Jamac Shabeel wuxu istahila somaali o dhan in u madaxweyne u noqda wa aqoon yahan Geesi ah dad wax magarata o jahilin ah aya Allah wax ugu daray wax ay fahmayan iyo wax laga dhadhicin kara aysan jirin war kudaba fayla Shabeelka Darajada iyo Garashada Allah bixiye subxanallah
Idoor cidii runta u sheegta ba sidasay u cunayan. Hada kuwan wareysanaya Jamaac Shabel baa aqli dhaama😂 Wuxuu yidhi nin aad col tihin kuma caayin , waa hadal xigmad le .Macnaha nin aad col yihiin cay wax kawayn baa ini dhax maray maxaad caydiisa ka raadin
Ninkaani runta kama gabbado, dadka caadifadduna kama helaan, waxaanse filayaa marka Soomaalida miyirkeedu u soo noqdo in ay ku hal-qabsan doonaan, oo oran doonaan wallee qodobkaas Jaamac Shabeel wuu ku saxnaa. ILAAHAY SOOMAALIDA CAQLIGOODA HA U SOO CESHO.
Somalia 🇸🇴 waxaa ku fiicaa jaamac shabeel oo president looga dhigo waa nin daacad ah aniga jaamac ma aqaan laakiin sida uu wax u falaqeeyo ayaan soo dhawaynayaa
war somaliland sidani lagu sii ahaani maayo cadawada intaa leeg wixii Arab ku dhacay iyo odoyaashi dhaqanka iskadaa in issaq isku gargaare hadii sidi ina khalif cadowga loo markhati furayo waa mid subxaano leh ❤❤❤❤❤❤
war sidani si mayee hadii madaxtoyadii loo haneyay ma dhikilahay na haysani !!!!! war miyaa la waayay nin raga oo runta u sheega !!! war dee cadaawad nagu xukumi mayssaan rabi sali callee ballo Garxasaney ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤?
He is a very brave and intelligent politician man. Jamacow, we greet you from Jubbaland State of Somalia 🇸🇴 🫡. The truth wins over the falsehood always 👏 👍
Jamac Shabeel waa nin Cid walba runta u sheegin Kara. Isaaqu iyo Daroodkaba runtuu I sheegaa haday wax maqlayaan lkn waa ninka kaliyoo umaddan Kala yaaceysa war Kala jooga Ku haya.
للهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
Asc anigu waxaan ku talin lahaa Somaliyey Jama Shabeel waa Tala Qabeen Dhab ah.ee Rag is a isagoo kale ah oo Somali ah ha lagu soo daro,si loo helo Somaliya Nabadaynteeda.
KANI UU WAALAN YAHAY MAXAA LAGA WARAYSANAYAA BERKADII DHANAANKA AYUU SOO MARAY MIYAAN LA HELIN ISAGOO CAADIYA WAAR MASAAJIDKA GAL DHEH WASIIRKAAGA WASE ISAAQ WAX WAY ISKA CELINATAAN WELIGOODNA DAAROOD WAANU KA ADKAYN TUUG CARABKAA KU BALAADHAY❤❤❤❤
Madaxweyne Cabdiraxaan kuwo badan oo wax ka xumaynayay oo meelo kale looga heesayay Magaca Garxajis iyo marada cas uu ku dhuumanayay ,Ayaa soo daadku soo tuuri doonaa ,Rag baa sadex dal ka mushahar qaadanayay filimkana ku matalayay Garxais , Waa la soo hoobanayaa yaan la dag dagin ,madaxweynaha na ha garab joogsado,
ISAAQLAND RUNTA AA DHIBEYSO JAMAC SHABEELNA WAA RUN SHEEEG ISAAQLAND DAdka Beenta badan ayey jeceyl yihiin waayo ilmaha ey.dheleen 1990 wixiii ka Danbeyay ayey been u sheegaan sidii Sac ali warabe oo kale
Jamac shabeel waa Maskaxda kali ah ee reer sheekh isaxaaq ka nool runta ayuuu sheega ❤
😂 Maa Kan qaylay
Well said!
