#Toos

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 30 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 135

  • @احمداح-ظ3ظ
    @احمداح-ظ3ظ 3 ปีที่แล้ว +11

    Somaliland waxa aay ku caana maashay isu tanaasul madaxweenuhu waa nin jeceyl dalkiisa

  • @abdiqanihandule7811
    @abdiqanihandule7811 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul somaliland
    Hoooo baaaruud

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว +1

    waddooyinka Hargeeysa iyo Burco ee uu dhisay 30 sanno ka hor MAXAMED SIYAAD BARRE ayaa ilaa haatan JAJABAN.

  • @edabsaninaahmet5601
    @edabsaninaahmet5601 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha alh tabarkallah aloow no daaa madaxwaynahayaga

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 3 ปีที่แล้ว +6

    Soltelco waxba kuma yaalan meshan hore ayad garoonkan ugu ciyaartey ee iska fadhiiso shabku kuma rabaan. Hambalyo abdikarim Ahmed were are team mooge

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว +1

      Kgalid weli kaambayn baad ku jirtaa, maanta midnimada ayaa laga hadlaya

  • @warsamekhadari7892
    @warsamekhadari7892 3 ปีที่แล้ว +6

    Manshlalh madaxweyne jir oo jog

  • @faadumomaxamed7689
    @faadumomaxamed7689 3 ปีที่แล้ว +10

    Asc ax ax ax runtii Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi wuxuu noqdey beddelkii Xaaji C/Kariin allaah ha barakeeyo runtii waa lagu xusi doonaa allaah haku xifdiyo aamiin❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @fatushmahmud3540
      @fatushmahmud3540 3 ปีที่แล้ว +2

      Waa runtwaa ilaahow noodaaa

    • @faadumomaxamed7689
      @faadumomaxamed7689 3 ปีที่แล้ว

      @@fatushmahmud3540 aamiin walaalo allaah yaa cizak walaashey qaali 🌹🌹

  • @wajiabokor1452
    @wajiabokor1452 3 ปีที่แล้ว +9

    Waa madaxwayne qaran eebe cafimad iyo cimriga ha u dheereeyee aamiin aamiin aamiin

    • @sahalmohamed3477
      @sahalmohamed3477 3 ปีที่แล้ว

      Waar Ammaan bilaasha billaahi calaykum ka weynaada, Siyaad Barre ayaa waxaas ku kharibteen (hay-hay - hay weligaa hay), ninkan ma wasiir Daakhilibaa mise waa madaxweyne qaran...?!!.
      Meeye wasiir Daakhiligii xitaa meesha kama muuqdo (out of the picture)....!!!!!.

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansha alle gacalkey waan idin jecelahey dhamaantiin madexweyne iyo lambada maayer

  • @saidabdidalal2385
    @saidabdidalal2385 3 ปีที่แล้ว +1

    Gobanimo madaxweyne geesinimo ayaad sameysey

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 3 ปีที่แล้ว +7

    Mansha Allah tabarikalaha madaxwena muse bixe wa geeesi qaran Allah ha xifdiyo o ha barakeyo si ficana ayu sameya mansha Allah tabarikalaha guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul guuuuuuuuul iyo gobanim somaliland allow dhowra somaliland

  • @ahmedabdi3780
    @ahmedabdi3780 3 ปีที่แล้ว +5

    Mdaxwaynaha qaranka🥰🥰

  • @dheman1418
    @dheman1418 3 ปีที่แล้ว +6

    Masha allaah madaxwayne guulayso noolow 🙏💚💬❤

  • @Zakiman143
    @Zakiman143 3 ปีที่แล้ว +5

    Legend mudane muuse biixi🥰

  • @xaqudirir244
    @xaqudirir244 3 ปีที่แล้ว +2

    Mr. Caloolay muxuu tanaasuli shicibkaa eryaye. Madaxweyne ninka kadaa credit aanuu lahay, haday taladu gacantiisa ku jirto waligii muu dageene waa laga badiyey tartankiiye hortayada ka dhaqaaji oo jooji reer jeclaysiga waayo qof sharef soo hooyay ayaa umada sanka laga marmariyaaye.

