MACAANAA MARKUU MARQAAMO By Ismadhaanto Ent

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 611

  • @5somtv
    @5somtv 5 ปีที่แล้ว +255

    Wixiijira in aan wax ka sameyno waan Ku qasbanahay wayo bulshada matalaaa (waan idin jeclahay dhamaan asbaateena alah ha idin sharfo)by abwaan geesi

  • @knginjoyao5478
    @knginjoyao5478 5 ปีที่แล้ว +213

    Wll adoo mahdsan oo qurux bdn like ii Saar 😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭💋💋💖💖👍👍👈👈

    • @dagandheman6514
      @dagandheman6514 5 ปีที่แล้ว +2

      @SHAKIR ALI Production wn ku sary wlll subcrb isaaar ane wlll

    • @bintuali632
      @bintuali632 5 ปีที่แล้ว

      Anoo foolxun banku saarey wllo

    • @yasminalinour681
      @yasminalinour681 5 ปีที่แล้ว

      Ck wiilkiis isar ku sare🙃

  • @czamedtubeec3895
    @czamedtubeec3895 5 ปีที่แล้ว +55

    mnzha allah hadii aad hooyo mcn jecel like isaar

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      Czamed Subscribe ii saar Walal

  • @yasminali74
    @yasminali74 5 ปีที่แล้ว +111

    Nin marqansan oo hadana Cunugisa wax barayo Big Bro so funny😁😁😁

    • @HassanMohamed-ds5sv
      @HassanMohamed-ds5sv 5 ปีที่แล้ว +2

      Been been ayuu kumarqaamaa bigbro kkkk🤣🤣🤣🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

    • @HassanMohamed-ds5sv
      @HassanMohamed-ds5sv 5 ปีที่แล้ว +1

      Yaasmiina tol miyaa kusoo guursaday mise anaa kuqabo kulahaa nexday soo umaacanaa markuu marqaamayay kkkkkkk🤣🤣🤣🤣

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +1

      Yasmin Ali Subscribe ii saar Walal

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +2

      @@HassanMohamed-ds5sv Subscribe ii saar Walal

    • @sayidibnusayid7881
      @sayidibnusayid7881 5 ปีที่แล้ว +1

      Kkkkkk Subscribe isaar walaaal

  • @bashka5382
    @bashka5382 5 ปีที่แล้ว +6

    WA qiso wanagsan ninka raga wa ninka walalkii garab qabto xalaad walbo kusuganyahay, ee an kufirsanin dadkana an ogashekeen. Kaafi aaad kutageera sxb ruwayaad nin dhigo ruuxi ogudhagana aya tahay. Big respect

  • @osmansorrow4725
    @osmansorrow4725 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa arin muhiim u ah bulshada in loosoo bandhigo dhabta jirto, waxaana rajeena dhalin yarteena inuu illahay ka madooweeyo geedkaas. Well done Isma dhaanto.

  • @naciimomagamed9386
    @naciimomagamed9386 5 ปีที่แล้ว +3

    Waaaaw caadi mahan big bro love 💯🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waa xaqiiqda jirta iyo dadka reera marqaankaaaa

  • @ikraaam1202
    @ikraaam1202 5 ปีที่แล้ว +49

    Wwwww yaaa nici lahaa ninkastoo muqayil ah haduu sidan ahan lahaa😂dhulba maadan dhacdeen xitaa qaadka waan idin soo ibin lahaynkkkkkk astqfrllh big pro😊🙏

  • @jamaaldolale5491
    @jamaaldolale5491 5 ปีที่แล้ว +13

    Big bro you've found a very good brother who cares your family more than his..bless!

  • @gazanproduction5096
    @gazanproduction5096 5 ปีที่แล้ว +17

    Nacala sheydan kuyal big bro 😂😂 qusl ugu dishee bal like isar

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 5 ปีที่แล้ว +4

    Waaa dhibka qaadku leeyahah wlhi. Allah nagahayo alx waligay afka maan galin,galina maayo insha Allah.

