Hurbad Diploma - Graphic Design Diploma AfSomali

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 10 มิ.ย. 2023
  • WordPress Web Design Diploma
    Diploma Link: hurbad.com/graphic-design-dip...
    Booqo Website ka Hurbad: hurbad.com/
    Libaax ama Libaaxad hadii aad doonayso in aad kusoo biirto hurbad.com, lagaagana caawiyo sidii aad isku diiwaan galin lahayd fadlan nagala soo xariir numberadaan
    ============================================================
    Maxamed Isxaaq
    +44 7970 551162
    Abdirizak Hersi
    +44 73 764 27517
    Mogadishu
    +252 615 070 785
    ============================================================
    CONNECT WITH US ONLINE
    Facebook Link: / hurbad
    Twitter Link: / hurbadit
    Instagram Link: / hurbad
    LinkedIn: / abdirizak-hersi
    LinkedIn: / hurbad

ความคิดเห็น • 15

  • @MohamedDahir-wz3tw
    @MohamedDahir-wz3tw ปีที่แล้ว

    Maha Allah waad Mahadsanid ❤

  • @usaamaahmed106
    @usaamaahmed106 ปีที่แล้ว

    Thanks teacher👍👍💯💯

  • @OgaalSaxan2023
    @OgaalSaxan2023 ปีที่แล้ว

    Next Digital Marketing insha-Allah

  • @ayaandegan82
    @ayaandegan82 10 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaha lacagta maad wax naga daysid

  • @sharmarkemawlid3003
    @sharmarkemawlid3003 ปีที่แล้ว +3

    Ta kle mxd kaga duwantihin channels kle ee qiima ahaan idinka jaban.

  • @mohamedcabdi920
    @mohamedcabdi920 ปีที่แล้ว

    how to set up? i,m interested this college

  • @makemoneyibra3080
    @makemoneyibra3080 ปีที่แล้ว

    Illustrations only one course ayaa ku jiro ustaad

  • @Nadara54
    @Nadara54 ปีที่แล้ว

    Macalin 🎉 qof bilow ah mabilabi karaa mise advance waye

    • @Hurbad
      @Hurbad  ปีที่แล้ว

      Waas bilaabin kartaa ee nala soo xiriir

  • @AbdinaasirHussein-dd4ez
    @AbdinaasirHussein-dd4ez 11 หลายเดือนก่อน

    Ustad laakiin mesha aan joogno waa somali waadna la socota shaqo la anta ka jirta qof dhan oo guri ka masul ah aya 200$ bishi qaato arday warkisaba daa aniga hada school aya la iga bixiya bishi oo 20$ ah ani ahan hada waqti waan haya laakiin lacagtaan aad shegeysaan macquul ilama ahan waxab idinkula talinaya idinkoo fiirinayo dhaqale xumada wadanka inad waqtiga kordhisan oo 6 bil ka badisan idinkoo bulshadina ufaa'iideynayo keliya dantiina ha fiirsanina mahadsanidiin😊👍

  • @MohamedDahir-wz3tw
    @MohamedDahir-wz3tw ปีที่แล้ว

    Macalin waxan rabey inaan kuweydiiyo , qofkii aan somali aheen oo ubahan koorsooyinkan siduu ugu faideysankaraa, waxaana arkey adigoo English aad kubixineysid web design mise hada majiraan.
    Waad mahadsanthy❤

    • @Hurbad
      @Hurbad  ปีที่แล้ว

      Maya walaaal, mabixino

  • @sharmarkemawlid3003
    @sharmarkemawlid3003 ปีที่แล้ว

    $300 waa lacag badan ee ardayda somaliyed wax ka daaya, dalkii hooyo $300 ma dhex taale.

  • @sharmarkemawlid3003
    @sharmarkemawlid3003 ปีที่แล้ว

    Miyanan 6bilod hal bil kuso goobi karin hadii ay iga go'antahay.

    • @Hurbad
      @Hurbad  ปีที่แล้ว

      Waad adiga kugu xiran waqtiga aad galiso