DURUUF JACAYL QAYBTA 1Aad By Ismadhaanto Ent

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 364

  • @Mariish9331
    @Mariish9331 5 ปีที่แล้ว +52

    Abahay Boqorad Ayaan u ahay❤️
    Hooyadey hanti Ayaan u ahay❤️
    Walalkay sharaf Ayaan u ahay❤️
    Walashay wehel Ayaan u ahay❤️
    Mar naba ceb uma uma keeni karo🙈

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +82

    Mosow wale dhiig ayu leyahay Gabadhi wiil la dhashay aya nasiib leh❤💯✔

    • @mabrukcali1648
      @mabrukcali1648 5 ปีที่แล้ว +3

      Waaa run wllhi ilahayow noo daa wlldy

    • @ladanbbegirl7606
      @ladanbbegirl7606 5 ปีที่แล้ว +2

      Waa run allow noo daa wiilasha❤❤❤❤

    • @mo_omar5377
      @mo_omar5377 5 ปีที่แล้ว +1

      Waa run wlhi wll la aan waa waraabe ku cun

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 5 ปีที่แล้ว +50

    Ifkaa lagu yahay walal 😰😰
    Ee like ii saar walalkey/walaashey

  • @shamsinaabdi8983
    @shamsinaabdi8983 5 ปีที่แล้ว +54

    Moosow inta taaagerta like ii saara ceeb miyaa😘

  • @moosofficial1189
    @moosofficial1189 5 ปีที่แล้ว +32

    Horaaa lo soconaya ceeb miyaa😂😂😂waa mahdsan tihiin dhamaan inta ku xiran bahda isma dhaanto waa idin salamaa guys😘😍

    • @HassanMohamed-ds5sv
      @HassanMohamed-ds5sv 5 ปีที่แล้ว +1

      SXB MOOSOW GEESI VAAD TAHY MUSTAQBAL IFAYA BAAD LEDAHY
      LIKE
      SHARE
      SUPISCRIPE BAAN KUGU SHARFAY EEBOOW☝️☝️☝️☝️👌👌🙏🏼

    • @moosofficial1189
      @moosofficial1189 5 ปีที่แล้ว +1

      @@HassanMohamed-ds5sv thanks wll qaaali

    • @HassanMohamed-ds5sv
      @HassanMohamed-ds5sv 5 ปีที่แล้ว +1

      @@moosofficial1189🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @nafisolovepp8151
      @nafisolovepp8151 5 ปีที่แล้ว

      Kaa qadnay ugaas hore usoco

    • @saabiriinmaxamed2303
      @saabiriinmaxamed2303 5 ปีที่แล้ว

      Mosow waku tageraaa

  • @adnanabdirashiid8849
    @adnanabdirashiid8849 5 ปีที่แล้ว +30

    Wad salmatin bahda
    Isma dhaanto maanta
    Waxaa farxad ii ah inan noqday
    QoFkii ugu horeeyy mcha allH

  • @shamuurey9338
    @shamuurey9338 5 ปีที่แล้ว +44

    Wll ilaahey haku siiyo
    Waxaa qalbiagag kau jiro
    Wll sunscribe isaar❤❤❤🙏🙏

  • @HassanMohamed-ds5sv
    @HassanMohamed-ds5sv 5 ปีที่แล้ว +16

    Barnaamijyadiin iyo sheekoyinka aadnala wadaagtaan had iyo jeraalba waynu kutaxanahy
    Aniga HOYADEY MCN MARKASTA WAXAYNU ISLA DAAWANAA MUUQALADA QURXOON AAD NOOSO GELISAN ISMA DHAANTO TEAM GUUL BAN IDIN RAJEYNA HOYADEY MCN BAA IDIN SALAAMAYSA KAQAADA SALANTA🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @shucaybinhoo9581
    @shucaybinhoo9581 5 ปีที่แล้ว +30

