Markii koowaad ee uu fankiisa ka hadlo Cabdullaahi Boqol - Dhaqan Podcast.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 142

  • @maxamedcabdi7153
    @maxamedcabdi7153 10 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdullaahi Boqol codkaagu waa cajiib,runtii taariikh badan oo dhanka fanka ku saabsan oo aan isweydin jiray baa ka hadashay.
    Cumar Serbiya mahadsanid sida aad noogu soo gudbisay iyo sida aad marwalbaba aad taariikhda fanka Soomaaliyeed u aruuriso .
    Astaan howsha aad waddaan ee muhiimka ah waan idinku bogaadinayaa
    Guileeysta .

  • @MahuraanMahuraan-j5b
    @MahuraanMahuraan-j5b 10 หลายเดือนก่อน +2

    Boqol runtii waa nin aan qofnaba xaqirin wlh, qof kasta miisaankiiss ayuu siiyay Thanks Legend🙏🏼

  • @seanlion2580
    @seanlion2580 7 หลายเดือนก่อน +3

    Very humble guy! One of my all time favourite somali artist!

  • @fardowsagabeyre3094
    @fardowsagabeyre3094 8 หลายเดือนก่อน +1

    Masha alaah. Cabdulaahi boqol codkaagii waa sidiisi isma badalin. Ilahey hakuxifdiyo.

  • @moustaphatafo979
    @moustaphatafo979 10 หลายเดือนก่อน +10

    Wooow caawa uun baad keentay rageedii cabdilahi boqol. Dhaawac baygu yaaloo lafta dhabarka celisaa laba dhinac i noqotee.......❤❤❤

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 4 หลายเดือนก่อน

      Heestaas dhaawac ba iguyaal waa originaalkeda iskalaha maxamed nur girig ilahay ha u naxariiste

  • @Nadiir2024
    @Nadiir2024 10 หลายเดือนก่อน +4

    Boqol nin culus last time i saw you back in 2004 nashville tennesse USA xasuus❤❤

  • @hassannur4009
    @hassannur4009 10 หลายเดือนก่อน +4

    Ex dugsiga macalin Daahir. Waa Ku salaamay cabdullaahi.

    • @DHOOODI
      @DHOOODI 8 หลายเดือนก่อน

      Ilahey ha u naxaristo our macalin dahir
      Ciyaalki geedka ina tahay aa I shègtay big respect

  • @runkasheeg9317
    @runkasheeg9317 10 หลายเดือนก่อน +8

    Nuur Eebo Allah ha u naxariistee fanaantii soo baxay burburka kadib mid la talent ah Ma jirin ilaa hadda luuqdiisa lama keeni karo

    • @AAA-vt2vn
      @AAA-vt2vn 10 หลายเดือนก่อน +3

      Absolutely Nuur eebo yaaallah yarahma cod haleesi lama reer Toronto we never forget

  • @DIGAALEMUSIC
    @DIGAALEMUSIC 10 หลายเดือนก่อน +2

    Talentigii oo qof ah ninkani caadi maaha

  • @4646hadhac
    @4646hadhac 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdilaahi boqol iyo cabdiqadir jubba waa labada fanaan ee aan taageero weeye
    Fankooda waan jecelahay
    Alle hadaaye ❤❤❤❤❤❤

    • @mohameddayib2894
      @mohameddayib2894 4 หลายเดือนก่อน

      Cabdiqadir juba iyo cabdilahi boqol in ad isgarabdhigto waa nasiibdaro.cabdullahi boqol waa fanaan fican laakin cabdiqadir juba nagaadhayo oo waa cir iyo dhul ayay kalayihin

  • @AliAli-tb9mm
    @AliAli-tb9mm 10 หลายเดือนก่อน +2

    Sharaf iyo Karaama nin culus Boqol wardhiigleey ❤

  • @Mohamedmobilestore
    @Mohamedmobilestore 10 หลายเดือนก่อน +3

    Axa ax ax abdullahi hoqol 2002 albumkii warmoog waxaan ku xasuustaa jacaylkeyga hore fartuun 24 hours ayaan dhageysan jiray youtube iyo Facebook ma jirin.gaalada golden days bey dhahaan maalmihii dahabiga ahaa waaaw.ala xasuus badanaa

  • @WacaneYare
    @WacaneYare 10 หลายเดือนก่อน

    Caawa uun baad legend keenten sxb waliba astaan TV waaxaan ka codsanayna in heesihii hore laga Soo duubow Abdullah boqol waa taageernaa ninkan warmoogay naftay day

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 10 หลายเดือนก่อน +2

    woww cumar iyo Boqolba ❤

  • @kg6987
    @kg6987 10 หลายเดือนก่อน +5

    Abdi boqol albumkisii 2002 baan dhageysan jiray xasuus

  • @RadioQaraami
    @RadioQaraami 10 หลายเดือนก่อน

    Boqol iyo NUUR EEBO laba halyey oo taariikhda fanka dhexe ku suntay alle yarxama Ustaad NUUR.

