PRANK ADNA OO BAROORATAY IYO SAXAAF OO GUUL GAARAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 6K

  • @racwibile5614
    @racwibile5614 5 ปีที่แล้ว +1811

    😭😭😭😭hooyo cunugeda ka lumay wa xanun wlhi inta igu raacsan like isaara

    • @ashayussuf8551
      @ashayussuf8551 5 ปีที่แล้ว +6

      Am really Sorry adna

    • @arbacamedia14
      @arbacamedia14 5 ปีที่แล้ว +5

      Qalbi Saliim 🤣🤣

    • @yaxyedayax3276
      @yaxyedayax3276 5 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhaan asi miyaa dhalay🤣

    • @iskaashicommunity837
      @iskaashicommunity837 5 ปีที่แล้ว +3

      isaara subcirabe plz waa iga codsi

    • @Khadro8796
      @Khadro8796 5 ปีที่แล้ว +2

      Illaahey nagama dhumiyo caruurta

  • @RahmaRuhi4
    @RahmaRuhi4 5 ปีที่แล้ว +1425

    INTA aLLAH SW IYO XABIBKENA (SCW ) Like saar

  • @Abdikanikh
    @Abdikanikh 5 ปีที่แล้ว +837

    😭😭😭😭 hooyo cunugeda ka lumay wa xanuun wlhi inta igu raacsan

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 4 ปีที่แล้ว +75

    Qofka xabiibka nabi mohamed jecel saligiisa yuu iloobin scw scw

  • @myrajochannal2
    @myrajochannal2 5 ปีที่แล้ว +216

    😭😭😭 Adna wlhi wan oyay xabibti Nadiyo yar iyo family kaga dhan illahey haku barakeyo 🌹❤🌷🌺

  • @dahirdaljiirofficial5635
    @dahirdaljiirofficial5635 5 ปีที่แล้ว +850

    INTA HOOYO JACEYL like isara

  • @fatumobile6257
    @fatumobile6257 5 ปีที่แล้ว +1142

    Anigu hooyo waan jeclahay inta hooyo ila jecel like ta waa dhiniciina wll mahad sanid

    • @shukrimacalin6110
      @shukrimacalin6110 5 ปีที่แล้ว +3

      Sirta saxaf weey siraanyo kulushahee sacaney ku heysataa adna kkkk

    • @shukrimacalin6110
      @shukrimacalin6110 5 ปีที่แล้ว +3

      Maxamad beska dheh adna weey noogtag

    • @nuuromaxamed8425
      @nuuromaxamed8425 5 ปีที่แล้ว +1

      fatumo bile wood

    • @hamdamihamed1216
      @hamdamihamed1216 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh🤗🤗 nin sun ku waraaniyay subaga waraabi wllo good boy

    • @abdullahishire2870
      @abdullahishire2870 5 ปีที่แล้ว +1

      Aad unaxadaye misikiina

  • @maandeeqmohamed1683
    @maandeeqmohamed1683 4 ปีที่แล้ว +140

    😢😢Saan qalad waaye wllh hooyo ciyaalkeda laguma Ciyaarsiyo waayo wadnaheda ee lamid yihin hdey weysana inuuu istaago ayey ku dhawane😢

  • @alizamohamoudalizamohamoud9918
    @alizamohamoudalizamohamoud9918 5 ปีที่แล้ว +935

    Intee Hooyo jcl like isar😍😍😘😘

  • @queennickibella3162
    @queennickibella3162 5 ปีที่แล้ว +633

    Yaa Allh walhi waaan Murugooday intah jecle hooyo like😭😭💘

  • @ramlaibrahim1299
    @ramlaibrahim1299 5 ปีที่แล้ว +364

    adigoo video ka daawanaayo comment haddad aqrineesid liketa igu qabo😂

  • @fardowsaahmeddahir1082
    @fardowsaahmeddahir1082 4 ปีที่แล้ว +151

    Inta ilahay jecel like sar

    • @hibaqmaxamed999
      @hibaqmaxamed999 4 ปีที่แล้ว

      Hadaa ma qof naceb baajira GAL ka ahyen😡

    • @AdnaMaxamad-s6s
      @AdnaMaxamad-s6s 4 หลายเดือนก่อน

      Sxb wax like lagu raadsado iyo wax kalaa jira iimaanka lagaa qaade

  • @fahadmukhtaar29
    @fahadmukhtaar29 5 ปีที่แล้ว +630

    Hooyo la aanteda waa abaar like isara kher illah ha idin siyo

  • @abdullahiking8913
    @abdullahiking8913 5 ปีที่แล้ว +1321

    Adoo vedio ga dhamesan commenti aqris maso radisay like igu cawiya

    • @dhemanabdi9544
      @dhemanabdi9544 5 ปีที่แล้ว +3

      tan cml prank lama dhaho anaba adno ka naxy wlhi

    • @samowsamow8404
      @samowsamow8404 5 ปีที่แล้ว +4

      Haaheey

    • @suuma.7786
      @suuma.7786 5 ปีที่แล้ว +2

      Haa wlaahi hhhhhhhhhhhhhhhhhhh wax iga raayey adaa ku arka

    • @farxayomahamud2074
      @farxayomahamud2074 5 ปีที่แล้ว

      Xaram caleek saxaf gabadha maxad saas uku sameeysay qalbiga hooyada wajilicsan yaha saas adna magoogtahay wadnaha. inoow istagikaro

