Inta Aadan Baran Cilmiga Computerka (Computer science) Daawo muuqalkan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • 👉🏻: Subscribe to our Podcast Channel: shorturl.at/agLY3 👈🏻
    🎥: Muqalki u Dambeyay: • Muuqaalka ugu xun ee y...
    👉🏻 Visit our website : sites.google.c...
    📸: my Instagram: / kinkeyafrah
    🐤: my Twitter: / kinkeyafrah
    #afsomali

ความคิดเห็น • 86

  • @Abdirisak7
    @Abdirisak7 2 ปีที่แล้ว +30

    Xisaab si wacan uma baran lkin wey i bilaawanthy i hope in aan barto CS zxip&ustaad

  • @abdallaally3563
    @abdallaally3563 2 ปีที่แล้ว +7

    Wlhi wn kufudu dan rabay alx

  • @gamingvideos3191
    @gamingvideos3191 ปีที่แล้ว +8

    M.a sxb aad bad umahadsantahay muqalo badan ayaa dawaday waa muqalkii ugu horeyay e an wx badan ka fahmay mahadsanid sxb

  • @malyanaak
    @malyanaak 3 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaadi

  • @abdirizaqadam
    @abdirizaqadam 2 ปีที่แล้ว +9

    Mahadsanid 🙏

  • @hubsohorta5035
    @hubsohorta5035 2 ปีที่แล้ว +2

    Ok wa baran dona

  • @AbdifitahnuurSamsung
    @AbdifitahnuurSamsung 10 หลายเดือนก่อน +5

    Software engineering bn brtaa alx is my hobby pro

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  10 หลายเดือนก่อน

      M.a hambalyo brother 🎉

    • @SiciidMaxamed-d7h
      @SiciidMaxamed-d7h 2 หลายเดือนก่อน

      Wll wxn ahy ardayda dhameyey Hada F4 Wll Xagad kabarataa ? Xog iGasii software engineering wan xiiseya

  • @shubkabilalll2009
    @shubkabilalll2009 ปีที่แล้ว +7

    Manoo sheegi kartaa xisabad ka labara nayo in teeh yihiin bro.

  • @MoHAN-lc9ck
    @MoHAN-lc9ck ปีที่แล้ว +6

    Waxaan rabaa in aan Barto sheybaarka kasoohadal please.....

  • @abdullahiabdi8127
    @abdullahiabdi8127 ปีที่แล้ว +1

    Sxp waxaad kaso hadashaa bachelor of business administration

  • @jaamacxasan8319
    @jaamacxasan8319 ปีที่แล้ว +2

    Sxp computerka wan kufcanhy lkn xisab io physics hashegin maxa igula talin laheed

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  ปีที่แล้ว

      Basics ka iska dhis xisab iyo physics bateefad fcn gal

  • @fadxiomaryusuf7019
    @fadxiomaryusuf7019 6 หลายเดือนก่อน +2

    Xisaabta intii school ka waan aqaana ee walal
    Waxaad ii kala saarta software engineering iyo computer science
    Waan kala fahmi wayay labada

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  3 หลายเดือนก่อน +3

      (software Engineer ):waxay diiradda saartaa xirfadaha la taaban karo ee xirfadlayaasha u baahan yihiin marka ay naqshadeynayaan software system .
      (computer science): waxay xooga saartaa aragtida xisaabinta iyo maaddooyin kala duwan, oo ay ku jiraan coding ka, algorithms, barashada mashiinka, maaraynta xogta, iyo amniga macluumaadka ama lo yaqano information security.

  • @maxamednuur4511
    @maxamednuur4511 ปีที่แล้ว +11

    Math iyio physics waa maadooyinka kaliya oo aan ku fcnahy

    • @ZeynapAbdi
      @ZeynapAbdi ปีที่แล้ว +1

      Masoo galee maths physics computer science

  • @ahmetak7398
    @ahmetak7398 ปีที่แล้ว +3

    Shp waxaan rabaa inaan galo cilmiga social worker maxaa la iga baahanyhay xiisadehee inaan ki fiicanahay

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  ปีที่แล้ว +1

      Link gaas ku dhufo halkan ayada ka ogan donta inad ku fcntahay www.umassglobal.edu/news-and-events/blog/social-work-career

    • @ZeynapAbdi
      @ZeynapAbdi ปีที่แล้ว

      Anaa kuka mida

  • @farhanmohamed6438
    @farhanmohamed6438 2 ปีที่แล้ว +7

    Asc
    Macalin wadamada ugu fican ee computer science lagasoo baran karo wax maiiga sheegi kartaa

    • @ayajama84
      @ayajama84 ปีที่แล้ว

      india number one ku ah wll

  • @cabdiraxiinxuseen-o1s
    @cabdiraxiinxuseen-o1s ปีที่แล้ว +1

    ustadow math io physic waan ku fcnahay hada semter three jamacada ugu fcn IT IO wixii computer waa jamahuriya asxpta welcome open your hands dhmntiin