  • @abdullahihurre9843
    @abdullahihurre9843 10 หลายเดือนก่อน

    absolutely more koonfur lee nagulama meereysatay... Salaan samigay Abdullahi Boqor horey usoco more more and more...

  • @maxamedcabdulahicumar9231
    @maxamedcabdulahicumar9231 10 หลายเดือนก่อน +2

    The legend abdullahi boqol war Ninkan p2 nooga soo diyariya 😎

  • @AhmedAhmed-tx6dj
    @AhmedAhmed-tx6dj 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waa runtii Cabdi-janan ayaa N America kala kiciyey horaantii 90’s kii.

  • @abdifitahhego
    @abdifitahhego 10 หลายเดือนก่อน

    Dhawac beygu yaaloo
    dhaqdhaqaaqi waayoo
    Labta dhabarka Celina
    Laba dhigan inoqotay heestii iigu horeysay oo abdullahi boqol qaado oo dhegeystay ❤inkastoo oo isagu lehen

  • @atkarofficial
    @atkarofficial 10 หลายเดือนก่อน +5

    Hadii aad muhiim u aragtid waxan so gudbiyo plz
    i taageer pin isar📌 🙏🥰

  • @hassaanaden4480
    @hassaanaden4480 10 หลายเดือนก่อน +2

    Legend kaan inaad soo qabato waan jeclaaye wlahi boqol waanku taageraa libaaxoow wali dhalimyaraa tahaye 50 ma u dhawidee sxb niyada dhiso fans ka ha niya jabinin tanakle 2024 hees waddani ah o badda ka hadleeyso inogu dhufo

    • @oulianovoulianov531
      @oulianovoulianov531 10 หลายเดือนก่อน

      Anigu waan yaabay Marku yiidhi hadaalka

  • @mohamedqadarcadde7445
    @mohamedqadarcadde7445 10 หลายเดือนก่อน +3

    Boqol ciyaaal wardhigley salaan sare
    Geeed jacel 🔥

  • @ibrahimabdulle8206
    @ibrahimabdulle8206 10 หลายเดือนก่อน +2

    Qiyaastii
    1- Shimaali age 67
    2-Jubba age 64
    3- Sulfa age 68-70
    4-Sharaabi age 66
    5-Gery age 75
    6-Jey age 65
    7-Boqol** age 55

    • @AbdullahiAbdulle-lq1vt
      @AbdullahiAbdulle-lq1vt 10 หลายเดือนก่อน

      Hhhhv. Wax. Waaalan. 10. Iyo. Aan ka yarahay. Waxaa sheegeyso

    • @abdikanikhalif6381
      @abdikanikhalif6381 10 หลายเดือนก่อน

      Ma adaa hooyooyinkood ka dhaliyay

    • @fardowsagabeyre3094
      @fardowsagabeyre3094 8 หลายเดือนก่อน

      Boqol is 48 anaa aqaan

  • @padronedelmare1307
    @padronedelmare1307 10 หลายเดือนก่อน +1

    Boqol fannaantii dhexe waa legend weyn.

  • @shairmungani7833
    @shairmungani7833 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdulaahi Boqol waa mid ka mid ah fanaaniinta far ku tiriska ah oo qurbaha taariiq faneed qimo leh ku lahaa 🇸🇴🇨🇦

  • @aymanMoha6
    @aymanMoha6 10 หลายเดือนก่อน +2

    Boqol heesahan badankooda isagaan ku baranay siiba warmoog aan aad uga helo codkiisuna waa cajiib 🥰

    • @abshirpepe4130
      @abshirpepe4130 10 หลายเดือนก่อน

      Haa , been ma sheegin

    • @abdirahmanadami8870
      @abdirahmanadami8870 10 หลายเดือนก่อน

      Aad iyo aad album warmoog habeen dhoweyd ayaaban dhegaysanayey

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 10 หลายเดือนก่อน +1

    1999 baan album kiisa ah oo markaas soo baxay ku dhageestay Xaafada Albarako ee magaalada muqdisho

