa Mohamed Jaamac Waa zhapaday Waana Walalahay Wxn leyhy sanadkan sanadkiisa Ilahay Khyr hanoogu Bilaabo Iyo Inagoo Saas isku jecel💕💕💌❤️

  • @naciimobashiirmaxamed6315
    @naciimobashiirmaxamed6315 ปีที่แล้ว +6

    Hestaan xili aan ubhnhy ee soo baxday sxp qof ku jaray illow 😭😭😭😭 sxp igu qaliyow qolka iyo hdlada itiri 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abwaanqarandoon3321
    @abwaanqarandoon3321 ปีที่แล้ว +6

    Saxiib qalbi dhawac qabaa
    Qof diidan dareen u qabaa
    Qandhoodo caashaq dhibay
    Miyaa daawo loo qoraa
    Saxiib malmaha qadhaadh
    Rag wa wada qaybsadaa
    Qisada kugu tagan iyo siwayn arin igu qeex
    Jacayl qarawayn qabyobo aan hiirgilin
    Aya ibaday qoomamada
    Noloshu waa wada qisee
    Hadad iga qado taalo
    Saaxiib qof ku jaray ilow
    Xususaha qiraada ah
    Hadan lala qaybsanayn
    Qaraar adag yeelo oo
    Qoontada dhayoo iloow
    Ka qanac quuso iloow
    Saxiib igu qaaliyow qawlkiyo
    Hadaladad i tiidhi anigu
    waan qaatayo
    Hadaba iga qubay ilmadu
    Naftayda dib baan u qabaan

  • @invisiblepeace.5276
    @invisiblepeace.5276 ปีที่แล้ว +1

    Wll sidee English subtitles loo saara muuqal somali ah. Fadlan inala wadaag wll cilmigaas. Shukran walal 🙏🏻

  • @najaahhuseen237
    @najaahhuseen237 ปีที่แล้ว +5

    Saxiib maaalmaha qadhaadh 😪ragwaa wada qaybsadaan qisada kuku taagani si wayn arin igu qeex rago waa wada qaybsadaan dhibta iyo murugada dumarna isma dareeman 💘

  • @amish6567
    @amish6567 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa Saxiib iah walashay Mcn😢waxkasta wa wada Qeynsanaa
    Walal Sharaf karamo❤😢

  • @mhametapdirahman9964
    @mhametapdirahman9964 ปีที่แล้ว +4

    Siciid Qalinle and maxamed dayax layaab
    Walaba tolman 👋🎵

  • @daruurahamediapro6300
    @daruurahamediapro6300 ปีที่แล้ว +3

    Wooow waqal iyo abdi askari ba iskugu tegay heeska waa labada youtuber ee ugu sareya somalida o dhan iyo laba fanan oo qimo badan leh qalinle iyo dayax gulaysta sido kele dj amin iyo wllkay hatuf yare gulaysta

  • @barwanigirl
    @barwanigirl ปีที่แล้ว +5

    Saxib qali Waxad ii ahayd
    Qofka kaliya Qolkisa bogaheyga ku dhayi jiray dhibkeyga ushegan jiray dhib iyo dheef Ila qeybsada Sxb qli alle haku naxariisto kuma ilawi doono inta nolahay😭😭😭😭

  • @asmastar4749
    @asmastar4749 ปีที่แล้ว +5

    ma qiyaasi kartid inta jeer aan ku ceshty iyada oo aanay weliba xaaladas I haysan kaliya heesta iyo codkan la dhacay mashallah

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur ปีที่แล้ว +1

    Saciid qalinle waa legend wllHi❤

  • @muniitaomar7816
    @muniitaomar7816 ปีที่แล้ว +4

    Jacayl qara wayn jacayl qabyobo an hirgalin ayay baday qomamada💔💔😢😢😢😢

  • @caaqilka4379
    @caaqilka4379 ปีที่แล้ว +4

    Noloshu waa wada qisee
    Hadaad iga qaadan talo
    Saxiib qof ku jaray ilaw
    heesti u macaanayd sanadka 💔

  • @aamirmatiasofficial5353
    @aamirmatiasofficial5353 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiibku marbuu walaalka kula dhashay ka qiimo iyo raganimo badanyahay

