Macha Allah Ala muxuu run sheegay . Gabadhaha soomaaliyeed waa ka adkeysi badan yihiin gabdhaha kale. Morocco iska taga laakiin kartideeda la'imaada. Qoomiyadaha kale ha nugu ceebeyninee.
Gabdhaha Soomaaliyeed iyagaa na dhalay, waa ay nala dhasheen, waanu na dhalnay, sidaa darteed iyagaa xaq i noogu leh in aan guursano. Gabdhaheena wax loo dhigo ma jiraane iyaga hala guursado!
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂qq😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂q😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂is a great place to work work and
Asc, ragga somaliyed ee u cararaya waxaa keenay gabdhahodi ayaa ragga adunko dhan baa u taagan oo waddan aan gabdho somali ah ay ku dhaqneen ma jirto, taasna waxa sababay dhaqnada xun ee raggi qaarki ula dhaqmaan. Qofkii garata meeshi ka yimid waxuu ilaashada meeshu ku yimid.
Nin lanoolaan jiray ma u moodaah xageed Ku aragtay dabeecadeeda iyo waxa u qarsoon miyaad ogtahay 😂 taariikh ha idinku dhigaan dhabhaasi Hana idiin tashtaan waxaani waa shirqooleh😂
Gabahaha soomaliyeed waa. gabadha aduunka ugu qiimo badan uguna adkeysi badan war xagee lava gabar toban caruur dhashey hadana ayada korsaneyso aabihiina udan ka laheyn oo reerkale biilayo waiba hooyadaa iyo reerkiinii soreyso ama ay la joogaan caruur hoyo kale dhashey ayey kuu korisaa hadii aad maqantahay gabadha soomaliyeed gargar iyo qaaraanka way bixisaa wa xaad usoo noqotaa carur tarbiyeysan guri caraf badan iyo hoyo caraf badan ooxush mad kuu heyso ajanabi miyaa laga helaa
Mashaa Allah wiilasheena somaliyed waan idinka qabnaa
Wanaaga Aad noo heeysan guuleeysta 🌹👍🏆🌹❤️🇸🇴
Raga somaliyeed waa gumaystayaal aan wanaag xaq ulahayn
Mashallah mashallah aqlika allaha bixiyo
Masha allh waxaa tahiin wiilal leysla helay Alle ha idin barakeeyo Caqligiina quruxda badan Aduun iyo Aakhirana Alle hanoo fududeeyo.
Macha Allah Ala muxuu run sheegay . Gabadhaha soomaaliyeed waa ka adkeysi badan yihiin gabdhaha kale. Morocco iska taga laakiin kartideeda la'imaada. Qoomiyadaha kale ha nugu ceebeyninee.
Waa run tis. Wagaranayaa dhaqanka. Wilkan mansha Allh. Ilahow barakeyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Gabdhaha Soomaaliyeed iyagaa na dhalay, waa ay nala dhasheen, waanu na dhalnay, sidaa darteed iyagaa xaq i noogu leh in aan guursano.
Gabdhaheena wax loo dhigo ma jiraane iyaga hala guursado!