  • @soomaaliajecel3853
    @soomaaliajecel3853 5 ปีที่แล้ว +9

    Abwaan Geesi 🤣😂😂😁🤣🤣😂😂😂🤣🤣😂🤣 9:42war kan bas ayaan kehelay inte kamahelin ( Tageerayaasha Geesi) haye like
    👇👇👇

  • @alqudusofficial7951
    @alqudusofficial7951 5 ปีที่แล้ว +6

    Big bro run run muu umarqaamaa waaba fahmi la ahay

  • @xilkascabdi5712
    @xilkascabdi5712 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa waano mudan inwaxbadan lagafaaideysto waa mahadsantihiin jilayaasha shekadaan

  • @abdideeqabdi4584
    @abdideeqabdi4584 5 ปีที่แล้ว +5

    Ismadhaanto team wlhi real life kabd ka hdlysin
    I saw practical
    Hory isocda
    Kaafi Abdi
    Big pro
    Geesi
    Good job 👍👍👍

  • @fadumomohamad4226
    @fadumomohamad4226 5 ปีที่แล้ว +4

    Macaliinku ma ku tuuma kulaha big bro 😂 😂 😂 Ma xaawash baa maxa loo tuumya 😂 😂 😂 big bro afsomaliga iska sax waayo dad baa ku dawadee oo dhee Macaliinku ma ku dilaa

  • @11stars26
    @11stars26 5 ปีที่แล้ว +29

    Big bro cunigiisii u ekaa hadaa tabtay like igu qabo👍

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      11stars subscribe ii saar Walal

  • @abdirahmanmaanka3204
    @abdirahmanmaanka3204 5 ปีที่แล้ว +3

    Big pro sxb wallhi wanku aaminsanahay ee ma isoodha weene❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤

  • @zjchannel5245
    @zjchannel5245 5 ปีที่แล้ว +1

    Riwayadan waxay ka sameyeen xaqiiq jirta wlhi dhalinyarada ismadhanto hore u socda

  • @shaleeymaantakuiloow492
    @shaleeymaantakuiloow492 5 ปีที่แล้ว +27

    Inta marqaamka neceb like isaar

  • @ahmedjacbur7741
    @ahmedjacbur7741 5 ปีที่แล้ว +14

    Asxby marqaanka sharaftiina ayuu hoose udhigaa fadlan hasoo gelinin idinkuu marqaansan sabatoo ah waxaa idin ku xiran caruur oo laga yaabo in ay idinku tusaala qaataan qalad ha ii fahmina 🙏🙏🙏

    • @najuumppeqaali7103
      @najuumppeqaali7103 4 ปีที่แล้ว

      Wllhi taas aa been aheyn warun carurta aya kutusalo qadanayaa jaadka illhay hanawada cafiyo

  • @abdirahmanarale
    @abdirahmanarale 5 ปีที่แล้ว +7

    First one I love isma dhaanto

  • @mahadcabdullahi8036
    @mahadcabdullahi8036 5 ปีที่แล้ว +74

    Maqrib intay u soo dhawdahY idin salamay

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +2

      Mahad Subscribe ii saar Walal

    • @SALMAAN686
      @SALMAAN686 5 ปีที่แล้ว +2

      Wll subscribe iisaar ilaahey 222

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +1

      @@SALMAAN686 waan kuu saaray ii saar Walal

    • @abdiwelidaud669
      @abdiwelidaud669 5 ปีที่แล้ว +1

      Nagteyda america.igakentey.mardan.kulahaa.markan xirtoo.xowli.ban kusocdaa

    • @Mahamed-uk9ko
      @Mahamed-uk9ko 5 ปีที่แล้ว +1

      #koo

  • @anasaxmed5764
    @anasaxmed5764 5 ปีที่แล้ว +3

    dabeecada aqliga iyo aqoonta anaa iraacday ku lahaa hhhhhhh big bro so funny like isaar

  • @ayaancabdiayaancabdi-zu3qz
    @ayaancabdiayaancabdi-zu3qz 5 ปีที่แล้ว +4

    walahi waan jacalahay sidad filimanta u matashan aad ayad igaa qoslisan guul ayan idin rajaynaya kooxda isma dhaanto

