M.a ustad adbad u mahadsan tahay walahi wey isla socdaan dhiirigelintada iyo inad alah naxasuusiso m.a alah ku xafido runtii mel gar ah inan kala soo xiriiro wan jeclan lahaa sida what's,uppka oo kale
aad baad u mahadsan tahay wll salman madaw macalinkayaga inad bulshadada somaliyed inad luqada afsomaliga ugu so gudbisay TECHNOLOGY yada hada qofkasta xirfadisa wa inu ku so gudbiya youtube iyado luqadena hooyo ah si dadka luqadaha qalad aqoon ee somaliyed uga faidaystan hada youtube waxkasta ood ku waydiso english arabic iwm wa helaysa lkn somali maya wa nasib xumo iga suga anigana dhaqalaha iyo siyasada inan ku sharaxo kuna so bandhigo youtube ga mahadsanidin
assalaamu calaykun, salman aad baan u xiisaynayaa barnaamijkaaga laakiin waxaa taas iiga sii muhimsan barnaamij aan rabo in aad iga caawiso, mana aha in aan doonayo caawin bilaash ah. sidaa awgeed waxaan u baahanahay email-kaaga. si aan barnaamijkaas kaala hadlo.
From ogaansho inta ogaansho ka timi like ii saaara
inta #ogaansho ka timid farta taaga 👆😃.
ina samaale aniga Ka Mid Ah Lkn Xariifkaan Waxba Meesha Kuma Haayo Wlhi Aniga Dhaamo
Wwwwwwwwwww
☝️
Aniga
Aniga
very useful channel with a good teacher thanks allot I have just subscribed.
M.a ustad adbad u mahadsan tahay walahi wey isla socdaan dhiirigelintada iyo inad alah naxasuusiso m.a alah ku xafido runtii mel gar ah inan kala soo xiriiro wan jeclan lahaa sida what's,uppka oo kale
Kkuxidhnoow Allah
Sabir
Wakhtiga ilaali
❤Juhdi muraajaco joogtee
masha allah Dr. Salmaan jazaakallaahu kheyr, waa 3 daqiiqo oo aad u qiimo badan.
Video Daawashadiisa Kama Daalo
Prefect Sxb Salmaan
Mashallah Allah ku xafido my dear bro keep going forever thanks
aad baad u mahadsan tahay wll salman madaw macalinkayaga inad bulshadada somaliyed inad luqada afsomaliga ugu so gudbisay TECHNOLOGY yada hada qofkasta xirfadisa wa inu ku so gudbiya youtube iyado luqadena hooyo ah si dadka luqadaha qalad aqoon ee somaliyed uga faidaystan hada youtube waxkasta ood ku waydiso english arabic iwm wa helaysa lkn somali maya wa nasib xumo iga suga anigana dhaqalaha iyo siyasada inan ku sharaxo kuna so bandhigo youtube ga mahadsanidin
Allah yacizak pro horo usocod wacan runtii waaka helay videogan❤❤
masha Allah Wllky hurey usoco allaha Ku barakeyo
Saalman aboowe wan kugu daxanahay marwaliba aad iyo aad ayaad na u mahadsanthy wano faidesay ajer allaha kasiiyo bro long life
Leyla Issa Zxp ku khasari meyside subscribe saar th-cam.com/video/2IgQkFSGS4g/w-d-xo.html
You are a good really teacher
Mahad Sanid wll
Hormar wacan kuu rajenaa
thanks ustad alle hakaa abaalmariyo jazaakallahu kheyr
Before 6 years ninki edit kan bartay maa wax barasho udhiman😢 anyway Masha Allah ❤
Thhank u add bad mahadsantahy
Mahadsanid walal from OGAANSHO
Mahadsanid Ustaad
Waxaan ahey nuuradin lyas inshaar barasho wanaagsan ustaad. Waxaan ka so ogaadey page ka ogaansho and your work is really creative.
Ustaad waxaan rabaa inan waxbarto kaligay ee alle haywafajiyo
Mashllah jazakallahu kheer mahadsanid
Masha Allah masha Allah walaal salmaan Alle haku barakeeyo
JazAkallah khyr akhii
Salman sxb Barnamijkan waa muhiim ee dib uso samey mahadsanid
Waa igu jira qorshaha walal, waana ku mahadsntahy xasuusintaada.
Jazaka Allah khyr wll
Ogaansho ayaa iso dirtay waan ikan asxbey Notifaction diyar kadhigay
Shan sano iyo maanta isku si wax uma soo gudbisid.,...waa tillabo hore leh aad qaaday.
Shukran salmaan maadow
Mahdsanid maclin
Ogaansho ayaa isoo tilmamy cawa janalkan waan ku cusubahy
جزاك الله
From ogaansho wll Omar inshaar Masha Allah
Mashaallh jasalkalh khyr aalle xafido haku wllo
mahadsanid ustaad
Mahadsanid ustd.
