Sh Said Raage iiga Sheekeeyey Dr Zakir Naik Haybada Alle siiyey iyo Sida Loo Raadinayo Mesha u joogo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 มี.ค. 2024
  • Sh Said Raage iiga Sheekeeyey Dr Zakir Naik Haybada Alle siiyey iyo Sida Loo Raadinayo Mesha u joogo

ความคิดเห็น • 153

  • @abdisamedibrahim6046
    @abdisamedibrahim6046 2 หลายเดือนก่อน +8

    Sh badbaado sheikh marka aad waresaneso inta hadalka kama dhamenayo isug jazakallahu qeyr

  • @mohamedsharifmohamedadam12
    @mohamedsharifmohamedadam12 2 หลายเดือนก่อน +19

    Waraysi walba waa samaysaa inaadan jawaab sugin ee iska daa dabecadaas muhiim maaha qofka waxa uu sheegayo inaa taqaano balse kaliya inaa dhagaysato lee dahay ❤

    • @ayanabdi2762
      @ayanabdi2762 2 หลายเดือนก่อน +5

      😂😂😂wlhi billhi wanku nacay waxas ad shegtay jawab ma sugayo inu waxkasta garanyo iska dhigaya

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 2 หลายเดือนก่อน +13

    Dr Nailk wa indhaha musliminta calaamka ..allaha xaafidu

  • @hassansomali4014
    @hassansomali4014 3 หลายเดือนก่อน +55

    Sheekh Badbaado hadalka ka sug Sheekha ee hala jiibin si aanu idiin dhageysano. Mahadsanid

    • @geeldoon100
      @geeldoon100 2 หลายเดือนก่อน +7

      Wlhi walaal waan carooday ruunti hadalka sheekha kama sugayo. Dee sidani waraysi maahan, isagi baa suaalayo isla isaagi aya ka jawaabayo.

    • @loolan01
      @loolan01 2 หลายเดือนก่อน +2

      Wuu hoos ordayaa shiikha

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 หลายเดือนก่อน

    Dhinac kasto uu la guu jeediiyo Allah swt kaaga horeeya. Waad u dhowaam rabi waad dhikirin🤲🏿

  • @bashirbashion1888
    @bashirbashion1888 3 หลายเดือนก่อน +9

    Ilaahay ha barakeeyo sheikh iyo dhamaan ma sheekh ikhteena.

  • @Lafdhabar
    @Lafdhabar 3 หลายเดือนก่อน +27

    Asc walaal aadabta wareysiga ilaali Culimada fursad fiican sii su'aal haddaad weydiso hagarab soconin ee ixtiraam meesha sheeko haubadalin

  • @mohamedali2132
    @mohamedali2132 2 หลายเดือนก่อน +5

    Ma Adaa wax waydiin sheekha ma adana isku jawaabi
    Brother sheekha Wakhti sii,

  • @nadifonuur8786
    @nadifonuur8786 3 หลายเดือนก่อน +6

    Alle ha xifdiyo Shaikh Dr zakir.

  • @Updyaziz-yw4ec
    @Updyaziz-yw4ec 2 หลายเดือนก่อน +1

    Badbaado wll culimada ha kahoos hadlin markaad waraysanaysid ilaahay haku barakeeyee

  • @madxafkadiinta3960
    @madxafkadiinta3960 2 หลายเดือนก่อน +61

    Give the sheikh time.

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 3 หลายเดือนก่อน +4

    Masha Allah, Allaw barakee
    Culumada ❤

  • @munasaidchannel5767
    @munasaidchannel5767 3 หลายเดือนก่อน +1

    Jazakallah qeyr

  • @mohamedabdullahiomar3554
    @mohamedabdullahiomar3554 3 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaallh ilaahow culimada barakee

  • @itaqillaa
    @itaqillaa 3 หลายเดือนก่อน +2

    Masha'ALLaah
    Allaah plessed u and shakh abdalah faruq🖤🤲🏻

  • @user-qs1jt3ic2u
    @user-qs1jt3ic2u 2 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah illaahay hayno ilaaliyo culimada isllamka allaah ha xifdiyo

  • @sadaadmohamed8330
    @sadaadmohamed8330 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheikha ha hor cararin zxp sug jawaabta.

  • @QadraAhmed-hg2lm
    @QadraAhmed-hg2lm 3 หลายเดือนก่อน +4

    اللهم ياالله

  • @ragedama7476
    @ragedama7476 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah,may Allah bless u and grant u your wishes in Dhunya and Akhera.

