PRANK SAXAAF NAAG 2-AAD AYUU GUUR SADAY IYO HOOYO AAD UGU XUMAATAY XANAAG IYO DAGAAL

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 613

  • @maidamuktar3719
    @maidamuktar3719 ปีที่แล้ว +95

    Alla hooyo illahow cimriga ku dhereey wan ku farxi prankuga kulahaaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ibrahemali3396
    @ibrahemali3396 ปีที่แล้ว +153

    Waalidka ciyaarta ka daaya qalbiga gooyse xaraam😂😂

    • @mumtaazfiidoow3226
      @mumtaazfiidoow3226 ปีที่แล้ว +2

      Adna maxaa hooyo saas logu galooya

    • @fply3303
      @fply3303 ปีที่แล้ว +1

      Hooyo way kani hikarta kadhaf ciyarta badan ok adna iyo amiira iyo cimraan iyo intinakale ok😊

  • @maryamamisbaax
    @maryamamisbaax ปีที่แล้ว +194

    Gacmaha ilhy haku barakeyo hadii aad janalkeyga soo boqato wll ❤❤❤

  • @MarianSayid-t7g
    @MarianSayid-t7g ปีที่แล้ว +336

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤☝️🕋❤

    • @leilaqali8652
      @leilaqali8652 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤

    • @hindaofficilchanle2956
      @hindaofficilchanle2956 ปีที่แล้ว +9

      Scw scw scw nnkh🥰

    • @ahmedismahan8116
      @ahmedismahan8116 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @NawaalOmar-y1g
      @NawaalOmar-y1g ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂

    • @NawaalOmar-y1g
      @NawaalOmar-y1g ปีที่แล้ว

      😂😂😂

  • @HOOYOFATUSHHASSAN
    @HOOYOFATUSHHASSAN ปีที่แล้ว +157

    Ku Sali Nabigena, The Best person ever, the most trusted person ever, the most knowledgeable and ever shining person is our beloved Prophet Muhammad Salalaahu Caleyhi Wasalam ❤🕋📿🙏🙏🙏🙏🙏

    • @sacdiyoali2665
      @sacdiyoali2665 ปีที่แล้ว

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @cayuuniAli-uk4jc
      @cayuuniAli-uk4jc ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw 📿📿❤️

    • @sumayaayub421
      @sumayaayub421 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw

    • @leilaqali8652
      @leilaqali8652 ปีที่แล้ว +1

      Scw scw scw scw scw scw scw scw 💘

    • @SumayaAbdifatah-w7g
      @SumayaAbdifatah-w7g ปีที่แล้ว

      😊😊😊😊😊😊😊😊

  • @fahanhassan8257
    @fahanhassan8257 ปีที่แล้ว +18

    Cutest mother ever love her Allahu mubarak ❤❤

  • @katrinaabdi8793
    @katrinaabdi8793 ปีที่แล้ว +38

    Ilahow hooyo ha naga qadin hooyo rabto malahan in gabarteda ciyal lagu furo 😢

  • @shankaron22
    @shankaron22 ปีที่แล้ว +170

    Amiira she is funny 😄 afar dhaan oo heesta Sx wye adnh afar dhaan wye wlh 😂❤❤❤❤❤😊

    • @HabibHHashi
      @HabibHHashi 7 วันที่ผ่านมา

      Amiira I love you Somali english Good

  • @asiaabdulkadir1464
    @asiaabdulkadir1464 ปีที่แล้ว +24

    I love How mamma calawia talk ❤

  • @saadomohamed8212
    @saadomohamed8212 ปีที่แล้ว +41

    abayo ilaahay run kagama dhigo duceeso yaah acudu billahi minasheydaani rajiim

  • @sumeyahusseinibrahim4624
    @sumeyahusseinibrahim4624 ปีที่แล้ว +17

    Adno wlhi hooyo ficn ayay Qabta Hooyaday Cml waye hooyo Calwiyoo ❤❤❤❤❤❤

  • @Ronaldo-c2s7o
    @Ronaldo-c2s7o ปีที่แล้ว +33

    Ku sali nabigeena The bestperson Ever the most know ledge able And the most Shine All created proPhed muhammed ❤❤❤❤❤ scw scw 🥰🥰🥰🥰😍😍😍😍