Waa mahadsantahay
😊
Gabdhaha ugu quruxda badan aduunka markii la labisto waa nummber -1 waa gabdhaha somalida masha ahaah❤❤❤
Beenta waaye xalima calooley laab laabkeeda iyo caloosheeda kuusan ayaaba ku rafaadineysaaa
@@cabdikahinshugricali3989 😅😅😅 gabdhaheena waa ka masayirsantahay miya"
Qurban kudhashey kuna barbaarey gabdhaha somali waa gabdhaha ugu dulqaadka badan waayo ragii ugu dhibka badnaa beey hayaan waana kuwa ugu qurxoon
Maansha alaah wiilashee waan jecelnahay
Maasha Allha wiilshayada soomaliyeed waan idin jeclhy walalo❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Mashaa allah hadal xikmad badan weye wallhi wan inkaga mahad celinaynaa walaalahayniyow ❤❤❤
masha Allaah abwaaniin aqli iyo fikrad ilaahey siiyay waano hiilisen mahadsanidiid
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
Gabdhaha dunida ugu dulqaadka iyo samirka badan waa gabdhahena wlhi
Maashaa allaah caqliga allaah ha kuu daayo
Alle ha Sharfo2gabdha somaliyeed
Camaariyoow kudar oo naag inta ninkeedu safro bilo iyo sanado iskam maqnaado oo sugta gabadh soomaaaliyeed baa laga heelaa
Walee been masheegin ayagoo sanado badan waliba maqan ayan u sabarnaa sugnaana sharaf Alx Allow adaa somaali iga dhaliyay kaaga mahdiyay
Maasha Allah istaahil waad asiintay 100/💯
Waxaa lii sheegay gabadh cunugeda dhashay 12 sano intaasna laga maqna hadana iska sabreso
Kudarso oo gabar adigoo maqan guriga ka sooryeeyso xigtadaada waxaa laga helaa gabdheheena somaliyed
Summadii Awoowiyo Sinji waa ma Guuraaaan
Mashallah Mashallah Mashallah 👍 good 👍
Masha allh wiilkan wa nin wax garad ah illhy ha ku barakeeyo. Qofkasa dalkiisa iyo dad kiisa baa u ficaan
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
Mashallah Mashallah Mashallah 👍
waa gaf in gabdhaha soomaaliyeed iyo gabdho shisheeye lasimo oo laysku jimeeyo ragoow kaxishooda gabdhaha soomaaliya
Raga Gabdhaha Somaliyeed Gabadh ka waaayey Waa kuwa Nolosha Ka dhacay ee aan helayn sharaf Ay Reer sharaf leh hor Iman Karin.
Labo abwaan oo caqli ilaahay udhamaystiray
Waa sax aniga ku nool qurbaha
Anigoo hele karayo gabadh soomaaliah ajinabi marabo mana doonayo waana kufaanayaa
Mashallah tabarkallah
Ma sh alh
Masha Allah Abwaan camaari iyo Abwaan sharlawe mahadsanidiin🌹🌹👍
Wiilisheyda inta wanagsan iyo culumadena Allah noo xiftiyo Abwanadeena iyo culumadena soomaliyed
Asc dhamantin ❤ abwanada Wan idin hanbalyaynaya ❤ masha Allah ❤
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
Masha Allah tabarakallah waaruntiin illahey hanii xafido illahey hanii barakeyo dhamantin Yaa Rabi yaa Allah guleysta gabar asturan edeb leh oo diin leh Allaha kusiiyo yaa Rabi yaa Allah
Masha Allah waad mahadsantihiin runtaana sheegteen
Masha allah wilasha somliye inta wngsn🎉
Ilahy noda wiilashena quruda badan masha allha
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂qq😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂q😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂is a great place to work work and
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
Masha alah
Mashallah ❤
masha allaah wiilasheenii soomaaliyed Eefiicnaa wey inoo joogaan kiitagow yaa kutabay
Cajib abwan camari
❤❤❤ somali girls Guul wacan
Wiilkaagu mwuxuu hiil kaaga baahan yahay markaad hooyadi guursanaysid, ilmo 50/50 ah waa ajanami Somali ma ahan, alxamdulilah waxaan ku faraxsanahay in caruurtayda abti iyo Adeer leeyihiin reer qaraabana kuleeyihiin daarood/isaaq/hawiye iyo dir, alxamdulilah we’re 100% somaalis.
