DEG DEG: Md Hassan Sh oo Qaatay Go’aan Halis ah, Qorshaha Itoobiya & A/Madoobe oo taageero helay…

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 66

  • @YassinArif-k6c
    @YassinArif-k6c 14 วันที่ผ่านมา +4

    Xabashida yey ku sumeyn

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 14 วันที่ผ่านมา +4

    Asc Asxaabeey Xasan Siyaasad Xume iska daba wareegiisa uu ku qasbanyahay in uu Qanciyo itobia si uu uga taqaluso Hogaamiye Kooxeed yada u Xuub sii tay Boqor Tooyo Goboleed ka ee u shaqeeya Shisheeyaha iib sanaya Dhulka iyo Bada Umada Somaliyeed Xasan Siyaasad Xume wuu ku qasban yahay in uu Cid waliba la Saaxiibo si uu Meesha uga saaro Hogaamiye Kooxeed ka aan war Dowladeed la maqashiin Karin ee hadii Dowlada dantooda ka wasyaan dhaha Somalia waan ka go nay Alloow Somalia dan teeda Garan sii Aamiin Aamiin

    • @MmRr-h1v
      @MmRr-h1v 14 วันที่ผ่านมา

      6:21

    • @MmRr-h1v
      @MmRr-h1v 14 วันที่ผ่านมา

      ❤😂🎉م😢ة😮😅😊 6:37❤❤❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢مرحبا 😮😮😊😊😊

    • @buloburte7769
      @buloburte7769 14 วันที่ผ่านมา

      Waa runtaa wax ay maqlayaan oo dantooda aheyn malahan waxa ka buuxa dal naceeb hadaanan iridaha Laga xerina dalku wax ka jiraa malahan oo ninwalbaa kistiisa buu boqor unoqonaa taasna waa in geedwalba loo fuulaa sidii looga celin lahaa jaajuusnimadooda

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 14 วันที่ผ่านมา +1

    Xassan dameer iyo darentona mabalaha maxishodhe xassan

    • @WalaalZiyech
      @WalaalZiyech 14 วันที่ผ่านมา

      Dameerkaa ka sharaf badan z.wse

  • @MursalMaxamad-t3v
    @MursalMaxamad-t3v 14 วันที่ผ่านมา +3

    Soomaalia allah hano badbaadiyo

  • @CabdiMadaxey-g9c
    @CabdiMadaxey-g9c 14 วันที่ผ่านมา

    Waa siyaasad xumo waye wlhi iyaga muu imaado asagaa wax rabaa somali alle ayaa umaqan raboow dallkaan nohagaaji

  • @FaisaAli-d7i
    @FaisaAli-d7i 14 วันที่ผ่านมา

    Odayku ma shinbirba dudul badanaa somaliya is wada cunaysa. Muu xaliyo😮😮😴😴😎😎

  • @jamajafaal9460
    @jamajafaal9460 14 วันที่ผ่านมา

    Ma ninkii qolka ku xidhay buu aadayaa hadana ala madaxweynuhu liitee oo shaqsiyad xumaa 😂😂😂😂😂

  • @AbiweliKhadar
    @AbiweliKhadar 14 วันที่ผ่านมา

    Wasaarad arimo dibqdeed ma laha somalia lkn itoobiya 300 sanno record ah ayey hayasn

  • @CaafiAhmed
    @CaafiAhmed 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan sheekh gaal ,itobiya dabada kuwata

  • @Qamar-Farmayeeri
    @Qamar-Farmayeeri 14 วันที่ผ่านมา

    M.W xasan shiikh ha isku tagin itoobiya waa dhimashadaad imaaraad ayuu la shaqeestaa ee ka joog yaan lagaa saxiixanin bada

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh 14 วันที่ผ่านมา

    Dalka Somalia ma waxaa iska leh mise dadka Somaliyeed, oo si aad ah uga xun inuusan wax xirxiir ah lala hayn shacabka Somaliyeed talladood uusan tixgalinayn ku tagrifalayo taladii dalka.
    Waana wax laga xundo ayadon lagaran meesha loo socdo siyaasada dalka.

  • @abdirahmansaidahmed
    @abdirahmansaidahmed 14 วันที่ผ่านมา

    madax wenaha maxa geeyay etopia bismilahi 🤦🏻‍♂️

  • @baadodhugad4157
    @baadodhugad4157 14 วันที่ผ่านมา

    Madaxnimadiisa mooyee Qofku wuu Sixran yahay ee Ehel qabtaa majiro miyaa, Alle Nabad nooguma soo celiyp

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 14 วันที่ผ่านมา

    Waa waxaan damiir lahayn madax Wayne lama Oran Karo kan

  • @hanansaid7394
    @hanansaid7394 14 วันที่ผ่านมา

    Wax baasocda oo salagleh😢

  • @Hsn1224
    @Hsn1224 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan shiikh maxamuud wax waji ah iyo wax go'aan ah midna maleh xitaa aby axmed iyo imaaraad ayaan ku kalsoonaankarin waana waa saababta ay maamul goboleedyada uga doorbidaayaan

