HOOYADAY MISE XAASKAYGA QAYBTII 2AAD By Ismadhaanto Ent

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 409

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 5 ปีที่แล้ว +191

    inta part 1 soo daawaty
    plss like dhac iigu Sii✔😚😚

    • @MACQUUL_MEDIA.
      @MACQUUL_MEDIA. 5 ปีที่แล้ว +1

      Subscribe ana iisaar wllzhy qli.

    • @ilwaadquruxonofficiol7216
      @ilwaadquruxonofficiol7216 5 ปีที่แล้ว

      @@MACQUUL_MEDIA. ok wll qaali

    • @MACQUUL_MEDIA.
      @MACQUUL_MEDIA. 5 ปีที่แล้ว

      @@ilwaadquruxonofficiol7216 halkee lagaala soo xidhiidhaya wllzhy email iiso dir channelkayga ka fiiri.mahadsanid.

    • @bilaalyarre2616
      @bilaalyarre2616 5 ปีที่แล้ว

      josaliina jeceliya xamar erbxzzk

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 5 ปีที่แล้ว +159

    Xligan ban socdaye hoyo awged 100like le isara plz plz

  • @hamdi7738
    @hamdi7738 5 ปีที่แล้ว +36

    Gabadha yar hooyada jilaysa ka helay sida fariidnimada ah ay hooyonimada u jilayso iyo naxariista hooyo team ismadhaanto❤️

  • @haybecaapimaxamed9097
    @haybecaapimaxamed9097 5 ปีที่แล้ว +403

    Dadka jecel nabiga like isara

    • @cabdinasirxassan8215
      @cabdinasirxassan8215 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilhay danbigaaga hdhaafee iisaara subscriber Wall

    • @aaminomaxamed934
      @aaminomaxamed934 5 ปีที่แล้ว

      @@cabdinasirxassan8215 aamiin adiga allaha dangaaga dhaafo

    • @sacdiyoxassan4574
      @sacdiyoxassan4574 5 ปีที่แล้ว

      Scw scw sca

    • @raxmaruuxi4173
      @raxmaruuxi4173 5 ปีที่แล้ว +1

      Maasha allah 🧡🧡🧡🧡💕💕💕💕💞💞💞💞💞

    • @najmojamaal577
      @najmojamaal577 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂😂😯😯😯😯❤❤👍❤❤

  • @abdirashiieshariif4243
    @abdirashiieshariif4243 5 ปีที่แล้ว +88

    Inta hooyooyinka jecel. Like ha ii saarto

  • @jawahirhassan111gmail4
    @jawahirhassan111gmail4 5 ปีที่แล้ว +172

    wawaw anig kugu hore waan ku faxsan wlh in hooyo mcn jcl lik isii he👉👉👉👉👉👉👉

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +2

      Jawahir SUBSCRIBE II SAAR WALAL

    • @jawahirhassan111gmail4
      @jawahirhassan111gmail4 5 ปีที่แล้ว

      @@KAZUUVISUALS diyaar waye Guusha bulshada

    • @jawahirhassan111gmail4
      @jawahirhassan111gmail4 5 ปีที่แล้ว

      @@KAZUUVISUALS mash allh waa qeereesan wlh wax badan ka faa iiday

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      @@jawahirhassan111gmail4 Mahadsanid Walal Qaali

    • @nasteexonasteexo5598
      @nasteexonasteexo5598 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhh washidantihin noowda weynagusocota

  • @hodanabdullahi358
    @hodanabdullahi358 5 ปีที่แล้ว +77

    muraad ayaan lee yahy ii so duceeya dhamaan inta muuraad ama arin leh allah u sahlo allahna somali ha mideeyo❤💖💋

    • @lulunor7284
      @lulunor7284 5 ปีที่แล้ว

      Abyo Alle haku sahlo muradkaga

    • @daganhassan9141
      @daganhassan9141 5 ปีที่แล้ว +1

      Ilaahow kuu sahal muraadkaga oo khyra Aamiin yaa Allah

    • @casiyabintuhassancasiyabin2738
      @casiyabintuhassancasiyabin2738 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah ku sahlo anagana allah noo sahlo wllo