  • @fartunhussain3374
    @fartunhussain3374 ปีที่แล้ว +1

    Saxiip Wilka aan jeclhy ahyn maba lihi wil io gwrba❤️❤️‍🩹🤴wnku jclhy noloshydii

  • @johnydepp9052
    @johnydepp9052 ปีที่แล้ว +17

    Saaxiib maalmaha qaraar 🤏🙄
    Rag waa wada qaybsadaa 🚶‍♀️❣
    Qisada kugu taagan iyo 🙈
    Si weyn arin iigu qeex 🙌🥰🔴

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว +1

      😂😮😮😮😅😅😅😅😅😅😊😅😅😅😅😅

    • @RiyaanAbdi-m2d
      @RiyaanAbdi-m2d ปีที่แล้ว

      😂

  • @abdirisaqristaabdirisaqris6698
    @abdirisaqristaabdirisaqris6698 ปีที่แล้ว +3

    Waamarkay odhan jireen abwaaniintu NAFTA iyo qalbiga ayaa doodaya

  • @rayaanjaamachuruuse2809
    @rayaanjaamachuruuse2809 7 หลายเดือนก่อน +1

    0:49 ❤❤😊

  • @mimilpgaming7214
    @mimilpgaming7214 ปีที่แล้ว +2

    🎤zhP Malmaha qadhadh SI Weyn Arin IGu QeeX🥺

  • @cabdiraxmanyuuro2590
    @cabdiraxmanyuuro2590 ปีที่แล้ว +5

    Siciid qalinle Waa Legend 🥰

  • @abdikariinkulbiyow
    @abdikariinkulbiyow ปีที่แล้ว +1

    Heestan darenkayga aye kicisay sxbnimada waa shey aad u qaali ah ABDIASKARI TUBE LEGEND SALAN SARE FROM KISMAYO

  • @Aaminasiciid-dt1ki
    @Aaminasiciid-dt1ki หลายเดือนก่อน +1

    nafkif ab❤ 2bk

  • @kingcaptanqarad3639
    @kingcaptanqarad3639 ปีที่แล้ว +1

    🎉siciid qaliinle keep goin pro waa ku waata

  • @QeerFaarax
    @QeerFaarax หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @cilowali4662
    @cilowali4662 ปีที่แล้ว +9

    Asc asxabta igu qaaliga ah muraad lee yahay isooduceeya
    Sanadka cusub waxpa kama harin alle bash bash iyo barwaaqo ha nagu gaadh siiyo aaamiiin 😢 ❤

  • @amuunbeatyofficial2997
    @amuunbeatyofficial2997 ปีที่แล้ว +1

    Ayy ❤️ aad weyna hestan waa sugayay qarar adag yelo oo uso ❤️

  • @MOHAMMED-Goat
    @MOHAMMED-Goat ปีที่แล้ว +4

    Rag wada Joogistiis wagtigaa Diiday Asxabtaydii Hore 2018 Baa Igu Dambaysay❤

  • @hodanabdirhmaan6224
    @hodanabdirhmaan6224 ปีที่แล้ว +14

    Mansh alleh cod aad u macan
    Amazing voice 🥰🥰🥰🥰🥰🥰💕

  • @keeyowcadeofficial7456
    @keeyowcadeofficial7456 ปีที่แล้ว +3

    Best friend dear of world 🌎 but discover that you have not been best friend dear amazing song ❤ 😉 😘 laayab waxbo lagaama qabo karo abdi askari tube legend hore

  • @gurayali6801
    @gurayali6801 ปีที่แล้ว +3

    Labadan wiil talo walltinimo sinya zxp fananiin buuxa tihiiin lkn dadaal badan ku Dara si aad heer ugartaan🙏🙏

  • @hooyomacaan3570
    @hooyomacaan3570 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan culus iyo abwaan iyo laxankiisa isku daray 2 nin oo culus dhaman szb waad ku mahadsan tihiin wakhtigaad galiseen heesta wana hees dareenkeeda wadataa

  • @volcanicchannel1311
    @volcanicchannel1311 ปีที่แล้ว +11

    I heard today for the first time this song I swear it's another level

  • @IbrahimNuur-xk9qm
    @IbrahimNuur-xk9qm ปีที่แล้ว +1

    Yes

  • @ilyascabdullahi1779
    @ilyascabdullahi1779 ปีที่แล้ว +3

    On fire song 🔥🔥

  • @indho_adayg3268
    @indho_adayg3268 ปีที่แล้ว +3

    Finally wax badan Baan sugayey

  • @zainabhudeidi9938
    @zainabhudeidi9938 ปีที่แล้ว +2

    Siciid Qalinle ❤❤ ❤❤.

