PRANK || KIHII UGU XUMA AMIIRA OOHIN IYO NAXDIN KURIDAY SAXAAF

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 ก.พ. 2020

ความคิดเห็น • 4.2K

  • @AdnaChannel
    @AdnaChannel  4 ปีที่แล้ว +1919

    Amiira maanta waalaga booleystay boqol aan gaarsiino th-cam.com/video/SwaoxR8JvbM/w-d-xo.html adna henna 200k waqyar kadhiman th-cam.com/video/V2Fjp9DXzBw/w-d-xo.html

    • @ismaqiiqoffcial1935
      @ismaqiiqoffcial1935 4 ปีที่แล้ว +20

      Walhi miskinta wa ka naxsaten💋😭😭😭😭

    • @rukiaabdullahimohamed236
      @rukiaabdullahimohamed236 4 ปีที่แล้ว +8

      Adna Channel ax inkar baa qabtan gbdha maxa saa ugu gashen wllhi wan naxay marka uu kobka tuury saxaaf😢😢😢illahow ha iga dhigin dhulka lagu tuury koobka

    • @zaaprinkaajalofficial1925
      @zaaprinkaajalofficial1925 4 ปีที่แล้ว +6

      Adna wlll supzcrip idheh👏

    • @nimomiyir5702
      @nimomiyir5702 4 ปีที่แล้ว +4

      Saxaafoow miskiin ta ka daa dhibka 😭😭😭😭

    • @faadumoosman8257
      @faadumoosman8257 4 ปีที่แล้ว +8

      Ala amiiro maskiin ayadana waxeeydhahday dumashigey makusameeynaayi asagana maxishoonayo

  • @zeydronaldo5419
    @zeydronaldo5419 4 ปีที่แล้ว +3035

    Sixiroow miihi lkn waxaa Ogahay Qoraalkan in adoo aamusan aqrineysid😂 #like saar hdey run tahay😍

    • @Hansamemedia1
      @Hansamemedia1 4 ปีที่แล้ว +18

      Adaa Ku aqrinaa side u aamusanahay😂

    • @sofianoor4776
      @sofianoor4776 4 ปีที่แล้ว +6

      😱😂😂

    • @faisocadey1439
      @faisocadey1439 4 ปีที่แล้ว +14

      Cr7 dartis ku siye bro

    • @zeydronaldo5419
      @zeydronaldo5419 4 ปีที่แล้ว +9

      @@faisocadey1439 cr7-nimada ha waarto😅💪💪

    • @sarasdemha456
      @sarasdemha456 4 ปีที่แล้ว +3

      👌👌👌

  • @iqrawarsame930
    @iqrawarsame930 4 ปีที่แล้ว +219

    Waka maseeray adna markey walasheed u hilisay why ani walalahayka ika ween dhan wa ika fog yihiin 😭😭 inta is jecel ilahay ha isku barakeyo walalo ah

  • @harunhaari7582
    @harunhaari7582 4 หลายเดือนก่อน +15

    Vediogan waxan markle dawanayaa 2024😂🎉

  • @canabnuur9753
    @canabnuur9753 4 ปีที่แล้ว +333

    Amiiro waa inaa hadiyad u keentaa oo kadis ah si aad ugu raali geliso habar yar lagama kaftamo hooy isku xishoo

    • @maysaraabuukar6621
      @maysaraabuukar6621 4 ปีที่แล้ว +5

      Xaqiiq waaye habaryar lagama kaftamo

    • @maysaraabuukar6621
      @maysaraabuukar6621 4 ปีที่แล้ว +3

      Xaal marinaa lagaa rabaa saxaaf

    • @hodanitabbe5340
      @hodanitabbe5340 4 ปีที่แล้ว +2

      haa ss waye xqiiq

    • @mankaaweys7415
      @mankaaweys7415 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa habo mcn lagama kaftamo

    • @asmalove7745
      @asmalove7745 4 ปีที่แล้ว

      @@maysaraabuukar6621 ff9ttigyiuftdydrdt8xfufyfuftixdtcyfgiy

  • @xanaanshaatocade4895
    @xanaanshaatocade4895 4 ปีที่แล้ว +131

    Adna walahi walashed sidey oga celisay ayanba kahelay mashaallah illahey ha isku kindayo anigaba la oyay amira sorry abayo

    • @maysaraabuukar6621
      @maysaraabuukar6621 4 ปีที่แล้ว +4

      Walal nimo waa wahel maxey ugu celin weysay garabkeeda waaye

  • @khadarciiltire1276
    @khadarciiltire1276 4 ปีที่แล้ว +30

    Waxan kahelay gabadha yarta ah raaxaday caanaha isaga cabayso😀😃maashaa alah abti adeer soo barbaar rabi ha idin xafido aamiin