  • @abdifitahhego
    @abdifitahhego 10 หลายเดือนก่อน +1

    A legend abdullahi boqol❤

  • @tayasirabdiomar9633
    @tayasirabdiomar9633 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wow ❤
    Allah Yaa Cisak Legends 😊

  • @luulwarsame87
    @luulwarsame87 10 หลายเดือนก่อน +1

    Wanku salamaya walal key qaaliya Cabdulaahi boqol dariski xalasha haa MashaAlaah geed jacayl Wardhigley waqti hore waxa igu kaa dambaysay 1991 ilahay haku xifdiyo ilahay haunaxristo walalo MashaAlaah

    • @cabdisamadcali3440
      @cabdisamadcali3440 5 หลายเดือนก่อน

      1991 𝐖𝐚𝐤𝐡𝐭𝐢𝐢 𝐀𝐚𝐧 𝐃𝐡𝐚𝐬𝐡𝐚𝐲

  • @143-k1d
    @143-k1d 10 หลายเดือนก่อน

    Abdulahi Abdule Kabad Boqol Nin Culus Allaha Ku Xafido Walaalkee

  • @barremahadhasan8582
    @barremahadhasan8582 3 หลายเดือนก่อน

    Waa qofka kaliya ee aan taageero abdilahi boqol

  • @maliyahussein6709
    @maliyahussein6709 10 หลายเดือนก่อน +3

    50 iyo 40 inta u dhaxaysa kulahaa!! 1990 ayuu xaflad nooga heesayay oo uu nin wayn ahaa. Subxaana laah

    • @deeqoadan8424
      @deeqoadan8424 10 หลายเดือนก่อน

      Benadryl kashegtay boqol markas inta u la eka wa layaqan

    • @luulwarsame87
      @luulwarsame87 10 หลายเดือนก่อน

      Warunti nin wayn maha 1990 mausan heesayn Somali ya ayu jogay anaga daris ahayn 50 xita wali mausan garin sida xaqiqda dadki reer Wardhigley way is yaqanan

    • @fardowsagabeyre3094
      @fardowsagabeyre3094 8 หลายเดือนก่อน +1

      That is true. Boqol anaga daris ahay 1990 dugsi uu dhiganaayay. Shiiq Daahir

  • @geeljireofficial9173
    @geeljireofficial9173 10 หลายเดือนก่อน

    Nin culus boqol allaha ku xafido aduun iyo aakhiraba walaalkay waagaan yareenbaan ku raaxaysan jirnay codkaaga macan waxaan nahay dad is ku fac,ah ama isku jiil,ah

  • @abdirizakcumar1272
    @abdirizakcumar1272 10 หลายเดือนก่อน +1

    Waa fanaan aad u cod maan oo shakhsiyad wanaagsan.

  • @KutubeyMalak
    @KutubeyMalak 7 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahow u naxariso nurudaad maxamud warasane nurdad ebe

  • @AbdallahMohamedabdallah-zj1jc
    @AbdallahMohamedabdallah-zj1jc 10 หลายเดือนก่อน

    Magnifique cabdullaahi boqol

  • @nuradinmohamed5662
    @nuradinmohamed5662 6 หลายเดือนก่อน

    Boqor Toronto wada joognay markii iigu horaysay maqaayada liito ku arki jiray boqol waan kusalaamayaa

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 10 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤legend Cabdullaahi boqol

  • @caaqilyare2647
    @caaqilyare2647 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abdullahi boqol legend😊

  • @ilyasahmed8268
    @ilyasahmed8268 7 หลายเดือนก่อน

    Bashiir jenyo

  • @hasanbaylechannelofficial3413
    @hasanbaylechannelofficial3413 10 หลายเดือนก่อน

    Pls part 2

  • @Minnesota416
    @Minnesota416 10 หลายเดือนก่อน

    Adeekeey A/hi boqol waa ku salaamay

  • @hamseibrahimali1154
    @hamseibrahimali1154 10 หลายเดือนก่อน

    Abdilahi Boqol waa dhalinyaradii fanka 90s kii kiciyay markii Somalida fankeedu burburay. Heeso badana dib buu u soo cusboonoon siiyay.