  • @afatahmahemed
    @afatahmahemed ปีที่แล้ว +1

    Masha allah rag culus

  • @Kingtaplouz30
    @Kingtaplouz30 ปีที่แล้ว +2

    Saaxibtinimo rag wada joogi wakhtiga diiday saaxibaday laba sano waanu kala fognahy

  • @Ibby_hashi
    @Ibby_hashi ปีที่แล้ว +2

    Shp maamlmahaa qadhaadh
    Rag waa wada qaybsadaan 🙆🏽‍♂️🤍

  • @fuadahmed4366
    @fuadahmed4366 ปีที่แล้ว +2

    NaftaYda dip ban u qaban 🥺🙌

  • @kaapacudon8009
    @kaapacudon8009 ปีที่แล้ว +3

    heestan waxan kuxusaya zxpka nloshyda ugu qimha bdan runtih wuxu iyhy dhirigaliye nololed oo cajiba
    Wxad grb i ahyd malmihi nolshyda ugu xuma iguna dhrigalisay inan wxwlpa oo idhawcay ama qlbi jab igaray aan kadhmdo oo aan dhmn hmigayga kayelo mid suragala ahdana gabdh nfteda kukalson kaliged wxqbsan karta nolshydena hore uwdto🥺😔mthid mnta sxbky wxd inoqty walal rumad 💯mudo sdex sano ayan wada jogna❤️ way adag in gabr iyo wiil sxiban mnta lkn adigu waxd iga dhwty kumanan ruux oo agtyda joga kna qimo bdnthy alle inma kla qado sxp mcn RIDwan kayse liban ilhy wxn kga baryaya sxb inad gulysto lbada daarodba❤️🤲sxp igu qaliyow qawlkiyo hdalkad itiri anigu kula qtyo hdan baryo qubay ilmada naftydi diban uqabty🥺adiga drta
    sxbtinimadu waa shay qliya oo aan lheli krin lkn wxa dremi kra qofki mnta hysta sxb ubuxiya boswalpa❤️

  • @abdikhalifadamuu3436
    @abdikhalifadamuu3436 ปีที่แล้ว +1

    Qalinle zaxipkis moha iyo abdi askari dhamantod wan salaamaya

  • @guleedmaxamed9203
    @guleedmaxamed9203 ปีที่แล้ว +2

    Dear friend♥️

  • @khadirabdi946
    @khadirabdi946 ปีที่แล้ว

    Wa run ilowe

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad ปีที่แล้ว +1

    In ka badan hees🎧❤!!!

  • @farhanyuusuf3830
    @farhanyuusuf3830 ปีที่แล้ว +1

    Onther level hesti hesaha🥰

  • @sucadsiciid6553
    @sucadsiciid6553 ปีที่แล้ว +3

    Siciid qalinle Allah keep you🙏 💖

  • @caskaali4951
    @caskaali4951 ปีที่แล้ว +2

    😢😢saxiibkay Waa qofka kaliya EE wax walba I shega marka an murugonayana ila qaybsada ILHY CIMRIGA haw dhereyo sxpkaye😢😢

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e ปีที่แล้ว +11

    Emotional Song 😢

  • @yasiinmohmett5110
    @yasiinmohmett5110 ปีที่แล้ว +6

    two legend 🙌

  • @abdallamohammed4240
    @abdallamohammed4240 ปีที่แล้ว

    Saxiib maalmaha qadhaadh.🧠

  • @CABDIRISAAQCALIAADANCris
    @CABDIRISAAQCALIAADANCris ปีที่แล้ว +2

    Two legends

  • @nimcoomaxamed
    @nimcoomaxamed 22 วันที่ผ่านมา

    qof adjeceshahayi okatagayi dhibkayi ledahyi waxxagaran kara qof lagatagayi
    😭😭😭💔💘💘

  • @abdirizakawil9058
    @abdirizakawil9058 ปีที่แล้ว +3

    Hben aan shaqo ka soo baxay km4 sacado waa 3:00 ilaa hbenkii oo dhan waan soo jeedaa taariikhdo waa 16/11/2022 hamigaygo waa in aan shaqaale nimada wax yar ku jiro ugu badnaan two years i.a

