Xasan Sheekh Oo Aqoonsiga Somaliland Ku Wanjalay Dalal Waaweyn Iyo Khabiir Fashiliyey

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • Xasan Sheekh Oo Aqoonsiga Somaliland Ku Wanjalay Dalal Waaweyn Iyo Khabiir Fashiliyey
    ARABSIYO NEWS Kala Soco Wararkii U Dambeeyey Ee Soomaalida iyo Dunida. Kuxidhow #arabsiyo_news

ความคิดเห็น • 104

  • @xamsecali5211
    @xamsecali5211 21 วันที่ผ่านมา +12

    Dheeman hadii dhiiqo lagu rido waa dheeman Somaliland waa Somaliland waxba laga qaadimayo

  • @MubYus
    @MubYus 21 วันที่ผ่านมา +8

    Ethiopan airliesns haday doonto Salaxlay Airport ayay ka dagaysaa Zoomalia waxba kama qaban karto.

  • @Sam-t4p4r
    @Sam-t4p4r 21 วันที่ผ่านมา +16

    Somaliland guul iyo gobanimo Inshallah 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲💚🤍♥️

  • @mohamedelmi6669
    @mohamedelmi6669 21 วันที่ผ่านมา +9

    Nooloow adeer abdishuuroow
    Halkaa ka wad

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 วันที่ผ่านมา +10

    Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia Somalia Somalia Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed maaha dawlad waa horjoge

    • @fahiimae7336
      @fahiimae7336 20 วันที่ผ่านมา

      Been maad shiigin ee waa failed state waliba xaasidiina oo doonaayo in same boat lala saarnaado! Magan Allah. Guul Somaliland ❤️

  • @MubYus
    @MubYus 21 วันที่ผ่านมา +14

    Jabuuti, waa Cadowga 1aad ee ay Somaliland leedahay.

    • @user-eu2gj9fd1v
      @user-eu2gj9fd1v 21 วันที่ผ่านมา

      WAA RUNTAA.

    • @MoneyOn_Air
      @MoneyOn_Air 20 วันที่ผ่านมา

      anaa wasa wasa jiouti

  • @zainabdirir8818
    @zainabdirir8818 21 วันที่ผ่านมา +11

    🎉🎉❤❤ guuuuul SLND guuuuul iyo gobanimo ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii weligood haciyaane caynka hoosta kagiija

  • @user-dv7cs4iq5q
    @user-dv7cs4iq5q 21 วันที่ผ่านมา +11

    Guuuuuul soomaliland 🎉🎉🎉🎉🎉🎉💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @xaajimasaleh8837
    @xaajimasaleh8837 21 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliland itoobiya iyo maaraadka u joojin maayaan xasan sheeq iyo qadaadweyn oo cidla haahaabanaya hadana wey u dhibyar tahay iney warqad qoraan laakiin awood malahan ay ku hadlaan somaliland maaraadka iyo itoobiya guul forever insha Allah Allaahumaa aamiin❤

  • @HamseApdirahman-ur2zk
    @HamseApdirahman-ur2zk 21 วันที่ผ่านมา +4

    Guuul iyo gobonimo

  • @Hooda36
    @Hooda36 21 วันที่ผ่านมา +1

    guuliyogobanimo Soomaaliland❤🎉❤🎉❤🎉❤🎉

  • @ibrahimmoussa6947
    @ibrahimmoussa6947 21 วันที่ผ่านมา +11

    Guuuuuuuul Somali land 🎉🎉🎉🎉

    • @ibrahimmoussa6947
      @ibrahimmoussa6947 21 วันที่ผ่านมา

      Thanks from Holland ♥️♥️♥️ my people 💚🤍❤️

  • @ubahyusuf1064
    @ubahyusuf1064 20 วันที่ผ่านมา +1

    Maamulka Xassan guurguurte 😭😭😭maa joojiayn😂😂😂😂😂 GUUL GUUL IYO GOBONIIMO SOMALILAND ❤❤❤

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 21 วันที่ผ่านมา +1

    guul qaranka somaaliland

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 21 วันที่ผ่านมา +3

    WAA JAHIILN MEELE EEYE UUJEEDAN OOGYN BAA

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 21 วันที่ผ่านมา +3

    Waa lagu kala adkaaday hawadii la isku haystay somaliland iyada ayaa maamusho hawadeeda

  • @MubYus
    @MubYus 21 วันที่ผ่านมา +3

    Dadku waa in ay fahmaan Zoomalia ma laha Ethipan eir lines.