Jaamac shabeel runtii kahadla qofkii wax kaqadaya ha uyimado
Jamaac shabeel waa nin rag ah .
WAA SIKHRAAN KOLBA CIDI KU SHUBATO
Jamac Shabeel wuxu istahila somaali o dhan in u madaxweyne u noqda wa aqoon yahan Geesi ah dad wax magarata o jahilin ah aya Allah wax ugu daray wax ay fahmayan iyo wax laga dhadhicin kara aysan jirin war kudaba fayla Shabeelka Darajada iyo Garashada Allah bixiye subxanallah
Idoor cidii runta u sheegta ba sidasay u cunayan. Hada kuwan wareysanaya Jamaac Shabel baa aqli dhaama😂
Wuxuu yidhi nin aad col tihin kuma caayin , waa hadal xigmad le .Macnaha nin aad col yihiin cay wax kawayn baa ini dhax maray maxaad caydiisa ka raadin
Xarod daboqoyanow ma waxad rabtaa tuulada lascanod xukumi maysid lkn dhul isaq nan xukumaya sidaas bana sax ah ileen faqah maba xishoto dhagan wxn ahayna kuma miirsato
SAKHTAANKAN WAXA KA WAALAN KAN WAREYSANAYA. MAANTANA SULDAANKII GUUD EE HABAR YONIS BUU KA SOO QAADEY ODEY ISKA HADLEY.
@@MohamedAli-nm8oe waar xishoo
Naa iska amus waa geesi idoor ❤❤❤❤❤ ilahayna ka baqaya ❤ darood haduu hargaysa qabsado iyo burco 😂
Jamac shabeel iyo reerkiisa uun bay darood badbaadinayaa ogaada idoor maxaa yelay waa run sheeg ❤ waxuu yiri dagaalka laascanood waa dulmi buu yiri
Kadib goojacade idoor 5000 kaga dhimatay Wuuna ka hadlay 8/25/23 😂
Jaamac oo soomaali oo dhan midee
Siyaasaday xaal qaado hadii aad leedahiin waa siyaasi in dhawed xaguu ka dhacay xadka ma hooyadaba leh
Waa hoog iyo ayaandaro hadii kanafla mooday
@@leylaa3666 walayalow mel Walbe waad oyeeysan un
Hadana wax iskama dhicisan
Runtaana ma ogolidin nolashyda dunida imaadaye ooyin umbaad wadaan... Ma xanuunka dhimirka idinhaya dee
Muuse 😂 miyanu siyasi xagiina ka ahayn 😂😂😂 Jamac wa nin dhan
Asc jaamac shabeel waad salaamantahay ❤قلل الحق ولو مرا❤
Noloow weligaa siyaasi jaamc shabeel run sheeg
Nin waxgarad ah weeye ninkaan ❤
Jaamac waa ninka ugu caqliga badan Iidoor. Waxaa ku idlaaday xigmad, garasho iyo xaq-soornimo. Ninkan ayey aheyd inay hogaamiye u doortaan Iidoor.
Adeer shabeel WA run sheeg. I wish Somalia could get just 10 like him. Barakallah
JAAMAC SHABEEL WAA GEESI GEESI DHALEY❤
Waa saqraan jidxun ah. Duli Alle ku bad
Ninkan caqli soomaalida ka fog buu leeyahay waa hogaan sax ah❤❤❤❤❤❤
Ninkaani runta kama gabbado, dadka caadifadduna kama helaan, waxaanse filayaa marka Soomaalida miyirkeedu u soo noqdo in ay ku hal-qabsan doonaan, oo oran doonaan wallee qodobkaas Jaamac Shabeel wuu ku saxnaa.