    • @ismailnasri9936
      @ismailnasri9936 3 ปีที่แล้ว

      Adeer xaga reernimada haw orid madaxwayne qaran ayaa dhex fadhiya dhameeyayna, soltecana waa maayirkii hore sax iyo khaladba waa ibnu-adam, Abdikarena dadkiisa iyo madaxwaynahiisaba raali ayay kaga noqdeen iyagaana jecel.
      Labada xisbi mucaarid marna lamay rabin heshiiskooduna sidaasi muu ahayn balse marka madaxwaynaha qaranku soo dhexgalay ayay khasab ku noqotay, adeer caadifada iska daa dabayl caafimad ayaa socotee alle ha kula kulmiyo.

  • @mahadcontentcreator8018
    @mahadcontentcreator8018 3 ปีที่แล้ว +4

    Somaliland ❤🤍💚
    ❤🤍💚 guul iyo gobonimo

  • @abdikhadarmahadale4708
    @abdikhadarmahadale4708 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allaah muuse biixi waa geesi geesine maxumaado Abdikariin Ahmed mooge liibaan guul iyo gobanimo

  • @adamali7385
    @adamali7385 3 ปีที่แล้ว +2

    Soltelco ikhtiyaar kale uma banaanayn. Madaxweynuhu sumcad ayaabu u sameeyay markuu kulankan u qabtay.

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 3 ปีที่แล้ว

      Adam Ali
      Walaalo solteco maadaama uu aqbalay si sharaf leh oo aanu cadhoonin tartankana xaq u lahaa
      Wuu ku aamanyahay

    • @adamali7385
      @adamali7385 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ilhanhassan9813
      Wllo, maahmaah soomaaliyeed baa tidhaahda "fule xantii ma mooga". Soltelco he has no other option.

  • @abdiazizabubakar5139
    @abdiazizabubakar5139 3 ปีที่แล้ว +1

    Solteco isagoo mayor ah ayuu waxba qabanweeye ma ha dhuljiifeeyaad leedahay madaxwayne
    Fajiile wayn soltelko

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc Cabdikariim Axmed mooge yaan lagu bedelin Markaad kursiga ku fariisato waa in aad la tashataa dadkii ku keenay halkaas sida Sheekh Aadan Mohamuud xiir (Aadan Siira) iyo dhamaan reer Hargeisa intii garabkaaga taagnayd.oo Ha Aaminin Salteeko iyo wax la mid ah 😱 oo wadooyinkay soo mareen yaanay ku marin oo marinka kaa duwin .

  • @abdiazizabubakar5139
    @abdiazizabubakar5139 3 ปีที่แล้ว +1

    Madaxwaynuhu Ilduufkii in C/kariim iska sharaxo Kulmiye ee uu u diiday iyo ceebtii Soltelco doorashadii ka raacday ayuu cumaamada isugu qarinayee Cabdikariin abaal umuu dhigane shacabkaa ku shareeray shalambood

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 3 ปีที่แล้ว +5

    Kuwii muuse biixi caayi jirey hadey amaanayaan, bal idinku ila eega

    • @a.a.mohamed4635
      @a.a.mohamed4635 3 ปีที่แล้ว +2

      Dalka ayey jecelyiin kuwa muuse caayaa sababtoo ah marka uu wax hagaajiyo wey amaanaan

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

      @@a.a.mohamed4635
      Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Hargeeysa ?
      Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Burco ?
      Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Boorame ?
      aaway caddaaladdii ?

    • @a.a.mohamed4635
      @a.a.mohamed4635 3 ปีที่แล้ว +1

      @@libaaxaafrika6746 imisa ayey reer boorama kadileen gabilay 1988 .. imisa reer boorama hanti dhaceen ..... waa la isa saamaxee dadkaaga ka raac

    • @Aw88-c1r
      @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

      @@libaaxaafrika6746 kkkkk Daayeerka Afrika ayaa tahay

    • @shankaroonland7480
      @shankaroonland7480 3 ปีที่แล้ว

      Waa kuwuu madaxweynaha u yahay adiga amaanayaa kama xigtid KUWA caayaya caqli isu yeel qofyow

  • @ishraxismail7123
    @ishraxismail7123 3 ปีที่แล้ว +2

    Maanshalla mudane madaxeryne muuse biixi Abdi guul iyo gobanimo ayad qaadatey

  • @abdikarimahmed9546
    @abdikarimahmed9546 3 ปีที่แล้ว +1

    M.a muuse sifiican bu Wilashas ukala jaheeyay. Tanasul kasa mel lagu gaari kara

  • @mohamedhassan-vd6xd
    @mohamedhassan-vd6xd 3 ปีที่แล้ว +6

    Wlhi madaxwaynihii waligeed ba hala dhoho waa askari adag waleee madaxwayne fikirkayga la taliyeyaal wacan baad leedahay
    Waleee ninkii hadlaaba yeeelkiii wiilkan moogena waleee waa qof dooran