  • @zahraabdula1553
    @zahraabdula1553 20 วันที่ผ่านมา

    Salaan sare ❤❤❤❤❤❤❤ Abdishukuur Manshalah Guulayso Weliga Mahadsanid GUUL GUUL GUUL ❤❤❤ ♥ ❤ 👌 🎉❤🎉❤🎉❤

  • @muhamedguleid4708
    @muhamedguleid4708 21 วันที่ผ่านมา +3

    Qudhaanjooy ku quuso, kuwa koonfur u durbaan tumanayaa ha arkaan.

  • @MubYus
    @MubYus 21 วันที่ผ่านมา +2

    Zoomalia Car Ethiopa Airwesys ha mamnuucdo, ban ha saarto.

  • @Jumu-rb5bi
    @Jumu-rb5bi 20 วันที่ผ่านมา

    ASC good 👍👍👍👍 interesting 🤔❤😂🎉 Interview WA Bilahi Tawfiiq.

  • @user-tj2pj4ok2t
    @user-tj2pj4ok2t 21 วันที่ผ่านมา +1

    Waa rafadkii udanbeeyay maamulka xamar waxa aanu leenahay Caduur dhow dhowdu uma dhacsana hadal Nacas kayidhaahdo xamar waxba inayeelimaayo Soomaaliland guul

  • @Janno190
    @Janno190 20 วันที่ผ่านมา

    Faan waynaa qadaadwayneey maxaa joining kartaan maxaa qaban kartaan Somaliland wax laga bedeli kartaa ma jirto guuuuuuuuul Somaliland ❤❤❤❤

  • @MubYus
    @MubYus 21 วันที่ผ่านมา +3

    Somaliland waa in ay isku tashato cadow miciyo dhaa dheer ayaa u heshiiyay.

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 วันที่ผ่านมา +8

    HORJOOGE XASAN QAXOOTI MEESHUU QAXOOTIGA KU JOOGAY BUU OGAA IN UU JOOGO DAL KALE EDEB YEELO HINAASE DUMARLE XASAN QAXOOTI

  • @AshaAbdi-rd8fy
    @AshaAbdi-rd8fy 21 วันที่ผ่านมา +3

    Subxanallah

  • @hodanworkshop3730
    @hodanworkshop3730 21 วันที่ผ่านมา +2

    maxaad u odhan wayday maamulka xamar, maxaad markhaati ugu noqonaysa markhaati inay dawlad yihiin?

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 21 วันที่ผ่านมา

    ❤ you from Kenya 🎉

  • @user-qw8et8sw6d
    @user-qw8et8sw6d 20 วันที่ผ่านมา

    Ku saliya nabiga ❤

  • @husseinmohamoud4227
    @husseinmohamoud4227 21 วันที่ผ่านมา

    Guul jumhuriyada Somaliland cadowga so ha jabo 🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MubYus
    @MubYus 21 วันที่ผ่านมา +2

    Ethiopia danteeda iyaada kaa taaqana,, Zoomalia waxba ma waydiiso.

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 21 วันที่ผ่านมา +5

    Abdishukuur, Arabsiya news, waa Geesi qaran. Waa in taariikhda Somaliland lagu qoro. Wariyeyaal badan oo Somalilanders ah ayaa Cadowga Somaliland ugu adeega wariye nimadoodaa.

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 21 วันที่ผ่านมา +1

      Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia italiya Failed Somalia Somalia caalamku wuu kuqaslayaan 30 sano lagu qorayay

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 21 วันที่ผ่านมา

      Gardarada indhaha la iyo sheegasho futa dilaaca caalamku miyaanu ku qoslayn feegarka ninka raamaystay gacantuna wax ba ugu jirin

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 21 วันที่ผ่านมา

      Wariye nool oo soomaliland garabtaagan

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 21 วันที่ผ่านมา

      Aad iyo aad waa Geesi mashalaah

    • @MubYus
      @MubYus 21 วันที่ผ่านมา

      Abdu shakuur.. muxuu yhay yaa yaqaan ?

  • @Sabuha28
    @Sabuha28 20 วันที่ผ่านมา

    Guul Somaliland in Saha Allah 💚🤍❤️

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 21 วันที่ผ่านมา +1

    FIIQI MARKU MAAQLO SOMALILAND MEEYERKA KAA TAAGE YAHUU

  • @khmahamed2569
    @khmahamed2569 20 วันที่ผ่านมา +1

    Guul SOMALILAND
    CAQLIGU xaduu nocan oo kale waa ayaandarada haysta Dawlada fashilantay ee caalamku kuhungobay

  • @MubYus
    @MubYus 21 วันที่ผ่านมา +1

    Ciidanka Ethiopia waligii ka bixi maayo Zoomaalia, intaa dadka oo dhan wuu wada og yahay.