    Tageerayaasha big bro like ka muuqda

  • @aqbalnuurdinindhajaceel6650
    @aqbalnuurdinindhajaceel6650 5 ปีที่แล้ว

    Atirashadii waala ureyay kabacdina naga asturu aaladhahay gabdhow shitadiina illashada ehelkiina dhidadkiina haka doorsanina 👏 midakle bahda isma dhaanto waanni salaamay thanks isma dhaanto

  • @MohamedOmar-by2sv
    @MohamedOmar-by2sv 5 ปีที่แล้ว +15

    Ogeysiis ogeysiis waxa la ogeysiinaya Dadka jecel kheyr ka iyo diintooda ineey wax kabartaan doonaya ku soodhawow Channelka AHLU KHEYR ka faaideyso kheyrka kasocdo iyo Duruusta ka socodo fadlan inoo Saar SUBSCRIBE siina share karey thanks marlabaad welcome to AHLU KHEYR Channel touch SUBSCRIBE thanks brother

  • @HassanMohamed-ds5sv
    @HassanMohamed-ds5sv 5 ปีที่แล้ว +6

    MSHLH THE FIRST ☝️☝️1
    AAN AHY WLH WE LOVE ISMADHAANTO CHANEL❤
    QAASATAN SHACNI BIGBRO KAAFI

  • @sahrocabdi1359
    @sahrocabdi1359 5 ปีที่แล้ว +17

    Kaafi iyo kooxdaada oo qaali ladan ku jirto soo saara musasal laga yaabay sababta qali ugu daraa ah ineey ku ficantahay xaga jiliinka

  • @rizeyproduction9780
    @rizeyproduction9780 5 ปีที่แล้ว +23

    *waxaa jeceshahay 24 hours allaha kuu sahlo wll subscribe ii saar wll ifkaa wax leeysugu taraa we love somali ween* 🙏🙏🙌🙌❤❤

    • @kulmisstudio
      @kulmisstudio 5 ปีที่แล้ว +1

      Waan kuu saaraa adna sxb iisaar

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +17

    Hooyo madaxwayne kuma dhihin Ee Wiilka madaxa wayn Ee xafada qashinka ka qado big bro la dhaho waye kulaha😂😂😂😂😂😂😂

    • @jamacdahircabdi5522
      @jamacdahircabdi5522 5 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣

    • @nehalsayid20
      @nehalsayid20 5 ปีที่แล้ว +2

      😂 😂 😂 😂 😂 😂

    • @zahrahussein2703
      @zahrahussein2703 5 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣qosolke iga dhamaday

    • @yasminali74
      @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @nastaahmed9530
      @nastaahmed9530 5 ปีที่แล้ว +1

      Yasmin Ali 😁😁😁😁😁😁😁😁😁😁

  • @maankaboy4671
    @maankaboy4671 5 ปีที่แล้ว +20

    Inta ismadhaanto taageerto sida ano kale plz subscribe ii saara hadaad fariin teeyda aragtaan mahad sanidiin

  • @ilwaadquruxonofficiol7216
    @ilwaadquruxonofficiol7216 5 ปีที่แล้ว +43

    maanta first ahay wallkey iYo wallshey plss....like igu hurguf.....thankiz....💟💟💞

  • @wiibtobiibto9752
    @wiibtobiibto9752 5 ปีที่แล้ว +2

    Moosoow ku sedex jibaarkiisa guriga noo joogo ilaahoow Naag uu ku indha cadeeyo nooga keen 🙏🏿🙏🏿

  • @hibaaqabdisalan9062
    @hibaaqabdisalan9062 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashallah abowe

  • @mohammeddiego5567
    @mohammeddiego5567 5 ปีที่แล้ว +16

    Inta moosow ila taagera like ii saara ceeb miyaa😂😂

  • @wayelkajaqafsada7401
    @wayelkajaqafsada7401 5 ปีที่แล้ว +10

    Big pro film wlbo Meel xunuu ku matalaaa Ninkaas waa tageeraa 😂😂😂😂Nink mdxawayn oo qashink qaado.