  • @shaaciraxmed9967
    @shaaciraxmed9967 14 วันที่ผ่านมา

    Uf waxan damiirmalaha hadilan wax kaqeyr badan ilahey hanogubadalo

  • @shaaficiadem6125
    @shaaficiadem6125 14 วันที่ผ่านมา

    Waa siysad Xumada ka jirta Garguurta lknse lax walba meesheed is dheg ayaa lugu gowracaa

  • @GureeyMacalimu
    @GureeyMacalimu 14 วันที่ผ่านมา

    Ilaahey hakaa soo bad baadiyo adoo nabad qabo inkastood ilowdey iney cadowgaada yihiin ma aheyn inuu aado ethiopia runtii

  • @abdulkadirhassanabdi1175
    @abdulkadirhassanabdi1175 14 วันที่ผ่านมา

    Madax soomaaliyeed oo Hassan sh kaga haboon howlahan Ethiopia hore uma soo marin mana la sugayo hadii madaxweynuhu haysto soomaali isku duuban oo ka dambeysa intuu hada yahay wuu ka sii adkaan lahaa kol hore ayuuna ka taqalusi lahaa damaca Ethiopia laakiin qabiilo dhan oo jawaasiisnimo iyo inay cadowga u niikiyaan ka doorbidaya dowladnimada ayaa sabab u ah gebidhacleynta siyaasada arimaha dibada iyo in madaxweynuhu sameysto farsamo gorgortan oo casri ah isagoo doonaya inuu yareeyo sharta dhan waliba oo ay ka imaaneyso wuuna ku guuleysanayaa eebe idankii.

  • @mukhtaraxmed-x8j
    @mukhtaraxmed-x8j 14 วันที่ผ่านมา

    Qofkasta ee fiiriya hassan faham kiisa siyaasadeed in uu yahay zero!!!

  • @KowsarSiraaje-gd2vo
    @KowsarSiraaje-gd2vo 14 วันที่ผ่านมา

    Kolki horeba wan oga xasan xabalo qote inuna somali gul ukrnaynin

  • @Mmmmmmmm-s9z
    @Mmmmmmmm-s9z 14 วันที่ผ่านมา

    Ninka go aan xumaa isbadal badana safar badanaa yahuu

  • @AliAbdilahi-g4z
    @AliAbdilahi-g4z 14 วันที่ผ่านมา

    Maxay gacanta bidix iskugu salamayan😂

  • @mohamedmohamud5118
    @mohamedmohamud5118 14 วันที่ผ่านมา

    Hassan waa meeshii lagu qaa rajin lahaa?

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 14 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂 away dalxoreeye 😂😂😂😂 itoobiya futada lo dhigtay

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 14 วันที่ผ่านมา

    Qofku haddii uusan laheyn Mabda,Damiir iyo Qab, islamarkaana uusan garaneyn Masuuliyadda uu hayo inta ay le'eg tahay iyo Qaymaha ay leedahay waa masiibo.
    Soomaali Maryooleey ha xaabxaabiso Xasan Sheikh wakaas sii dabeyshaday !

  • @Abdullahidekowkossar
    @Abdullahidekowkossar 14 วันที่ผ่านมา

    Midkan xassan sheikh ah mafiyobe wausixranhay tool udhawana malaha miyaa?

  • @IbrahimHussein-c1q
    @IbrahimHussein-c1q 14 วันที่ผ่านมา

    M.weyne kaxun xasan shiikh dalkaan masoo marin alaha toosiyo xasan

  • @ciiseadenhassan7591
    @ciiseadenhassan7591 14 วันที่ผ่านมา

    Qoslay toog

  • @yousefHassan-qm5rn
    @yousefHassan-qm5rn 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan halkee janaasada lagula tukaa sheekadiisa waa soo afjarantay markuu tago adisababa sunta intee looga duraa masinta masa garabka. Cali balcad oo dabadhilif Ethiopia ayaa waalaayoo

  • @MariamSiidi-ff4wn
    @MariamSiidi-ff4wn 14 วันที่ผ่านมา

    ALLA MAHAN JABNEY

  • @MohammudAhmed-x2x
    @MohammudAhmed-x2x 14 วันที่ผ่านมา

    Kan dhalka alle hadhafiyo wa wax dhintee

  • @shaticadeShaticade
    @shaticadeShaticade 14 วันที่ผ่านมา

    WAA YAAB XASAN SHEEKH IYO KOXDA YAR EE XUKUNKA SHURAKADA KULA AH INEY MASIIRKA SOMALIYA KAIBIYAN ETHIOPIA.
    WAXASE KASII YABADAN SHACABKA SOMALIYED OO INDHAHA KA EGANAYA WAXFICIANA AYSAN KANUJININ
    WAR WAA LAYABANYAHAY KOOX YARBAB U AFDUBANAHAY 😂😂😂😂😂