  • @ahmedmuudey9589
    @ahmedmuudey9589 4 ปีที่แล้ว +164

    amiira iyo adna xan Fareesh inta iila arkty like

    • @user-sx5sw6ib2p
      @user-sx5sw6ib2p หลายเดือนก่อน

      Aniga wllhi xanwaydhaftay😅😅😂

  • @idilhassan3669
    @idilhassan3669 4 ปีที่แล้ว +45

    Amiiira miskiin wlhi 😣😣 wn la calool xumadayba hada laga bilaaabo team amiira Ayan ahay

  • @mazudnour3506
    @mazudnour3506 4 ปีที่แล้ว +89

    Comment aad aragto like latuugsanayo lee, adeeryalow muuqalka fikirkiina kabaxsada, ilahey iyo hooyadina haku tuugsanine, adigana like kadaaya qowmkas ilahey qeyr haku siiye

    • @anisahassanjamaofficial1159
      @anisahassanjamaofficial1159 4 ปีที่แล้ว +1

      Saxiix.muqalka io commentiga laga bixinayo isma lahan nacal tugsigoda ku taL

    • @mazudnour3506
      @mazudnour3506 4 ปีที่แล้ว

      sisters official hhhhhh🤣

  • @nirasmindfulliving4260
    @nirasmindfulliving4260 4 ปีที่แล้ว +156

    Bismilah bismilah, walal plz don’t break cups and glasses in front of your child. That will absolutely emotionally hurt your child. You are lucky that you are not in western countries. You could have lost your child if you behave like that in somewhere else. Allah Cabso walal, ciyaalkaga amaano Allah kuu dhiibtay waaye . Protect your child’s emotional well-being. Much ❤️ ❤️

  • @Ayusha243
    @Ayusha243 3 ปีที่แล้ว +40

    I cried the moment he started the prank. Sorry Amiira qurux. Adna is cute 🥰

  • @lovelynaima143
    @lovelynaima143 4 ปีที่แล้ว +205

    Masha allah Adna walashed Amira way uhiilisay wlhi naag nool dheh nin 3 kukeentay walasha aya kaga Fcn allah haysku kiin daayo amin 🙏🙏Amira wanka naxay markay oydey 😭

  • @khadijaabdikarim3273
    @khadijaabdikarim3273 4 ปีที่แล้ว +129

    Saxaaf wu jili yaqana🤣 lkn adna naag nool wye wlhi xishooo wa edeb darantehe kulaha🤣🤣🤣

    • @ayanehassan9305
      @ayanehassan9305 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkk drôle

    • @faisalformerchannel5228
      @faisalformerchannel5228 3 ปีที่แล้ว +2

      Walaahi naag nool waaye AR gabar reer xamar ah ii raadiya war yarta raadiya esh 😍😍😍😍😍😍

  • @maryanabdirahman8565
    @maryanabdirahman8565 4 ปีที่แล้ว +14

    Walahi dadka reer xamarku waa dad gob ah marku so galay haye mahamed ayeey tiri amiira❤️🥺

  • @calicabdi1439
    @calicabdi1439 4 ปีที่แล้ว +45

    Prank dhaxal gla wx dhama lawa 🤣🤣🤣
    Team adna io mira naga leexda 🙈🙈

  • @amiira_abdinuur
    @amiira_abdinuur 4 ปีที่แล้ว +81

    Amiira prank san CML waku baryaa haku sameynina.😭😭 ani wlhi bllhi run run an uciishooday amiira Markey ooysay😭😭

    • @jaamacnuur1411
      @jaamacnuur1411 4 ปีที่แล้ว +1

      Wlhi mrkan dawanayey wn naxay lkn zxb wlhi brknki wliyu ah hhhhhhhh amuniro zxb ka or goso zaxaf 😂😂😂😂😂

    • @abeerhassan3286
      @abeerhassan3286 ปีที่แล้ว

      Haaaa wllllhi😢🥺🥺🥺

  • @barlinmahamudsabriye6471
    @barlinmahamudsabriye6471 4 ปีที่แล้ว +134

    😭😭😭😭 bismillahi Adna waa geesiyad waa naag rageed.