    • @nimcocali7409
      @nimcocali7409 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxad jecshay allh ku siiyo alpo

    • @shaadiyosharaf8656
      @shaadiyosharaf8656 5 ปีที่แล้ว

      Hodan Abdullahi allh kuuh sahlo muradkaga macaney

  • @ruunismail5508
    @ruunismail5508 5 ปีที่แล้ว +75

    Wxan sugena qeebta 3xaad gurigas oo gabar baari eh lakeenay iyo shacni bbe oo nin kale iyo sodoh xun calfatay intii fikradas igu raacsan plz like😘😘😘

    • @Ilyaasakhayaar
      @Ilyaasakhayaar 5 ปีที่แล้ว

      Director-ka ruwaayadaan in lagaa dhigay ahayd 😂🤣

    • @ruunismail5508
      @ruunismail5508 5 ปีที่แล้ว

      RUN SHEEG MEDIA run sheg media miyeesan sidaas kula ehen 😘

    • @Ilyaasakhayaar
      @Ilyaasakhayaar 5 ปีที่แล้ว

      @@ruunismail5508 sidaas waan Ku fakaraye anigaba wll

    • @ruunismail5508
      @ruunismail5508 5 ปีที่แล้ว

      Ismadhaanto fikirkaas hanaga qaatan hee 😜👍

    • @haniwaawmashaaallhahussen444
      @haniwaawmashaaallhahussen444 5 ปีที่แล้ว

      haa wan sugeynaa

  • @enthusiasticchannel4657
    @enthusiasticchannel4657 5 ปีที่แล้ว +28

    Asxaabta sharafta badan oo qoraankan aqriso fadlan waa codsi SUBSCRIBE iigu deeqa plz 🙏🙏🙏

  • @suldanohasan3968
    @suldanohasan3968 5 ปีที่แล้ว +55

    Shacni bbe i love you ceeb miyaa
    Gabarey like isar

  • @hanaaxmed8615
    @hanaaxmed8615 5 ปีที่แล้ว +44

    Hoyoyinken Allow Narta ka Xore😢😢😢 Dhib Walba u Nugla

  • @kifaxalii4574
    @kifaxalii4574 5 ปีที่แล้ว +22

    Wiilashaan soomaliyed dhoociil xun oo Isla wareegto aah intey damcaan beeY Hooyooyinki ayey stress ku beeran😭😭😭 Hooyo mcn 9 biilood kuso siideY waax kudhaamo ma laha walee😭😭😭 Hooyo mcn iifka raaxo ku joog aaqirana jaano😭😭😭😭

    • @Suleimansalba
      @Suleimansalba 5 ปีที่แล้ว +3

      Aamin aamin Hooyo Allah ha inoo wada daayo

    • @fardowsaahmed3909
      @fardowsaahmed3909 5 ปีที่แล้ว +2

      Hooyo qaali waa janada ifka I really love my best mam

    • @kifaxalii4574
      @kifaxalii4574 5 ปีที่แล้ว +1

      😭😭😭😭😭😭#football goals dadkaa uubadkooda maxad kasuugeysa walalow😭😭😭 cunug halal ah hooyadii wuu xaaq dhoora😭😭😭😭

    • @Chanariofanny
      @Chanariofanny 5 ปีที่แล้ว +1

      😍😍 my sweet mama😍😍 aduunka cidna ma dhigi lahyn lkn hooyada hoygii dhabta jirta markastana illahy waxn uga barya in Janada fardowsa ka warabiyo 😣😣😣hooyo illahy ha ka yeelo rafiiqna ha kala dhigo NEBIGENI MUHAMMAD((NNKH))

    • @kifaxalii4574
      @kifaxalii4574 5 ปีที่แล้ว

      Amin Amin #chanario

  • @Suleimansalba
    @Suleimansalba 5 ปีที่แล้ว +8

    Isma dhanto channel waa wacyi galiyaha bulshada somaliyed ✊

  • @sahrocabdi1359
    @sahrocabdi1359 5 ปีที่แล้ว +44

    Saas ku wada waliba musasal dheer ka dhiga shani heray gursato nin kale oo xaqii kaafi ka soo baxo gaarsiiya