    • @saf8435
      @saf8435 5 ปีที่แล้ว

      Maxamad walaahi waad o hiisay hooyad laguma cayaaro

  • @cabdiaziizboqortooyo765
    @cabdiaziizboqortooyo765 5 ปีที่แล้ว +451

    Gacalooow ilaaahay Dartii like iisaara

    • @sabirinmaxamad3234
      @sabirinmaxamad3234 4 ปีที่แล้ว +1

      Sirta saxaf way sirayo kulushahy sacadas ayey ku heysata adnoy

    • @mahdisalah740
      @mahdisalah740 4 ปีที่แล้ว +1

      mahamed saciido wlle maficno Dumarka in lagu dheldhelo lakiin adna tagereheda hoos uma dhaco mar walibana garab keeda Ayaan nahay

    • @FowsiyoAhmed-jn9qs
      @FowsiyoAhmed-jn9qs หลายเดือนก่อน

      ?m
      amiir🇸🇴🐼🐼

  • @ruunxbbtiyare9875
    @ruunxbbtiyare9875 4 ปีที่แล้ว +53

    Wllhi xanuun waye hoyo ilmaheeda laga qariyay wllhi xanuun kee leedahay anaa og intii igu racsan like

  • @الخال-ث2ه
    @الخال-ث2ه 5 ปีที่แล้ว +425

    Hoyo zdan ilmahedacu jcshahy inti hoyo jeceYl Like i zara❤🌹

    • @HamdaHussein
      @HamdaHussein 5 ปีที่แล้ว +1

      Baazid OfficiaLL Asc wll. Fadlan subscribe ii saar😊

    • @الخال-ث2ه
      @الخال-ث2ه 5 ปีที่แล้ว

      @@HamdaHussein Cala ceeni waraazi wll❤

    • @FowsiyoAhmed-jn9qs
      @FowsiyoAhmed-jn9qs หลายเดือนก่อน

      amiir
      Awldeul
      🐼🐼🐀🐍

    • @FowsiyoAhmed-jn9qs
      @FowsiyoAhmed-jn9qs หลายเดือนก่อน

      aoeowwod
      🐻🐧🐦🐥🐋

  • @yahyahassan5214
    @yahyahassan5214 5 ปีที่แล้ว +392

    Hooyo waa janada dunida inta ilaqabto like isaara

    • @fatushamohamed2878
      @fatushamohamed2878 4 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi waa sax wlhi waan calol xumaday plz waxas markale haku sameynin hoyada 😭😭😭

  • @hamdaabdirahmaan4134
    @hamdaabdirahmaan4134 5 ปีที่แล้ว +363

    Team adna asxaaf aanka aarsano😂😂😂
    Like dhac ku siiya

    • @sucaadoahmed8577
      @sucaadoahmed8577 5 ปีที่แล้ว +2

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @nimoahmed6301
      @nimoahmed6301 5 ปีที่แล้ว +2

      Adono waakula murgoday we ka aarso saxaf

    • @asliali2126
      @asliali2126 5 ปีที่แล้ว +2

      Maskiin xbbtii Adna

    • @dhageysiquraan6340
      @dhageysiquraan6340 5 ปีที่แล้ว +2

      Abaayo subscribe isar like dhac

    • @daadirhero
      @daadirhero 5 ปีที่แล้ว +2

      Team saxaaf aan ahay kkkk

  • @xs1736
    @xs1736 ปีที่แล้ว +76

    ɪɴᴛᴀ ʜᴏᴏʏᴏ ᴊᴀᴄᴇʏʟ ʟᴏᴠᴇ sᴀʀᴀ❤️🥺

  • @GulaidFaisalMohamed
    @GulaidFaisalMohamed 5 ปีที่แล้ว +478

    Inta jecel ina prankska la badiyo like saara hee 😂😂

    • @gg-ms7rt
      @gg-ms7rt 5 ปีที่แล้ว

      Asc

    • @gg-ms7rt
      @gg-ms7rt 5 ปีที่แล้ว +1

      👍

    • @gg-ms7rt
      @gg-ms7rt 5 ปีที่แล้ว

      saxar

    • @gg-ms7rt
      @gg-ms7rt 5 ปีที่แล้ว

      Wsc

    • @gg-ms7rt
      @gg-ms7rt 5 ปีที่แล้ว

      hee

  • @mohamedabdulkadirahmed3806
    @mohamedabdulkadirahmed3806 5 ปีที่แล้ว +347

    Hada Hooyo Jeceshahay Like Hada Neceb Tahayna ka Soco

    • @amanhassan9892
      @amanhassan9892 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah hooyo mcn jacel 😂😂😂