Muqaal i caawiyay aad iyo aad aaya u mahadasabthy salmaanow
Mhadsanid sxp
Maii sheegi karta chanalo aan kaga takhasusu
Exel book
Photoshop iyo
Barnaamijyo kale walaal wa ii muhiim
Ila soo xariir
Mahadsanid ustaad❤
-Thanks bro-
After 5 years ayn dawanaya
Mahadsanid
Masha allah videio sdaad u samyday wan ka helay 🖒🖒🖒🖒🖒
Waa mahadsantahay walaal🤗🤗🤗🤗
Waad mahadsantaha wll markaad hadlayso tartiib uhadal fadlan
Thanks a lot mcln
Habka aad Muuuqaalkaan U sameysay Oo Cashar Ah Noo Soo duub Salmaan Maadow
Mashallah brother waa mhdsand
Masha Allah baaraka allah
ماشاءالله ،اخي الحبيب
manta laga bilabo wn ku xdhanahy barnamujkan
Çabďiŕàxmañ ķòŕőñþø Mìlàñò Zxp ku khasari meyside subscribe saar th-cam.com/video/2IgQkFSGS4g/w-d-xo.html
شكرا جزيلا
shukrn moooore
baarakallahu fiik walala
Ustaad sidee losameyay muqalkan software ka la idticmalay bal isoo jwb
جزاك الله خيرا الجزاء
wll salmaan programkee u ticmaa sha edting ka allah haku bara kjeeyo
Ustaad
Thanks waxbadan banka sugayna bro
Iyo course free jamacada laga helo
Adigoo adeegsanaya internet
Thanks cawa ayaan kusoo biray channel kaan video gan ayaa idhiri gili
Thank you a lot bro
Sidkle wllhi aad baan uku helay sida wanagsn oo aad noola dhiira kalisay ustaad jasaakalah
Software kee u isticmaashay
Masha Allah
Thank you
mash allh sxb horay usoco lkn xoga codkaga aya hoseya
Sxb talo aad u muhiimsan aya ino so gudbisay mahdsand by ogaansho channel
ustaad zaaid ayaa ugu mahadsantahay filimkaani qiimah leh
Amizing videos
Masha Allah calyka
mhdsnd wll ina badan
Salmaan madaw waan ku raadinayay wllo inbadan wanaan ku helay
waxa rabaa multimedia inaa barto lkn softwares aa igu adag inaa helo pls iga caawiya . halgaaa AMA video ka samey qaabka loo helo.
ما شاء الله
wll salmaan aad ayaad uu mahad sa tahay
Salmaan walal iga caawi sida aan ku baran lahaa hawlahan sida aad videoyada u samayso adigu
Thanks
Reeer ogaansho maiga so horeyseen
Sxp sare from ogansho
mahadsanid sxb sxb waxaan kaacodsanayaa in ad isheegtid vedio editing ad isticmaleysid sxb
asc wll chnlkda imika ayan ku cusubhy wxn u arkay mid faaida bdn wna ku xirnan dona hda kdip insha allah salmaan
USTAAD BARNAMIJ KAAN AAD WAXA KU DIYARI NEYSO MAXAA WAAYE
Wll salmaan aad iyo aad ayaan kaaga mahadcelinayaa taageerada aqooneed ee aad la garab taagan thy umada soomaaliyeed gaar ahaan ardeyda
wll casharo graphic design ah inaad bixiso ayaan codsanaynaa!
nuur calaa nuur Zxp ku khasari meyside subscribe saar th-cam.com/video/2IgQkFSGS4g/w-d-xo.html
anag kamid aha ogansho ayan kasocda
wll omar inshaar(ogaansho) baa noo sheegay kanaalkan wll adobe photoshopka iyo after effects noo soo samee mahad sanid
Hani Hersi Zxp ku khasari meyside subscribe saar th-cam.com/video/2IgQkFSGS4g/w-d-xo.html
Ogaansho baan kasocdaa waa chenal ka kaliya somali ahan adaawasho badanahay
Ina samaale ☝
Wll salmaan xageed kabaxday waankuu xiisnaye
Hahahahha
Anagoo macalin nahortaaganyaja bara waynay kali is bar maaa imatay. Ciyara iga kala yareya
M.A runtii wan ka helay mida labad waxan ka helay Editing ka video ga sida loo edit gareeyay
Salam aleykoum Boss is alhaal son of Boolhaal
السلام عليكم
walal salmaan channel kaga waxaan ka bartay ogaansho channel faaidadad bulshada la donayso alle ha ka abaaliyo guulayso in shaa allaah
Mnsha allah Sxb Qaali aha
assalaamu calaykun, salman aad baan u xiisaynayaa barnaamijkaaga laakiin waxaa taas iiga sii muhimsan barnaamij aan rabo in aad iga caawiso, mana aha in aan doonayo caawin bilaash ah. sidaa awgeed waxaan u baahanahay email-kaaga. si aan barnaamijkaas kaala hadlo.
Waxan Rawaa inaa
ika caawiso
Website ama channal
aan ka Barto luqada
englishka adoo mahad san
Ogaansho ayan ka so heley kanalkaan
Waxaad noo sheektiin course aan ka barano
Web design
walaal ma noo faaiiideenkartaaa soda aad video gaaan usameesay
mash allah
Meeqo website oo somali ah oo wx laga bara graaa
Ramadan kariim fadlan subscribe ii sara walalayal
Waxaan karabnaa wax is kiil ah