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 ปีที่แล้ว

      Ninkii wax garadaa Lala taliyaa in aynu dooranay när n aynu dadkeena iyo dalkeena horaan u ogaa ka ku xigana MID kasiifiican alae ha inooga dhigo

  • @yasinosman1864
    @yasinosman1864 3 ปีที่แล้ว +3

    Guushu waa gobonimo waana garashada reer binu xujaaj guul Somaliland salaan gobeed

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 ปีที่แล้ว +1

    Wlaahi oohin ayaa I haysa farxad owgeed Maanshaalaa madaxwayne muuse biixi cabdi xildiid walee waa geesi shacabkiisa jecel nin walba ha hadlee.
    Maadaama uu madaxwaynu yidhi doorasho dambe looma galayo meyernimada Maanshaalaa.
    Soltecona khayr Allah ha siiyo maadaama madaxwaynaha maqlay
    Habaarkii duco ha loogu badalo.

  • @mohamedarabibrahim4249
    @mohamedarabibrahim4249 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allaah
    Madaxweynuhu kaalin wanaagsan
    Ayuu ka qaatay
    Guul iyo gobanimo

  • @maxmadfaysalarabia6678
    @maxmadfaysalarabia6678 5 หลายเดือนก่อน

    Soltelco Ha noolaato

  • @barwaqomuse7767
    @barwaqomuse7767 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsh Allah hambalayo madaxa wene muuse 🙏💯👍💚🤍❤cabdi kariin axmed mooge mayaraka harageesa hambalayo cawa laga bilaabo waanu gadhaney guushi aan su geney 🏝🏝🏝🏝🏝🏝🏝🏝🏝🏝🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏞🏝🏝🏝💚🤍❤💚🤍❤🙏💯👍

  • @fatushmahmud3540
    @fatushmahmud3540 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalh madaxwayne jira

  • @foozia426
    @foozia426 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha Allah naayarka hargeysa cabdikariin axmed mooge

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 ปีที่แล้ว +1

    Geesi muuse abti alle haku xafido guul ayad gaadhay muuse

  • @faisalyussuf2502
    @faisalyussuf2502 3 ปีที่แล้ว +1

    masha alah ilahay ha inoo khayro madaxdeena xilkana alah ha u fududeeyo,

  • @carafadcabdi9326
    @carafadcabdi9326 3 ปีที่แล้ว +1

    Hambalyo madaxwayne libintaa adaa iska leh alle ha ku dhawro

  • @ayaanbashe3781
    @ayaanbashe3781 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul💪💪💪💪💪

  • @bashman345
    @bashman345 3 ปีที่แล้ว +1

    Gobanimo
    Viva Somaliland

  • @bashman345
    @bashman345 3 ปีที่แล้ว +1

    Muuse dadka ayuu ka mid yahay haduu wanaag sameeyana waa lagu amaanayaa haduu qaldamana waa la dhalilayaa
    Taasi waa gobanimo ee ceeb ma aha sxb

  • @saynabali3521
    @saynabali3521 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansha allah madax weyne alle ha ku xafido

    • @SultanAhmed-et3vc
      @SultanAhmed-et3vc 3 ปีที่แล้ว

      Muuse aqoon baanad aheyn

    • @abdiaden4121
      @abdiaden4121 3 ปีที่แล้ว

      Suldan axmed maxaaaa ku deeqa
      Ma xabaaaL ilAahay ka baq

    • @ilhanhassan9813
      @ilhanhassan9813 3 ปีที่แล้ว

      Sultan ahmed
      Adigu reer soomaaliland ma tihid maxaa kaa galay mar kasta nolasha umadan aad baad uga xuntahay

  • @quruxbila4149
    @quruxbila4149 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh madaxweyne bixii alle cimrigaga alle ha dheereyo

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

      Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Hargeeysa ?
      Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Burco ?
      Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Boorame ?
      aaway caddaaladdii ?