    • @libanali8528
      @libanali8528 5 ปีที่แล้ว +1

      Saas waaye

    • @siciidadan616
      @siciidadan616 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk hooyadiis ha u guuriyo si aay uga mashquusho. Gabadhana hasoo celiyo. Si cabaar loo Kala nasty .filinka orod iyo Kala qax iyo buuq ayuu ku bilaaway. Buuq iyo furiin ayuu ji dhameeyay.wax yar oo xabad joojin ah aa lagaa rabaa Mr kaafi

    • @sahrocabdi1359
      @sahrocabdi1359 5 ปีที่แล้ว

      @@siciidadan616 saas waaye lkn waxaa igala fiican ina ninku guursado gabar dagan oo tii hore ku ilawo ayana gursato nin kii hore xasuusiya iyo waliba sodohdii hore

  • @64yearsago59
    @64yearsago59 5 ปีที่แล้ว +19

    Walaahi hooyo waa lama huraan. Hooyooyinka hooyadiin oo kale kasoo qaada gabdho waa waalide,

  • @lakiburco9415
    @lakiburco9415 5 ปีที่แล้ว +42

    Kaafi waaa runtiisa hooyo sikasta ay ukhaldantahay waa hooyo fur nagta😂😂😂😂😂😂

    • @knginjoyao5478
      @knginjoyao5478 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhhhhh sax wllhi sagaal haku furo 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😭😭😭😭😂😂

  • @Maxamed_Aweys1
    @Maxamed_Aweys1 5 ปีที่แล้ว +10

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    🇸🇴
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴SOOMAALIYA 👇🏼
    🇸🇴SOOMAALI YA 💋
    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
    👇🏼

  • @Ilyaasakhayaar
    @Ilyaasakhayaar 5 ปีที่แล้ว +23

    Isma dhaanto waa dadka iga qosliya mar walba waliba abwaan geesi iyo big bro

  • @ganduzhegg1054
    @ganduzhegg1054 5 ปีที่แล้ว +8

    First whatch like ismadhanto chennel

  • @shankaron4736
    @shankaron4736 5 ปีที่แล้ว +3

    Wiil Hooyadiis Baari u ah
    Baa Naagtisana Baari u noqdo
    Wlhi leys kuma helo mid
    2dooda baari unoqda Alxamdullilaah awlaad Baari ah Allah na wada Siiyo iyo Nin Baari u ah Hooyadiis Aaamiiin yaa rabb

  • @ahmedmouse3472
    @ahmedmouse3472 5 ปีที่แล้ว +21

    Inta hooyo mcan jacel Like iisaar Insha Allah

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      Ahmed SUBSCRIBE II SAAR WALAL

  • @rodamoha904
    @rodamoha904 5 ปีที่แล้ว +20

    Waaw waan ka heley filmkan lkn waan cusbahy like ma igu so dhaween kartan

    • @abdirizaksagta940
      @abdirizaksagta940 5 ปีที่แล้ว

      Roodo walaal subscribe isaar adoo mahdsan wll

  • @mohanabdirahem7220
    @mohanabdirahem7220 5 ปีที่แล้ว +8

    Hooyo iyo xaaskeyga maba isbar bar dhigi kari wlhi
    Hooyo waa tan nafteda kaa jecel lkn
    Xaas shalay jid kaaso raacday
    Maba lasimi kari
    Iskadaaye hooye walashey ayaaba iiga qaalisan

  • @queenlubna2435
    @queenlubna2435 5 ปีที่แล้ว +3

    sodoh yasha hala xushmeyo gabar kasta walalked nagtu qabo hoyaded inee ixtiramto ayey jeceshahay lkn ninka qabo hoyadis waa nece my future sodohey dadka kaama aqaano balse waan kujeclahay igaarka siin ujeclan dono aa adina ku jeclana❤️❤️

    • @libanali8528
      @libanali8528 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa diyaarsan tahay mid fcn alle hakugu aadiyo

    • @queenlubna2435
      @queenlubna2435 5 ปีที่แล้ว

      CIISE AXMED amin walalke shukran

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 5 ปีที่แล้ว +10

    Hooyoyiinka ilahaayow naarta ka xoore👈Ameen🤲 hooyo waa lagama maarmaan❣❣❤❤❤❤❤😍😍
    i love mom

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. 5 ปีที่แล้ว +11

    Alle dartiis 1k subscribe ma i gaadhsiin kartaan soomalidaan ku faano iyo fanska Isma Dhaanto ent.