    • @XamdacabdiXamda
      @XamdacabdiXamda 11 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw scw

    • @Ok-pd3xt
      @Ok-pd3xt 2 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw ❤❤❤❤

    • @NizaamAbdi
      @NizaamAbdi 10 วันที่ผ่านมา +1

      ❤❤❤❤❤SCW ❤❤❤❤❤

  • @abdulahiyarisow53
    @abdulahiyarisow53 9 หลายเดือนก่อน +5

    Wlh maamoyinki hore kalay iska arag wax le xalin jiren
    Lkn kuwa manta hade arkan gabadi ooyneso no fur iyo dagaal iyo qararac wax xalis maba yaqanan 😂😂😂

  • @nimcocabdulqaadir56
    @nimcocabdulqaadir56 ปีที่แล้ว +6

    Adna hooyoda mcn ilaalso kadhaaf waxyaabahaan camal masha alaah ilaaheey cimriga haudheereeyo hooyoojinka

  • @Catiifo-gl4en
    @Catiifo-gl4en ปีที่แล้ว +28

    Cimraan qosolka iga dhameyy fiiri meshaad joogto sheeg dheh kulahaa😂😂😂

  • @BirimoBeelo-ql1wl
    @BirimoBeelo-ql1wl ปีที่แล้ว +51

    Walaaalayaalow waxaan kaftan maaha iska daayaaa furiinka prank aaad ka dhigeesaan dadka kaliya oo niyada ku dhistaaa tihiin guur iyo jaceyl inuu jiro marka naga daaya waxaaan😂😂

  • @Sharmacreative1
    @Sharmacreative1 ปีที่แล้ว +47

    Saxaaaf prank -gaaan kabtiisa lama gashan karo 😂❤wllhi .
    Familly jecelahay isku waara

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allaha tabarakallah Mama Calwiya caruurta ayeeyda u tahay inay aabo la,aan noqdaan weydiiday iyo inay Adna lafura hooyada wanaagsan baa sidaas sameysa.
    ❤❤❤❤

  • @samuu7275
    @samuu7275 ปีที่แล้ว +33

    Adno waku salamay abayo marka xigdo abayo guurkaga iyo ninkaaga prank haka dhigin waxa laga yaawa inee run ku noqoto ilahey hakaa haaye

  • @muparek
    @muparek ปีที่แล้ว +18

    Mashaalh hooyo ficn weeye wlh❤🥰 Sodoh lama dhihi karo wlh❤

  • @BariisSamatar
    @BariisSamatar ปีที่แล้ว +5

    Sorry hoyo macaan lkn mamada kadaaya please weynaxeysa walidiintena ALLE haino xafido intii dhimataayna ALLE ha ogu bishareeyo JANNATUL FARDOWSA AMIIN YAA ALLAH ❤❤❤

  • @naimamusa5023
    @naimamusa5023 ปีที่แล้ว +19

    😂😂😂😂I love this family’s for real 😂😂😂 especially your mom❤❤❤❤❤❤❤

  • @fatxicabdi2384
    @fatxicabdi2384 ปีที่แล้ว +15

    Masha Allah Waa Hooyo fiican Alle ha xifdiyo ❤

  • @hanaaccofficial3137
    @hanaaccofficial3137 ปีที่แล้ว +3

    hooyo maa ku ciyaareysaaan qofkii ay ka dhimatay lee dareemi kara hooyo macaankeeda ilhaahow u naxariiso hoyadeey marnaba kuma kaftameen😪😪😪😪

  • @zeynuuahmed4368
    @zeynuuahmed4368 ปีที่แล้ว +13

    😹mamada jiro haku ridina bisinka yee dhagesataa dhamaan kuwada buu qesane😭🤌😹War furiin kaftan magalo waxyabaha qaar iska ilaaliya my family 🙌❤️malin waba naag io furiin kaftan magalan ale maidin rumemeye iskadaya waxaan