  • @munajax822
    @munajax822 21 วันที่ผ่านมา +2

    Asc waa rafadkii
    U dambeeyey

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 21 วันที่ผ่านมา +2

    MAA FUTADODYE RAACYE MISE DAYURD BEEYE LEEYAN HADII EEYE KA MARMAN

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 21 วันที่ผ่านมา +3

    Magaca dawlada soomalia waa magac madhan

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 21 วันที่ผ่านมา +1

      Kkkkkkkkk ha odhen dawlada soomali vilada 3km ka arimisaa maaha dawlad

    • @MubYus
      @MubYus 21 วันที่ผ่านมา +1

      RUN.

  • @user-mk4nu5qm2s
    @user-mk4nu5qm2s 21 วันที่ผ่านมา

    Arabsiya news waxaan udhegaya. W. Weey kasareen

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 21 วันที่ผ่านมา

    Somaliland is not easy

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 21 วันที่ผ่านมา

    Talo wcn iyo xogo badn ayu
    Khabirku iftimiyay mhadsnd

  • @ikraammahmoud790
    @ikraammahmoud790 21 วันที่ผ่านมา

    Guul somaliland

  • @odowaboqore249
    @odowaboqore249 20 วันที่ผ่านมา

    Arintani maaha wax aad expert ugu yeedho khaniir ee waa arin dhacday ethiopian airline way badashay somaliland waxáyna ka dhigeen hargeisa

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 21 วันที่ผ่านมา

    Waa rafaadkii u danbeeyey!

  • @MoneyOn_Air
    @MoneyOn_Air 20 วันที่ผ่านมา

    guur guurte wuu dawakhay ahh😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @SaluuglaSiciid-qm3sy
    @SaluuglaSiciid-qm3sy 21 วันที่ผ่านมา

    Duulista hawada kuwajoogaa waxba lamajoogaane halabedelo garoonka Hargaysa keliya ayey kahowgalaan kaasina waa danbaska wax alaale waxlagu kordhiyey majirto

  • @abdiismail6805
    @abdiismail6805 21 วันที่ผ่านมา

    Cadawga Somaliland Allaah ha jebiyo

  • @Somali3000-
    @Somali3000- 21 วันที่ผ่านมา

    Guul Soomalia land Guul guul. Kani ma saan buu aqoonyahan ku yahey reer Sheikh Isaaqow

  • @XareedXupi
    @XareedXupi 20 วันที่ผ่านมา

    Sax waye somalia Somali baaleh magaratay is not ays 🩸🇸🇴❤️💪

  • @user-cq9bv5tg5w
    @user-cq9bv5tg5w 20 วันที่ผ่านมา

    Somali land wa qaran🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 21 วันที่ผ่านมา

    Waraqahasi ay qoreen akawa
    Ayey ku leyihiin hawadaydi mamulkedi nayrobi ku celiya

  • @Abdiqadir_Omar
    @Abdiqadir_Omar 21 วันที่ผ่านมา

    Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Dawlada Fashilantay ee Soomaaliya waxay qaaday talaabooyin qalafsan oo ay ku weeraartay cid kasta oo magaca Somaliland meel ku qortay laakiin waxaad moodda dhinaceena Somaliland in aynu ka gaabinay in inaguna aynu si Qalafsan ula dhaqano oo aynu dunida si cad wax ugu faahfaahino mararka qaarna aynu inagu kaga horayo duulaan siyaasadeed

  • @umalkhymohamed7492
    @umalkhymohamed7492 21 วันที่ผ่านมา +1

    reer gurgurte waa waarheen walaahi🤣🤣🤣😂😂WAA DHIBATO MRKADE SIYASADA KUU HAAFATO
    KAAN SOMALIA MADEXDA UU WAAXA LAA TAALIYA QAAR LUUFOYNAYA. REERKAN SHARCIYADA MAA AQRISTAN MIIYA. 🤣🤣😂😂😂🤔🤔🤔🤔🤔🤔

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 21 วันที่ผ่านมา +1

    Waar beenalyaasha muqdisha kaliyaaya xitaa kama wada taliaan dheg yaan loo dhigin

  • @guledjirde2818
    @guledjirde2818 20 วันที่ผ่านมา

    Aslcaleykum maxamuud xashi xirsi , iyagaa Hawada iibsadey umada Reer soomaaliland maxey uga hadli la yiin ama uga jawaabi laayiin????? Wadani ?????

