Maxaad u baahan tahay inaad ogaato ka hor inta aanad bilaabin Engineering ..Somali Civil Engineering

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • 1.Kuliyadda Dhismaha | Civil Engineering | Sharaxaad Kooban
    • Kuliyadda Dhismaha | C...
    2.Wax ka ogow kuliyadaada | Civil Engineering
    • Video
    Instagram: 📸
    .
    ....
    .
    .
    Facebook: 😊📓
    .
    / ahmed.kamandoo
    .
    .
    Twitter 🐥
    .
    / kamaandoo
    ==============================================================================
    To receive a new video notification every Week, please subscribe and press the bell icon If you learned something from this video then please Like & Share the video.
    ==============================================================================
    #somalia

ความคิดเห็น • 50

  • @engabdulahi2515
    @engabdulahi2515 8 หลายเดือนก่อน +5

    sanadkii iigu danbeeyay ee Msc structural engineering baa ii socda waxan rajaynaya ina bulshadayda wax ugu taro insha allah

    • @deeqagopey1580
      @deeqagopey1580 5 หลายเดือนก่อน

      Wan ku salmay wll kolay hader wad dhamaysay an hader baan bil baan raba in aad wxa iga si shegtid u bahan yahy wllky0w ad ban u jecelhy barshadise❤

    • @engabdulahi2515
      @engabdulahi2515 5 หลายเดือนก่อน

      @@deeqagopey1580 haye wll waa diyaar Hadda ma degree baad bilaabaysaa mise master

    • @deeqagopey1580
      @deeqagopey1580 5 หลายเดือนก่อน

      Wll wali maan bil ban bee lkin niyadan ka jecelahay in aan bil0w d0 q0f eng ma aqani oo fah fahin io Hordhac iga si shega mahdsantay wllky0w

    • @engabdulahi2515
      @engabdulahi2515 5 หลายเดือนก่อน

      ​@@deeqagopey1580hye wll hada wax caawin ubaahantahay

  • @akramahmed4881
    @akramahmed4881 ปีที่แล้ว +9

    i am going to start my civil engineering course this September, i hope to take my skill back to somalia. we diasporas must take our skills back home and rebuild our nation.

    • @mohameddayib2598
      @mohameddayib2598 ปีที่แล้ว

      so I'm i sxb anba Sanadkaan bilaabi rabaa

    • @akramahmed4881
      @akramahmed4881 ปีที่แล้ว

      @@mohameddayib2598 good luck brother! I hope we both succeed and take our skills back to Somalia.

    • @Phaisal.shareef.
      @Phaisal.shareef. ปีที่แล้ว

      ​@@mohameddayib2598jaamacadee geli rabtaaa

  • @apdirahmanmohamed3171
    @apdirahmanmohamed3171 2 ปีที่แล้ว +4

    Mahadsanid walal qali Wxa igasojawaabta Inta maado lagu qaato Civil engineering Magacayahooda

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 หลายเดือนก่อน

    I.a sanadkan baan bilaabay vedio hal sano ka hor daawaday i.a bisha soo socota bilaanayya

  • @abdilatifhamza2302
    @abdilatifhamza2302 ปีที่แล้ว +1

    Thank you bro mida kle civil engineering meega maadi aya lugu qaata

  • @askakamando2748
    @askakamando2748 2 ปีที่แล้ว +3

    Happy birthday ENG 🎂🎉🥳🥳🎊

  • @iamliban5475
    @iamliban5475 2 ปีที่แล้ว +4

    Engr Advice for last year civil engineering✋

  • @abdishakuurodowaa7622
    @abdishakuurodowaa7622 2 ปีที่แล้ว +4

    Enginere couse ku saabsan civil Enginaaring maad no so galisid

  • @12yago71
    @12yago71 2 ปีที่แล้ว +2

    masha allah 04-May-2022👋

  • @nuurocabsirisaqcali2887
    @nuurocabsirisaqcali2887 2 ปีที่แล้ว +3

    Machanicel pro kasoo hadal

  • @zakiadem9440
    @zakiadem9440 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid eng♥️✅

  • @yousephc1673
    @yousephc1673 2 ปีที่แล้ว +5

    Zxp qebyb architecture ma qabyblooo anan hostagin civil engineering ka miyaa mise adaa katagey oo anan qebahaas ku Soo darin

