WADANI WUU DIIDAY AQOONSIGA SOMALILAND WARAAQNA WUU UDIRAY ITOBIYA HADANA JABUTI AYUU WAFTI UDIRAYAA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 82

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guul soomaalilaan❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @mustafehussein288
    @mustafehussein288 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cali iyo c shakuur waad salaamantihiin

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 หลายเดือนก่อน +4

    Qaranka qaran qaran qarankaa guuuuuuuuuul❤❤❤inta jecel❤❤❤❤❤

  • @garyaqaanmuuseyuusuf4793
    @garyaqaanmuuseyuusuf4793 2 หลายเดือนก่อน +2

    Waayahay

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน +2

    Huwan iyo hadhaa faqash cid ujoojinaysaa majirto heshiiskuna wuudhacayaa insha allaah

  • @aadammax9534
    @aadammax9534 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha Allah cirjiidho tv waanada & talada dad weeynaha aadbay u tix geliyaan.

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน +3

    Reer soomaalilaanoow ururka jar iska xoorka ah ee dhiigii ciidanka gacmaha kusita ee huwanta ah halaga feejignaadeen ildheera halooyeesho😮

  • @khadradahir-d2j
    @khadradahir-d2j 2 หลายเดือนก่อน +2

    Abwaan cali🎉shacabka halabaraarujiyo gudo iyo dibadba halaga foojigaysto cadawga

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 หลายเดือนก่อน +9

    Kuwa cadowga u adeegaya ee cashuurta masaakiinta qaata ee aan ugu adeegin
    CUDUR XUN HA KA QAADAAN HADII AANAY TOOBAD KEENAYN 😢

  • @siciidsacad3248
    @siciidsacad3248 2 หลายเดือนก่อน +1

    SAXFI C/ SHAKUUR AYAA WARKAA QAADAA DHIGAYA

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guuuuuuuuuuuul iyo gobanimo somalilan isha allaah❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amiiramohemed495
    @amiiramohemed495 2 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah guul somalind

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤guul Somaliland mujahideen ta qarank guul Somaliland ❤

  • @SahalMohamed-iv2pb
    @SahalMohamed-iv2pb 2 หลายเดือนก่อน +4

    Asc haben wacan oo wanagasan cali wan salaamay

  • @nasircumar5311
    @nasircumar5311 2 หลายเดือนก่อน +9

    HORTA KAN WADANI MA HABAARKII SOMALILAND BA MISE WAA DHASHII FAQASHTA

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน +4

    WADANI XAMAAR HAA ISKA TAAGYN CADOWGA TUUGTE HUWANTE IYO ICTIISMAK IS UURSADYE ILLAHEYE XASIDANTE HAA KAA QAABTO SOMALILAND😮😮😮😮😮😮😮😮😮

  • @Bashatalents
    @Bashatalents 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waar calow waan ku salaamay ee buufi waxa

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 หลายเดือนก่อน +5

    Kkkk kulahaa aqoonsigu muxuu kusoo kordhinayaa xisbiga kulmiye caliyow dadkan dugsi waddanimada lagu barto gee oo ugu horeeyo kan kaa hoos hadlaaya

    • @Sumayo987
      @Sumayo987 2 หลายเดือนก่อน +1

      Soomaalind guul way heshay ixitiraafki adigoo huwan wadani ah liyaad ka xunthy kkk

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wadani waa Xisbigii ugu horeeyey Aduunyada e ka hor yimaada Danaha dalka ayeabaan inay xukuman.
    ILAAHAYOW Somaliland badbaadi oo naga qabo Xisbiga wadani .

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 2 หลายเดือนก่อน +4

    Viva Somaliland and Ethiopia ✊🏽✊🏽✊🏽👏🏽👏🏽

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 2 หลายเดือนก่อน +6

    ❤Insha aallaah guuuuuuul iyo gobanimo somaliland Guuuuuuul ❤❤

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน +4

    Guuul jsl

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 2 หลายเดือนก่อน +4

    Soo dhowaada warka soo daaya 😊

  • @HiboElmi-jp5hk
    @HiboElmi-jp5hk 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guulaysta

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน +5

    Indhaha guuul caalamiya

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cali DUUL DUUL GEESI QARAN

  • @awidfaisal1061
    @awidfaisal1061 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ku soo qabay bal cimriguu jiro oo halkaa dhaameel u fadhiyo.