  • @abdiwarsame6229
    @abdiwarsame6229 5 ปีที่แล้ว +5

    Big bro tuug la qabtey talo ma leh
    Qaad in xun yahay oo qudhun yahay sidaa ula soco, Ismadhaanto thanks 🙏

  • @khaliva
    @khaliva 5 ปีที่แล้ว +3

    Jugta wuu la qabsday cunigayga😂😂
    U Guys make my days always👏

  • @nimcodiamond1496
    @nimcodiamond1496 5 ปีที่แล้ว +3

    Ilaahaw nin qayil ayaan kaa magan galya ragu qaadak ha isak daayan sheekadni waxay ueegatay ninkii seedigii iyo walaashi oo isa qaba inatuu mirqaamay busatihii wag hu wanaayen ka jiiday

  • @nicmayusuf3802
    @nicmayusuf3802 5 ปีที่แล้ว +2

    Abwaan geesi isagoo maqiiqsanbuu gidaar galay waar mirqaankanaa gidaarkiibu wado kaga dhigay

  • @musxabmohamed9952
    @musxabmohamed9952 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi blhi qisadan oo kle indhaheyga ayaan ku arkay gabar aad isku fiicnhy ayaan nin jaad cuno qabay hduu jaadka heesto waa nasab hduu waayo waa qof xun gabdha waa dilaa like saar hda qoralkeyga aragtay 👍😁

  • @bbenacnac
    @bbenacnac 5 ปีที่แล้ว +15

    Team isma dhaanto ❤
    Keep going 👉
    Somali weyn❤🇸🇴
    Salama all 🙋‍♀️

    • @HassanMohamed-ds5sv
      @HassanMohamed-ds5sv 5 ปีที่แล้ว +2

      Meel kasto maiga soo horeysaa adi waaban yaabee 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 bbe nac nac

    • @ibraahimbaa2082
      @ibraahimbaa2082 5 ปีที่แล้ว +2

      😅😅😅

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +1

      @@HassanMohamed-ds5sv Subscribe ii saar Walal

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +1

      @@ibraahimbaa2082 Subscribe ii saar Walal

    • @zuhuurachannel6350
      @zuhuurachannel6350 5 ปีที่แล้ว +2

      @@KAZUUVISUALS wlky subscribe igu caawi alle dartiis

  • @ahmedgashanle8045
    @ahmedgashanle8045 5 ปีที่แล้ว +2

    Big brow Soo wad talantiga

  • @SIRUGAZ
    @SIRUGAZ 5 ปีที่แล้ว +2

    Walee waa midkii aan ugu jeclaa film kaan...love abwan geesi kugu ahay

  • @fatimacadey4563
    @fatimacadey4563 5 ปีที่แล้ว +8

    Gabadhan hadal keeda iska jeclahy sida dagananta u hadasho ma sha Allah siz Allah ku daayo 😚🧡

    • @Skpoi7
      @Skpoi7 5 ปีที่แล้ว +2

      Xiqiiq anaa kula arkay wlhi daganaan lee

    • @mohakoronto4745
      @mohakoronto4745 5 ปีที่แล้ว

      Waan argay gabadha codkiida macaan 😝😝😜😜😘

  • @ahmedaliomar9684
    @ahmedaliomar9684 5 ปีที่แล้ว +2

    Big bro siksantaa ku dhaqaa wuxuu ku xejin raby inta ila Arkty like igu sharfa plse🙂😊😍

  • @amxaar
    @amxaar 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkk sankay iga galisa kulahaa Isma dhhanto team caadi Maahan 👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿👏🏿

  • @raaxocabdi3188
    @raaxocabdi3188 5 ปีที่แล้ว +8

    Hhhh wlh big pro waa iga yaabiyay wan ku tageeraa sxb horo u soco adi iyo asxaabtada