  • @NaimoSuleiman
    @NaimoSuleiman ปีที่แล้ว +6

    Wlhi hooyo Calweiya Masha Allah meshii hooyo laga rabay ayay martay❤❤❤❤❤

  • @umuaxlaam4947
    @umuaxlaam4947 ปีที่แล้ว +29

    warkan war saax ban kusugayaa Adna oysoy waxad saadsato hoostadha kaday😢😅 Family views 😢

    • @umuaxlaam4947
      @umuaxlaam4947 ปีที่แล้ว +3

      ogudambeyn wa kii lagursadhaa😂

  • @halimahussein7561
    @halimahussein7561 ปีที่แล้ว +6

    Axax ha
    Ku ammeynina
    HooyDa
    Naxdinta
    Waa
    Laooyaay🥰

  • @asliabdi8045
    @asliabdi8045 ปีที่แล้ว +8

    Masha Allah you have sweet mother 🙏🙏🙏❤❤❤

  • @cabdifitax276
    @cabdifitax276 ปีที่แล้ว +13

    Hala mar maamadan prank lagu sameeyy oohin ayy iga keynty wxay dhahday prankibo ha iska ahaado waa farxi wllhi 😭

  • @nafisaahmed4887
    @nafisaahmed4887 ปีที่แล้ว +5

    Maashaa allaah hooyo janada aloow ku gee waa mamadaydoo kale ❤Love hooyo macaan ilaaheey ha inoo wada dhaafo hooyooyinka wanaagsan si sax iyo runtay ku hadashay

  • @user-tl4on3kw5g
    @user-tl4on3kw5g 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Allhayow noo xafid hoyooyinkena ❤😊

  • @KhadijaMohamed-j7r
    @KhadijaMohamed-j7r ปีที่แล้ว +24

    Amiira she is funny😅 afar dhaan oo heestab Sx wye adnh. afar dhaan wye wlh 😂❤❤❤❤❤

  • @abdullahimohamud2897
    @abdullahimohamud2897 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah waa hooyo aad uqalbi wanaagsan msha Allah idin daayo

  • @Zeytundir
    @Zeytundir ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah hooyo macaney maxaad udhibteen Adna iyo saxaf waxaan rabaa in an wedeyo saxaaf marwalba waxuudhahaay waxaan rabaa nagkale horta adna waa qof quruxbada hadanaah nadafad badaan adna we love you so much sister ❤❤❤❤

  • @cabdulahiahmed4821
    @cabdulahiahmed4821 ปีที่แล้ว +20

    Wllhi qosolka iga dhamaadey hooyo wllhi fany waaye❤❤❤❤

  • @mohamedabdulkadir2413
    @mohamedabdulkadir2413 ปีที่แล้ว +26

    Usaa kabaxaa mininka kulaha maamada 😂😂😂😂 so funy wlh

  • @seaseas7252
    @seaseas7252 ปีที่แล้ว +10

    ميت ماما اعجبتني كلامها صراحه الله يحفظك يا امي ان شاء الله والله انا عندك اخوات ما شاء الله تبارك الله

  • @aminamaxamud415
    @aminamaxamud415 ปีที่แล้ว +18

    Prank inu ahado wan ku faraxay bay tiri alla hooyo cimrigagag allah ku dheereeyo.❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar ปีที่แล้ว +23

    Masha Allah wlhi waa maamo aad u dulqaad badan aniga goor hore kurka la iga jari lahaa hadaan hooyo ka hoos hadlo 😂😂

  • @musasultan6663
    @musasultan6663 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah allaha idinxafido ❤
    Mama calweyo my sweet ❤❤
    Cimri dheera cibaada suban❤
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mmmkk2344
    @mmmkk2344 ปีที่แล้ว +5

