Hal-Xiraale cajiib ah Abwaan Camari iyo aniga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 12 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 5

  • @maxamedyare9577
    @maxamedyare9577 7 หลายเดือนก่อน

    Abwaan camari waxba helay😂

  • @MustafMukhtar18
    @MustafMukhtar18 7 หลายเดือนก่อน

    Sida wax loo qaybinayo iska fiiriya hee , waxa laqaybinayo kaliya ma ahan subaga inta uu yahay cabirka ee waxaa laqaybinayaa inta faaruqa ah😅😅😅

  • @CadeyCali
    @CadeyCali 7 หลายเดือนก่อน

    Midna 4 aala siina mida kle na 4

  • @MustafMukhtar18
    @MustafMukhtar18 7 หลายเดือนก่อน

    Mid sedaxda qaada akta dhig ugu cabir labo liter ee waxa cabiratay 2 wax qaaday iyo hal faaruqa waa sedaxlihi.
    kidibna midki weynaa ka cabir hadane oo shanlaha ku gedi laba liter waxa heysataa asagane 2 liter oo buuxda iyo sedax faaruq ah kidibna gees dhigo.
    kan weyna maxa ku haray ?waxàa ku haray afar liter iyo afar faaruq ah.
    Waxaa kuu diyaarsan sedaxlaha oo laba liitar ku jirto halna faaruq yahay iyo shanlaha oo laba liter ku jirto sedaxna faaru yahay total iskudarso 2+2: 4 subag ah dhanka kale ka fiiri inta faaruqa ah waa 1+3: 4 kidibna hal xaas u diyaari. Waxaa kuu haray jeegi weynaa oo sedeeda qaadka asagana waxaa ku jiro afar liter oo subag ah iyo afar faaruq ah kidibna hal xaas u diyaari. marka laga reebo tirada jeegaka mid kasta waxa ay heysataa afar wax ugu jiraan iyo afar faaruq u ah , tirada jeegakuna ay yihiin sedax xaasakuna waa labo uma qaybsamaan lk subaki waan u qaaybinay, kidib isugu yeer xaasaska xogtana lawaadag in subagu simanyahay lk cabir jeegaku ay is qilaafsanyihiin ku dheh kala qaata mar hadii ay kala qaataanna adiga qoortaa xur.
    Waa sidaan isleeyahay.😅😅😅😅
    Wallahu aclam

    • @MustafMukhtar18
      @MustafMukhtar18 7 หลายเดือนก่อน

      Hadii ay lacala timaado oo ay doorato mid kasta labada caag see laga yeelayaa ? Waxaa la sameynayaa midbaa la siinayaa kìdibna marka uu subagu kasoo dhamaado ayey soo celinaysaa kidib ayaa tan kale hadane lagu siinayaa.
      Hadii ay isku qilaafaan hadane tan lagu hormarinayo siinta see laga yeelayaa ? Waa loo qorya tuurayaa.
      Jeegga weynna sidoo kale ayaa laga yeelayaa hadii ay isku qabsadaan aniga ayaa qaadanayo iyo anigaa qaadanayo.😅😅😅😅
      wallahu aclam.