  • @cosobabdule4695
    @cosobabdule4695 4 ปีที่แล้ว +58

    Gabr wa tii wallahedaa ninka kadifacdaa mashaaalh adnoo gabar ficn adnaa anigaba hadaa ka hoor sas baan ugu hiliyay walshay iyadoo barnki aahyn o ruun ruun ah. Mashaaalh

  • @Abzz189
    @Abzz189 4 ปีที่แล้ว +215

    I love adna how she back her sister up shes amazing you are good sister love you keep going ❤❤❤

    • @hassanboqor4765
      @hassanboqor4765 4 ปีที่แล้ว +1

      Hhhhh okay ba

    • @abdikadirmuse512
      @abdikadirmuse512 4 ปีที่แล้ว +3

      Adi cadaan miyad lahadloosaa mise hhhhh ar gabdhaheena af Gaal ineey ku hadlaan jeclaa.naa heedhe kufaan luuqadaada hooyo Imanka HUH kadhahayee ish

    • @aragsanabdalla706
      @aragsanabdalla706 4 ปีที่แล้ว

      @@abdikadirmuse512 😂😂ish kulha maxa adi laba gabdhod is dagala cml ish mxaawa 😅😅wagi dugsileda iso xsuusi se pllhi !!😜

    • @istarliinhassangarjaw9713
      @istarliinhassangarjaw9713 4 ปีที่แล้ว

      Weeykuuraacsayahay

    • @muslimahaidar1636
      @muslimahaidar1636 4 ปีที่แล้ว

      Aww that so cool🤩🤩

  • @faatimaabdikadir1804
    @faatimaabdikadir1804 4 ปีที่แล้ว +55

    Amiira maskiin wallahi 😓 adna na Ma ogolaaneZo in walasheda wx Yar zoo Grn😊❣

    • @fartunabdi9052
      @fartunabdi9052 4 ปีที่แล้ว

      Wlh wan naxay amiira wan ooyi gaaray ani

  • @maryancalimaryancali8674
    @maryancalimaryancali8674 4 ปีที่แล้ว +357

    Hadey adna gawar dhasho inaa amiiro lagusamiyo inta igu raacsan fartahatagan

    • @amiishabpeamiishabpe9403
      @amiishabpeamiishabpe9403 4 ปีที่แล้ว

      ☝️☝️☝️☝️☝️☝️

    • @yasinnor4818
      @yasinnor4818 4 ปีที่แล้ว +2

      Gabadheyda ayaa ladhaa

    • @RabiicoCali
      @RabiicoCali หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @princessasmamahamed119
    @princessasmamahamed119 4 ปีที่แล้ว +171

    Comments fiiriyow aan usoo galey cidii comments fiiriyow usoo galey like dhac dhac ku sii

    • @Aliinaa1
      @Aliinaa1 3 หลายเดือนก่อน

      Ani hdda socdaaasoo dahy❤

  • @bintuabdirahman4933
    @bintuabdirahman4933 4 ปีที่แล้ว +21

    Amiira in laga oohisiiyo ma ahayn😭😭😭😭 walaahi somali prank khalad ayay ka fahmeen.

  • @xilojano1136
    @xilojano1136 4 ปีที่แล้ว +406

    Intii jiif kudawaneyso aniga cml liketa dhac dhac igu siya bal😂😂😂

  • @sundusabdi8035
    @sundusabdi8035 4 ปีที่แล้ว +48

    Adna mansha allh say walasheed ujeceshahy amiira waa ani iyo walashayda aan lajoogo cml

  • @hodancaday5496
    @hodancaday5496 4 ปีที่แล้ว +133

    ilmaha ha la tixgaliyo waa qalad in ilmaha kurkooda sidaa lagu sameeyo😭ma fahmayaan ciyaar ciyaarta caruutu!

    • @Motivationshorts589
      @Motivationshorts589 4 ปีที่แล้ว +5

      Sax waye ilmaha waa cajalad waxa walabo waa laga qariya

    • @kadarali397
      @kadarali397 4 ปีที่แล้ว +4

      Hodan Caday 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @kowsarabdi505
    @kowsarabdi505 4 ปีที่แล้ว +22

    Team amiira waan arsanenaa waa balan taaa😭😭

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 4 ปีที่แล้ว +193

    Saxaaf waa ceeb in aad dumshida sidan ku sameyso waa wax laga xumado ina waxan okale sameyso

    • @kuwiintajgggg9718
      @kuwiintajgggg9718 4 ปีที่แล้ว +3

      wlhi wd cebow day manta

    • @maryanhassan5142
      @maryanhassan5142 4 ปีที่แล้ว +1

      Waad ceeboowday saxaaf waxaan cmlna laguma ciyaaro ee wax reebo subxaanalaah

    • @Dheemanluula2311
      @Dheemanluula2311 4 ปีที่แล้ว +1

      maanay isaga walaashii ahayn ma seedidii baa

    • @shaisakhalief4537
      @shaisakhalief4537 4 ปีที่แล้ว

      @@Dheemanluula2311 wa dumashidii

    • @bidhamiye1bidhamiye152
      @bidhamiye1bidhamiye152 4 ปีที่แล้ว

      Wa rer markood waxz ceb uma arko😂

  • @ahmedfarfa5607
    @ahmedfarfa5607 4 ปีที่แล้ว +79

    Walahie adnaa gesiyad si weyn beey uu difaacdeey walasheed amira (waad is difacdeey adnaa