  • @mohaahmed5514
    @mohaahmed5514 ปีที่แล้ว +3

    Waxan ahay ardey secondary ka dhameeyey wadanka kenya sanadkan
    Waxan ku fiicnaa xisaabta iyo saynisyada oo dhan marka waxana rabaa inaan kuluyadan barto I.a

  • @shukriismail6588
    @shukriismail6588 2 ปีที่แล้ว +12

    Hadan galayaa jamacada camputerkana is diwaan galiyey wan jeclahay lkn mathka ma ku fiicni😩

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  2 ปีที่แล้ว +1

      Dhib maleh barefad gal iska dhis

    • @ZeynapAbdi
      @ZeynapAbdi ปีที่แล้ว +2

      Anaa kula mid ah maths Kuma wavni

  • @zumayomohaned1051
    @zumayomohaned1051 2 ปีที่แล้ว +5

    Computer science hda rpaa inah bilaawo madoyinkee Pala xirirah wll

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  2 ปีที่แล้ว +2

      Math ka si fcn iskaga xooji sido kalana online courses qaado kuwas o la xariira basic computer

  • @Hipoooyyyyy
    @Hipoooyyyyy 2 หลายเดือนก่อน

    Ani xisab iskuma ficni wll IT kwrn

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  2 หลายเดือนก่อน

      Hada Ka goantahay wa baran karta

  • @MM-SOMALI-BOY
    @MM-SOMALI-BOY ปีที่แล้ว +1

    31/5/2023

  • @roododiiriye9922
    @roododiiriye9922 ปีที่แล้ว

    Yes

  • @Bushriina
    @Bushriina ปีที่แล้ว

    Walal ani sandkn bn rabaa inaa jaamcd galo waana ku wareersanhy kuliyaddii aan baran lahaa
    Labo kuliyadood bn jeclhy oo ah cumputer science iyo Nursing
    Marka mxaan sameeyaaa
    In kastoo maada math aan isku fiicnayn

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  ปีที่แล้ว

      Laba kulyado isma laha ee Instagram farin iga soo dir

    • @Bushriina
      @Bushriina ปีที่แล้ว

      @@afrahcreator9216 Haa wan oghy ineey isku mid ahyn hye waan kaaga soo dirayaa

  • @FatimaHasuni
    @FatimaHasuni 9 หลายเดือนก่อน

    Ninkan isagaaba fahnsaneyn xisaaabta wey ku yartahy anaaba barta hada raali ahow wllo

    • @qaaliluula5327
      @qaaliluula5327 8 หลายเดือนก่อน

      Jamacadee barataa abyo plz hda bilabi rbaa😢

  • @kayaanmaxamed3399
    @kayaanmaxamed3399 ปีที่แล้ว +1

    Nio maths waan ku ficaanahy lakin ma rabo in barto computer science waxa raba in barto economic faculty account ka wrn taliye

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  ปีที่แล้ว

      Wa Faculty fcn oo naftisa xisaabaad dhaqaalo iyo formuloyin laisticmaalayo u baahan

  • @Gudoonabdulahi-yb3jg
    @Gudoonabdulahi-yb3jg ปีที่แล้ว

    Software engineering ka kasoo hadal

  • @calimumtaas3713
    @calimumtaas3713 ปีที่แล้ว +3

    Wllo zaz iskuma ficnin phy io xisabta wana jeclahy inan barto computer science maxaa sameya plz wllo jawabtada waa ii muhiim🥺😰

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  ปีที่แล้ว +1

      Wad baran kartaa waxa aas aaska u ah computer wa xisabta walal bareefad gal e iska dhis kadib baro

  • @tahliilcabdulahitahliilcab5923
    @tahliilcabdulahitahliilcab5923 2 ปีที่แล้ว +6

    Ani xisaab ku fcnahay lkn phy majclen😮

    • @mohamedabdirihman6596
      @mohamedabdirihman6596 2 ปีที่แล้ว

      War shb kuliyadan wan ku haminayey inan barto lkn physicis iyo chmistry unacy

  • @iirarsomalia7764
    @iirarsomalia7764 2 ปีที่แล้ว +4

    🎤🎙️

  • @claahicabdijaamac8254
    @claahicabdijaamac8254 2 ปีที่แล้ว

    Aac

  • @shamsujfarah9220
    @shamsujfarah9220 2 ปีที่แล้ว +5

    Computer science wan jeclhy inan ma mihimba inan maths active ku noqdo

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  2 ปีที่แล้ว

      Inad xoga iska dhisto waye sababto ah cilmiga computer badankis wa xisaab iyo algorithm/ saaid ina active u ahado wajib ma aha lkn xoga inadan ku liidan xisabta

    • @YngRiv
      @YngRiv ปีที่แล้ว

      Wllo ma gashy cs kii

  • @arsenalyare1753
    @arsenalyare1753 9 หลายเดือนก่อน

    Wlaal iT iyo itc Maxay ku kala duwan yihin
    Hacker ina noqdo rapa halke wx ka bilwa qaybte bartaa😢

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  7 หลายเดือนก่อน

      IT (teknoolajiyada macluumaadka) waxay ka kooban tahay isticmaalka kombiyuutarada, shabakadaha, software kombuyuutarka iyo qalabka kale ee elektiroonigga ah ama dhijitaalka ah ee maamulka iyo isgaarsiinta macluumaadka.
      ICT (teknoolajiyada isgaarsiinta macluumaadka) waxay diiradda saartaa in badan sida tignoolajiyada dhijitaalka ah ay uga caawiyaan isticmaalayaasha maaraynta macluumaadka.