  • @aminmowlid4502
    @aminmowlid4502 5 ปีที่แล้ว

    Guriga Waaa Cariiri Qaaaarka Hore Gurigan Gashtaa Qaarka Dambena Bananka Ayan Dhigtaa kkkk waaiga Qosliyay Hadaad Ka Heshay Like Ta Isiii

  • @banaadirfxtrade4919
    @banaadirfxtrade4919 5 ปีที่แล้ว +19

    Big bro wa ku aamin sanahay
    Asxaabey 1m i subscribe ina gaaro aya raba ceeb miya

    • @ahmett5835
      @ahmett5835 5 ปีที่แล้ว

      Ar days lii caato buu Ku qarabana ee waryey qandho veero xun kula lahty ee aduu waxa thy dadka tuus ee qof haku qaraban mise waa folxumthy

    • @abdirahmangurey2994
      @abdirahmangurey2994 5 ปีที่แล้ว

      Gus marabtaaaa

    • @ItsMe-ti5es
      @ItsMe-ti5es 5 ปีที่แล้ว

      Fake waye

  • @daarulxikmahchannel2208
    @daarulxikmahchannel2208 5 ปีที่แล้ว

    Majaajiliistayaasha Marshale Ilkacase Aw kuukuu iyo Cali hiiraan ka dib waxaan arkaa majaajilistayaal tayo wngsn oo in badan na madadaalin kara inee inoo soo bexeen horay usocda #ISMADHAANTOFAMILLY We Love You❤️❤️

  • @deeqodagan4282
    @deeqodagan4282 5 ปีที่แล้ว +1

    asc ismadhaanto big bro meel xun joog kulaha wan bakhtiistey iyo guriga qeybna waan galaa qaybna bananka jooga muse waa fariid walahay walal inan kula noqda ficnayd geesi nabadoon ayuu u eka masha allaah part 2 soo daaya wan sugeyna

  • @cumaarienglishcourse2728
    @cumaarienglishcourse2728 5 ปีที่แล้ว +7

    Moosow wlhi waa ku taaageta bro keep going

  • @cabdinasirxassan8215
    @cabdinasirxassan8215 5 ปีที่แล้ว +2

    Ilhay danbigiina hadhaafee iisaara subscriber

  • @caziizacadey7357
    @caziizacadey7357 5 ปีที่แล้ว +3

    4:53 wlhi moosow dhiig uu leyhy alla yacizak apowe❤ ilaahey ka magan galnay dhibaatadan oo kle wiilkii gabar la damacsanah dhibtaan oo kle allaha hka qabto 😢

  • @shamsinaabdi8983
    @shamsinaabdi8983 5 ปีที่แล้ว +13

    Moosow love kygi
    Kuma wayo bbe😍

  • @mohammeddiego5567
    @mohammeddiego5567 5 ปีที่แล้ว +1

    Moosow my boy nin adag keep going sxp ceeb miyaa

  • @horusocodfilmsandvilogs2761
    @horusocodfilmsandvilogs2761 5 ปีที่แล้ว

    Baqtisaan islahaa xoolo miyaa biv bro waiga badiyay

  • @hudaabdiladhif8642
    @hudaabdiladhif8642 5 ปีที่แล้ว +14

    Manta ana uso horeye bal like ta dhac igu siiya😂

  • @zuheybofficial5754
    @zuheybofficial5754 5 ปีที่แล้ว +12

    Fimkan Gabdhahu ku ZocdaH Gabdhow is ilaaliya 🙏

    • @ashwaaqmohamed6486
      @ashwaaqmohamed6486 5 ปีที่แล้ว

      Lax mey shey is dhigto lagu koracaa ee gabhow is ilaaliya

    • @zuheybofficial5754
      @zuheybofficial5754 5 ปีที่แล้ว

      @@ashwaaqmohamed6486 Yeah Aad io Aad

  • @daacadabdikarim460
    @daacadabdikarim460 5 ปีที่แล้ว +5

    Moosow wajigisa iga qosliyay wiilkas wiil talent leh wyeh wlh😂

  • @hamzaaliahmed8962
    @hamzaaliahmed8962 4 ปีที่แล้ว

    War niyo geesi caadi ma ahan mosow ku salaamey sxp big bro wanku taageeraa bro❤❤❤❤❤