Ilahay.hadin.barakeyo.faarax.naga.qabta.nin.somaliya.naag.maroko.marabto.lakiin.ilmaha.ayay.nagafokenayaan
Xaliimo isdajiya nafta idiin baahan viva Xaliimo 😂❤😊
Maansha alaah
Wiilasheena ilaahay noo daa
Abwaan raga jira sow kama is fiicna in aan gabar denbe o somaaliyed lasiin
Ajanibta wadad clever
Xaliimaa lagahelaa intey kuu soo shaqeyso kuuna karineyso ee naag carbeed hakuu soo shaqeysoo haku biisho
Been maaha naagaha carabta waxkasta ninkeeda udaba fadhiyaan inuu uqabto waan waa caajis layaal waan layaabey
Been maaha naagaha carabta waxkasta ninkeeda udaba fadhiyaan inuu uqabto waan waa caajis layaal waan layaabey
Been maaha naagaha carabta waxkasta ninkeeda udaba fadhiyaan inuu uqabto waan waa caajis layaal waan layaabey
Abwaan camaar sida u shifeyey baa la maqsudey hablaha somaliyed milgeheda ma goyan kuwa moroko
Mashaa Allah 👍👍👍👍👍👍🤲🤲🤲🤲🙏🙏🙏🙏
Mansha allah rag culus
M.a ❤❤❤❤
2000 waa badantahay waxana guursada mid aan haldolar meel ku ogayn kadibna qoyskiisu ubararaa
Waa cilmi baaris dhalinyaronimo kusalaysan iyo baaris aan sax,ahayn,ee kulabo.anigu ma,ah dadka naag ajnabi,ah iyo nin ajnibi,ah guurkoodah soodhawaynayah. alxamdulillaah xaaskayga oo aan waqti dheeer isqabnay caruur fiicana alle nakala siiyeyna waan kuqanacsanahay,lkn 5ta uusheegay wiilku waxaan kubadalilahaa 5kale, oo ay kamidtahay nadaafada
Ku dari lahaa dheh,waayo 5 ta Abwaanku sheegay waa sax ,oo waaba Tiirar waaweyn oo dhaqan fiican ah
Kkkkkkk walaahay waa iga qosliyee
Smart guys 😎 lama huraan waa qawska jiidaal. Gabadihiin shutashuteysta😂😂
Intii.ugu.foolxumayd.baa.baxaday.wilasheni.quruxda.iyo.aqligaa.badnaa.banother.haraya
Sax waa ❤❤❤❤❤❤❤🎉
Alla run badanida abwan camari
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
Waan idinslaamay aniga gabadh soomaali ugu wanaagsan waxaan kuguursaday 700$oodoolar 10 dumaraha biyo umasiinayo waad mahadsantihiin
Hablaha soomaaliyee hablaha soomaaliyeey gaduuno quruxda bdn alla nagu deeqayee
Rag culus ❤
Dameerkuba Baqasha iska diid,wuxuu diidey in dirkiisu beddelmo,war gabdhihiinna guurssda,lama huraan waa caws jiilaale
Asc, ragga somaliyed ee u cararaya waxaa keenay gabdhahodi ayaa ragga adunko dhan baa u taagan oo waddan aan gabdho somali ah ay ku dhaqneen ma jirto, taasna waxa sababay dhaqnada xun ee raggi qaarki ula dhaqmaan. Qofkii garata meeshi ka yimid waxuu ilaashada meeshu ku yimid.
Xaqiiqada dhabta waatan
Hablaha somaliyed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💯💯💯💯💯💯
Will dacad ba tahay abwaan
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
Hhhhhhhhhhhhh wale war baaa kadhacy
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
Kuwa Morocco aadey waa ragii careysnaa kk
Qasaara yaasha waye kuwa usocdo marco
Labaqof oo isla tirsanaya cml kir+kir mxa kasobixi doona mrka 😂
Adinka Somalia Ayaad Joogtaan Waad Nasiib Badan tihiin Sababtoo ah Gabdhaha Somalia Jooga Cishoodkii Ayaa Kudanbeeya Qurbaha Kuwa Jooga Somali Weey ka carareen Waxeey U dhigteen Jamican Markaas Baa Waxaa la leeyahay Meeshaada Waa Jileec Waad Carfeeysaa Waadna ka Raqiisantahay kuweena Weey soo Tumanee Markeey Daasho ayeey leedahay Bes waaye Allah ayaan Kabaqayaa Nin Somali inteey u timaado leedahay Meherkeega Waa 30 kun iyo 100 gram dahab Ah Ninki adagoo Yaaban ayuu iska aqbalaa Hadhoow Marka uu soo salaan maago Maxaa ii dhiibatay waaye Waa leeysku fahmay Kadibna caay Ayaa Bilaabatay iyo Faarax lugo baasto
Ala mxd iga sheekeysay walhi wxn umaleeyay inaan aniga ii jeedo maasha alh noolow waligaq