  • @monaniabdi5426
    @monaniabdi5426 4 ปีที่แล้ว +114

    Amiira wllh inantaa Daacad ayaan ujeclahayyyy😢❤inaa Hal maalin la kulmo iguso duceeeya

  • @awrgaadhiracay345
    @awrgaadhiracay345 4 ปีที่แล้ว +56

    Aar day Ma oga Ina Camera Kusocoto amiira Waa iska xamaHee Dadka C.rahman gasheybee🤣🤣🤣 inta ila argtey

    • @basromohamed722
      @basromohamed722 3 ปีที่แล้ว +1

      Ar xan maahane wu wawaregosohoya dhaheysa

  • @kokorashiit2569
    @kokorashiit2569 4 ปีที่แล้ว +43

    Team Saxaaf 💪😂 lkn Amiiro Miskiin waaye😭 keep goin mai Family 💋🥰

  • @shankaroonrahma2918
    @shankaroonrahma2918 4 ปีที่แล้ว +135

    Naxdin dumaashigaa war hakuu qabsado walahi waa ceebtii aduunka 🙈🙈🙈 cago cadan uga bixi lahaa guriga ilahayow waxan noo horeyn hanoo danbeysiin 😂😂

  • @najmahussein4053
    @najmahussein4053 4 ปีที่แล้ว +21

    Wallahi Amira she's soo innocent ❤️❤️

    • @nafisoisaq92
      @nafisoisaq92 3 ปีที่แล้ว

      😭😭😭😭😭

  • @ikraamcadeey8409
    @ikraamcadeey8409 4 ปีที่แล้ว +11

    Walhi adno maag nool weytahay allow kudaa walashed ayey uhiilisay ey kaxanqtay in ben laga shego keep going mcnto💋💋

  • @abyanmaxamed54
    @abyanmaxamed54 4 ปีที่แล้ว +77

    Alla amiira masaakiin waaye wlh aniga xataa waan kula ooyay😭😭😭abaayo ha ooyine aamus waraa saxaaf waa soo dhigaty markaaan yaah 😡😡😡adna wlh dhiig aa leedhy walaashaaa waa jeceshay masha allah ❤❤❤❤🙏

    • @user-xm1lh9hb2h
      @user-xm1lh9hb2h 4 ปีที่แล้ว

      abyan maxamed اي والله😭😭😭

    • @riyaanaxeydar7852
      @riyaanaxeydar7852 4 ปีที่แล้ว

      Sidokale ani xitaa wan oyy Amiira calosh II hurisay wllhi 😱

    • @ayandarwiish4005
      @ayandarwiish4005 4 ปีที่แล้ว

      Hhh Alow saxaaf oo xanaaqsan haytusin kaftanle wll wan idin jeclahy adna zaxaaf amira All 💖💋💋 😪saxaaf dumshida wa ka ohisay wlhi amira qurux wn kula daremy naxdinta🙍‍♀️

  • @pariyowofficialpariyowoffi1615
    @pariyowofficialpariyowoffi1615 4 ปีที่แล้ว +36

    Saxaf sxb ma ahanen inan kusameyso amiiro wlhi aad baan uga humadey wayo waa maskin qofna Kuma hadgudubto hada ka dib ha kusameynin

  • @hodanabdirahman6897
    @hodanabdirahman6897 ปีที่แล้ว +6

    Amazing sister you have she love you more than everything keep going🙏🥰

  • @hananwarsame2143
    @hananwarsame2143 4 ปีที่แล้ว +11

    Amira maskiin wallahi ilina iga so daadatay😭😭😭😭

  • @aragsanilovemom9856
    @aragsanilovemom9856 4 ปีที่แล้ว +31

    Amira iyo Adna walaalo fiican illaah ha isku kiin daayo❤️❤️❤️❤️❤️

  • @husseinmohamed8940
    @husseinmohamed8940 4 ปีที่แล้ว +100

    One thing I like about saxaf, when he is acting he is absolutely serious, and you can’t believe that is a prank. Amazing family happiness be at your door adna&saxaf❤️

  • @asiadahir7655
    @asiadahir7655 4 ปีที่แล้ว +13

    Hhhh saxafoo wlhi Ani run run aa uqaty 😂😂anapa isku naxay prank ka cabsi bdn MA arkin😁😁