    • @fatimahashim5596
      @fatimahashim5596 3 ปีที่แล้ว

      @@libaaxaafrika6746 halkeedkudanbeysey miyaad shubantey kkkkk soomaaliland ooisraacday dhanxiir hurdo wallee waad diiday kanaxoo nafta waa hadaba hanacawryin nagadhaxbax guul soomaaliland

  • @lamafilaanchannel4865
    @lamafilaanchannel4865 3 ปีที่แล้ว +1

    Guul

  • @fuadwarsame6688
    @fuadwarsame6688 3 ปีที่แล้ว

    Solteco Waa madhan yahay 10 sano ayuu Hargeisa Ka khasaariyey, inuu isasoo sharaxo xaaran ayey ahayd.
    Dhuumo saaqid yahaw dantii guud wada iibsaday.😡

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalah!!!

  • @saalaxnuur2499
    @saalaxnuur2499 3 ปีที่แล้ว

    masha allah. runtii waa wax lagu farxo is xilqaanka iyo odaytinimada uu sameeyey madaxweynuhu

  • @hamsamohamed7335
    @hamsamohamed7335 3 ปีที่แล้ว

    Mudane Madaxweyne Aad Baad U Mahadsantahay Laakim Shalay Bay Ku Qurux Badnayd Inaad Soltelco Umada Ka Qabato Ood Tidhaahdo Ha Isoo Shaxirine Meesha Bane Maanta Oo Doorashadii Iyo Aqlabiyadii Golaha Deegaanka Si Xarago Leh Loogaga Badiyey Inaaf Tidhaahdo Mayor Ha U Tartamin Micno Weyn Samayn Mayso. Yeelkadeede Mahadsanid

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 ปีที่แล้ว

    Madaxwayne illaahay cimriga caqliga caafimaadka iyo cibaadada illaahay hakuu siyaadiyo wadankaaga iyo dadkaaga lexejeclo ka qaba

    • @SultanAhmed-et3vc
      @SultanAhmed-et3vc 3 ปีที่แล้ว

      Horta ilaahey ha daayo, laakiin Caqli kuma aan arag ,waa Ciilqabe diciifa intii aynu hore aynu u soo aragney, aad ayuu u gaaban tahey aragtiidiisu ,intaan arkey iyo intaan ka sheeko qaateyba
      Waa shaqsi diciifa

  • @xkhaalid798
    @xkhaalid798 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alla abti geesi ayad thy muuse biixi wnka filaynY in aad noqoto masuul qaran

  • @abdiabdi1738
    @abdiabdi1738 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallaahu mw daacada muuse biixi hanblyo cabdikariin axmad mooge wa geesi qaran So/laan daacd ku hogamin wa nin qaran diinle alkacbsile ilahow kugu astur

  • @hudamuy6676
    @hudamuy6676 3 ปีที่แล้ว

    masha allh ax ax ax walhi ohiin ayaa iqabatay dareen aan hore igu jirin ayaa igalay waxaan daremay lexejecada u madaxwaynehenu inaga qabo dal iyo dadba madaxwayne muse bixi cabdi nartu ka xshootay gobanimo ayaad samysay halyay qaraan ninki hadlaba
    hayska hadle guul warta c kariin ilahay
    (swt )hakugu asturo xilka

  • @cilmigedoleh4283
    @cilmigedoleh4283 3 ปีที่แล้ว

    Waxa loo codèeyey uun waa isbedal doonka hadaba ciddii hanan karta xilka umada.oo han siyaasiya oo fog leh.

  • @cilmigedoleh4283
    @cilmigedoleh4283 3 ปีที่แล้ว

    Waa maayir haysta kalsooni wayn isbadal ayaa loo codèeyey.

  • @ffmaanshaalaah3807
    @ffmaanshaalaah3807 3 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah madaxwayne guul iyo gobanimo

  • @hudamuy6676
    @hudamuy6676 3 ปีที่แล้ว

    masha allh tabarkallh abihi somali land
    aabo cdawga hajabo magaca ha
    ifka cisi akhirana janada
    geesi qaran hadalkisa lagu dirsado
    wale xaguu kaxigo ninba ka xi
    cadaw jabiye halkedi baad dhigtay
    guul iyo gobanimo c kariin gush
    qabyaaladeey bay bay bay

  • @Collections871
    @Collections871 3 ปีที่แล้ว +2

    Madax wayne ilahay haku dhawro magac ficaan baad kategeysa siidas kusoco. Ilahay haku dambi dhafo

  • @nadamaxamed74
    @nadamaxamed74 3 ปีที่แล้ว

    Guul iyo gabonimo muuse bixi waan Ku wataa

  • @housseinyacin5603
    @housseinyacin5603 3 ปีที่แล้ว

    Machaallah alahou akbar un president humble et genereux pour sont peuple(somalilandaise) et deux jeunes pleines d avenir la somaliland est bien parti pour la reconnaissance de son independance grace a allah inchaallah vive la somaliland vive ses trois parties amin

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 3 ปีที่แล้ว

    Caasimadda Maayarkeedu waa muhiim. Madaxwaynaha ayaa xil iska saaraya. Bal Burcaba cidi ha soo hadal qaato.