  • @sajidahlilaah8187
    @sajidahlilaah8187 5 ปีที่แล้ว +384

    Inta adnna tageero u ah like. Saraa

    • @HamdaHussein
      @HamdaHussein 5 ปีที่แล้ว

      Sajidah Lilaah Asc wll. Fadlan subscribe ii saar😊

    • @sajidahlilaah8187
      @sajidahlilaah8187 5 ปีที่แล้ว

      @@HamdaHussein waa ika Saran yahay walashey MCN 💯💖👈

  • @selmadelastqueen4076
    @selmadelastqueen4076 4 ปีที่แล้ว +57

    I am so sorry wallahi Hooyo is someone who goes through everything 🥺🙏🏻 Adna we love u ❤️😍

  • @anak1646
    @anak1646 5 ปีที่แล้ว +420

    Inta saxaaf kaxanaaqday like iisara waan ku nacay xaraam hooyo macaan maka naxdid axmaq walaahi axmaq naga tag ani xataa waan ooyey

    • @khasibabrawa3446
      @khasibabrawa3446 5 ปีที่แล้ว

      Umu mukhtaar Kadiye

    • @coffeeb3rry
      @coffeeb3rry 5 ปีที่แล้ว +1

      Lkn san walaga ficna hoyo waye

    • @ashaluula5115
      @ashaluula5115 5 ปีที่แล้ว +1

      Oo flim maa matalaysa mxaka oohiyey iyaga iska rabo isku jecel sidan marka faragalin ma fcna

    • @zahrazaytuuni3588
      @zahrazaytuuni3588 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi waa murugo tanokale

    • @ummusuldan3318
      @ummusuldan3318 5 ปีที่แล้ว +2

      ceeb buu sameeyey wlhi

  • @zuldaanofficial
    @zuldaanofficial 5 ปีที่แล้ว +366

    Masha Allah hoyo mcn inti hoyo jecel like saar

  • @majabeboyofficial6242
    @majabeboyofficial6242 5 ปีที่แล้ว +235

    Adna iinta la naxday ❤️👏😭ama la ooysay ani cml

  • @kifaaxturki5461
    @kifaaxturki5461 5 ปีที่แล้ว +230

    Hhhhhh prank waa la hela laakiin qof hooyo ah saa loomagalo inta igu raacsan lake

  • @Faizasworldbeauty
    @Faizasworldbeauty 5 ปีที่แล้ว +70

    Hooyo cunugeda ka dhumay naxtin waye wlhi naadiya habaryar allaha ku xafido ❤❤❤

    • @ramlinabby6574
      @ramlinabby6574 5 ปีที่แล้ว

      Hooy 😭😭😭😭

    • @fathinor6189
      @fathinor6189 2 หลายเดือนก่อน

      Gusgugu🎉🎉❤❤

  • @mogadishucablesports2537
    @mogadishucablesports2537 5 ปีที่แล้ว +219

    Inta Hooyo Soomaliyeed Jacel like isaar

  • @aishastrawberry351
    @aishastrawberry351 3 ปีที่แล้ว +29

    A mother is a mother ❤️😭

  • @duluftaxaafada5925
    @duluftaxaafada5925 5 ปีที่แล้ว +93

    Asxaabta ugu Duceeya Adna siday u naxariis bdn thy inu alle ugu naxariisto iyo inu allaah ilmaheda baariyaal uga dhigo,
    👐👐Aaamiin. adigana Saxaaf alle Kuma dhibee ka dhowr Adna wax walbo dhibaya Inshaa allaah!

  • @somalisportsofficial5526
    @somalisportsofficial5526 5 ปีที่แล้ว +265

    #Sirta Saxaaf Way Siiranyo Kulushahe Sacasey Ku Haysata AdnoY.
    Like Dhac Dhac Kuzii👈👍

    • @zakariyeabass8159
      @zakariyeabass8159 5 ปีที่แล้ว +2

      Adna mcnto

    • @najmaxubi1677
      @najmaxubi1677 5 ปีที่แล้ว +3

      Wlhi wey sabar bdnthy mashalah wa hore ku boodi lhaa qaboobaa adna alaha ku dhowro saxaf qof luul ah hesata haqasarin ada dayacay ay dhageysane xaladaas

    • @mustafvic1415
      @mustafvic1415 5 ปีที่แล้ว

      Somali S

    • @nugaalproduction6445
      @nugaalproduction6445 5 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe

    • @xamdimaxed4465
      @xamdimaxed4465 5 ปีที่แล้ว +1

      alah adna waan ka xumahay waan dareemi karaa hooyo ilmahedi waysay waxay dareemayso hadase run maba aha

  • @rodacise5623
    @rodacise5623 5 ปีที่แล้ว +130

    alla hadaa ogtahay naxdinta hooyada halka xanuunaysa xataa hal minit ilmaheeda kama qarisen sorry adna

  • @husseinmohamed2720
    @husseinmohamed2720 4 ปีที่แล้ว +46

    🤩adna wlaahi waa qof wanagsan ❤ abaayo hore u soco

  • @ruweydamustaf4883
    @ruweydamustaf4883 5 ปีที่แล้ว +147

    xaax waa hooyo wx dhashy saxaaf waan ka aarsaneynaa dumashi insha allah inta igu raacsn like iisara