  • @gulledbazma586
    @gulledbazma586 5 ปีที่แล้ว +6

    Ma Jiro Wax Hoyo ka Qalisan Oo aduunkan Lagu Sheeko Waxaana Xaqiiqo ah Gbdha ku jecel Inay xifdin Hayso Wax kasta Oo adiga Qali kugu ah👍

  • @mumtazinacabdiraxman4826
    @mumtazinacabdiraxman4826 5 ปีที่แล้ว +1

    Kafi cabdi masha Allah iskaa daa shacnii qalylisoy anaa hoyadaa lugahaa ka dhunkanayee next riwayaad part 3 jeceeel iyo waliid yaa qiimo badaan mulki dhamantin salamay

  • @macalinbaalka6806
    @macalinbaalka6806 5 ปีที่แล้ว +8

    First person like

  • @munahassan7406
    @munahassan7406 5 ปีที่แล้ว +1

    ❤️ILOVE U HOYO MACAN❤️ la aanta waa abar macanto adunka intadjogto ilahay kumatuso wax kudhibo akhirana macanto ilahay hakugeyo janatul firdows macanto IMISS U

  • @hanielmi5683
    @hanielmi5683 5 ปีที่แล้ว +10

    Ma hooyadey ayey hawartaan mucjisada ah hortey ku lee dahay 😳😡😡wllhi waan xanaaqi😟😟

  • @Miriamegeah
    @Miriamegeah 5 ปีที่แล้ว

    Life is amazing markad heshid qof ku jecel
    Waxaan xasuustey heestii Mohamed Bk qof ku jecel adoo jecel ismadhaanto
    Noogu Soo dhakhsada qaybta Sadexad and
    Keep doing the good work Mashallaah

  • @claranizze9697
    @claranizze9697 5 ปีที่แล้ว +5

    First🥰 comment & likE view izma dhaanto💕

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      Clara SUBSCRIBE II SAAR WALAL

  • @suzanomar3456
    @suzanomar3456 5 ปีที่แล้ว +11

    maantoo dhan ayaan sugaayay nasiib wanaag qofka ugu horeeyo ayaan noqday waan idin taageeraa team isma dhaanto

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      Suzan SUBSCRIBE II SAAR WALAL

  • @sultaanrooble6398
    @sultaanrooble6398 5 ปีที่แล้ว +1

    Inta ka heshay muqaalkan like share and subscribe isaaara saxiibayaal boweyaal iyo baayooyin❤🙏

  • @muhiimmanka7805
    @muhiimmanka7805 5 ปีที่แล้ว +25

    Kaafi WAN KU salamy Bowe from sweden ❤️

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +1

      Muhiim Subscribe Igu caawi Walal

    • @muhiimmanka7805
      @muhiimmanka7805 5 ปีที่แล้ว

      GUUSHA BULSHADA wan ku saray wll

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      @@muhiimmanka7805 Mahadsanid Walal Qaali

    • @abdallarealking4392
      @abdallarealking4392 5 ปีที่แล้ว

      @Anhaar official zhp isaar wn kuu saare bro

    • @abdirahmanahmed5101
      @abdirahmanahmed5101 5 ปีที่แล้ว

      Whatsappkaga isi huno

  • @hersiibnmouktar1228
    @hersiibnmouktar1228 5 ปีที่แล้ว +11

    I never and never accept in my life to continue my life with out mama and i never love someone who like shacni bb no like u but ur action j vs slt mes ami

  • @ibaarofficial7343
    @ibaarofficial7343 5 ปีที่แล้ว +5

    Fadlan walaalayaal team ismadhaanto igu soo yaaca waxaan soo dhigay barnaamijyo xiiso leh marka hala igu caawiyo subsciribed