  • @naazirhussein7028
    @naazirhussein7028 3 ปีที่แล้ว +1

    Gobeey liico ha ❤🤍💚

  • @Mawliid-Aadan
    @Mawliid-Aadan 3 ปีที่แล้ว

    kubadda waa ka yaabay meel walba waa la is gacan saraya

  • @innocentorange8677
    @innocentorange8677 3 ปีที่แล้ว +2

    MUSSE ABUJAHL JAHLI SHANI IS MAMULGOBELD HARGEISA BURCO BERBERA IS PART OF SOMALIA VIVA GARXAJIS G36 FUTURE PRESIDENT

  • @historynerd7549
    @historynerd7549 ปีที่แล้ว

    Beautiful

  • @abdirahmanaadan7865
    @abdirahmanaadan7865 3 ปีที่แล้ว

    Guul iyo Gobonimo

  • @mursalaxmed8266
    @mursalaxmed8266 3 ปีที่แล้ว

    Farmaajo taa ma samayn lahaa

  • @abdikarinyousuf5426
    @abdikarinyousuf5426 3 ปีที่แล้ว

    Guul

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul iyo Gobanimo MD madaxwayne Muse Biixi guulayso abidd

  • @mohanahmed7736
    @mohanahmed7736 3 ปีที่แล้ว +1

    Tanasulka uu sameeyey waa maxay Soltelco..
    Miyey 26 k + 9 Xildhibaan ayuu haysta..
    Marka maxay tahay tanasulka Soltelco??
    In uu si fican ula shaqeeyo waa shaqadiisa

    • @kaahaaynan5136
      @kaahaaynan5136 3 ปีที่แล้ว

      Kkk waa taan ka yabay.... waligiina mu tanasulene Hargeysaa dibada isaga tuurtay 🦵

  • @ismailyahye
    @ismailyahye 3 ปีที่แล้ว

    Guul iyo Gobanimo

  • @raqiyayusuf7348
    @raqiyayusuf7348 3 ปีที่แล้ว +2

    Guul somaliland Allah yaxfidak

  • @wanaaggaraac3243
    @wanaaggaraac3243 3 ปีที่แล้ว +2

    Madaxwayne muuse biixi waxuu samayeey, ikhyarnimo !

  • @baydarisinmaal2339
    @baydarisinmaal2339 3 ปีที่แล้ว

    Gobanimo

  • @hoygamurtidamadadaalada6140
    @hoygamurtidamadadaalada6140 3 ปีที่แล้ว

    Nr one

  • @adamali7385
    @adamali7385 3 ปีที่แล้ว +1

    Adeer meesha miyaa lays baryayaa. Miyaan golaha laga codaynayn. Wht is the point of reconcilling these two Gentlmen.

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 3 ปีที่แล้ว +1

      Reconciliation is our culture, nothing is wrong coming together joining hands and moving together, Abdikarim needs everyone on board. You look vindictive, you have no place in our society

    • @alanwatsonjunior
      @alanwatsonjunior 3 ปีที่แล้ว

      The president wants to appear to have an influence on the process, he is trying to regain some of the support he lost during the elections. Mooge wants his term to go as smooth as possible, and for that he needs good rapport with the executive branch. While Soltelco is simply trying to stay out of prison, he probably thinks that by this Mooge will owe him and will not start an investigation into his conduct while in office.