  • @ruuxiiraap3053
    @ruuxiiraap3053 5 ปีที่แล้ว +213

    wlh adno run ula ilmeyay allow hoyoyinkena Xifdi😢😢😢

  • @nasirichannel7268
    @nasirichannel7268 5 ปีที่แล้ว +105

    OMG 😭😭😭😭
    Hooyo wlhi wax an ku tilmamo malahan Allaha hooyo no daysto

  • @zihaamzureeeqa3576
    @zihaamzureeeqa3576 4 ปีที่แล้ว +4

    Dadkan maxa ku kalify inay nabigena suban scw ay ku radiyan like shit isku xishoda nio bina adan ma tihidine like aa ubaroornysiin ragnimo ku helade inta nabiga scw kuso gabnysan dacd idinkama ahe waa like don 🤨

  • @ayishaahirsi9199
    @ayishaahirsi9199 5 ปีที่แล้ว +143

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 Saxaf angaa naga ilmeesiisay wallhi oo og waxan prank lee in yahay
    Darenka hooyo macabirikartid markay ilmaheeda wayso ama wax kasoo gaaraan allow hooyoo yinkeena noo xafid Akhio iyo aduunba

    • @riyaabdi401
      @riyaabdi401 5 ปีที่แล้ว

      th-cam.com/video/DSQ4DUh-0bQ/w-d-xo.html

    • @barwaaqoahmed6762
      @barwaaqoahmed6762 5 ปีที่แล้ว +1

      ilaa bilow ilamaadhamad waan daawadey kilibkan intan eego baandhafijirey kilibyada kan lkn waandhameystey sidey unaxdey sikadan baan unaxey anoo arkaya inantu halkeyjoogto wl waa masaakindumarku yaan caruurta caloosha kugu jirta yaankaasooqubane miskinta haka nixin mardame

  • @Arabianseaholder
    @Arabianseaholder 5 ปีที่แล้ว +77

    saxaaf vedio gaan ha delete gareynin yariiska markee weynaato ha daawato hooyo waa jano aduun

  • @najiibmohamed6126
    @najiibmohamed6126 5 ปีที่แล้ว +86

    Gabadha ha ka ohisiinin
    Maxamed siciid 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @umumucaadfatmamaxamedcali1572
    @umumucaadfatmamaxamedcali1572 4 ปีที่แล้ว +39

    Saxaaf xaraam caleyk wlhi sidan cml markale hasameynin 😭Prank in yahay anigo og ayaa hadana la oyey adna allow hoyo no xifdi oo dinbigeda dhaaf oo unaxristo adun iyo aqiro

  • @nimcocabdullahi7463
    @nimcocabdullahi7463 5 ปีที่แล้ว +50

    Wlhi ani adno wn la ooye ♥️ saxaaf hadiin aan kaa arsan umadda madhini adna laga rabah in aay kaa arto like dhac igu isii itii saxaf in laga aaro rabto

  • @Youmoha12
    @Youmoha12 5 ปีที่แล้ว +146

    Team Adno 😢😢😢 like isar hada Team Adno tahay

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 5 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe isar wll Mcn

    • @hodanhure7847
      @hodanhure7847 5 ปีที่แล้ว

      Allah abtiyw Maxaa Saas usameysayy he xxxx mom

    • @sucaadolibax2065
      @sucaadolibax2065 5 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭 Walhi wan oyay saxaaf maxaa saas usamesay 😭😭😭😭

    • @Youmoha12
      @Youmoha12 5 ปีที่แล้ว

      @@sucaadolibax2065 😭😭😭 Hoyo whi ubad keda kama kaftan to

  • @MANDERAACTORS
    @MANDERAACTORS 5 ปีที่แล้ว +277

    Comments aqris hadad kujirtid like iisar

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว +1

      mandera wll subscribe ii saar inshallah

  • @Jouska128
    @Jouska128 5 ปีที่แล้ว +65

    Adiga io waalidkaaga allah idin ku bishaareyo janatul firdowsa boqol subscribe iiga dhiman 1k

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 5 ปีที่แล้ว

      Subscribe isar wll

  • @najiibmohamed6126
    @najiibmohamed6126 5 ปีที่แล้ว +138

    Maxamed siciid waxyabaha qarkod laguma kaftamo walahi gabadho way oyeysa kadhaf waa hooyo wax dhashay 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @yurubshire2853
      @yurubshire2853 4 ปีที่แล้ว +1

      Aad iyo aad😭😭😭😭😭

    • @rahmoali1789
      @rahmoali1789 4 ปีที่แล้ว

      Ala wa hooyo saxafow alle kabaq

  • @fatimajama3893
    @fatimajama3893 5 ปีที่แล้ว +47

    Aaragoostada adna wey fogtahee fejignow saxaafow from somaliland full respect family 🙏🙏🙏

  • @xaawofaarax5474
    @xaawofaarax5474 5 ปีที่แล้ว +19

    inta hooyo jecel Likes 👍👍

    • @daruurofficialtv
      @daruurofficialtv 4 ปีที่แล้ว

      xaawo wll qali subscribe ii saar inshallah

  • @zeinabibrahim6750
    @zeinabibrahim6750 5 ปีที่แล้ว +55

    I love you soo much kulahaaaa
    We Hate you so much 🔨🔨🔨🗡🗡✂️✂️👊👊👊👊👊💪💪
    Team Adna qurux