  • @ismailmoalim2159
    @ismailmoalim2159 10 หลายเดือนก่อน

    Weldone Astaan

  • @abdirahmanceerigabo
    @abdirahmanceerigabo 10 หลายเดือนก่อน +1

    Abdulahi boqol waxan wada joognay Minneapolis Minnesota aadban ku salamaya boqole

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 10 หลายเดือนก่อน +1

    Album nada ugu badan ee la duubay sanadihii 90 kii ilaa iyo 2006 dii waxaa duubay Cabdisalan Jiimy iyo Cantar Naaji

  • @abdinasirhassan8352
    @abdinasirhassan8352 10 หลายเดือนก่อน

    Woow inaba caadi maaha cumrow sxb nin culus baad soo qabatay
    🙏

  • @zupermax3710
    @zupermax3710 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdilahi boqol legend ❤❤

  • @BellaBigDeal
    @BellaBigDeal 10 หลายเดือนก่อน +4

    canadian legend

    • @nuur3272
      @nuur3272 3 หลายเดือนก่อน

      Waar Kani fanaan maahee waa canjilaa..sheeko kale ma haysaa

  • @dooyow3328
    @dooyow3328 10 หลายเดือนก่อน

    Omar Yare waa fanaan iyo music gliste

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdullahi boqol waa legeng

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 10 หลายเดือนก่อน +3

    Cabdulaahi Boqol Waxaan ku arkay markii koowaad Magaalada Dhuusamreeb wallow aan anoo yar oo miyiga jooga dhagaysan jiray!!
    Haddana Mar kale ayaan Xamar isku aragnay, Alle Cimri dheer ha siiyo waaba nin iska faraxsan mar walba ❤🇸🇴👏

  • @JaamacyuusufFaarax
    @JaamacyuusufFaarax 10 หลายเดือนก่อน

    Hi Marshall Allan waxan uhaystay ninyar oo waxa badan hayin waa cajaab waxan kamaqlay tariiq badan waad mahadsantahin cumar Serbiya iyo fanaankuba alive alive indeed

  • @laadarlaadar6814
    @laadarlaadar6814 10 หลายเดือนก่อน

    Legend boqol ❤ from TDOT

  • @farmaajoanigagardadiyey
    @farmaajoanigagardadiyey 10 หลายเดือนก่อน +1

    Albumkii warmoog baan ku raaxaysan jirey 2003

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 10 หลายเดือนก่อน +1

    Nin hibo faneed Lehna weeyan heer sare astaan.

  • @yaxyeyare1233
    @yaxyeyare1233 10 หลายเดือนก่อน +1

    Astaan tv. Waa in la taageero sababto ah shaqaalaheeda ikhtiyaar bay u leedahay ciday doontana way shaqa galin karta ciday doontana way eryaysa marka in lagu colaadiyo maamulka ay maamulanays9 sharkadeeda waa khalad. Astana tv iga so gar vaxa aniga. Magacaygu waa. Yahye. O ku magac dheer batalaale

  • @xaajisaam2368
    @xaajisaam2368 10 หลายเดือนก่อน

    Legend weyn baad soo qabateen bahda astaan waa fanaan aad u cod macaan cimriga iyo caqliga allaha ubarakeeyo

  • @hamseibrahimali1154
    @hamseibrahimali1154 10 หลายเดือนก่อน +2

    Waxay ahayd inaad waydiiso heesta Cadar ee uu soo cusboonoon siiyay lkn hore u qaaday Abdinasir macalin.
    La calmadaa waxaa tahay

  • @najiibjama9728
    @najiibjama9728 10 หลายเดือนก่อน

    please waxaad iisheegtaan muusiga furashadda barnaamijka lagu furay.

  • @abukarahmed939
    @abukarahmed939 10 หลายเดือนก่อน +1

    Legend hadad maqasho wa kanaaaa

  • @fahadahmed5068
    @fahadahmed5068 10 หลายเดือนก่อน +1

    Omar yare iyo miraale ha iloobin

  • @KutubeyMalak
    @KutubeyMalak 5 หลายเดือนก่อน

    ilahoiw u naxariso nuur daada

  • @hasanbaylechannelofficial3413
    @hasanbaylechannelofficial3413 10 หลายเดือนก่อน

    War new fanaankan inoo waydii heestiii adigaa isitee sacdayay meesha laga heli karo plse

  • @kibmussa
    @kibmussa 10 หลายเดือนก่อน

    Subxnlaah ninkan iyo sxb kii nuur eebo AHUn lbdba iyga heesaha somaliga ijeclisyey ilma ahayn inan dhagesan lha imika iyguba dhegysta