  • @moegreenback6854
    @moegreenback6854 3 ปีที่แล้ว +3

    Muuse waa isu sawir wixiisu yeynaan ilaawin in uu isaga ahaa kii ka diiday Ina Mooge in uu Kulmiye iska soo sharaxo hoostena ku watay inanka uu adeerka u yahay ee Soltelco

  • @khaliilegal4490
    @khaliilegal4490 3 ปีที่แล้ว +1

    .mashalah madaxweyne leadership ayaad muujanaysa .halkaa ka wad .you are great leader mashalah

  • @hayadadam3312
    @hayadadam3312 3 ปีที่แล้ว +1

    Waar sowkuwan cabdi KARIIM xooga ay saareen cabdikariin na waxbaan midaynayaa bay kaga dhegtay waar ina axmed mooge maayirnimada hargaysa inuu maayir ka noqdo cidna kaga haybadaysan maayo indr abdi kariin hamrashada saayidka jooji hays gumayne haysu gumayne waaku sidee dee na bari inay ku yidhaahdaan baa kuu dhadhaye Enough

    • @ayanlekhadar8278
      @ayanlekhadar8278 3 ปีที่แล้ว +1

      War wa jilec wxu, codka mucaradka ayu mayarnimo ku fadhisan karayo markasu kolba madaxtoyada kusi socda, tanasulki ay ucid u tanasushay khalad bu aha ban leyahy, soo raac kulmiye in la yidhahdo ayay ahyd inta inankan yar kolba la baryayo

  • @maxamedaxmed876
    @maxamedaxmed876 3 ปีที่แล้ว +1

    Guuuuul somaliland inzhlah wax ay hlkaa ku gaadhay waa izku tanaazulka

  • @Kw58437
    @Kw58437 3 ปีที่แล้ว

    manshallah

  • @Sarah-to7oj
    @Sarah-to7oj 3 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣😛🤣. MUXUU KA HADLAYA

  • @warsamemohamed8330
    @warsamemohamed8330 3 ปีที่แล้ว

    Asc sheekadu waa midhe daray ee cabdikariinoow is ilaali

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 3 ปีที่แล้ว +1

      Muxuu iska ilaliyaa ma faqash baa neesha joogta somalilan faqash uun bay indho gaara ku haysaa lakiin reer somalilan waa one people.

  • @ranboo2116
    @ranboo2116 3 ปีที่แล้ว +2

    Abti Musow. Masha allah. Gobonimo.
    Ninkan ad Adeerka utahaynah wu isbadh qaabtay 😂.
    Ilaan moojad dabayla timidee. Mooge viva.

    • @akxamesa465
      @akxamesa465 3 ปีที่แล้ว

      Mansha allah muse biixi cabdi sificn ayu udhigay guul gobonimo

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

    Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Hargeeysa ?
    Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Burco ?
    Muuse Biixi imisuu ka dillay bulshada reer Boorame ?
    aaway caddaaladdii ?

    • @abdiaden4121
      @abdiaden4121 3 ปีที่แล้ว

      Xabaasha xasuuso libaxa afrikaans malaa'igta eebe ayaa Libaax ah
      Waad is qarinaysaa dad Badan ayaa ku fahmaya

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiaden4121
      aaway caddaaladdii ?

    • @mansuurjama2110
      @mansuurjama2110 3 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Aden hala hadlin walaal kani waa idaacadee

    • @libaaxaafrika6746
      @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

      @@mansuurjama2110
      aaway caddaaladdii ?

    • @dheman1418
      @dheman1418 3 ปีที่แล้ว +2

      Xaar wayne naga dhexbax faqashyow😒

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 3 ปีที่แล้ว

    Gerxaji iyo.herawel isu beqbedhlayaa

  • @markihoremaxadtidhi916
    @markihoremaxadtidhi916 3 ปีที่แล้ว

    Tuugti hbr awal wagi aya ku baryay oo waa kuwa isa so dhibay.
    Inti laga si jeeday ayay umada dhacayeen.

  • @libaaxaafrika6746
    @libaaxaafrika6746 3 ปีที่แล้ว

    70% ubbadka reer Hargeeysa iyo kuwa reer Burco ma hellin waxbarashada asaasigga MAXAMED SIYAAD BARRE kaddib.

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 3 ปีที่แล้ว

    Afsomaaliga Caaqilka ayuu leeyahey,afsiyaasi iyo afmadaxweyne midna kuma yaalo,ma madaxtooyadaa lagu gooyaa cidda noqoneysa maayar iyo maayar ku xigeen, kaarto muuse

    • @a.a.mohamed4635
      @a.a.mohamed4635 3 ปีที่แล้ว +4

      Hada ma waxaad rabtaa in sida jabuuti la boobo ama xamar qori la qaato .... muuse waa halyey