  • @naimamuuse1244
    @naimamuuse1244 5 ปีที่แล้ว +82

    😢😭😭😭😭😭😭Wlh wan La oyay adna😬 walalow ilhey ka cabso saxafa😡

  • @maryanabdikariin5482
    @maryanabdikariin5482 5 ปีที่แล้ว +138

    Saxaf mgacisa dhabta wa maxamed hda maqashen liketa🤣

  • @abdullahiyare17abdullyare17
    @abdullahiyare17abdullyare17 4 ปีที่แล้ว +10

    My sistersand my brothers like igu cawiya

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed 2 ปีที่แล้ว +10

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 11k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭🙏🙏

  • @starsbiography7874
    @starsbiography7874 5 ปีที่แล้ว +178

    Wllhi hooyo walba sidaan ayey sameyn laheed😭 anaa la ooyey wlhi Hooyo la’anteed abaar waaye❤️

    • @fartaxasanrirsi1333
      @fartaxasanrirsi1333 5 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi wan oyay

    • @ifraaxcali9075
      @ifraaxcali9075 5 ปีที่แล้ว

      Maxamad inaan saan ugu oo siiso xaq ma ❤❤❤❤❤❤❤💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋💚💚💚💚💚💚💚💚ahan

    • @wardiabshir4992
      @wardiabshir4992 4 ปีที่แล้ว +1

      @@ifraaxcali9075 kkkkkkkkkkkkjJih8jn😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😪😫

  • @ayuublucky7678
    @ayuublucky7678 5 ปีที่แล้ว +248

    INTA HOOYO JACEYL LIKE II SAAR

  • @fatumayussuf8380
    @fatumayussuf8380 5 ปีที่แล้ว +199

    Ooooh sorry Hooyo allah u naxristo.pls Mohmed mar dambe sa ha subunin.

    • @kawsarcabdimuhumed1857
      @kawsarcabdimuhumed1857 5 ปีที่แล้ว +2

      Ax ax ax walhi qalbigan ka ooyay huno markale ha isku dayiin siidan oo kale walhi waa xanuun hooyo waxa lagu ciyaro ma ahan

    • @cabdimaalikmustaf885
      @cabdimaalikmustaf885 5 ปีที่แล้ว +3

      Sirta saxaaf wey siiraanyo kulushehee adnooy wey kuhaysataa kaxaa xaawi

    • @aaminalakiibraahim7144
      @aaminalakiibraahim7144 4 ปีที่แล้ว +1

      dayaxdalnuurshe

    • @yaxyeyare5178
      @yaxyeyare5178 4 ปีที่แล้ว

      @@kawsarcabdimuhumed1857 and hekvehdjshewlhrgdiwgs68618596y4jsjwivdvfjzh

    • @caamirroobleofficial9097
      @caamirroobleofficial9097 4 ปีที่แล้ว

      Abayo isoo booqo wll

  • @shortlovelyvidios2353
    @shortlovelyvidios2353 4 ปีที่แล้ว +6

    Walaahi Hooyo adunka ayaanugujeclahay inta iguracsan like halabadiyo

  • @fahimaibraahimaadam9319
    @fahimaibraahimaadam9319 5 ปีที่แล้ว +58

    Saxaf laguma ciyaro ciyalka maama inad ka oohiso MA ficna wlhi😭😭

    • @HamdaHussein
      @HamdaHussein 5 ปีที่แล้ว

      fahima ibraahim aadam Asc wll. Fadlan subscribe ii saar😊

    • @saciidomaxamed1537
      @saciidomaxamed1537 5 ปีที่แล้ว +1

      Anda walhi anigowaxadhanlasocdy ba oyayy cunigygayarkayo iladawanayy waxudhahy yowaxasid saxaaf intu cunugti qarsady buleyahy adigadayacy marka adna saxaaf o.oynayanatus

  • @enthusiasticchannel4657
    @enthusiasticchannel4657 5 ปีที่แล้ว +33

    Asxaabta sharafta badan inta qoraankan aqrineeysa FADLAN waxaan kaa codsanaaya in aad SUBSCRIBE dhac dhac iigu siisid plz ❤️❤️🙏

  • @aragsancadey1694
    @aragsancadey1694 5 ปีที่แล้ว +90

    Xayati adna walahi wan la oyay 😭😭😭❤️hooyo alahow janey

    • @rahmoruuxilolq3143
      @rahmoruuxilolq3143 5 ปีที่แล้ว

      Wlh saxafow oyina iga kentay anigo og barang iney tahy

  • @z__a___ck9201
    @z__a___ck9201 4 ปีที่แล้ว +47

    Maxamed waa qalad hooyo in caroor teyda laga qariiyaa

  • @ladyboss4227
    @ladyboss4227 5 ปีที่แล้ว +65

    Waligey prank lama ilmeeen anigo awlad dhalin macankooda arag aayn wlh ilmeyey wan jeclhy caruurta ilahy noma waayo😭😭😭😭

    • @xawamaxamed2488
      @xawamaxamed2488 5 ปีที่แล้ว +1

      Aca

    • @badracabdi799
      @badracabdi799 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin yaa rabi xbbti

    • @sacdiyoxassan4574
      @sacdiyoxassan4574 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahey wax mawaaye ilaaheey wax qeerqabo hana siiyo dheh walal ilaaheyna hanooxafido walal mcn