  • @HassanMohamed-ds5sv
    @HassanMohamed-ds5sv 5 ปีที่แล้ว +4

    Waraa bigbro been lee kumarqaantaa eeboowgeey kkkk bahda isma dhaanto salaaman salaaman🙏🏼🙏🏼 haduu marqaan soo xasuusto ruwaayad luuba kaaga dhigaaa 🤣🤣🤣🤣

  • @samiirabdi9015
    @samiirabdi9015 5 ปีที่แล้ว +1

    Wad uqalantaan runtii best youtuber wlhi horey usocdo

  • @medtchtv4525
    @medtchtv4525 5 ปีที่แล้ว +1

    A fan from Mombasa I need Big Bro's dial

  • @ayaanladan3623
    @ayaanladan3623 5 ปีที่แล้ว +4

    Abwaan geesi waad iga qoslisay waxbaa nawaday kulahaa isma dhanto hormar wacan

  • @simancabdulaahiomar1918
    @simancabdulaahiomar1918 5 ปีที่แล้ว +3

    Big bro xaasid wayay wlhi marku qayilaayo loo fcnyhy marka kalena waa xasid dadka ayuu dilaa 😉😉😉😉😉😉big bro kulaha anigaba wax maso baranin😉😉😉😉😉😉big bro iyo marqaam maxaa kala heysto💪💪💪💪💪💪💪💪

  • @mussekhadar7388
    @mussekhadar7388 5 ปีที่แล้ว +1

    Wlhi zxp alle ha idin daaye si kal iyo laaban ugu qoslay ruwaayadan gaar ahaan inta geezi big bro zxp adna aadban kuu tageera

  • @dahircabdi2383
    @dahircabdi2383 5 ปีที่แล้ว +4

    Big bro run run u qayiilaaa filaa wlhi 😁😁😁

  • @MMTV-nh1jz
    @MMTV-nh1jz 5 ปีที่แล้ว +7

    Qisadan aniga iyo walashy Pey Ku socota😂😂

  • @farhaanahmedali1027
    @farhaanahmedali1027 5 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan Geesi caadi ma ahan wallahi waa imtixaan kal iyo laab Ayaan u qoslay ! 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdikanisaed
    @abdikanisaed 5 ปีที่แล้ว +4

    #6:01. Sida balooniga ugu qabty maqas hhhhh big bro legend zhp

  • @najmanaju2117
    @najmanaju2117 5 ปีที่แล้ว +10

    First person pls shout out ❤️🖤✋🏻

  • @ahmedwalalkaibrahim8342
    @ahmedwalalkaibrahim8342 5 ปีที่แล้ว +3

    big bro Wlh you made my night brother keep going 💖

  • @cabdiraxmaanmaxamadhasan4175
    @cabdiraxmaanmaxamadhasan4175 5 ปีที่แล้ว +1

    Kkk waryaa ninka jaadka rurun ayuuba u cunaa jiliin ka wayn big bro ileen muqayyil weyn waaye kkk

  • @rihannaruhii1421
    @rihannaruhii1421 5 ปีที่แล้ว +2

    😂🤣🤣🤣big bro wiilka yarsuu ulaadey hadaalayaabtey😂🤣🤣🤣 kkkk

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh abwaan geesi mirqaanka ku foolxumaaa
    Big pro waligibu qayili jiray 😂😂😂😂

  • @xaajiquusiye393
    @xaajiquusiye393 5 ปีที่แล้ว +1

    Marqaanka hadba waa shaqadii lagu qabto asxaabta taas anaa oge sidan ugu shaqeysta laga wadaa wax fahma big bro caadi maaha tolmaa kuqabo mise anaa kuqabo qaadiraa heysee halafahmo ama xaraaro kkkkkk

  • @saeedaabdi376
    @saeedaabdi376 5 ปีที่แล้ว +3

    Wlhi waa wax jira Allow nin balwad leh calaf haigu darin bisinka😏😏

  • @shekoofficial
    @shekoofficial 5 ปีที่แล้ว +25

    ismadhaanto ent inta tageerto waxaan kacod sanayaa in aad subcrebe iku caawidan allah idin caawiyo Aaqiro iyo Aduun please subcrebe