  • @kiinjaamac2079
    @kiinjaamac2079 3 ปีที่แล้ว +7

    Sorry amiiro apayo wan kula ooyay😪😪😪saxaaf si fcn masamey wllhi dumadhida ka xisho

  • @hassanxhaka2819
    @hassanxhaka2819 4 ปีที่แล้ว +24

    TEAM SAXAF WLHI INA ARSEYSI WAWA OGAY LIKE ISARA❤❤❤

  • @KakaKaka-tk7dv
    @KakaKaka-tk7dv 4 ปีที่แล้ว +33

    waaw masha Allah aad baan ugu farax sanahay Thanks You my brother Saxaaf keep going my brother😂😂😂😂😂❤❤❤❤adno iyo Amiiro hanigu tagnato team Saxaaf like hala yabo❤❤❤❤❤❤❤

    • @nadifocali3781
      @nadifocali3781 6 หลายเดือนก่อน

      Goormee saxaafoow lagunkalaankalaa adi prank goormee udhaafee

  • @fardowsaboqoradamareexan9256
    @fardowsaboqoradamareexan9256 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashaa Allah family qurux bdn wa idin jcladaha lakin saxaf Malinka laga arsanyo qali! Waa kujira

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 4 ปีที่แล้ว +27

    I can’t stop watching this Frank makes me cry 😰😰😰👍🏻

  • @indiangirl7904
    @indiangirl7904 4 ปีที่แล้ว +34

    Sorry adna and amiira wlhi wn idin laooye 😭😭😭😥😥😥ader saxaaf wn ka arasanena I.a

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 4 ปีที่แล้ว +152

    Saxaaf waxas brank maahee xishood nio waxaas brank mahee ha ilaawin dhaqankii 😥🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️🤦‍♂️
    Iyadaa ka dun fcn saxaf brank kusame markii la yiri wuxuu tiri ceep waaye dumashigey waaye

    • @hanihassan3618
      @hanihassan3618 4 ปีที่แล้ว +2

      Team saxaaf Keep going bro

    • @katramohamed1942
      @katramohamed1942 4 ปีที่แล้ว +2

      Shafaar moha sax

    • @canabmukhtar9545
      @canabmukhtar9545 4 ปีที่แล้ว +3

      Sax wlhi waa diiday

    • @shafaarmoha9479
      @shafaarmoha9479 4 ปีที่แล้ว +3

      @@canabmukhtar9545 wlhi san uga xanaqay san wax uqoray xita garanmayo khalad qoralkeyga dhan branki ceep maha lkn dumashida inad war uqabsato hadana gurigaga joogta 😥😡😡😡

    • @fadumoabdiaziizofficieel9184
      @fadumoabdiaziizofficieel9184 4 ปีที่แล้ว +3

      Shafaar moha Haa Wallhi Wey diiday

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 4 ปีที่แล้ว +39

    Walaahay Annigaaba Baqayba Bismillaahi Raxmmaanni Raxiim.
    Alle Swt Xaaskaaga Adna Iyo Dumaashidaa Ha Kuu Daayo Iyo Ciyaalkaagaba Saxaafoow, Waan Naxay Anniguye.🤗🤗🤗🤗😀

  • @fatimaomar397
    @fatimaomar397 ปีที่แล้ว +9

    Wah wlhi prankigan manta Lee arkay inaa hada soo dhigtay umaleeyay 😂😂😂😂

  • @whitecrystal1792
    @whitecrystal1792 4 ปีที่แล้ว +120

    Wallah xaraam saan in qof looga ooysiiyo oo dheeldheel laga dhigto mida kale gabar xaamila ah ma ahan saan xaq walaal saxaaf xaaskaaga iyo gabartaada u nax waxaa rajeenaaa in aa aragto comment keeyga saxaaf

  • @sihaamomar5568
    @sihaamomar5568 4 ปีที่แล้ว +37

    Waay maanta amiro loogo oysiiyay calooshee ihurisay 😭😭😭😭 sorry waa arsanee

  • @fathiadenmohammed8242
    @fathiadenmohammed8242 4 ปีที่แล้ว +11

    Kkkk m.shallah family isku faraxsan Allah idin daayo

  • @wishescometrue3360
    @wishescometrue3360 4 ปีที่แล้ว +6

    Amira waa qoof dacdaa adnaa iyo Amiraa allha haa inaa xafedo love u guys ❤❤❤

  • @drsxafsaxasan8080
    @drsxafsaxasan8080 4 ปีที่แล้ว +35

    saxaf adna iyo amiiro isku takay waxey so wadaa iyo wabika ya weyn.
    waxa sugnaba falcelinta adna iyo amiiro