  • @cumaarienglishcourse2728
    @cumaarienglishcourse2728 5 ปีที่แล้ว +2

    Moosow sidu u dhaaranayo ugu farbaxsanayo gabdha iga gadan😍😍wlhi ninkan gaaban acter😘

  • @shucayb939
    @shucayb939 5 ปีที่แล้ว +5

    Big bro inta tageerta like isaara

  • @ruqiyoosman6968
    @ruqiyoosman6968 5 ปีที่แล้ว +1

    Wiilkan oo kale wiil ladhaha gabar wil ayey kacansataa waka xumahay in saan loo kalo gabadh 😌☺️

  • @hajiroafrah9722
    @hajiroafrah9722 5 ปีที่แล้ว +2

    Number one

  • @shamsinaabdi8983
    @shamsinaabdi8983 5 ปีที่แล้ว +8

    Moosow😍😍😘hilaac ifaaayo bbe cadwgaa u noolow😘cadaheyga kuu xiisay wlhi😘

  • @salmaanckariin2632
    @salmaanckariin2632 5 ปีที่แล้ว

    Nice wlhi waan ka helay wax run ah ayaa soo jisheen hore u socda waan idin taageeraa

  • @shankaroonyaasiin3917
    @shankaroonyaasiin3917 5 ปีที่แล้ว

    Maasha allah isma dhanto keep going hore usocda hormar wacan👍👍👍👍💜💙💚👈

  • @jamiiloabdulqadir5055
    @jamiiloabdulqadir5055 5 ปีที่แล้ว +19

    Waa maalintii koowaad OO aansoohormaray

  • @hafsahamud3945
    @hafsahamud3945 5 ปีที่แล้ว

    Intiii gabar allow badbadiii allow nawada badbadiii nagabadbadii shar sheitaan

  • @qadarshariif1295
    @qadarshariif1295 5 ปีที่แล้ว

    inaba cadi maahan ismadhanto

  • @hormuudkiitogdheer5143
    @hormuudkiitogdheer5143 5 ปีที่แล้ว

    intii quraanka jecel pleas like isaara

  • @engmohamedaadam5782
    @engmohamedaadam5782 5 ปีที่แล้ว +3

    First one

  • @salmanfarah7671
    @salmanfarah7671 5 ปีที่แล้ว +2

    Moosow lpx keep going

  • @maankamedia9836
    @maankamedia9836 5 ปีที่แล้ว

    Big bro atorah sanadka

  • @Somaliboypesandtranslaterboyfo
    @Somaliboypesandtranslaterboyfo 5 ปีที่แล้ว +2

    Moosow jiliinkaaga active waaye masha allah sxb run run aaba uqaatay

  • @somalimusic8845
    @somalimusic8845 5 ปีที่แล้ว +1

    Asc Team Ismadhaanto Horta Ceeb Mahan wixi Caafimad ku Saabsan Mana Ahan Wax Laga Xishoodo. Waxan Idin Ka codsanayaa Inaad Iga Caawisaan Habka Ugu Fudud Ee Iskaga Deyn Karo Aflaanta Xun Xun Iyo Fooro Gacanta Way Jirtaa Dhalinyaro Badan Dhibkaan Qabto Lkn wey Xishoonayaan Walhi Dadeydo Waa 18 (1hour)Saacad Kahor Waxaan Daawaday Video ka Hadlaya Dhibaatooyinka leedahay wax yaalahaas xun Xun marka asxby Ha Igu jees jeesina Hadaadan Fikir Ii Heyn Fadlan Reply ha isoo galin. Mahadsanidiin #FADLANIGUCAAWISIAANISKAGADAAYO

  • @aymanabdullahi8009
    @aymanabdullahi8009 5 ปีที่แล้ว +1

    Gabdha uurka leh jilinkeeda serious ma ahan marka ay hooyo dhahayso wajigeeda qosol aya ka muqda iyada oo sheeko halis ah sheegi rabta, gabdha aad hooyo dhahayso haddi ay yartahay xita jilinka waa inad dhab ka ahada, sister Keep performing and try to do your best.
    Mosow’s acting is 100%.