    • @shekoofficial
      @shekoofficial 5 ปีที่แล้ว

      @@xayatimediaproduction3488 haye wlll wan kusaraa

    • @shekoofficial
      @shekoofficial 5 ปีที่แล้ว

      @@xayatimediaproduction3488 45 ayan kagadhigay wll hormar wacan ayaan kurayejna wll

    • @zamzamadan6577
      @zamzamadan6577 5 ปีที่แล้ว

      Wan kusaray walal

    • @mohamedosman3368
      @mohamedosman3368 5 ปีที่แล้ว

      Waankuusaaree iisaar bro

    • @Yahyeaj
      @Yahyeaj 5 ปีที่แล้ว

      @Akram Tube Wan kusaray adna isar wll

  • @samewadechannel3909
    @samewadechannel3909 5 ปีที่แล้ว

    Run ahantii big bro cimaamadada lama heysan karo waxa jilaaga kaliya ee iga qosol siiya

  • @baashicumar4842
    @baashicumar4842 5 ปีที่แล้ว

    big bro masha allh Abe wanagsan iga dheh mar qan iga hadane isma dhanto wan idin salamy

  • @faadumomohamedxuseen3899
    @faadumomohamedxuseen3899 5 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh qosol walhi markusan marqaansanyn hhhhh ismadhaanto keep going

  • @shukriabd6552
    @shukriabd6552 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkk wulahi wa wax jiro raga qaadka cuna marke isugu tosan tahy wax ka fican maleh side u dhaqmaan omg😂😂😂😂 wa raftaYeeeeeeeey🤣🤣🤣

  • @wadani2013
    @wadani2013 5 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkk big bro meeshaan adiga Lee kala kiciyo iidle yare inaa ku soodartaana waa fcntahay

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว

      Mohamed SUBSCRIBE II SAAR WALAL

  • @xaawoabdiqadir7412
    @xaawoabdiqadir7412 5 ปีที่แล้ว +1

    Wllhi abwaan geesi wan tageraa funny waaaye hhhh waxbaa nawato kulahaa

  • @queenofthemoney4020
    @queenofthemoney4020 5 ปีที่แล้ว +1

    Big Bro cadi ayuu u marqamaya wlhi Geesi Nin iga Qosliyo waaye wlhi kaafi Aqyar ayaa thy Noladaa my Brothers keep going like taa igu cawiyaa Hee iyo subscrib plz

  • @mohamedaliahmed9028
    @mohamedaliahmed9028 5 ปีที่แล้ว +4

    Big bru wagii aan Ahlo marqaamka ahaa ayaa I soo xasuusisay 🤣🤣

  • @amishmohamed8511
    @amishmohamed8511 5 ปีที่แล้ว +1

    Walee waa lugu yaqaanaa markey marqaamaayaan inay shaqada guriga oo dhan inay kuu qabanaayaan

  • @abdiabdullahiaden1416
    @abdiabdullahiaden1416 5 ปีที่แล้ว +2

    first person to watch this clip

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +1

      Abdi Subscribe ii saar Walal

  • @mruun3542
    @mruun3542 5 ปีที่แล้ว

    Abaay Abaay Big Bro Wuu Fardi Baxaa Waxa Haraati Ka Dhacee Iyo Labaaleey

  • @umuAidha
    @umuAidha 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah walalhey hor uscda 👌👌👌👌👌👌👌👌👌

  • @SomaliSongsLyrics
    @SomaliSongsLyrics 4 ปีที่แล้ว

    Qaadka waanba uxiisay marqaankiisa wlhy miss africa

  • @mireyaretube800
    @mireyaretube800 5 ปีที่แล้ว

    Kkkkk like isr inta ila aragtey geesi inuu caadi u marqaansanyhy hadalkiisa isbadaley

  • @qahiramohamed4254
    @qahiramohamed4254 5 ปีที่แล้ว

    Mirqaan waa waali shugran ismadhaanto.