  • @queenhani2753
    @queenhani2753 ปีที่แล้ว +1

    Caadi mahaa damn

  • @ibrahassan6418
    @ibrahassan6418 ปีที่แล้ว +2

    Best song 🎵 ❤ ♥
    Zxb iigu qaaliyow qoolkiyo hadalla itiri anigu kulla qatayoow hadaan beryo qubay ilmada nafteyda bid baan u qaban 🥺💔🤕

  • @KAFTANJOY
    @KAFTANJOY ปีที่แล้ว +1

    ilow😩💔🖤

  • @abwaanqarandoon3321
    @abwaanqarandoon3321 ปีที่แล้ว +1

    Saxiib qalbi dhawaq qaba
    Qof diidan dareen u qaba
    Qandhoodo caashaq dhibay

  • @Newgenerationtechnology-Q001
    @Newgenerationtechnology-Q001 ปีที่แล้ว +3

    Heestaan dareen Gooni igu reebtay habeenka dhagaystay wax ahayda habeen aan is wayn Qofkii adduunka ugu jacela

  • @hafsaalrashiidi1823
    @hafsaalrashiidi1823 ปีที่แล้ว +1

    Jacayl qara weyn jacayl
    Qabyoobo aan hirgalin
    Aya ibaday qoomamada😭💔
    Dec/25/sunday😢

  • @nimcohappy6347
    @nimcohappy6347 ปีที่แล้ว +1

    Heesaan sugaayey thnks

  • @__hisana___1491
    @__hisana___1491 ปีที่แล้ว +1

    Saxiib qof ku jaray Ilow 😰💔

  • @cabdiraxmaan7498
    @cabdiraxmaan7498 8 หลายเดือนก่อน

    Inarag waakiih iscaawiyah❤

  • @nimoduale3607
    @nimoduale3607 ปีที่แล้ว +2

    Saaxiib maalmaha xanuunka walaal waa wada qaybsadaan xanuunka kugu taagan Iyo si wayn arin igu qeex ❤ Allah haku caafiyo

  • @jasminehassanahmed304
    @jasminehassanahmed304 ปีที่แล้ว +1

    Heestan waqtigeda ayey timady ax yaa fanan saciid qalina heesta waa nagu so yaresan 😢

  • @suleqaabdi2384
    @suleqaabdi2384 ปีที่แล้ว +4

    Heestan aniga iga hadleeysa qofan jeclahay iga tagay wlhi mano iloobii karii wiilasha somaliida ah gabadhaha unaaxa aniga weeyba isoo martay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @clsamaadcllaahi4197
    @clsamaadcllaahi4197 ปีที่แล้ว +1

    Saxib malmaha qadhaadh rag wa wada qaybsadaa xaqiiq weye

  • @baxnaano1436
    @baxnaano1436 ปีที่แล้ว +2

    Inaba caadi ma ahan heesto 2 saxib aan leeyahay mid waa boy 👦 midna waa girl 👧 waana garbaheyga oo wax walba isla xalino oo dhibaatada isla qeyb sano AL CADAALA IYO ENGR. SAAFI ❤
    had inkastoo kala fogaanay lkn qalbiyadeena isku xiran iyo social media 💕🏃🏽💯☝️🥰💪

  • @axmedxasan7991
    @axmedxasan7991 ปีที่แล้ว +1

    Hestan wlhy waxan kuxasuustay wllky marna sxbky oo hada mudo sanad iyo 3bilod kasoo wareegtay dhimashadisii alle hakuu naxiriisto wllky aadan cali yusuf adiyo marxumkii aad isku baxdeenba

  • @badrimaxamed1039
    @badrimaxamed1039 ปีที่แล้ว

    Masha.alah. talo.zxp.lala.wadaago.iyo.tani.mhin.e.wey.dhaftay.xaqiqadi.

  • @abokormaxamed6165
    @abokormaxamed6165 ปีที่แล้ว +1

    Ceesh cala hees😍🤩😘

  • @Gabdh_tuulo
    @Gabdh_tuulo ปีที่แล้ว +2

    Qisada kugu taagan iyo si weyn arin igu qeex💔🥺