    Maasha Allah maamo calawiyo waa hooyo mcn illaahay hano xafido maxaa yelay way idinka waayo arag santhy marka wax as iska dhaaf hooyo waa ka naxisen xaraam💔💔💔👍👍❤️🙏

  • @JamaalMusiala-m7e
    @JamaalMusiala-m7e ปีที่แล้ว +6

    Masha jogtidda sheeg kulahaa cimraan 😅😅

  • @AliyahAbdaxkiin
    @AliyahAbdaxkiin 9 หลายเดือนก่อน +4

    ❤allah ❤️ allah ❤️ allah ❤️ allah ❤️ allah ❤️ allah ❤️ allah ❤️

  • @alkheyr4
    @alkheyr4 ปีที่แล้ว +9

    صلوا على الحبيب المصطفى ﷺ

  • @nasrakulmiye2101
    @nasrakulmiye2101 ปีที่แล้ว +2

    Alla hooyo mcnaa meel aa kasoo tagtit ma joogtit. hooyadey aa idhihi jirtay .hooyo mcn allow kuu naxariiso yaa rabi. hooyo kastaa waxay jeceshahay gabadheeda oo meel qurux badan joogto yaa rabi mama mcn❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sahara-fc2bz
    @Sahara-fc2bz ปีที่แล้ว +7

    Sorry 😢🥲Hooyo macaan caluyo Mashaallah ❤❤❤ cimri dheer iyo caafimad iyo cibaado suban Allah ha ku siiyo aamiin aamiin 🤲🤲🤲 Allah kuxifidyo aamiin aamiin yaraabii 🥰🥰🥰🥰🥰👍

  • @shamsodahir2022
    @shamsodahir2022 ปีที่แล้ว +30

    Somali waxey tira waxilashegshega hostada kaday
    Ee warkaan maa nagadeysiin
    Family aan kufaraxsanahy tihiin ❤❤

    • @faizamohamedabdi2847
      @faizamohamedabdi2847 ปีที่แล้ว

      Haa wallahi

    • @zainabmoha1835
      @zainabmoha1835 ปีที่แล้ว +1

      o hadaa inaa adna naaag lalaqabiin mamoden

    • @nalkanaftauroon4037
      @nalkanaftauroon4037 ปีที่แล้ว

      @@zainabmoha1835ha sas ba modna nag kle miyu qaba😂

    • @shamsocali3492
      @shamsocali3492 6 หลายเดือนก่อน

      Yaah naag maa lala qabaa​@@zainabmoha1835

  • @ruqiyashariif7026
    @ruqiyashariif7026 ปีที่แล้ว +6

    In ay ogtahay maamadu horay ka fadhiisatah so funny🤣

  • @aminaabdullahi8455
    @aminaabdullahi8455 ปีที่แล้ว +14

    AmiirA she’s fanny sadaxdha ba sogan kulaha😂😂😂😂

  • @Hanaan-Wacan
    @Hanaan-Wacan ปีที่แล้ว +30

    😂😂😂cimran Fariid in rageed Manshallah dhiga xayi ah buu leeyahay iyo dhaman Walaal ahaa allaha ku deysto 👌🤲💕! Hooyinkeen Illahay ha noo Wada xifdiyo marwalba Wanag iyo maslaxada reerkeena ayeey ka taliyaan illahayow abaalkoodaa janadii ka yeel ❤🤲
    Ow! Wlhi Hooyo emotional bey noqonto hooyo walba ilmaheeda Inuu reerkooda dhaqnaado oo qurux badnaado ayey rabanan Illahay idin barakee!
    Saxaf iyo Adna hadana howshan maad kee teen hooyo Inaad ka nixisan:::. Sorry hooyo mcn ❤Xaal marin weyn ilaa Ay keenaaan ha ka rali noqonin 😂
    We❤️❤️💕💕Love you❤🙏🙏🙏❤️