  • @abdulahiabshir1965
    @abdulahiabshir1965 5 ปีที่แล้ว +8

    Salamullah walalahay Ismadhanto io inta kale

  • @mahadhoabdinoor9576
    @mahadhoabdinoor9576 5 ปีที่แล้ว +1

    Allahow hana asturo dumar ahan

  • @salaxamiinullahofficial9221
    @salaxamiinullahofficial9221 5 ปีที่แล้ว +2

    First view

  • @ibnushalejelle6888
    @ibnushalejelle6888 5 ปีที่แล้ว +2

    salamulah chanelka kucusbahay fadhlan like isaara

  • @ismailaden7
    @ismailaden7 5 ปีที่แล้ว +1

    Ruwaadaya khalad ayay leedahay Aabahaa Was ayuu geesi dhahay mana fiicna fadlan erayada xun iskka ilaalsha.

  • @marwomaida3950
    @marwomaida3950 5 ปีที่แล้ว +7

    Moosow iyo mid iladashay waa iskumid isma dhaaman dhagalka jogta wakaso horesa waxba lama fahansiin Karo😂😅

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +2

    Team isma Dhaanto jecliya Ruwayadihina ❤❤👏

  • @amalwarsame8263
    @amalwarsame8263 5 ปีที่แล้ว +2

    Sagal caadi maaha runti waaku taageeraa sagaley horay usoco walashey mcn

  • @kingmohaofficial8240
    @kingmohaofficial8240 5 ปีที่แล้ว

    Asc asxbta kuxiran ismadhanto waxanidinka codsana inad Subscribe isartan youtube channeleyga hamdi qurux thnks all asxbta plzz halmar igucawiya Subscribtina thnks all asxbta plzz halmar igucawiya Subscribtina thnks all asxbta

  • @maryanjibril50mashaalah83
    @maryanjibril50mashaalah83 5 ปีที่แล้ว

    Hor u socda tem isma dhanto

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 5 ปีที่แล้ว +1

    Nice 👍 movie part 2 please thanks

  • @hibaaqabdisalan9062
    @hibaaqabdisalan9062 5 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah horeusoqsatha

  • @hftguruxleydabograda5943
    @hftguruxleydabograda5943 5 ปีที่แล้ว

    Keep going rer ismna dhanto waa idn aamin sanhy

  • @asmaladancumar9217
    @asmaladancumar9217 5 ปีที่แล้ว +6

    Ismadhanto m.a
    Waan idin tageera
    Ikhwaani 👏😍

  • @mohamedsheik7334
    @mohamedsheik7334 5 ปีที่แล้ว +1

    Shekadan cml anee igu dhacday lkn gabadha marka isiyen aroos ii dhigen bil marka qabay dalaaq idhahen ana wakadiday wasoo tahriibay marka qurbaha imaday sharci qatay ayaa udacwoday wakensaday hadana marka kenay igu diren ifur ayey idhahday wakadiday Yurub wakatagay Canada iska dhibay hada. Waxay ii hesaa 3 canug mana furikaro ee maxa sameya asxabta?