  • @NuurdiinNuur-m8t
    @NuurdiinNuur-m8t 2 หลายเดือนก่อน

    Lajan haduu jiro baqol libaax

  • @hassanaden4930
    @hassanaden4930 10 หลายเดือนก่อน +1

    Cbadulaahi boqol waa fanaan😂😂❤❤

  • @nasraosman7686
    @nasraosman7686 10 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allah cabdullahi boqol xod alle waa kuu dhameeyay

  • @moafku-xoogle8376
    @moafku-xoogle8376 10 หลายเดือนก่อน

    Wlhy ninkan caawa iigu horraysa maqalkiisa

  • @MahuraanMahuraan-j5b
    @MahuraanMahuraan-j5b 10 หลายเดือนก่อน +1

    Aad baan u raadin jiray qof un yaqaana Nuur Eebo AUN, aad baan ugu farxay runtii. Rabi kaa xure jahanama.

  • @garaadal-asad
    @garaadal-asad 10 หลายเดือนก่อน

    Haaaaaaaaaa dhabarka Iyo laabtiyo dhinacaaa wadnahabaad dhamac kulul kubeeertoo dhaawac baan qabaayo dhaqdhaqaaqi waayoo lafta dhabarka celisaa laba dhinac inoqotee. Subxaanaka man khalaqa ilaahay hakugu janneeyo sidaad fanka Ugu hagar baxday.

  • @mohamudalbashiir4333
    @mohamudalbashiir4333 10 หลายเดือนก่อน

    Dhagaysiga ayu ku fiican yhy boqol wareeraysiga ka yareee omar szb

  • @Mohamedbare-y5t
    @Mohamedbare-y5t 2 หลายเดือนก่อน

    Fanka somalida wixii ka soo bilowday 1980 wixii ka dambeeyey abdulqadi maclin juba fanaan la mida inuu soomaray ma umalaynaayo lkn boqol fikirkiisuu leeyahay

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdi janan ninkii fanka soo nooleeyey ayuu ahaa 90 meeyadii

  • @alisaladahmedomar4459
    @alisaladahmedomar4459 10 หลายเดือนก่อน

    Heestaas Dadka hayska waynayn mxaaad laxan saaran cajiiba.
    Nin reer jabuuti ah baa qaaaday lkn dadku maxamed mooge ku barteen .
    Bari baan sooo tumayaa kaban💯🎻 Snapchatka ii shidane

  • @AliMohamed-wb1ei
    @AliMohamed-wb1ei 10 หลายเดือนก่อน

    Heesta shamis ninka tumay music waa yaqaan waxaa u malayn jiray cabdisalam jimmy inuu tumay ayaa u malayn jiray

  • @NajiibCiise-e6f
    @NajiibCiise-e6f 10 หลายเดือนก่อน

    Ninkani waa hiboole,cod luxdan oo cajiib ah leh.

  • @maxamedfowzi3720
    @maxamedfowzi3720 10 หลายเดือนก่อน +2

    Heesihii hindiga iyagoo madaxa loo raarcinaayo aad loo jicelyahay, ayey cabdullaahi iyo nuur eebow, kaskey, king khaalid, cabdi xakiin ciise geedi fara yare, lafoole, Cali ukun, cabdinuur saalax jees, inta aan ilaawe kudar, waadadkii fanka soomaaliga na jecleesiiye,

    • @regularwarya
      @regularwarya 6 หลายเดือนก่อน

      Cabdi Janan, Khaliiji iyo Mahad Yare ayaad ka tagtay...Shegow band Obbaa hilowlow boggy beerkay duleela .....Canada, Denmarka iyi Jidda ayaa ahaa Xarumaha Fanka.

  • @ismailshire539
    @ismailshire539 3 หลายเดือนก่อน

    Boqol waaw cod hibo ah

  • @yusraYaasir-n7r
    @yusraYaasir-n7r 3 หลายเดือนก่อน

    Dad hada heesaha qaada hal qofo boqol cod ku soo gaara ma jiro

  • @saidhussein-w3g
    @saidhussein-w3g 10 หลายเดือนก่อน

    cabdulaahi yow fankana waa ka dib dhacdayow profession kale na ma aadan hayn waa lagu yaqaan canada na waa kula joognay ee marmarsiyaha jooji beertaa gashay lkn still you have chance noloshaada wax ka badal