  • @khadrishaa
    @khadrishaa 5 ปีที่แล้ว +6

    Kaafi wll shacni ninkle kudar kdib ishada hakasoboxo xogaa dhereeey ruwayada fadlan🌹 tnx

  • @axmedmohamedcanada7680
    @axmedmohamedcanada7680 5 ปีที่แล้ว +2

    First baan ahay like ta an helo

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 5 ปีที่แล้ว

    Wallee abaallkeedu mariye nin raga gabar kheyer qabato allaah hakuu siiyo wiillkaga Mashaa allaah 😍👍

  • @sahrofatah3268
    @sahrofatah3268 5 ปีที่แล้ว +24

    Love u isma dhnto💖

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      Salman SUBSCRIBE II SAAR WALAL

  • @ayancadey7985
    @ayancadey7985 5 ปีที่แล้ว +4

    Wle naago saan jiro allow anan dhihin sodohdey hdlkas waa hoyadeey mcn oo kle wlhi ifka u jeclhy waligey hoyo wxa aan ahyn ma oran allow hdna aan dhihin wiilkeda hosta gashna habartana waa burina wx soconayo ma ahn gbdhaha

  • @xamdasaleban3728
    @xamdasaleban3728 5 ปีที่แล้ว +1

    Kooxdeda isma dhaanto waan salamaya wax leyhy wax thin chanan ugu wngsan haday tahah dhaqan ahaa iyo hore mar ahan ba waxan idinki bogaadinaya ka si hore martan dhigiin

  • @SacdaShahmed
    @SacdaShahmed 5 ปีที่แล้ว +1

    Alahayow hooyo da hooyo intii jecel like sar 😊😍

  • @nastehoibrahim3597
    @nastehoibrahim3597 5 ปีที่แล้ว +1

    Nice job guys...no one is more important than your mother.

  • @alizmoofficialchannel5321
    @alizmoofficialchannel5321 5 ปีที่แล้ว +4

    Kaafi masha Allah wlhi I love ur film nice tyme bro nd well dane yq

  • @nimcoseef6610
    @nimcoseef6610 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaH koxda izma Dhanto Tagero boxda ayan idiin Hayna Hore uzocda 💕💕💕😍

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      Nimco SUBSCRIBE II SAAR WALAL

  • @mahadmacalin7346
    @mahadmacalin7346 5 ปีที่แล้ว +1

    First view like ha ila dhafin #team isma dhanto

  • @princessahlaam3669
    @princessahlaam3669 5 ปีที่แล้ว +6

    Ninka wan rpaa hooydi mrpi wx mcquuL ma’ahn wlhi gbdhii ku jcL wax waLpo jcshhy wy kula jcshhy plse dhciL melha wrwreegysa aapo fa’ido lhyn

  • @munahassan7406
    @munahassan7406 5 ปีที่แล้ว

    ♥️ILOVE U HOYO MACAN♥️ hoyo mcn la aanta waa abar ilahay kuma tuso waxkudhibo adunka korkisa akhira janatul firdows ilahay boskaga hakadhigo macanto 😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @apaliil
    @apaliil 5 ปีที่แล้ว +6

    wll cid kaleH ma haysto
    aaan soomali ahayn ee subscribe
    isara hay xaasidine

  • @a-truthproduction2669
    @a-truthproduction2669 5 ปีที่แล้ว +4

    Subscribe igu caawiya dadaal ayaan wadaa niyada ha lii dhiso dhiira galintiina ayaan u baahanay asxaapta waana mahadsatihiin🙏🙏🙏

  • @kingmohaofficial8240
    @kingmohaofficial8240 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc asxbta kuxiran ismadhanto waxanidinka codsana inad Subscribe isartan youtube channeleyga hamdi qurux thnks all asxbta plzz halmar igucawiya Subscribtina thnks all asxbta

  • @warsanalichannel9543
    @warsanalichannel9543 5 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo waa lama huraan isma dhaanto hore usocda ,FADLAN SUBSCRIBE ISAARA CHANNEL KAN KALA SOCO KHAYR BADAN