  • @manalqurux2199
    @manalqurux2199 5 ปีที่แล้ว +19

    Big bro mey deheen Kkkkkk lkn ereyga nacala maficno iskailali plz

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +1

      Leyla Subscribe Igu caawi Walal

  • @cabdullaahirooble458
    @cabdullaahirooble458 5 ปีที่แล้ว +11

    kkkkkkkkk
    kkkkkkk inta ila maqashay markoow dhahaayay dha/kuudhaqaa ineey kasoofakatay rajaweeto kkkkk LikE iisaara

    • @MullaMadar
      @MullaMadar 5 ปีที่แล้ว +1

      Anaa kula maqlay wlh way kasoo fakan rabtay😂😂😂😂😂 dhag dheeridaa masha allah hhh

  • @saamhealthchannel6634
    @saamhealthchannel6634 5 ปีที่แล้ว

    Macaana big bro marku marqaaamo keepgoing ismadhaanto

  • @ahmeddaadevlogfation781
    @ahmeddaadevlogfation781 5 ปีที่แล้ว +1

    Arin taaaan waaa arin jirta kkk jugta wuuu laqabsaday kulahaa

  • @AbdirisakAbdulkadir
    @AbdirisakAbdulkadir 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh waa arin jirta qaadku saamayn ayuu kuleeyahay bulshada

  • @kowtherdiriekowtherdiirie456
    @kowtherdiriekowtherdiirie456 5 ปีที่แล้ว +6

    Wiilka yar wu iga qosliyay marku arabiga aqrinayo big bro 😂

  • @zackibrown1870
    @zackibrown1870 5 ปีที่แล้ว

    Maanta Lug baariyow ah Ina so gataa rabaa aan saaid umaraamo bil Maha marqamin

  • @SIRUGAZ
    @SIRUGAZ 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadii aad fahanty waxa ku qoran t-shirt ka big bro..... like itaabo

    • @najeepofficial2795
      @najeepofficial2795 5 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂waa gus

    • @SIRUGAZ
      @SIRUGAZ 5 ปีที่แล้ว

      @@najeepofficial2795 kkkkkk BARBARTA MUGUD TV walee maxa wax soo aragtay

  • @xamdi9142
    @xamdi9142 5 ปีที่แล้ว

    Ala waka waka ala waka kaa jecla kaa derbiga jiraye big bro laqayilaya jeclahay war war uganda imaw hedhe ankuso dhaweye

  • @omergedi9428
    @omergedi9428 5 ปีที่แล้ว +1

    abwan geesi sankey iga galinee kulahaaa😂😂dagalkii talyanigaan galaa kuyeh wlhi waan qoslay hore usocda sxbyaaal

  • @puntlander2277
    @puntlander2277 5 ปีที่แล้ว +1

    Heeestii xalay fartuun balbalaarku ku ciyaartay baa mesha ka maqlayaan

  • @suldaan2005
    @suldaan2005 5 ปีที่แล้ว +1

    Walee marqaaanka aaa ka tan badiyya kkkkkkk

  • @wartaentertainment3991
    @wartaentertainment3991 5 ปีที่แล้ว +1

    Funaanada big bro waxa ku qoran yaa ila fahmay 😂😂😂😂😂😂

  • @khalidismail7441
    @khalidismail7441 5 ปีที่แล้ว +1

    Big bro marqaanka ku fiicneyd nio ee islanta hadad rbin ii fur anaa u bahan

  • @laylabaakaay5301
    @laylabaakaay5301 5 ปีที่แล้ว +8

    Weligey komti ma soo qori lkn mnta haa

  • @zalmiita5623
    @zalmiita5623 5 ปีที่แล้ว +10

    BiG baro inta dareensan in maanta qaad ugu horayso like igu kasbeeya.......😂

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +1

      Khaliif subscribe ii saar Walal

  • @MACQUUL_MEDIA.
    @MACQUUL_MEDIA. 5 ปีที่แล้ว +1

    ALLE DANBIGAAGA HA DHAAFE SUBSCRIBE IISARA SOOMALIDAN KU FAANO IYO FANSKA ISMA DHAANTO ENT.