  • @mrsocdaal1434
    @mrsocdaal1434 3 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha,allah

  • @AmalMohamed-wp8by
    @AmalMohamed-wp8by 3 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah

  • @Xamdamohamud518
    @Xamdamohamud518 3 หลายเดือนก่อน +5

    Salalaahu caleyhi wasalam❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 2 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah Ilahay ha xafido culumada Islaamka

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 หลายเดือนก่อน

    The doors of AL FATTAH Is infinite. We one is close Allah swt opens the other.

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 2 หลายเดือนก่อน

    Man sha Allah tabaar ka laaah ❤❤❤ allah yaxfida dr zakir

  • @Abdirahman_Mohamoud
    @Abdirahman_Mohamoud 2 หลายเดือนก่อน +1

    Fadlan mudane sheekha hadalka ka sug.
    Mahadsanid.

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 3 หลายเดือนก่อน +3

    Allah xifdiyo sh zakir naik

  • @maxamedaxmed5407
    @maxamedaxmed5407 3 หลายเดือนก่อน +6

    Cadawga allah haka qabto 🎉🎉🎉🎉

  • @AliALI-fi4rh
    @AliALI-fi4rh 2 หลายเดือนก่อน

    Mashalaaaah

  • @usaamemahamuud
    @usaamemahamuud 2 หลายเดือนก่อน

    waa iimaanka dhabta kaasi masha allaah

  • @HassanMohamed-ed8kr
    @HassanMohamed-ed8kr 2 หลายเดือนก่อน +6

    You should wait the sheikh to finish his talking Pls learn how to do interview

  • @user-tk3np3qe9d
    @user-tk3np3qe9d 2 หลายเดือนก่อน +1

    Culumaada dhaaman allaah ino xaafidu ...wa wada indhaha umada ....lakin sh mustafe wa Dr Zakir.ka somaalida ❤❤❤❤ sh mustafe wa muftiga umaada somaaliyeed kadib sh sharif c nuur Aunti

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 3 หลายเดือนก่อน +2

    🥺 🥺 🥺 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi 😯😯

    • @abasskorio6596
      @abasskorio6596 2 หลายเดือนก่อน

      Ilahey sitha rabto hakuyelo walal. Cafimad taam ahna hakusiyo.

  • @user-sr8ft6vt3y
    @user-sr8ft6vt3y 2 หลายเดือนก่อน

    Shiikh allah ha noo dhowro

  • @bashiraldalali
    @bashiraldalali 2 หลายเดือนก่อน +1

    Cajiib wllhi

  • @mohamedabdisalansheikhali7384
    @mohamedabdisalansheikhali7384 2 หลายเดือนก่อน

    Incha allah next time ayad sixi wixi khaldamay akhii 😊

  • @CabdinajiibCabdi-dk1kw
    @CabdinajiibCabdi-dk1kw 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh

  • @Hidayo-Mahamud.
    @Hidayo-Mahamud. 2 หลายเดือนก่อน

    الله آكبر

  • @nrcabdi
    @nrcabdi 3 หลายเดือนก่อน

    😯😯 😯 ilaahoow silac iyo xaalad adag ayaan ku jiraa waxaana dareemayaa nolol liidata oo rejo yari ah balse naxariistaada lagama quusto ee naxariistaada ayaan u baahanahay. Aamiin ii dhaha 🤲. Walaal adiguna hadaad wax i tari karto si walaalnimo ah galaxariir.
    *Eber, eber labo, shan labo, lix, hal, todobo, sadex, hal, sadex, hal, sideed, afar*
    Magacayga waa Cabdulqadir Cabdi oo jooga Muqdisho. Xitaa waxan maalin ku noolaado ma helikaro, awood iyo caafimaad aan kusoo raadsadana malihi

  • @user-zb7lz6bv1j
    @user-zb7lz6bv1j 2 หลายเดือนก่อน +1

    Please please please please give give give the sheikh sheikh time to respond. Sh Badbado please give the sh time to finish his response. Please give the sheikh time to finish his response. 😢😢😢😢😢😢

  • @mohabarts
    @mohabarts 2 หลายเดือนก่อน +1

    Dr zakir naik waa sheekha qarnigan ugu cilmiga badan

  • @habiberick8923
    @habiberick8923 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikh zakarniak may Allah protect him 🙏 😊😊😊