    • @fartunabdi520
      @fartunabdi520 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah xeyso Allah kubarakeyo

  • @aishocuud6790
    @aishocuud6790 5 ปีที่แล้ว

    Mosow nin nol iga deh keep going rodha ceeeeb miyaaa😂😂😂😂😂

  • @yayature4490
    @yayature4490 5 ปีที่แล้ว +1

    Big bro caadi maahan baqtiso ayaan islahaa si ley siiyo wlh waa funy🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @najmaaxmed57
    @najmaaxmed57 5 ปีที่แล้ว +10

    Plz plz Kaaafi Halygu Waco ega😃

  • @fartuunbishaar2417
    @fartuunbishaar2417 5 ปีที่แล้ว

    Inta ismadhaanto jecel like iisaara

  • @harisikarimi
    @harisikarimi 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhjh geesi waa qosol miiraan

  • @ciisecade970
    @ciisecade970 5 ปีที่แล้ว

    Walaahi waa yaab

  • @ayaanhassan1031
    @ayaanhassan1031 5 ปีที่แล้ว +1

    Aar kuwana walhi lagaadhimayo thnks 💖💖❤👍👍👏👏

  • @raxmasalad8359
    @raxmasalad8359 5 ปีที่แล้ว +1

    Hore uu socda reer isma dhaanto from burco

  • @cudoonyusuf41
    @cudoonyusuf41 5 ปีที่แล้ว

    Kaale Hooyo 😂😂😂
    Hooyo kuma wayno 😗😗😗

  • @omarabdisamad2129
    @omarabdisamad2129 5 ปีที่แล้ว

    Ismadhaamto waa idinwataa waxaa tihiin wehelka bulshada guuleysta

  • @alvarophotogarphy1060
    @alvarophotogarphy1060 5 ปีที่แล้ว +1

    Moosow bro waa iga badisay wlhi😂😂😂ayadan dilaa ayada ila dhalatay kuma loho😂😂😂

  • @hodabila4931
    @hodabila4931 5 ปีที่แล้ว +7

    Ilahow cawrada nahe na astur oo meelsan na mari sharafteno dhicin

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC 5 ปีที่แล้ว +1

    ❤ XIKMADO XUL AH PART (9)!! KADAAWO ❤ XIKAM CHANNEL❤ Subscribe wll ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @haruunoska8936
    @haruunoska8936 5 ปีที่แล้ว +4

    Big broo, baqtiisaan lahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @thequeenday5302
    @thequeenday5302 5 ปีที่แล้ว

    Moosow😍😘

  • @abdirisaqcawadabdallesamat600
    @abdirisaqcawadabdallesamat600 5 ปีที่แล้ว +2

    One

  • @carafaddeeqzishow8180
    @carafaddeeqzishow8180 5 ปีที่แล้ว +1

    Masow walhi saan sameyn laha ayuu sameyey nin rageed dheh gabdhahana waxan dhihilaha wallo jaceyl same ceeb mha lkn sharaftada dhowro

  • @qooryarestudio
    @qooryarestudio 5 ปีที่แล้ว +1

    Qofka figrada lahaa wuxu baal maray waxa aad dadka ka iibinayso wax ay qaadan karan waa iney ahaata halka ay hooyo ka ledahay wlsheed ama habaryarted baa kaga habonayd waba isleeg yihin maxa hooya?