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      Ilaahay kusoo qabay oo cudur xun lagugu arag ibno sino

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +3

    WAXAA FOICAN 9N HESHIISKA DOORASHOOYINKA KA HOR LA DHAMEEYO

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 หลายเดือนก่อน +5

    Reer hebel ayaa nagu soo biiray=waddani

  • @aminaosmanawad8575
    @aminaosmanawad8575 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaisaAbdi-d8u
    @FaisaAbdi-d8u 2 หลายเดือนก่อน +2

    Guul somaliland ❤❤❤❤❤

  • @awgeele
    @awgeele 2 หลายเดือนก่อน +1

    Abwaan cali salaan sare

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaliland government guuul caalamiya

  • @jamalskp7280
    @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน +2

    MARKUU WADANI LEEYAHAY DOORASHADA DABADEEDA KA DHIGA WAXAY RABAAN IN AY JOOJIYAAN HESHIISKA WAA,HADAY KU GUULAYSTAAN

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      Haa hadafkoodu waa soomaali wayn balse ilaahay kama dhigo heshiiskuna waa dhacayaa

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 2 หลายเดือนก่อน

      @@FaadumoMaxmuud-qu9kh yaa u codaynayaba

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa dad waawayn oo riyoonaya iyagoon wali seexan

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      Kariyoonaya waa layaqaan oo waxaanay wax kaqaban karin kuxiiqay

  • @IbraahimCawil-qe6bu
    @IbraahimCawil-qe6bu 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dameer ciyey wadani cid waxyeeli kartaa majirto waxad kamid tahay ciilqabayaasha wixii hore xasuusta

    • @jamalibrahim2472
      @jamalibrahim2472 2 หลายเดือนก่อน

      Wadani wa isma oog aan Kala aqoon cadawkiisa iyo nasteexiisa lkn isga ayaay uu taala Waxa uu ka heelo

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@jamalibrahim2472oo maxaabay inoogu bacaaclayn wadani kursi intuu kufadhiisto kufarxi mooyee waayo dadku mawaala urur buura fuulana madooranayno

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      Dameer waxa ah odayga dhiigii ciidanka gacmaha kusita huwanta ah ee hadana naga doonaya inuu isukaaya sharaxo

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 2 หลายเดือนก่อน

    Runsheg Badthy Wlee caliyaw

  • @CaliIsmaaciil-e6d
    @CaliIsmaaciil-e6d 2 หลายเดือนก่อน

    Caliduldul.citiraf.anaga.diidnay

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 2 หลายเดือนก่อน

    Laysmabaryayo

  • @ahmedabdi33
    @ahmedabdi33 2 หลายเดือนก่อน +1

    Muxuu wadani diidaa yaa ina aqoonsanayaba? abti caliyoow itoobiya inama aqoonsanayso ee Muuse Biixi hub ayuu ka dalbaday iyo in doorashada laga caawiyo si uu xoog ugu guulaysto itoobiyana badda lagu wareejiyo bilaa aqoonsi waanad arki doontaa.

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 2 หลายเดือนก่อน

      Intaa aad leedahay huwantuba way tidhaa wax cusub mahaysaa😅

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 2 หลายเดือนก่อน

    Uraaye biidhi qaate ah soomaliland taad sheegaysaa xagey joogtaa

  • @ibrahimismail1113
    @ibrahimismail1113 2 หลายเดือนก่อน +1

    Who is asking wadani Party the Recognition of Somaliland. The recognition of Somaliland is the hands of Somalilanders , and will change the history. The MOU will be signed soon , Wandi Party and their helpers will fail & could not do anything about it. The Somaliland democracy is not based with tribalism like Wandi Party practices, it is based on one man one vote.

  • @AxmedAdan-tk9zu
    @AxmedAdan-tk9zu 2 หลายเดือนก่อน +2

    Asc

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha qabto cadow kalkaalka

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sland

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani aad bay u necen yihiin SNM faqashna aad bay u necebtay SNM ...necaybka snm ayay walaalo ku yihiin ...

  • @cismaanafgaab3018
    @cismaanafgaab3018 2 หลายเดือนก่อน +1

    Qaranimo iyo qabiil keebaa mudan

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 หลายเดือนก่อน

    Waddani ma oggola aqoonsiga Somaliland oo Somalia ayay la socdaan , codna waxay ka rabaan dadka Somaliland????