  • @raziyahmohamed4530
    @raziyahmohamed4530 ปีที่แล้ว +25

    Wow what a prank 🎉🎉😂😂😂❤❤❤

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 8 หลายเดือนก่อน +1

    MASHA ALLAH HOOYO WAA QOF SAMIR BADAN ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadijaMohamed-j7r
    @KhadijaMohamed-j7r ปีที่แล้ว +11

    Prank qosolka aduunka with wey 😂😂😂❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @Aaron-joseph570
    @Aaron-joseph570 ปีที่แล้ว +13

    Amiira dhib badanaa😂😂😂❤

  • @Xurmobadan143
    @Xurmobadan143 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi idin jeclahay family qurux badan tihin illahay ha isku kiin dayoh ❤isha bili.adankana alle ha idinka hayo🤲🥰lkn hooyadin brank ha ku sameynina ilaashada❤

  • @fariidayusuf9207
    @fariidayusuf9207 ปีที่แล้ว +39

    Hooyo Macan Xafidullah❤

  • @abshirsiimaan5101
    @abshirsiimaan5101 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ❤❤❤❤❤❤❤❤ hooyo mcn waxana sotoh lagaa dhahaa masha allah mama illahay cimriga hakuu dheereyo ❤❤❤❤❤

  • @aminaomar6271
    @aminaomar6271 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah, wa hooyadi la yaqanay wa run ilmahada iskaga dhex jir.

  • @queenhassen5743
    @queenhassen5743 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkk mamad dhibaka ka day mamo waxay jecela yihina qosa dhisana❤

  • @jamal.kbinhassan6933
    @jamal.kbinhassan6933 ปีที่แล้ว +5

    Mamad maxaa Microphone uwadaa hee🎤😅😅😅😅prank waa isli ogten

  • @ashasangbe9449
    @ashasangbe9449 ปีที่แล้ว +1

    Adna hashaan boorso marki soo jiideysid leey jeckahay😂😂😂😂

  • @Teamasadhaji27
    @Teamasadhaji27 ปีที่แล้ว +8

    Amira qurux funny weeyh 😂😂😂

  • @sahantoosan9083
    @sahantoosan9083 ปีที่แล้ว +13

    Labadaada waalid Janada fardowsa Allaha ugu deeqo ii soo booqo channel keyga please ❤❤❤❤

  • @ibraic4559
    @ibraic4559 ปีที่แล้ว +1

    Hooyadu waa lama huraan wlhi ALLAH INOO DAAYO HOOYOYINKEENA 10:11 AMIIN❤❤❤

  • @hodhanjimale6372
    @hodhanjimale6372 ปีที่แล้ว +1

    Hoyooo miyaa lagu ciyariii karaaaa😢😢😢😢😢 illahow hoyoyinkena udambi daaaf inta dimati unaxarisoo

  • @maryanabdirahman5920
    @maryanabdirahman5920 ปีที่แล้ว +1

    Mamada camerada waa ogthy sida ay garbasaarka utoos toosineyso kafahmay 😂😂😂😂😂😂 waa la Isla ogyhy sheekada

  • @maryama6030
    @maryama6030 ปีที่แล้ว +4

    Cidaan fooda badnaa walee wee dhaarsanyihiin rer adna 😂😂😂😂😂😂😂 ar saxafo majogtido waxa dhuusa umalesa yuusan xaar kugu noqon dadkan yesan kugu kooban are cimran aaba igu daran iyaaaaa😂😂😂😂😂😂

  • @ilhaanjibriil2870
    @ilhaanjibriil2870 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo way u tashadeen😢 sorry momo

  • @zahraqueen1760
    @zahraqueen1760 ปีที่แล้ว +4

    Hooyo ciyaar magasho sorry mamii❤😢😢 adni hooyo raali galiya idin dhan😢

  • @RNN1234
    @RNN1234 ปีที่แล้ว +2

    Kuwa yar yar jilniinka haba Noo Qariyaanee, Maamo Adi maxaa been Noogu Sheegee yaaqay 😅😅

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 ปีที่แล้ว +4

    Hoyo calwiya wa qof dagan masha alah dhibka ka dhafa hoyo ❤❤❤❤❤

  • @farduusaxmed6006
    @farduusaxmed6006 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allh ilaahy wa isiiyey wll gar io gardaro ba garb isii😢