  • @mubarakismaacil8296
    @mubarakismaacil8296 20 วันที่ผ่านมา

    Aqoon la,aanta maamulka mafiayada somalia waxay ku hafteen siyaasada dhaqaale diplomacy ee somaliland inashallahu na somaliland way ka gulaysanaysaa

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 20 วันที่ผ่านมา

    Waryarahee markaad hadleysaan umadu aqoonta kamamarnee marinhabaabina cuquusha dedka meelkadhaca kadaaha
    Hadey yiraahdàan dalkayaga ma imaankartsan in cidwaxkaqaadeysa in aysanjirin hodhow baanu cabaadeynaa oraneynaa ganacsigii baalacarqadeynayaa waayo aqoonsi majiro

  • @Seeykulatahy
    @Seeykulatahy 21 วันที่ผ่านมา

    IsaaqLand ma shaqaynaayo ha ku daalina waa calaacal timo leh 😂😂😂😂😂

  • @user-eu2gj9fd1v
    @user-eu2gj9fd1v 21 วันที่ผ่านมา

    😂😂 MIDNIMO DHIMATEEY KU SII DHEGENYIIN EE DHEGAHA UGU RIDA DHEGAHA UGU RIDA INAANAY DHACEEYEN FAQASH.😂😂😂😂😂😂

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 20 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤Guul iyo Gobonimo They're jealous we keep pushing this donkeys 😂😂😂😂

  • @Hooda36
    @Hooda36 21 วันที่ผ่านมา

    Failed somalia shar malaha dawladna maaha weynagu washeen xassan rifrif oohin baa kadhatay😢😅

  • @MubYus
    @MubYus 21 วันที่ผ่านมา

    Dhib kale ma jiro, beenti iyo ruwaayadii Turki ayaa noo dagaalamaya na difaacayaa ayaa soo dhamaatay.. Ciyaaal

  • @amalos3435
    @amalos3435 20 วันที่ผ่านมา

    Waxan odhan lahaa
    Isuscodka Somalia ingaxidha

  • @OmerkhaireGulleid-jq1gg
    @OmerkhaireGulleid-jq1gg 21 วันที่ผ่านมา

    Somaliland arimaha ikaawa way ka gaabisay waana inay u gudbiyaan dacwad maaha hadaba marka ay dhacdo timaado in la orordo

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 20 วันที่ผ่านมา

    This man doesn’t give us clear answers 😢

  • @mohameddarar4813
    @mohameddarar4813 21 วันที่ผ่านมา

    Waxa nasiib daro ah in wasaradihii shaqada uhayay dalka somaliland waa gaben wadawgu marku soo weeraro dalka majawabayan sidagdaga wamaxay caajisku dalka haysta

    • @MubYus
      @MubYus 21 วันที่ผ่านมา

      Dhilllisha maamul xumida ka dhex jirta Somaliland waa wax muuqda, taa ma aha in qadiyada jiraanka Somaliand ay wax yeelayso.

  • @HaboonDucale-k2d
    @HaboonDucale-k2d 21 วันที่ผ่านมา

    Halkaas bay naf ka daday vilesomaliya

  • @MubYus
    @MubYus 21 วันที่ผ่านมา

    Hadaad Somaliland aaminsan tahay ma aha in aad ku nooloto sheekko khiyaali ah ciidanka Ugaandha iyo burundi ayaa i ilaalinaya, berito Tutki ayaa i ii dagaalamaya, maanta Masar oo aan xaarka iska maydhi kari falastiin cunto u wayday ayaan magan u noqonayaa.

  • @DeeqaFarah-vr1kg
    @DeeqaFarah-vr1kg 21 วันที่ผ่านมา

    Lkn dawaldinu maxay uga amistay arikan

  • @AbdiqaniBulhan
    @AbdiqaniBulhan 20 วันที่ผ่านมา

    ASC kirtigiiin cagli majiro maxaad meesha ku haysaan hadiii lajoojiyo gabigeedaba dulimaadka waqooyi just intaas kajawaaba qaranbaynunahay war aduumku waxauu idiiin yaqaan jamhad kadilaacday dhulka soomaaliyeeed daeeeee way soconwayday tiiiihore

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 21 วันที่ผ่านมา

    Guurguurte xaalkisu waa habar dhali weyday Aleelo ku waalatay markaa ha iskasi qayliyo inta u ka gaadhayo marxalade maskax isku dhufadka e lagu xarayn doono Cilaaj..

