Waraysi | Boqor Ahmed Iimaan.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 43

  • @ademzh
    @ademzh หลายเดือนก่อน

    Masha Allah ! The Somali Specialist 6! Gaboye are the best🙏🏾❤️🌹

  • @muhsinomar4510
    @muhsinomar4510 2 หลายเดือนก่อน +5

    Manshalah very interesting interview. Waxaan runtii aad ooga helay waraysigan. Waxaan si Khaasa u bogaadinayaa inanakan qaaday waraysigan waxuu tusay true professionalism ❤️

  • @umaramadaanchannel3871
    @umaramadaanchannel3871 2 หลายเดือนก่อน +7

    Allah ba boqora

  • @mubashircumar2173
    @mubashircumar2173 2 หลายเดือนก่อน +8

    Aderkay❤

  • @khadarhassan4366
    @khadarhassan4366 2 หลายเดือนก่อน +3

    Soomali waa Cadow ey Gaari waayen Ileen . Gabooye waa walaalahy Allaha Dhowro ❤

  • @user-om4nx5qm4z
    @user-om4nx5qm4z 2 หลายเดือนก่อน +1

    Boqor Axmed Imaan hadalkiisa wa macquul 100% 👌
    Waa boqor somaliyeed dhab ah ✅

  • @saabkeysaabkey5494
    @saabkeysaabkey5494 หลายเดือนก่อน

    Boqor, Axmed IMAAN warsame, waad ku mahasatahay duruustaad nasiissey. Asc. Meggin Allih.

  • @maxamedcumar9391
    @maxamedcumar9391 2 หลายเดือนก่อน +1

    Beel aad iyo aad u sharfan oo qiima badan wallhi Gabdhahoodana waa kuwa ugu qurux badan ❤

  • @IsmaelMoud
    @IsmaelMoud 2 หลายเดือนก่อน

    Warunti boqorkayka Gabooyeh
    Abalyo Abalyo ❤❤❤❤

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 หลายเดือนก่อน

    Muuse dhariye in uu dir yahay Walaahi waraysigan ayaa iigu horaysa mansha allaha

  • @abdirahmandahirabtidon7702
    @abdirahmandahirabtidon7702 2 หลายเดือนก่อน +3

    In shaqadan ay hadda Ethiopian la wareego waxa u sobob ah kaddib markii bulshadii hawshan lagu yaqaanay ka gaabiyeen inay horumarin ku sameeyaan siiba bilicda, nadaafadda iyo qalabka la isticmaalo

    • @yuusufSiyad-yc7qy
      @yuusufSiyad-yc7qy 2 หลายเดือนก่อน +2

      Waxa kaga habboon lahayd malaha inaga oo nidhaahna: markay bulsho xoolodhaqato ahi waddankii la wareegen bay wax walba dhulka galeen.

  • @AbdiSalah87
    @AbdiSalah87 2 หลายเดือนก่อน

    Funny! Bushaarooyinkaanu aadayna. Boqorku waa nin aqoonna leh fannnaana ah. Masha Alah.

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 หลายเดือนก่อน

    Boqor iska dhaaf isu eekaynta (Ganato). Go' shaal ah iyo doob iyo macawistii quruxda badnayd.

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabooye.waa.dadka.ugu.qalbiga.fiican.waa.saxiibaday.aniga.

  • @FreemanV99
    @FreemanV99 2 หลายเดือนก่อน

    "...iyo maray dhahaan guryaha noo sii ilaaliya oo ay wax ka dhashaan...wax ka dhasha garan maayee." Waa hadal gaf ah oo aan kaftan gali karin. Boqorku gafka iyo hadalada xannafta leh ha iska ilaaliyo for his own sake.

  • @RaxmocaliMaxamed
    @RaxmocaliMaxamed 2 หลายเดือนก่อน

    M.a

  • @axmeddeeqfaarax1122
    @axmeddeeqfaarax1122 หลายเดือนก่อน +1

    Baaqdanka aad igula baaqeyso mid niiqalaa weeyee mid shahara igula baaqdan😂 hadii aan ku dhaho adigu garan maysid
    Wuxuu ka wadaa hadalkan aad igula hadleyso mid yara liita weeye ee su aalo fiican iweydii😂 only gabooye fahmaya

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Warinaguba Intaaso Boqorbaynu Sheeganayo Kamadoodne Matiisa Oodjiidanaysa? La’Xaasid Fadlan

  • @AhmedAguero-o6z
    @AhmedAguero-o6z 2 หลายเดือนก่อน +2

    Team Astaan like saara

  • @highhigh7476
    @highhigh7476 2 หลายเดือนก่อน

    Biyamal Miyaa ama birmal wayee

  • @mowlidabdi9209
    @mowlidabdi9209 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkk! Guryaha ayaannu u sii ilaalin jirnay, halkaas oo wax kale ka dhashaan,...tolow ma fahamay weriyuhu waxa uu uga jeedo boqorku!