    • @samiira2163
      @samiira2163 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@afrahcreator9216IT gu xisaab miyay ku jirtaa wll

  • @linkazilikazi531
    @linkazilikazi531 ปีที่แล้ว +2

    Sanadkan ayaa bilaawi raba allah hai fududeyo

    • @ZeynapAbdi
      @ZeynapAbdi ปีที่แล้ว

      Maths maku jira

  • @MohmedMahad-sw2yg
    @MohmedMahad-sw2yg ปีที่แล้ว +1

    Math kuma Fiici lkn. Waxa leeyahy Maskax aan Ku qaban karo markas la iisharaxo ma idhibayso hadan ugu talo galo lkn. Tii schoolka waa ilaabay ma xasuusto

    • @maankeycade27
      @maankeycade27 ปีที่แล้ว

      Seeku ilaawday😂

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  ปีที่แล้ว

      Waxkasto kudhax jire rabaan hada mudo moogaato wa hilmaame

  • @cabdirashid4148
    @cabdirashid4148 2 ปีที่แล้ว

    Sxb adigu maxaad baratey

  • @cabdirashid4148
    @cabdirashid4148 2 ปีที่แล้ว +6

    Nio computer science waan rabi lahaa Ina barto laakiin waxaa iga hor istaagaya maths iyo phys Kuma fiicni ee jamacad hadaan bilaawi rabaa maxan doorta wan wareere

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  2 ปีที่แล้ว +6

      Adigo warersan jamacad ha bilabina kugula talin laha waqti qaado si fcn u goanso faculty aa baran lahe, coursoyin qaado online ah

  • @maxamedcali9886
    @maxamedcali9886 2 ปีที่แล้ว +1

    Maxa wayi xisaabadka accountant Ma baranooyaa

    • @hodancabdulaahi160
      @hodancabdulaahi160 2 ปีที่แล้ว

      Information technology (IT)baro hadaa xisaabta ku fiicneen ani xitaa hada bilaab ahy wll

    • @shamsomohamuud1307
      @shamsomohamuud1307 ปีที่แล้ว

      @@hodancabdulaahi160wll asc ani waxan raba inan barto iTxisabneh isku ma ficnin Xisab miya laxarirta iTga

  • @Abdullahi.Ashley.._
    @Abdullahi.Ashley.._ 2 ปีที่แล้ว +2

    Zxp waxaan rabaa in an computer science barto siiba programming warbixin iga sii

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  2 ปีที่แล้ว +1

      Sxb wad baran karta, kaliya practice fcn ayuu ka yara raba sido kale basic s programming iska dhis

    • @Abdullahi.Ashley.._
      @Abdullahi.Ashley.._ 2 ปีที่แล้ว

      @@afrahcreator9216 thanks zxp

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  2 ปีที่แล้ว

      @@Abdullahi.Ashley.._ welcome brother 😊

    • @naleeyAbdi
      @naleeyAbdi 11 หลายเดือนก่อน

      Ma bilaawday wallo information iga sii ma adeek baa

  • @amiinyare4137
    @amiinyare4137 2 ปีที่แล้ว +2

    Kasoo hadal sxp software engineering

  • @xasanyare7660
    @xasanyare7660 2 ปีที่แล้ว

    Anoo school dhigan maadadaan ma baran karaa

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  2 ปีที่แล้ว +3

      Haa wa baran kartaa bareefadyada ka baro cilmiga computer ka

  • @yuusufahmed1514
    @yuusufahmed1514 ปีที่แล้ว +1

    Asc, I'm Yuusuf and 20 years old. I’m interested in becoming a self-taught web developer, and I would like to meet serious people who want to connect so we could make a study group and make a plan together. If you are interested, let me know.

    • @afrahcreator9216
      @afrahcreator9216  ปีที่แล้ว

      Thank you. I'm interested

    • @yuusufahmed1514
      @yuusufahmed1514 ปีที่แล้ว

      @@afrahcreator9216 Hey excellent, I'd want to form a whatsapp group first and wait for 3 to 5 additional participants before making a plan together. Please let me know if you want to be invited.

  • @gobsoor410
    @gobsoor410 2 ปีที่แล้ว +1

    Muraayad ayaad jebisay lkin dad ayaad ka nixisay Aan dib kuugu soo laaban doonin fidiyowyadaada