  • @ismaciilcabdillahiyuusuf2650
    @ismaciilcabdillahiyuusuf2650 21 วันที่ผ่านมา

    Sxbyaal Abidkeedba colaad iyo cadaawad dhagaraysan oo isir'nacayb iyo munaafaqad xanbaarsan oo reer somaliland lagula kacay oo laga macaashay sadex magac ilaahay lama sheegin taariikhda,, maantana waa halkii abid, dheeshiina waa wali waana la eedayaa wixii dhacay oo wallaahiyee ha ogaado nin moogi insh tcaalaa,,, for ever Somaliland rep,,

  • @ibrahimmohamed-cj8pz
    @ibrahimmohamed-cj8pz 5 วันที่ผ่านมา

    NAC NAC. ISAAQA QABYAALAD. KA URASO

  • @mohamedaliahmed3950
    @mohamedaliahmed3950 21 วันที่ผ่านมา

    Qoraalkan Somalia soo saartay waa tijaabin in laga yeelo iyo inkale uun waa dad isku daya uun bal iska dheha ya kale caalamka ayay u ooyayaan caalamkuna iyaguu layaaban yey

    • @MubYus
      @MubYus 21 วันที่ผ่านมา

      Qoraalka Zoomalia soo saartay waa sheeko caruureed.

  • @user-xe7zm3ix9m
    @user-xe7zm3ix9m 20 วันที่ผ่านมา

    Hassan gurguurte weli wuu galgalanaya oo muu suuxin

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 21 วันที่ผ่านมา

    Waa riiyo maalmeedkoodi ee yaakadhagaysanaya 😂

    • @HaboonDucale-k2d
      @HaboonDucale-k2d 21 วันที่ผ่านมา

      Baroorwiish iyo Badhyo Culus inaas bay ka dhiganayaan naruuro

  • @yuusufmaxamed7742
    @yuusufmaxamed7742 20 วันที่ผ่านมา

    War. Xasan. Duufle. Faqash. Hawiye. Miyuusan. Ka. Quusan. Arimaha. SLAND? War. Xasan faqash. Wuu. Isku. Xaaray. Muxu. Ka. Qaadi. Karaa. Sland

  • @CashaCabdixasan
    @CashaCabdixasan 21 วันที่ผ่านมา

    QARAMADA. MIDOWBAY AYAA SI CADHA AH U DIRTAY HASAN SH. OO ARIMAHA HAWADA S.LAND

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse 21 วันที่ผ่านมา

    Way qateen ba amarkii midakale arabsiyo news waxay iska shigtaa mid Somaliland tageerta lakin hadana waad xayaysinaysaa o dawlada Somalia ayaad ku celcelinaysaa iyaguna xataa macacii Somaliland ayay diiden in laso qaado maxaa indinka qaldan idinka mooryaanta Xamar dhaha

  • @FarxaanMaxamed-jt9rc
    @FarxaanMaxamed-jt9rc 21 วันที่ผ่านมา

    Nina hilib walaalkii horu mar kumu gaadho soomaaliyana waxaasi waxa usoo kordhinmayso

  • @raafxero527
    @raafxero527 19 วันที่ผ่านมา

    Waxa qooralka sii loogu sheegeya dadka ku socda HARGEYSA S/Land sacadey ka ceyso iyo number fly number. Waxay dhib u ledey dadka doofaya.

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 21 วันที่ผ่านมา +1

    Way kasareen Ethiopia airlines hargeysa Somalia ayaa ku qoran cid diidi kartana majirto

  • @Somali3000-
    @Somali3000- 21 วันที่ผ่านมา +1

    Isaaqow waalidaan joojiya.

  • @ibrahimmoussa6947
    @ibrahimmoussa6947 21 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse 21 วันที่ผ่านมา

    Muuse Somaliland wuu ceebeyay dhana ma difaaci karo Ethiopia sowtii layd wayna aqoonsanaysa hada way masaxday magacii Somaliland meday haydii dullimaadka Somaliland lacag.ayay qaaten

  • @MahamoudIsse
    @MahamoudIsse 21 วันที่ผ่านมา

    Waar dadka beenta ka daaya o alle ka baqa walahi inaan muuse guul keni karina ma mou aad u mada sanad ku maawelinaysen sawta Ethiopia shirkadaha diyaaradu ka masaxday xata magacii Somaliland iska daa aqoonsiye

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 21 วันที่ผ่านมา

    Waraqahasi ay qoreen akawa
    Ayey ku leyihiin hawadaydi mamulkedi nayrobi ku celiya

  • @MohamedHussein-mf3fp
    @MohamedHussein-mf3fp 21 วันที่ผ่านมา

    Waraqahasi ay qoreen akawa
    Ayey ku leyihiin hawadaydi mamulkedi nayrobi ku celiya