    • @kamaandoo
      @kamaandoo  2 ปีที่แล้ว +2

      May sxb Architecture iyo civil Engineering isku mid maaha waa laba qaybood oo kala duwan. Architecture waxba ma dhisaan kaliya waxay sameeyaan naqshadaha iyo waxa la xidhiidha

    • @yousephc1673
      @yousephc1673 2 ปีที่แล้ว +2

      @@kamaandoo haa zxp maya saa wa ufahsana lkn waxana fahan sameyn iney isku qeby yihiin mahadsanid engre talo fican ayaad nasiisey waxa rabay inshallah inaan bisha 9 bilabo civil engineering aad ayaa kamahad celinya taladaad nasii weyn ficnan lahayd hadii aan helayo meel aan kalsoo xirirro oo aan wixii suaal ah aan sifican ku weydino

    • @deeqogaarane239
      @deeqogaarane239 2 ปีที่แล้ว +1

      @@kamaandoo m.a

  • @MamaZara
    @MamaZara 2 ปีที่แล้ว +1

    Iinjineer wan ku salmay
    Wxn ubahn qaab online ah m ku baran karaa civil engineering

  • @nuhmohamed9646
    @nuhmohamed9646 ปีที่แล้ว

    Wax badan ayaan ku raadshay maNta ku helay waxaan rajaynayaa inaan wax badan kaa faaido

  • @adancade6177
    @adancade6177 2 ปีที่แล้ว

    Dabcan proH intooduba waxaY Hoos Imanayaan Civil enginering sow maha

  • @dhindhiin3885
    @dhindhiin3885 ปีที่แล้ว +1

    Thanks pro 🥰♡

  • @dahirphysics7921
    @dahirphysics7921 ปีที่แล้ว

    Good aad baan kugu baahnaa

  • @SAWDAAdan-px7jj
    @SAWDAAdan-px7jj 4 หลายเดือนก่อน

    Thank

  • @AdanmuxumedNuur
    @AdanmuxumedNuur 11 หลายเดือนก่อน

    Asc wlall anigu waxan ahay farsmayqan dhinac Wallace ah wastad najar biralab side ayan injinering ubran kraa

  • @sadamabdullahi1334
    @sadamabdullahi1334 ปีที่แล้ว +2

    Computer engenir mxa wye 😢

    • @hazz3487
      @hazz3487 ปีที่แล้ว

      Computer science iyo electrical engineering oo laysku daray

  • @Osman-b1o
    @Osman-b1o 18 วันที่ผ่านมา

    2024❤

  • @its_me_rocky2509
    @its_me_rocky2509 หลายเดือนก่อน

    5 September 2024

  • @nasirxussen825
    @nasirxussen825 2 ปีที่แล้ว

    Sxib guriga dabaqa sidee sooli luga sameya
    Qaybta kura eguriga sidee luuga dhisaa soliga waan ku wareree

  • @AhmedZuuni-s5s
    @AhmedZuuni-s5s ปีที่แล้ว

    Zhukarn wll

  • @zamzamahmed3278
    @zamzamahmed3278 หลายเดือนก่อน

    Civil engineering and doctor kee fcn

    • @wasayahawayn9456
      @wasayahawayn9456 หลายเดือนก่อน

      Mhim kala fiicnan shaha lkn waxaad barta waxa aad ku fiicanthy

  • @mariina_yusuf
    @mariina_yusuf 2 ปีที่แล้ว +1

    ❤😘

  • @abuubakartahliilmaxamud1377
    @abuubakartahliilmaxamud1377 2 ปีที่แล้ว

    ᴄɪᴠɪʟ ᴇɴɢɪɴᴇʀɪɴɢ

  • @fadimaayglan6284
    @fadimaayglan6284 6 หลายเดือนก่อน

    🎉❤❤

  • @ahmedmahamudgedi1143
    @ahmedmahamudgedi1143 2 ปีที่แล้ว

    sxip Dhacdoyinka dunida kasohad

  • @lilchokar23
    @lilchokar23 2 ปีที่แล้ว

    Mhsnid

  • @Nazer74
    @Nazer74 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @FarhaananshuurAhmett
    @FarhaananshuurAhmett 10 หลายเดือนก่อน

    Mahad sanid macalin

  • @cabdimaxamuud651
    @cabdimaxamuud651 2 ปีที่แล้ว

    👽👽

  • @hamzeismail187
    @hamzeismail187 ปีที่แล้ว

    trszt