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 14 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay kan dalka hadhaafiyo waaneef xoolo ahe

  • @ahmedhaybe9764
    @ahmedhaybe9764 14 วันที่ผ่านมา

    Waar qofku miyaanu waxlataliya lahayn

  • @QalidHasan
    @QalidHasan 14 วันที่ผ่านมา

    Itobiya raxanweyn raacday, putalnd raacday, soomaaliland, jubaland raacday raacday, xamar maxay u diidi kartaa waa inuu siiyaa bada faragelin Naga daysaa

  • @MaxamadMuuse-b2e
    @MaxamadMuuse-b2e 14 วันที่ผ่านมา

    Tuugsi wacan

  • @SafiaHussein-v4q
    @SafiaHussein-v4q 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan muxuu ka dooney itoobiya maxay tahay madaxbannida laga baryaayo Abii axmed, waa wax lalayaabo

  • @abdibotan4740
    @abdibotan4740 14 วันที่ผ่านมา

    Xasen xollo xayaewankas hawiye folxuma nacladas tukgas foshaxun soxira tukgas kujihada nacladas qaniskas foshaxun

  • @RamadanAmee77-p1w
    @RamadanAmee77-p1w 14 วันที่ผ่านมา

    Wayaab😮😮

  • @NazuuJr
    @NazuuJr 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan qabri qote magaca umada soomaaliyeed buu bahdile

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 14 วันที่ผ่านมา

    War bal dulligaan weydiiya waxa uu etopiya ka doonayo

  • @WELOVEFANANIINTA
    @WELOVEFANANIINTA 14 วันที่ผ่านมา

    Illaahay ha naga qabto xasan sheekh

  • @CabdiXalimsh
    @CabdiXalimsh 14 วันที่ผ่านมา

    Dadka inaad qaashaan ayaan bejajkaan ifurateen maalin kastaa Hoog iyo halaag ayaad suuqa keentaa balaayo sheer kuu dhahday

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 14 วันที่ผ่านมา

    Balaayo kuqaaday bidixduu kusalaama arka

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 14 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan dowlad nimadii jeebka in tuu ku qaatay ayuu dhiiqo lukaha u galiyey go aano marba is ba bada laayo jah wareer tii uku xumeed

  • @abdisheikh6094
    @abdisheikh6094 14 วันที่ผ่านมา

    Xasan ma haysto waxgarad ka celiso khaladka iyo sharaf dilka uu mar walba uu sameeyo iyo magac xumo uu soo jeediyo sharafka shacabka soomaaliyeed iyadoo cid kaste arkayso waa fool xumo in ay wax qabto jirin cajiib.

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 14 วันที่ผ่านมา

    Allacnatu calayka yaa qabo

  • @AbiweliKhadar
    @AbiweliKhadar 14 วันที่ผ่านมา

    MuxuuMuxuu ka rabas ma siin karo

  • @Daaciadan
    @Daaciadan 14 วันที่ผ่านมา

    🤔🤔🤔

  • @AhmettHolac
    @AhmettHolac 14 วันที่ผ่านมา

    Hana lugu so wasaso hadi larbo maoxw kadonyy

  • @thepearlofindianocean
    @thepearlofindianocean 14 วันที่ผ่านมา

    Qofkan maskaxdiisa ma fiyooba

  • @abdullahhassan1059
    @abdullahhassan1059 14 วันที่ผ่านมา

    Kuye labo qodob oo laga so saxiixan doono siyaasada malahan dagaal joogto leh balse siyaasada maha saad mooday deeda kale waxa lagaa doonayo hadaadan Rabin ma gabar baatahay oo maguha ayaad isku qabsaney kkkk

  • @guledgled8695
    @guledgled8695 14 วันที่ผ่านมา

    Gurguurte ilaahay lacanadiisu kugu dhacday

  • @mahamuudburaale5407
    @mahamuudburaale5407 14 วันที่ผ่านมา

    Socoto.aan.macnalaan.ah.khaayinimo.masuuliyad.daro.xun.xun

  • @RUNTATV
    @RUNTATV 14 วันที่ผ่านมา

    th-cam.com/video/_-2r65hsD8A/w-d-xo.htmlsi=8pzZaspuMvKc2MOF

  • @sahramohamed7113
    @sahramohamed7113 14 วันที่ผ่านมา

    Hawiye waa xoolo hogaan ma garanayaan waa dad liita

  • @ahmedgoryahmedgory
    @ahmedgoryahmedgory 14 วันที่ผ่านมา

    Hasan shiek president of somalia 2025 I advice somalia president Hasan shiek to avoid Egyptian military ruler to join the osam somalia .Egyptian ruler he is spying for UAE 🇦🇪 and suadi Arabia Egyptian government is the political broker of UAE Abudhabi spyer ?Hasan shiek think twice about UAE Abudhabi supporting juba Land President and puntland president and also UAE Abudhabi r financing Al shabab terrorist in puntland and juba land presidents 😂😢😅