  • @zizooziziano8125
    @zizooziziano8125 5 ปีที่แล้ว +2

    Team Isma dhaanto salan sare....salan kabacdi wan qaba hal codsi....Codsigas oo ah inan hal rubayad mise hal challenge an ilasameyo plz

  • @zackibrown1870
    @zackibrown1870 5 ปีที่แล้ว +2

    Big bro fananaduu qabo asagoo marqaansan buu gashtee maxa KU qoran Bal iifasira ..Inta English ka IGA badiso

  • @wardhaanmedia2579
    @wardhaanmedia2579 5 ปีที่แล้ว +5

    Tol maa kuqabo mise anaa ku qabo kulahaa😂😂😂 big bro Funny, Asxaabta Subscribe waa Lacag la'aan isaar ana waan kuu saara

  • @xariiromar2641
    @xariiromar2641 5 ปีที่แล้ว +3

    Hhhhh class four Iyo how are you? Hhhhhhhhh 😂 😂😂 😂 qof aan wax soo baran dhibkaasu leeyahay

  • @musadempelle788
    @musadempelle788 5 ปีที่แล้ว +3

    Abwan gesi sankey iga galineysaa kulaha inta fahantay🤣🤣🤣🤣

  • @akocha1048
    @akocha1048 5 ปีที่แล้ว +29

    Pig pro muqayil caadiya weeye inuu jilayo xitaa loo malayn maayo 😂
    Shot out isameeya
    #Instagram
    #Apdi_kafi_mohamed10

    • @KAZUUVISUALS
      @KAZUUVISUALS 5 ปีที่แล้ว +2

      Zalam Subscribe Igu caaawi Walal

    • @akocha1048
      @akocha1048 5 ปีที่แล้ว

      Ok pro

  • @lababaarmedia7681
    @lababaarmedia7681 5 ปีที่แล้ว +3

    Uf kan ma jaadbu cunaa tagare danbe kuma ahi aduunka nin qad cuna unacbahay, midkale majaadka xayeeysinneysan soo kii bulshada laga wacyigalinayat maha????

    • @abdiali9036
      @abdiali9036 5 ปีที่แล้ว

      Jidbo channel raga somalida dhan wey cunan

    • @nastaqaali1714
      @nastaqaali1714 5 ปีที่แล้ว

      Hhh ana sido kle wlhi

    • @abdihakimofficial5486
      @abdihakimofficial5486 5 ปีที่แล้ว

      Xoolo weeeye kuwan walal

    • @naaji334official7
      @naaji334official7 5 ปีที่แล้ว

      Waxey ka tarjumayan waxa jira ee xayesiin ma ahan walal ee ma cunoyan

    • @samiiralamiir7387
      @samiiralamiir7387 5 ปีที่แล้ว

      Calenta raqayga ama xamarta ayey cunayan waxyna iska dhigayan wax qayilaya waxoda wa bararujin un in qadka la iska dayo e rer ma gal iska dhig

  • @receba1909
    @receba1909 5 ปีที่แล้ว +3

    Big bro t shirt kaaga mxa kuqoran hhhhhhhhhhhh 😂😂😂😂😂😂 hada ilafahantahay like kuxad

  • @umuiqlaasabdi4900
    @umuiqlaasabdi4900 5 ปีที่แล้ว

    Big bro saan wallo no gale bisika yaaa nacala shedankag ku yale

  • @ruweedaruun478
    @ruweedaruun478 5 ปีที่แล้ว +2

    Kk🤣🤣🤗🤗🤣bigbarow canug kalaa niyey sinayay🤣🤣🤣🤣

  • @steventhekiller6921
    @steventhekiller6921 5 ปีที่แล้ว +2

    good talent group isma dhanto😂😂

  • @tayoqaran.1446
    @tayoqaran.1446 5 ปีที่แล้ว

    inta ila maqashay qosolka kaamaramaanka like ha igu boobaan hhhhhhh

  • @anfacofficial6034
    @anfacofficial6034 5 ปีที่แล้ว

    Keep going ismadhaanto