ILAAHAY SOOMAALIDA CAQLIGOODA HA U SOO CESHO.
SOMALIDU WAXAY UBAAHANTAHAY JAMAC SHABEELO BADAN OO NINKAAN OOKALE AH, TOLLOOW IYO REER HEBELNA AAN KU SHAQEYSAN, CADIIFADNA KUJIRIN. REERKIISANA RUNTA USHEEGA
Somalia 🇸🇴 waxaa ku fiicaa jaamac shabeel oo president looga dhigo waa nin daacad ah aniga jaamac ma aqaan laakiin sida uu wax u falaqeeyo ayaan soo dhawaynayaa
Mashaa Allaah Ilaahay I uuntaye sidaada markaan uhadlay baan arkay maqaalkaagan. Huuno Hilib waa nin waayey iyo ninuu kalusho....😢😢😢
Iasaaqow ilaahey marka lagabaqo hadeynu isaaq nahay jamac shabeelbaa xaqiiqo inogudhow war anigu wakugu racsanahay inad tolkeen marwalba saxdo❤❤❤❤❤
Ma isaaq baad iska dhigaysaa
Alu shabeel waa faqash, kabaqada oo u shaqeeye huwanta, in ladilo weeye engaged xun
war somaliland sidani lagu sii ahaani maayo cadawada intaa leeg wixii Arab ku dhacay iyo odoyaashi dhaqanka iskadaa in issaq isku gargaare hadii sidi ina khalif cadowga loo markhati furayo waa mid subxaano leh ❤❤❤❤❤❤
Ilmo muse qalalaasaha iyo duminta somaliland iyo go’odoomintooda ayaad usoo kaba xidhateene dacawaley dawlad bay ka tirsan tahay somaliland maaha waxbaro wll aqoontada kaasho
@@MohamedAli-tr1ue WAR MUSE WAA NIN ISSAQ AH DAMEERAHAYAGUBA ISMA FULAAN EE CALAN IYO DAL AYAA NAGA DHEXEEYA IYO QOWL ANU U DHARANAY INAAN UMADA IYO CIDDAYADA DACAD IGU SHAQAYNO PERIOD MUSENA BERIBU MADAX AHAA MAANTA WAA SHICIB AMAANKISANA XIL IGAMA SAARNA ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤FROM SAYLAC BESHA CISE WAYNE BALADKA XADDARA QADIMIGA IYO ILBAXNIMADA SOMALILAND
war sidani si mayee hadii madaxtoyadii loo haneyay ma dhikilahay na haysani !!!!! war miyaa la waayay nin raga oo runta u sheega !!! war dee cadaawad nagu xukumi mayssaan rabi sali callee ballo Garxasaney ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤?
Dhulmad baa caqliga loogu daray Arab dhammaantii. Waa gabaygii Faarax Nuur.
Masha allah Aqoonyahan Jaamac shabeel Geesi Runsheeg ah oo hadiyo jeer nabada ka shaqeeya❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kan baa kuu.ah aqoon yahan alle ha kuu naxariisto
He is a very brave and intelligent politician man. Jamacow, we greet you from Jubbaland State of Somalia 🇸🇴 🫡. The truth wins over the falsehood always 👏 👍
Most honest northern man
That's true very well said❤🎉
Ala niyahow ninkan caqli badnaa ilahow kubarakee
Mashaa Allaah
MashaaAllah. I wish Somalia had 10 such persons.
Kkkk alha faqash tu celi xumaa war nin wax jira ma aha wax ba jaku farxin
🤲
Jaamac Allaha daayo. Ahlu xikam wal caqal weyaan. Nabad Nabad Nabad Somaliyey melkaste aad joogtaan
Maasha Allah Jaamac Shabeel Waar Nabad Ha Lagu Dhameeyo.