  • @maskaxkoriye9792
    @maskaxkoriye9792 5 ปีที่แล้ว +1

    Waar hadaad soomali tihiiin subscribe ta ii saara please ❤❤💜❤💜❤❤💜❤💜❤💜❤

  • @kamalmuhamet9834
    @kamalmuhamet9834 5 ปีที่แล้ว +2

    Wow nice film youtuber from Germany🙏🏾

  • @noorgarroon6425
    @noorgarroon6425 5 ปีที่แล้ว

    Run ahati majiro qof hoyo lagu dorsanaa hoyo qaliya thy hamiigi adunka thy Hubo allha kugu maneste allow xfid hoyo walbo jecel wng I love you mama kuma wayo inta aan aduunka jogo

  • @baalbaal3505
    @baalbaal3505 5 ปีที่แล้ว +4

    Shacni babe islaan cml ah yaahuu Hooyo necbaa donfaarta

    • @zakariyeabdirahman9885
      @zakariyeabdirahman9885 5 ปีที่แล้ว +1

      Waxani waa jiliin

    • @baalbaal3505
      @baalbaal3505 5 ปีที่แล้ว

      @@zakariyeabdirahman9885 war jiliinka laftirkisa aaba run cml uga xanaaqay wlhi lkn markii lafuraan qaboobay

  • @canabmohamed4951
    @canabmohamed4951 5 ปีที่แล้ว

    hoyo mcn allah allah ku xifadiyo illah ow hoyo mcn laateet haa naa dhigan hoyo mcm

  • @officialhanadjess1543
    @officialhanadjess1543 5 ปีที่แล้ว +3

    Asxbta dawato video subscribe ee saar fadlan channel keyga 🙏🙏🙏🙏

  • @دايا-ح2د
    @دايا-ح2د 5 ปีที่แล้ว +4

    8:50 😂aaryeee kawarrn ninkii kaafi ahaa naagla’aan ayaa kudhacdeee😂😂👀👀

  • @asmiitaabdik9869
    @asmiitaabdik9869 5 ปีที่แล้ว +4

    Saan usugayay iyo sida layga soo hormaray isma leh

  • @kasmaal-2529
    @kasmaal-2529 5 ปีที่แล้ว +1

    First Comment gabar kasta oo somali ah waxan ka codsanaa iney SUBSCRIBE igu caawiso walashey qaaliya waa iga codsi hadi codsi keyga ku soo garo 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🤲🤲🤲🤲🤲 THANKS

  • @mowlachannel769
    @mowlachannel769 5 ปีที่แล้ว

    hoyadu waa labahuraan hoyo la aanta abaar waaye janatulfardowsa ale hakugeeyo hoyo mcn

  • @nimcosharaf394
    @nimcosharaf394 5 ปีที่แล้ว

    Hooyo mcn waa isku miid wlhi wiilka hadhasho ama gabadha subxaanalahaa xataa haday 10 ban wiil dhashay ❤

  • @queentanya3787
    @queentanya3787 5 ปีที่แล้ว

    Xaaskaga waa xaaskaaga hooyadaa waa hooyadaa fadlan si xeelad leh isugu wad hadii ay is diidanyihiin. Labadoodaba xaq ayey kugu leeyihiin.

  • @qadarshariif1295
    @qadarshariif1295 5 ปีที่แล้ว

    Hoyo mcn waxkafican malhan ismadhanto. Sithas kusocda masha allah

  • @nafisolovepp8151
    @nafisolovepp8151 5 ปีที่แล้ว

    Shacniyey bari dhawed sotad lahed haley cafiyo manta malagu furay waxan sugena adigo wilkale ku gursaday weliba ku silciyo io kafii oo gabar hoyada uficaan gursado asne owna jeclen sas ka dhiga de waba qatare

  • @maryamaabokor9967
    @maryamaabokor9967 5 ปีที่แล้ว +3

    Isma dhaanto keep going

  • @umumohamedhajjiabdirahmaan5741
    @umumohamedhajjiabdirahmaan5741 5 ปีที่แล้ว