  • @bilemahameda4542
    @bilemahameda4542 4 ปีที่แล้ว +56

    War xishooo prank beele sidaa ula hdleyso maxe thy dumaashidaa war prank mahee raali geli kabixi wlhi bilaa xishood athy m.saciid

    • @adbifatah11hussein19
      @adbifatah11hussein19 4 ปีที่แล้ว

      wllhi wad ka naxasaty amiir maskiint saxaaf sixin ugashay

    • @nimcojulia7201
      @nimcojulia7201 4 ปีที่แล้ว

      Afarah mxku galiyey kam war haysid family adan ka war hayan farxdoda lam dhex gale ka jogo war hoy ka jog

    • @hoodogiriyaad5912
      @hoodogiriyaad5912 4 ปีที่แล้ว

      Ha warwarin wll iyagaa dadkani iskagakaa jecele

    • @bilemahameda4542
      @bilemahameda4542 4 ปีที่แล้ว +1

      Ka warheyn maba aha lkn gbrta sidee u naxday ayan arkayay tankale xaskada waa cadi waxa rabto dheh lkn dumashidaaa waa ceeb wa waxi laga xisho jiray farxad maxay

    • @username-hi8tu
      @username-hi8tu 4 ปีที่แล้ว

      Plz cunugta yar ilaaliya horteda in ad kuqeylisan ama aad wax ku samesan wa laga fiicnayahay marka kale kafiirsada

  • @najma492
    @najma492 4 ปีที่แล้ว +37

    The glass could have gone into your daughters eye wtf??

  • @bushraomar4242
    @bushraomar4242 4 ปีที่แล้ว +24

    I loved how adna stands her sister ❤☺

  • @warsandehir605
    @warsandehir605 4 ปีที่แล้ว +78

    Masha Allah adna waa qof nool walasheed aay ka xanaqday sida maxamed ula dhaqmay kulaha naagta aadshagayso hada guurso maxaa naga galay prank shidan waye 😍👍👍

  • @ifrah8940
    @ifrah8940 4 ปีที่แล้ว +24

    Zaxaaf amiira maxad sidas ugu gashay wan aarsan dona team amiira qurux❤❤

  • @salmamaxamed7666
    @salmamaxamed7666 4 ปีที่แล้ว +5

    Sanaa saxaf kkkk walhi tan o kale ma arkin prank ka weyn kkkkkkkkk keep going brothers and sisters

  • @amalitofunnykittensvlogs647
    @amalitofunnykittensvlogs647 4 ปีที่แล้ว +4

    Subhanallah adna maan laga fakirin iyada uur ayay leedahy ..xanaaqu Uma roona... please take care

  • @idilomarhajinoor9922
    @idilomarhajinoor9922 4 ปีที่แล้ว +208

    familygan zaxaaf&adna prank kigay zameeyaan run weeye😄inta ila mida 😍

  • @muhiyadiindaahirciiro9611
    @muhiyadiindaahirciiro9611 4 ปีที่แล้ว +36

    M.a famil qrux bdan allaha isku kiin dayo farxad soconeysa tihin♥️

  • @hodanrashid6836
    @hodanrashid6836 4 ปีที่แล้ว +20

    Prankigaan wuxuu ka turjumayaa ragga Reer xamar weyne Dhaqankooda iyo inay naagaha War u kala qaadaan
    Prankigan waa tamthiil iyo tashbiih

    • @hamdiyo8535
      @hamdiyo8535 4 ปีที่แล้ว +7

      Wa khalad in aad qabiil dhan wa isku mid dhahdo. Beenta dadka kala tag

  • @kaltuunmuuse261
    @kaltuunmuuse261 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah wan ka helay lakiin marka dabeesa famailaka ha ku soo dhigin wayo dadaka somali sigan waxwalibe is ka dhaashicin karan hore u socda

  • @nasiibthebosslady5477
    @nasiibthebosslady5477 4 ปีที่แล้ว +15

    First one like Yaa Ahbaabii❤❤
    Team #ADNA iyo Team #Amiira hadaa nahay waa aarseenaa💪💪#SAXAAFOW wey nootaalaa😁😁

  • @haniqurux8684
    @haniqurux8684 4 ปีที่แล้ว +41

    Adna inoo aar iyo amiira inoo wada aara waan idin taageeraa hore usocda wll layaal

  • @hananshariifcaydaruus4201
    @hananshariifcaydaruus4201 4 ปีที่แล้ว +4

    Ceeb maskiinta dumashida oat kaoyisa wa ceb amira qurux ❤dacadnima way kukubuqbuqday 😢😥😭walhi saxafi raligarey ilmahga hoyadot labat waye