  • @jakawawa2189
    @jakawawa2189 11 วันที่ผ่านมา

    Mahalia xidulaah

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 3 หลายเดือนก่อน +4

    Barnamijku waa fiicanyahay laakin waryuhu waa horboodaya shiikh!! Waxbadan ayaa faiidi lahayn hadusan hadalka kajarin 😢😢

    • @salahnur6517
      @salahnur6517 3 หลายเดือนก่อน

      Sheekh saaidaw jaanjaankan mardambe inuu ku waraysan hadalkiiba uu kaa dhax galayaaayee

  • @asadm9522
    @asadm9522 2 หลายเดือนก่อน

    Labadiina way isku fiican tihiim, labo ahlal cilmi mashAllah.

  • @lulyusufsamantar1227
    @lulyusufsamantar1227 2 หลายเดือนก่อน

    The gates of Allah is countlesslyunkown 🤲🏿 Allaha swt is ghaniyul Matiin. His help, his provision are countless so ask frm him, expect frm him for he us enough for you🤲🏿

  • @farxiyayasin6696
    @farxiyayasin6696 3 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢 lakiin sheekh😮😮😮

  • @Abdikadir1984
    @Abdikadir1984 3 หลายเดือนก่อน +2

    Hadalka dhax orod kadaa sh badbaado, please

  • @abdulqanimohamed1720
    @abdulqanimohamed1720 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walal Allaha kuxifdiye shekha hadalka aa ka boobin ee janis si

  • @AliAbdala.9076
    @AliAbdala.9076 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shiiqa warka ka sug please!

  • @hanad5785
    @hanad5785 2 หลายเดือนก่อน +4

    Adiga wax waraysanaya ayaa raba inaa wax badan hadasho shekha wax badan uu sheegi laha ayaa ka hor istaagaysaa

    • @asadm9522
      @asadm9522 2 หลายเดือนก่อน

      Sheikh waryo ma aha, asagana wa sheikh, xiwaar bu raba,

    • @spiderman3309
      @spiderman3309 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@asadm9522xiwaar haday thy lama soo duubeene wuxu waa waraysi adeer.

  • @ibrahimmuhumed1561
    @ibrahimmuhumed1561 2 หลายเดือนก่อน

    Sheikha waqti sii ha hor booodine

  • @cantoobo29
    @cantoobo29 2 หลายเดือนก่อน

    Comment ga aqri sheekh badbaado wllow dadku waxey ku leeyihiin sheekha warka kasug hala jiibinine

  • @Luul_Ally
    @Luul_Ally 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wariyo-nimdu wa xirfad cajiiba oo barasho u baahan markad seekhyada la joogtana eedaab dheerad ayeey u bahantahy ficnan laheeda inaad sheekha weydiiso suaalaha muhiimka uun aha inta klna dhageysto.. culumadu wey burqadan sida wabiga hadii fursad la siiyo.

    • @iman1527
      @iman1527 2 หลายเดือนก่อน +1

      Hadi uu wax yar janis sin laha shekha wax badan ayu Ino shagi laha mida kale qofka marko hadlayo lagama dhax galo

  • @cabdixakiimnuur522
    @cabdixakiimnuur522 3 หลายเดือนก่อน +21

    Talo kusocota badbaado: dadka marka aad waraysanayso waala dhagaystaa, si uu qofku usharraxo waxa uu rabo inuu soo bandhigo, waxaad ku darsanaysana dib ayaa loo dhigtaa, markuu dhamaysto hadalka ayaa la raaciyaa tacliiqaaga, muuqaalkaba cadhaa kaa qabanysa kolka aad qofkaba hadalka udayn waydo.
    نصيحة لوجه الله.

    • @BadbaadoChannel
      @BadbaadoChannel  3 หลายเดือนก่อน +4

      Shukran wall

    • @loolan01
      @loolan01 2 หลายเดือนก่อน

      Haa wlaal waraysiga suasha waydii oo aamus teeda labad sualaha soo qoro marba wixi maskaxdaada kuso dhaca ha waydiin

    • @Abdisamed_23
      @Abdisamed_23 2 หลายเดือนก่อน

      You are right

  • @suho7712
    @suho7712 2 หลายเดือนก่อน

    Waligaa qof kaa cilmi badan hadaad la hadlayso ama dhagaysanayso, ha hor boodin, hadaad garanayso wuxuu sheegayo sidii waxn garanayn udhagayso, badbaadooy ma wacna qabkaad sheekha uwaraysanyso