  • @alikorontoofficiall3637
    @alikorontoofficiall3637 5 ปีที่แล้ว +2

    Waan idin salaamy ISMADHAANTO runti waxan ka mid ahay dawadayasha
    Waliba kuwada qaaska in aan ahay isku heeystaa
    Waxan raba in aan idinla wadaago 3 qalad aan ku arkay ruwaydan amaba shekadaan
    (1) gabadha uurka sida marka ey rabto in ey u sheegto hooyadeeyd iyada wacday kadibne hooyadaa timid,
    Waxay ku fiicneed dhaqan ahaan iyo xushmad ahaan in hooyo oo fadhida gabadha u timaado kadibne si daren leh ugu sheegto waxa soo kordhay
    (2) markii ay suuxday maamda kadib ey yimaden wiilasha iyaga ooba wareysan ayuu geysay yiri # waxa aduunka nin jogo # macnaha kaas maxay ku fashay
    Siduu ku ogaaday ileen meysan wareysanbeee ?
    (3) markey u tagaan BIG BURU waxuu leyahay waxan is lahaaa hakuu baqtido maxa yelay waxba maheeysto
    Wiilashine waxay leeyihin qaado gabadha waliba waxay ugu dari nolol fican
    Soo marka kama muqato dhiri galin ah in dhalinto bananka wax lagu sameyo si sahlan lagu helo nolol fican tan uu heley ahaa B B
    Walow ay qabyo tahay oo qeybo kala aa soo wadan waa in la saxaa qalaadkaas kuwa kalane laga ilaaliyaaa
    NB# jilaagu waxa uu jilaayo waa in uu ku faaniyaa diintisa dhaqankiisa iyo wadankiisa si saas loo helo waa in aad iska ilaalisan wax intaas wax u dhibaayo
    Waad mahadsan tihiin

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi Hada Kahor Paan Wlashy Oo Wiil Gidar La Tagan Panku Qabty Wey is Shukasan jiren wilka Intan Qabty Paan inankina Diley iyadana Gacan Pan Ka Jawiyey Wuxu Ahaa Khaldki ugu weyna an galo wllhi

  • @hudeifaabdikadir8034
    @hudeifaabdikadir8034 5 ปีที่แล้ว +20

    Qof walba majaajilste iska sheeganaya
    Jeeri oo nool cidna majajilista yay sheegan

  • @DreamBoY-rp6kn
    @DreamBoY-rp6kn 5 ปีที่แล้ว

    Abwan geysi baa taagera aniga qosol miiran waye codkiisa 😀😀😀😀

  • @sahromahamed2494
    @sahromahamed2494 5 ปีที่แล้ว

    Hooyo akawentahay akudehe hooyo

  • @munamire9656
    @munamire9656 5 ปีที่แล้ว +4

    Ana u horeeya 1 ban ahay

  • @thewonderoftheworldali6033
    @thewonderoftheworldali6033 5 ปีที่แล้ว

    No soo badiya filimkan aqyaarta isma dhaanto

  • @zulthnzaalimofficiall5350
    @zulthnzaalimofficiall5350 4 ปีที่แล้ว +1

    Wllky iyo wlldhyey like igu caawi 😍😘mahadsanid

  • @libangedi4909
    @libangedi4909 5 ปีที่แล้ว +2

    M.a wan idinsalamay bahda ismadhanto

  • @salmanfarah7671
    @salmanfarah7671 5 ปีที่แล้ว +10

    Moosow nio isku dabecada nahy wlhi walashyda hadii ay sidan ku dhacdo wan dilaa allow gabdhahena no dhowr ceeb miyaa

  • @hanimuhidin2707
    @hanimuhidin2707 5 ปีที่แล้ว

    Mistakes happen in life Somali hada nahney ceeb le kafikirna lagama fikiro qofka shaqsigisa instead of helping your kids and solve the problem gabadi aye guriga kasarayan ilahey managu keno waxas inti dhibkas hesato neh ilahey haufududeyo it's never easy 😢

  • @تاللاننةىب
    @تاللاننةىب 5 ปีที่แล้ว +3

    Isma dhanto iyo dhasheed hormad wcn

  • @asiaabdiosman7735
    @asiaabdiosman7735 5 ปีที่แล้ว +9

    Kkkk wllhi qosol iguma harin 😂

  • @aishocuud6790
    @aishocuud6790 5 ปีที่แล้ว +4

    Hhhhhhhhh abwn gesi muxu indhaa utagayaaa sidi lax bilawa aragtay cml.......... 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @hiboyusuf7824
      @hiboyusuf7824 5 ปีที่แล้ว +1

      Aisho Cuud 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 walee waad ila aragtey intaan qosley

  • @maryanjibril50mashaalah83
    @maryanjibril50mashaalah83 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk big bro ey dhen guriga qarka hore aya lagala inta dbe banank digit kkk