    • @umrahafumrahaf4509
      @umrahafumrahaf4509 5 ปีที่แล้ว

      Xaraam saxafow uma nadiya maxaa San oga galee

  • @baxsancabdulahi575
    @baxsancabdulahi575 5 ปีที่แล้ว +76

    Adnoy hadaa natusi weyso ilinta saxaaf naag ma tihid team adna maiku raacsantihin wiligey comment maka binxinin cawa ciila ihayo😠😠😠😠😠😠

    • @shukrimacalin6110
      @shukrimacalin6110 5 ปีที่แล้ว +1

      Saxaaf beska Dhah gabadha caluusha ihurtee

    • @baxsancabdulahi575
      @baxsancabdulahi575 5 ปีที่แล้ว +1

      Haa dhamanten calosho naga huriye wa inan aarsana arsigan yan lokala harin team adna 😠😠

  • @xamdafaysal1200
    @xamdafaysal1200 5 ปีที่แล้ว +79

    😭😢 anoo og inu ku ciyaaryo hadna markay ooyday wlhi wan la ooyay ilmdii wan ceshan kar wayay😭😭😭😢 alh haysku kiin dayo farxad ku waara dhamntiin❤❤😍💖

    • @sahroliibaan8301
      @sahroliibaan8301 5 ปีที่แล้ว +1

      😢😢😢😢😢😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭wll aniga xitaaa waan kula ooye 😭😭😭😭😭😭

    • @MohamedOmar-oj3vk
      @MohamedOmar-oj3vk 5 ปีที่แล้ว +1

      Amiin Queen Alle haysku dayo💋

    • @mayzaabdirahman2022
      @mayzaabdirahman2022 5 ปีที่แล้ว +2

      Ana kula mida oo ilmadi iga soo yacdy

    • @hadillaium
      @hadillaium 4 ปีที่แล้ว +2

      xbbti isku mid lee nahy

  • @aishaahmed400
    @aishaahmed400 4 ปีที่แล้ว +21

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭 wlhi ayada kaligeed ma ooyin Hooyo Hooyo Hooyo Nabigena scs ayaa sadax daas jeer kudhawaqay Hooyo

  • @salimissak9905
    @salimissak9905 5 ปีที่แล้ว +43

    6:40 saxaaf: Nadia i love you dheh
    Nadia: Ayeeyo 😂😂😂

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 5 ปีที่แล้ว

      😂😂

    • @soleqaaadan9381
      @soleqaaadan9381 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭Adan wan kula oyeye saxaf ka raso

    • @ceynirashid4736
      @ceynirashid4736 5 ปีที่แล้ว

      Salim Isak Balo gorma sas udhagesatey😂😂😂😭😭🤣

  • @asmaibrahim9100
    @asmaibrahim9100 5 ปีที่แล้ว +42

    The way he hugged her though 🥰🥰

    • @nimcanuru644
      @nimcanuru644 2 ปีที่แล้ว +1

      raniyo waxn kabaqay isladu in ay naxadi ku dhimato ee ciratabadan kaday

  • @saj4117
    @saj4117 5 ปีที่แล้ว +48

    If you ever going to do prank again, let it be between two of you. Let it not be with kids. If you agree with me press like

  • @ubaxqadar4573
    @ubaxqadar4573 4 ปีที่แล้ว +9

    Team adna away please like isar

  • @xaliimofaraxsan5408
    @xaliimofaraxsan5408 5 ปีที่แล้ว +67

    Wlh
    Daacad
    U OOyay
    😭😭😭😭😭😭😭😭
    Waali Adna ❤❤❤

  • @saedomohamedhussein6642
    @saedomohamedhussein6642 5 ปีที่แล้ว +32

    Adna xayati waad igaa ohisaa 😭😭😭😭😭❤️❤️Hooyo Always Hooyo ❤️❤️❤️

  • @almaslv3134
    @almaslv3134 5 ปีที่แล้ว +40

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭😢 hooyo macaan ilaahayow hooyde u naxariso amiin yarabi ilmo kulul baa iga timid

    • @nimcosultan2508
      @nimcosultan2508 5 ปีที่แล้ว

      Ameen ameen yaa allaah indro😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @nasteexomaxamed1696
      @nasteexomaxamed1696 5 ปีที่แล้ว

      Amnaia amnaia amnaia 💗💗💗💗💗💗💗💗💗😭😭😭😭

    • @mahamuudsayga2592
      @mahamuudsayga2592 5 ปีที่แล้ว

      Aamin

    • @AminaAcademy
      @AminaAcademy 3 หลายเดือนก่อน

      Aamiin🤲

  • @mumtaasmohamettmohamed1895
    @mumtaasmohamettmohamed1895 4 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo waaye mar dambe saan yey dhicin hooyo ilmaheeda waysa xanuun waaye wllhi inta igu raacsan like ta

  • @quendafna1494
    @quendafna1494 5 ปีที่แล้ว +45

    Zaxaaf wax fcn masameenin xanuunka hooyo ma qiimeen kartid😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @yurubali6881
      @yurubali6881 5 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkk

    • @cayshadhaymon2779
      @cayshadhaymon2779 5 ปีที่แล้ว +1

      adno xanun wadarentay lakin baranki sida laisugu samenayo ini dhib kawen kudhacana kacabsana ala haka haye

    • @xaawomohamed4912
      @xaawomohamed4912 5 ปีที่แล้ว

      Adna nimaan arsan uurka harab tiisà ayuu ku jiraaa saxaaf ka arso

  • @ayaanwaadnuuneeymaashaalla1327
    @ayaanwaadnuuneeymaashaalla1327 5 ปีที่แล้ว +80

    Allaah hooyo beer jilicsanaa hooyo marwaliba ma hooyo ilahow nodaa

    • @ahmedabdi2163
      @ahmedabdi2163 5 ปีที่แล้ว +1

      iskumid ahnay

    • @filsanxuseen2572
      @filsanxuseen2572 5 ปีที่แล้ว

      Amin aamin aamin yaarabi aniga ayaaba ooye 😭😭😭😭😭😭😭 kula ooye adno sorry

    • @rahmishcizman7128
      @rahmishcizman7128 5 ปีที่แล้ว

      Aamiin aamiin yarabi

  • @lailalove614
    @lailalove614 5 ปีที่แล้ว +57

    Adna walahi wanla oyay 😭😭miskin wa marki labad laga oysiyay 😭😭saxaf mid wali ah ku sami noga aar hada nahay team adno guul ❤

  • @soomaalichiefofficial8021
    @soomaalichiefofficial8021 4 ปีที่แล้ว +6

    hooyo la aanted wa abaar dunida qof hoyo heysan lee daremo dhibkeda hoyo abaalkeda cidna ma gudi karto jano alle haka dhigo awaalkeda amin ❤🤰🤰🤰🤰🤰🤰🤰❤

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 5 ปีที่แล้ว +30

    A mother is always a mother😭 Love you mama❤️😭

  • @Somalifood12
    @Somalifood12 5 ปีที่แล้ว +37

    😭 😭😭 omg I am crying with you adna . .... maskiin..ka aarso 🙏🙏

  • @quruxdumarchannel
    @quruxdumarchannel 5 ปีที่แล้ว +61

    Waxan ahay youtuber waxan soogaliya
    Barnaamijyo muhiim ah ookala ah :
    🇸🇴isqurxinta
    🇸🇴vlogs
    🇸🇴caafimaad.
    Plz isoo booqo

    • @laylodiirshe4162
      @laylodiirshe4162 5 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mohann1421
    @mohann1421 4 ปีที่แล้ว +7

    Adna iga raali noqo wll MCN 🤗 waxas cml.hooyoda way ku dhimaty inta igu raacsan like saar

  • @queenzalmiina9145
    @queenzalmiina9145 5 ปีที่แล้ว +49

    Alla hooyo calool jilecsanaa adna Allahku dhowro ❤💓💕💖👈

  • @ubahfarah5321
    @ubahfarah5321 5 ปีที่แล้ว +39

    Don’t ever do this to hooyo she make me cry 😭 😭😭😭😭

  • @ziizow8831
    @ziizow8831 5 ปีที่แล้ว +40

    24:45 Beeerka Iyo Kalyaha Lee Laga baxsaha Wax Kale Lagu Samaynaayo Malahan kulahaa Wlhi Saxaafoow Waan ku Dili Lahaa Fajicisada Nuucan Oo kale Wadno qabad Bay Leedahy wlhi😢😢😂😂😂😂

  • @sabiriinganey6632
    @sabiriinganey6632 4 ปีที่แล้ว +19

    Wataaas hoyoo ilaheyoow no dhoowr hoyoyinken amiin m.a wan la oyay walahi lambar keda hadi an Hayn laha wan ku shegi lahaa saxaafow

  • @maajidofficial5690
    @maajidofficial5690 5 ปีที่แล้ว +68

    Naxariista Hooyo waa mid Kaweyn Wanaag walba oo dunida korkeeda Ahaadey Wlhi anigoo og iney prank tahay baan laqiiroodey Calool jileeceeda #Adna Allaha kudhowro♥

    • @nazlinbeauty8797
      @nazlinbeauty8797 5 ปีที่แล้ว

      Maajid Official subscribe isaar anku saare adna wll

    • @maajidofficial5690
      @maajidofficial5690 5 ปีที่แล้ว

      @@nazlinbeauty8797 aniga uma baahni wll Lkn waan kuzarya adiga thankz♥

    • @sucaadcabdisalaam6733
      @sucaadcabdisalaam6733 5 ปีที่แล้ว +1

      Saxaaf wlh adno waa la ooyay sida augashay waa hooyo mauqalanto

    • @sucaadcabdisalaam6733
      @sucaadcabdisalaam6733 5 ปีที่แล้ว +1

      Wllkey haucelin mardanbe wax kale kusamey

    • @KaafiShow
      @KaafiShow 5 ปีที่แล้ว

      @@maajidofficial5690 subscribe isar wll Mcn

  • @nafisanaftaa2963
    @nafisanaftaa2963 5 ปีที่แล้ว +63

    Wan la ooyay anoo la socday in ay prank tahay 😭😭😭😭ilahow awlaada noo xafid Ameen 😭🙏🏽