  • @hanadgamer1326
    @hanadgamer1326 4 ปีที่แล้ว +12

    Adna iyo amiira wey xanteen wilka 😂😂😂😂

  • @hodabila4931
    @hodabila4931 4 ปีที่แล้ว +36

    First one wligay 10 like magarin niyada idhisa wll

  • @malyuunahmed96
    @malyuunahmed96 4 ปีที่แล้ว +21

    Amiro ha uga harin arso sida ugu dhaqsiyaha badan😭❤🙏

  • @kadaridlehkadir1857
    @kadaridlehkadir1857 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna you are Good sister. Keep going sister

  • @kowtharmohammed3857
    @kowtharmohammed3857 4 ปีที่แล้ว +4

    Amiiro nuunaha ka ceshta
    Anaaba naxee waanba ceejinlahaay haday agteyda joogi lahayd amiiro saqiirta dhaafy🙏
    😂😂😂😂😂
    Timirta dhiigee yareysaa kulahaa 🤣🤣🤣🤣🤣

  • @adnaahmed519
    @adnaahmed519 4 ปีที่แล้ว +40

    Horta kan saxafne wuxu ku ba ay hadal 10:55 hadal badan subxallah meel hoo dooneysa hadal waxba kama taro team adna ahay anigu 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @nuuracabdi6161
    @nuuracabdi6161 4 ปีที่แล้ว +40

    Yes yes yes anaa ugu soo horeeyey
    😀😀😀😀😀😀😀😀😀😀

    • @Mumty
      @Mumty 4 ปีที่แล้ว

      Xbbt channelkayga subscribe ii saar th-cam.com/video/4uTeuSDclCA/w-d-xo.html
      Mahadsanid ❤

  • @hony1435
    @hony1435 4 ปีที่แล้ว +4

    Bisinka gabdha caamilada ilmaha yar ee saskaqaday subxaanallah walahay waxad sameesay wax fiican maha ilmaha uu naxa

  • @bilanyuusuf4160
    @bilanyuusuf4160 4 ปีที่แล้ว +6

    Sorry amiira wlhi wan kula ilmeey ani xataa
    M. A fmly an jeclhy😍

  • @user-br5nh1ox7w
    @user-br5nh1ox7w 4 ปีที่แล้ว +40

    Somalida idinko kliyan prank kiina aamina wlhi hore u socda 💚💚💚❤️❤️❤️❤️🔥😘😘😘😘

  • @nimcomaxamud4729
    @nimcomaxamud4729 4 ปีที่แล้ว +20

    Igatag ruufiyanimo wax laga ooyo waa yahay Allah haidin xifdiyo all family members ♥️

    • @mostarofficial4631
      @mostarofficial4631 4 ปีที่แล้ว

      nimco maxamud walal subscribe ii saar aan anigana ku saaro plz
      th-cam.com/channels/vfuJ5tNo4wNUM7I9RNtFCQ.html

  • @Bagaaxsiciid
    @Bagaaxsiciid 4 ปีที่แล้ว +11

    Walahi waan ilmeeyey anoo og inuu barank ahaa amiira waa oysay waxay tiri intaan hooyo iyo aabo la gaarin waxba masayn ayey dhahday

  • @farxa1245
    @farxa1245 4 ปีที่แล้ว +14

    Amiro maskin... 💕😭

  • @qaalijaamac1286
    @qaalijaamac1286 4 ปีที่แล้ว +20

    ❤Team adno hda nahnay wa aarzaneena❤☝️👸keep going wllshey❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sabaxibrahim2634
    @sabaxibrahim2634 4 ปีที่แล้ว +20

    Qofka ugu horeyo oo dawado cmmti bixiyo ✌✌✌✌hadii iga danbeyso like ha iga baqiilin

  • @abdikadirmuse512
    @abdikadirmuse512 4 ปีที่แล้ว +4

    Anigaba feer halkaan kaduubtay saxafiyow wlhi run run umaleeye prank.
    Sxb amira hala ii doono hadeey madax banantahay

  • @farhiafarah7981
    @farhiafarah7981 4 ปีที่แล้ว +26

    Family qurux badan ba tihiin mashallah😍 lkn ciyaalka hortooda haku samaynin ma fahmayan prank iyo dagaal midu yahay

    • @anhaarchannel7837
      @anhaarchannel7837 4 ปีที่แล้ว +2

      Fadlan isoobooqada fadlan isoobooqada fadlan isoobooqada

  • @khadiijaabdirashiidaadan5240
    @khadiijaabdirashiidaadan5240 4 ปีที่แล้ว +28