  • @abdinasirmohamed2238
    @abdinasirmohamed2238 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sheikh Sacidow Dr. Zakir waxaa aad looga baahanyahay Makarere Uganda iyo Nairobi inuu even kuqabto sida Nigeria iyo Ghana oo kale. Howshaas maad fududeysaan ood kashaqeysaan inshallah

  • @Undermine23
    @Undermine23 3 หลายเดือนก่อน +3

    Sheikha jaanis sii uu kujawaabo mar walbo haka soo dhax gelin

  • @axmednurmaxamedshafec1159
    @axmednurmaxamedshafec1159 2 หลายเดือนก่อน

    Ma adaan ku dhagaysanaa mise sheekha

  • @munaamiin
    @munaamiin 3 หลายเดือนก่อน +1

    أللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد اللهم بارك على محمد و على آل محمد كما باركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم انك حميد مجيد
    سبحان الله العظيم و بحمده ماشاء الله لاقوة الا بالله

  • @MohamedAli-ri9pw
    @MohamedAli-ri9pw 2 หลายเดือนก่อน +1

    Walal shaikh waqti siii o kuhadlo

  • @ilyasmahdi6961
    @ilyasmahdi6961 2 หลายเดือนก่อน

    Walaal wagti sii sheekha uu ku hadlo

  • @moskajunior5480
    @moskajunior5480 2 หลายเดือนก่อน

    Maclumadka dhan u shieka shegi lahayba ada hor boda give him time to speak

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 2 หลายเดือนก่อน +2

    Sxbaw sheikha ka aamus

  • @mohamudomar9151
    @mohamudomar9151 3 หลายเดือนก่อน +1

    Walal shaqada aad hayso waa Waraysi marka qofka warka ka Sug adiga Sharaxadada iyo Shakadada badan yaa la dhagaysanaa labadiinj

  • @moolcaliyow
    @moolcaliyow 3 หลายเดือนก่อน +1

    Culumada Soomaaliyeed ka hadla MAAMUL XUMADA BAAHSAN ee horjoogayaasha Soomaaliyeed, kufsiga dhulka Soomaalida ku baahsan, iyo MIDNIMADA.

  • @YahyaShabashay
    @YahyaShabashay 2 หลายเดือนก่อน

    War sheekha jawaabta ka sug. Fudayd badnidaa bismilahi ileen labo doodaya ma tihiin ee

  • @zainabxaaji2895
    @zainabxaaji2895 2 หลายเดือนก่อน

    Kan maxu aha Shikh chanis mu seyo wah

  • @MohamedTakhal
    @MohamedTakhal 2 หลายเดือนก่อน

    Somali ku jirto

  • @cabdiraxmanxasan4619
    @cabdiraxmanxasan4619 2 หลายเดือนก่อน

    Hadhex galin

  • @mahamadshakir575
    @mahamadshakir575 2 หลายเดือนก่อน +1

    Yarkaan muxuu wadaadka u horbaadaya waayaabe, asaga sual weydiinaya asaga ka jawaabayaa yaab..

  • @csaaqsaleban9357
    @csaaqsaleban9357 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkan wax waraysanayaa magaranayo sida waxloo waraysto💯🤔 qofka aad waraysanayso hadalkaa laga sugaa

  • @user-kd8mr6bj6h
    @user-kd8mr6bj6h 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kan wariye maahaan wlh Maba yaqaano si qofka uu waraysanaayo uu wax uga faaido
    Teeda suaalaha soo qoro

  • @MohamedTakhal
    @MohamedTakhal 2 หลายเดือนก่อน

    Maxaa sameyee illaah inaa isku dhibaan rabaa,

    • @spiderman3309
      @spiderman3309 2 หลายเดือนก่อน

      Si aad Alle swt isugu dhiibto, kaliya wixii uu ku faray samee, wixii uu kaa reebayna ka har. Waa intaas.

  • @mohamedissea.2550
    @mohamedissea.2550 2 หลายเดือนก่อน +1

    Xoogaa badawnimo ah baa haysata shiikhan wax waraysanaya

  • @abdifitaheosman5486
    @abdifitaheosman5486 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kan sheikh wareysanaya sheikh ma ahan waa ciyaal suuq soo kii Laha ma ahan basal dabada iskaga aruurusha waskh dheh

  • @mohanchannel1233
    @mohanchannel1233 2 หลายเดือนก่อน

    Jazaa ka alaah lkn wll shikha hadalka ka sug

  • @a.h441
    @a.h441 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan qofka wakhti uu su'aalaha kaaga jawaabo sii, Alle haku barakeeyee...
    Sida warraysi loo qaado si fiican u baro illeen qof wax duubo ayaad tahay ee...