  • @JaamacMaxamed-m6o
    @JaamacMaxamed-m6o 2 หลายเดือนก่อน

    Xanuun-baa-haya-udhimo

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 2 หลายเดือนก่อน

    Anigu waxan qabaa ina Abiib in maanta loo denbi dhaafo oo Xalku Aanu isaga oo keliya ahayn e Xalku yahay in Golaha wakiilada dhamaan la kala dareeriyo.

  • @yusuf-q8p
    @yusuf-q8p 2 หลายเดือนก่อน

    Xirsi gaab aad u jiidhjiidha ninkaasu waa daalim wayn qaran dumiska aabahood xirsi fircoon xirsi gaab..shaydaanka wayn .

  • @charmarkeabdillahikamil464
    @charmarkeabdillahikamil464 2 หลายเดือนก่อน

    Cali iyo C/shakuuroow salaan sare, halkaa kaga haya. Guushiinu waa guusha Somaliland ee guulaysta…

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 2 หลายเดือนก่อน

    MAANTA WAXAAN SOO ARKAY HALKAY RABTAY INAY SLN DDS KU AROOSTO WALLAAHI WAA RIWAAYADDI HABLAYOW HADMAAD GUURSABDOONTAN OO LA JADIINAAYO .... ANIGA OO GALIB AYAA MATAGAY. WALLAAHI WAXAA DHAANTA 100 SANO BILA AQOONSI AH . ETHIO AAD BAAN U JECLAY LKN MARKA LABO LAGU NOQDO KUMA JIRO

  • @Noobify101
    @Noobify101 2 หลายเดือนก่อน +1

    Golahan muu handaraabo Ina biixi

  • @farxaanfuaad4055
    @farxaanfuaad4055 2 หลายเดือนก่อน

    CIRO CADHO
    DAD IYO XOOLO
    TONA MIDANA
    MA AHA
    LAKIIN
    CIDA AYAANKA DARAN
    E UCODAYNAYA AYAN
    LAYABANAY

  • @munirkh
    @munirkh 2 หลายเดือนก่อน

    Cajiib😂😂

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 หลายเดือนก่อน

    Wadani reer heebalba kaga sheegtay been ah wale

  • @Wanaagsane
    @Wanaagsane 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xaaaaji cali duuul duuul waaaanu ku dhagaysanaaaye nin waynbaa taheeee , deeee bahasha inaga badhax nin wayn teeeegero moooye guuulwadayn waaaliya adaaanay kuuu fiiicanayn .

  • @jamalibrahim2472
    @jamalibrahim2472 2 หลายเดือนก่อน

    Ciiro iyo xasan wa isku miid wa laba faaqaash

  • @mohamedgaiyte2808
    @mohamedgaiyte2808 2 หลายเดือนก่อน +2

    Heego waxay qarinayaan in ethiopia diiday ictraafka somalind... hada heego waxay balaabtay been ah wadani baa ictraafka diiday .. heego fashilka ka raacay ictraafka bay xaga wadani ku riixayaan 😂😂😂

  • @qomayoxildiid
    @qomayoxildiid 2 หลายเดือนก่อน

    Personally, Kahin wa ninka hoosta ka qasaya Somaliland. I don’t trust Kahin. My opinion

  • @abdullahimuhumed5526
    @abdullahimuhumed5526 2 หลายเดือนก่อน

    Ma

  • @abdillahiiriir4318
    @abdillahiiriir4318 2 หลายเดือนก่อน

    Cali duul duul mujahid

  • @navergiveup9578
    @navergiveup9578 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Mahanedgaaxnuud
    @Mahanedgaaxnuud 2 หลายเดือนก่อน

    Cali sacwas batay

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkkkkk

    • @dauuddaaauud8339
      @dauuddaaauud8339 2 หลายเดือนก่อน

      Hero abiy noolaw aabaha barwaaqada geeska afrika

    • @AbuukarMohamed-v4t
      @AbuukarMohamed-v4t 2 หลายเดือนก่อน

      Oromo bada iney halan wxaa ka horeyo dig oromo sida lo daa dinayo firso

  • @mohamedyusuf656
    @mohamedyusuf656 2 หลายเดือนก่อน

    Doqoneeshaa hooyada vaaleh bacas riyoiday cali duululuf

  • @ahmedgalaydh8359
    @ahmedgalaydh8359 2 หลายเดือนก่อน

    Afkaaga imisaa lagu qooyaa side bid ahaa. Nin caydhi sharaf malaha

  • @ifrahcumar4352
    @ifrahcumar4352 2 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤❤❤❤❤