    Muraadbaaan lee yehe Azxabey iiso duceya in Muradkaga oo bilaa macsiya isiiyo illahay isiiyo

  • @xigashomedia8576
    @xigashomedia8576 5 ปีที่แล้ว +2

    Team isma dhanto plz subscribe ii saara🙏🙏🙏🇸🇴 🖕🖕

  • @blue_lionsfc1
    @blue_lionsfc1 5 ปีที่แล้ว

    Shukansi qosol badan part3 an ubahnay rer ismadhanto ismaqal majiraaaaa_isodayaa

  • @daauudcabdikariim9733
    @daauudcabdikariim9733 5 ปีที่แล้ว +2

    inta hooyo mcn jecel like

  • @dagandheman6514
    @dagandheman6514 5 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo macan hala ogaado mar walba waxba lagu ma doorsan karee

  • @maryanjibril50mashaalah83
    @maryanjibril50mashaalah83 5 ปีที่แล้ว +3

    Isma dhanto kafi abdi big gesi shacni hor u socda

  • @mombasasomali5871
    @mombasasomali5871 5 ปีที่แล้ว +2

    Asc dhaman walalaha somaliyed fadlan wacodsi illahey waxad rabtid hakusiye amiin ee SUBSCRIBE IGUCAWIYE

  • @muhiibhussein9752
    @muhiibhussein9752 5 ปีที่แล้ว

    hooyo miya la xumeye waaw kafi wanla dhacay sida aad shacni jawabteda usiisey ar asxaabey iso duceya hooyo macan an usocdaaye illah ha igu nabad geyo hoyo agteda

  • @FITAAXROOTICHANNEL
    @FITAAXROOTICHANNEL 5 ปีที่แล้ว +2

    Hye asxpta subscribe dhaha hadad hormar ila jeceshahay hadiikale 🤣🤣🤣

  • @kingmuzze2125
    @kingmuzze2125 5 ปีที่แล้ว

    Shacni bbe wlhi waa actorad caadiya King kaafi apdi hore u zocda wllyaal isma dhaanto Ent

  • @qaaliali2139
    @qaaliali2139 5 ปีที่แล้ว +3

    Walaalayaalow filinka nuucaanaa naka dhaafa run run aaa u moodaaa please filinka naka stop kareeya

  • @mariomandzukic6669
    @mariomandzukic6669 5 ปีที่แล้ว +2

    Hori usocda ismadhanto big pro aa filimka kal wado gacan kutage

  • @farhiayuusuf529
    @farhiayuusuf529 5 ปีที่แล้ว

    Wax fican ayaa samese waana midna lo bahan yahay runtii in la fahmo muhiimada eee ledahay mama

  • @sdwadaniofficial9097
    @sdwadaniofficial9097 5 ปีที่แล้ว +1

    Alle dartii subscribe iigu saara walalaheyga qaaligow

  • @jijaabaaz441
    @jijaabaaz441 5 ปีที่แล้ว +1

    First one

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +2

      Nadar SUBSCRIBE II SAAR WALAL

    • @jijaabaaz441
      @jijaabaaz441 5 ปีที่แล้ว +1

      @@KAZUUVISUALS waqti hore ku sary

  • @farduusabdiomar7698
    @farduusabdiomar7698 5 ปีที่แล้ว +8

    filinkan nagu wad wuu nagu2socdaaye

  • @ahmeddaadevlogfation781
    @ahmeddaadevlogfation781 5 ปีที่แล้ว +6

    Ciiil badanaa armaaa ciil aaan shacni uqabo naagtaan qabo ufuraaa

  • @hormuudkiitogdheer5143
    @hormuudkiitogdheer5143 5 ปีที่แล้ว +2

    hooyaday mise ninka bal ilasootaliya pleas

    • @hodanhure7847
      @hodanhure7847 5 ปีที่แล้ว +2

      Kiiiii khaldan ba saxeee labduba xaq kugu leyihiiin

  • @shukrihoney7411
    @shukrihoney7411 5 ปีที่แล้ว

    naagday cml iska ilashay rago nin waa naqanay sidan uma dhaqanay allow naga koriiy sida cml