Nabad maxaya kaguurba layidhi dadka h.awal iyo Arab ee meesha dagane
Dee haka guuraan dhulka malaha iyagaaba ku lahaa waad idinka degney dhulkiinii gardaradu ma wanaagsana
KAALINTA BIYAHA KULUL AYU SOO MARAY MAXA LAGA WARAYSTAA
Kkkk
Kani wa sakhran
Kayidhi waa sakhraan waa argigixiso alshabaab iyo munaa fiqiin😂😅
Wixii sixun ufara ayaa sarkhaan ah
jaamac shabeel waa ninka soo maalilan ugu caqlibadan oo run law ah 100 bolnin oo sidiisa xaqa ugahadla haday kujiri lahayd xitaa soomali wayn wayka keeni lahayd citiraafka ay ka habaabeen wadadii laguheli lahaa wadada citiraafkuna wuxuu kalajiraa soomaalida kale ee walaalahod ah maraykan iyo ingiriis iyo itoobiya midna lamajirto aqoonsigu
Shabeel waa Gob Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa haxifdiyo fiddaarayn. Waxaan Hubaa haduu Madaxweyne kanoqon lahaa Soomaaliya inaynu Liibaani lahayn Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa idankii. Waxuu kamid yahay Shabeel ree Waqooyiga yar ee 🎤 🎙 haysta ee Daacadda ah. 💖
Beentii suuqa gashay miyaad rabtay inuu kugu taageero xasuuq kama dhicin dawacalay
Arab lama layan buu yidhi waa beentaa waa la xasuuqay jaamac waa nin waalan
Walahay wan yaabanahay siduu wuxu usheego udhacayan
GEESI GEESI DHALAY GUULAYSO OO HORE U SOCO ALLAAHU MACAAK
MR J SHABEEL
jamac dameer manta aad khmri wad dirigsantahay
kani ilma xalalmaha halinaga hubsado jamac dameer
Adigu mamada soo waydii inaad xalaal tahay ileen dil xaaraan baad doonaysaa inay dhacaane is hubso
REERKAN ODEYGOODA WEYN IYO INANKOODUBA MASIKHRAANBAA KANI NABI MUXAMEDBA GARANMAAYO WAAR TOWXIIDKA UQABTA SIKHRAANKAN WAALAN
Allah cimriga iyo cafiimadka ha ku dheerayo adeero
Jamac Shabeel waa nin Cid walba runta u sheegin Kara. Isaaqu iyo Daroodkaba runtuu I sheegaa haday wax maqlayaan lkn waa ninka kaliyoo umaddan Kala yaaceysa war Kala jooga Ku haya.
Jaamacow waan ku waata aad iyo aad baad cadaalada uga hadshaa fadllan 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!!’nnn
Qoladi habr awal way dafiiren Xarshiin arab way uhilinwayen
JAAmAC SHAYDAAN
Kani waa garac hala baadho waliba waa doqon
❤❤❤jamac shabeel indheergad nolow
WAAR NINKAN. WAA. SAKHRAAN. BILAA. CAGLI. 😂😂😂😂😂
Jaamac Shabeel Siyaasi maaha waa Isbiirtoole. Fadlan waxba ha waydiin. Wariye adiga laftaada ayaa Caamo ah markaad Isbiirtoole dadka horkeento.
Kuwa waraysanaya ayaa ka sii liita
Odeygani run bdan buu sheegy xasuuq ma jiree meesha waa leysku laayey mrkuu yiri... Iyo ninka nabada jeceli wuu shahiidaa mrka lala qaadan waayo.
Great man. 🫡🫡
Ninka ugu caqli badan somaliland kuligeed
Siyasi Jamac shabel wa nin Run sheg ah
Waa nin aysan fahmi kari kuwa xamasadda indho tirtay..
Guuleyso.