    Midaan idinku darsanaa prank isku sameeya is rifa hadaa rabtaane xataa ilmaha yar gurigaa la galiyaa coz prank ayaka ma yaqaanaan iney sameen ku yeelatana macquul marka wllyaaloow marka danbe aad sameyneyaaan prank noocana ilmaha guriga ku xareeya😉😍

    • @MarwoKaaba-zt8ke
      @MarwoKaaba-zt8ke 6 หลายเดือนก่อน

      Wallhi waad iga qoslisay😂😂😂

    • @MarwoKaaba-zt8ke
      @MarwoKaaba-zt8ke 6 หลายเดือนก่อน

      Wallhi waad iga qoslisay😂😂😂

  • @caaliyasayidbakar612
    @caaliyasayidbakar612 4 ปีที่แล้ว +30

    Maasha'allaah adna waa ku racsanahay wlhi xaq aa u hadashi ninke waye waa ka cabsana waxa as rabo hasubiyo madhahin wlhi maasha'allaah wiligey mukula hadlin manta xaqa walasha ii ninkaa kuleyhy saa u hadashi aa daremahe aad u kicii wlhi saas laga raba mar walbo xaqa ku tagnaw shukran yaa ruxii alle salaamo hakula keeno yaa'rabbi

  • @asmaainaabdul9647
    @asmaainaabdul9647 4 ปีที่แล้ว +3

    Idin tageera m.a wllyaal♥️🤗

  • @anishaahmed3463
    @anishaahmed3463 4 ปีที่แล้ว +1

    Adna wlh waxaa aqaan wiil live ku yaqaan o dhawr sano Malaysia isla joogteeen masha allh adna wax fiican ka sheegaye lkn saxaaf walle wax quman lagama sheegin

  • @khadijasamater7211
    @khadijasamater7211 4 ปีที่แล้ว +28

    Adna wallahi waa naag nool walashed ayeey la safatay sas ayaan ka raba❤
    Amira miskiin waye wallahi dhibka ha laga dayo ❤

    • @wardaabdullahi585
      @wardaabdullahi585 4 ปีที่แล้ว +1

      Anaaba naxay wlhi amiira unaxay sorry xabiibti

  • @queenmariao7744
    @queenmariao7744 4 ปีที่แล้ว +20

    Adna farid wlahi feel sorry for amira 😭😭😭❤️

  • @galaxyplayz1650
    @galaxyplayz1650 4 ปีที่แล้ว +1

    Waa wax aad u khaldan in caruurta hoortooda waxan lagu sameeyo. Hadad yuuruub joogi lahaayd ilmaahan waa lagaga qaadi lahaa walahay

  • @yoyokhadar9449
    @yoyokhadar9449 4 ปีที่แล้ว +3

    First of all i have worried for amiira poor girl she was in bad satuation😂😂😂 amiira you have to take your revange

  • @Mohamet-t5b
    @Mohamet-t5b 4 ปีที่แล้ว +28

    Awoo awoo qalbigaa i xanuunay amiira sorry xabibti, ❤️ saxaaf saan cal qalbi xanuun waaye noo mar kale are is dajiya no dagaal 😂

    • @xamdishariif4091
      @xamdishariif4091 4 ปีที่แล้ว

      Habooneey waan kujclhy wlhii

    • @aishashino8263
      @aishashino8263 4 ปีที่แล้ว

      I love you so much Habon Cadey🇸🇴❤❤❤❤

    • @Mohamet-t5b
      @Mohamet-t5b 4 ปีที่แล้ว +1

      @@xamdishariif4091 sido kale xppti

    • @Mohamet-t5b
      @Mohamet-t5b 4 ปีที่แล้ว +1

      @@aishashino8263 thnks aisha 💙♥🌍

    • @aishashino8263
      @aishashino8263 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Mohamet-t5b dhameys dumar Titkok kala socda waqti ksta Macanto guleyso Apid💋❤❣❤❣❤😎

  • @somaltech6829
    @somaltech6829 4 ปีที่แล้ว +20

    Hadaad jecwshahay inaad waxka baratid conputerka iyo aqoonguud oo kisaabsan technelogyada nagau soo biir wlaal

  • @shadiaabdirashet9636
    @shadiaabdirashet9636 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaa Rabi AniGa Teamkan Adna Amera iyo saxaaf Dhib Ba na kala Haysta xaga fahanka HaDalkooda kuWaana Wan Tagera 😪 please Bal WaQooyi HaDalkiina U Yara BaDala 🙏

    • @amanomar804
      @amanomar804 ปีที่แล้ว

      Afka day😂😂😂🙄🙌

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho 4 ปีที่แล้ว +3

    Ax miskiin Amiira😥😥😥😥Prank kaasi waa khalad inaad baahisan. Mafiicanayn😥