  • @Wiil_tuulo
    @Wiil_tuulo 5 ปีที่แล้ว +61

    Wlhi Adna markee oynesay inee i maqleeso uu kle Adna been waye Asaa gawadha haayo iga soo fakatay
    HOOYO ilmahee dhashay ka maqan Xanuun waye 😭

    • @mumtaazbashir308
      @mumtaazbashir308 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhhhh Ali saaba saaba waa iga qoslisay adna waa maskin wlh

    • @badracabdi799
      @badracabdi799 5 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhhh Ali saaba saaba walahi waa qoslay

    • @samiyosiman8207
      @samiyosiman8207 5 ปีที่แล้ว +1

      Badra Cabdi myum

    • @aligiirofficial1336
      @aligiirofficial1336 5 ปีที่แล้ว +2

      Sorry Adna wllhi waan QiiroodaY waayo Hooyaday waxaa iigu Danbaysay 25 years ago anoo 1sano jir ah Mana dhiman hooyaday Ee waan kala LunaY Sorry Hooyo Adna wllhi waan QiiroodaY Ax Ax Ax

    • @waligaawanaagsanow1875
      @waligaawanaagsanow1875 5 ปีที่แล้ว

      @@aligiirofficial1336 sorry😢 hooyadaa alle hakula kulansiyo idinko nbd ah

  • @engkafilyrics
    @engkafilyrics 5 ปีที่แล้ว +58

    Prank ma ehee waa fariin ina ilmaha la xifdiyo mahad sanidiin mohamed saud sahaf iyo Adna.👍

  • @ridhwanruun7553
    @ridhwanruun7553 5 ปีที่แล้ว +40

    Anigoo og in uu xaday oo hadane noosheegay markaan arkay in ay is dhab ah u ownayso wlhy waan la ooyay 😭😭😭😭😭😭😭😭😭 illaaa hada wan naxsanaxay si in aniga la igaxaday cml 😭 inkastoo clafkayga dhimanyahay

  • @hortik484
    @hortik484 5 ปีที่แล้ว +22

    🙏Codsi :-
    Wax wanaagsan oo laga faa'idi karo inoo soo bandhiga ( yacnii naga yareeya Prank waalida ah oo naxdinta leh )

  • @mamaoffline
    @mamaoffline 5 ปีที่แล้ว +30

    Alla Maxamed da dhib badaa oohin aaba igaaga imaatey walahi😭😭😭

    • @HamdaHussein
      @HamdaHussein 5 ปีที่แล้ว

      Mama Offline Asc wll. Fadlan subscribe ii saar😊

  • @xogsugan1842
    @xogsugan1842 4 ปีที่แล้ว +17

    Markaad leedahay inay ii soo sheekto maku dhiiranayso
    Waxaad cadaynaysaa inasnad u fiicnayn xaaskaaga yacni ixtiraam la,aan

    • @ibra-dhere23
      @ibra-dhere23 4 ปีที่แล้ว

      Qoralkaaga 4 bil kadib Ayan layabay lkn waxan Ku shegaaya in hoyo walbo Ku dagdagin Abaaha wayo ayada masuul kasaranyihiin waxeyna is ledahay ama la helaa

    • @naimagullet7336
      @naimagullet7336 4 ปีที่แล้ว +1

      Beenta ma aha wuxu cadeynaya inuu xaaskiisa canaanto qaladka ugu yar ay gasho una roonayn....walle wixi yar oo ilmaha gaara qofka ugu horeeyee an usheego waa abohod

  • @wllyuukeyofficial5150
    @wllyuukeyofficial5150 5 ปีที่แล้ว +44

    Sirta saxaaf wey saanyo kulushahay sacadan ku heystaaa adnoooy ❤❤❤ #sorry team adna 👏👊💪💪💪💪💪team sxaaf lkn hooyo wx walba waaye runtii #like

  • @ahmetthassan9436
    @ahmetthassan9436 5 ปีที่แล้ว +17

    sirta saxaaf wee siiranyo kula shahee sacadan ku heysata AdnooY Keep Going Team mlèysia🙏🙏🙏☑☑☑❤❤❤💪💪💪

  • @mrsmohan6999
    @mrsmohan6999 5 ปีที่แล้ว +27

    Marku saxaaf adno habsiye 😭asoo prank ku sameynayo oo naxariis siiye ❤💋😖ManshaAllah

    • @hassanbilebarre9
      @hassanbilebarre9 5 ปีที่แล้ว

      mrs Mohan lkn ma fcneyn inu sida sameyo wa la fahmi gaary

  • @sihaamcali991
    @sihaamcali991 ปีที่แล้ว +2

    2023 firsonaya ilin ika iga dhamatay🥺

  • @zafaanahaji6015
    @zafaanahaji6015 5 ปีที่แล้ว +54

    adna dulqaadka ka baty wlhi ❤❤ina prnk yaris ku samysay oo is xanajiyy adina wuu ka oyinsiiyy aa camerada usoo hor fariisty

    • @sanahmanah5004
      @sanahmanah5004 5 ปีที่แล้ว

      Haa suu ufadhina halka u saas ila hadla hde ... ok 😶