    • @abdikanikhalif6381
      @abdikanikhalif6381 10 หลายเดือนก่อน

      Dadka ceebahooda lama raac raaco

    • @ismailshire539
      @ismailshire539 3 หลายเดือนก่อน

      Dulmilow dadka ka xishoo

  • @Abdisalan22
    @Abdisalan22 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdilaahi fanaanitad amaantay mid waqooyi kasoo jeeda kuma jiro Malaga yaaba inay cuqdad ku hayso Canada wad ogtahay reer waqooyi siday ku hayn jireen

    • @AhmedMohamed-tn5yg
      @AhmedMohamed-tn5yg 10 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan Dee play back generation

    • @shafihussein4433
      @shafihussein4433 10 หลายเดือนก่อน

      Sxb Reer waqooyiga ayuu arinkaas kabartay ayaga ayaa iyaga kaliya is amaani jiray oo aan cid kaleba Soo hadal qaadin, take it easy

    • @Aziiza_A
      @Aziiza_A 10 หลายเดือนก่อน

      @@shafihussein4433
      😂😂😂😂😂😂

  • @abde5471
    @abde5471 10 หลายเดือนก่อน

    Abdulaahi mohamud Abdulle

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 10 หลายเดือนก่อน

    Boqol Muqdisho miyuu joogaa

  • @mohamedbashirmuse9995
    @mohamedbashirmuse9995 10 หลายเดือนก่อน +1

    1992 Buu Canada Galay Kaso Qaad 20 jir Plus 32 Years 52 Isna Wuxu lee yahay 45 been badana qofku

    • @saidhussein-w3g
      @saidhussein-w3g 10 หลายเดือนก่อน

      i would say 55 years old

    • @Abdisalan22
      @Abdisalan22 10 หลายเดือนก่อน

      Wa waxan ka fikrayay ninkan mayara

    • @Mohamedmobilestore
      @Mohamedmobilestore 10 หลายเดือนก่อน

      Ninkaan abdullahi boqol 60 Sano kama yaro

    • @Mohamedmobilestore
      @Mohamedmobilestore 10 หลายเดือนก่อน

      Boqol nin yar ma aha lakiin soomalida age ka ma jeclo been bry ka sheegaab dadooda.

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 10 หลายเดือนก่อน

    Dee boqolka laguu sheegayo ayuu jiraan?😂😂😂😂😂

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 10 หลายเดือนก่อน

    Cumar yare ayaa jiray

    • @Mohap2188
      @Mohap2188 10 หลายเดือนก่อน

      Wu hilmaamay

  • @waalidadeec2752
    @waalidadeec2752 10 หลายเดือนก่อน

    Cabdillahi aad baan u dhegeysan jiray heesihii, balse dhan buu u janjeedhaa oo fannaantii reer koonfur ka ahaa uun buu noo buubuuniyay.😂

  • @axmedcabdi1680
    @axmedcabdi1680 10 หลายเดือนก่อน

    Boqol fanaan qaaliya waqtigiisii sooqatay

  • @nuur3272
    @nuur3272 3 หลายเดือนก่อน

    Burcad faneed fanaan laguma sheego. Heeso rag leeyahay ayuu meesha la soo fadhiisanayaa
    ..what a shame.

  • @OmarAli-ip5hr
    @OmarAli-ip5hr 10 หลายเดือนก่อน

    ceyr xamar ku dhashay ma arkin boqol ma fanaanbaa mise heeso copy qaada

  • @ilyasahmed8268
    @ilyasahmed8268 7 หลายเดือนก่อน

    Knaan

  • @EGsulub
    @EGsulub 10 หลายเดือนก่อน

    2024

  • @ismailalihasan9519
    @ismailalihasan9519 10 หลายเดือนก่อน +1

    Cabdi tahliil warsame lama geli karo heesihiisa

  • @aayatulaah4821
    @aayatulaah4821 10 หลายเดือนก่อน

    War ninkaan heestii cumar nuur wuu keenay

  • @nasibuundomedia6957
    @nasibuundomedia6957 10 หลายเดือนก่อน

    Nuur Eebow waxaa la ogaa inuu 3 sano ka hor dhimashadiisaa cudurka ku dhacay dhaqaatiirta ayaa u sheegtay

  • @AliciaNeal-r3b
    @AliciaNeal-r3b 4 หลายเดือนก่อน

    Martinez Steven Perez Sharon Perez Sandra

  • @hassannur4009
    @hassannur4009 10 หลายเดือนก่อน

    Keynaan waad hilmaantay ex dugsiga macalin Dahir.