  • @fatimaaden8443
    @fatimaaden8443 ปีที่แล้ว +1

    Waaa beeen sheekadani shandada xataaa waatii dharka ay iibiso lagu keeni jiray Acudubilah beenalayaaal shandada number ku qoran 😂😂

  • @bileafgab417
    @bileafgab417 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow waarid la aan ha nadhigin dadka iyo qoosaska waxa isku haayo waa waarid waarid la aan waa foowdo io talo la aan ( waalidka dheesha ha laga daayo )

  • @AlmaasUmualmaas
    @AlmaasUmualmaas ปีที่แล้ว +2

    Maamada dhibka ka dhaafa inuu paranki yahay waan ku farxay guri burbura masahlana ilahow guryaha islaamba xafid walashen adna pranki nocan ah iska dhaaf

  • @Farxiyosahal232-zy6xf
    @Farxiyosahal232-zy6xf ปีที่แล้ว +9

    Amiiro haye raali noqo 😂😂😂😂amiiro is not easy 😂😂😂😊

  • @ladiifoahmed5612
    @ladiifoahmed5612 ปีที่แล้ว +1

    Folxumdaz illhy mna tuso kuwi isku ilko dhacsdo illhy ha idinka dhigo ❤

  • @AliyahAbdaxkiin
    @AliyahAbdaxkiin 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤salalaahu calehi wasalam ❤️ salalaahu calehi wasalam ❤️ salalaahu calehi wasalam ❤️ salalaahu calehi wasalam salalaahu ❤️ salalaahu calehi wasalam ❤️ salalaahu calehi wasalam ❤️ salalaahu calehi wasalam ❤️

  • @BiNtMuSlImAh
    @BiNtMuSlImAh ปีที่แล้ว +1

    Noloshaan beenta badan maad kadeysataan waxii illahay laweydiisto walagahelaaa nimcadaan illahay idiinsiiyay kashukriya oo nimcadaan qarsada illahay haidiin barakeeyo

  • @liibaandahir1068
    @liibaandahir1068 ปีที่แล้ว +2

    Kuwan fadaro family ayey noqdeen noloshada beentan miyey ku dhamaysanayaan mise beenta in ay danbi thy ma oga miyaaa

  • @NajahAbdirahman-c9k
    @NajahAbdirahman-c9k ปีที่แล้ว +3

    Ala kuwan shaydamo waye😂😂wlhi haday arintan run ahan lahaydna San bay dhihi lahayen 3dada so rid kulahayena bisinka😮😮😮😂

  • @saamiyacadey8048
    @saamiyacadey8048 ปีที่แล้ว +3

    Amira mid mahan qosol ke iga dhameysay 😂😂😂

  • @muslimomaxmud5011
    @muslimomaxmud5011 ปีที่แล้ว +3

    Walhi gabar ciideeda laga Aroosa marka la dhahayo been maaha😂😂

  • @juweriemohamed4383
    @juweriemohamed4383 ปีที่แล้ว +38

    Wxaan prank laisla ogyahy waye 😁 aaway mamada dadka hoos utagna dharka booskisa lagu celshay 😂 wxi caqli leh we fahmi karan Wxaan prank maaha

    • @AlmaasUmualmaas
      @AlmaasUmualmaas ปีที่แล้ว +3

      Mamada dhardajis maa uyaali gabadhi ayaa irida Kaso gashay boorsadeedi wadato 😅😅😅

    • @mkfamily12
      @mkfamily12 ปีที่แล้ว +1

      Lkn mmada gcnteeda mic 🎤 Ku jiro yaa Ila arko tellka iyo gcnta inta udhaxeeyso😂😂😂😂