  • @AhmedAbshir-w9e
    @AhmedAbshir-w9e 2 หลายเดือนก่อน +1

    Islamika o dhan waa nasab wlhi

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wow Intayadakaleba Waa Fake bilaadhaqana Oo Idinka Reer Somaliland Asalka Aha Wallahay. Just Xaasidnimaanu Intayada Kale Lafadhinaa. 💔Waanawaxaanu U Aflixila’nahay Boqor A Iimiinaanow!

  • @abdikadiree6074
    @abdikadiree6074 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somali oo dhanbaa dib u habayn u baahan oo iswada yasta.
    Waxaan ogahay beel 9 awoow kala tirsata oo isyasta kaliya in mid beeralay tahay midna geelay

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 2 หลายเดือนก่อน

    Deebin=midgin/midgaan... ma sidaasuu boqorku ka wadaa...Deebin waa marka haraga dhogorta laga xaleefo ee bilaa dhogor laga dhigo.

  • @hassanibrahim1233
    @hassanibrahim1233 8 วันที่ผ่านมา

    Boqor mid meesha ka saardee xaafadaha caruurta ku dhalata. Tusaalaan kuu soo qaadayaa innantaydu hadday guursato nin bay u dhaqmaysaa taada haddaan guursadan annigagay ii dhaqmaysa

  • @Waa_yaab
    @Waa_yaab 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer waxbadan ayaa naga dabageeysay hadii aanu nahay dhalinta somaliyeed mahad sanid

  • @abdillahiosman1770
    @abdillahiosman1770 2 หลายเดือนก่อน

    Qaado go' shaala iyo doob iyo macawis quruxbadan.

    • @buraale134
      @buraale134 หลายเดือนก่อน

      Macawis iyo shaal adigu malihid wa yemeni iyo kashmir wax baro

  • @aminaali5825
    @aminaali5825 2 หลายเดือนก่อน

    Wasax gedka

  • @guleit89
    @guleit89 2 หลายเดือนก่อน

    Boqornima Miya cuqdad ku gashay

  • @AsliDucale-qi2ox
    @AsliDucale-qi2ox 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabooye waa magac lagu midoobey ee abtir ma galo dadka gaboye waxaa ku jiro Dir, Hawiya, Darood iyo midaan intaba aheyn oo ay ku biireen.

  • @KayseCali-c2e
    @KayseCali-c2e 2 หลายเดือนก่อน

    Jaamac.saleeban.tubeec.waa.ciise.muuse.waa.reer.berbera.asala.

  • @HusseinDimbil-x3m
    @HusseinDimbil-x3m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
    Soomaaliyeey rabi ayaan idinku dhaariyee haybsooca iyo quursiga
    Culimada iyo madax-dhaqameedka waxaan ka codsanayaa in arintaan shir laga yeesho waana in la jabiyaa dhaqankaan dulmiga ah ee bahdilka ah
    Waana in 1000 gabdhood iyo 1000 wiil oo ah dadka la haybsooco loo guuriyaa kuwa yiraahda waxaan nahay nasab
    Waliba waa inay bilaa baan culimada iyo madax-dhaqameedku

  • @hassanmohamoud-t7p
    @hassanmohamoud-t7p 2 หลายเดือนก่อน

    Waar ninkan ha la xidho waa uu gumaaday xayaawaankii

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Waaruntii Boror Iimaan Harag Ayaynu Xidhan Jirney .. jalabiyada Carabtu Shalaybay Inasoogasha

  • @ahmedabdi9368
    @ahmedabdi9368 2 หลายเดือนก่อน

    Horta dadka Aan ahayen gabooye iyo muuse dhariyo iyaguba way caayaan oo Aji bay ugu yeedhaan kalmada Aji saw iyaduba cay maaha

  • @kingvideopro2385
    @kingvideopro2385 2 หลายเดือนก่อน +1

    Gabooye inuu timaha ii jaro kabahygana tolo mooye muxu adunka ujoga 😂😂

    • @sadikmo3
      @sadikmo3 2 หลายเดือนก่อน +2

      aamus jaahilyahaw maanka gaaban, afrikaanna adigaa u liita oo meel walba qaxooti iyo qofka bidixda lagu salaamo ka ah, aduunkana adigaa ugu nolol xun oo sadaqo loo aruuriyaa, ma iminka qof muslim ah oo aadan waxba dheerayn yasi kartaa?
      ku faan wax aad adigu samaysatay sida hanti, sumcad iyo magac, aqoon iyo akhlaaq, ee haku faanin wax aadan adigu samaysan sida qabiil iyo ab..

    • @halimamohamed7431
      @halimamohamed7431 2 หลายเดือนก่อน +1

      Oo Illahay aduunka ma wuxuuu keenay in timaha lyo kabaha la idiin talo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 2 หลายเดือนก่อน

    Wow Intayadakaleba Waa Fake bilaadhaqana Oo Idinka Reer Somaliland Asalka Aha Wallahay. Just Xaasidnimaanu Intayada Kale Lafadhinaa. 💔Waanawaxaanu U Aflixila’nahay Boqor A Iimiinaanow!