Camaroow mid lixaad baad iloowdey caraf iyo Guri udkoon gabadh Somaliyeed baa laga helaa
M.a xqiiiiqda ka hadashay wllky camaaari❤
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
Wlh waa runtaa 5da wey tahy😊
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
kkk ilma badan oo hooyo marokan ah dhashay oo aabahoodla baafinaayo mardhow filo markay laba ka dhalaan ayay ka dhuumanaayaan
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
Walee ragbaa isheley
😂😂😂😂😂😂 yaarun taa abwaan
Asc sabiskaraayb igu sharaf wll thanks
Mansha allaha mahad sanid caamar
Gabdhaha soomali guursada iyagaa halyeyo idiin dhalaaye ha inna dhiig iyo dhaqan bedelinna gabdhaha iyo wiilasha soomaali geesiyaal bay iska dhalaan
Maroco ❤❤❤❤ abahay xajka gee hoyaday guri udhis maroco haday socon waydo aljeria aa daris la ah
Dumarka somalida ee sida saxda u socda ayu wilku ka hadlaya lakin gabadh somaliyed oo kaska sida maha😂dacaw
Sharci iyo passport Europe aloo bahanyahya
War gumaysigiina maroco aada ha idintababareene
Gabdhaha marocanka wlh waa gabdho shidan. Dhan walba qurux iyo dabeecadba leh. Waana muslim 2000 dollar iyo kabadanba waan awoodaa waa inaan mid iqanciso ka hellaa. Allow ii sahal mid iqancisa dhan walba
Alle kuma sahlo farax😂
Nin lanoolaan jiray ma u moodaah xageed Ku aragtay dabeecadeeda iyo waxa u qarsoon miyaad ogtahay 😂 taariikh ha idinku dhigaan dhabhaasi Hana idiin tashtaan waxaani waa shirqooleh😂
@@famamohahada ka hor buu wax kasoo ar kay dee kuyeen dabeca dooda 😂😂😂idinkuna dabecada saxa😂😂😂😂😂😂😂😂
Naag aa taqaano gurso waxaa taqanid ad dhali
Inta iyo in kabadan waalaga helaa hadeeba muslim tahay
Gabdhahane wilal ajnabi ah haraadsadan wadanka dhan ajnabi hanoqdo wadankane ajnabi haqaaato😅😅
Anoo helaaya xuurul ceynta dumare xihaaban,xaliikey xishoodku ugu deeqay,maxaa marooko iyo meel aanan garaneyn madaxa iigili
Wadmahad santihiin abwana somaliyed wadaniyiina
Caqlixumadi rageena inay gabdhahooda bahdilaan
Oo nashal TV ka nadiyaan
Dhaqanki miyaad ilowdeen
Miyaad gabdho idinla dhalan ,adeeradiin ,,eedoyinkii,,abtiyaashin dhalin sharafti gabdhaha somaliyeed baad u gafteen .
Kuwa doqomada oon aqoon
Sda wax lo dhaqdo ama qaduuc ah . Warkiisa ha naadinina oo dhaqankiina ha Ku cayaarina
❤❤❤❤❤❤❤
Anigaa maray dalal badan waxaa xaqiiqah inaadan heleynin gabdhaha soomaalida wax lamiah
Lacag maxey sheegeeysaa Wiilka iyo gabadhu wax walba waxaa ka wanaagsan Iimaan hadii ay iimaan leeyahiin daacadana wey iska imaanaayaan reerkaa eaa reer horeumat oo asaagood dhaafay. markaan runta taabto
Gabahaha soomaliyeed waa. gabadha aduunka ugu qiimo
badan uguna adkeysi badan war xagee lava gabar toban caruur dhashey hadana ayada korsaneyso aabihiina udan ka laheyn oo reerkale biilayo waiba hooyadaa iyo reerkiinii soreyso ama ay la joogaan caruur hoyo kale dhashey ayey kuu korisaa hadii aad maqantahay gabadha soomaliyeed gargar iyo qaaraanka way bixisaa wa
xaad usoo noqotaa carur tarbiyeysan guri caraf badan iyo hoyo caraf badan ooxush mad kuu heyso ajanabi miyaa laga helaa
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks
Maroko ayey ka shidantahey.
Arrêt de mal commenté , vive maroco❤
5 sheegtay walaahi sax waaye inta og intaasna wey idinku yar thy ilahey haidiin sohadeyo
🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉❤❤❤
Kkk kuwa maroco aday guskooda bey ku aqli yihin. Aqli kale mesha kuma hayan😅
Abwaanow waxaad ilaawde iiadheeg
Asc sabiskaraayb igu sharaf walal thanks