  • @baalbaal3505
    @baalbaal3505 5 ปีที่แล้ว +2

    Wow qaaybta labaad waan sugaayay

  • @warsamyusuf2028
    @warsamyusuf2028 5 ปีที่แล้ว +1

    Wll hdaa fariinteyda aragto like ha ila dhaafin please

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +2

    First ☝️

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +1

      Yasmin SUBSCRIBE II SAAR WALAL

  • @dalmarmedia3679
    @dalmarmedia3679 5 ปีที่แล้ว +1

    Isma dhaanto way tegtoo lama tiisan karee bulshow subscribe million ha gaaro

  • @saidabdullahihassan8578
    @saidabdullahihassan8578 5 ปีที่แล้ว +2

    Plz naghn shuknsano hnagu dirina inaa hda su'alaha ku bdiyo ma rbtiin

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว

      Halayska baadho dheh kkk

  • @sagalmohamed5102
    @sagalmohamed5102 5 ปีที่แล้ว

    Kaafi abdi waan ku jeclahay aboowe an ku faano oo taagero u ahay ayaa thy from uk

  • @faadumoclahi255
    @faadumoclahi255 5 ปีที่แล้ว

    Saan waxbadaney dhacdaa lkn waxaa layaaba ninka hooyadaa nagabixi adna ilanoolow macklin walba taasi ninkan hooyaa soo qursy oo soo korisy sxb ee naagaa sodohda neceboow caqliga kashaqaysiiya oo xishooda

    • @shamsoemyow3419
      @shamsoemyow3419 5 ปีที่แล้ว

      Ala Tani waaa jaliin gawadhana qaldan lkn marka laga had layo sodoh wlhi ciyar mahan wee jiraan mamoyin fican lkn hadey kugu so ado mamayasha qar odan ka cad gosan Karin walhi waxd necesaa nolosha aad la noshahay wilkeda 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fartungabeeyre4895
    @fartungabeeyre4895 5 ปีที่แล้ว +1

    You are. Good boy

  • @Alinainabeerdon12
    @Alinainabeerdon12 5 ปีที่แล้ว +5

    Wllyal subscribe isara allah ku siiyo wax ka farxiye 🙏🙏🙏💙💙💙💙😅

    • @knginjoyao5478
      @knginjoyao5478 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamin yarabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

    • @Alinainabeerdon12
      @Alinainabeerdon12 5 ปีที่แล้ว +1

      @@knginjoyao5478 Subscribe isar pls wll

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 5 ปีที่แล้ว

    Hooyo waa lama huraan hooyo Ku dhashay iyo tan ninkaaga dhashay iyo mid walba waa hooyo runtii illahow sodoh fican noo Sahal hada ogada somaliyeey inay jiraan sodoho Yara dhib bdn lkn waxay mudanthy ixtiraam goor kasta waayo waa waalid lkn anigu lugaha udhaqii sidaa noloshayda ama my mom ❤️😍aflax cabdilaahi all💋 allow idaa yaa rabi aduunka ujeclhy ninkaaga hoyadiina waa inaa sidaas udareenta inuu ujelyhy hooyadii sidaada lkn anig run alla jecel wlhi guri lama dageen sodoh waayo hooyadey anba waa ka imi. Marka MA ahaa qasab inay guriga aan wada dagno. Xumaan igama aha iyo xumaan ee way ficanthy qof cafimaad qabta haday thy lk. Hadayna wiilkeeda ka marmayn waa caadi oo Dani timaado xaqiiqdii MA jecli inan LA dago gurii dad

  • @mahadhoabdinoor9576
    @mahadhoabdinoor9576 5 ปีที่แล้ว +4

    Wasalamantihin asxabta ismadhanto kuxiran

    • @hudasalaad113
      @hudasalaad113 5 ปีที่แล้ว

      Hoydu waa lma huran alow jndi frdows igey hydey macan aminta ii raciya

    • @mahadhoabdinoor9576
      @mahadhoabdinoor9576 5 ปีที่แล้ว

      @@hudasalaad113 Amiin