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 2 หลายเดือนก่อน

    Sheejh Zakir Rabbi ha barakeeyo..
    Waxaa dhibaayo waa gaalo iyo munaafiqiin malcuuniin ah..

  • @zuri3565
    @zuri3565 2 หลายเดือนก่อน

    madagana kuala lumpur waxu daganyahay putrajaya

  • @Zack7-lj6fq
    @Zack7-lj6fq 2 หลายเดือนก่อน

    Sxbow shiikh ka aamus

  • @salahnur6517
    @salahnur6517 3 หลายเดือนก่อน

    War waxan dhaandhaanka sheekha hadalka kamaba sugayeee waa sideee

  • @mahadibrahim4069
    @mahadibrahim4069 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekh basaloow sheekada hanaga qasin seey wax kaa yihiiin

  • @abdishakuraalin3384
    @abdishakuraalin3384 2 หลายเดือนก่อน

    Fadlan waraysiyada aad ka qaado sheikha wakhti sii, maaha in aad adigu sidii lagu waraysanaayo aad hadasho uun

    • @BadbaadoChannel
      @BadbaadoChannel  2 หลายเดือนก่อน

      Waxbaa La isdhaafsanaya wall

  • @Balidhaye
    @Balidhaye 2 หลายเดือนก่อน

    Kan waraysanaaya muxuu aha qofkiiba hadalkiiba u ka dhex gelaaya ninkan shaqadiisu Taas maaha ee meelahas fadhi ku dirirka aad dheh waaba u iga cadhaysiiyey qofkaba hadalka ma siinayoo wuxuu maxaa u aha iga wala dhengad ban la dhici lahaa

  • @medamirahmed1136
    @medamirahmed1136 3 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekhan wax waraysanya waxba lagama dhagaysan karo

  • @hassanshunuuf1307
    @hassanshunuuf1307 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekhiiba adaa ka war badan

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 2 หลายเดือนก่อน

    Xirfada wariyanimo waa barasho ee aqoonteeda korodhso sxb

  • @loolan01
    @loolan01 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wlhy wa cajiib wuxu yirii kii kown kan lahaa baanan aduunyo waydiisane sidee adiga kuu waydiistaa

  • @taasiis
    @taasiis 2 หลายเดือนก่อน +1

    Sheekha jaanis uuku hadlo halasiiyo

  • @SanaSuccess
    @SanaSuccess 2 หลายเดือนก่อน

    Hadalka k sug sheikha

  • @Mk2qulaaso
    @Mk2qulaaso 2 หลายเดือนก่อน

    Sheekh janis sii canow dagdaga waa camalsheydane

  • @amiinbuubaal7223
    @amiinbuubaal7223 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wadaadka mrkaad suasha weydiso daa hajawbee waabad laqbsty meegee

  • @nalayeadde
    @nalayeadde 3 หลายเดือนก่อน +1

    Talo - fadlan Qofka marka sual waydinayso, ha ka dhex galin

  • @user-yv8fe7yo3p
    @user-yv8fe7yo3p 2 หลายเดือนก่อน

    Wareysigan waxa qodha qofku intuu daawanayo dhibsanayaa waa qofkan wareysanaya hor cararkiisa. Fursad sii sheekha markaad wax waydiiso adna silent iska gal.

  • @Xirfad-Xog
    @Xirfad-Xog 2 หลายเดือนก่อน

    Sida loo dhagaysto baro qofka adaa xumeeyay wixiiba

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd 3 หลายเดือนก่อน

    Sida lagu heli karaa Dr. ZAKIR ...WALAALKAY SICIIDAW SIAAN ULASOCDO MUXAADARADIISA...ALLAH MAHAD LEH

  • @elias12384
    @elias12384 2 หลายเดือนก่อน

    war sheekha hadalka u daa

  • @abaahamzah370
    @abaahamzah370 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkaan sheekha wareysanayo war badnaaa waar wadadka Dee warka u daaa ha hadlee mowluuc weydiineysaa isagoon dhameynin ayaad mid kale weydiineysaa 😢

  • @abdihakimali7431
    @abdihakimali7431 2 หลายเดือนก่อน

    Naga aamus, sheekhiiba adiga ka hadal badan