    • @sabriinaadam9356
      @sabriinaadam9356 ปีที่แล้ว

      Dalaaqada soogan kulaha😂😂

    • @maskiintialle5645
      @maskiintialle5645 ปีที่แล้ว

      Aan iska fiirsano waan iska qosleyna

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 ปีที่แล้ว

      ​@@maskiintialle5645😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @iskufilan-m1o
    @iskufilan-m1o 9 หลายเดือนก่อน +1

    ilaahow hooyo la aan hana dhigin😢

  • @Somalitravelfood
    @Somalitravelfood ปีที่แล้ว +1

    Reer xamarku waa shiidanyahay hadii lagula guursado wllka ninka waa balansanaya utumaya woow 🎉🎉🎉

  • @نونيمحمد-ض1ر
    @نونيمحمد-ض1ر ปีที่แล้ว +10

    Asc maamo calwiya xafidulaah saxaaf adan amiir cimraan susuu hoyo hal xaal mariyo mardanbe prnk yaan lagu sameeynaa cafimaadkeeda iyo aduunieeda ha u aqoonsan8nee ka daaya ciyaarta oo xalmariya hadii kale washamsi ayaan idiin ku qadey aa hadan nahey hooyooyinka soomaliyeed xafidulaah maama calwiya xal mariskeedu ha ahaato ama cimro ama xajka insha allah ❤❤❤❤❤❤

  • @Salmacabdi-we3yo
    @Salmacabdi-we3yo ปีที่แล้ว +5

    Amiira funny waye wllhi😫m.a Famillly💑

  • @amiishlovely-dl7ob
    @amiishlovely-dl7ob ปีที่แล้ว +1

    Waa lagu gowanaa Saxaf wayo Sedi ayaa lo yahy Sax

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 ปีที่แล้ว +2

    Boorsada hala dhantahay 🤣🤣🤣🤣Adna mama calwiyo naagta maxaa ku aragtey 🤣🤣🤣kkkkk

  • @seaseas7252
    @seaseas7252 ปีที่แล้ว +8

    والله عمران رجال صراحه الرجال عمران

  • @shukriita4206
    @shukriita4206 ปีที่แล้ว +2

    Alla amiira foodo socoto wye wlh anaga korsaneno kulaha ilmaha😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Raizaroomar
    @Raizaroomar ปีที่แล้ว +15

    Amiiro : 3daxda soo Gam😂😂
    Fatma : Cimraan kalay hee mago😂😂😂😂
    Cimraan : Hooyo waa Edeb darn yahy😂😂😂😂😂😂
    Hooyo : Guriga Asaa ka baxaayo😂😂😂😂😂😂😂

    • @najuuahmed1307
      @najuuahmed1307 ปีที่แล้ว

      😂

    • @nasramuuze2541
      @nasramuuze2541 ปีที่แล้ว

      Reerka dhan waaba hiil😂😂😂😂

    • @Raizaroomar
      @Raizaroomar ปีที่แล้ว

      @@nasramuuze2541 ma ila argty 😂😂😂😂😂

  • @rooblexajicali1430
    @rooblexajicali1430 9 หลายเดือนก่อน

    Hooyo wanaagsaan weyaan walhi rabbi ha barakeeyo

  • @ZaynabLiki
    @ZaynabLiki ปีที่แล้ว +2

    Wlhi xayaaysiintii ayaabay ilmo iga tami hooyo iyo wll fiican

  • @KuusoAli
    @KuusoAli 4 หลายเดือนก่อน

    Ala hooyo fcn baa tahay ee wiilkaa igu darso❤❤❤❤ adana iga garsii hooyo mcn balan miyaa❤❤❤❤ igu salaam family

  • @fm2005x
    @fm2005x ปีที่แล้ว

    Hooyo waa qaali alle ha ku xifdiyo aamiin yaarabi

  • @SaamiyoCabdi-i6k
    @SaamiyoCabdi-i6k 7 หลายเดือนก่อน

    Amiiro funny waye afar dhaan uhaystaa kulahaa😂😂😂

  • @najmosuusan3357
    @najmosuusan3357 ปีที่แล้ว +10

    Hooyoda fadlan kadaayaa prank maskiinta❤