للهم انصرهم اخواننا فى الفلسطين وأعنهم على أعدائك اللهُمَّ إنّا نستودعُناك بيت المقدس وغزة وكُل فلسطين ، اللهُمَّ كُن لهم عوناً، اللهم إنّا لا نملكُ لفلسطين إلّا الدُعاء فيارب لا تردّ لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين اللهم انصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سِواكَ
اللهـــــــــــــــم إنا نسألك النور في أبصارنا ،، والبصيرة في عقولنا واليقين في قلوبنا ،، والإخلاص في أعمالنا والنقاء في أنفسنا ،، والسعة في رزقنا والصحة في أبداننا ،، والشكر لك على ما أنعمت به علينا .
Waa doqonimada waxan uunbay
Siyaasikushigi waa cada qaate
Dofaara
Ninkan maskaxdiisu caadi maaha!!!!!!!!!!!
DOQONKAN ILAAHAY UMADA HA KA QABTO W
Nimankaan wariyayaashan feysal faaruq u taga .ninkaan waa nin aqoon leh oo nolasha iyo nabada wax ka yaqaan illlaahey ka cabsanaayo
shabeel waa asaasaq waa nin xaga dhimirka kaxanuunsayo
Sikhranka kuwa waraysanaya ayaa ka xun
ILAAHAY MASUUL UMAD KAAGAMA DHIGO CUQDADYEY ADIGA IYO KUWAN KULA FIKIRKA AH
Ilaahay adigana dadka hakaa qabto jidh xun baad tahay qabyaalad dishay oo nacayb ka buuxo caloosha ku taagan
Ninka kaliye ee runta sheega hargayesia ku dhimo xaqa runta Qabyaada xun ilahay ayeey kaa fogayesa ilahaye xaqa ha inku dilo guulayeso geesi runtu waa noolasha qofka umada soomaalida Halaka wax dhigaye waa been dulmi cadaalda daro qabyaalada ilaahaye xaqa ha nagu dilo
Asc anigu waxaan ku talin lahaa Somaliyey Jama Shabeel waa Tala Qabeen Dhab ah.ee Rag is a isagoo kale ah oo Somali ah ha lagu soo daro,si loo helo Somaliya Nabadaynteeda.
ASC jaamac shabeel iska daaya waayo waxa u matalayaa riwaayad
Waa sirkhan
Maxaa neef dunida nool naqaafiyo liite badan
Jaamac waa hogaamiye dhab ah xaqiiqda og war badan Og janatul fIrdawsa rabbi ha ku geeyo guulayso mr jaamac ❤
Adeer baan kuu ahay
❤❤masha Allah jama shabeel gentleman❤❤❤❤ alla caqliga hakudaayo
Ha layaabinaha reer somalilaan dawaladan waxa la yidhaaha dawaladan waxa la yidhaaha af waxa cuunay 🤐 🤐🤐🤐🤐🤐xishood
Ninka xaqka sheegaa waa daalim manta saman akhir
JAAMAC SHABEEL WAA NIN MACQUUL AH.
ISAAQOW QOFKEENA RUNTA INOO SHEEGA MAXAYNU U CAAYEYNAA
Ciidagale waa is nuugteen sida riyaha kaas baad ku sheegteen nin waa nacas aan aduun waxba ka ogeyn
KANI UU WAALAN YAHAY MAXAA LAGA WARAYSANAYAA BERKADII DHANAANKA AYUU SOO MARAY MIYAAN LA HELIN ISAGOO CAADIYA WAAR MASAAJIDKA GAL DHEH WASIIRKAAGA WASE ISAAQ WAX WAY ISKA CELINATAAN WELIGOODNA DAAROOD WAANU KA ADKAYN TUUG CARABKAA KU BALAADHAY❤❤❤❤
WAA NINKA KALIYA CAQLIGA LEH EE ISAAQ WLH NINKAANI WAA DAACAD
War shaw iidoor qaar quman baa ku jira war odeygu fariidsanaa
Ninka isaaq ugu caqliga badan ilahay cimriga kuu dheere
Garac Sakhran gaboobay
Doqonkii Ogadeen ahaa Doolo laga qaad
Wajigaa gubay waxa kaaliita kuwa wax kuwaydinaya
Waa run sheeg Jaamac shabeel, nabad baa naas la nuuga leh
Anigu reer cabudwaaq Baan ahay dagaal sockeye oodwadaag ah baa ihaysta nabad iyo kalsooni in LA, abuuro ayuu kujoogsan lahaa markaa jaalleyaal jaamac shabeell hadalkiisa waan fahmayaa qiimuhuu ku fadhiyo
Run buu sheege, Arab 35 nin oo ciidan ayeey dileen ayagana waa lalaaye, intaa halugu kala joogo
Dhul isaaq mxad kasoo doontay marka hore se maxaa kugu dhacay
Weriye waxay ahayd inaad kan Micrphone ka aad afka kaga dhifato
JAAMAC SHABEEL WAA NIN XAQA IYO BAADILKA KALA YAQAAN OO XAQA SHEEGA GUULBAANU URAJEYNAYNAA. ❤🎉🎉👍👏💯🖐🧠
Jaamac Shabeel wuxuu raadinayaa beegii maskaxda u miisaani lagaa.
GOOD MAN❤🎉JAAMAC SHABEEL❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Ninkan wa indheer garad runtii lkn somalida waxay jecelyihiin dadka xun xun
Adeer shabeel waa runsheeg
Jaamacow sxb anshaxaaga hagaaji,oo ciidagale suldaanka guud ee reer shisaxaaq ayuu leeyahaye ma majirtaad leedahaye
Asc waxa.ku hadalawa.maa wax uku.amusana wa maa
Dee kaalay xuduuda maadaa dhulka leh soo soco siraadeey
ninkaan markasta waa duwanyahay dadka ninka dadku indheer garadsan baa ugu ayaan daran😊
Jaamac shabeel waa geesi aan runta ka gabban!!
Madaxweyne Cabdiraxaan kuwo badan oo wax ka xumaynayay oo meelo kale looga heesayay Magaca Garxajis iyo marada cas uu ku dhuumanayay ,Ayaa soo daadku soo tuuri doonaa ,Rag baa sadex dal ka mushahar qaadanayay filimkana ku matalayay Garxais ,
Waa la soo hoobanayaa yaan la dag dagin ,madaxweynaha na ha garab joogsado,
ISAAQLAND RUNTA AA DHIBEYSO JAMAC SHABEELNA WAA RUN SHEEEG ISAAQLAND DAdka Beenta badan ayey jeceyl yihiin waayo ilmaha ey.dheleen 1990 wixiii ka Danbeyay ayey been u sheegaan sidii Sac ali warabe oo kale
WAA NIN RUUN JACEYL
TOLKINA RUUNTA U SHEEGA
AINKAASI WAA SAX NINKANI KA HADLAAYA WAA SAXA
WAXAAN SOOJEEDINAYAA REER SOMALILAND HA DHAGAYSANINA WARKA SAKHRAANKA IYO EYDA IYO KUWA LA MIDKA AH.
UF UF UF, UFUUUF
Waar Kani waa sikhran dhintay
Jaalleyaal ka ugafahaya jaamac iyo reerkiisa ha xishoodeen isaaq haday usoo jeedaan soomaaliya in labad baadiyo waxay noqon kahaayeen TIIRDHAXAAD waan hubba taa hayeeshee siyaasiyiin ayaa ku ciyaaray soomaalini madoodii
Waa meel kudafadan noocani ka talinayso oo Ogaadeen dowlad ku sheegayaa, waa meel dhimatay, Somaliland waxa baa’binayaa waa nocan
Odaygani miyaanu Cid dhalin ama la dhalan ka qabata Ciyaalkan microphone 🎤 hoos dhigaya e ka xaraabaysanaya .
Run badanaa jaamac xaqiiq ayuu ka hadkey